Hagaaji Haasaawaha (Hadallka)

  Рет қаралды 35,668

Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)

Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)

5 жыл бұрын

Casharkaan wuxuu la socdaa casharadii hagaajinta haasawaha , waxaana muhiiim u yihiin dhismaha qoysk Islaami oo qiimo iyo qurux ku dhisma...

Пікірлер: 32
@samiramohamed359
@samiramohamed359 5 жыл бұрын
Masha ALLAH .JazakaLLAH Khair walal.ALLAH ha inoo xafido dhalinta yada.
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 5 жыл бұрын
Aamiin.
@safiyayasin8718
@safiyayasin8718 5 жыл бұрын
Mansha allah Allah haku barakeyo caqligaga wanagsan
@esmaabdullai222
@esmaabdullai222 5 жыл бұрын
Jasakallah qeeran Aqii fillaah
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 2 жыл бұрын
Mansha Alllaah thnks Aboowe
@Drdek
@Drdek 5 жыл бұрын
Mahadsanid walal videos kaaga aad ayay qiimo u leeyihiin anigu dib aya kaga xirmay casharada kooban sii wad waa dhaxal.
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 5 жыл бұрын
Mohomed soo dhawoow Wallaal.
@bintumohamed249
@bintumohamed249 5 жыл бұрын
Shukran wallo
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 2 жыл бұрын
MAHADSANID ustaad
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
Masha’Allah
@saidaiskufilan2166
@saidaiskufilan2166 4 ай бұрын
Xaqiiqdi wa saxiix
@fadumoabdinoor746
@fadumoabdinoor746 5 жыл бұрын
Good idea
@daudomerjibriil5141
@daudomerjibriil5141 5 жыл бұрын
Masha Allah
@titusariel84
@titusariel84 2 жыл бұрын
You all probably dont give a damn but does someone know a trick to log back into an instagram account?? I somehow forgot the account password. I love any assistance you can give me!
@barremohamed3230
@barremohamed3230 4 жыл бұрын
Thanks wll qof walba wuxuu jecelyhy qof wanaagsan inuu nolosha laqaybsado. Talo baan rabaa inaad isiisid wll. Gabar ayaan wada sheekaysanaynaa mustaqbal baan kadoonayaa waxyaabo aana jeclaysan bay igala hadashaa Waxaana ku fakarey qof iinaan wali nolosha wadaagin oo waxaan kahadlaya oo iina isku meel joogin . Maxaad ku aamineysaa inuu adga kaliya kula wadaagey iyo inuu qofwalba oo xiriir dhexmaro uu lawadaago arintaan. Marka mxaa igula talineysaa wll
@rahmomahamuddhiblawe2710
@rahmomahamuddhiblawe2710 5 жыл бұрын
masha allahaa ustaad allaha ku xafido
@jimcaaleaadan8367
@jimcaaleaadan8367 3 жыл бұрын
Mmm
@axmhabane9365
@axmhabane9365 3 жыл бұрын
Asc
@SafwanOsman28
@SafwanOsman28 7 ай бұрын
Baba ❤️
@ibraahinshire5642
@ibraahinshire5642 4 жыл бұрын
M.a macalin aad ayuu u qiimo badanyahay video runtii waa lobahanyahay wacyigalinta xaga guurka.
@osmansheekh1972
@osmansheekh1972 4 жыл бұрын
Mahadsanid ibraahin. fadlan La wadaag asxaabtaada si ay uga faaidaystaan, Guurukuna noogu hagaago..
@asiaosman4130
@asiaosman4130 3 жыл бұрын
Wllhi waaaarun boqolkiiiba boqoool nin beenaale uu ba badanyy si walba Na umakala saari karaysid run iyo been waxa u ku hadlayo lkn nin aanku jcleen hadalo macan o qalbigaso jidanaya kugu shakeeyo wllo waa beenale iska ilali plz
@Aaamina12
@Aaamina12 5 жыл бұрын
Subxanallah
@nadifonor2836
@nadifonor2836 5 жыл бұрын
Zs
@AhmedAli-vy4hs
@AhmedAli-vy4hs 3 жыл бұрын
Masha allah
@axmhabane9365
@axmhabane9365 3 жыл бұрын
@@AhmedAli-vy4hs asc
@itaqilaahiimaan4533
@itaqilaahiimaan4533 5 жыл бұрын
Asc Xaqiiqdii shacabkeenu hadalada qalbiga soo jiita inta badan waxay isticmaalaan waqtga xubu romance oo ah xubi dhalanteed ah !
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 5 жыл бұрын
Anigoo Dugsiga iiga hadhan yahay 2 sano ayaa aabahay nin igu daray kadib waxaan ninkii ka codsaday in aan dugsiga dhamaysto waanu iga yeelay Gobol kale ayuu dhaqo ka hayey muddo 4-5 jeer ah buu ii yimid xilligaa waxaan ogaaday in Balwad leeyahay aabe ayaan u sheegay baadhis aabe galay ayuu ogaaday ka dib waa layga furay
@balqiishussein4011
@balqiishussein4011 4 жыл бұрын
Alhamdullilaah dhe wll❤❤
@mustafemahamud161
@mustafemahamud161 2 жыл бұрын
asc wllo
Xulashada Lamaanaha (Jacaylka)
17:19
Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
Рет қаралды 22 М.
10 Su'aalood Waydii Qofka aad la Haasaawayso I ~ Mubarak Hadi
19:23
Mubarak Hadi
Рет қаралды 121 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 79 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН
5 LUUQADAHA JACAYLKA | FAHANKA SIRTA HASAWAHA
8:05
Salim Omer
Рет қаралды 13 М.
Sirtan shukaansiga ma rabaan inaad ogaato !
16:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 80 М.
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 27 М.
4 DUMARKA LAMA DABA ORDO?! LAAKIIN SAMEE SIDAAN
8:36
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 104 М.
Maxay doonaysaa gabadhu?! Sirta hanashada dumarka.
8:05
Sahanka
Рет қаралды 69 М.
shukaansiga casrika cusub diinta islaamka maxay ka qabtaa
6:15
Zucamada Media
Рет қаралды 10 М.
Ma doonaysaa  Inaad Xaas Labaad guursato Adoon Dumin Qoyskii Hore , Talooyinkaan Qaado
12:15
Osman Sheekh Ahmed (Qoysbile)
Рет қаралды 23 М.
5 Qof jiran ayaad la socotaa
10:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 36 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН