Halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo Rooble iyo xukumadiisa uga mahad celiyay.

  Рет қаралды 12,419

Somali National Television

Somali National Television

2 жыл бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 114
@abad6229
@abad6229 2 жыл бұрын
He was brought back at this time for a political game.
@iimanabshir6743
@iimanabshir6743 2 жыл бұрын
Kkkk
@MARKAATIGA
@MARKAATIGA 2 жыл бұрын
Siyaasad xumaa Rooble baahane Hadaa gaari weyday nin kaa fiican ma sidaan baa la yelaa.
@qeysarsenal4065
@qeysarsenal4065 2 жыл бұрын
Waa muqataa in aad ka xuntahay waxoow farmajo qasay in oow rooble saxayo qabyalad udhimo adoow ina adeerkaa yahay yahuud yahow
@TheMustaqbal
@TheMustaqbal 2 жыл бұрын
Qalbi dhagax waa madaxweeynaha mustaqbalka 2026-2030 taasi RW Rooble ayaa ka shaqeeynaya dowlada 2022- 2026 in aay garsiiso dorashada nin iyo cod markaasna qalbi dhagax noqdo ama onlf noqoto madaxweyne..
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 жыл бұрын
💙👍
@libanosmanlibanosman804
@libanosmanlibanosman804 2 жыл бұрын
Hoyadaa miyaa doraneeso
@saabariinabdulaahi4999
@saabariinabdulaahi4999 2 жыл бұрын
Waxan rijeena dadkii kadanbeye dhiibista qalbidhagax inlaxakumo Rw rooble waanin dacada dadka luqafada wada walayaqana yaala is indhatirin
@aminaosman1807
@aminaosman1807 2 жыл бұрын
Roobloow ilahoow kuxafid adiga iyo firkaga iyo faracaga insha allaah. AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN
@qeysarsenal4065
@qeysarsenal4065 2 жыл бұрын
Aamin
@abdiaziz46
@abdiaziz46 2 жыл бұрын
16 may inta aan la. Garin mesha ka carar hadii kale xabsi ayaa lagu dhigaa mana ka soo baxeysid
@shafkafromhiiraan3748
@shafkafromhiiraan3748 2 жыл бұрын
Ooyaagalinaya kkkkkkkkkk waxaan ognahay iskadaa in aad qalbidhagax xirtee in adeeradaa ay ayaamahan magaalada kawada carareen ayagoo kabaqaya inlafarxumooyo isla taariikhda aad qabsatay midakale muqdisho maha balanbal iyo cabudwaaq ee orad afka soocadayso
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 жыл бұрын
Welcome home HALGAME Qalbi Dhagax 💙👍
@hassenh1239
@hassenh1239 2 жыл бұрын
Kkkkk hhhhhhh rag baa waxaas kaambayin siyaasadeed kadhiganaya qalbi dhagax markii horaba asaasineeshin buu ahaa damu jadiid u dhigtay dawlada farmaajo qof walba oo somaliya uu ogyahay hadana tiibaa socota kkkk
@mustafanud9643
@mustafanud9643 2 жыл бұрын
Walaal bur burki somaliya waxa sabab u ahaa si aan uxurayno somali galbeed mantana waxaad ku qanac santihin in aad hoos harsataan calankii amxaarada away dhigii soo datay xur nimadii aynu day dayeynay tusale waxa kugu filan eriteriya weygartay hiigsigedi .qabyalad iyo qurun ayaa mesha idin dhigay .
@abdihakiin6702
@abdihakiin6702 2 жыл бұрын
Xaqiiq aniga dadkii taageeri jiray ayaan ahaa oo weliba anoo og inay jaajuusiin yihiin tageeri jiray iyo jabhad somali oo dhan aysan ku jirin lakiin maanta walaahi waan ku faraxsanahay in la dhiibo oo weliba hada wadanka nalooga saaro..
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 жыл бұрын
Rw Rooble guul 💙💙💙💙💙💙👍...Wadani
@jubaibra2412
@jubaibra2412 2 жыл бұрын
Qalbi dhagax waa gacan Ku dhiigle laayey soomaali badan waayo ma lahay awood uu Xabashi kula dagaalamo. Miskiin Buu ahaa.
@horogle
@horogle 2 жыл бұрын
ONLF ma somali federalkaa lagu daray mise waa Ethiopia Maxaa ka khuseeya doorashada soomaaliya
@mohajku7149
@mohajku7149 2 жыл бұрын
Qalbi dhagax naga daa inaad soomali kala xigsato, meeqa soomilya yaa dulman,
@qeysarsenal4065
@qeysarsenal4065 2 жыл бұрын
Naga daa qaf ladulmee maxaa farmajo usoo celin weysaan u fahmay kaalay anaka ma dulmanen miyaa farmajo maan dunen waana la soo saray hada hadii ilaah xaqa aqliga rooble nuugu zoo dhibay ma ka xuntahay
@Yaabisdiid
@Yaabisdiid 2 жыл бұрын
MAGACU MACNAHA MA BEDELO ONLF NA WAA SOOMAALI !LAKIIN WAXAAN QABAA SU.AAL AH YAA KA SAARI KARA SOOMALINIMADA ?QOFKAASU WAXAA LO BAHAN YAHAY INUU SOO ISTAAGO BANAANKA
@mohamedabdiaziz4398
@mohamedabdiaziz4398 2 жыл бұрын
Farmaajo guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 жыл бұрын
Fuck farmaajo dabadhilif amxaro ethiopia xabashi etc.
@cabdilaahi3310
@cabdilaahi3310 2 жыл бұрын
Doqon qalbi dhagax maxaa hadalkaaga kusoo beegay xilaiga doorashada lagujiro waa siyaasad waliba rooble baahane ayaa dabada kaariixaya doqon orod aad itobiya anaga marabno dhibtaad gurigaagii kubaabi isay inaad anakana nugu baabiiso
@qeysarsenal4065
@qeysarsenal4065 2 жыл бұрын
Nin jecleysi maa walalkaa dulman ogu gar daroonee naarta af af waa ugalehe yaa jeceshahay in oow kula galo ma farmajo mise qabilkaga oodhan
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 2 жыл бұрын
masha Allah
@ajax9530
@ajax9530 2 жыл бұрын
Qalbi naag bakhti ah baad tahay adiga iyo mooryaan taadaba was farmaajo guul libaax libaax dhalay from Somaliland barbara
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 жыл бұрын
Hoyada was
@hamiidasandhool2369
@hamiidasandhool2369 2 жыл бұрын
Adigo maxatahay mise mxad soomali uqabatay waxad uimatay jajusnimo iyo iskudir soomaliyeed
@c.raxmaancalixuseenchannel3130
@c.raxmaancalixuseenchannel3130 2 жыл бұрын
Reysal wasaaraha 5ta sano ee soo socota
@abdulahiartan4091
@abdulahiartan4091 2 жыл бұрын
Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
qalbih dhagah waa jajuus waxaan ognahay in u dadkisah layn jirah robleh mel ku garsin mayoh waa robleh damer waxaan kah xumay in mantah dadkisih isku laynayan waryah waad edebdaran tahay waxaa wanagsan in lagu xiro tuugyahow
@aminaosman1807
@aminaosman1807 2 жыл бұрын
Asc
@deayodeyaama6793
@deayodeyaama6793 2 жыл бұрын
Kkkkk intee uu cadow ka xureeyey isweedii baasa boorka uuw ku imaadey buun buunin iyo taariiq been ka sheegid waalagu ogyahay dsdkaas 1960 ilaa hada laakiin shacabka wax waliba waa ogyahay kana in la dhiibo ma aheen waxay aheed in kurka laga Jaro itoobiyaan ayaa tahay gobolada aad hada heeysataan ka baxa ku ekaada soomaali galbeed kaa yeeli meeyno caruurtiina dhexdooda ayaan dhufees ka qodanaa intee ku dhalatey maxaase hada kusoo beegey ereyadaan macadaada adiaga kugu mitesha kelinka shanaad ilaa maanta eedeen umasoo jeedin dowalada soomaaliya taasi waxay ku tuseey in aad aheed qaarij al qeynuun soomaali galbeed naf iyo maalaba waa ku bixiney diyaarna waa u nahay lakiin shaqsi xuduudeena kusoo galey sharci daro ka aas aasi rabey duulaan dowlad ciidamadeeda gudaha soomaaliya ku dhex jira ka yeeli meyno waa idiinku kor dagaalameynaa ee runta ka sheeg jinsiyada aad heysatid hadsae baada boorka aad wadatid kkkkk hadaad qeer leedihiin halow jinjiga halow gaarisa halow boosaso ma dhihi laheen gobolo soomaaliya leedahayna ma usoo guuri laheen xoogana kuma heeysan la heen oo dibin daabyada soomaaliya Kama talin laheen abaalkii iyo niyad samadii soomaaliya kuma gudi laheen new police in aad la baxdaan luuq iyo ceel waaq bakool iyo gedo dadkii deganaa kama soo guurin laheen hawar gidir goortee aay wadani noqotey tan iyo 1960 ayaay dowlad diidnimo ku sifooween ka soo biloow cabdulaahi ciise ilaa hada yaa diidan dowlad nimo kkkk cabdi qaasin iyo cali mahdi yaa diidey maxayse ku dhiheen cabdi rashiid yaa diley siyaad bare yaa buriyey aadan cade yaa laangaab u bixiyey adeer itoobiya alaha kuu barakeeyo dadkaaga iyo dowladaada ayaa laguu dhiibey adigoo dhuumaleeysi ku nool ayaa lagu xureeyey oo waakan hada visa ayaa kusoo gashey la ogyahay hada waxii ka danbeeya adigaa isku soo furey albaab dowladaada dhib goortaa kala kulantid nadaxdeena haku eedeen hadalka xiga ku imoow adigoo wata salaadiintaada iyo dadka adiga ku matala si laguu qanciyo hakgaamaa qalbi dhegax buugle intee xureeysey kkkk ar anagaa yaab aragney farmaajo dhaartii uuw ku naartey ayuu oofiyey oo aheed in aan difaacayo dalkeyga dadkeyga iyo diinteyda adgia waxaa rabtey in maadadryna dhufees ka dhigatid farmaajo waa kaa diidey ku dhax jabhadey dalkaaga ka badan kumuusan oran waana ku taageersan nahay baab lii yiji minak jiixa sudu wa istariix ayaay tiraahdaa masar oo albaabka kaaga imaanaaya urka iska xer ee ka naso waakaa nasaney
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Dhila ku dhashay ilma gabre
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 жыл бұрын
Somaliyey dastuurka dib ha loogu laabto hana la qeexo jinsiyada somaliga iyo somalinimada . Ninka somali ethopianka ah waxaa u fudud in uu soo galayo siyaasada somalia hadii uu wax waayana wuxuu ku laabta meesha uu ka yimi beri . Hada fiiri qalbi dhagax wuxuu ku jiraa kaambaynka doorashada somalia
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Caaac xoolo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Somalia isaga leh dhila ku dhashaye
@sabaxalnur
@sabaxalnur 2 жыл бұрын
Culimadu maxay ka yidhaadeen qofka dadka isku dira ?
@saidwarsame4148
@saidwarsame4148 2 жыл бұрын
Qalbi dhagax waa jaajuus imaaraat iyo keenya u shaqeeya, GUUL FARMAAJOOOOOOOOOOOOO
@mukhtarjeylaniosman8009
@mukhtarjeylaniosman8009 2 жыл бұрын
Wadankane gumeysi ayeey rabaan iney gacanta ugeliyaan laakiin wey fashilmeen
@mukhtarjeylaniosman8009
@mukhtarjeylaniosman8009 2 жыл бұрын
Soodhaweyntaada Dan ayeey kudoonaayaan rooble iyo kooxdiisa magac raadis waaye sabaabtoo ah mustaqbalkooda ayaa god dheer kudhacey
@abdinasirmohamedaraale709
@abdinasirmohamedaraale709 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣waad cuqdadeysan tahay
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 2 жыл бұрын
waa lagu owr kacsanaya siyaasad aya laga raadinaya
@king_jeeni_kudhiigle1035
@king_jeeni_kudhiigle1035 2 жыл бұрын
Meeqa qof ayaa xamar soomalia 🇸🇴 laga dhiibey bal youtubka gal Qabyaalaii Ku qurunsatey hanoola imaan caasumada soomaliyana moqdhisho walaga bedelayaa meel dadka udhexeysa oo an qabyaalad qof Somali ah lagu dhiibikarin ayaa loo bedelayaa idaacada qabiilayasan hanoo keenin adeer
@Jubalandvisit
@Jubalandvisit 2 жыл бұрын
Geesi garab waye lkn farmajo masolabanayo
@osmanabdullahimohamed6703
@osmanabdullahimohamed6703 2 жыл бұрын
Qalbi dhagaxoow inaad intaan ka gobsantahy ayaan ku moodayey ina adeerow sabtoo ah adigoo si kasto u imaani karto muqdisho oo ah magalaada in xiligaan oo a lagugu soo aadiyo si ah adgoo laguu isticmaalyo political tool oo rag eeynkaaga danahooda kugu fushanayaan aad ayaa looga hoboona waxaana fiicneyd inaad ka fiirsato.😉
@ciiseali8369
@ciiseali8369 2 жыл бұрын
Haduu waqti kale Muqdisho imaan lahaa ma imaan karo waa la xiraa farmaajo awood ku lahaa ciidan dadka ku muquunin jiray cadirahmaan xitaa dhawacay awood.. Xita Axmed madoobe ayaa hada ku badbaaday farmaajo inuu musharax yahay. Uu awooda Hayaan Gudoomayiha iyo Raysulwazaraha xilgaarsiinta. Marka farmaajo haduu soo laabto axmed iyo qalbi dhagax vilada geli makaraan mardambe. Ileen waa ogaadeen. Denina waa majeerteen. Farmajana waa reer diini marka awood ku maquunis ma fiicnee farmajow ninkaan raali geli cagaha kadhunko. Fasiq baa tahayee. Bashuuqsi ah.
@AhmedAli-ob6bl
@AhmedAli-ob6bl 2 жыл бұрын
Tvga qabyaalada. Maalmihiinu way tirsan yihiin
@libanosmanlibanosman804
@libanosmanlibanosman804 2 жыл бұрын
😂😂Wlhi beenta ma ahan
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 2 жыл бұрын
Kuwiiii kuuu dhiibey amxarada xasan cali khjyre iyo farmaajo labadaasssa ayaaaaa dhiiiibeyyyyyyyy
@jubaibra2412
@jubaibra2412 2 жыл бұрын
Wuxuu Mogadishu u yimid qalbi dhagax waa dulmi hurin. Ee maaha soomaali jacel.
@hamselibaax8684
@hamselibaax8684 2 жыл бұрын
kk comment badan ayaad ka bixisay waxa ii cad in aad thy mareexan ama cayayaanka bara.bulshada
@axmedyusufxirsi6109
@axmedyusufxirsi6109 2 жыл бұрын
hiilki barlamanka somaliyed ku laaleen xadgudubki onlf iyo farmajihii xeer madaxweyne ku ansixiyey ka,abaal dhaco
@abdiazizmohamed1613
@abdiazizmohamed1613 2 жыл бұрын
Roble guul guul .
@farahabdi377
@farahabdi377 2 жыл бұрын
Hyh
@adandarur5274
@adandarur5274 2 жыл бұрын
Political stunt!
@musamohammed7184
@musamohammed7184 2 жыл бұрын
Only wada cabeesay
@abdiseed3363
@abdiseed3363 2 жыл бұрын
Kkjjj
@musamohammed7184
@musamohammed7184 2 жыл бұрын
Onlf waada cabasay
@mohajku7149
@mohajku7149 2 жыл бұрын
Viva farnaajo, farnaaje waa hogaamiye daacada, soomaalida ethiopia xaq uma laha , ineey kahadlasn, arimaha dowlada soomaliya , sababtoo ah dawlads soomaliya ma faragashato arimihiina, ee qalbi dhagaxoow farnaajo waa hogaamiye la dadkiisa aay jecel yihiin , ogoow taasi, viva farnaajo,
@faadumoibraahimxaajiyaasii6668
@faadumoibraahimxaajiyaasii6668 2 жыл бұрын
halagugu adeegto
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq 2 жыл бұрын
Galbi dhagax sidaan uga maroora dilacay dhiibistiisii waligayna ilaawimaayo hase yeeshee waxa aanan filayn sida uu dhaqmayo isaga oo aad moodo inaan dareenkiisu sidaaba usii buurayn waxa iiga muuaata inaanu u dagaalamayn dan soomaaliyeed wuxuu noqday nin dad iska wadwataan oo isagu mabda lahayn maxaan kumoodayay mise waxaad noqotay mise waxaan loo noqon doonin
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Ай бұрын
Qadhmuun wayne ma qabyalada ku riixaysa orod Dhulkaaga xorayso dee😂😂😂
@zakyindhojaceyl433
@zakyindhojaceyl433 2 жыл бұрын
Soomaali hadaanu nahay waanu fahaney soo dhaweyntiisa inay ka dambeeyaan cadowga umada soomaaliyeed balse soo dhaweyntaasi mar hore ayay aheyd balse maanta baarlamaanka iyo shacabka soomaaliyeed arinta wey la socdaan insha allah itoobiya sidaan uga guuletsanay ayaan uga guuleysan doonaa markuu madax weynuhu soo noqdo guul nadax weyne farmaajo from awdal land
@farhiamohamoud1393
@farhiamohamoud1393 2 жыл бұрын
😏😏😏 reer xaraash qaran siyaasad la imaada, qalbi dhagax waxba kama badaalaayo go anaka xildhibaanada. 🇸🇴🇸🇴❤❤Guusha waa madaxweynaha shacabka soomaaliyeed mudane✌🏽🤲🏽🙏🏽 farmaajo
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 жыл бұрын
My brother qalbidagax waxaad umada somaliyed laa hortemed waxku shaqeyn Karo ma ahaan hade qof cafimad u bahanyahayna adiga Aya cafimad u bahaan koleyna ragi kudeebay wadaqana laken waxa naseb daraa ah waxa ad hada kashaqen hayso iyo in,ad Roble bahani oo mucjiso kudacday ad shaqali u tahay waxba ku qaadi meysiid
@abdirahmanmire7402
@abdirahmanmire7402 2 жыл бұрын
War shacbi soomaaliyeed faraha kaqaad wax macnood leedahay malaha arintaadii qabiil iyo inaad taagaarto kuwii onlf ugulaynta badnaa waxlagaa dhagaysanayo maleh
@SVG-pq8oq
@SVG-pq8oq 2 жыл бұрын
waa isbuucii ugu danbeeyay villa somalia Rooble boorsadaada diyaarso . Farmaajo iyo Ali Mohamed geedi. 2022-2026
@dahabaomar857
@dahabaomar857 2 жыл бұрын
خخخخخ يا خونا الله لايعطيكم العافية يارب العالمين 🙏🙏
@Somali-One
@Somali-One 2 жыл бұрын
Damujadiid + alshabaab + qalbidhagax waa nacdal Somalia kusoo degtey
@libaxatogdher996
@libaxatogdher996 2 жыл бұрын
QALBI DHAGAX WAXA DHIBAY MAREXAN IYO MURUSADE WAXAN HUBA MESHAS HADII UU NIN HABARGIDIR AH AMA ISAAQ AH JOOGI LAHAY INAN LA DHIBEN
@safiya8016
@safiya8016 2 жыл бұрын
Mr q dagax well done
@maxamedyasinsicid2629
@maxamedyasinsicid2629 2 жыл бұрын
i just unscribe sntv
@king_jeeni_kudhiigle1035
@king_jeeni_kudhiigle1035 2 жыл бұрын
Sanbaloolshaa dhiibey xukuumadii kheyre ayaa argagoxiso Ku tilmaamtay ee ciwaan uga dhig Alqabyaala hanoola Iman farmaajo kama cudur daaranayo anigaa daarood ah maxaa kabelikartaa jaajuusiinta ithopia iyo kenya 🇰🇪 weeye
@statehassan9048
@statehassan9048 2 жыл бұрын
Buntland imisa lagadhibay hadii ciidi qabiil farmajo waa inaaderkiii isa gana ooga markii ladhibayay adigu lahaysta tahaye horta soxoroow marka hadal
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
@@statehassan9048 meesha qabyalad ma aha wa siyasad wall 🤣 ninkan wa nin daroda wuxu mucaradaya wa ina aderkiis farmaajana saxiibadiis qoorqoor cali guudlaawe o niman hawiye ah axmed madoobe xasan shekh deni wa koox marka siyasada nuucaas aad bay ila wanagsan thy😂
@axmedyusufxirsi6109
@axmedyusufxirsi6109 2 жыл бұрын
wa nasibdaro halgamagi somaliyed inuu xaraash qaran kubiiro ,kenyana kuqanciso inuu dagalka farmajo lagalo . ogaden anaa ah oo lamaqabno danbigi sanbaloshe galey xilkana lagaga qaday inuu farmajo kunabo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Dhiladi ku dhashay u sheek ogaden ha ku dhuuman
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 жыл бұрын
R wasaare maxamed xuseen Rooble Mahadsanid. In Aad umada Soomaaliyeed. Ka dhaqday. Taariikh. Xumadii. Khayre iyo Farmaajo. U soo jiideen dalka iyo dadka. In calankii hadyad looga dhigay. Ayaa macno weyn Ah. Waa in Onlf. Muqdisho. Loogu sameeyo xus iyo xasuus. U gaar Ah.
@abdihakiin6702
@abdihakiin6702 2 жыл бұрын
Hada lagaa rabaa visaha aad wadanka kusoo gashay ma tihid muwaadan somali ah jaajuuskii ku dhalay wase nooga bax wadanka baahane kuma siin karo passporka somaliya taas ogsoonow.....cawiyo habeen..
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 2 жыл бұрын
Wadanka aad ledahay xagu ku yaal dhila ku dhashay ee nin kan somalia isaga aya iska leh bugaagtana tariiqda awoow yadi ba ku qoran somalia halgan dheer u so galay oo gumestaha ka xoreeyay
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy 2 жыл бұрын
Ninyahow waxa ku dhiibay waa anaga Anaga oo tixraaceena heshiiska amni ee sadax geesoodka ee lagashay somalia wadamanka eritrea iyo ethiopia Waqti doorasho iidoo lamarayo yaa laguu isticmaalin siyaasad
@c.raxmaancalixuseenchannel3130
@c.raxmaancalixuseenchannel3130 2 жыл бұрын
Guul halgame
@War_Qabad
@War_Qabad 2 жыл бұрын
Wax uu halgaaa yahay ma jirto 😅 marka oohinta orgiga ka weyn 😂 Maxaa loo soo cel celinaa? Lama yaqaano
@mohamedguhad3146
@mohamedguhad3146 2 жыл бұрын
Warya waxa qalbi dagax lalaha mawaxan bu aha nacala adiga iyo roble idinkuyala
@mukhtarjeylaniosman8009
@mukhtarjeylaniosman8009 2 жыл бұрын
Adeer cida kudhiibtey waataqaanaayee yaalagu isticmaalin, mustaqbalkane yaan lagaaga ciyaarin raga tuugta ah oo baahida Dishey oo hawaarka umadane haayo weyna kamuuqataa walee yeey kuwareeririn
@AhmedAli-mr5wd
@AhmedAli-mr5wd 2 жыл бұрын
Kkk
@lightningside45
@lightningside45 2 жыл бұрын
Farmajo wusolabataye yanlaguarkin ninyahow hdi laguxira markale.
@sharmarke92
@sharmarke92 2 жыл бұрын
Futo dhagax
@AhmedAli-mr5wd
@AhmedAli-mr5wd 2 жыл бұрын
Toog adag iyo maxaa weedha kulmiyay soocelceliya beenta guul farmaajo
@AhmedAli-mr5wd
@AhmedAli-mr5wd 2 жыл бұрын
Waa laisku fahmay ilahay kacabso hadii kale udiyaargarow itaxaan
@AhmedAli-mr5wd
@AhmedAli-mr5wd 2 жыл бұрын
Farmaajo waawadani waadkhiyaanteen been
@AhmedAli-mr5wd
@AhmedAli-mr5wd 2 жыл бұрын
Role kahar ninyohow miskiin baad tahaye
@Yaabisdiid
@Yaabisdiid 2 жыл бұрын
INTUU JIRAA GARAADKA SOOMAALIDDA MAANTA NOOL IYO WELIBA ILMO XABASHO IYO ILMO KENYA????
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 2 жыл бұрын
MAHADSANID QALBI Farmaajo si uusan uso noqon falankeda qabo Allah nadhafshe WALIBA ADIGA KU DORANEYNAYE😂
@jubaibra2412
@jubaibra2412 2 жыл бұрын
Waali haduu qalbi dhagax. yahay halgamaa muxuu qabtay. Dhulkiisii wali gumeysi baa haysta habi buuna Ku yahay. Dadkay laayeena ma'ahayn Ethiopia ee waxay laayeena Somali kale. 1 mitir ma xirneyn.
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 60 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 94 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
WAREYSI QALBI-DHAGAX: XAALADDA GUUD EE DALKA
44:48
HANOOLAATO
Рет қаралды 121 М.
NAIROBI- KULANKI PM ROOBLE IYO QALBI DHAGAX
19:25
HANOOLAATO
Рет қаралды 20 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Why is anti-immigration sentiment on the rise in Canada?
13:00
The Guardian
Рет қаралды 897 М.
HALGANKA ONLF IYO HARGAR DAAMADA MAAMUL GOBOLEEDYADA
33:33
HANOOLAATO
Рет қаралды 18 М.
Waraysi Xiiso Badan:-Sanbaloolshe By HCTV MUQDISHO
50:55
Horn Cable Tv
Рет қаралды 133 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН