Hal xiraalaha Mowdka | Micnaha qarsoon | Kitaab muhiim ah | Dr mustafa maxamuud

  Рет қаралды 73,848

OGAANSHO

OGAANSHO

4 жыл бұрын

Hal xiraalaha Mowdka
Mid kamid ah kutubtii uu qoray Dr mustafa maxamuud , faylasuuf muslim masri mucaasir ah , wax badan ku soo kordhiyay umadda fikir ahaan.
kitaabkiisa hal xiraalaha geerida ma ahan in uu uga hadlaayo micnaha muuqada ee mowdka ama sida aan umalaynayno markaan maqalno magaca mowt qof geeriyooda , wuxuu fiirinaayaa dhinaca kale ee micnaha mowdka .
wuxuu ku bilaabaayaa midwalba oo naga mid ah maydkiisa ayuu garbaha kuwataa ,
wax ka yaab badan majiro geerida , dhacdo cajiib ah , shaygii jiray wax yar ka hor uu noqonaayo eber hal mar .
Mowdku wuxuu wataa nolol wuxuu wataa amakaak , geeridu gudaheen ayay ka dhacdaa daqiiqad walba anagoo nool
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 300
@ahmedzaki3695
@ahmedzaki3695 4 жыл бұрын
‏من مغرب يوم الخميس إلى مغرب يوم الجمعة، وكل ثانية كنوز من الصالحات، وخزائن من الحسنات، فاغتنمها في الصلاة على النبي ﷺ، والدعاء، والاستغفار، فإنها مواسم قد لا تتكرر، تقبّل الله منّا ومُنكم، وغفر لنا ولكم.
@bilanabdullhimohammed904
@bilanabdullhimohammed904 4 жыл бұрын
Wll dadka aad wax usheegeysid waa soomali plz🙏af-somali Ugu sharax lagayaabe iney anfacdo malyin somali ah mhdsnid ajarkeeda allaha kusiiiyo😍
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 жыл бұрын
حبيبي محمد صلي الله عليه وسلم❤❤
@abdiwali11
@abdiwali11 4 жыл бұрын
Aad io aad Umahsantahy ustaad.....waa Fikrad fcn Inaa Book Soo akhriso Kadib Noo Soo gudbiso muhiimada Boogas 😍 Ilahey Hakaa Abaal mariyo
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
Walinho Ahmed walal macan subscribe igu caawi
@abdulwedow3127
@abdulwedow3127 4 жыл бұрын
@@maarifacollege-kenya1264 q+qqqqqqqqqqq
@abdulwedow3127
@abdulwedow3127 4 жыл бұрын
Qqqqqqqqqqqqq
@abdullahimoahmedsh1772
@abdullahimoahmedsh1772 4 жыл бұрын
د.مـــــــحمــــود مصـــــــطفى ilaahay ha unaxariisto
@recitationtohear
@recitationtohear 4 жыл бұрын
I invite evryone to listen Quran recitation
@ahmedartan360
@ahmedartan360 4 жыл бұрын
Waa buug Macno wayn xanbaarsan, Inaad noosii khulaasayso Waad ku mahadsantahay Omar inshar, Barnaamij asbuucle ah oo تخليصات الكتب ah inaad noo bilowdo waan jeclaan lahaa walaalkay Mahadsanid.
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 3 жыл бұрын
ustaad cuamar jizakalahu kheeyran kheeyral jazaa. DR mustafa alaha u naxariisto waxoo aha mufakar islaami ah oo alaah ku maneestay xigmad iyo caqli sare alaha qabariga u waasiciyo anaga gadaashiida mana fidneeyo alah naga dhigo kuwii ka tagaa mira wanaagsan sidadiis camal
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Our Motivation/Teacher Allah nookaa xifdiyo😍😍😍
@qayovictaa390
@qayovictaa390 4 жыл бұрын
Wcs masul👏
@mahamedguuledcaliyare1318
@mahamedguuledcaliyare1318 4 жыл бұрын
Walal Nabi muxamad Kusali scW 📿
@siwaqyare5257
@siwaqyare5257 4 жыл бұрын
Masha allaha ustd omar mahadsanid
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
Siwaq Yare walal macan subscribe igu caaei
@yuusuf2233
@yuusuf2233 4 жыл бұрын
Alle haku xafido omar inshaar 💓💕 f
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
abdi xiir cadde gudbiye walal macan subscribe igu caawi
@umuinshaarbintufaysal6261
@umuinshaarbintufaysal6261 4 жыл бұрын
masha ilahayoow noo fududee jidkaa
@qaasimqeys6283
@qaasimqeys6283 4 жыл бұрын
Txn maclin omra inshar
@inamoumin6438
@inamoumin6438 3 жыл бұрын
Walal thank you jazaka Allah kheir from Djibouti
@abdallajaceelow4624
@abdallajaceelow4624 4 жыл бұрын
omar inshar jazaka allah mowduuc qalbigeyga taabtay ayad ka hadashahay waxanba umaleya inad aniga xlkeyga ka war qabta oo aad mowduuc waano iyo caqli celin toos igula hadleyso ugu dambeyn oraahdan ah wan iska cabineyna waxey nafteyna jeceshahay una dulqadeyna waxa ey naftu necebthy kaliya dhaqin galinta intas aya iga maqan cagsigeyda ayan u nolahay kadibna nolol aduun iyo aaqiraba qasaro idhaxalsineysa ba galay murug cariiri runti nolol mugdi ah insha allah cawa ka dib waxa qatay go,an inan dhaqan galiyo oraahda ah نقاؤي ما نحب ونتحمل ما نكره انشاالله
@abdiaziizmoalim6043
@abdiaziizmoalim6043 4 жыл бұрын
M.a allha Wlhi xaqiiq weye ustaad Omar in shaar
@nuradinsuleiman7950
@nuradinsuleiman7950 4 жыл бұрын
HORAY USOCO ustaad waxbadan ayan ka weelaynaa❤❤❤😍
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
nuradin official walal macan subscribe igu caawi
@cabaasxuseenmuuse2209
@cabaasxuseenmuuse2209 3 жыл бұрын
Soo jeedin, Marka hore waad Mahad santahay walaal, waxaan soo jeedimayaaa in aad inoo badiso sheekooyinka dhiiragalinta ah ee qoraashaa Carbeed, Sida Dr, Mustafa iyo Dr Ibraahiim Alfaki, Qeybta ugu danbeysa xigmadihii laga diiwaan galayay inoogu soo dar, Markale Mahadsanid Ustaad.
@hasssangaaciye5489
@hasssangaaciye5489 4 жыл бұрын
Asc Al ustaad cumar iinshaar waad ku mahadsantahay huuno sidaad markasta noogu faaiideyso 🕋🕋🕋🕋🕋
@gureymedia1342
@gureymedia1342 4 жыл бұрын
Alle haku xifdiyo wana kumahadsantahy sida quruxda badan aad noo lawadagtay ustaad
@hawraarcreativecloudnet
@hawraarcreativecloudnet 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustad omar inshar
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
Hawraar software walal macan subscribe igu caawi
@hawraarcreativecloudnet
@hawraarcreativecloudnet 3 жыл бұрын
@@maarifacollege-kenya1264 ana igu caawi
@khabiibcaydaruuz4496
@khabiibcaydaruuz4496 4 жыл бұрын
Wxn ahy daawadihi ugu horeeyay fadlan icimaada
@aiydenkader
@aiydenkader 4 жыл бұрын
Dadka comment tiga lasoo ordoo muuqaalka dhamysta marka hore
@xusenyusuf9361
@xusenyusuf9361 4 жыл бұрын
Wxan soo xasuustay barnaamijkii Hal xidhaalaah doonta tiishiyoos🤗
@hamzelabsalah7417
@hamzelabsalah7417 4 жыл бұрын
Hore usocod wngsn mutacalim omar inshar
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 4 жыл бұрын
JazakaAllah ustad
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 4 жыл бұрын
Tabarakallah, Waa Muuqaal Runtii aad U qiimo badan Mahadsanid Ustaad Omar...🙏
@munaali2853
@munaali2853 3 жыл бұрын
Wll cumar daaci diinta fidiyaaba kufiicnaan lahayd MASHA Allah
@maxamadmaxamad7573
@maxamadmaxamad7573 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll omar Dr kana Allaha unaxaristo
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 4 жыл бұрын
Mufakir , Qoraa , Dr Mustafe maxmuud Alle ha unaxaristo🤲🏻
@sacaadahhappiness9206
@sacaadahhappiness9206 4 жыл бұрын
Masha Allah jazakalaahu kheyr bro
@saafifilms762
@saafifilms762 4 жыл бұрын
Mnsha allaha wll noo soobadi MACLUUMAD yadan oo klae
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 жыл бұрын
Cimriga Allaha inoo hagaajiyo walal cumar inshaar
@salmanjr9712
@salmanjr9712 4 жыл бұрын
Macalin insha Allah
@abdisamadadam288
@abdisamadadam288 4 жыл бұрын
Soo badi odayga waan jecelnahye. Dhabna uma fahmo carabiga. Masaarida khasatan. Marka so badi
@khadraguuleed3058
@khadraguuleed3058 4 жыл бұрын
Mnsh allah wll hore usoco
@engmohamoudderie7363
@engmohamoudderie7363 4 жыл бұрын
I love it keep going kasta allah jazaakallahu kheyr
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid wll omer
@user-pc6nv6ck5n
@user-pc6nv6ck5n 3 жыл бұрын
ilaahay haw naxariisto aamiin
@abdourazackhousseinmohamou3755
@abdourazackhousseinmohamou3755 3 жыл бұрын
Yeah Allah Allah God Blessé your 🙏🙏🙏🙏🙏
@wayoaragmedia1566
@wayoaragmedia1566 4 жыл бұрын
Thanks wll Omar
@abwanqays8190
@abwanqays8190 4 жыл бұрын
Jasakalah khayr ustaad
@abuluqmaanmedia6117
@abuluqmaanmedia6117 4 жыл бұрын
masha allah akhii fillah
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Mahadsanid Teacher Our mutation Teacher 🥰
@khadarmustafe2046
@khadarmustafe2046 4 жыл бұрын
جزاء كله خيرن اخي
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
wcs mahadsanid
@user-um8oo6yh3z
@user-um8oo6yh3z 4 жыл бұрын
Thank you, dear brother, may God save you time
@abdifatahomarmohamed6550
@abdifatahomarmohamed6550 4 жыл бұрын
thank you Mr. Omar
@zhucaybalcantara2002
@zhucaybalcantara2002 4 жыл бұрын
Waxyabaha kugu jeclahaa kamid ah cilmi baa ifa idesaa markasta keep.going brother
@updyfatahhuplale6879
@updyfatahhuplale6879 4 жыл бұрын
First i am today
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 4 жыл бұрын
Alwayz I great wait ur program ogansho❤
@naasirabdi4044
@naasirabdi4044 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustad cumar ishaar sida ad noogu faideyso oo ad noogu caqli celiso marwalba
@5hanl3
@5hanl3 4 жыл бұрын
fantastic omar inshar sidaat utabineysaan ladhacaayaa mar waliba wll m.a m.a💯🙌
@MOHAMEDHUSEIN.
@MOHAMEDHUSEIN. 3 жыл бұрын
Wallahi kalmadahaan caawa wan u baahnaa inay dhagahayga ku dhacaan xaqiiqdii dhagahayga way ka gudbeen oo qalbigayga fadhiisteen manta waxan ku guul daraysaty oo la iga raayay tartan feer ah lkn xaqiiqda waxay tahay inaa naftayda I hogaamiso. Xafida ka allah
@dekaadar9636
@dekaadar9636 4 жыл бұрын
SubhanaAllah soo true
@abdilahiali4668
@abdilahiali4668 4 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@xasanjaamac7283
@xasanjaamac7283 4 жыл бұрын
Thanks omar inshar
@japkaxeroawr1908
@japkaxeroawr1908 4 жыл бұрын
Mansha allah first
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
Japka Xero awr walal macan subscribe igu caawi
@safiyaabdullahi7510
@safiyaabdullahi7510 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@artofwar3crc431
@artofwar3crc431 4 жыл бұрын
Masha Allah
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
Omar Aweis Omar walal macan subscribe igu caawi
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 жыл бұрын
Masha allah umar ishaar
@yassiir7341
@yassiir7341 4 жыл бұрын
Aad iyo aad umhad santahy istaad omar inshaar
@wayabe6143
@wayabe6143 3 жыл бұрын
Dr mustafa maxanuud waa reference ugu weyn oo qof noqdo, Omar uu badana isticmaalo.
@____Cumar____
@____Cumar____ 3 жыл бұрын
Mhsanid omer inshaar🙏 "Maalin kasta oo tagta badh inaga midaa tagay"
@alidekyasin7624
@alidekyasin7624 4 жыл бұрын
Cumar Aad ayaa u mahadsan tahay Walal
@cabdiraxmaanabdira8845
@cabdiraxmaanabdira8845 4 жыл бұрын
Pro keep going
@rajaakhan5921
@rajaakhan5921 4 жыл бұрын
Asc walala cumar
@abdiqani4514
@abdiqani4514 4 жыл бұрын
Man sha allah ustaad horay usoco Bro 🙏👏
@apdikanihajichannel7779
@apdikanihajichannel7779 4 жыл бұрын
First comment and like aad ayaa ugu frcsanhy inaa noqdo qofkii uboreeyay wlhi
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
Apdikani Haji Channel walal macan subscribe igu caawi
@sergiogufo6534
@sergiogufo6534 4 жыл бұрын
M.a bro keep motivation we need emotional programs
@zaamnews4717
@zaamnews4717 4 жыл бұрын
Mnch allah hore u soco bro
@MAANSHIIL
@MAANSHIIL 4 жыл бұрын
Waa mowduuc muhiim ah wlhi.
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder 4 жыл бұрын
نقاوم ما نحب ونتحمل ما نكره . حفت النار بالشهوات وحفت الجنة بالمكاره فأمامن خاف مقام ربه ونهى النفس عن الهوى فإن الجنة هي المأوي
@ahmedjaama4627
@ahmedjaama4627 4 жыл бұрын
جرك الله معلم عمر
@yasinmuhidin8355
@yasinmuhidin8355 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@xaalaysmedia
@xaalaysmedia 4 жыл бұрын
Masha Allah wllky alaha kaa ajar siiyo juhdiga aad galiso Si aan wax u ogaano anaga.
@kaysemaxamed1675
@kaysemaxamed1675 4 жыл бұрын
Mansha wll qaliya
@zalatanka184
@zalatanka184 4 жыл бұрын
Waan u xiisnay ogaansho ayamahan 💖
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
zalatanka 1 Walal macan subscribe igu caawi
@mohaan9789
@mohaan9789 4 жыл бұрын
Asc omar inshaar walal waku salamay
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
AMIIN EDDITING wcs walal macan subscribe igu caawi
@nasrudiinc.qaadir9314
@nasrudiinc.qaadir9314 4 жыл бұрын
Qaatumo suuban allah nagu dila 🤲
@modarsaid4534
@modarsaid4534 4 жыл бұрын
Masha alaah
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
Mo said walal macan subscribe igu caawi
@afraxsiyaad8512
@afraxsiyaad8512 4 жыл бұрын
Allahu akbar
@bukhaarihassan5815
@bukhaarihassan5815 4 жыл бұрын
Ustaad salaam Hada fariinteyda aragto waxaan Talo ahaan sojedin lahaa in Aad sida Barnaamijka Somcast &, minbar show cml Nooga dhigto Barnamijkan
@abdullaomar6176
@abdullaomar6176 4 жыл бұрын
Codkaaga markaan maqlo dhiiri galin ayaan dareema Jasakalahu khayr Omar inshaar ❤....... Waan iska caabinanaa waxaan jecelahay, waanan qabanayaa waxaan nafteydu neceb tahay I never give up.
@handsomehandsome1730
@handsomehandsome1730 2 жыл бұрын
Cajiib dr Mustafa maxamud Mr omar inshar kumahadsanid Soo gudbinta waxa na anfacaya
@updyfatahhuplale6879
@updyfatahhuplale6879 4 жыл бұрын
Fadlan like ii saara
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
Updy fatah Huplale walal macan subscribe igu caawi
@diinihighlights3546
@diinihighlights3546 4 жыл бұрын
waan ku salaamay ustaad omar inshar 💯💯💯💯
@maarifacollege-kenya1264
@maarifacollege-kenya1264 4 жыл бұрын
Abdifitah omar Diini walal macan subscribe igu caawi
@maxamedhabane2381
@maxamedhabane2381 4 жыл бұрын
Team ogaansho wan idin salamay dhamantiin
@ismaciilibrahimhaaji5792
@ismaciilibrahimhaaji5792 4 жыл бұрын
Masha Allaah wall Qali ogaansho waxan jeclaan lahaa mar un inaan ku arko waligeyd adigo wajigaga so bandhigayo kuma aanan arkin wllo inaad natusto wan jeclaan laheyn 🙏🙏🙏
@zuheybcade9995
@zuheybcade9995 4 жыл бұрын
Nice vedio hurdada waa geerada walashed
@zakidheerecmc3031
@zakidheerecmc3031 4 жыл бұрын
Macalimu Omar inshar 🙏
@billelj9159
@billelj9159 4 жыл бұрын
Alle Haina badbaadiyo maalinta yowmul qiyaamaha
@abdinasirabdullahiroble2633
@abdinasirabdullahiroble2633 3 жыл бұрын
Masha Allah 🔥
@abdidahirgorod898
@abdidahirgorod898 4 жыл бұрын
First ☝️
@farah1ali970
@farah1ali970 4 жыл бұрын
Cabdi malik ibnu marwan tariihtfisa iyo inoso diyari mahadsanid
@dahirahmed572
@dahirahmed572 3 жыл бұрын
Waan uxiisay ogaansho muddo ayaan kamaqnaa waan idin salamay asxabta ogaansho .
@salmanjr9712
@salmanjr9712 4 жыл бұрын
Wanku sugaynay ustaad omar inshaar
@maxamedcali9081
@maxamedcali9081 4 жыл бұрын
Masha allah
@yussufcumar7247
@yussufcumar7247 4 жыл бұрын
Omar inshaar Dawaqa yar ee muuqaalada saarto amar ilaaheey waan cabsadaa waxeey na igalisaa xaalad Fikir aan suaalo badan isku weeydiiyo
@zamiirckcisamad1714
@zamiirckcisamad1714 4 жыл бұрын
Keep going
To The Future - Dr. Mostafa Mahmoud - Science and Faith
33:52
Iqraa - English
Рет қаралды 878 М.
The World of Wonders - Dr. Mostafa Mahmoud - Science and Faith
43:23
Iqraa - English
Рет қаралды 267 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 10 МЛН
Ilaahay ayaan arkay  | Buug Muhiim ah |
11:38
OGAANSHO
Рет қаралды 139 М.
In the origin of life - Science and Faith - Dr. Mostafa Mahmoud
43:48
Iqraa - English
Рет қаралды 153 М.
Memory - Dr. Mostafa Mahmoud - Science and Faith
42:06
Iqraa - English
Рет қаралды 408 М.
Buuga ugu Muhiimsan Taariikhda | Muqadimaha | Ibnu khalduun
14:15
An Astronomical Enigma   Dr  Mostafa Mahmoud   Science and Faith
49:28
Iqraa - English
Рет қаралды 1,3 МЛН
Mysteries of the Matter - Dr. Mostafa Mahmoud - Science and Faith
52:01
Iqraa - English
Рет қаралды 528 М.
Sideed isaga caabin rabitaanka raaxda iyo dib udhigida !? |
10:12
Maxaan u aragnaa si joogta ah nambaro soo laa laabanaayo ?
17:14