HABOON NUURA IYO CAMERA DA QARSOON

  Рет қаралды 278,502

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Жыл бұрын

Пікірлер: 474
@ismaip1
@ismaip1 Жыл бұрын
iyado ay dadku wada mashquul sanyihin hadana waxa jira qof wngsan oo qoraalkeyga amusnan ku aqrinaya ❤😅
@hoothoapdihoothoapdi6077
@hoothoapdihoothoapdi6077 Жыл бұрын
Haaa wllhi sida anigoo kleH 😅😅😅
@naimaahmed9848
@naimaahmed9848 Жыл бұрын
hhhh why tolow 😂
@mizbahqalbi8415
@mizbahqalbi8415 Жыл бұрын
Ani waye😂😂😂😂
@radwaancabdifataax6428
@radwaancabdifataax6428 Жыл бұрын
sida anookale😊
@bishaaromohamed4197
@bishaaromohamed4197 Жыл бұрын
Sida aniga cml
@Bintumrayama
@Bintumrayama Жыл бұрын
Inta Kaba La’aan ku daawanysa o jiifta Like Isaara 😂❤
@galadomuod5940
@galadomuod5940 Жыл бұрын
😂😂😂
@user-ne7bf3xl8n
@user-ne7bf3xl8n 16 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
wakhti ma u helaysa saliga Nebiga (scw).😍😍😍
@ubaxshire3842
@ubaxshire3842 Жыл бұрын
Scw❤️
@mohamedhaji961
@mohamedhaji961 Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@ilyasguuleed
@ilyasguuleed Жыл бұрын
Scw scw scw
@adoontialle4681
@adoontialle4681 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@hafsa8057
@hafsa8057 Жыл бұрын
sallalaahu calayhi wasalam
@DuaforAyeeyo
@DuaforAyeeyo Жыл бұрын
Prophet Muhammad, S.A.W the greatest person who ever lived.
@ismyismahan323
@ismyismahan323 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@rahhasan4535
@rahhasan4535 Жыл бұрын
Haboon Nura Masha’Allah. Rer Borama wa dad rer magal o ixtiram badan wow 🤩🥰 ✊🏼✊🏼
@salmaanchannel67
@salmaanchannel67 Жыл бұрын
INta ina cali shaah sugaysa😁😂😂😂😂
@nimcojamac8138
@nimcojamac8138 Жыл бұрын
Wllhy Abdikariim Ali shah iyo qays qayser masugi karo
@siciidxaajimaxamed831
@siciidxaajimaxamed831 Жыл бұрын
Inantu waa reer burco kulaha 😂
@ZakariyeIzmacil
@ZakariyeIzmacil Жыл бұрын
C.kariin legends baanu zugayina
@ahmedjamac4269
@ahmedjamac4269 Жыл бұрын
GOAT abdalle Jamal🙏✌❤
@Jiilxirfad0
@Jiilxirfad0 Жыл бұрын
Imika shaydaan abdalle uunbaad tidhi ma wax waynaad ku dhahday ninka
@idilyusuf
@idilyusuf Жыл бұрын
Ali shaah ayaan sugi la ahay😂
@nimoosmanomar1415
@nimoosmanomar1415 Жыл бұрын
​@@Jiilxirfad0😂😂😂❤
@nimoosmanomar1415
@nimoosmanomar1415 Жыл бұрын
Ka daaya dadka dhibta alle ka yaaba
@abdillahiomer4081
@abdillahiomer4081 Жыл бұрын
Cafimada Ku Afura Wllaheya Somaliyeda😘
@ismaip1
@ismaip1 Жыл бұрын
Haboon nura inta ila tageerta ismujiya ❤️👏🏽😂 Next ina Ali shaah kaso dhig Apdal0w..
@istaahilmaxamed
@istaahilmaxamed Жыл бұрын
walhi haboon waa qof qalpi wacan inanta waysoodhawaysay markay xanaaqdayna wallo shaydaan kanaartidhi waa prank markii layidhi ismay wali ❤
@fadumocusman-fy6nm
@fadumocusman-fy6nm Жыл бұрын
Qof walba nabi muxamed haku saliyo like ii sara wllalayal❤❤❤❤❤
@raxmacabdirisaaq-sx1mq
@raxmacabdirisaaq-sx1mq Жыл бұрын
Wcs wcs was
@muwahibmuhumed-bw1hf
@muwahibmuhumed-bw1hf Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legendary always abdale Jamal another's levels camera 👍👍💯💯❤😮
@muhimabdi6231
@muhimabdi6231 Жыл бұрын
Haboon waa qof fiican oo dagan walahi ❤❤ mansha Allah
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Boqorka KZfaqrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Wallee Haboon nuura dadnimadii oo qofa❤️ Keep going bro
@abdirahmanaideed2535
@abdirahmanaideed2535 Жыл бұрын
Walahi haboon nuura waa qof dagan 100 % keep going sister ❤
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Aar maxamed maame waji malahan isagaa lagu sameyey prank ga isaguna haboonbuu uyeedhay oo uu dabin galiyey 😂😂😂😂
@suhaybabdirahman579
@suhaybabdirahman579 Жыл бұрын
Hush nayaa 😂😂
@saedqozta5386
@saedqozta5386 Жыл бұрын
😂😂😂😂 weji ma leh
@husseinaden325
@husseinaden325 Жыл бұрын
Haboon Nuura wa Gabadh Dagan Masha Allah 😊
@niciimaahmed3983
@niciimaahmed3983 Жыл бұрын
keep going abdall jamal legend of the legend ♥️
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Inta u fahantay haboon nuura boqoradiì fanka in ay tahay like saara👍🏼👍🏼
@SaynabFaaraH
@SaynabFaaraH 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Ax haboon wàa qof qalbi wanaagsan leh oo hadal wanaag leh ❤❤❤
@HamseSADRI
@HamseSADRI Жыл бұрын
Abdalla Jamal😂 Haboon Halkeedaad Ku Dhalaalisey Wali Legend Ina Ali shaah Kaama Hayo😂😂😂
@najiipkaape
@najiipkaape Жыл бұрын
Abdalla jamaal abdalla ninka kali ah ee prnks kiisa xaqiiq ahaan u daawado war keep Up awow😂❤
@faysasiciid1513
@faysasiciid1513 Жыл бұрын
Mashalah Wall Alle Haydin Xafido Laakin Blz Next Cabdi Karin Cali Shaah
@liilovekadharkenlylyrics5010
@liilovekadharkenlylyrics5010 Жыл бұрын
War afur wacan walaalaha muslinta ahoow🙏🙏🙏🙏
@elmijama339
@elmijama339 Жыл бұрын
I can't wait Abdikariin ali shaah 😂😂🙌🏻
@BoqorkaHzhinidaH
@BoqorkaHzhinidaH Жыл бұрын
Legendkii apdikariin Ali shaah ayaan suggi laahay I can't wait abdikariin😅😅😅
@israahmed8038
@israahmed8038 Жыл бұрын
Cabdi kariim cali shaah ku soo. samee wllo❤❤
@asmacadey1281
@asmacadey1281 Жыл бұрын
Wllo yaal wax barasho dhigtaa aa isoo ducaaya inuu ilahay ifududaayo wax barshada 🎉🎉😢😢 ilahay dartiis waaya
@farhiahussain1427
@farhiahussain1427 Жыл бұрын
Haboon wlhi waa qov qlbi wanaagsan OO dadnimo leh OO degan m.a quentaydiii ❤️🤴
@samiiralih6764
@samiiralih6764 Жыл бұрын
Love hayga ilaawin Cabdale ❤
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said Жыл бұрын
Hadaa jiif ku Daawaneyso Like ta ha iLa Dhaafin 👍👈
@MOSTAFEKANTE341
@MOSTAFEKANTE341 Жыл бұрын
Abdalla waad Naga xisa dhicisay prank qamar KU xigsiya😂😂😂
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Maxaa qamar lagu xigsiin Dadka la duubayba kuma jiree malaa qamar baa miyir kuugu danbeeyay brother 😂 Waxani Waa dad horay loo duubay oo mid ba Habeen lasoo daynayee
@maymuuncali2000
@maymuuncali2000 Жыл бұрын
Waa qof qalbi wanaagsan 💜👸
@mohamedahmedhassan8233
@mohamedahmedhassan8233 Жыл бұрын
Mash Allah habon wa gabaadh daagan
@salmaawil4090
@salmaawil4090 Жыл бұрын
Dulqaadkii oo qofa Haboon nuura ❤❤😊
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 Жыл бұрын
Mansha allh haboon nuuri waa qof qalbi fiican abdale jamal legend
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Abdala jamaal iyo Qeys Qeyser labada nin ee KZfaq ka igu haya nolada❤
@sharmakemaxamed6161
@sharmakemaxamed6161 Жыл бұрын
war cabdale haboon nuura inader qalbi xab xab weye 🙌🥰🤩
@abdirisakjama
@abdirisakjama Жыл бұрын
Abdale Jamal legend of the legend 😂😂
@burhanjacfar219
@burhanjacfar219 Жыл бұрын
Jamaal cabdala waa madaxa prank iyada. Waxa iga suaal ah gabadha say walahi miyaa mise way jilaysaa. She is quite wonderful . Haboon is smart girl.
@hoothoapdihoothoapdi6077
@hoothoapdihoothoapdi6077 Жыл бұрын
Cabdikariin Ali shaah meee the cabdallow inbti 😊😊😊
@safiyadheman4099
@safiyadheman4099 Жыл бұрын
Keep going cabdala Jamaal iyo asxaabta
@ahmednor9094
@ahmednor9094 Жыл бұрын
Big Fun Habon Noura 🖤
@hafsawasiro7284
@hafsawasiro7284 Жыл бұрын
Next Abdikareem Ali shah
@DrAishaHassan-lm2nq
@DrAishaHassan-lm2nq Жыл бұрын
Keep going abdalle jamal the best KZfaqr ❤❤❤❤
@abdijibaarmohamuut9709
@abdijibaarmohamuut9709 Жыл бұрын
haboon wa legenad aduu tii tiktokta maad ahayn kulaha😂😂
@mattan14440
@mattan14440 Жыл бұрын
Can't wait abdikarim Ali sha😂
@nimconimco641
@nimconimco641 Жыл бұрын
mcha allah haboon nuura qof qalbi fcn
@rahmanour3541
@rahmanour3541 Жыл бұрын
Dulqaad badanaaa gabadhu man sha allah ❤
@zahrajamac169
@zahrajamac169 11 ай бұрын
1
@SuhaybCabdi-wt8qb
@SuhaybCabdi-wt8qb Жыл бұрын
Abdale jamal legend nin aan tageero
@khadarmohamed1776
@khadarmohamed1776 Жыл бұрын
Gabadhaha rer awdal Boorame ragu waxay raguba ku jecelyihn wa daganyihn wlhi! Bal eega haboon.
@nimcojamac8138
@nimcojamac8138 Жыл бұрын
Masha Allah habon nuura waa qof dulqad badan lkn unanti hore noso celiya tasa waanagsanyde
@amaalali3153
@amaalali3153 Жыл бұрын
Keep going wllky ❤❤
@naanaayare1814
@naanaayare1814 Жыл бұрын
GOAT CAMERA DA QARSONO ABDALLE JAMAAL KEEP GOWN PRO
@suhaybgiire7478
@suhaybgiire7478 Жыл бұрын
Waa Boqorad Gabadhi👑
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 Жыл бұрын
Ax waka naxay wlhi haboon wa miskiin😢😢😢😢
@maxamediskoris1394
@maxamediskoris1394 Жыл бұрын
Dee naga tag cabdlle lambrkiiba wa naga xidhee😂😂😂
@farahmohamoud6417
@farahmohamoud6417 Жыл бұрын
hapoon wllhi waa ixtiram midhan😂
@zalmaanahmed372
@zalmaanahmed372 Жыл бұрын
I can't wait cl kareem ali shaah
@superFaysalofficial
@superFaysalofficial Жыл бұрын
Habon nura i love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdixakiinibraahim
@cabdixakiinibraahim Жыл бұрын
Kusali xabiibkeena❤scw😊
@sawdacumar-qv8bk
@sawdacumar-qv8bk Жыл бұрын
Haboon wa qof wangsan 😊
@fadxiyamuuse455
@fadxiyamuuse455 Жыл бұрын
Haboon nuura dulqaad kii oo qof ah ❤
@AhmedadenDollo-vj9qi
@AhmedadenDollo-vj9qi Жыл бұрын
Qoftaan sidee uhadleysa another level waaye
@maxamedsamatarmaxamedsamat9561
@maxamedsamatarmaxamedsamat9561 Жыл бұрын
Cabdi kariin cali shaah 😂❤
@TAPshaneTAP
@TAPshaneTAP Жыл бұрын
Waxa wax laga xishoodo ah in meherad somali ledahay dad somali ah badankodu wax ka iibsadan hada magaca mesha Engelish ah iyo melaha dharka laykaga badalo oo inglish ku qoran marka aaminad la.anta luqadada hooyo wa wax laga xishodo🫣🫣
@abdyfatahfarahcasemero3899
@abdyfatahfarahcasemero3899 Жыл бұрын
Next Abdikariin CaLi shah❤️ Soo Qabo Apt¡ maxad Leedahay madaxeyy 🤣🤣🦁🙏
@user-fq2vj8ds8e
@user-fq2vj8ds8e Жыл бұрын
inta sugay sa ina cali shaah 👋
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Жыл бұрын
Cabdalle jamal hore usoco prather
@maryanmohamet7953
@maryanmohamet7953 Жыл бұрын
Qoftani matiii jimcaale ku hayn jirtay baaa codkani iguma cusbaaa 😂
@sihamsahaljama
@sihamsahaljama Жыл бұрын
Waxan sugaynaabaH wAa Cabdikariiin aPti 😫😂❤
@KINGAHMEDMAHAMUD
@KINGAHMEDMAHAMUD 11 ай бұрын
Waw m.. a wllhi waa dhag hbon nuraa
@najmacali946
@najmacali946 Жыл бұрын
Yes boss bay nafta ka jartay😂😂😂
@mohamedhaji961
@mohamedhaji961 Жыл бұрын
Hahahaha Manta Haboon Ayey Ahayd Eh Sheekhi INA Ali Shaah Ayan Sugi La’nahay Bilaclyk Nagaso Dadaji Nio
@team.daadax2758
@team.daadax2758 Жыл бұрын
Goat cabdale walhi xaraa baad tahy lkn dee ina cali meee kaasaa xaraabaayee😅😅
@idilyusuf4413
@idilyusuf4413 Жыл бұрын
Abdikariin ali shaah ku xijisii😊
@deeqmaxamed4545
@deeqmaxamed4545 Жыл бұрын
Abdi kariin cali shaah soo daa nioW
@SuleekhaMohamed-ii2ep
@SuleekhaMohamed-ii2ep Жыл бұрын
Hye canbdle la soo dhakhso❤
@qadanabdillahi6744
@qadanabdillahi6744 Жыл бұрын
Abdikarin ali shaaah❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@cabdirasaaqsalaxlaawi6665
@cabdirasaaqsalaxlaawi6665 Жыл бұрын
Cabdaloow Waad nagu Madhaxday Nio Numperka Haboon ayaan sugaayay inta ay yeedhinayso waada iga Aamusiiyey Codkii Xeerka Ragana maaha Nio waxaasi 😀
@mohamedfaisal8443
@mohamedfaisal8443 Жыл бұрын
Goat abdale jamal
@raxmakaamil5104
@raxmakaamil5104 Жыл бұрын
Wlhi waba samiir wada socoda haboon nuura cadimaha
@shardiyare2662
@shardiyare2662 Жыл бұрын
Inta mirqaan ku daawanaysa like ha saareen
@kamaalstudoe
@kamaalstudoe Жыл бұрын
abdali io astan waxa camarada qor son ku fecn abdalih❤🎉😂
@HamseAli-th7ly
@HamseAli-th7ly Жыл бұрын
Cali shaah kusoo dhaqso legend😂
@abdikafiabdullahi8891
@abdikafiabdullahi8891 Жыл бұрын
Ladies change Room legend Kaso Baxaaye Yaa ila Arkay😂
@MustafaAbdiAli
@MustafaAbdiAli Жыл бұрын
Vaar xalaal ah baad la kacdee Hhhhhhhhhh
@abdisamadahmed5493
@abdisamadahmed5493 Жыл бұрын
You right bro 😂😂😂
@ayuubcabdiraxmaan2364
@ayuubcabdiraxmaan2364 Жыл бұрын
Si fiican baan ugu raxaysanayaa jabkan 😊😂😅
@bouchraosmaan6150
@bouchraosmaan6150 Жыл бұрын
Habboon waa Qof wacn😊
@XamseKurka-yh8zm
@XamseKurka-yh8zm Жыл бұрын
inta viodiyawga is dhaadhaafisay love saar😅
@bureeqahussein
@bureeqahussein Жыл бұрын
Ala haboon dulqaad badanaa dadko dhan ya sida haboon ka dhiga😂
@abokormaxamed6165
@abokormaxamed6165 Жыл бұрын
Machalah waa barnamij fiican😂
@nia8672
@nia8672 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🥺Habon baydiradu qabsataay kkk lkin habon wad uu khafifisaay Abdalow.
@najaxnayruoz76
@najaxnayruoz76 Жыл бұрын
Cabdikariin cali shaah cabdlow😭😭😭😭😭
@ApdalleZiigo-kd5hz
@ApdalleZiigo-kd5hz Жыл бұрын
waali waaye lkn gabadhan tii horaa dhaanta😊
@hibaqdiini8373
@hibaqdiini8373 Жыл бұрын
Abdikariim Ali Shaah Ku Xigsii Cabdalow
@sakariyetaaj
@sakariyetaaj Жыл бұрын
Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga sooboqato 😢😊
@Africa569
@Africa569 Жыл бұрын
Asc Abdalla wllo meherad cusub oo raga dharkooda doonaya inan idinku casuume halkee ban kala soo xidhiidha wllo, Thanks
@hibocabdiqanidaahir2737
@hibocabdiqanidaahir2737 Жыл бұрын
Wooow Abdala 🥰🥰🥰
@madarpaazhe4734
@madarpaazhe4734 Жыл бұрын
WaxaYari QaLbi WacaNaa😅 wllo baY Leedahay mar keLiya Kelmad Xun Ba mey odhan🥰
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Hibo nuura 😂😂inta mooday like saara kkkkkkkkk
MOHAMED MAAME IYO CAMERA DA QARSOON
12:38
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 284 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 175 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 6 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
MUNA FAYSAL IYO CAMERA DA QARSOON
12:09
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 379 М.
MOHAMED MAAME Ft HABOON NUURA | HEESO IYO KAFTAN
15:08
DJ Rockets Official
Рет қаралды 30 М.
SAALAX SANAAG OO SURPRIS KU IMIDAY AROOSKA CALI ZAKI IYO JUWERIYA
3:29
ALI ZAKI IYO CAMERA DA QARSOON
11:45
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 283 М.
Riwaayadii Sixirka Part 13 2022
34:56
HOB FILMS
Рет қаралды 886 М.
Lii CAATO IYO CAMERA DA QARSOON
13:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 278 М.
POV Anger is popular, but fear.. | Inside Out 2
0:36
CAT-N-TOON
Рет қаралды 20 МЛН
ПРОВЕРЬ СВОЙ УРОВЕНЬ💪🏻
0:38
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4 МЛН
Вилка для консервов 🥒
0:51
Сан Тан
Рет қаралды 2,4 МЛН