No video

Haboon Nuura Hada Ayaad Qaadatay Go’aan Fiican Hoosta kuuhuri lahaa Aa .?

  Рет қаралды 146,660

King Ck Films & Vlogs

King Ck Films & Vlogs

2 жыл бұрын

#haboonnuura #kingck #ckfamily #reaction #video

Пікірлер: 454
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 2 жыл бұрын
Thx for watching guys haka iloowin like Sida uga baxno review ga thx all
@dhalhabashiir2027
@dhalhabashiir2027 2 жыл бұрын
Ninka kaliya 2.5 billion subscribe hesta nabigena (nnkh )
@maykalofficial7463
@maykalofficial7463 2 жыл бұрын
Haaaye ck 1m ayay meshu ku qurux bdn tee nga soo dhig
@aishachannel9240
@aishachannel9240 2 жыл бұрын
Sxb gabdhu hoostan kuma heesine sxbkeed baa beddelay ee mohaan official ka daawo mahadsanid
@mohamedmowlid7239
@mohamedmowlid7239 2 жыл бұрын
Wsc welcome back legend hore usoco legend king ck
@waxkabaroaadanofficial9481
@waxkabaroaadanofficial9481 2 жыл бұрын
Sss
@MohaaAbdi
@MohaaAbdi 2 жыл бұрын
Haboon Nuura waa fanaanad hibo leh. Masha Allah ilaahay codka ha u daayo 🥰❤️.
@Sizzlakalanji
@Sizzlakalanji 2 жыл бұрын
reer borama unba samaynkara saa haboon fanaanad ree borama
@nagiibmawliid6692
@nagiibmawliid6692 2 жыл бұрын
Ilaahaw qof Walba Muraadka uu leeyahay Gacanta Midig Kasii 😭😭😭😭
@ayuush14
@ayuush14 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤❣
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 2 жыл бұрын
Heeestu markii horeba qudha uunbay ahayde nin xunoo shaqaba badalay😢 ☹hablaha halaga dayo dhaqan xumada waryada nimsnow🤨💔
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
“ hadaad i qadarin lahayd Xubiga qiimeyn lahayd Qudhaan (nafta) kuu huri lahaa ” Waa kaa lyrics saxda ah ✍️
@samiraswety2115
@samiraswety2115 2 жыл бұрын
Xaqirad wadka dherthy libinta dadka wad sisa gobta lugu yaqan faridnimada ck reaction gadyamo farxad iyo daganan wadhaysa m.a best youber
@nalkadeyax9288
@nalkadeyax9288 2 жыл бұрын
☑🖇
@cabdikarinhasan3731
@cabdikarinhasan3731 2 жыл бұрын
King 🤴 ck reaction keep going brother 🔥 💪
@abdirizaakmohameddirie8624
@abdirizaakmohameddirie8624 2 жыл бұрын
The leader of social media 🤴 Ck family ✌🙏💯
@AishaUurcade
@AishaUurcade 2 жыл бұрын
War inanta heesta waa laga bedeley wall iyadu May odhan Hoostaan kuu huuri lahaa Iyadu qudhaan Kuu Huri lahaa ayay leedahay lkn Mohaan Ayaa Ka Bedelay wll iska hubi nin wayn baad tehee
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
“ hadaad i qadarin lahayd Xubiga qiimeyn lahayd Qudhaan (nafta) kuu huri lahaa ” Waa kaa lyrics saxda ah ✍️
@zakicarrick6982
@zakicarrick6982 2 жыл бұрын
Intaan labadalin ayuu ka hadlayaa .
@AishaUurcade
@AishaUurcade 2 жыл бұрын
@@zakicarrick6982 Hestan Marnaba kuma jirin hoosta iyo waxasi ee waa la bedeley wll
@daahiryuusufguul738
@daahiryuusufguul738 2 жыл бұрын
Zxp ck Hostan ku Huri laaha miraha heesta maba ku jirto Eragaas waxa bedaly wiilka Mooha ladhahao Qudhan ku huri lahaa weeye🥰
@Cawociise4891
@Cawociise4891 2 жыл бұрын
Amazing best voice and best songs 🎵 wxa samayn kara somaliland 🥰from hargaysa somaliland 💚 🤍 ❤ keep going pro ck👑🥰🥰
@5-starsnews
@5-starsnews 2 жыл бұрын
"Haku lumin waqtigaaga inaad xiriir la sameyso gabadh kaliya ku dadaal horumarinta naftaada iyo mustaqbalkaaga gabadh walba waxa ay ku hamisaa inay hesho nin horumar ka gaaray noloshiisa iyo mustaqbalkiisa" Soo dhww wll...♥️🙏
@timoofficial4960
@timoofficial4960 2 жыл бұрын
waa Talo wangsan
@ahmedbritish8942
@ahmedbritish8942 2 жыл бұрын
*Legend Heesta Socdaal Reaction Noogu Soo Bixi Qosol Ayan Uxiisay*
@ayaanlemehrez1189
@ayaanlemehrez1189 2 жыл бұрын
Cumar kirish legend always Legend 🙌 bro thank you ❤
@sakariyemahameddaahir3895
@sakariyemahameddaahir3895 2 жыл бұрын
Mahamed mounim keep going pro
@faysalkhaliifcabdi7187
@faysalkhaliifcabdi7187 2 жыл бұрын
Amazing voice wlhi Caadi Ma ahan. Waa Nuuc Nagu Cusub dhadhanka codkeeda.🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏
@suhaibabdimouse4761
@suhaibabdimouse4761 2 жыл бұрын
#ck wlhi legend weeye isagoo ku #dili raba ayuu kuu #qoslayaa😂😂😂😂 #kabtaada sabanadan cid xidhaneysa maleh #legendary🙏🏻
@miimarsubkaash7132
@miimarsubkaash7132 2 жыл бұрын
King ck welcome back legend 😎👍
@feysalkajaar2954
@feysalkajaar2954 2 жыл бұрын
Kingckwaakugu wataa in ta ck lasocota allways like.saara
@amiizhadhawrzanamiizhadhaw2352
@amiizhadhawrzanamiizhadhaw2352 2 жыл бұрын
Ck legend wllky markasta oo aan lu daawado si niyad ah baad iiga qoslisaa the way aad ukaftanto the way aad dadka ugu shègto qofka meeshiisa vcn iyo ta cunba way iga gadanthy thnkz wllky nloshu kuma xumayso waligaa saan ufarxsanow the way na adaan kaa bartay yaah eraygaa
@naafojacayl3179
@naafojacayl3179 2 жыл бұрын
Inta og in La badaLaY heezta izoo raaCaa big kegen ck
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
“ hadaad i qadarin lahayd Xubiga qiimeyn lahayd Qudhaan (nafta) kuu huri lahaa ” Waa kaa lyrics saxda ah ✍️
@idirisxuseen6904
@idirisxuseen6904 2 жыл бұрын
Ma maraka kale waxaa arki jiray iyagoo dad badani commentiga igu horayn jiray maanta waxaan ku jiraa 10kii igu horeeyay markaa huuno keep going inkastoo gaadhy hadafkaagii hadana keep it up
@samsamjirde7939
@samsamjirde7939 2 жыл бұрын
Wall thnk you aad bad umadsan tahay ck wall qali ah 😘🤩🤩
@Ak_freefire2
@Ak_freefire2 2 жыл бұрын
The LAGEND one of kind 👑✊🐐
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 жыл бұрын
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud nagu soo biir wall
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 жыл бұрын
King 🤴 is always a king the best reaction 👍🏼🥰🥰🥰
@almakassim3410
@almakassim3410 2 жыл бұрын
11:55 CK u look funny loughing....😂. Always be like that 👏
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 жыл бұрын
Does true always be like this 👑🥰🥰
@zack4k26
@zack4k26 2 жыл бұрын
Heesta Ereyada waxa iska leh Abwaan Xamse Fagadhe 🔥 Laxanku wa Khaalid KAAMIL Musiguna Waa : Haaftu Yare
@aftaxp0y136
@aftaxp0y136 2 жыл бұрын
BalAn Waxan Horey OQaday sh. CK HOrey inann Ka daawado😇
@amiinalfaofficial6276
@amiinalfaofficial6276 2 жыл бұрын
Another Level🔥❤
@salmanmahamoud5085
@salmanmahamoud5085 2 жыл бұрын
First comment from djibouti 😁🇩🇯
@idilqurux9430
@idilqurux9430 Жыл бұрын
Mashallah haboon nuura woww
@newage1393
@newage1393 2 жыл бұрын
Ck sxb walhi you deserved ineey kula soo xariiraan fanaaniinta waayo adigaaba kala kacsha best reaction matihid kuwa views ka ka raadsha fanka ee adigaaba u ziyaadiyo iyaga hada heestan wali ma arag hoosta hadee ii huree jaceyl waa dhamadee noo kala kici dheh qofta 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MAHIRPRO121
@MAHIRPRO121 2 жыл бұрын
Keep going Pro King Ck
@africaview722
@africaview722 2 жыл бұрын
King of reaction 💯
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 2 жыл бұрын
King ck king of the reaction keep going legend
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 2 жыл бұрын
Sln sare ❤ my brother Omar ❤ keep going ♥ legend ♥
@yuusufaxmed5312
@yuusufaxmed5312 2 жыл бұрын
Legend ck waku tagerh
@newproductionalxadif1927
@newproductionalxadif1927 2 жыл бұрын
😂😂😂King ck keep going
@alifreemann5440
@alifreemann5440 2 жыл бұрын
Ar aniga gabadhan heseyaso sida codka iyo islow moshinka deganaanta mashaa alaah xageeyga 10 👏👏👏👍
@cabdisamedofficial8030
@cabdisamedofficial8030 2 жыл бұрын
reactionka ck waa jacchay Noo Soo badi sxp
@dalxamedia5769
@dalxamedia5769 2 жыл бұрын
Boqorka boqortooyada walaahi #king_ck waxaan daawanaya kasoo bilow 2018 ilaa hadda oo ah 2022. My brother Horay u soco waligaaba qof ka kaliye reactionkiisa lagu raaxaysan karo.
@muhumedbillow762
@muhumedbillow762 Жыл бұрын
King CK keep going
@yassinabdinoor1795
@yassinabdinoor1795 2 жыл бұрын
King ck legend👑keep going🥰🔥
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 2 жыл бұрын
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED ❤
@asmaali7759
@asmaali7759 2 жыл бұрын
Camera man ka iyo director kuba waa monium ck from borama ✌️❤️‍🔥
@sulaymannuuriye1104
@sulaymannuuriye1104 2 жыл бұрын
King Ck qof an taagero pro hore usoco
@rahmazayid322
@rahmazayid322 2 жыл бұрын
King 🤴 of reaction
@kimez1545
@kimez1545 2 жыл бұрын
First😀
@drlucky9391
@drlucky9391 2 жыл бұрын
King of reaction 👏👏
@hodanishabdullahi3483
@hodanishabdullahi3483 2 жыл бұрын
Keep going 🥰🥰🥰 CK
@mohamet_hassan7
@mohamet_hassan7 2 жыл бұрын
Vedeoga aad aragtay ee hoosta aan ku huri lahaa ayada meesan ugu jirin heesata wiilka mohaan dhahaan oo ay saaxib dhowyihiin baa heesta sidaa u badalay marka gabadha marka hore-ba meesan ku jirin hoosta ku huri lahaa Haboon nuura Keep up wlashey..🥰
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
“ hadaad i qadarin lahayd Xubiga qiimeyn lahayd Qudhaan (nafta) kuu huri lahaa ” Waa kaa lyrics saxda ah ✍️
@shaffaabdihakin6000
@shaffaabdihakin6000 2 жыл бұрын
Sida caadiga ah heesta xarafka Q ayeey ku socotaa meelna kama soo gasho "hoostaan kuu huri-lahaa" Marka waxaan isleeyahay yarka ayaa si qaldan ula hooriyey.🙏
@asmaabdirizak2376
@asmaabdirizak2376 2 жыл бұрын
Haaa wll qali
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
“ hadaad i qadarin lahayd Xubiga qiimeyn lahayd Qudhaan (nafta) kuu huri lahaa ” Waa kaa lyrics saxda ah ✍️
@Landers2024
@Landers2024 2 жыл бұрын
This is berbera. Powerful voice. This girls is a superstar in the making. What’s a voice.
@lildhuule6437
@lildhuule6437 2 жыл бұрын
The leader of social media🤴🏼 Ck family 👏🏽🙏🏽💯
@yahyamaryan831
@yahyamaryan831 2 жыл бұрын
Keep going king CK,,,,,,,
@mohanadofficial6959
@mohanadofficial6959 2 жыл бұрын
King CK Kings of reaction
@safiasaid4675
@safiasaid4675 2 жыл бұрын
Reaction ka soo bixi najma nashaad heesteda 😍wll
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 жыл бұрын
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 allow amuurah noo sahal ❤️
@muparikmedia8894
@muparikmedia8894 2 жыл бұрын
The best youtuber
@abdallahabdulwahabsheikh7613
@abdallahabdulwahabsheikh7613 2 жыл бұрын
Keep going bro 💥❤❤❤❤❤💥✌
@mohaayare9462
@mohaayare9462 2 жыл бұрын
Diiri galiye plz Reaction Bixiye . You have good Way👋
@nadaraadanxasan4211
@nadaraadanxasan4211 2 жыл бұрын
Salaada ha la ilaaliyo❤❤
@abdirizakhakiye5760
@abdirizakhakiye5760 2 жыл бұрын
Ck zxp heesta inta waxa ku daray rag dhalinyaro ah ee markii hore sidan ay imaka u qaadaysay ahayd
@maykalofficial7463
@maykalofficial7463 2 жыл бұрын
Mohaan abdul ayaa heesta u dhex raaciyay hoostan ku huri lahaa ee yadu wxy ka waday qudhan ku huri lahaaa
@maxamedaabuukarcali7714
@maxamedaabuukarcali7714 2 жыл бұрын
Wcs ck zxp legend wanku wata pro keep moving
@Mohamedofficial8
@Mohamedofficial8 2 жыл бұрын
Legend subscribe iisaar please
@boylegend2777
@boylegend2777 2 жыл бұрын
Gabdh samaroon uunbaa codkaaa laga helaaa 🤣🤣
@hello5755
@hello5755 2 жыл бұрын
Haboon iyo ck barakallah
@salemahmed4609
@salemahmed4609 2 жыл бұрын
Ck waankutaageeraa hore usoco
@arafatabdilahi7344
@arafatabdilahi7344 2 жыл бұрын
Keep Going Legend
@mohamedoday4767
@mohamedoday4767 2 жыл бұрын
King ck reaction ninka keenay 🙏aabo waa ku taagera
@sagalomar3394
@sagalomar3394 2 жыл бұрын
Hi 😂
@ridwaanabdishakuur2306
@ridwaanabdishakuur2306 2 жыл бұрын
Haa😁
@salmanmahamoud5085
@salmanmahamoud5085 2 жыл бұрын
From djibouti n'es pas😁😜
@malirasta2688
@malirasta2688 2 жыл бұрын
@@ridwaanabdishakuur2306 fudeed badnia wad ba iga soo hormar tay
@muniishasharaf8855
@muniishasharaf8855 2 жыл бұрын
min 8 views 5.6k like 1.4 comment 167wow 👏😍legend team ck and level walhi
@xuseenmaxamud6402
@xuseenmaxamud6402 2 жыл бұрын
Legend ck haadka yar sawirkaaga saaran yhy hostaan kuu huri lahaa tik tok sodhig waan wataa wlhi 😅😅😅😅😆😆
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
“ hadaad i qadarin lahayd Xubiga qiimeyn lahayd Qudhaan (nafta) kuu huri lahaa ” Waa kaa lyrics saxda ah ✍️
@xuseenmaxamud6402
@xuseenmaxamud6402 2 жыл бұрын
@@realdreams9723 waan ogahay wll lkn sawirka ck haafka uu saaran yhy ayaa iga qosliyey okaliya
@siciidkaafi4507
@siciidkaafi4507 2 жыл бұрын
Ooow bro ck go forward
@aftaxp0y136
@aftaxp0y136 2 жыл бұрын
Anu balan Waxan Huray UQaday 0day Ck wuxuu so dhigo inann Hore Ka Daawo😇😇
@mohamedabshir3975
@mohamedabshir3975 2 жыл бұрын
Inta Npg mohamed scw jaceL iso raca
@jihaanmohamed782
@jihaanmohamed782 Жыл бұрын
I like it 👌 ck
@ayuubabdijamac7229
@ayuubabdijamac7229 2 жыл бұрын
Keep going my bro
@raagehuzein2628
@raagehuzein2628 2 жыл бұрын
My KZfaq ck keep going 🤩🤩😭😭
@ahmedfaraah6444
@ahmedfaraah6444 2 жыл бұрын
Wq fanaad mansha allah cod mcn qurux badn
@faraxmohamed2125
@faraxmohamed2125 2 жыл бұрын
Woooow m.a 🔥❤🥰
@ridwaanoscarofficial8970
@ridwaanoscarofficial8970 2 жыл бұрын
Heesta marki horeba waxasi kumay jirin lkn wiil ayaa badalay ck
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
” hadaad i qadarin lahayd Xubiga qiimeyn lahayd Qudhaan (nafta) kuu huri lahaa ” Waa kaaa lyrics saxda ah ✍️
@thezakiboyofficial7335
@thezakiboyofficial7335 2 жыл бұрын
Gabadha hoostaan kuu huri lahay comon soonta ineysan iyada dhihin waa laga dareemaa, oo qofka ka daba dhahaya ayaa dhahaya ereygaas
@realdreams9723
@realdreams9723 2 жыл бұрын
“ hadaad i qadarin lahayd Xubiga qiimeyn lahayd Qudhaan (nafta) kuu huri lahaa ” Waa kaa lyrics saxda ah ✍️
@xasancumar1925
@xasancumar1925 2 жыл бұрын
Ck aad waan ku tageera waanku jclhy
@sadoabdi2256
@sadoabdi2256 2 жыл бұрын
Masha allha boqoradii borama haboon noora
@alsal24sports87
@alsal24sports87 2 жыл бұрын
Ck legend aabaha youtubka
@hibonalka7190
@hibonalka7190 2 жыл бұрын
Waaw
@sagalsharmake3244
@sagalsharmake3244 2 жыл бұрын
Dhamaan inta qof oo heesta isugu tagay waa talented wlhi dhamaantod 🤍🖤
@zakiarmaan9879
@zakiarmaan9879 2 жыл бұрын
I LIKE THAT CK HHHH FORM SOMALILAND 💚🤍❤ HARGEYSA
@lildhuule6437
@lildhuule6437 2 жыл бұрын
Hi🙋🏽‍♂️
@internationalfotball
@internationalfotball 2 жыл бұрын
Firt ahay cumarow kalay isorac reply
@huuneeste163
@huuneeste163 2 жыл бұрын
Ck kep going❤
@sahromohamed676
@sahromohamed676 2 жыл бұрын
reaction heesa wn u xiisany ck noo soo bdi wllo
@abdirizakhakiye5760
@abdirizakhakiye5760 2 жыл бұрын
Keep going zxp
@salmaqaali
@salmaqaali 2 жыл бұрын
Wow amazing cod 👏 👌
@kamadage3468
@kamadage3468 2 жыл бұрын
Waaw legend
@fartuunismail4178
@fartuunismail4178 2 жыл бұрын
wooooow 👩‍⚖👩‍⚖👩‍⚖👩‍⚖
@ayanisse1729
@ayanisse1729 2 жыл бұрын
Hhhh ck wlh waiga qosliisay
@mullafx1
@mullafx1 2 жыл бұрын
Ck nin culus waa tahay bls hal dhaliil an kuu hayaa waana ka tiinka maadaam aa legend aa tahay nin in lagu daydo mudan wxn jeclaa lahaa anigoo afka team falaq falaq ku hadlaayo in aa iska bixiso
@tuutevlogs
@tuutevlogs 2 жыл бұрын
Ck hoshada wado Sxb lolz
King Ck Oo Kuraaxestay Reactionka Haboon Nuura heesteeda
14:09
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 384 М.
ARIMAHEENA iyo BOOTADIISA MADAXA WAXA KUGU DHEGAN SHEEG
21:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 129 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 24 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 86 МЛН
ISMAIL DANAN FT AYAANA II KAALAY KING CK REACTION
11:27
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 157 М.
MURSAL MUUSE FT HABOON NUURA | MIDIGTA KEEN |REACTION 2022
7:06
DE ROCK STONE
Рет қаралды 16 М.
Dagaal. 😳|| Hoostan kuu huri lahaa. ||. Baa isku dagaalnay😳
12:07
Moohaan Official
Рет қаралды 263 М.
Qamr suugani ft Najma nashaad King Ck Reaction....
10:00
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 252 М.
guledsimba hesta daneyn ck reaction
27:15
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 146 М.
NAJMA NASHAAD FT CABDIKARIN CALI SHAAX KING CK REACTION
9:01
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 172 М.
Ibra Kadarba Imxitaan reaction kaqaaday Heesta Qamar sugaani
18:30
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 125 М.
سبب مشكلة نورس ونور مار !!
18:58
معراوي لول - M3arawi LOL
Рет қаралды 166 М.
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 24 МЛН