Hadraawi & Jacayl Dhiig Ma Lagu Qoray (Part 1)

  Рет қаралды 987,178

Tixraac

Tixraac

13 жыл бұрын

Waxa ay ahayd hees waa hore uu curiyey Maxamed Ibraahin Warsame oo ay ku luuqayn jirtey Alle Haw Naxariistee Xaliimo Khaliif (Magool). Haddana waxa uu Hadraawi ku soo bandhigay 2007-dii barnaamijka sannad laha ah ee Somali Week ee lagu qabto magaalada London ee carriga Ingiriiska.

Пікірлер: 380
@jamaadwarsame6860
@jamaadwarsame6860 Жыл бұрын
Abwaan hadraawi iyo abwaan gaariye labadaba alle ha unaxariisto qabriga alle ha u nuuriyo😭😭
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 Жыл бұрын
Alaha kuu naxariisto abwaan hadraawi aaaamiiiiin Caawa waxaa tahay mayd aduunka dusheeda inala jooga bari hadii alaha yiraahdo gurigaaga runta ahaa u safri doonta Safar aan soo noqosho laheyn ee alaha kuu waasiciyo qabrigaaga aaaamiiiiin 😥
@kamaalbashiir1567
@kamaalbashiir1567 Жыл бұрын
Allah Ha unaxariisto abwaan Maxamed maxamed warsame Hadraawi 😥 18/8/2022
@hayatahmed6669
@hayatahmed6669 Жыл бұрын
Allah haw naxaristo
@mohamedaweys3879
@mohamedaweys3879 4 жыл бұрын
Jacayl dhiig ma lagu qoray? Weli dhuux ma loo shubay? Qofna saanta dhabarkiyo Ma u dheegey feedhaha? Dhabannada cad laga jaray Hadalkii ma lagu dhigay? Xinjir aan is dhalan rogin Midabkeedu dhiin yahay Laga dhuray halbowlaha Weli dhiil ma lagu shubay? Laba mays dhansiiyeen Sida dhayda xoolaha Dhag dhag maw wadaageen? Weli laba is dhaarsaday Beryo dhacan nasiib iyo Dhul ku kala cillaalaa Subax dharabku kowsadey Dhedaduna cuddoon tahay Cidla aan dhir mooyee Wax dhaqaaqayaa jirin Jabaq maysku dhaadeen?. Kulankii dhabta ahaa Riyo dhiifi keentiyo Dhalanteed ma moodeen? Sida ay dhadhabayaan Dhawr jeer ma seleleen? Af dhabaan dhab jamashada Ma ka dhoofay hadalkii Bal dhaqaaq na kay tahay Dhihidii ma waayeen? Ma ka dhabaqday xaajadu? Ilma dhalatay xiisuhu Sida dhibic mahiigaan Ma ka qubatay dhaayaha Ma ku qoyey dharkoodii Naxariis ma dhidideen Iyagoo dhanqalankii Dheel dheelli mooyee Dhegna aanay kaga jirin Kolba erey dhex roorkiyo Dhumucdii ka maqantahay Dhitinaaye keligii Ka dib tooban dharaarood Carrabkiyo dhanxanagii Dhirindhirid ma ku heleen Laba guul u dhalatoo Isu dhiganta weeyee Dabadeed dhabeeshii Hanadkii ku dheeraa Dhudi mays bariidsheen Dhubbad qaadka sheekada Qofba dhagarta caashaqa Wixii dhaaxo soo maray Ma dhex galay kalkiisii Ma akhriyey dhambaalkii Warka maysu dhiibeen. Kalgacayl dhito ahaa Dhamac iyo dab huriyeen Dhuxuliyo ladh soo kacay Hadba dhoon ma buuxsheen Kolba dhacan ma jiideen Dhacdadiyo u jeedada Qofba dhaadashada guud Qofka kale dhankiisii Inaan looga soo dhicin Ma ku dhaabadeeyeen Sannad mays dhegeysteen Ma dhalaalay waagii Dhag ma tidhi cadceedii Intay soo dhaqaaqeen Iyagoon ka dheeraan Dhaqankiyo xishoodkii Dhaymana u jeel qaba Iyadoo dhexdoodii Dhulka suxul banana yahay Dhibta maysla taageen Wax intaa ka sii dhow Ma ku dhiiran waayeen Dhayal laysu taabtiyo Dhallinyaro habkeedii Ma ka dhega adaygeen Dhadhansiga miliilica Isha mayska dhawreen Dhabbaday is taageen Qofba dhaabaddiisii Sara joog dhankiisii Kun habeen ma dherernaa Dhudhummada aboorkii Dhulka hoose kaga baxay Dhilashada jidhkoodii Ma dhanbalay sartii guud Ma dhammeeyey hilibkii Xidididada ma dhaawacay Ma u dhaafay seedaha Lafta hoose maw dhacay Dhiilluu ku geliyaa Ama waad dhalliishaa Dhagartiyo wedkaagee Dhimashada kal iyo laab Ma ku soo dhaweeyeen Dhoollaha ma ka qosleen Ubax dheelka subaxdii Naxariis ku dhaashtoo Afka dhiin cas mariyoo Dhaddigiyo labkisii Laba dhude isugu maran Ma is dhaafsadeenoo Dhaxal maysu siiyeen Dhuuni kawlka caashaqa Maysu sii dhadhamiyeen Ereygii dhinaa hadal Dhegta maysu saareen Dhafan dhaaf aboorkii Ma dhufsaday cammuudii Ma u qaatay dhoobada Dhab-dhabkiyo kabkabidii Labadaba ma dhalan rogey Dhismo kale ma soo baxay Ma ka dhigay wax yaabliyo Dudun dherer ku caanoo Dhumuc iyo laxaad weyn Dhalan dhoolka maantii Dadku dhacarta jiilaal Ma dhasaday dharaartii Ma ka dheelmay galabtii Iyadoon la dhaadayn Sheekada dhabteediyo Dhabar weyntan hooska leh In dhexdeeda laba ruux Runta kaga dhur sugayaan Haddaan laysu dhamanayn Nafta laysu dhiibayn Ama dhaxal tis qaadiyo Dhismo aqal la taagiyo Ubad iyo dhaqaaliyo Dhaqan reer la kala sugin Dhunkashiyo u jeedadu Tahay dhaayo guudkood Waabay la dhabaqsado Dhereg iyo markaas qudha Ama sida dhurwaayada Hilbo gabadh dheg roonoo Higlo loogu dhuuntoo Dhakhso loogu kala baxo Ninba waxa dhabbacashada Dabinkiisa ugu dhaca Dhidar iyo xabaashii Sharaf lagu dhabcaaliyo Dhawrsooni laga tegey Dhalanteedka beenta ah Bulshadaa u dhaawacan Hab jacayl u dhaqan galo Ma holladay ka ugu dheer Maamuusna ugu dhow Mise weli wax baa dhiman!!
@farhiyamohamud9444
@farhiyamohamud9444 4 жыл бұрын
Adigaba midkale ah cadi matihid maskax fiyow allah hakuxifdiyo
@mohamedaweys3879
@mohamedaweys3879 4 жыл бұрын
@@farhiyamohamud9444 haha. Thank You. So kuma Faaiidin adiga walal.
@farhiyamohamud9444
@farhiyamohamud9444 4 жыл бұрын
@@mohamedaweys3879 kkk haa walahi Wan maqli jirale hada koley sidad Uma xifdinidone lkn Wan firini lkn gacanan ku tage 🙋🙋🙋🙋🙋
@BestFriend-jk3mn
@BestFriend-jk3mn 4 жыл бұрын
Mohamed Aweys masha Allah maskax fayow Allah haku siyaadiyo amiin bro
@mohamedcidhib2596
@mohamedcidhib2596 3 жыл бұрын
Thanksgiving 🙋‍♂️🤴
@daadeheeye4175
@daadeheeye4175 3 жыл бұрын
Hadraawi Shakhsiyadiisu waa cajiib waana Nin Gobonimo badan Wuu Arkaa Ninku inuu jacayl dhaba u jeeday laakin abwaanku Wuu maldahay sirtana Banaanka muu wada keenin. Cimri dherer iyo Caafimad idam Alle❤
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 Жыл бұрын
Geerida marxuum abwaan hadraawi murugadedu walahi wey iga bixi la'adahay ax ax markasta waan xasuusanaya ka bacdi beerka ayaan ka ooyaya inkastoy xaq tahay qof muslimana aan ahey oo aaminsan xaqnimada geerida balse hug iyo murugo ayaan dareemaya ilin badan ayaa gudahay ku da,aysa.allow janandii idin gee dhamaantiin abwaan hadrawi iyo saxibkii gaariye
@shideyare4834
@shideyare4834 5 жыл бұрын
maxamed warsame hadraawi abwaanka ugu xeel dheeraysan abwaanada somalida 💯💯
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 7 жыл бұрын
cajiib abwaan maxamed ibraahim warsame ( xadraawi ) wlh waa nin. adag wuxu yiri waxaan go, aan saday ninkaasu waa iga yaabshee anna inaan kayaabsho libaax allaha ku caafiyo
@user-lc1rs9nt7e
@user-lc1rs9nt7e 5 жыл бұрын
Guuul abwaan
@alihaykal7439
@alihaykal7439 5 жыл бұрын
Aaaamiin aaamiin aaaamiin aaamiin yaarabii
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@____Cumar____
@____Cumar____ Жыл бұрын
Alle ha u wada naxariisto gaariye iyo hadraawi laba sxb oo ilaahay ku manaystay hibo cajiiba oo mug iyo miisan ba leh iyo maskax ay ka soo maaxanayaan murtiyo macno ku fadhiya.
@wllantonio8259
@wllantonio8259 Жыл бұрын
Allha unaxariisto abwaan hadraawi😫🤲😭
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Muxuu cabqari aragti fog ahaa Abwaanku. Allah ha unaxariisto Hadraawi iyo Magool ba..
@nadahmohammoud7363
@nadahmohammoud7363 6 жыл бұрын
Geesi boqor buug aad u qiiro leh ayuu ahaa waan xasuusta heesta ugu dambaysay waxay ahayd Jacayl dhiig malagu qoray Qofna saanta dhabarkiyo Ma udhiigen feedhuhu 😭😥
@kandarabi927
@kandarabi927 3 жыл бұрын
Yaad jeceshahay markaa adigu hadda?
@drsameer202
@drsameer202 4 жыл бұрын
One of the best and Greatest poet somalian people all time.. abwaan Hadraawi
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 8 жыл бұрын
waa qiso cajiib ah alah ya rahma Magool and long life hadraawi
@juunahmed8813
@juunahmed8813 8 жыл бұрын
hej
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 5 жыл бұрын
Ninkii laxanka ku fara yareystay mala hilmaamay heesba heestay ka laxan fiicantahay way ka qiimo badantahay cabdikarin qaarey ayaa saarey laxanka
@hamsesadiiq856
@hamsesadiiq856 3 жыл бұрын
Marka lagu leeyahay suugaantu waxay taalaa waqooyi been maaha bal raga meeshaas fadhiya dhamaantood waa isaaq alle ha u naxariisto gaariye
@Shacni.
@Shacni. 2 ай бұрын
Duli faara qabileysta ah naagta laga shekeynayba oo carabta jcylka ku aburtay wa nag hawiye ah
@apdirahmanahmed1932
@apdirahmanahmed1932 Жыл бұрын
August 19, 2022 Alle Ha u naxariistee Waa maalinkii uu Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame HADRAAWI ka hoyday Dunida una hoyday hoygiisa saxda ahaa. 😥 Faataxada u mar ado raali ah
@mmbcarton8550
@mmbcarton8550 6 жыл бұрын
صلي على محمد........ اللهم صلي وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وسلم..
@fardusafardusa6817
@fardusafardusa6817 5 жыл бұрын
m
@abokarlooo982
@abokarlooo982 5 жыл бұрын
@@fardusafardusa6817 a
@fartuuncabdixirsi1964
@fartuuncabdixirsi1964 4 жыл бұрын
Scw
@jamahussein6860
@jamahussein6860 4 жыл бұрын
Alhuma fagfirla warhamna
@nimonaruuroh340
@nimonaruuroh340 5 жыл бұрын
Hadraawi Ifka hibo ku nolow aakhirana hlki roon💋
@habonabdillahi9690
@habonabdillahi9690 9 жыл бұрын
hadraawi is a great poet , allah cimriga ha ku dheereyo
@lolbob1906
@lolbob1906 5 жыл бұрын
Ameen
@sjjjdbjdjjama419gjcggh2
@sjjjdbjdjjama419gjcggh2 5 жыл бұрын
Ale ha caafiyo abwaanka
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Aamiin ya rabi
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 4 жыл бұрын
imika uu xanuunsanaya ee usoo duceeya abwaanka ale ha cafiye
@maxamedamin8456
@maxamedamin8456 3 жыл бұрын
Aasmin
@fadxiapdilahi524
@fadxiapdilahi524 Жыл бұрын
Allah janadii fardowsa ha ka warabiyo 😢
@amuunmohamed8476
@amuunmohamed8476 3 жыл бұрын
Hadraawi. Eebbe cafimaad sareecana haku siiyo.Aamiin...❤ Wanu ku jecelnahay xaqiiq.
@kingcb5745
@kingcb5745 Жыл бұрын
Allah hku naxaristo Maktabadi ugu wayned e bugagta afka somaliga Aya gubaty manta 😔 😢 😭
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
*Maxamed warsame Haadrawi* Jacayl dhiig ma lagu qoray Weli dhuux ma loo shubay Qofna saanta dhabarkiyo Ma u dheegey feedhaha Dhabanada cad laga jaray Hadalkii ma lagu dhigay Xinjir aan is dhalan rogin Midabkeedu dhiin yahay Laga dhuray halbowlaha Weli dhiil ma lagu shubay Laba mays dhansiiyeen Sida dhayda xoolaha Dhag dhag maw wadaageen Weli laba is dhaarsaday Beryo dhacan nasiib iyo Dhul ku kala cillaalaa Subax dharabku kowsadey Dhedaduna cuddoon tahay Cidla aan dhir mooyee Wax dhaqaaqayaa jirin Jabaq maysku dhaadeen. Kulankii dhabta ahaa Riyo dhiifi keentiyo Dhalanteed ma moodeen Sida ay dhadhabayaan Dhawr jeer ma seleleen Af dhabaan dhab jamashada Ma ka dhoofay hadalkiii Bal dhaqaaq na kay tahay Dhihidii ma waayeen Ma ka dhabaqday xaajadu Ilma dhalatay xiisuhu Sida dhibic ma hiigaan Ma ka qubatay dhaayaha Ma ku qoyey dharkoodii Naxariis ma dhidideen Iyagoo dhanqalankii Dheel dheelli mooyee Dhegna aanay kaga jirin Kolba erey dhex roorkiyo Dhumucdii ka maqantahay Dhitinaaye keligii Ka dib tooban dharaarood Carrabkiyo dhanxanagii Dhirindhirid ma ku heleen Laba guul u dhalatoo Isu dhiganta weeyee Dabadeed dhabeeshii Hanadkii ku dheeraa Dhudi mays bariidsheen Dhubbad qaadka sheekada Qofba dhagarta caashaqa Wixii dhaaxo soo maray Ma dhex galay kalkiisii Ma akhriyey dhambaalkii Warka maysu dhiibeen. Kalgacayl dhito ahaa Dhamac iyo dab huriyeen Dhuxuliyo ladh soo kacay Hadba dhoon ma buuxsheen Kolba dhacan ma jiideen Dhacdadiyo u jeedada Qofba dhaadashada guud Qofka kale dhankiisii Inaan looga soo dhicin Ma ku dhaabadeeyeen Sannad mays dhegeysteen Ma dhalaalay waagii Dhag ma tidhi cadceedii Intay soo dhaqaaqeen Iyagoon ka dheeraan Dhaqankiyo xishoodkii Dhaymana u jeel qaba Iyadoo dhexdoodii Dhulka suxul banana yahay Dhibta maysla taageen Wax intaa ka sii dhow Ma ku dhiiran waayeen Dhayal laysu taabtiyo Dhallinyaro habkeedii Ma ka dhega adaygeen Dhadhansiga miliilica Isha mayska dhawreen Dhabbaday is taageen Qofba dhaabaddiisii Sara joog dhankiisii Kun habeen ma dherernaa Dhudhummada aboorkii Dhulka hoose kaga baxay Dhilashada jidhkoodii Ma dhanbalay sartii guud Ma dhammeeyey hilibkii Xidididada ma dhaawacay Ma u dhaafay seedaha Lafta hoose maw dhacay Dhiilluu ku geliyaa Ama waad dhalliishaa Dhagartiyo wedkaagee Dhimashada kal iyo laab Ma ku soo dhaweeyeen Dhoollaha ma ka qosleen Ubax dheelka subaxdii Naxariis ku dhaashtoo Afka dhiin cas mariyoo Dhaddigiyo labkisii Laba dhude isugu maran Ma is dhaafsadeenoo Dhaxal maysu siiyeen Dhuuni kawlka caashaqa Maysu sii dhadhamiyeen Ereygii dhinaa hadal Dhegta maysu saareen Dhafan dhaaf aboorkii Ma dhufsaday cammuudii Ma u qaatay dhoobada Dhab-dhabkiyo kabkabidii Labadaba ma dhalan rogey Dhismo kale ma soo baxay Ma ka dhigay wax yaabliyo Dudun dherer ku caanoo Dhumuc iyo laxaad weyn Dhalan dhoolka maantii Dadku dhacarta jiilaal Ma dhasaday dharaartii Ma ka dheelmay galabtii Iyadoon la dhaadayn Sheekada dhabteediyo Dhabar weyntan hooska leh In dhexdeeda laba ruux Runta kaga dhur sugayaan Haddaan laysu dhamanayn Nafta laysu dhiibayn Ama dhaxal tis qaadiyo Dhismo aqal la taagiyo Ubad iyo dhaqaaliyo Dhaqan reer la kala sugin Dhunkashiyo u jeedadu Tahay dhaayo guudkood Waabay la dhabaqsado Dhereg iyo markaas qudha Ama sida dhurwaayada Hilbo gabadh dheg roonoo Higlo loogu dhuuntoo Dhakhso loogu kala baxo Ninba waxa dhabbacashada Dabinkiisa ugu dhaca Dhidar iyo xabaashii Sharaf lagu dhabcaaliyo Dhawrsooni laga tegey Dhalanteedka beenta ah Bulshadaa u dhaawacan Hab jacayl u dhaqan galo Ma holladay ka ugu dheer Maamuusna ugu dhow Mise wali waxbaa dhiman!!!
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 жыл бұрын
😁
@mustafeprozki
@mustafeprozki 3 жыл бұрын
adiga kali makuugu soo Qoraa jaceylkaan kuu Qapo
@bilejama9356
@bilejama9356 5 жыл бұрын
Hubaashi ragii iyo gabdhahii hore ee somaliyed waxay ahayeen dad aan aduunka igu cimiga iyo caqliga badnaa lakiin hada waxa soo haray xuunsho alle haku dhoowro Abwaan hadraawi
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Adero maxamed ibrahim warsame Hadraawi Alle haku shaafiyo
@salmaanbincowl6027
@salmaanbincowl6027 9 жыл бұрын
maasha allh boqaradena wee u qalntay in aduun wena dadka joogo iney dal badaaan jaceylna u qàdan gaar ahaan reer sudàn alla yaaraxma eedo xalimo i love u relley
@UsamaJama
@UsamaJama 11 күн бұрын
Alle ha u naxariisto labada abwaan ee Gaariye io Hadraawi ❤😢
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787
@cabdiraxmaancabdulqaadir2787 Жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso wllhi anu waligay ma arag hadana geeridiisa waan ka qiirooday geeriduna waa xaq ilaahow kuu naxariiso Aamin
@kingyare4607
@kingyare4607 7 жыл бұрын
nolow abwaan gesigayagiiii we love you so much
@aamiintallazame2595
@aamiintallazame2595 3 жыл бұрын
Waxa jaceyl iga dheh💌❤+❤=💏
@nadarnalka6321
@nadarnalka6321 6 жыл бұрын
afkaga caano lagu qaby carabiga jaceylka ayuu ku fcnhy anaa kuu qiray abwaankeena allaha ku dhowro noolow intee nolol jirto
@shukrishacni3489
@shukrishacni3489 4 жыл бұрын
Hadraawi waxaN ku jeclahay erwyOh xirfadleh ayuu ku tiriyaa AllaH keep yoU Hadraawi
@ziizeychannel9348
@ziizeychannel9348 5 жыл бұрын
Asxbta anaa Ku qoray jcl wna ku guleystay like iisaar
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Hadraawi Alle cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo
@sahraahmed5061
@sahraahmed5061 Жыл бұрын
Alaah maan sadan isago nool ayaa dhageysan jiray lkn manta isago dhintaan dawanah ilhy godka hydiin Nuuro hadraawi and Gaariye
@shafii48
@shafii48 5 жыл бұрын
Cajiiib Halima Khalif magool qof la yeclaado weytahay Allaha u naxariisto
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 3 жыл бұрын
One of greatest philosopher of all time Hadrawi oya 😍😍🤩
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 7 жыл бұрын
boqoradii codka soomaaliyeed xaliimo cumar qaliif magool allaha unaxariisto caadi mahayn
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 4 жыл бұрын
axyaa jacayl dhiig malagu qoray weli dhuux ma loo shubay qofna saanta dhabarkiyo maw dheegay feedhaha my love 💗💗💗💗💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓
@user-tr2fj2xe8q
@user-tr2fj2xe8q Ай бұрын
On this world of today , we will never see another Hadrawi 😢❤
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi 21 күн бұрын
Yep
@hanadgigis8049
@hanadgigis8049 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaan gariiye. Aamiin ya rabi
@ifraaxyusuf8349
@ifraaxyusuf8349 2 жыл бұрын
Allow cimri dheer kusii abwaan hadraawi edadey magoolna Allaha u naxaristo🤲
@zalmamuhumed7545
@zalmamuhumed7545 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan somaliyeed ♥️🤴🩸💊
@Samatar4
@Samatar4 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto abwaan hadraawi Wuxuu dhintay 18/8/2022 maalin khamiis ah 12:00 oo duhurnimo.
@cabdirashiidmarchisio7002
@cabdirashiidmarchisio7002 5 жыл бұрын
Alle Ha unaxriisto Fanaanad somaliyeed ayay ahyd Abwaan Hadraawi Alle Cimriga iyo Caafimadkga Hakuubarakeeyo
@abdirahmanviva9539
@abdirahmanviva9539 4 жыл бұрын
Allaah caafimaad ha siiyo Abwaan haadraawi
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
*Wxaasaa Jacayl Lagaa Dhahaa* 29-07-2020///✍🏿♥️+♥️=👨‍❤️‍👨✅
@maxamedali2603
@maxamedali2603 5 жыл бұрын
mash allah abwaan hadraawi cafimaad iyo waqdi dheer alle hagosiiyo aamin
@mohiyadiinosmaan4410
@mohiyadiinosmaan4410 4 жыл бұрын
Msha allah abwaan hadraawi gabyaa wayn Allah haku sharfo
@maxamedcabdi2005
@maxamedcabdi2005 5 жыл бұрын
Laba ma is dhansiiyen sida dhayda xoolaha dhag dhag ma uu wadageen (hadrawi boqorka mansada)
@abdiasizheghazi9336
@abdiasizheghazi9336 Жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto qabrigana ha u wasiciyo Abwaan hadraawi
@mustafexeedhoburcaawiadag2225
@mustafexeedhoburcaawiadag2225 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Maamo xaliimo khaliif magool
@mustafexeedhoburcaawiadag2225
@mustafexeedhoburcaawiadag2225 5 жыл бұрын
Ader Hadraawi alle haku caafiyo
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 5 жыл бұрын
murtidan yaadhuuxaya 2018
@GaaboHilowle3002
@GaaboHilowle3002 5 жыл бұрын
@calisharma'arke bro Ani😂😂😂
@najmanalka2028
@najmanalka2028 5 жыл бұрын
2019
@faysalcrashid7911
@faysalcrashid7911 6 жыл бұрын
Magool fananad ayey ahayd dadku wada jeclayen AHN
@xalimoabdigure7560
@xalimoabdigure7560 5 жыл бұрын
Masha alah abwanaa jeclahay waye hadrawi nolow abwan qali waye
@Dirir-vg8zy
@Dirir-vg8zy 7 ай бұрын
Illaahow ku naxariiso Abwaan aftahan aqoonyahan M.I.W.HADRAAWI
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 6 жыл бұрын
H A D R A A W I ❤
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 Жыл бұрын
Ilaahay janadiisa ayaan kuu rajayn the greatest philosopher in Africa let we translate his poats to international languages wlhi Shakespeare would become much smaller than hadrWi
@deeqcabdilahiisxal5768
@deeqcabdilahiisxal5768 5 жыл бұрын
hadraawi long life my uncle
@istarali8724
@istarali8724 Жыл бұрын
Alle hku naxristo abwaan🥺labadiinba
@mohamedmohamed-sl1tf
@mohamedmohamed-sl1tf 3 жыл бұрын
Mashallah waa madxaf Nool ayaan odhankaraa ilahay cimrigaaga nainoo Badiyo
@amiinmustafr1852
@amiinmustafr1852 4 жыл бұрын
Waa cajiib walahi qisadani🌹🥀🌺
@smiledon77
@smiledon77 7 жыл бұрын
ilaahay caafimad ha siyo waa abwaan weyn
@sundusmohammed8030
@sundusmohammed8030 4 жыл бұрын
Abwaan maxamed Ibrahim afsomali waad dhameysay
@jaabirali757
@jaabirali757 4 жыл бұрын
He is the greatest poets i have ever seen
@KHANHAAR
@KHANHAAR Жыл бұрын
Rabi hakuu naxariisto hadraawi cawa waa meyd
@Fozi09
@Fozi09 5 жыл бұрын
Allah ha caafiyo Awbaan Hadraawi
@Ibnubashir
@Ibnubashir Жыл бұрын
Hadraawi Illahay haku naxaristo 🥰🥰
@bisharabdinor4620
@bisharabdinor4620 7 жыл бұрын
Wlhi Waa qiso ajib ah
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Halkaa waxaan ka arkaa Abwaan gaariye alle hakuu naxariisto
@gulledabdi1221
@gulledabdi1221 5 жыл бұрын
Ilaahow ku daa wan jeclahay hadrawi xushmadwayn ayan u hayaa ilaahow caafi
@umulkheyrdagan3867
@umulkheyrdagan3867 5 жыл бұрын
Ilaahay hakuu naxariisto abwaankeena
@Barkhadka
@Barkhadka Жыл бұрын
Naxariisti Jano alle Hakaa waraabiyo awoowe😥😥😭
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
Abwaaan aad uqiimo badan wlhi Alle haku sharfo marwlbo
@user-vk6vy9wb8j
@user-vk6vy9wb8j 23 күн бұрын
Laba abwaan oo wa waYn alla Haw naxariisto Hadrawi iYo GariYe😢
@awdalboy1
@awdalboy1 12 жыл бұрын
He is just Great man , we love you Hadraawi
@asadcali4908
@asadcali4908 6 жыл бұрын
jibriil xasan isoo jiijggt0tt
@qazimabdirizakarab5448
@qazimabdirizakarab5448 5 жыл бұрын
Alle ha shaafiyo hadraawi gaariye iyo magool alle how naxariisto
@mohahareri4508
@mohahareri4508 6 жыл бұрын
Allah u naxariisto xaliimo qaliif
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 Жыл бұрын
Allah yarahmath raahimiin Abwaan hadraawi 18 .8.2022
@axmedabuukar7271
@axmedabuukar7271 Жыл бұрын
Allooow kuu naxariiiiiso
@hamzegaroozaawih6095
@hamzegaroozaawih6095 4 жыл бұрын
M.allaaah ilaahay cimriga hakuu siyaadiyo
@asiyaahmed7739
@asiyaahmed7739 6 жыл бұрын
Hadrawi abaalkaga hadaan somali nahay wa inaan gudnaa
@mohmedali4948
@mohmedali4948 5 жыл бұрын
Ma gudi karno. Somalina waa ninkeed cuna illahay ba se abaalkiis u gudi inshllh
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 жыл бұрын
Xasuus baynu ku gudi karaa iyo waanadiisa oo aynu guntano inta suugaantiisa ugu mudaniba waa dumar. Heesta Hooyo ee maxamed saleebaan aun HABLAHA geeska - sayid khaliifa Sirta nolosha aka heedhe Saharan heedhe bal sadexdaa u fiirso
@abdikanimohamedadan9085
@abdikanimohamedadan9085 5 жыл бұрын
Hadraawi waa gababadii umada afka soomaaliga ku hadasha raxmaanku haku sharfo
@abdirahmansahalfartaagchan8175
@abdirahmansahalfartaagchan8175 4 жыл бұрын
maxaynu ku gudnaa wll imikaba uu xanuunsanayaaye bal aan alaa caafimaadka haye aan intaynu isku tegno caafimaad geeno bal waakee qofka somaliyeed ee ku dhiiran kara qofku intuu nool yahay inuu wax u qabto
@faysaliman7202
@faysaliman7202 4 жыл бұрын
ASIYA AXMED: SAWDINKII ABAALKIISA GUDAY ..... ......
@mh--800
@mh--800 9 ай бұрын
alle hkuu naxariisto hadrawi ❤❤❤❤❤
@IqraMahamuud-ve1gs
@IqraMahamuud-ve1gs 5 ай бұрын
Allow ku naxariso adero hadrawi 🥺🫶🏼
@SOM-co1xd
@SOM-co1xd 4 жыл бұрын
Heestaan magool hadaan loo dhiibeen hees ma ahaateen ilahay ha u naxariisto boqorada codka soomaalida afrikada iyo caalamka
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Magool waa fannaanada koowaad ee hablaha Somaliyeed so far, balse waxaa jira hablo badan oo si fiican iyo codba leh oo heesaha qurux badan qaaday, hablaha somaliyeed ee fanka meel howga dhicin walaal
@abdisaadlyrics4156
@abdisaadlyrics4156 Жыл бұрын
alle haunaxariisto abwaan hadraawi
@Ifiyeshow143
@Ifiyeshow143 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Abwaan Hadraawi
@yusramohammed6397
@yusramohammed6397 Жыл бұрын
Ilahey ha u naxriisto abwaanka mnta gurigiisa runta u hoyday🤲😭
@hayatahmed6669
@hayatahmed6669 Жыл бұрын
Allah qabriga haw wasiciyo
@hanadolad2061
@hanadolad2061 11 ай бұрын
Alaah rabilcaalimiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin
@hassanbashir7578
@hassanbashir7578 4 жыл бұрын
Soomaaliya wadan fcn oo dad xikmad leh baa ka soo jeeda Laakin nasiib daro waxaanu noqonay dad qabiilka si khalad ah u adeegsada qabiil sabiibtiina wax badan oo qalada sameeya raali ka noqda wax umada u dhaxeeya in qabiil si gaar ah u yessho ilaa maanta way jirta waa nasiib daro Allah swt xaqa hana tuso
@zadampato7188
@zadampato7188 4 жыл бұрын
Waxay kamid thy heestan jacayl dhiig malagu qoray iyo maansada daba huwan ee hadraawi sameeyay qaar ka yaabiyay caalamka marki lagu turjumay afaf badan .
@zamiiraabdiaziiz4399
@zamiiraabdiaziiz4399 Жыл бұрын
Alle ha u naxriisto Abwaan maxamed ibraahim warsame hadraawi 😫🥺🥺🥺💔
@nimcoesse5699
@nimcoesse5699 Жыл бұрын
Allh hownaxariisto hadraawi iyo gaariye
@maxamedayuub3386
@maxamedayuub3386 5 жыл бұрын
Mncha Allh
@engabdirrabiaadan859
@engabdirrabiaadan859 6 жыл бұрын
👌👌👌 Nolol Waarta Abwaan Hadraawi
@yesboss4488
@yesboss4488 4 жыл бұрын
mchllha Abwaan qaraN❤
@hapanecadee8091
@hapanecadee8091 3 жыл бұрын
2021 jan abwaan allah ku caafio cimri dheer ku rjeeñaah
@najmudiin2671
@najmudiin2671 Жыл бұрын
Proud to be somali
@abdiqaduus9036
@abdiqaduus9036 4 жыл бұрын
Allow cimriga iyo caafimaadka ku siyaadi abwaan weyn
@faysalismail6178
@faysalismail6178 7 жыл бұрын
jacayl dhiig ma lagu qoray wali dhuux maloshubay qofna saanta dhabarkiyo ma udheegay feedhaha
@suldaanali5499
@suldaanali5499 5 жыл бұрын
qofna saanta ma aha ee waa lafta saanta dhabarkiyo ma u dheegay feedhaha
@abdallahmohamed6008
@abdallahmohamed6008 5 жыл бұрын
Xadrawi waa ninka ugu gabayo iyo murti Alleh u siiyey cafimaad Allah xa siiyo.
@baal-dahabtv7398
@baal-dahabtv7398 6 жыл бұрын
Masha Allah abwan qliya
@ishraaxgahnoug8533
@ishraaxgahnoug8533 5 жыл бұрын
Xamse Baal dahab
Hadraawi & Jacayl Dhiig Ma Lagu Qoray (Part 2)
7:25
Tixraac
Рет қаралды 255 М.
Daawo Xikmada ku Jirta Maansadan Cajiibka ah iyo Abwaan Hadraawi
24:49
Dhamays Media Production
Рет қаралды 536 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 5 МЛН
Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi
28:58
Qarri Jiqood
Рет қаралды 846 М.
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 193 М.
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qays ) Qaybta 2-aad
33:18
Hadraawi Iyo Maansaddii HAMBAABIR
14:30
Tixraac
Рет қаралды 166 М.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 637 М.
Xassan Ganey,  Maansadii Shareero
9:32
Sammo Media
Рет қаралды 192 М.
Hadraawi iyo qisadii heesta hooyo ku soo baxday
14:35
Sayid-Axmed Dhegey
Рет қаралды 206 М.
HADRAAWI NOLOSHII XABSIGA SHEEKO XIISO LEH | Dhacdooyin Media
11:08
Dhacdooyin Media
Рет қаралды 318 М.
Good job hero. #shorts #fyp
0:20
Gbeckett12
Рет қаралды 27 МЛН
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 17 МЛН
He doesn’t like illusions
0:17
V.A. show / Магика
Рет қаралды 7 МЛН