Hadee Marti Kuu Imaaneeso Si Fudud Cunto Badan halmar Ugu Samee Waqti Kooban

  Рет қаралды 396,538

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

2 жыл бұрын

Пікірлер: 384
@nasracabdul1794
@nasracabdul1794 2 жыл бұрын
Rooti farmaajo waxaan ku xasoosta ani iyo gabar aaan walalao nahay oo cadaaani chichen fadhino ayaa Facebook galay waxaan arkay nasra abtidoon oo rooti farmaajo masgerka soo saartay anigana waan jeclaaa rotiga markaasa waxan kor u iri Allah nasra abtidoon ayaa manta soo sartay youtubka ee so galisaa umaleena markiiba ma ogeen nasra agteeena ayee fadhisay weena imaqashay waxana u ahaa taageero buuxo kadib ayee nasalantay indha shareer ayee qabtay wee iska qaday sawiro qurux badan mesha ku galnay baabur marka ayada u ijeerna ayee igu qaday xaafadeeda ayee igeyse rerkgeega dhana waxan iri nasra ila socotee kaalaye nasra abtidoon wa qof wanagsn oo naxariis badan abaayo ilaahay waxa arkeyso iyo waxaad arkeynin haka qabto shatooda cafimaad Allah kusiiyo wa maalin qeer qabtee wan ku duceeye
@amiraqurux2872
@amiraqurux2872 2 жыл бұрын
Wllo maanta waxaan sameyey afurka alx waan ku guuleystay xaafadana dadki afurayey wey mahadiyeen ana adaan ku mahad celinaya nasra khayr allah haku siiyo hadaan soo cuney
@raxiimashiikh3110
@raxiimashiikh3110 2 жыл бұрын
maandhaaAllah tabarakallah💝Fariid ilaahay gacantaada hakuubarakeeyo oo anagana sidaadookale cunto kariska ha noogufududeeyo...Aamiin ya Allah🤲
@zihaamhfarah
@zihaamhfarah 5 ай бұрын
Maansha Allh❤ Abaayo wax Badan Kaa Bartay.Dhinac Cuntada weli Cunto fcn Sharaaxda Faah Faah Sam .Horumar Ku Rajeyn ♥️♥️
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 2 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo nasro ciida ayaa raba inaa family ka uu sameeyo qado waaba ii fududeysay
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
Xbbti waan wada FAA idnay maxaad kariynaysaa anah kugu daydee
@zakariyemohamed349
@zakariyemohamed349 2 жыл бұрын
@@faadumomaxamed8399 😂😂😂
@faadumomaxamed8399
@faadumomaxamed8399 2 жыл бұрын
@@zakariyemohamed349 kkkkkkkk waad iga qoslisay wllhy
@shukrimaxamuud3877
@shukrimaxamuud3877 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo gacantada allah ku barakeyo waxa tahay qofka kaliyah cuntada uu kariyo aan fahmo oo kadib kariyo abaayo codsi waxa noso galisaa bur buskud insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💌💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@ibnumaxfuud
@ibnumaxfuud 2 жыл бұрын
masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Nasra Abtidoon RAMADAAN MUBAARAK 🙏🥰❤
@fatumoabdikedirahmed3115
@fatumoabdikedirahmed3115 2 жыл бұрын
Gawadha kaliya markay wax sameyneyso sheykasta ku shegi Wlhi Qaar kale waxbay qariyaan mana shegaan Gawadha kaliya daacad u ah asxapteda thans huno macaan
@xafsohilaal8514
@xafsohilaal8514 2 жыл бұрын
Sxby taagero yaashada waligaa ma marti qaadey 🤣🤣👌🙏
@anasmohaa1557
@anasmohaa1557 2 жыл бұрын
Mawa kala gaarto
@amuun_xoxo
@amuun_xoxo 2 жыл бұрын
Masha.allah sister gacantada illahay Haku barakeyo❤️✨🌙
@farxiyoxasan2773
@farxiyoxasan2773 2 жыл бұрын
Masha allah abayo allah ku barakeeyo cilmiga iyo caafimaad kaba wax badan ayan kaa faa,iday
@nashaadnashaad1459
@nashaadnashaad1459 2 жыл бұрын
Masha Allah xbbti qaali Ilaahay SWT haku barakeeyo ❤❤
@Zeynii530
@Zeynii530 2 жыл бұрын
CODSI: waxaan u bahanahay xawaajiyada iyo cuntooyinka kuwa loo adeedsado iyo kuwa aan loo adeesanin Tusaale bariiska iyo suugada kuwa in lagu daro ay muhiimtahy iyo falcelinta ugu fiican ee ka dhalankarto MAHADSANID Abayo nasro waxa badan ayaan kaa faaidnay hadii an wilsha nahy Inaas lee inoo soo falanqeyn
@olafracke828
@olafracke828 2 жыл бұрын
Habarta waydi
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 2 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah ❤️ Gabdheheena kheyr Allah idiin siiyo 🇸🇴🙏
@roodacilmi624
@roodacilmi624 2 жыл бұрын
Masha alah huno nasray qofki uguhoreyay edawadan ahay muqalkan alahakuxafido walashay qurux
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 2 жыл бұрын
Masha Allah allow gacmahada ku barakeey
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 2 жыл бұрын
Masha allah waxaa la dhihi karaa waa afur fudud hadane macaan iyo quruxba ah
@foziaali7610
@foziaali7610 2 жыл бұрын
Mashallah 🥰 from Nairobi 🇰🇪
@honomarnuuraani1003
@honomarnuuraani1003 2 жыл бұрын
Maasha Allah Allah gacanta hkuu barakeyo xbbty❤❤
@shokriahasan8316
@shokriahasan8316 2 жыл бұрын
Masha alah Cunto karinta sifican ayad ugarane alaha kusiyado horay usoco abaayo Nasro waxbadan wan ka faidnay ajar alaha ka siiyo
@masbalosman5360
@masbalosman5360 2 жыл бұрын
masha allaah Nasro caday gacmahaaga allaaha barakeyo
@cayuuniturkish6517
@cayuuniturkish6517 2 жыл бұрын
Masha alah mcnto vidiyow noocan ah maxan radiyay thnkis xbbti alaha ku barageyo mcnto oo soo badi qaliyey🤲❤❤❤
@asmaabdirahman8357
@asmaabdirahman8357 2 жыл бұрын
Ramadan karim wllshy qali nasra abtidoon wllhi wan ku jecelht dar ilaahy noolow xppti ❤💋
@fatuushhazan6166
@fatuushhazan6166 8 ай бұрын
nasraay abyo mcn. alaha noo kaadhaafo. waayo wax badan ayaan kaa faidayaa qalidayda shukran mcnto😊
@kadrahassan2567
@kadrahassan2567 2 жыл бұрын
Mashaalaah gacan taada alaha kuubarakeeyo maalinba mid nooga faa iidee
@faadumoaxmed2866
@faadumoaxmed2866 2 жыл бұрын
Masha alh abyo gacantaada Ala hakuu barakeeyo keep going
@munaayanlle8781
@munaayanlle8781 2 жыл бұрын
Masha allaah allaah haku barakeyo gacntada iyo caqligaga
@mumtazmohamed9779
@mumtazmohamed9779 2 жыл бұрын
Mashaallah 🥰🥰👌👌👌🙌💯 sister ❤️
@zeynabhussin7422
@zeynabhussin7422 Жыл бұрын
Masha allha my sister wllshey mcn aad Ayaan kuula socdaa keep going Ina adeer qali🥰🥰🥰🥰❤❤
@nafisaomar336
@nafisaomar336 2 жыл бұрын
Abyo nasaro abtidoon allh ha ku xafido waxa thy abyo an tagero horay u soco xappt♥️
@nursaid6283
@nursaid6283 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal nasro-abtidoon
@amuunmohamed6272
@amuunmohamed6272 Жыл бұрын
Mash llh wll gacantaada allaha kuu barakeeyo waxaankugu jeclahay simple ka fudud
@NadarDahir
@NadarDahir 2 жыл бұрын
Masha allah nasra xbbt gactada allah ku brakeeyo❤
@zahrocabdi4867
@zahrocabdi4867 2 жыл бұрын
🌜🌜🌜🌜🌜❤️❤️❤️❤️ Ramadan Mubarak
@maryanmaxamuud3228
@maryanmaxamuud3228 2 жыл бұрын
Masha allah xabiibt illahay haku barakeyo ❤❤🧡🧡💯
@ayanhersi8412
@ayanhersi8412 2 жыл бұрын
I love you nasroooo afurkayga diyaar maanta thanks xbbti
@Aragzan371
@Aragzan371 2 жыл бұрын
Allah hku barakeeeyo queeen gacantada cfmd ku cun💞💖
@istaahilabshir5871
@istaahilabshir5871 2 жыл бұрын
Keep going my sister love you nasra abtidoon horomar kuurajaynaa xbbti
@hassanismail7553
@hassanismail7553 2 жыл бұрын
بارك الله فيك وحفظك الله🥰🥰❤🙏
@kafiaabdullahi9958
@kafiaabdullahi9958 2 жыл бұрын
Masha Allah thnkz abayo
@anabapple3411
@anabapple3411 2 жыл бұрын
Maashaa Allah ilaahay gacantaada ha kuu barakeeyo
@muniishpea9830
@muniishpea9830 2 жыл бұрын
Vedio waqti bdn galay wyeh wllhi 🥺 gacan malaptena allaha ku dhowr 🧕🏻🥰😫🖤
@mamamustafa8564
@mamamustafa8564 2 жыл бұрын
Macallimadayda Gacmo Dahab, Alla maxaa cuntoo yink akaa bartay ilaa 2019 bilaawgiisa, Horusoco to the 1M
@sabrinas8603
@sabrinas8603 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak sis😊😊🥰🥰
@ayaanyuusuf4505
@ayaanyuusuf4505 2 жыл бұрын
Mansha allah tabaarakallah allah gacmaha hakuu barakeeyo
@amaalalbiofficial9812
@amaalalbiofficial9812 2 жыл бұрын
Mashallah abayo wax bdn kaa barty xpptii 🥰🥀👑
@minahassan6633
@minahassan6633 2 жыл бұрын
Masha allah kanelbullar waa keenty iskandenefiya iskale burka farmajada maga ciisa waa لقمه القا ضي carabta iskale
@nasraweheliye5466
@nasraweheliye5466 2 жыл бұрын
Masha Allah gaari baa tahay yaa ku gaari kara insha Allah 600k waad gaari doontaa
@ixsaniita
@ixsaniita 2 жыл бұрын
My teacher nasra qurux hore usoco xappti 💕💕💕
@ubahmuxidiin386
@ubahmuxidiin386 2 жыл бұрын
mash Allah shukra qaali❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍😍😍
@AyanAli-mx5zp
@AyanAli-mx5zp 2 жыл бұрын
Mansha Allah thanks sis🙌
@raxiimashiikh3110
@raxiimashiikh3110 2 жыл бұрын
i really missed your cooking videos pls upload more😊😊🥰
@aishajama5525
@aishajama5525 2 жыл бұрын
Maasha Allah xbbti 🥰 🥰🥰
@owliyohusein8206
@owliyohusein8206 2 жыл бұрын
Masha Allah xpiipti❤️❤️
@shukribbe8198
@shukribbe8198 2 жыл бұрын
Gacmaha ilahay haku barakeyo xbbti qali qalbi 💋🙏🙏🙏🙏
@caaishomohammed4857
@caaishomohammed4857 2 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤tabarakallaah
@ebyancadeyxaaji245
@ebyancadeyxaaji245 2 жыл бұрын
maashaa alaah ilaahay gacantaada ala hakuu barakeeyo tankale habo markaa hadlayso in aad cod in aad canuuf liqayso jooji xoogaa waa laga fiican yahay
@munoqali826
@munoqali826 2 жыл бұрын
Masha Allaah guul insha Allaah xabibti
@mariaabdullahialiseef7596
@mariaabdullahialiseef7596 2 жыл бұрын
masha.allaah gacantada Allah kubarakeyo abaayo mcnto
@sahrujabbe8656
@sahrujabbe8656 2 жыл бұрын
Mash Allah wlshy mcn Allah kubarakeyo
@asmaamfaarax4915
@asmaamfaarax4915 2 жыл бұрын
maashaa allah allah gacanta ha kuu barakeyo
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll intan dawnayay filfil markad tiribad i xasusisay hilib an hos galinayay inanka ilaway😁
@abdillahiabdirahman5837
@abdillahiabdirahman5837 2 жыл бұрын
Manshaa'Allaah cadi maha 10/10❤
@sahrojama1056
@sahrojama1056 2 жыл бұрын
masha Allah abyo horey usoco Wll qaali ❤❤
@suleeqoquruxwanaag5636
@suleeqoquruxwanaag5636 2 жыл бұрын
Masha Allah macaney mahadsanid
@fatoumaisman5631
@fatoumaisman5631 2 жыл бұрын
Mâcha allah allah a kou barakeyo
@umamustaqiim8251
@umamustaqiim8251 2 жыл бұрын
M.a nasra allaha ku xafido macalimadda gabdhaha iyo jikada waxaad haqabtir tay iskuulkii cunta barashada loo aadi jiray hadda adoo adoo guriga jooga baro cuntada kaliya video yowga sherdheh suulkana dhac kusii guul iyo gobanimaa kuu rajay haa
@ayaaniitainamuuse7844
@ayaaniitainamuuse7844 2 жыл бұрын
pyo nasro wlhi ma aqaano wxan kugu mahad celiyo Tnz pyo wxa bdn ayaad iga caawisay 😍😍😍
@fadumoaxmed8661
@fadumoaxmed8661 2 жыл бұрын
Masha allah abaayo illahey haku xafido🥰
@munahussein5625
@munahussein5625 2 жыл бұрын
Mnsha allah nasra wllo macmacaanki eida noo so gali isna
@zeezeynuu3981
@zeezeynuu3981 2 жыл бұрын
Masha Allah abyo waan kula socdaa
@leilamalin2471
@leilamalin2471 Жыл бұрын
Mashallah nasro abayo wan ku jeclahay hoyo dalaal badan ayaa thy mashallah guulayso
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 2 жыл бұрын
Masha allaa nasro quruxey ❤
@drsamrandagan3912
@drsamrandagan3912 2 жыл бұрын
Masha allah allaha ku xifdiyo xabibti
@saadiadirie3877
@saadiadirie3877 2 жыл бұрын
Masha alaah nasro taslim yadir haa xabiibti
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allah 😍
@koosqaali9931
@koosqaali9931 2 жыл бұрын
Masha allah fariid keep going
@pilanpea9353
@pilanpea9353 2 жыл бұрын
Siminol rool my Favourite 🥰
@nasrocilmi3849
@nasrocilmi3849 2 жыл бұрын
Masha alaha sami qaaliya waada kumahadasanatahaya
@hodanesse8265
@hodanesse8265 2 жыл бұрын
Mnsha allah tnkz wll qali nasra
@hodandahir5854
@hodandahir5854 2 жыл бұрын
Masha allh aniga wxa iga gadan maraqa abyo gacantada allha ku barakeeeyo
@oubahelmi6309
@oubahelmi6309 2 жыл бұрын
Mash Allah 🥰🥰🥰🥰🥰
@DeeqoLuulofficial
@DeeqoLuulofficial 2 жыл бұрын
Masha allah ❤️❤️❤️❤️
@fardosamohamed4076
@fardosamohamed4076 2 жыл бұрын
mashaaAllah ❤
@dekowibrahim8049
@dekowibrahim8049 2 жыл бұрын
Mashallah my lovely sister
@hibaaqdhoore4013
@hibaaqdhoore4013 2 жыл бұрын
Manshallah abayo jazaaka Allah
@YusroMaslax-jg4di
@YusroMaslax-jg4di 7 ай бұрын
Gacantaada allaha ku barakeeyo 😊
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 2 жыл бұрын
masha Allah shukran ❤
@hafsosahal3097
@hafsosahal3097 2 жыл бұрын
Xabibti gacantada allah ku barakeeyo
@hoodoahmed1138
@hoodoahmed1138 2 жыл бұрын
Mash allh wll illhy gacantada haku barakeeyo
@sdmasdsml5054
@sdmasdsml5054 2 жыл бұрын
Horay u soco wll waan ku taageeraa maalin aad cuno noo damayside intee ka joogtaa turky
@apdimalik3645
@apdimalik3645 2 жыл бұрын
Keep it up apayo qli ❤👏
@surgerydr2957
@surgerydr2957 Жыл бұрын
Thanks abayo
@nacimomohamed9617
@nacimomohamed9617 2 жыл бұрын
Asc abayo fornada yaryarista aad isticmashid ayaan haysta faahfin igasi ayan hore roti ayaan kudubay kor gudud kanoqday hosna ceerin
@farhiyayasin3729
@farhiyayasin3729 2 жыл бұрын
Masha Allaah Gacan dahab allaha ku xafido xbbti Nasra Abtidoon ❤❤❤❤❤❤
@baxsanahmed8987
@baxsanahmed8987 2 жыл бұрын
Aak
@madinaxasan7662
@madinaxasan7662 2 жыл бұрын
Waxa thy qofka kaleya ee wax an kabartay oo oy ila macadan runtii wan kugu faidnay ilahey ha ku xafido apayo
@user-qu7gg8ds6s
@user-qu7gg8ds6s 5 ай бұрын
Masha alaah from dubay
@sagalmahamed8515
@sagalmahamed8515 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo guulayso
@queensaafi
@queensaafi 2 жыл бұрын
Mashaa alllah hormar wacan abayo
@umalkieradam8562
@umalkieradam8562 2 жыл бұрын
Masha allah wllshy nasro qurux
MORNING ROUTINE  IYO TURKI MARKAAN IMID MAXAA ISKA BADALAY!
19:55
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 306 М.
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 12 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 14 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 22 МЛН
QADO SHARAF TII WALAALKE SIDAAN USAMEEYAY SOO DAAWO
11:15
Adna Henna
Рет қаралды 157 М.
Sida loosameeyo Shawarma Fudud.
6:49
Modern Somali Food
Рет қаралды 39 М.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY IYO MY RAJO
15:01
Fartun Happy
Рет қаралды 104 М.
qaado bariis iyo hilib aad umacan - 10 minute Somali Rice and Chilli
11:28
QADO FAMILKA MAALINTA JIMCAHA SIDAAN USAMEEYAY KA FAA’IIDEESTA
10:34
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 235 М.
ANI IYO SAMIA CHALLENGE XUKUMO CALAACAL KOKO WAC…..😱
15:46
Jack Cadnaan
Рет қаралды 11 М.