Haddii Aad 28 Sanno Jir Ka Yartahay Fursad Weyn Baad Haysataa Ee Ku Dedaal 9-kan Qodob.

  Рет қаралды 399

Xogta Maalmaha

Xogta Maalmaha

27 күн бұрын

Haddii Aad 28 Sanno Jir Ka Yartahay Fursad Weyn Baad Haysataa Ee Ku Dedaal 9-kan Qodob
Koobiyo labaatan illaa sideed iyo labaatan sanno jir waa cimriga ugu muhiimsan da’da qofka, waayo waa sannadaha saamaynta ugu badan ku leh jaangooynta mustaqbalkiisa iyo inta badan jidka uu ku socon doono noloshiisa inta ka hadhay. Waxaa se barbar socda isbedello nololeed iyo xitaa mararka qaarkood dhinaca hormoonnada qofka xilligan ku yimaadda, kuwaas oo keeni kara mashquul iyo xaalado nafsi ah. sidaas awgeed inta badan qofku maba ogaado muddada ay dhaafeyaan sannadahani.
Maqaal lagu baahiyey shabakadda Arabic Post ayaa talooyin siiyey dhalinyarada ku dhex jirta da’dan, waxa ay uga digeen in ay qofku u deymo la’aado arrimahan. Talooyinkaas waxaynu ka soo qaadanay sagaalka talo ee ugu sii muhiimsan :
00.00 Hordhac
00.42 Noloshaada Si Sax ah Seeska ugu dhig.
01.24 Wax-akhriska.
02.08 Dhagusiga
02.28 Caadooyinka caafimaadka
02.53 Safarka
03.16 Guurka
03.53 barashada afafka
05.09 Wakhtigaaga maare
05.31 Saaxiib Fiican dooro.
06.04 Gaba gabadii

Пікірлер: 5
@asmaaxmed2797
@asmaaxmed2797 22 күн бұрын
.
@AmiiraReemagaal
@AmiiraReemagaal 25 күн бұрын
Ma. Allah keep going wll❤❤
@user-vk7ys2bd1g
@user-vk7ys2bd1g 25 күн бұрын
m.a wllka
@daahqaadchannel6715
@daahqaadchannel6715 25 күн бұрын
Macalin waan qaatay mid mooyaanee
@Xogtamaalmaha
@Xogtamaalmaha 25 күн бұрын
midasi waa tee wllo
JENKIZ KHAN || DILAAGII DILAY 40 MILYAN Ee QOF
9:51
Xogta Maalmaha
Рет қаралды 126
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 374 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
7 Shay Oo Ay Tahay Inanad Qofna Lawadaagin || @Xogtamaalmaha
6:22
Xogta Maalmaha
Рет қаралды 1,9 М.
6  QALADKA  OO AY DADKU KUGU NACAYA || HADAD SAMEEYSO || @Xogtamaalmaha
3:51
4 Dabeecadood oo ay leeyihiin dadka nolosha ku guulaysta.
6:45
11 Waxyaabood Ka Jooji Naftaada || @Xogtamaalmaha
3:18
Xogta Maalmaha
Рет қаралды 18 М.
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 374 М.