HAL-ADAYG WARAYSI JAMAAL CALI XUSEEN BY KURAASE

  Рет қаралды 77,414

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 541
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
jeeagantu iyo giraantu ha dhacdo like i saara reer somaliland
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
😂😂😂👍👍👍👍👍👍
@muniirmohamed9029
@muniirmohamed9029 5 жыл бұрын
Adigu soo rid Ka xun bad tahaYe
@yaziryare2388
@yaziryare2388 5 жыл бұрын
Inder Somaliland mid ah baan Ku dhaataa
@dabnation1645
@dabnation1645 5 жыл бұрын
Hoyodood anagaa wasna jeeganta
@fsi.9710
@fsi.9710 5 жыл бұрын
Waxaba ka sheegin ciise muuse dad wadani ah weeye oo aaminsan somaliland ah ilaahayow dhawar ciise muuse aamin
@asuummohamed6656
@asuummohamed6656 5 жыл бұрын
Fs I. Amiin amiin allow dhawr ciise muse
@actor_siyaad
@actor_siyaad 5 жыл бұрын
Allow ku dhowr inader qali
@najahhassan7716
@najahhassan7716 3 жыл бұрын
😅😅😅
@idirismohamed4571
@idirismohamed4571 5 жыл бұрын
Inta jamaaal cali xuseen lakulankiisa jecel farta taaaga
@mohamedabdallaabdi4005
@mohamedabdallaabdi4005 5 жыл бұрын
Down hhhh
@actor_siyaad
@actor_siyaad 5 жыл бұрын
Aqoonyahn cidna kula caqli mha ❤nolow madaxweynaha mustaqbalka
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 5 жыл бұрын
Manshallah walee wa haliyey qaran Jamaal Cali Hussein waxan ku rajaynaya in malin un u ka noqdo madaxweynaha Somaliland inshallah Viva Somaliland Power 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾
@ashiaadab6578
@ashiaadab6578 5 жыл бұрын
Anigo ciise muuse ah waxaan ugu jecelahay inay madaxweyne noqdan habaryoonis lkn aan ka ahayn ciro adeeryaalow ninka naga soo badala
@drcrashiidmuuse9834
@drcrashiidmuuse9834 5 жыл бұрын
Good
@shaymaalishabel6217
@shaymaalishabel6217 5 жыл бұрын
niima mohamed hbryoonis iyo madaxwayne 😂😂😂😂
@abdiraxmanmaxamer1512
@abdiraxmanmaxamer1512 5 жыл бұрын
nalka home dee malaa waa reeer abtigaa niyaw
@Dabayl
@Dabayl 5 жыл бұрын
Meesha ha boobaane ! ?
@abdimudalibabdizalan3958
@abdimudalibabdizalan3958 5 жыл бұрын
Waa ninkii idin cejiyeey cise muse
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 5 жыл бұрын
Maansha allah barnaamijkan caawa waan sugayay mahadsanidin dhamaan bahda HCTV
@mustefeumar1546
@mustefeumar1546 5 жыл бұрын
Well done siyaasi insha allah waxan rajayanaya inaad marlabaad xilka madaxwaynaha isku soo sharaxi doontid inan ku tageerno ama cofka ku siino waa mid aad naga mudan tahay aqoonyahan
@deleteabdi43
@deleteabdi43 5 жыл бұрын
Aqoonyahan siyaasi daacada ku jecliyaa adeero jamal cali xuseen ilaahay hakudaayo inshallah mar uunbad madax no noqon wn kusugaynaa siyaasiga daacada wa adiga e manta 👍👍👍👍❤
@abdirahmanhussen2784
@abdirahmanhussen2784 5 жыл бұрын
Isaaq walaalo ah oo wadadhashay hakala qaadina plz like ta hayla dhaafina tolkay.
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Great man jamaal next president
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 5 жыл бұрын
Jamaal Ali xusen RunTi waa nin hawl kara Waana siyaasi RunTi hadaladisa sarbeebaya Go Forward SiYaasi😍
@muuseismaaciil4346
@muuseismaaciil4346 5 жыл бұрын
Aqoonyahan jamaal si fiican buu u soo bandhigay madax buu haboonyahay
@engmatan1308
@engmatan1308 5 жыл бұрын
Daahir rayaake ilaahay ha daayo waa ninkii ka tagay somaliland mida dhaqaaleheeda meel fiican marayo oo sarifku marayay 6500 kuwii ka dabeeyay dalka halkaa iyagaa biday
@CumarAhmed42
@CumarAhmed42 5 жыл бұрын
jamaal cali xuseen cigaalka mustaqbalka alle haku daayo mudane
@rahmaahmed1690
@rahmaahmed1690 5 жыл бұрын
Legend Aqoonyhn jmliitoH 😎
@maxamedali1102
@maxamedali1102 5 жыл бұрын
jamal Cali xuseen siyaasi aqonyahn wan tageri laha hadi wu isaso sharaxo
@adnankafi4035
@adnankafi4035 5 жыл бұрын
Maxamed Ali ana sido kale lakin wan sugaynaa timekisa inshalah
@mahmoudomer1691
@mahmoudomer1691 5 жыл бұрын
Waxan jeclaan lahaa in 10 aqoon yahan o reer somaliland ah oo sida jamaal oo kale ah inay xisbi samaystaan si qabiilka looga baxo
@maxamedali1102
@maxamedali1102 5 жыл бұрын
haa wll cigaal ka cusub wye anigu reer Sool ahy siyaasiga wan tagera
@yousufabib2275
@yousufabib2275 5 жыл бұрын
@@mahmoudomer1691 hhhh oo Jamaal ma waxad leedahay qabyalad ma yaqaan.😂 sawkii shalay laha muuse geela isu kaaya jira.
@yousufabib2275
@yousufabib2275 5 жыл бұрын
Ma Gayo
@mustaphaabdalla5616
@mustaphaabdalla5616 5 жыл бұрын
Mansha'alah alle haku dhawro aqoonyahan jamaal
@angeljax296
@angeljax296 3 жыл бұрын
i know it is pretty randomly asking but do anyone know of a good place to watch new tv shows online?
@rockyjaden3980
@rockyjaden3980 3 жыл бұрын
@Angel Jax i watch on flixportal. You can find it by googling =)
@kamryndamian6294
@kamryndamian6294 3 жыл бұрын
@Rocky Jaden Yea, have been watching on Flixportal for years myself :D
@angeljax296
@angeljax296 3 жыл бұрын
@Rocky Jaden Thanks, I signed up and it seems like they got a lot of movies there =) I really appreciate it!!
@rockyjaden3980
@rockyjaden3980 3 жыл бұрын
@Angel Jax glad I could help :D
@abdiqadirmacaneye6777
@abdiqadirmacaneye6777 5 жыл бұрын
*Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen wlhi aadban kuu taageera runtii meel ayaa lagaaga dhacay, rabbi haku rumeeyo hadafkaaga ah inaad maruun madxwayne noqotid* 😢😢😢😢😢
@khadarmahamed9361
@khadarmahamed9361 5 жыл бұрын
machaa Allah. Allah cimirigagu haku dheereyo mud. madaxweyne x.ibraahim cigaal 2
@apdirashiidaliadamcali2473
@apdirashiidaliadamcali2473 5 жыл бұрын
Xapipkena scw iGula sali wllkyGa Muslim kow anpa wlshhy mahad sanid like ha ilawin
@somalidiid1192
@somalidiid1192 5 жыл бұрын
wlhi bilahi in hctv ciise muuse leeyahay wxn ku bartay waqtigii golaha deegaanka la doortay mrksta maayirka berbera ayay soo dayn jireen wr kasta maayir cabdishakuur cidin ayaa ku jiray maantana dadka aan wxba ahayn ee jeegaanta ayay buun buuniyaan bal eeg gudoomiyaha maxkamada markii la doortay siday u buun buunin jireen
@mustafemaxamed6877
@mustafemaxamed6877 5 жыл бұрын
Kkkkk saw maaha Waa asiibtay inabti
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
Adu waxa laga hadlayoba waad garab martay reerbaa kugu margadee alle kaama saaro madaxana hakaaga istaago waliba
@craxiin_key797
@craxiin_key797 4 жыл бұрын
Wll 2 da ay buynbuniyenba wada raga wanooga
@Mohamed_dayib77
@Mohamed_dayib77 5 жыл бұрын
Aqoonyahan Jamaal Ali Hussein Waa Aqoonyahan Markuu Hadlayo Maskaxda Ka Hadla Waana Aqoonyahan Si Muwaadino Ku Jirto U Hadla Waddanka Lex Jeclo Weyn Ka Qabba Wanaagsan'na U Hadlay Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Waxaan Ka Codsanayaa Inuu Taladda Jamaal Ali Hussein Qaato iyo Tallo Kastoo Wanaagsan Oo Waddanka Horrumarka Balaadhan U Keenaysa Waxaan Kaloon Halkan Si Wanaagsan Inoogu Soo Tobinayey Wariye Ka Hawl Galla H(TV Waana Wariye Mohamed Guraase Waad Mahadsantahay Wllo Sidda Fiican Eed Noogu Soo Gudbisay Barnaamijka Horraa Loo Soconayaa Somaliland❤Guul💪💪
@ridwaanahmed9704
@ridwaanahmed9704 5 жыл бұрын
Masha Allah *aqoonyahan* Alle haku dhawro
@zadiikpuraale4142
@zadiikpuraale4142 5 жыл бұрын
AqooN YahaN jaMaaL iYo FayZaL caLi waraaBe izu Cod eeKaH Nio yaa iLa ArkaY ViVa SoMaliland. ✌ oNe LoVe💯
@ayanleahmed4792
@ayanleahmed4792 5 жыл бұрын
insha Allah waanu kuu codayn Jamaal MUj Cali Xuseen aqoon yahan
@fathiabulkhadir3589
@fathiabulkhadir3589 5 жыл бұрын
Jamaal guul kuurajaynayaa
@hamdahusen2521
@hamdahusen2521 5 жыл бұрын
Maansha Allah Jamaal Cali xuseen geesi qaran ilaahay haku dhawro
@abdishakuurhassanshako567
@abdishakuurhassanshako567 5 жыл бұрын
mansha allah abti jamal hore u soco
@samesuge8712
@samesuge8712 5 жыл бұрын
*aqoonyahan layskama odhan ninkan *
@gulledgaas7953
@gulledgaas7953 5 жыл бұрын
Welcome jamaal ali hossen
@bulshaawiproduction209
@bulshaawiproduction209 5 жыл бұрын
Caawa oo dhan ayaan sugayay masha allaah mahadsanidiin bahda hctv
@xamseabdisamed2444
@xamseabdisamed2444 5 жыл бұрын
maansha allaah allow kubarakee
@abdirzaklondon8805
@abdirzaklondon8805 5 жыл бұрын
jamal Ali hussein guulyso adeero😘😘👏
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Hhhh warkena mad Dawtaa😂😂😂👈
@abdirzaklondon8805
@abdirzaklondon8805 5 жыл бұрын
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 inyar kadawaday marmar siyasada egayeh😂😂👈
@ugaaaskashantasoomaaliyeed9828
@ugaaaskashantasoomaaliyeed9828 5 жыл бұрын
Siilaanyo aaway horumarkii uu kuwareejiyay muuse qir dee
@mtncolow3817
@mtncolow3817 5 жыл бұрын
Madax waynaha shanta sano ee soo socda viva jamal ali hussein . Ader leewarka looga soo kici maayo daaqadaan kasoo galinayaa .oohinta yaraysta
@yonisadan5197
@yonisadan5197 5 жыл бұрын
Walaalahay garxajis waxaan leeyahay all good things come to those who wait. Your time will come dulqaata waxa khaldan saxa.
@wabarichannel321
@wabarichannel321 5 жыл бұрын
Jamaaal cali xussen waa gesi gesi dhalay allah haxafido
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 5 жыл бұрын
Anigu nin habar love ayaan ahay. Somaliland ayaa ideeqda reerkii cadhoodaa waa uun laangaabnimada😆😆😆
@engmohamedabdalla7704
@engmohamedabdalla7704 5 жыл бұрын
Alle ha ku dhowro adeer jamaal ❤️❤️❤️ madaxweyha mustaqabka 👏🏻👏🏻👏🏻
@mohamedabdirahman2457
@mohamedabdirahman2457 5 жыл бұрын
hhh xilimoo adeer ku noqdayna
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 5 жыл бұрын
Ninka ni wuuxuu leeyahay garxajes baa kurisga ee diiday markaa anaa SUBEERIYAH AWALIYAH
@khadraxayd9821
@khadraxayd9821 5 жыл бұрын
jamaal cali xusen insha allaah 5 sano ee danbe adigaanu ku dooran waad uqalantaa guulayso aqon yahan jamal waadku guulaysan insha allaah
@janodoondoon1458
@janodoondoon1458 5 жыл бұрын
Aqoon badan ayaa iga muuqata aqoonyahanka mcha allah
@abdirahmanjeeh5700
@abdirahmanjeeh5700 5 жыл бұрын
aqoonyahan jamaal cali xuseen ... runtii waxabadan baad ifdiimisay oo aqooni ku dheehantahay ...
@gaarionlinestore8966
@gaarionlinestore8966 5 жыл бұрын
Wariye Ciise Muuse ah waraysanaya siyaasi Ciise Muuse ah oo TV Ciise Muuse ahina ka duubayo, anigoo Ciise Muuse ahina daawanayo, ilayn waxba maan ogayne duniduba waa Ciise Muuse
@asmaadan3538
@asmaadan3538 5 жыл бұрын
Ana igu dar waliba maxamed ciise kkkkk
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
GAARI WASDANI YAANU KU MAQLIN WAXUU ODHAN WARIYAHA WAA INLAGA DHIGAA REER HABEL CAAMRADANA REER HABEL
@asmaadan3538
@asmaadan3538 5 жыл бұрын
Hadaan nahay dhaliyrada ciise muuse waa inanaan ku dayanaa aqoonyahan jamaal ali xuseen oo sidiisa ookale wada aqoonyahan noqonaa kana shaqaynaa horumarka wadanka oo aan baabiinaa jeeganta odayaasha badowda ahi ay nagu waaleen from berbera
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Gaari online kkkkkkkkkkkkkk indr MA caynkaasaa hhhhh
@axmedjaamacindhacase859
@axmedjaamacindhacase859 5 жыл бұрын
daanyerku waa canbaarta isaaqa
@sacadcabdiraxmaan997
@sacadcabdiraxmaan997 5 жыл бұрын
War JamaL waa waraysiGaGi koobaD eN daawadO IsmaNa lahaYN runTu Ku dhinTa lkN HadaN ogadaY inU runTa Ku dhinTo sax xaqiiqO ayuu kA hadlaY
@abdirazaqkiiko8096
@abdirazaqkiiko8096 5 жыл бұрын
Ninku faan badna ma majerten baa dhalay mise waa murqaansanyhy odaygu😂
@muhiyodinahmed6468
@muhiyodinahmed6468 5 жыл бұрын
Jamaal cali xussen siyaasi Aan tageero buuxdda u hyo keep goig🤘
@ahmedyoung5815
@ahmedyoung5815 5 жыл бұрын
Aqoon yahanki fashilmey
@Za07Editz
@Za07Editz 5 жыл бұрын
Jamaal cali xuseen waa siyaasi wax garada ah
@saidnour8864
@saidnour8864 5 жыл бұрын
Jamal Ali Hussein noolow si fiican oo cilmiyaysan ayaad usharaxday. Well done Jamal.
@caziojupo9026
@caziojupo9026 5 жыл бұрын
Jamaal Ali huzeen waan ku tagerrnaaa oo ku jeclny hadn nahy garxjz walipa cidgale
@ahmedeid701
@ahmedeid701 5 жыл бұрын
Jamaal suaalaha si toos ah uugama jawaabayo wuu ka meermeeraya xaqiiqda
@cabdirahmaan3322
@cabdirahmaan3322 5 жыл бұрын
walee waa halyey jamaal cali huseen
@muboodeko2655
@muboodeko2655 5 жыл бұрын
aqoon yahan da yar jamaal calı xuseen allah haku sharfo
@aydrusabdi1276
@aydrusabdi1276 5 жыл бұрын
Mansha allah aqoonyahan
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Jamal Ali Hussein 💯💯👏
@barwakorashid9625
@barwakorashid9625 5 жыл бұрын
Rageedi❤
@bullaaletv8477
@bullaaletv8477 5 жыл бұрын
Wixii Ciise Muuse ah Waliba *Maxamad Ciise* ah Liketa
@abdiqanimusa8955
@abdiqanimusa8955 5 жыл бұрын
Jamaal Cali xuseen hal-adayg hadal yaqaan
@fahiimae7336
@fahiimae7336 5 жыл бұрын
Walee sidaa uu Jamal la yaaban yahay ayaan u yaab sanahay. Ilaahayow na midee Amin.
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 aamiin wll
@guliedgulied5778
@guliedgulied5778 5 жыл бұрын
Si fiican ayu u hadlay wlhi Aqoonyahan JAMAAL ALI HUSEIN
@abdiwahaabredsea1252
@abdiwahaabredsea1252 5 жыл бұрын
Aqoon yahan jira jsmal cali xusen
@sadickmahamoud3917
@sadickmahamoud3917 5 жыл бұрын
Aqoonyahan Jamaal Ali alaha Ku xafido
@maxamuudaxmed8349
@maxamuudaxmed8349 5 жыл бұрын
Si fiican ayuu u hadlay lkn qolooyinka reera ka sheekeenaya ayaan layaabay waxanu nahay Somaliland lawada leeyahay
@nassermohamed6429
@nassermohamed6429 5 жыл бұрын
Dhamman waad mahadsantihiin bahada HCTV gaar ahaan wariye kuraase iyo aqoonyahan jamaal cali xuseen ba
@musdafaawad6770
@musdafaawad6770 5 жыл бұрын
Tolkay garxajis waxba idiinkama baahnee bal berbera uun yaan h/jeclo idinkala waregin waa dhul h/magaalee wayga talo bariga saaxil iyo waxbaan maqlayee
@makamedinachannel785
@makamedinachannel785 5 жыл бұрын
Habar jeclo iyo habar magaado walaalo Arab+awal+garxajis+ayuub+toljecle+cimraan qolda habar jeclo ha ii soo sheegaan siday u kala baxaan
@musdafaawad6770
@musdafaawad6770 5 жыл бұрын
Ridwaan yuusuf Goormaa laga tegay warkaa
@fahiimae7336
@fahiimae7336 5 жыл бұрын
Ilaahayow qabyaalada naga madoobe .waxaan ku hamiyaa wakhtiga si wacan laysu dhex galaayo oo aan magaalooyinka lakala sheeganeyn.
@goobjoog7658
@goobjoog7658 5 жыл бұрын
Mustafe, waa hadal u baahan inay weeleeyaan, laakiin waa lays gaashaan buuraysanayaa
@goobjoog7658
@goobjoog7658 5 жыл бұрын
Beberbera iyo laf dhabarta dalka + taariikhdeeda, intaba xulafaysi qabiil baa laga door biday, laakiinse wax soconaya ma tahay waa su'aale?
@abdiawale8735
@abdiawale8735 5 жыл бұрын
Insha allh isaga badalay muse
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 5 жыл бұрын
Kuraase waa wariye toos ah!
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Dadka qar eleh Zacad muse wxa ka fcn cise muze Ader zacd muse iyo cise muze waa wllo Mrka niicda jojia😘😘😘
@mohamedhamake7
@mohamedhamake7 5 жыл бұрын
Absoultly indr 😍😘
@moi5191
@moi5191 5 жыл бұрын
Waad ka badisay haddu mid fcn ka kala u fcnyahay laba walala ah mid haddu fcn ka kalan u fcnyahay ka dhigantahay
@cadnaaniga7842
@cadnaaniga7842 5 жыл бұрын
Jamaal Waa Madaxweynaha Musdaqbalka Yaa Igu Racsan
@adnankafi4035
@adnankafi4035 5 жыл бұрын
cadnaan Cadnaaniga me
@MohamedAli-kn2tu
@MohamedAli-kn2tu 5 жыл бұрын
Yes aniga
@shadihnuux5494
@shadihnuux5494 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@ridwanjama6863
@ridwanjama6863 5 жыл бұрын
Xaqiiq weeye ugaaz
@asuummohamed6656
@asuummohamed6656 5 жыл бұрын
Waa runta wlky allaha ku guleyo kasanu haysanaye
@Sahal.moktar9308
@Sahal.moktar9308 5 жыл бұрын
Jamalow beelaha aan Isaaqa Ahayn kulama dagana ee dhulkooda ayey dagan yihiin inuu eraysgaasi ku hoos maray bn filayaa , Somaliland Protoctrate bn wadanhay .
@adnankafi4035
@adnankafi4035 5 жыл бұрын
Oday Soomaliyeed dhulku waa dhul somaliland ah lakin cidii daganba ha daganato ciiseba wuxuu daga saylac lakin kamaynaan maqal waa dhulkayagii ee waa dhul somaliland ah
@cabdiqanimaxamuud3904
@cabdiqanimaxamuud3904 5 жыл бұрын
Dadkaa cidanka Ka hadlay wa maaan gaaab.....kuwana wa dad caana wayna qashifmeen.
@somalipure8835
@somalipure8835 5 жыл бұрын
Aqoonyahankii isu Badalay Aabaha Qabyaalada waa ninki dhalinyada modern ka u ahaa ee mar qudha yidhi Geelaa isugu kaaya Jira
@axmedzaki7669
@axmedzaki7669 5 жыл бұрын
masha Allah aqoonyahan
@haldoorrashid4774
@haldoorrashid4774 5 жыл бұрын
Wleee runta ayuu ka hadlaa Ninkanu noolow jamal ali xuseen
@isaxaqxassan8811
@isaxaqxassan8811 5 жыл бұрын
in shaalaa
@skrtube237
@skrtube237 5 жыл бұрын
dhab ahaan waa nin han siyaasadeed leh aqoon dalka uu wax ugu qaban karo leh wax badana xaalada dalka kala socda isla markaana sl ka caawin kara in ay recognizion caalami ah hesho. waana waraysi dhaxal gal ah
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
DHALINYARTA FIICAN FIKRADAHA NAAXSAN WAA INUU MADAXWEYNUHU DALKEENU NAAXIYA DJ I, BADHASAABKA , HAAYADAHA WAA IN LAGU TIJAABIYAA SHAQADOODA LA EEGA 👍🏼
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 5 жыл бұрын
Kan wariyaha sheeganaya sualo khaldan bu weydinaya m/weynaha rerkoda ugu badan xilka ku lahaa bal ma isga weydinaya shakhsiyan mise dareenka dadweynu ka turjumaya dadku waxay qabaan inu yidhahdo weyan.
@mulaaxocabdiqani7717
@mulaaxocabdiqani7717 5 жыл бұрын
Ifrah Abi waa siday dadku aaminsanyiin hno waana xaqiiqdee
@yousufyu504
@yousufyu504 5 жыл бұрын
Salbabakh baa kamuuqda Iyo xaglin badan tusaaleh Ciidanku maleh saami qaybsi Waa qalad
@jamacsicid1690
@jamacsicid1690 5 жыл бұрын
Yousuf Yu waa runtii ciidanku maleh saami qaybsi
@mohamedibrahim780
@mohamedibrahim780 5 жыл бұрын
Aqoonyahanka hore u soco
@abdillahiahmed7401
@abdillahiahmed7401 5 жыл бұрын
Jamal cali xuseen Caawa mawduuca uu ka baxsanyahay
@jamalabdirahman8654
@jamalabdirahman8654 5 жыл бұрын
si caadi ah buu isaga hadlayaa
@awilsuleiman4250
@awilsuleiman4250 4 жыл бұрын
dhalinyaro jamal ali xusen
@mohamedxujo4124
@mohamedxujo4124 5 жыл бұрын
Jamaal ali xuseen
@abdim.m.q3127
@abdim.m.q3127 5 жыл бұрын
faysal waraabe iyo jamal kala fariidsan jamal reerkiisa habar awal buu u hiilinayaa oo dhisayaa faysalna reerkiisuu burburinayaa
@hayatmohammed2903
@hayatmohammed2903 5 жыл бұрын
Waa nin fiican
@cabdiayman580
@cabdiayman580 5 жыл бұрын
Jamaal waa aqoon yahan maaha jaamici
@zayaamad3080
@zayaamad3080 5 жыл бұрын
jamal cali xuseen ka waarna haddi reer kaliyaa ciidamooda la dalacsiiyo kuwa kalena buulka la dhigoo oo aan la dalacsiinin
@aminmahir4250
@aminmahir4250 5 жыл бұрын
Nin u dhashay belwaynta direed gaar ahaan GAADSAN ee malaga yaba inan dowlda somaliland shaqa ka helo. Mhdandiin.
@TOOSIYE
@TOOSIYE 5 жыл бұрын
Maa shaa Allah siyaasi Jamaal Cali Hussein good politician
@djholac1211
@djholac1211 5 жыл бұрын
mch allh alle hadaayo aqoon yhnka si ficn bu u hdly
@cabdirashidhusein4384
@cabdirashidhusein4384 5 жыл бұрын
jamal cali xusen cadho uu uqabo xukumadi silanyo oo faysal cali warabe ka racday bn ka dhadhansatay )lakin waraysigsu iyo talasiisuba wa sax aaad bn uu so dhawanay
@marshaal1234
@marshaal1234 5 жыл бұрын
Kuye beelihi inala degana waaar odaygu halka u dhex fadhiya aar mayna ahayn
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 5 жыл бұрын
Jamalow sidii xafada ha uhadlin EE sidii aqonyahan u hadal. Jeegaan wax wadda qaybsi mataqaan, wax maqal mataqaan, wax hoo mataqaan, Only waxay taqaan in Xoog wax looga qaato madaama ay wax wadda lahaansho ay inkirtay. Maxay GX u soo dhintayn hadii ay Jegantu ismahadisay.
@abaadircali6029
@abaadircali6029 4 жыл бұрын
Jamaal asgarigu wuxuuqaaraa 90
@Wankusalaamay
@Wankusalaamay 5 жыл бұрын
Barnamijka qofta Markaa Ku soo dhaweyneeyso waa inaa salantaa o a is gacan qaadaan micnaha a salanto
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
Somaliland gacan iyo way dhaaftey lugaha LA,isla dhacaa 😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍
@hargeisaawi3213
@hargeisaawi3213 5 жыл бұрын
Jamaal ma buugii diiwaanka qosolka qeybtii 3aad Buu Qorayaa kkkkkkk
@sulthanilkacazeh2451
@sulthanilkacazeh2451 5 жыл бұрын
lengend jamaal cali xusein waad u qalantaa aqoonyahay in lagu idhaaho
@abdihakiimmaxamedchannel8455
@abdihakiimmaxamedchannel8455 5 жыл бұрын
kkkkkk wale jamal waa run sheed isaga ku burasida hadii uu halkedii inga celiyo dahir riyale kahin
Falanqeynta Dhaqaalah Addunka jamaal ali xuseen
42:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 9 М.
JAMAAL CALI XUSEEN OO TAAGEERAY JABHADDA KORNAYL CAARRE
1:21
BS Somali TV
Рет қаралды 2,4 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 179 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 26 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 33 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 61 МЛН
Raaso بلدالعلم والعلماء
2:54
NUURA DIIN TV
Рет қаралды 2,2 М.
Waraysi gaar ah: Jamal Cali Xusen
1:03:05
Astaan
Рет қаралды 7 М.
Waayaha qurbaha with jamal ali husein
1:00:17
Horn Cable Tv
Рет қаралды 17 М.
DIIWAANKA QOSOLKA....HADII AADAN QOSLIN WAQTIG WAA CELIS .
19:02
BULSHO HAGE
Рет қаралды 170 М.
Jamaal Cali Xuseen Barnaamij Wareysiya Oo HCTV  2008 kii Ka Qaaday
37:22
HAL-ADAYG WARAYSI XIRSI X.CALI XASAN HCTV 2017 BY KURAASE
31:10
Horn Cable Tv
Рет қаралды 36 М.
Jamal Ali Hussein explains Somaliland economic status 2017!
19:04
jama yasiin
Рет қаралды 3,9 М.
Barn  Hal Adeyg  HCTV Jamal cali xuseen
33:07
Horn Cable Tv
Рет қаралды 4,6 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 586 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 92 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 104 М.