Hadhuudh weeye jaceylkuye shimbiraha ka hor joog Part 1 by kooxda xudunta fanka

  Рет қаралды 26,679

Digaale Music

Digaale Music

9 жыл бұрын

Ruwaayadan cusub waxaa idin soo saaray kooxda xudunta fanka ee fadhigeedu yahay Somaliland qaasatan Hargeysa hadaba si aad ual socoto Filimada,Ruwaayadaha,barnaamijka nala qosolka iyo waliba Heesaha Fadlan Subscribe dheh Channelkan ay kooxdu ku leedahay Youtueb'ka si aad ula soco wixii cusub thanks

Пікірлер: 25
@liibaanxarago4778
@liibaanxarago4778 8 жыл бұрын
safwaan iyo ismaciil iyo intiina kale waxaan idin leeyahay guushu waa xagiina somalilandna ays raacdo garabkiina ayaan ahay bro guulaysta
@abdiahmed4612
@abdiahmed4612 8 жыл бұрын
Nice riwaayada 😂😃😁😀😊😆😅👍👏✌👌
@yuusufcumar3560
@yuusufcumar3560 7 жыл бұрын
Abdi Ahmed
@Abdiladif100
@Abdiladif100 7 жыл бұрын
Abdi Ahmed yyyy
@zuhaanabintuinazayid9001
@zuhaanabintuinazayid9001 4 жыл бұрын
Kulaha wa garey fata ta.😂😂😂😂😂😂🤣2020 hdad ila dawnyzid like Dac Dac kusii😂😂😂🤣
@liibaanxarago4778
@liibaanxarago4778 8 жыл бұрын
dhamaan kooxda xudunta fanka aad ayaan idiin jeclahay riwayadihiina aad ayaan uula dhacay rumahantii waxaan idinku abaal gudo ma garanayo mar walba waxaan idin leeyahay guul iyo gobanimo ku noolaada dhamaantiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii????
@asiyadahir1361
@asiyadahir1361 8 жыл бұрын
masha Allah kooxdan inaba caadi ma aha waa taageera riwayadihina
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 жыл бұрын
Aslaamu Alaykum Ramadan Mubarak tolow koox dani maye xageey ka dhaceen🥰
@saidadendaryeel9962
@saidadendaryeel9962 6 жыл бұрын
ruwayad iyo badh iga dheh
@xasankayd6492
@xasankayd6492 8 жыл бұрын
waxa aan xasuustay.... kooxahi hore Ee fanka somliyeed...
@saynabmahad7700
@saynabmahad7700 4 жыл бұрын
Hhhh kulahaa hunguri maskax
@ahmedarab____
@ahmedarab____ 3 жыл бұрын
sxb kay Ayan halkaH ka Arkaa Garaad mohamed Abdi Gulled Sxb qaliyaH noloow 💯😎
@asmakhaliil6433
@asmakhaliil6433 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk digtore waa cajib kooxdan
@Digaalseyshan
@Digaalseyshan 9 жыл бұрын
Masha'allaah Kooxdan inaba caadi ma ahan walaahi waan ku haystaa Waxaad tihiin kooxdii ugu horeysey ee soo noolaysa Ruwaayadihii isir ahaan soomaalidu u lahayd waxanaa idinkula dardaarmi lahaa hadaad tihiin kooxda xudunta fanka halkaa kaga sii haaya oo wada runtii Aad baana idin taageerayaa viva xudunta fanka
@asiyadahir1361
@asiyadahir1361 8 жыл бұрын
yy
@sadaampato607
@sadaampato607 7 жыл бұрын
run wlhi
@sadaampato607
@sadaampato607 7 жыл бұрын
koxihi hore zo celinayan
@barwaaqoaxmed7743
@barwaaqoaxmed7743 6 жыл бұрын
meeshu wa safwan iyo basbah
@wowinbacadimaahanisman2471
@wowinbacadimaahanisman2471 8 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkk walhi koxdan inab cadi ma ahan
@Abdiladif100
@Abdiladif100 7 жыл бұрын
wow inba cadi ma ahan isman hhhhh
@Abdiladif100
@Abdiladif100 7 жыл бұрын
wow inba cadi ma ahan isman uuuuu
@mustafaikar8434
@mustafaikar8434 8 жыл бұрын
ciil calaf
@saidadendaryeel9962
@saidadendaryeel9962 6 жыл бұрын
inbadan cadi ma aha
@iqraladan874
@iqraladan874 8 жыл бұрын
baabul xaqiri hhhhhhhhhhhhh
RIWAAYADA CIIDA KOOXDA XUDUNTA FANKA 2017 HD
16:25
Hawraar Music Production
Рет қаралды 75 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 38 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 56 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Filim Cusub Meher Xad full moveis.  by kooxda Xudunta fanka
41:08
Digaale Music
Рет қаралды 51 М.
Just For Laugh Gags Full Movies HD (Hada Qosol) by Xudunta fanka
14:40
New Filim Miim and Nuun 2016 by xudunta fanka
17:36
Digaale Music
Рет қаралды 67 М.
Jaceylkii Dumar laayay Dunida Maanu Rag joogin By Kooxda Xudunta fanka
1:44:22
FULL BARNAAMIJ QAACI MARDUUF FT AAMINA CIISE BY DIGAAL EMUSIC
42:14