No video

“Haday U Mehersantahay, Isagaa Leh Wixiis”Sheikha🤔& Ninkan Cajiibka Ah Ee @Sijuusuper

  Рет қаралды 13,334

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Жыл бұрын

Mohamud’s TikTok is @sijuusuper
Masha Allah! Allah ha barakeeyo, this brother iyo kuwa kale ee sharafta leh oo dhan oo ha inoo badiyo noocooda ❤️🌺🙏

Пікірлер: 185
@zakiaabdullahi9226
@zakiaabdullahi9226 Жыл бұрын
Abaayo yaakugu yiri habar ayaad tahay, hadii aad habar tahay hooyada adiga kaaweyn iyo mida kasiiweeyn iyo ayeeyooyinkeen mexeey noqonayaan. Waxaad tahay gabar qurux badan oo qiiymo badan.❤
@aliahassan2250
@aliahassan2250 Жыл бұрын
Hooyo agoon soo korsatay ayaan ahay balse maanta ayaan ku dhageystay hooyooyinka aan la kulmayay ayaga lee caruurta la ordaya sida aniga ayagoo nimankooda guriga u jooga. Aad iyo aad ayaan ugu farxay hadalkaaga maasha Allah raga runta ayaad u sheegtay
@balqiis1060
@balqiis1060 Жыл бұрын
Hbo,I've noticed men who degrade women the most are men who have been raised by single mothers,what a tragedy?instead of understanding what their mothers been through, they wanna make their wives suffer as their mothers did.So in a nutshell the cycle repeats it self.......BTW hbo your words are changing ppl,in fact it already did,and change takes time,so continue what you are doing,we appreciate it🎉.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
Absolutely true habo! Most of these men were raised by their mothers even if they never left the father. This whole saga needs a deep psychological analysis walee! Thanks habo gacalo ❤️🙏
@saynf
@saynf Жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel 🤣🤣🤣 i have a cousin who is studied clinical psychology and her main goal is to TREAT ALL SOMALI MEN, ONE BY ONE. SHE CRACKS ME UP!!!🤪
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
I have noticed that too. It is the men whose mothers asked for divorce or kicked their fathers out. When I thought about it I guess as a boy they needed their fathers there and they blame their mothers for kicking them out.
@Humanity894
@Humanity894 Жыл бұрын
@@saynf she’s hilarious 😅😅 May Allah bless her
@lakiliibaan3167
@lakiliibaan3167 Жыл бұрын
​@@FatxiyaCabsiiyeChannel❤
@hudafuture1330
@hudafuture1330 Жыл бұрын
Masha Allah habo you always right .specially anigu waan kuu mahadnaqayaa sbabtoo ah koriinkayga maskaxeed waad ka qayb qaadatay 3 yrs baan kugu xidhanahay. Last 2 yr wax weyn baan kaa faaiday. And understand a lot from yu habo .I'm 25 yrs now.inta aad ii sheegtay hooyaday iyo ayeeyday toona iima sheegin about men and my own rights. I seem my self like slave for men but now I'm a young fathiya, cidna ima qaldayso ican live with only the one who I'm worthy to him .I love yu hbo
@nasteexoyeedhwayne
@nasteexoyeedhwayne Жыл бұрын
Kula mid baan ahay
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 Жыл бұрын
Suju waa geesi geesi dhalay, he is the true role model for all Somali fathers and a lesson just be learnt from inanka allahuma barak MashAllah what a brother. He lives in Holland in Holland wll
@dheeman350
@dheeman350 Жыл бұрын
Abahey alaha u naxariisto Wu diidi jiray waa ceeb gabdhi guur rabto meherka iyo arooska Hal maalin lawada dhiga u dhihi jiray xita one week in u dhaxeyso ma ogolen wa sharaf dhac ayu oran jiray alxm
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 Жыл бұрын
Anagaaba saasi nahaysataa oo mid halakana hoosta inta laga guursaday la uureeyay oo shaki nagu dhacay 😂😂😂
@saidojama1170
@saidojama1170 Жыл бұрын
Fathia Cabsiiye abaayo habarnimo kuu dhiman ee kuwaan waxeey jealous ka yihiin quruxda Allah kuugu deeqay iyo matching house kaaga quruxda badan
@MoShaafici
@MoShaafici Жыл бұрын
"The follower that blooms in Adversity is the rarest and most beautiful of all time"...
@queenbee9794
@queenbee9794 6 ай бұрын
Why am I agreeing to this….
@maryan3892
@maryan3892 Жыл бұрын
😂Soo funny tafariiqda iska diida waayo qeema jab baad ka qaadeysaa
@ikramfouad2247
@ikramfouad2247 Жыл бұрын
Like we are nothing as women. The way he's talking subxanallah.
@abduraxman143
@abduraxman143 Жыл бұрын
Wa nagihi o DHAN wixi garoob loogu dhigay SI sii hadhowna ninki wuba ka xiso dhacay
@hanalula2392
@hanalula2392 Жыл бұрын
Beautiful analysis 👌 👏 ❤️ ♥️ 👍🏽 💙 Do your part .
@farhiyohassan6102
@farhiyohassan6102 Жыл бұрын
taas waxaa keenay gabdhuhu diintooda habartaan iyo xuquuqdooda uu allah siiyay markaasay guul gaaranayaan sheekhaas aad ayaan uganaxay siduu uhad layay
@kinzdarwish9010
@kinzdarwish9010 Жыл бұрын
ASC. Beautiful soul, the concept of marriage to a penny, less homeless male and more has been normalised for long time. The so called Sheikhs are cut from the same fabric.
@Queenjiija
@Queenjiija Жыл бұрын
Run sheeg waa ceeb sheeg, fathia duleeste waxey ku bursanayan runta ayeey kugu naceen lkn anyway you are role model😍
@a.k7513
@a.k7513 Жыл бұрын
Wan hubaa inu halgankaaga mira macaan bixin dono, isbadal ba so ifbaxaya, duleystayaal badan ba showga fatxiya ku towbad keeny, wllhi waxad bilowday revolution and it will last for decades to come
@samiranasir88
@samiranasir88 Жыл бұрын
Absolutely beautiful queen mashallah
@marianali6233
@marianali6233 Жыл бұрын
Xaqa illhy siiyay dumarka uma baahno shekh iyo shaydaan inay usheegaan
@fatmasamatar3776
@fatmasamatar3776 Жыл бұрын
Wuxuu yiri rasuul scw firaashkiisa haduu kuugu yeero siiya lkn nin aan firaash Lahayn ha siin xaq kuguma leh
@zahrasaid1888
@zahrasaid1888 Жыл бұрын
Where is the absent father?
@maxamedcal9566
@maxamedcal9566 Жыл бұрын
Ramadan kariim fadxiya. Waan ku taageera anigu waayo Mar kasta runta ayaad ka Hadasha. Gabadh maskax badan ayaad tahay. Mansha Allah.
@amalomar3138
@amalomar3138 Жыл бұрын
So funy habo markastan kudhagaysto waa qoslaa ilahy cadawga hakaa hayo gacalo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saynf
@saynf Жыл бұрын
Tafariiq!!!! 😂😂🤭🤭😳😂 edebdarana sheikhan!!
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 Жыл бұрын
Disrespectful wallahi
@ahmedhabiiba512
@ahmedhabiiba512 Жыл бұрын
❤🎉masha Allah 👌 tabarakalah 👌 runbadana gesiyad😊
@asmacali111
@asmacali111 Жыл бұрын
Queen always queen
@fardowsasheikh8071
@fardowsasheikh8071 Жыл бұрын
Ma sha Allah habo fathiya love you I am same as you same I dia caafimaad ku noolow ❤
@fatimamohamed8366
@fatimamohamed8366 Жыл бұрын
Habo i love you allaha cimriga hakuu barakeeyo
@wllcabdulahi4919
@wllcabdulahi4919 Жыл бұрын
You are very smart
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 Жыл бұрын
Ilaahow na cafi
@hennadesingandskincare5027
@hennadesingandskincare5027 Жыл бұрын
macali madaydi maxaan kafa iday
@fahm3d88
@fahm3d88 Жыл бұрын
Gabadhay kuxirantahay in aanay banaanka u ogolaan ilaa guri ay leedahay lageeyo balse gabadhu go aan ka ayadaaleh Ninku marwalba wuxuu mar mar siiyo kadhiganayaa meherka xalaasha ah. Diin ahaana waynu ognahay in ay San dambi ahayn marhadii meherjiro.
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Жыл бұрын
Asc fadxiya maanad ka nasanayn xayaati Ramadanta oonad break ka qadanaynin Duleste iyo qoyan
@samiranasir88
@samiranasir88 Жыл бұрын
Ramadan Kareem sweetheart
@koradabdi4267
@koradabdi4267 Жыл бұрын
Walaahi fatxiya w runley maansha allaah nimanka ajnabiga ah wey kahadlaan gabdhaha somaalida maansha alaah sidey gabdho adag u yihiin nin intii uu naag ka rabi lahaa waxa kaliya oo lagahelaa wa gabdhaha somaliyeed ilaahoow ku xifdi amiin ya rabi
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 Жыл бұрын
gabdhaw is ilaliya
@AyaanMustafe-ye7rx
@AyaanMustafe-ye7rx Жыл бұрын
Xaqoodu maba dhamaado😅😅😅😅😅😅
@iqrayacquub
@iqrayacquub Жыл бұрын
Agonta aabahoda nolyahay duleyste 😂😂😂😂
@mariamgoudal1657
@mariamgoudal1657 Жыл бұрын
Asc farxiyay englishka ha isku ilaawin ma fahmayo walaal macaan ❤❤❤❤
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 Жыл бұрын
Walalyalaw Ninka haduuna diyaar ahayn iiska jooga, Waxaad siiqorsheysato uunban la kulemysaaa, Maba Aamaninsaneyn anoo Inan ah inaan habeen Guriga Hooyadey sii Joogin Hadiiba aan nin Raacayo,.
@fardoushirsi9002
@fardoushirsi9002 Жыл бұрын
Sc Fathia wan ku salaamay walal Anuu waxaan aaminsanahay qalbiga dumarka cidi ma eegto waayo gabadha markaad guursato hadaanad sugi karayn kulanka gabadhaada dee malinkaad guri iyo gogol u diyaar tahay guurso oo macno u yeel miyaanay ka khajilin gabadh guriga hooyadeed kolba lagala baxaayo oo meel ay ku daahirsato aan garanayn ilayn walidkaa waa lay fuulay malin walba isku cadayn mayside acuudu bilaah nimanku waxaa kama xishoodan waxay raamsadaan uunbay rabaan Walahi anuu waxaan ahay hooyo 4mo baan ninkayga u mehersanaa intaan lasheekaysanaayay hadaan baxo ilayn marmarsiiyo ma waayayee mar aan idhaa asxaab baan raacay ama anaa iska baxayee malinki an guursaday walahi xitaa hadaan dan kale u baxaayo wan ka khajili jiray oo waxaan is odhan jiray yaan lagu tuhmin lkn iyagu intaana kama fikiraan ilayn waa dad aan waligood hush la odhane😢
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Fatxiyaay waa waxay hudheeladu Nairobi popular u yihiin for this se.... X tourism temporary marriages! And I could be wrong but many of those hotels are owned by these so-called wadaads. They are facilitating gabadha Somaliyeed in aa la bahdilo inaa marba meel lagu wasso sida sharrmutada. They are absolving men of all responsibility. Nin Qurbajoog ah sanadka mar uun Nairobi ama Somalia yimaada will choose the hotel option rather than in uu gabadha guri dajiyo.
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Waa runtaa wll waa dhaqan xumo ka jirta Nairobi iyo magaalooyin kale oo dhulka soomaalida ah waxaanay u badanyihiin niman qurbe joog ah oo lacag kaga faaiidaysta hablaha waana calooshiisa iyo candhadiisa la ciyaar hore ayay soomaalidu uga maah maahdaya raga noocaasa dumarkuna ma yaqaanaan oo waa u nin kadib sumcadii ragana waa xumeeyeen een hablihiina noocaas ma diidayaan ileen lacag buu isticmaalayaa nacaskaasi markaa alle ha ina xafido oo ha inoo gargaaro umadeena dhamaanteen
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
@@maxamedxuseen4516 amiin walaal. Tolow gabadha markaa la guursanayo abaheed iyo hooyadeed maxay ugu xujeen waayeen inuu guri dejiyo? Maxayna wadaadadu iyo shuyuukhda arintan uga hadli waayeen? Nin baan halkan ka arkay KZfaq. Gabadh buu bartay hudheel buu dejiyey. Waan guursaday iyo waan mehersadey toona muu odhan maalin isagoo booqanaya (wuxuu yidhi qas qas baan u sidey ay iga dalbatay 😂) ayuu daaqadda sidaa u eegay show waaba naagtii oo nin kale sariirta la jiifta!.
@zahramuhumed2542
@zahramuhumed2542 Жыл бұрын
Waa calooshood laciyaar maxaayeelay baahidooda ubaykahadlaan
@ashamohamed689
@ashamohamed689 Жыл бұрын
Aslam alaykum xabibti thanks ❤
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 Жыл бұрын
I will not comment the sheikh because he denies the rights of the women which is the first shelter and other many rights. Part1 of your debate I listened. It was important and the guy who participated his ideas showed that men has no clue with the issue and there is big gap in terms of understanding of the issue
@momof3264
@momof3264 Жыл бұрын
Habo plz tell me where I contact I want your answer waxan rabaa inaan arin kula wadaago
@jidkanuura1471
@jidkanuura1471 Жыл бұрын
Kkk waa run fadxiyaay dumarka soomaaliyeed nimankii aduunku way barteen xataa imika niman carabaa laga sheegayey war naagaha soomaaliyeed karti badanaa hebal cali dacar hays diyaariyo bari dhow challenge guurka hablaha soomaaliyeed ah ayaa soo wajahayee
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
Jumlad iyo tafaariiq! Bal erayada uu isticmaalayyo daya ninkan. Waa erayada loo isticmaalo ganacsiyada iyo baayic mushtariga. Ma badeecad la iibinayyo baa naagtu?
@MoShaafici
@MoShaafici Жыл бұрын
Habeen walba sidaan ku sugaya ayuunban kusoo baruuraga one minute after your life, 11kiibaan la sii haysta waxna way iga qaldanyihiin, 9 pm ayaa isaa sii xadirayay 😀😃 hadaana bal adba. Second to all you are beautiful inside and outside, you are beautiful on and off of camera, You are beautiful morning and evening habo.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
Sorry habo! Islaan yar oo boqol wax la butuqsanaysa ayaan ahay. Ii dul qaado. Allah haku jeclaado❤️🙏🌺
@hodonawil7025
@hodonawil7025 Жыл бұрын
Masha Allah Hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq baad kahadashay ilaaahay hanookaadaayo wacneey guulayso samo noogu waar hbo aad baan kuujeclhy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@samiayhussein8432
@samiayhussein8432 Жыл бұрын
Maashallah ❤️🥰🥰💯👌
@hanankhadar3166
@hanankhadar3166 Жыл бұрын
Habo waad guulaysanaysna whatever they say, I'm sure
@sumadqaran
@sumadqaran Жыл бұрын
Soomaali horay beey oogu maahmaahday rag calooshii la ciyaar iyo caadhkii la ciyaarbaa u daran. Candhadooda kaliya ayay ka fikirayaan. Candhadooda ayay Ku caqli yihiin.
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Hhhhhhh waa maah maah run ah fariid baad tahay runta ayaad sheegtay kuwaasi waa kuwa sumcadii raga meel kaga dhacay dumarka sidaas uma garanayaan waa u WADA nin alle ha inoo gargaaro dhamaanteen
@sumadqaran
@sumadqaran Жыл бұрын
@@maxamedxuseen4516 Aamiin walal . Kuwaa aan sheegeeyno intaas hadii lagu dhoho weey xanaaqaan . Illahay baa noo baneeyay iyo dareenbaan u guursanaa ayay lasoo boodaan. Oo ma candhadaada ayaad u daneeyn mise caruurtaada iyo xaaskaaaga??? Yaab lagama dhaadhicin karo .
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
@@sumadqaran Waa runtaa wll calooshiisa iyo candhadiisa la ciyaar khaladkiisa lagama dhaadhicin karo waayo maah maahda ayaa sheegaysa inaanu caqliba lahayn oo hawadaas la ciyaarayo markaa masuuliyadu waa qaali waa muhiim nolosha dadka markaa rag iyo dumarba alle ha inaga dhigo kuwii garta dhamaanteen alle ha ina garansiiyo oo ha ina xafido wll thanks 😍😘🥰🙋‍♂️🙋‍♀️🖐🖐❤❤❤❤❤❤
@sumadqaran
@sumadqaran Жыл бұрын
@@maxamedxuseen4516 Aamiin walal. Waxaan u gartay inaad wiil tahay. Marka adiga oo kale ayaa Ku jira iyo in yaroo kale. Mahadsanid
@nasrenuur5801
@nasrenuur5801 Жыл бұрын
Asc fadxiyay walal iyagaa masuuiyadoodi gabay
@rayaancabdi6542
@rayaancabdi6542 Жыл бұрын
So beautiful and inelecetual quesb❤❤❤❤❤❤
@shugrimohamed3642
@shugrimohamed3642 Жыл бұрын
you are the lion hbo ilaahow ku xifdi adi iyo ubadkaaga ba❤
@handabarrow4475
@handabarrow4475 Жыл бұрын
keep going happo👍
@xabagbarsheed3558
@xabagbarsheed3558 Жыл бұрын
U sheeeéeeeeeeg xabiibti Hebel cali dacar duleyste
@aniisohareed6958
@aniisohareed6958 Жыл бұрын
*Fathiyaay diinta cadaaladeeda adaa fahansan shiikhyadu miyey qarinayaan runta mise aqoon daraa haysa*
@Madhaafaan
@Madhaafaan Жыл бұрын
Fatxiya love you so so so so much🤗🥰
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Balaayo ku jumladaysa meesha ma alaaba la gadaya 😂😂😂Yaahu
@dakeyaalihassan617
@dakeyaalihassan617 Жыл бұрын
Thank u the langage is so dehumanizing and dimunishing. Hoos u dhigiin iyo ixtaram dariii qofta dumarka lola kacaay
@queenmunera8415
@queenmunera8415 Жыл бұрын
Habo waxan kuu bixiyey fatxiya daweeya marwalba oo aan ku arko qlbiga ayaan farxada kadareema l love you hbo mcn❤❤
@deqashire4077
@deqashire4077 Жыл бұрын
Weey baahan yihiin alaha dharjiyo Alaha iimaan ka galiyo ubadkii ayeey dayaceen Fatiha
@ruruiris9970
@ruruiris9970 Жыл бұрын
😂😂😂 farxiya asc walaalo
@fatmayoutube1151
@fatmayoutube1151 Жыл бұрын
Oo ilmaha kama dhalin ku dhahay 😢 oo ku inkiraay 😊
@Nuurtoali129
@Nuurtoali129 Жыл бұрын
Anuu heer wxn marayaa nin sheekha oo guur ka sheekaynaya inaanan daawan waayo dhinac uunbuu ka sheekaynaya
@ruruiris9970
@ruruiris9970 Жыл бұрын
😂I love you so much
@Independent-girl1
@Independent-girl1 Жыл бұрын
Link wiilka noo so dhig habo❤
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
@sijuusuper on TikTok gacalo. Go follow him❤️
@radia9905
@radia9905 Жыл бұрын
Sax weyee❤
@historynerd7549
@historynerd7549 Жыл бұрын
Gabdhow ilaa guri leydin geeysto meherka haku degdegina don’t be so hurry or you will regret! By the way this sheikh is one of the best somalida
@nuwara8333
@nuwara8333 Жыл бұрын
Shikha waxa wedinaa so ninka wajib kuma aha مسكن ama guri io firaash mexaytay gabadha luuqyada lala galaayo
@hodanabdi5258
@hodanabdi5258 Жыл бұрын
Fatxiya 🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️
@faisaabdallah8021
@faisaabdallah8021 Жыл бұрын
Hhhhh habo funny tahay😂😂😂
@shiiddo
@shiiddo Жыл бұрын
Asc sheeikha asiga ma ogol yahay in gawadhiisa lagu sameyo
@Hana-997
@Hana-997 Жыл бұрын
Maya maalitaasu raacinaya
@hanalula2392
@hanalula2392 Жыл бұрын
AGOONTA AABAHOOD NOOL YAHAY .
@nasraabdullahi231
@nasraabdullahi231 Жыл бұрын
❤❤❤
@ayansuleiman4750
@ayansuleiman4750 Жыл бұрын
Agonta abahod nol yahay 😂😂😂
@zahramuhumed2542
@zahramuhumed2542 Жыл бұрын
Agoonta Aabohood noolyahay 😂😂😂😂
@kadanaliisa9998
@kadanaliisa9998 Жыл бұрын
Asc fatxiyay sujuu waa wiilkii aan iskugu kein duceeyay. In ad commentigayga aragtay mooyee.
@fatmayoutube1151
@fatmayoutube1151 Жыл бұрын
Haa walaahi 😢😢😢
@siinatshire6395
@siinatshire6395 Жыл бұрын
Nimànkà kale ilmahoda janis siyan una guuriyaan laakiin kii soomaliga ahaa wiilki 40 jir ah ayaa guriga u fadhiyaa kuwa kale wuu raadinaya
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 Жыл бұрын
Haduu guri geeysan karin kumabaxiranto whyo waaba mucsaŕ mucsarna kuma xiranto gabar
@hunohunoo1522
@hunohunoo1522 Жыл бұрын
🤣 Xaliimo xaqade adiga u istaak
@n5tv351
@n5tv351 Жыл бұрын
🚷🙈🙉🙈🙉🙈🙉🙈🙉🐂🐂🐂🐂🐂🐂🐂🐂🐂💯✅📣
@amalabdisamed8523
@amalabdisamed8523 Жыл бұрын
Ofcourse dulayste wuu kaa baqdaa Farhia 😅,ishooda ilaahay hakaa duwo
@insaniaabdalla2025
@insaniaabdalla2025 Жыл бұрын
I like tafariqda 🙈😂
@Rose_83k
@Rose_83k Жыл бұрын
Omg why can’t he give her house.😂😂😂
@Hana-997
@Hana-997 Жыл бұрын
Why marrying her at the first place if he cant afford to rent a house and feed her decently.
@khadijahassan5066
@khadijahassan5066 Жыл бұрын
Yaa laaatiif ,jumlaa iyo taafaariiiq aa
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Жыл бұрын
Walaal maxaa soomaalida u diiday in ay yiraahdan hadii loo nixaaxiyo, meherku waa lacagta ay xaqa uleedahay iney sheegato intaan na nikaaxin.
@Hana-997
@Hana-997 Жыл бұрын
Sheekhs soomaaliyeed bari hore ayaan daayey inaan dhageysto. They are pathetic, always belittling women and giving all the benefit to men. Pfffff
@rahmamohamed4096
@rahmamohamed4096 Жыл бұрын
Ninmaka soomaaliyeed dharka madhaqa yaqaan ? Marka siduu masuul unoqonaa nadaafadiisii uuba ka adkaan waayee horta nadaafadooda hasugaano kkkkkkkkkl
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 Жыл бұрын
He divorced me plus the kids,,his family told me adiga lagufura ciyalkane walafuraya be prepared uuf I hate Somali men
@jidkanuura1471
@jidkanuura1471 Жыл бұрын
Ilaahow kula kori huuno
@shukranhassan7879
@shukranhassan7879 Жыл бұрын
@@jidkanuura1471 Allahuma amin thanks 🙏❤️
@afaafmohamud5658
@afaafmohamud5658 Жыл бұрын
Fathia doodahaah naga sooqaybgali please waanu buuxnaa
@najaxahmed2519
@najaxahmed2519 Жыл бұрын
Aroska iyo meherka isku mar kadhigta hablo
@fardusa411
@fardusa411 Жыл бұрын
Gabdhuhu waxay kabaqaan ninja ma yaqaanaan waxayna kadaxadarayaan in uu uureeyo asagoon guri dajin haduu doono uu furu iyadoon melba dagin
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Жыл бұрын
Sheeqyadaan in laga qabto umadan😢!. Dowladahan calamweynuhu biilo iyo Mayiradaa ciidaa iyo camaarka dhaafay may inaga qabtaan!.
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 11 ай бұрын
Shiikha meesha uu joogo ama gobolada uu ka soo jeedo shiikhu xataa tafaariiq lagama ogola waa wantidh oo ilmahaasi garac maba dhaamo cayda gabadha kusocota marka la eego farxiya dhinacaa runbay sheegtay labada dhinacba way kasoo jeedaa farxiya
@fartunjama4040
@fartunjama4040 Жыл бұрын
Mid leh ma aragtay xajka hadaad dhacdo lacag toban kun ah xajkaasu wuu kuu jiraa yaab
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 Жыл бұрын
Waa runtii dee fadxiyaay naagta hadii la meheriyo saw in lays arko maaha. Inader naga daa naaguhu macal way rabaan in laysyara taabto e😂 Dhaqanka somalida waxaa kamida waala meheriyaa kadib waa la diyaargaroobaa inta ayna dhalin kahor kadib waala hooyaa lkn kolay anigu shakhsiyan ma taageersani
@abduraxman143
@abduraxman143 Жыл бұрын
Hadey masheiqdena San u dhaqmayan kuwi caqliga Yara maxa Laga suga Alah maxa bulsho hawawsan nahay
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 63 МЛН
ASHA OO NAXSAN DAQTARKA UGUDBIYEY QEEBTII KANSARKA
15:32
Asha&Shay family
Рет қаралды 20 М.
SI LAMA FILAN  AH AYU U IMAADAY IYO GIFT EID MUBARAK AH
22:36
Riyaq Abdi
Рет қаралды 325 М.
REAL LIFE OF “Ifo” REFUGEE CAMP - Qaxootiga Ifo
10:04
Geenyada
Рет қаралды 424 М.
Nin Aan Ku Doonayn Daba Orod & Naxariis Kuma Soo Jeesto😢
26:01
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 18 М.
18+ | S*xual rights in Islam | #MuftiMenk | #ShWaelIbrahim | #DrMSalah
57:41
Blippi Visits Soak City Water Park | Educational Videos For Kids
28:05
Blippi - Educational Videos for Kids
Рет қаралды 32 МЛН
ASSIM AL HAKEEM FINALLY OPENS UP | #358
55:55
Freshly Grounded
Рет қаралды 58 М.