Hadaanu Nahay Oromo" Caruuraha Ma Xadno

  Рет қаралды 114,621

Bulsho News

Bulsho News

2 жыл бұрын

Hadaanu Nahay Oromo" Caruuraha Ma Xadno
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavisionuk.com:8000/pla...
Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshotelevision
/ bulsho-tv
bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 891
@hibomahamoudegeh3789
@hibomahamoudegeh3789 2 жыл бұрын
Allow sida ugu dhakhsa badan noga sar oromada wllhi qar baa Sita aqon sigii somalinad
@nimohussein5418
@nimohussein5418 2 жыл бұрын
Dalkoodii si sharafleh ugu celiya bi’idnilaah
@suhrizain4193
@suhrizain4193 2 жыл бұрын
Maya maya nagabaxa af soomaliyiibay ba barteen ha inagabaxaan marabno kuwan wadankoodii waa xor 🙏
@hawagodana7150
@hawagodana7150 2 жыл бұрын
Shame on you. Jeluose baatay.
@Ardo270
@Ardo270 2 жыл бұрын
Oroma enough is enough dhuulbad leedihine dhuul kiini ku noqoqda
@mursalaxmed8266
@mursalaxmed8266 2 жыл бұрын
Cunsuriyad
@axmedsiciid8736
@axmedsiciid8736 2 жыл бұрын
Waa dadka aad u donatid kiniinka fool xumaa thye
@saarasaid2147
@saarasaid2147 2 жыл бұрын
@@mursalaxmed8266 cunsuriyad maaha balse amaanka dalkaa la sugayaa nio cunsuriyad baa afka ka baratee iska aamus nio
@saidahmed3524
@saidahmed3524 2 жыл бұрын
Waa oromo afsoomaaliga bartee ha u jawaabin, dhulkoodii ha ku noqdaan
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 2 жыл бұрын
Anigaa leh oromo guul borama iyo boosaso
@raseedfaarah9311
@raseedfaarah9311 2 жыл бұрын
Oromo waxay wadan dhaqan dooriis ay raban in ay WADANKA la wareegan. War WADANKA ha laga saaro
@ifraaxmaxamud333
@ifraaxmaxamud333 2 жыл бұрын
Runtaa war hadaan hada leeska qaban warrkan warbaa ku xiga
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.
@nuraali7610
@nuraali7610 2 жыл бұрын
Abiye miyanu ahay oromo walal hadda oromia xoor miyaney ahay .oromia hada sow xoor ma aha.dulka ethopia ugu wayn waa oromia.hadda iska nogta madama abiyey yahay oromo xugunka haysta.
@kamaradsomaliland
@kamaradsomaliland 2 жыл бұрын
madax sare
@ghazalihussein7990
@ghazalihussein7990 2 жыл бұрын
Nuura noolow inta nololi jirto
@Mahirofficial1
@Mahirofficial1 2 жыл бұрын
Adeer ka baxa wadanka wadan waa leeyuhiin
@fardsodeck7323
@fardsodeck7323 2 жыл бұрын
Waa dad muslim hadana masakin ah
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Subxanallah intay Somali kacararayan ayey oromo wadankii gacanta ugaliyeen
@yaxyecade275
@yaxyecade275 2 жыл бұрын
Wey kuu egyihiin, wey kaa dhalmo badanyihiin, weyna kula yaqaanan afsomaliga 😹😂😹 30ka sanee sosocda ila eega hadaa nolataan
@geediadem5015
@geediadem5015 2 жыл бұрын
Ethiopia walalnimo malaha cadaawada ay soomaali u hayaan Allah ayaa og kuwan oromoda u doodayaa Oromo magaca soomaaliyeed waa isugu mid markay dalkooda joogaan waa kuwii la ogaa waxay soomalidii gaadhsiiyeen ee dhegta dhiiga u daray wixii soomaali ay u arkaan dadkan waa dad xun oo qudhun oo dhan wata meelkasta magaca soomaaliyeed ayay ku joogaan oo denbiyo ku galaan tuugo dewersi iyo wax kaloo badan markaasay yidhaahdaan soomaali ayaan nahay iyagoo ceebta ay wadaan soomaali la doonaya markaa dadkaas dalkoodii ha ku noqdaan
@Julian-Moon
@Julian-Moon 2 жыл бұрын
Oromo wa cadaaw whallah
@munayusuf4949
@munayusuf4949 2 жыл бұрын
Subhanallah in la dulmiyaa ma fiicna lakiin wallalay Ethiopia iyadaaba naga Wanaagsane maad iska tagtiin.
@safiyocisman1447
@safiyocisman1447 2 жыл бұрын
Allahu akbar intan oo oroma aha masomali laanbeey ku noolyihiin walee warkalena waan sugeynaa daad iyo dad kaabadanba weey kuqaadaan baalayidhi
@awliyo1260
@awliyo1260 2 жыл бұрын
Adeer dhulbaad leedahy aade
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 2 жыл бұрын
Masha allah, Somalida hadii ay intaas garanlahayeen. OROMO iyo ETHIOPIAN wadankeena maanta sharci daro kuma joogi laheen.!!
@abdirhmnismail6831
@abdirhmnismail6831 2 жыл бұрын
Hanbalyo ayuu mudan yahay ciidanka socdaalka Somaliland ❤️ 👏👏👏👏
@moolcaliyow
@moolcaliyow 5 ай бұрын
Soomaalida iyo Oromaduba waa 2 dhibane.
@El_kant0
@El_kant0 2 жыл бұрын
Wadankiini dawdal baa kadhisan ee kunoqda wadankiini wadankiini sowtan labada talaabo idiin jiro ma siruurin iyo uamanta diyaaraduhu rushaynayaan baa lamitihiin kunoqda wadankiini
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 2 жыл бұрын
OROMADA wadankooda haloo tarxiilo, hadii kale SOMALILAND waxeey noqon doonta ISRAIL iyo Falastiin.
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 2 жыл бұрын
Ilaahay dhibka ha ka saaro Oroomadda iyo Soomaaliddaba.
@yasmiin_yousuf
@yasmiin_yousuf 2 жыл бұрын
Inta dalkoodu nabad noqonayo meel hala dajiyo oo halagu ogaado wxanoo takoorana halaga kala daayo waa wax laga murugoodo hooyo ubadkeedii oo ooyaya guriga ugu soogalayaan iyagoo ooyaya ubadkalo qayrkoduna so dilen waxna ayna qaban karayn way damqanayaan waa in arintan wax laga qabta kaliya waxaynu kaga duwannahay waxa weeye in ay dalkeenii joogaan iyaguna ay marti inoo yihiin haL qof qalad uu sameeyayna yaaney bulsho dhan oo markooda horeba dan yar ah galaafan noloshooda 😔ilaahayna hayno danbi dhaafo qalad walboo aan kas ahayn oo inaga dhaca 😓🤲🤲🤲
@ahmedabdillahi4439
@ahmedabdillahi4439 2 жыл бұрын
Warqad qaxooti, Warqad qaxooti, Warqad qaxooti, ayey ku leeyihiin, ha baxaan.
@suubanonline199
@suubanonline199 2 жыл бұрын
Markad ledahy habaxan mad baxdid aduunkii bad khadyan ka dhigteene war umada amaan siiya maryooley cid idinka gaajo iyo qaxoonti madani majirtee halays ku xishodo
@saarasaid2147
@saarasaid2147 2 жыл бұрын
@@suubanonline199 naa midh ma joogayaan kaalay aduu jooji de somaliland uma baahna buuq iyo wax caruuraha xadaba ee dhulkaaga fadhi nio iromaduna wax loo naxariisto maaha adiga dabka ku shidaya wa maxay mise kuwiibaaba tahayba
@Norawarsame
@Norawarsame 2 жыл бұрын
Wallahi somalis are emotional for no reason. Ethiopia is safe they left Ethiopia for what? Because they want to claim somalia wallahi wala so diraay dadkan somalia wake up.
@cafuumarch5409
@cafuumarch5409 4 ай бұрын
Yeah ..absolutely right. These people suck man
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 жыл бұрын
Hayaay dalkiiba waa laynagu haystaa naayaa naagta orodoo wadankaagii qabo
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 жыл бұрын
Ha odhan dadku waa isubaahayahay
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 2 жыл бұрын
Walal dadka oroman ugu necebay illaahay meeshay ka yimaadeen hanagag celiyo
@naimajama5303
@naimajama5303 2 жыл бұрын
Dadka oromada Somaliland in badan bey sii gobanimo uu haysey lakiin oromo dhul bey leeyahiin wax dhib oo wadankooda ka jiro majirto. Fadlan oromo xumaan idin ma hayno lakiin wadankiina ku noqoda walaalyal qof walba meeshiisa ayu ku fiicaanyahay.
@nuraali7610
@nuraali7610 2 жыл бұрын
Waliba hada nin oromo aya haysta xugunka horta abiye sow ma aha oromo.walal shalay marki oromada tigrey iyo amxaro dileysay wadanka waan ku so dhawayney wana so dhawayneyn oromo.lakin dadka oromo mid ha ogadan ciidamo axmar iyo tigrey aya hada ka so buuxsamey somaliland oo sheganaya oromo oo ku hadlaya afka oromad marka waxa ka rabna dadka oromad in aad dulkina ku nogodan wayo hada oromia waa xoor anaga naga cawisan dadka axmarad iyo tigreyda shegada oromo sii aan iska ilalino.
@naimajama5303
@naimajama5303 2 жыл бұрын
@@nuraali7610 waa runta Somaliland in badan bey haysey Oromo wax dhib ah loma gaysan jirin lakiin imika iyaga Itobiya dowlada haysta. Takale Itoobiya oo dhan ama oromo ama amxaar ama tigrey intuba dhulkooda haku labtaan.
@nuraali7610
@nuraali7610 2 жыл бұрын
Naima Jama walal waa run anigu in la dhibo ma rabbo oromo.lakin runta manta oromo dulkisu waa nabad iyo barwaqo.midna qaramada midobe nama aqonsana hadan dulki waxa ka so buuxisey oromo,tigrey,axmaro,syrian,yemen qaramada midobe waa in dulka laka saro waxay nagu haysa dhibato hadan nahnay dadka leeh dulka somaliland
@abwaanmaahiraaden4825
@abwaanmaahiraaden4825 2 жыл бұрын
Cashuurtii baabay diidayaan Wllhi waa wax aad looga taxadiraa waxan oodhan ooroma bismilaahi
@doogdhodkon7291
@doogdhodkon7291 2 жыл бұрын
Adigaa kuqasban cashiirta
@abokaradaan8232
@abokaradaan8232 2 жыл бұрын
Dadka waxay kaga duwan yihiin dhaqan xumada iyo uskaga xitaa maaha dad tukada waa dad aad u dhaqan xun masaajidka ma galaan mar ay ka dewersanayaan mooyee waar naftii bay naga sareen ee hala celiyo dadkan haayado xun xunbaa dabada ku wata ee dadkan halagu celiyo dhulkoodii
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 2 жыл бұрын
Ma alaah xisaabinayo baqdtahay
@BurkaeleymaOromoPower
@BurkaeleymaOromoPower 7 ай бұрын
My home Hargeysa🥰 Cidna kama baryeyno xuquuqdena Orom Power💪🇪🇹.
@queentanya3787
@queentanya3787 6 ай бұрын
Hargeisa ma hooyadaa baa leh oromyo xun Waanu idin raafeynaa very soon hadaad wadanka noo dhaafi weydaan jail Oromo baan idiin dhiseynaa hadaad edeb Ku joogi weydaan
@sahraaxmed513
@sahraaxmed513 2 жыл бұрын
mushaxriduu nagu qabsteen ma Dal no deNeyzan❤
@abdirhmnismail6831
@abdirhmnismail6831 2 жыл бұрын
Somaliland immigration Congratulations 👏👏👏👏
@ahncfguvv1309
@ahncfguvv1309 2 жыл бұрын
Dadkan oromada wa in la siiyo xaqooda waxana taa dhigaysa dastuurka somaliland.
@user-is1jw3eh6e
@user-is1jw3eh6e 2 жыл бұрын
@@ahncfguvv1309 intaan xuquuq la siin kohor siday ku soo galeen wadanka
@queentanya3787
@queentanya3787 6 ай бұрын
​@@ahncfguvv1309waa bad iyo dhul doon waa cadawga qarsoon inay wadankeena inaga qadaan bay rabaan waa hub Itobiya adeegsaneyso Markaa xuquuq bilianadimo haa lkn xaquuq kale naguma laha Oromo toos walal miyanad arag wuxuu pm koodu dhahay
@somali_artist1843
@somali_artist1843 2 жыл бұрын
Wlhi kuwani waxay ina odhan doonaan dalka ayaanu leenahay maalin dhow. Ahaha wa sheko kale
@yaxyecade275
@yaxyecade275 2 жыл бұрын
Iasaaqa qaar sidee udhaqmayaan wax Oromo garab siiye kufiican yihiin walhi. Waa jahiliin isaaqu
@faym3722
@faym3722 2 жыл бұрын
Dhulkoodii si fiican haloogu gudbiyo, Orama dhulkoodii waa nabad, warkiina aada, cidina masuul idinkama ahan, dhulkiina aada , aada dhulkiina.
@ahmedabdillahi4439
@ahmedabdillahi4439 2 жыл бұрын
Oromo kaad aragtaaba wuxuu ku odhanayaa daljan anagaa leh, anagaa dhulkan lahaan jirnay, ha baxaan, dalkooda haku noqdaan, Oromo dhulkeeda haku noqdaan
@Dhuuso500
@Dhuuso500 2 жыл бұрын
Koonfur baad ka caratsysaan ka xaa xaabiya Somaliland waxay isu badali doontaa next 50 years Oromoland.
@fatimamuse2691
@fatimamuse2691 2 жыл бұрын
Alla maxa la ba ay bal inta oroma ah e ku sugan wadanka wa in LA saaro sida ugu dhakhsaha badan wabay ilbaxeen o sida lo hadlo lo doodo ayey barten war sara
@khadrayusuf2067
@khadrayusuf2067 2 жыл бұрын
Waryaa. Sidii falastiin iyo yuhuuda ayay nagu wadaan. Shacabka somaliland dabagala oo dadkeenii baaba ay shaqadii ku saquuqiyeen. Xashiishad iyo qudhun kastana waywataan iyo dhaqan xumo somaliland guul
@abdilahiahmed5278
@abdilahiahmed5278 Жыл бұрын
Ala walhi mel dher ka fikirysa
@zakixasan4995
@zakixasan4995 2 жыл бұрын
Waar dadkani dalkoodi maxaa loogu celin layahay
@abdirizakaden2505
@abdirizakaden2505 2 жыл бұрын
Waxay la wareegi doonaan Soomaaliya dadkan
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 2 жыл бұрын
Hala raafo dadkan , wadankaba waa nalagu haystaa malaha
@momotv1760
@momotv1760 2 жыл бұрын
🤔🤔🤔🤔
@sirajiyareahmed3590
@sirajiyareahmed3590 2 жыл бұрын
Xoolo hooyo usa joogta laso tuura. Nabsi iskaa ilaali
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 2 жыл бұрын
Shuubadii ku dhashay ee ormada ahayd u sheeg dalkan anagaaa iska leh
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@sirajiyareahmed3590 Qof dalkiisa lagu celiyo nabsiga laga galay waa maxay noqda oo jooga dalkiina
@mohamedjibril4657
@mohamedjibril4657 2 жыл бұрын
Tani waa mid fariid ah wllhi.bxaq bay ku hadlaysaa, inta kaadhkii joogitaanka lasiiyay haddana in la karbaasho maaha, amaankooda dawladaa ka masuul ah, laba mid uun waa inay samaysaa dawladu, inay raafto dadkan oo wadankoodii gayso oo culayskooda ina dhaafiyaan, iyo in amaankooda la ilaaliyo.
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Waa hadall xaqiiqa Alle haku dhowro aamiin yaarabi
@abdilaahicabdi8590
@abdilaahicabdi8590 2 жыл бұрын
Ilaahay dartii ha along naxariisto
@ninkaogg8785
@ninkaogg8785 2 жыл бұрын
*SABAB AAD U JOOGTAA MA JIRTO, WADANKAAGU WAA NABAD, TIGRAY GII AAD KU DOODAYSAY IN AAD KA SOO CARARTAY MEESHA MA JOOGO, (ABIY AXMED ALI) OO OROMO AH AYAA JOOGA, ETHIOPIA IMINKA CIDI WAXBA KUGU YEELI MAYSO EE WADANKAAGII KU NOQO OO BEERAHAAGII BEERO.*
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
Kuwii aad dhasheen ee aad Abtiga u ahaydeen ayaad xasuuqdeen Intiii kalena waad soo baro kiciseen Waa kuwa daadsan qoxoontiga qoloji meesha la yidhaa ee jigjiga agteeda ah maanta ma jiro hal qof oo Somali ah oo dhul oromo ka shaqaystay meelkasta oo Somali leedahay waad joogtaan Waliba dhaqan xumo ayaad la joogtaan
@mohalphaofficial9422
@mohalphaofficial9422 2 жыл бұрын
Oromo siday qaxoonti u noqoty dalkoodu waa Waa Amni
@sophiaabdilahi8664
@sophiaabdilahi8664 2 жыл бұрын
Wa siday thy
@626170so
@626170so 2 жыл бұрын
Itoobiya nabadbaa ka jirta, walaalayaal. Maxa idin soo qaxiyey?
@fardusaw9688
@fardusaw9688 2 жыл бұрын
Naga baxa oo wadankiina ku noqda please mafaladii baad uruseen somalilan waxva ma soo galisan lacagtii oo dhan waad badashaan oo wadankiinad gaysaa naga taga .
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 2 жыл бұрын
Qaxoonti nimadu waa dhib qof dalkiisa kabaxaa dareemaaya. Fadlan daaya.
@mohamedibraahim285
@mohamedibraahim285 2 жыл бұрын
Maahmaah baa ahayd "Oromo weelka wax lagu siiyo ayay ku xaartaa" ugu horayn Oromo abaal ma leh waa in si degdega dalka looga saaro hadii dalka dadkii lahaa xukumaan weeye.
@fahimaabdale5978
@fahimaabdale5978 2 жыл бұрын
Waxaad tahay qof damiir iyo dadnimo aan lahay mahmahdan halkeed ka keentay caqli lawee
@mohamedibraahim285
@mohamedibraahim285 2 жыл бұрын
@@fahimaabdale5978 Adeer ma iyagii baad ahayd wallay naga tahay boos idiin ma haynee naga dhaafa waxaad wadaan oo wadankiini ku laabta.
@adamz106
@adamz106 2 жыл бұрын
@@fahimaabdale5978 noga bax dalka oromdyhy
@aduunkuwaaayamo4368
@aduunkuwaaayamo4368 2 жыл бұрын
Waa GABADH SOMALILANDERA oo damiirkeedu nool yahay wax damiirka ka dhintay ayad tihiin WUXUUSH ILA WUXUUSH QOFKI IDKA RAYI DUWAN MALAHA WAA OROMO. OROMO WAA ETHIOPIA. ETHIOPIA ABAAL AYAY INO GASHAY YAAN LA ILAAWIN 1988 MIYAD ILOODEN GUUSHI SNM CIDA KA DANBEYSAY MIYAD ILOOWDEN
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@fahimaabdale5978 Naa orad dalkaaga kubnoqo halkan hanooga yuusine
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 2 жыл бұрын
Waa ku amaananyihiin ciidamada Socdaalku shaqadooda Wadan aan sharci lagu joogini ma jiro, halka ay ka soo talaabaana waa in lagu xakameeyaa .iyo kuwa lugaynayaba,iyo dhamaan ajaanibka wadanka jooga ,sharci ku joogaan kii aan haysana wadankiisii.
@sophiaabdilahi8664
@sophiaabdilahi8664 2 жыл бұрын
Oromoy anaga ha no qaylininee hadalko yar dalkina ku noqda balaayo idinma haysee hargeisa hoyadiin idinmay siine meshan somali ba lehe hadaad ku dhalateen somali ma ihidine aqoonsiga la idin siiyey way idinku khaldanayen somaliland e
@Pettotheworld
@Pettotheworld 2 жыл бұрын
Hhhhhh w Hdlki oo cad
@Miraale199
@Miraale199 2 жыл бұрын
Subxaana Laah waar Walaalayaal Oromooy Ilaahay khayr ha idin siiyee Dalkiinii ku noqda wax dhib ah idinkama horaysee. Ilaahayga halkan idinku arsaaqayaaba Dhulkiinii waa joogaa ee khayr hela ee na dhaafa.
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 жыл бұрын
Bila aadanku waa isooshaqo tagaa ee dadka iska hagaajiya bilaa aadanimaday kamitahay tani ookale
@Miraale199
@Miraale199 2 жыл бұрын
@@safiasheikhahmed5170 1. Ilaahay baa og meesha shaqo kuu taalo. 2. Sharciga dalka aad joogto in aad u hogaansanaato 100% waa waajib. 3. Oromo Dalkan cid dhib u gaysata ma jirto. 4. Dhaqan xumo; Nadaafad xumo iyo wax la mid ah. Hadaad hoos u eegto arimahaas oo dhan waxa aad arkaysaa Oromo iska daa in ay Dalkan ay u soo shaqo tagaan wanaagiisa ka shaqeeyaane waa kuwaa si cad u diidaaya sharcigii ay isaga hoostiisa joogeen; hada sida kaliya ee labada dhinac u fiican waa in qof kastaa Gurigiisa iska hoos fadhiisto.
@MOHAMED-zc6bg
@MOHAMED-zc6bg 2 жыл бұрын
Insha allahu wadankiina ku noqda wadankan waa wadan yar oon isku filayn oromo should go back where they belong 📨
@aishamuuse202
@aishamuuse202 2 жыл бұрын
Ku noqda waddankiina weydiista raysalwasaarihiina isagaba oroma ahe shaqo iyo waxaad ka cabanaysaan
@aduunkuwaaayamo4368
@aduunkuwaaayamo4368 2 жыл бұрын
Nacas ayad tahay wlhi maliyin qof oo SOMALILANDer aya ku nool yurub iyo carab kawaran kuwasi muuse shaani shaqo ma uu haya waxasi waa ceeb dadku way ku dul nool yihiin ma waxadtin umad lagu dhex nool yihiin
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@aduunkuwaaayamo4368 Faqash hus waryaa orad dalkaaga hagaajiso
@aduunkuwaaayamo4368
@aduunkuwaaayamo4368 2 жыл бұрын
@@nasyadeuanyeong8707 wlhi Faqash iiga dheer awlaadu caasima ayan ahay hadan anigu noqdo FAQASH talo yaa 🤔🤔🤔 SOMALILANDERA CARUUR AYAD TAHAY ADERO WALI GURIGI HOOYADI KU DHASHAY KA QADEYE BARO TARIIKHDA DADKANA KA DAA CAYDA IYO AFLAGDADA TAASI WAXAY TUSAALE UU TAHAY SIDA LAGU SOO BAR BAARIYAY
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@aduunkuwaaayamo4368 Caydu haday xuntahay maxaad dadka ucayday waar anigu hur waaryaa uun baan ku idhi e adigu edeb yeelo anaa jooga Quebec dadka wadanka leh hadaan cunsiriyad ka dareemi walaahi in aanan ka canaaqin anaa Isla yaab oo harta in aan ku soo xadgudbay goorwalba ka soo xidhxodhan haday Hada imasaafuriyaan walaahi in aanan ka xumaanayn qofwalba meel baa ilaahay dal ahaan ugu beeray in dalalkale laga dhex baroortaa waa doqoniimo ma jirto xabad Hafa ugu socota in ay oromo yihiin haku noqdaan dalkooda somalilanderku maqana hasoo wada noqdaan
@aduunkuwaaayamo4368
@aduunkuwaaayamo4368 2 жыл бұрын
@@nasyadeuanyeong8707 Wllo horta Waxba ku odhan maayo GABADH AYAD TAHAYE SUAAL KALIYA IIGA JAWAAB XAGEE HARGEYSA IYO BURCO LAGA SOO DHISAY BARIGI HORE CARABTA IMKANA YURUB IYO AMERIKA. DADKU WAY ISKU DUL NOOLYIHIIN MASAKINTA HALA DHAAFO ILAHAY AYA INOOGU NAXARIISAYA IN MASKINTA LA CAAWIYO WLL
@user-jp8ws6is5h
@user-jp8ws6is5h 2 жыл бұрын
Adeer daadkayagi ayaa gajonaya adinka naga naaga tajirsane dhulkini taaga
@Bulshotv
@Bulshotv 2 жыл бұрын
waad ku mahadsan tahay saad bulshada ula wadaagtay fikirkaaga للهم اغفر •
@khuwaylakhuwaylachannel8376
@khuwaylakhuwaylachannel8376 2 жыл бұрын
Yaab oo dalka ma iyaga leh wayaab
@faysaqaran2909
@faysaqaran2909 2 жыл бұрын
Bilash bay u qaylinaysaa
@ayanabdihussein685
@ayanabdihussein685 2 жыл бұрын
Bisinkoow waxanoo dhanmi ma oromaa waar naga saara yaanay dalka naga qaadine wlhi dadka ethopia lama aamini karo
@canabcali9977
@canabcali9977 2 жыл бұрын
alla alla naag waalan oromooy guur guur dalkayaga nooga taga dalkiinu waa nabad anigu dhaqtar ayaan itoobiya u aaday markaasay na dheceen oo afkooda aanaan garanayn nagu handadeen waan dhexmariweynay adeer soomaalillaan waa gob waaba laydinku hayaaye l
@OS-db8um
@OS-db8um 2 жыл бұрын
Cusrinimada aynu iska dayno shalay uun bay ahayd markaynu Ethiopia maganta u ahayne goormaynu durba ilawnay Mideda labad dadka kuu baahan halo naxariisto si uu inagana Allah inogu naxariisto
@sucaaddiriye6637
@sucaaddiriye6637 2 жыл бұрын
Wadankoodii ha ku noqdaan soomaalind malaha beenbeen ayey rabaan hala saaro wadanka
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Allaha naga kiin saaro Gurihiinii waa nabad
@Uus998
@Uus998 Жыл бұрын
Ilmo yar beey miss xisho kuqawatay e xadey naag oromah ala
@yurub5288
@yurub5288 2 жыл бұрын
Dhulkina ku noqada maxa keenay cabasho somalilaan maqadi karto umad soo qaxaday lamana aqoonsanaya markaa yaa ka masuulka ah somalilaan iyo muuse way iska ba een hadabey cid kasta afka ku soo tageyso
@oneworldone9698
@oneworldone9698 2 жыл бұрын
We have to respekt our Sister and our brothers. We are all somalilanders. We are the same family's. Wallahi haqdaradoo ha la jojiyo. Indinkuna hada ogatan dhadkaan carorta xadaya inshalla idnkuna sheqaa qoof kii aad wax ku ogataan fadlaan wallalyal
@suhuuromar8195
@suhuuromar8195 2 жыл бұрын
Meeshan Somaliand maxaa lagu kibray naga taga wadankiina taga
@akraminaxuuxule9915
@akraminaxuuxule9915 2 жыл бұрын
CID kibirtay ma jirto rux magan kaso dontay laguma jes jeso adba markat qurbaha gashan san bad u qeylisan nin walbo qoxotiya xoriyad bu raba
@zakariyedaacad4364
@zakariyedaacad4364 2 жыл бұрын
@@akraminaxuuxule9915 we we somali wey burburtey lkn ayaga wadankoda waa nabad
@halimamumin3643
@halimamumin3643 2 жыл бұрын
@@akraminaxuuxule9915 Somaliland wexeey qurbaha u tegeen markii dalkeedi burburtey. Laakin idinku dal baad leedihiin oo nabad ka jiro. Maxaad noo cidhiidhineysaan.
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 2 жыл бұрын
Walee hadaan somaliland dadkan iska raafin wadanka waa lal wareegi
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 2 жыл бұрын
Wadanka yaa ka shaqayndoona hadii Oromo la raafo?
@zamzamzamsam6108
@zamzamzamsam6108 2 жыл бұрын
Marti matihidine orod qabo Wadankiinii waa nabade Hanoo qaylinine
@user-pk1st4uu8w
@user-pk1st4uu8w 2 жыл бұрын
Dadkaan waa muslimiin kaleexi afkaaaga
@afnaaanahmedfarah5866
@afnaaanahmedfarah5866 2 жыл бұрын
Adeeryay yaaca
@najmahassan8087
@najmahassan8087 2 жыл бұрын
Walaal oromo Ethiopia ha iska tagan
@caddeyxiis139
@caddeyxiis139 2 жыл бұрын
Wllo dalkiini qabta
@cshakurlooyaanafc7093
@cshakurlooyaanafc7093 2 жыл бұрын
😂😂😂you would rather have Oromos then Somalis right?
@alimussa5560
@alimussa5560 2 жыл бұрын
These people are just like Somalis, some are muslims, then Generalizing everything is not fair. These people require proper security and proper recognition of their presence.
@hindaadan3442
@hindaadan3442 2 жыл бұрын
Wadan bay haystaan dhibina ma haysato do u know the most beauti city in that country call NASIRAD is the capital City for the OROMIA they have no problem what so ever so they can go to their land
@alimussa5560
@alimussa5560 2 жыл бұрын
@@hindaadan3442 Dear sister , true they are neibghours but remember people may have problems that are based on many issues. Hence till the Somaliland and the concerned UN agencies agree with these people to be repatriated. Somaliland is required to give them proper security, allow them their rights as Humanbeings, and all Somalilanders are required by law to treat and talk to them with respect. Blaming all the crimes to these people without proof is not fair. Further more most are Muslims, what does the Holy Quran say , treat your guest with utmost respect. The process has no short cuts. Any one with No proper documentation needs to be registered and documented by the Somaliland government and UN agencies concerned. UN Geneva convention applies to all . Please remember that Somalis have gone to all over the world as refugees and most have gained from the Geneva convention.
@abdirahman292
@abdirahman292 2 жыл бұрын
They are not refugees like Syrians or yemenis. They don't qualify for refugee status.
@alimussa5560
@alimussa5560 2 жыл бұрын
@@abdirahman292 How do you ù⁶6 and ⁷come that judgement, they have documents given by UN agencies concerned and witnessed by Somalisland government. If they are not refgues then Somaliland government should work with UN agencies concerned for ⁶reparations to be acceptable to these people. Mean while time Somaliland government and its people are bound too treat these refugees with dignity and respect. That is for sure , Somalis in Somalilland need to understand respect is a must to all those within Somalliland and its neibghours weather you like them or not.
@hindaadan3442
@hindaadan3442 2 жыл бұрын
@@alimussa5560 i know wallo dhibata kolay haysata qof wadankisii ka soo baxay and i undersand if u dont have 2 markhaati u cant just say waxbay xadeen in Islam lakiin wallo dhibtoodu ma yara dhamantodna maha tuug somalilander Tuug ahiba way jiraan oo waa in xaqooda la siiyo OROMADUNA waa inay iska qabtaan dadkooda dhibta wada maha inay qariyaan. My younger bother he is in Hargaysa to build houses there maad rumaysan he told me that when the builders go for lunch he has to look after the staff in side the gate with another guy hadii kale he said Some group off Oromo boys will take anything they can take it then selle it subxanalaah. thank u so much wallo i like the way u explain to me
@hindaadan3442
@hindaadan3442 2 жыл бұрын
Dad kibaad xadaysaan ordoo wadan iyo beero iyo xolaba waad haysataan wadankina taga oo dhibta naga daya please
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 2 жыл бұрын
Subxaanallah illaahow umadaada u gar gaar aamiin yaarabi Ax 😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏
@namanga9786
@namanga9786 2 жыл бұрын
Orma larafoo
@xaalinuur5555
@xaalinuur5555 2 жыл бұрын
Oo waynagu soo fideenee
@ismailabdi4267
@ismailabdi4267 2 жыл бұрын
These are refugees and they need to be treated as such. Don’t know the full story but they deserve to live in peace and security.
@Julian-Moon
@Julian-Moon 2 жыл бұрын
We know them very well, as long it reaches to the level they are asking for rights that doesn’t belong to them such as working, I suggest to send them back from wherever they came from, go back to Ethiopia
@dajiyamohamed4308
@dajiyamohamed4308 2 жыл бұрын
Qof walba dhulbuu lyhy alle dhulkiina nabad hayniiga dhigee taga dhulkiina
@kamilobarre9118
@kamilobarre9118 2 жыл бұрын
Wale waxraban sida yuhuuda inay somaliland inay lawareegan
@muqdishomuuqwanag1447
@muqdishomuuqwanag1447 2 жыл бұрын
😅😅😅😅 ilahay ka baq
@ahmedwarta1838
@ahmedwarta1838 2 жыл бұрын
ordoo difaacda dalkiina .magan galyada aad kujoogtaan waamaxay ma dowlladaa idin xasuuqaya itoobiya sow dowlladiina iyo dalkiina maaha? abiy usheega difaacey kasoo baxsanayaan ee haloo celiyo.
@idrisali8533
@idrisali8533 2 жыл бұрын
MashaAllah Somalilandeyn MashaAllah MashaAllah Again Beesha Direerd
@fardusaw9688
@fardusaw9688 2 жыл бұрын
Sharkiina nagala baxa dooxii hargaysana waa la nadiifiyay suuqii baad uruseen naga baxa please ku noqda wadankiina.
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 2 жыл бұрын
Tnx wll lkn dalkoodu waa nabad haday dhib inagu qabaan ha inaga baxaan dee yaa ku dhegan
@lionofsomaliland9
@lionofsomaliland9 2 жыл бұрын
Waar dadkan aan arkaa Waa muslimiin baahan Oo muslimiin u yimi Sub xaana llaah
@mustafaabdillahi2889
@mustafaabdillahi2889 2 жыл бұрын
markii hore hadii magangelyo la siisay imika iyagii baa dalkodii haystack ee salamma
@TheAwgga
@TheAwgga 2 жыл бұрын
Oroma waa dad islaama ha la daayo Allah ayaa inagu arsaaqayee
@hipomaxamett3385
@hipomaxamett3385 2 жыл бұрын
Omg im so sorry 😐❤️❤️❤️🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@metrodrillz8903
@metrodrillz8903 2 жыл бұрын
oromos raid somali towns in ogaden and kill us . They will take somaliland wallahi if you dont stop them They displaced 1.2 somalis in 2018 and have taken dire dawa and moyale .
@shucaybilkadahable1707
@shucaybilkadahable1707 2 жыл бұрын
Wllhi anaga ayay burco nagaga xadeen inan yar oo ka soo reebnay
@farhiajama5944
@farhiajama5944 2 жыл бұрын
Waa khasab inaad wadankiina aadaan qaxooti matihidiine nadhaaf haddii kale waanu idin gubi
@maqalxaqiiqada6120
@maqalxaqiiqada6120 2 жыл бұрын
Dadka reer somaliland kuwa kaliye cid walba hadhsato hanaqoto calankeenu Waa calan cidwalba hoos joogto eee kaasay soo magan galeene fadlan masakiinta yaan lagu hoos dulmiyim
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 жыл бұрын
Qurbe joogbaan ahay 31 sano ayaan joogay uk ka maanta soogala iyo kii ku dhashay sharci ahaan waa isku mid danbiilana waa danbiile qofka danbiga gala uun baa iska leh wuxuu galay cidkale lama saaro.
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
UK sa aad ka hadlaysaa ma Somaliland oo dadkeedui wada bakhtiyayaan baad soovak dhiktay haday sidaynu faqiirka unahay ay UK tahay mabaad takteen hadaad taktana waalagu jarjarilahaa ka dib lagu tuurilahaa dal heer gaadhay hanooga sheekayn
@daauudadam188
@daauudadam188 2 жыл бұрын
Waa farabadanaa
@yaasinmaxamud8930
@yaasinmaxamud8930 2 жыл бұрын
Oromadan wadanka ha laga saaro ha ina dhafaan hadii kale wey la wareegi maalin walba konton kabo caaga xidhan ayaa soo talaabaya weyna ku tar mayaan waa in laga feejignaado
@farhiajama5944
@farhiajama5944 2 жыл бұрын
Shacabku ha kacaan oo kuwaan dhagax wadanka hakagu saaro
@user-pk1st4uu8w
@user-pk1st4uu8w 2 жыл бұрын
Qabyaalad jooji
@yassirmuhumed4306
@yassirmuhumed4306 2 жыл бұрын
Harumaysan
@waxhubsothinkahead3943
@waxhubsothinkahead3943 2 жыл бұрын
Xitaa kuwa warqadaha haysta ee lagu beerayo ee maanta ku doodaya waan ku dhalanay oo 20 santander joognay waa in la raafaa
@El_kant0
@El_kant0 2 жыл бұрын
Hadaa qaxooti tihin maxaa casima idin dhiga maa xeryo la idiinsameeyo xadka kuyala
@cabdiqadirmohamet7531
@cabdiqadirmohamet7531 2 жыл бұрын
👍👍👍👏👏👏👏❤❤❤❤
@xafsamohamed2503
@xafsamohamed2503 2 жыл бұрын
Suxaanalaah dadkan muslimka haladaayo somaliada yurup iyo America jooga gaalada lajooga kawarama inikuna dad walaaladiina oo muslima haloonaxariisto inagana Ale ayaa inoonaxariisanaaya
@faym3722
@faym3722 2 жыл бұрын
Dhulkiina aada, waa idiin dhowyahay, dhulkiina aada, aada, somaliland xero qaxooti mahan.
@engdekamohaaa49
@engdekamohaaa49 2 жыл бұрын
Waad xadaan caruurta wd cuntaa dadku markay idinku yimadaan dhulkina qurin baa tihiin dhulkiina ku noqda nacalaa idinku taale oromo abaal maleh waar hala tumo bahalaha xun xun damiirka dhintay cudurka calora ayaguu ka kacaa haday og yihin carada aan u qabo mabay hadleen ana ugu tagay dhulkoga dan baa ii gashay illaahay uun baa nolol ila jeclaaday mooye teelo ima dhigan somaliyey hadad ficil leedihin dadkan abaal male garaaca oromo nacaybkey inoo qabaan gaalka cad inooma qabo inaguna wn soo dhawaysanaaa wn ka xumahay aniga dhib bay isoo mariyeen mana iloowin😥😥😥😥 meel walba oo aan ku arko garaacis bay iga mudan yihiin ani wlhi
@doogdhodkon7291
@doogdhodkon7291 2 жыл бұрын
Waa inay kabaxaan dalka kashaqaysta dhulkooda
@saynabhassan5643
@saynabhassan5643 2 жыл бұрын
Wayaa oromo waa la ogyahay khadyaan baa la idinka joogaa ku noqda waddankiinii maxaad isugu dhakinaysaan dalka. Adeer nabqdg3lyo kaga bax waddanka dhul baad leedahay calqnbaad leedahay baxa dhibkiinii iyo dhaqanxumadiiniba waa lagu dhibtoodaye.
@user-pk1st4uu8w
@user-pk1st4uu8w 2 жыл бұрын
Oromoda qeebta muslimiinta dalka waxbey kaleeyihiin
@Muslimiintawaawalaalo
@Muslimiintawaawalaalo Жыл бұрын
@@user-pk1st4uu8w siilkahooyadaa 🤣🤣🤣
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 5 ай бұрын
Oromada Iska saara waayo waxay waxaani khad iyo sir ayey ku socdaan ❤hadana somali galbeed xasuuq iyo bara kicin ayey ku wadaan aawey dhulkii somali galbeed sow Oromo ma qaadan
@laxawofficial3693
@laxawofficial3693 2 жыл бұрын
Dee wadankiini taga hadaad sidaa u ooyaysaan
@asmacumarelmi6955
@asmacumarelmi6955 2 жыл бұрын
Ma shaqaysano kulahaa walahay magadaba iyaga lacagti kadhameeye Ambassador iyagaa ka shaqeeya Madaar iyaga ka shaqeeya doobilihu waa iyaga Kuwa beeraha qoda waa iyaga xita gabadhahooda ayaa hayada ka shaqeey Urda wadanki kuu labaata huuno
@dthunder180
@dthunder180 2 жыл бұрын
Ha la raafo wadankoodii ha la gu celiyo. oo ha la adkeeyo sidey usoo galaan. Waxaan umaleynayaa inuu musse bixi warqadaha u dhiibay si ay u doortaan.
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 жыл бұрын
Ma kuwi dorashdi kasii baroranyey ba tahay 😂😂😂
@hamseismail8134
@hamseismail8134 2 жыл бұрын
oromo ish
Cute Barbie Gadget 🥰 #gadgets
01:00
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 55 МЛН
1❤️#thankyou #shorts
00:21
あみか部
Рет қаралды 86 МЛН
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 2,8 МЛН
CAFI WALAALKAA !!! AAD DADKA UGU SARAYSIDE || Sh Maxamed Macalin
14:01
Daacad Production
Рет қаралды 27 М.
20 sanno ka hor ayuu dhakhtarku igu yidhi waad dhimanaysaa.
39:57
MM Somali TV
Рет қаралды 113 М.
Cute Barbie Gadget 🥰 #gadgets
01:00
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 55 МЛН