No video

HALGAMAA AXMED GUREY OO QABIILKIISA LA SHAACIYEY...IYO DEEGAANKA UU

  Рет қаралды 19,830

Somali skytv 24

Somali skytv 24

Күн бұрын

PROF ABDALLA OMAR MANSUUR AYAA SI QOTO DHEER U SHARXEY ASAL AHAAN HALKA AY QABAA'ILKA SOOMAALIYEED KA SOO KALA JEEDAAN IYO SIDA AY ISUGU KALA LAANDHEERE YAAN....

Пікірлер: 117
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
Imaam Axmed Gurey Allah ha unaxariisto wuxuu ahaa Gadabuursi, Maxaned Maxamed, Abrayn in Seylac Adal Empire
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 6 ай бұрын
Maashaaallaah ALLAAH ha karaameeyo professor CABDALLA ,taariiikhaha uu ka sheekaynayo waa casharadii uu GAHAYR UNIVERSITY noogu soo dhigay 1987 ILAA 1990. Waa macalinkaygii kheyr ALLAAH ha siiyo.
@hassanatteyeh3784
@hassanatteyeh3784 9 ай бұрын
Maasha Allah. Professor si cilimiyeysan ayuu u sharxay. Qabiilada Soomaalidu raad ma laha. Reer waliba Sheekhii diinta u keenly ayey ku abtirsadeen . Waxa aan salaamayaa Faysal oo keenay Barnaamij faaiido leh.Fadlan kuwa kale oo kan la mid ah samee. Thanks
@jamalskp7280
@jamalskp7280 5 ай бұрын
Adeer Ala ha ku dhowree shaarubaha iska yaree garkana sii daa adeer rabi ha ku xifdiyee Aamiin
@ABDIRIZAKSUGULLE
@ABDIRIZAKSUGULLE 7 ай бұрын
Imaam Axmed ibrahim Al_ghazi (AHUN) ❤❤❤
@nathra7351
@nathra7351 3 ай бұрын
Aniga oo ah rmqoyskii axmed gurey waay joogaan tafiirtii ehelkiisu axmed koonfur somalia iyo Ethiopia dhagaxle ayey dagaan wuxuu kasoo jeedaa saldanadii ugu horeysay isaaqa xiis iyo maydh markay isaaqu daganayeen adeerkiis baana suldaan u ahaa samaroon ciise iyo isaaqba intaanay wadanka wada qabsan ilaa jabuuti saylac isaaq baa wada dajiyey
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 10 күн бұрын
Imaam Ahmed Gurey wuxuu ahaa nin Karanle Hawiye ah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
Iskadaa! Waayeel weeyaan🙌♥️🎊♥️♥️♥️♥️xurmuu mudan yahay 💖🎊♥️♥️
@Nuurah951
@Nuurah951 7 ай бұрын
Ahmed Gurey waa mareexan reer Garaad ah oo wlhi ah. Dadkii ka Faracamay baa jooga ee isku xishooda.
@ayaanmuuse-mm8eo
@ayaanmuuse-mm8eo 7 ай бұрын
Walhidii dharta ahayd baa wl
@Nuurah951
@Nuurah951 7 ай бұрын
@@ayaanmuuse-mm8eo 2ba wlhi miyaa jirta wll
@abrahammo497
@abrahammo497 6 күн бұрын
Sxb waa runta imaam axmed wxu aha reer Garaad. # Imam Ahmed (gurey) Son of Ibrahim Algazi Son of Garad Ali "Goita Tedros" Son of Garad Adan Son of Matan Son of Eise Son of Ahmed Son of Boqor Mahamed Son of Da'ud Son of Abadir Son of Muse Son of Mahamed Son of Warwajele Son of Radimir Son of Amanreir Son of Isaq Son of Galshiredle Son of Hodenbari Son of Balyiri Son of Awsame Son of Mareihan "Mahamed" Son of Sade "Ahmed" Son of Darod "Abdirahman" Son of Jaberti "Ismaeil
@rimaaseey
@rimaaseey 9 ай бұрын
imaam axmed gurey allaha unaxariisto qabiilkiisa in lawada sheegto horta waxaa sababay wanaagiisii iyo difaadida diinta islaamka balse muhiimada waxay tahay qabiilkiisa miyuu udagaalamaayay mase diinta islaamka wuxuu ahaa imaam hogaaminaayay islaamka oo naftiisa iyo maalkiisa uhuray difaaca diinta kuna jihaaday kufaarta cadaanka iyo midoowga isasoo bahaystay marka waxaa muhiim ah yaa kudayan kara oo mujaahid sidiisa ah noqonaaya maahan in laysku qaqabsado ciduu ahaa waxaa fahamtaan sheekha ma reerkiisuu difaacaayay mase imaam muslimiinta hogaamiye uah buu ah caqli lahaada ee wanaagiisii uga dayda ama iska shib dhaha
@nathra7351
@nathra7351 2 ай бұрын
Nin isaaqa oo arab isaaqa buu ahaa muuse cali arab maashalah
@Jab.jacayl-f5t
@Jab.jacayl-f5t 2 ай бұрын
​@@nathra7351xaqiiq
@guletgulet3389
@guletgulet3389 6 ай бұрын
Somali baan ahay,Afrikaan ayaan ahay,waana ku faanaaAfrikaan nimadayda.
@egnshakiiri4424
@egnshakiiri4424 5 ай бұрын
Imaam axmed guray Waala yaqaan waxa uu ahaa akisho
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 7 ай бұрын
تحدث كتاب فتوح الحبشة من الإمام أحمد إبراهيم، وذكر أن جيشه كان أكثرهم من ثلاثة قبائل هم: ١. الصومال بقبائلها المختلفة. ٢. حرله ٣. وملساي (ووصفهم بأهل الغزو والجهاد الأصليون المعتمد عليهم في الحروب وفيهم الإمام!) فيفهم من هذه العبارة أن الإمام كان من قبيلة ملساي وهذه القبيلة اليوم غير معروفة وكذالك قبيلة حرله لكن بلاده كانت زيلع ثم هرر وهي بلاد الصوماليين فليس ببعيد أن تنقرض قبيلته في الصوماليين.
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 7 ай бұрын
عن الإمام*
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 7 ай бұрын
عن الإمام*
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 7 ай бұрын
Waa sax harar ayuu ku dhashay axmed gureey waa beledka Qabiilka dirka Ciise iyo aisha Taasna wax muran ah kama taagna Waa soomaali dhalad ah
@sayidmohamed3908
@sayidmohamed3908 7 ай бұрын
Wa Gari.koombe uhaa
@fartuunisse1045
@fartuunisse1045 9 ай бұрын
Axmed guray gerikoonbe yaan kumaqlijiray,waxaana isleeyahay sababta somalibadan u sheeganayso ,garigu soomaaliya gudaheeda kumabadna kumanadoodaan oo xoogoodu waxay dhe degaan oramada,degaanka uu kudhashayna somalida ugu dhaw waa gari,hadduusan gari ahayna,waa,oromo ee siiya.
@faraxxashi3286
@faraxxashi3286 6 ай бұрын
Wll waa runtaa Geri badankodu waxay ku milmeen qomiyada Oromoda Wxay aad udegan Gobolada oromoda sida GUJI, HARARGE BARI, HARARGE GALBED, BAALI, SHAWA. sidan aan xog ku hayo Buugta taarikhda iyo Dadka arimaha Tarikhda aad ubaara waxay Imam Ahmed Guray AUN ubadiyan inuu ahaa Somali Gar ahan Geri
@faraxxashi3286
@faraxxashi3286 6 ай бұрын
Hadi ay macqul thy wll wxn rabay inan so wada xirirno arimo badana isla wadagno ani wxn kaso jeda besha Gari wxn kunolahay Jigjiga Fadlan wxn xisayn laha inad iso jawabto wllshay sharaf allaha ku sharfo Asc
@abdiqanicarrick3069
@abdiqanicarrick3069 3 ай бұрын
Axmed gurey waa akishe 🤷‍♂️
@amiiragk5358
@amiiragk5358 9 ай бұрын
Ahmed guray waa wiil garikoombe ah oo waliba baho gari aj
@saidmohamed5501
@saidmohamed5501 7 ай бұрын
IMAM AXMED GUREY NIN HAWIYE AH OO HABARGIDIR AH BUU AHAA
@user-fs1je8qj1x
@user-fs1je8qj1x 3 ай бұрын
Waad iga qoslisey run Ahaanti
@abdikadiribrahimali8868
@abdikadiribrahimali8868 7 ай бұрын
Axmad gurey waa mariixaan waxaana marqaati ka ah tigree iyo amxaaro soomaali habarmagaadle iyo akashe
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey 16 күн бұрын
Ma aha ee way xadeen wa garikoombe
@Abuukarmursal
@Abuukarmursal 7 ай бұрын
Dhagaxtuur Mahan qof e we dad somaliyed o dhagax ku la dagaalamay ingiriski gumestaha ahaa
@nathra7351
@nathra7351 3 ай бұрын
Isaaq buu ahaa oo ka ah arab isaaq muuse celi arab suldaan arab ah baana udoortay inuu hogaamiyo ciidanka loo yaqaanay magaado oo ah isaaq u badan arab maadhalah
@ABDIRIZAKSUGULLE
@ABDIRIZAKSUGULLE 7 ай бұрын
Cajiib ❤❤❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
Carabtu markay dhulka timi Somalidii ayey Guursadeen, markaa Caruurtodii wey madobadern !!! Waa Sidaad dee!! Carab Saalax , Boosaaso 🎊 ayey degaan, Somali bey iswada dhaleen!! qaar mad madow weyaan qaarna cadaan!! waa Somalida madowgu ! Barfasoor sida u ogoow!!
@abrahammo497
@abrahammo497 6 күн бұрын
Imam Ahmed (gurey) Son of Ibrahim Algazi Son of Garad Ali "Goita Tedros" Son of Garad Adan Son of Matan Son of Eise Son of Ahmed Son of Boqor Mahamed Son of Da'ud Son of Abadir Son of Muse Son of Mahamed Son of Warwajele Son of Radimir Son of Amanreir Son of Isaq Son of Galshiredle Son of Hodenbari Son of Balyiri Son of Awsame Son of Mareihan "Mahamed" Son of Sade "Ahmed" Son of Darod "Abdirahman" Son of Jaberti "Ismaeil
@ahmedklif3742
@ahmedklif3742 7 ай бұрын
Gorma.labixiyay magaca itoobiya
@user-rm4wo4wp8w
@user-rm4wo4wp8w 9 ай бұрын
Guulayso professor
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey 16 күн бұрын
Axmed guray garikoombe e iyo carab baa iska dhalay
@mohamedducaale5555
@mohamedducaale5555 Ай бұрын
imaam axmed gurey waa Geri Koombe
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
YOL WAA TOG!! WAXA WEEYAAN!! YACNI WEY FARA BADAN YIHIIN!! WAX XUN IYO WAX WACSN WAA KAGA HELAYAA!! PROFESSOR 👨‍🏫 SIDAA U GOOW!
@abdurahmanhirsi9601
@abdurahmanhirsi9601 3 ай бұрын
Soomaalida, sanka dhuuban waa latakoora. Oo umadaha oo dhan baatakoora. waana sanka dhuuban iyo timaha jilicsan. Sababto ah African, sandhuuban oo timo jilicsan cid rabta malaha
@abwaanjookar
@abwaanjookar 7 ай бұрын
Ahmed gureey waa nin karanle ah
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 7 ай бұрын
Waan ku salaamay wll waan xiiseeyaa Barnaajmiyada aad soo geliso. Waxaan kugula talinayaa inaan maanta inaga 35 sanno silic iyo saxariir dawlad la aan ku jirto inaan lagu mashquulin xaggee ka nimi iyo qabyaalad la eeday oo khayrkeen iyo khayr xigaheenba inaga reebtay.
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 7 ай бұрын
Wll dad aan soomaali ku hoos nooleen oo guumeysi itoobiya iyo kenya oogu hoosnool ayaa qabiilka iyo afaara qabiil laga kari la yhu ayaka ayn xaquuqdooda waligeen u dagaalamreney Lkn waa dad in la rarto u bartay waligoodna xornimo ma arkaayaan soomaaliyana waxba kama galaan
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 3 ай бұрын
Kkkk. Sheeko raqiisa. Adeer. Daddku. Waa. Uun alle alle ayaa abuuray. Ee wax kale. Ka hadla. Af kayagu. Waa somali. Diintayaduna. Waa islaam.
@user-lj1ut6fz6z
@user-lj1ut6fz6z 7 ай бұрын
Axmed gurey Gari Gombe waye
@SiyadAliMasheye-qm9my
@SiyadAliMasheye-qm9my 9 ай бұрын
Iscayga iyo faanku aduunka oo dhan buu ka jira. Carabta Sucuudiga: 220 volt iyo 110 volts ayay iskugu faanaan imika!
@ahmedrays4784
@ahmedrays4784 2 ай бұрын
Soomaali waa loo dhashaa
@user-xr7rn6iv7i
@user-xr7rn6iv7i 7 ай бұрын
Asc horta ahmed gurey alle ha unaxariisto wuxu ahaa geesi Lkn qabiil kiisa wala wada sheegtay geesigaas wanaaga badnaa mar dadka qabiilka madax maray ayaa qabiil uu san ahayn Sida mareexaan samaroon sexawle sheekhaal asharaf Iyo kuwa kalo badan ayaa sheegta Marka hada taariiķh sameysta oo Jeebkiina ah sida majeerteen isku camira oo poqortoyo sheegta iyo carab ok hadi kale ayaga kuwareejiya hasheegtaane ilen faan laguma gaaree ok hhhhhhh
@user-qg2ec3jw6o
@user-qg2ec3jw6o 5 ай бұрын
Soomaalida waxaa ugu badan 9kii ilmo samaale soomali 90boqolkiiba halkas ba laga soo farcamay
@user-hm8mi7dz1z
@user-hm8mi7dz1z 2 ай бұрын
Ahmed gurey wuu ka dhashay dadka la hab sooco
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 6 ай бұрын
HALGAMAA AXMAD GUREY WUXUU AHAA NIN KA DHASHAY BEELWEYNTA REER SHEEKH ISXAAQ OO WUXUU TAX DHIGAA HABAR YONIS OO MUSA CARRO AH HADALNA KAMA JOOGO TAAS.
@MohamedHassan-xb9lt
@MohamedHassan-xb9lt 9 ай бұрын
Waa Sheekhal reer haraari ah
@fesalsadad7924
@fesalsadad7924 2 ай бұрын
Qabiilkuu doono ha ahaade miyanay inagu filayn in uu somaali yahay. Somalidu waa dad aan asal iyo fasal lahayn waayo gelinka horena carab bay shegtaan gelina fircoono gelina yuhuud. Carabta iyo yuhuuda wax kama lumaan mar hore ayay na sheegan lahaayeen. Laan dheere nimo ayay shegtaan qofka laan dheraha ahi wuxuu leyahay tariikh sugan oo qoran somali waa bilaa tariikh.
@adalmedia4291
@adalmedia4291 7 ай бұрын
Saylac ayuu ku dhashay bro,waa nin somaroon ah ,maxamedcase ,abrayn ka sii ah.
@user-bl6it4gi9q
@user-bl6it4gi9q 7 ай бұрын
Ahmed guray waa nin gaadsan Ahmed waliba reera sama ah
@kulmiyeparty2164
@kulmiyeparty2164 5 ай бұрын
Dhagaxtuur waa nin Madaluug Dir ah
@maryanigal3349
@maryanigal3349 7 ай бұрын
Soomaali ayuu ahaa maa loo daayo soomaali nimadiissa
@user-xd5pw3pv7e
@user-xd5pw3pv7e 9 ай бұрын
Geesigii axmed gurney cid waliba wey sheegataa lkn run ahaantii waa reer yar ooo la yiraahdo (Gariire) ilaa maanta waxaa lagu gumeystaa Ethiopia colaaddii ay amxaaradu u qaaday halyeeygaas ninkii xaqiiqo rabo hatago arlul xabash baali ilaa nageyle
@user-nr7ke6cj7o
@user-nr7ke6cj7o 5 ай бұрын
Axmadguray waa ninreer saylacah qabiilkiisuna waa gadabuursi reerka abraynka la dhaho soomaaliyeey sidaas ugarta wixii faafaahina igalasoo xifhiidha
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 9 ай бұрын
Intaas oo qabiil ayaa Axmed Gurey sheegata, laakiin hadii la yiraahdo qabiil kasta oo sheegta jifadee ayuu ka ahaa qabiilkaas ma sheegi karaan. 😂😂😂.
@Abddi-wu8gh
@Abddi-wu8gh 9 ай бұрын
Mareexaan ayuu ahaa waana wagerdhac waa la hubaa taas ....
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 7 ай бұрын
Qoomiyada Saaho ee Ereteriya degan ayaa sheegta oo Cumar Guray bay ku dhahayaan.Yamantuna waa sheegtaan
@user-vd2ln4mi7x
@user-vd2ln4mi7x 5 ай бұрын
Ahmed guray waa gadabiiri mahamed case, abrayn Qabiibiilada kale ee soomaaliyeed ee sheeganaya kuma qaldana sobobtoo ah reerka talada hayay oo ah jifada axmed guray markii ay jabeen way qaxeen qabiilo kale ayay sheegteen sobsobtoo ah waa La ugaadhsanayay oo dagal ayaa ku socday
@flighthub4305
@flighthub4305 9 ай бұрын
Ahmed Gurey waxa dhacay karta inoo ah Garxajiis😊
@user-ng3zg8eo6f
@user-ng3zg8eo6f 9 ай бұрын
WUXU AHAA GADABUURSI WUXU KA AHAA MAXAMED CASE GAAR AHAAN ABREYN
@user-de6vw1rs6w
@user-de6vw1rs6w 9 ай бұрын
Runtaa weeyi!
@ahmedabdisahal4357
@ahmedabdisahal4357 9 ай бұрын
Su'aal Mohamed Case abtirka intee laga tirsadaa?
@guletgulet3389
@guletgulet3389 6 ай бұрын
Ahmed al gazi,xaggee buu Somali ka galaa?
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 3 ай бұрын
Sheeko raqiisa cid noola imaan kartaa ma jirto kkkkkkkk. Jaahil. Waxa nooma sheeg. Daddka. Hadii. Diin la naani ku dhacdo. Waxa uu rabuu. Sheegta. Kkkkkkkkkk
@user-id6ei4ij5p
@user-id6ei4ij5p 6 ай бұрын
War.amed.guray.somali.ma.ahaynwaa.dadkii.muslimiinta.ahaa.ee.saylac.ku.dhashay.xiliigii.cusmaaniyiin.ay.xukunkeeda.hoos.imanaysay.
@jvvnjjn4840
@jvvnjjn4840 4 ай бұрын
Waaryaashiineaduunyadaxageedlaganooshahaywaamuxyadiiincalikhayre
@KaderAhmed-sg6qq
@KaderAhmed-sg6qq 5 ай бұрын
Axmed guraye wa gari koombe
@ruqicable3163
@ruqicable3163 9 ай бұрын
Imam Axmed Ibrahim Qaasaali Waa Samaroon ka sii ah Maxamed Case ka sii ah Abrayn, tafiirsiina way joogaan.
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 7 ай бұрын
Qofku su,aalo xumaa waxiisa dhan waa su,aalo jaahil Wax carruurtu ka jiwaabi karto ayuu oday weyn waydiinayaa. Tan kale odaygan dadka uu leeyahay waa lagu abtirsaday oo diin bay keeneen yaa weeye muu mid kaliya ka sheego illeen asxaabta uu sheegayo somalia may imane
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 9 ай бұрын
MEECAAD MISE SIDA QORAAKAAGA WAA MIICAAD
@mohamedshukri486
@mohamedshukri486 8 ай бұрын
Imaam axmed guray was nin akisha kafiirsi kitaabka futuux alxabisha
@silverloola726
@silverloola726 9 ай бұрын
Magaalada harar
@raybadlebi5000
@raybadlebi5000 9 ай бұрын
Qabyaalad ii daacad loo helay
@AndiwahabCumar-ff9sj
@AndiwahabCumar-ff9sj 5 ай бұрын
Wabeen
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 9 ай бұрын
Ahmed gurey Isaaq refer Xaji salsas.
@abdikadirnur1388
@abdikadirnur1388 7 ай бұрын
Axmad gurey waa nin karanle hawiye kana sii ah Seexaawle kuna dhashay degaan u dhow harar oo ilaa maanta ay deganyihiin qaraabadii ahmed gurey.
@aminagure8520
@aminagure8520 7 ай бұрын
Waxad raadineysid In Daarood doontaa keentah aad meel u raadisid oo aad Sagaalkii Ilmo Samaale aad dhulkii dii taariikhdii dii aad meesha ka saartid taasuna waa arin aad Hada wadaan oo aad uga faa iudeysaneysaan burburka si aad u heshid taariikh aan jirin una sameysid mid aad ku khaladid bee shii laheyd wadan kaan ?! You are tuug beenaale ah
@user-es8py4vd9t
@user-es8py4vd9t 7 ай бұрын
Ahmes Ibrahim Hurey wax uu ku dhashey Emey Bari, Imaan Ahmes Gurey waa Nin u dhashey kana dhashey. Boqortoyadii KARANLE HAWIYE. waxaa jooga Faracisii . Faraca uu la dhashey oo ilaa iyo hadda Nool oo jooga Galbeedka Somaliya. Cilmiga ha shaqeeyo. Iska daaya Caqli Caqli ma soconaayo. Wax iska horkeney Somalida waa Caqli an Cilmi ku dhisneyen. وسلام عليكم ورحمه الله وبركاته. في امانى الله وبالله التوفيق.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
Hawiye😂hahhhhhha!! BERIGAA Hawiye GSLBEED MEY JOOGIN!!
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 9 ай бұрын
Axmad guray waa korshe aan maqlay
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
Korshe waayo?
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 8 ай бұрын
Oomacneheedu sii yahay tolka waad ku khasbantahay
@amalidiris9641
@amalidiris9641 7 ай бұрын
Imam Ahmed Gurey Waa Samaroon ka sii ah Maxamed Case ka sii ah Abrayn, tafiirsiina way joogaan.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
No, No !!
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 9 ай бұрын
A carab iska socda oo gabar soomaali guursaday miyaa carab lagu noqdaa Hhhh Qof saas aamin san horta carabta ma u og thy in uu carab yhy Hhhh
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 7 ай бұрын
Adigu waxaa laguma raacine danaaga raac niyow haygu mashquuline
@bassflix5982
@bassflix5982 7 ай бұрын
AUN Sheikh Ahmed Gurey wuxuu ahaa Karanle walibo SEXAWALE oo ah afarta Karanle waxay degaan kilinka shanaad ilaa Ceelbuur ilaaa Marko Cadey❤ taariiqda aduunka ayeey ku qoran yahay taas wax QARSAN MA AHAN EE QOFKII RABO HA ISKA SHEEGTO😂. Kurti gib ayuu Sheikha idin bedbaadiye ee maanta Sido oromada ayaa gaalo nalaga dhigi lahaa oo ilaa sylac waa la qadan lahaa😢 ALHAMDULILAH IN UU NOO DAGALAMAY EE KU FARXA UNA DUCEEYA WUXUU KU DUUGAN YAHAY BAABIILI OO DHUL KARANLE AH EE SOO BOOQDA HADAA RABTAAN INSHALLAH
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
Mayee si xuule😂
@MohamedHassan-xb9lt
@MohamedHassan-xb9lt 9 ай бұрын
Axmed Guray Sheekhal ayuu ahaa
@sssdddf8508
@sssdddf8508 9 ай бұрын
Ahmed Gurey nin Isaq H.A sacadMuse Allah aun
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 9 ай бұрын
War axmed gureey waa nin Dira oo akisha ah oo madax weyna dir ah Xiligaas soomaalida qaarkeed maanta soomaali iney yhin isku maleeya maba jirinba Hhhhh
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 7 ай бұрын
Wax soo baroda waa dirleyne
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 7 ай бұрын
@@user-oo3wc5is6k adeer dirir dhaba ayuu ku dhashay axmed gureey. Dirir dhaba ma hooyadaa maa iska leh Dulufoow
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 9 ай бұрын
Xmed gureey waxaa uu ahaa nin dir ah Oo madax weyna dir ah Muruna kama taagna Dafkii uu ka soo jeedey ayaaba hada la heli karaa
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 9 ай бұрын
Odaygaan Maskaxsa ataaba dhamaatay Isagaaba mewsha uu ka soo jeeda hadii la weydiiyo laga yaabaa in uu garannwaayo Hhhhhhh adeer axmed gurey dadkiisa ayaa yaqaano
@cabdirahmanmoumin6234
@cabdirahmanmoumin6234 8 ай бұрын
Tol waa tolane macnaheedu maaha waa la isku toltolay maaha , ee waxa weeyi tolku wuu isku baahanyahay
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 9 ай бұрын
Ahmed Gurey shaki kuma jiro waa nin Samaron said ku dhashay Zaylac Waana Abrayn
@sssdddf8508
@sssdddf8508 9 ай бұрын
Ahmed Gurey nin Habar awal sacad Muse ah
@SeyfudiinQudus
@SeyfudiinQudus 8 ай бұрын
​@@sssdddf8508axmed gurey waa shiikhaal xilagaa harar shiikhaal ba ka talineesay
@user-oo3wc5is6k
@user-oo3wc5is6k 7 ай бұрын
Waarbuugta laga qoray daaroodba kuqoranniyow mareexan
@cabdiraxmanaxmed9982
@cabdiraxmanaxmed9982 7 ай бұрын
Axamed guray waa samaroon siciid waa nin maxamad case walahi waliba kaha habar muuse
@sabrinaa8488
@sabrinaa8488 9 ай бұрын
Reer Xaji salsas waliba reer bale
@user-qq5mo4tt7n
@user-qq5mo4tt7n 9 ай бұрын
Xiligaas daarood maba la aqooninba Samaale kaliya wadanka ku noolaa Hhhhh
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 7 ай бұрын
Qabiilka Mareexaanku miyaanu ka.mid ahayn qabaailkii Soomaalida ee Axmed guray la socday miyaanad soo akhriyin buugii afatuuxal Xabasha
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
WALEE?? Hye iiwad ?
SRTV Barnaamijka Kulan | Taarikhda Axmed Gurey | 19 December 2019
46:50
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 2,4 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 56 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,1 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 56 МЛН
Axmed Gurey wuxuu ahaa Karanle  - Hawiye dadna kuma duulo Dadna madhaco.
9:23
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 6 М.
Markii uu Axmed Guray Masar iyo qabriga nebiga badbaadiyay!
11:14
Qabiilka Saxda ah oo Imaam Axmed Gurey ka dhashay oo la ogaaday
6:04
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 9 М.
AXMED GUREY MA CARAB BUU AHAA MISE SOOMAALI?
1:02:01
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 26 М.
Documentray laga sameeyay Dhagax Tuurkii 1982
44:11
SLNTV SOMALILAND
Рет қаралды 35 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 56 МЛН