No video

HALIMO GOBAD DOQAGA DOORO SHARMA BOY IYO KHADAR KEYOW // LIL BALIIL IYO ARIMAHENA ADKAATAY😂

  Рет қаралды 73,886

Dirisle Abdi

Dirisle Abdi

11 ай бұрын

If you're reading this I love you...
: For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
KUSOO DHAWOOW KZfaq CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
/ @dirisleabdi
KZfaqKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
/ @dirisleshaadhcade
Snapchat ➡️ Abdirisak1
Instagram ➡️Dirisle
Facebook➡️Dirisle

Пікірлер: 216
@Moha12557
@Moha12557 11 ай бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 11 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤😢🕋
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN 11 ай бұрын
Scw
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 11 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@feizul.feisal
@feizul.feisal 11 ай бұрын
Scw
@yoonisaxmed8024
@yoonisaxmed8024 11 ай бұрын
Scw
@maxamuudcabdi6818
@maxamuudcabdi6818 11 ай бұрын
Wll SALIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA
@ayaan850
@ayaan850 11 ай бұрын
Muuse biixi madexweynahayga qaranka inay dooranaysay niyadan kasii fahmay xaliimo gobad nag jirta waanku salamay wll from borama somaliland👋❤
@nafiso7343
@nafiso7343 11 ай бұрын
Rer somaliland miya xalimo
@king______diini2777
@king______diini2777 11 ай бұрын
Qaran kulhaa😂 qaranka Somalia 🇸🇴 xasan shiiqba ma Mula magaca ha ku ciyarin ree gobolow😂😂
@qalinuura6013
@qalinuura6013 11 ай бұрын
​@@king______diini2777😂😂 qarankina Hana hoos ordin kan muuse mamulo xasan sheikh xita boqash9 Kuma iman karo is kada inu mamule😂😂😮
@king______diini2777
@king______diini2777 11 ай бұрын
@@qalinuura6013 muhimadu waa in magca qarnka reer adegsan waa danbi qaran io qiyano qaran Qaranka somaliyed xasan baa mamula ma rer hubka dhigis reerkle ku sameyey qaran shegana bal indha adegas firi🤣🤣🇸🇴💪
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 11 ай бұрын
Wxanoo cabaada Ma somaliland baa i😂
@Akhi102
@Akhi102 11 ай бұрын
ku sali nabiga walaal( ﷺ)
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 11 ай бұрын
❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 11 ай бұрын
SHARMA BOY AND BIG MOHA BOTH OF THEM ARE LEGENDS 🔥🤟🎉
@Xxxtentacion_12134
@Xxxtentacion_12134 11 ай бұрын
Dhilaa ku dhashay magaca ninka u dhig lespiantii ku dhashy wase 😂
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 11 ай бұрын
@@Xxxtentacion_12134 🤮🥵
@SumayoSiman-uv3ui
@SumayoSiman-uv3ui 11 ай бұрын
Legend Sharma boy❤❤
@user-pn7dd5wo1c
@user-pn7dd5wo1c 11 ай бұрын
Liil baliil waa wiil qurux bdn aad na u caqli bdn qabyaladana aad uga fog halima gobaadna waa verry smart gabar ah ❤
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 11 ай бұрын
Inta sariirta saaran waa salaamay 😂😂
@abshiryare3485
@abshiryare3485 11 ай бұрын
Walaka qaday😂
@SumayoSiman-uv3ui
@SumayoSiman-uv3ui 11 ай бұрын
Laga qaad😅😅
@abdimajidhassan-cm8se
@abdimajidhassan-cm8se 11 ай бұрын
Aniga ilaa hadda waxan layaabahay xaliimo gobaad waxan arkaayay gobaad oo kacbada taktay fanka waa kabaxay ayleedahay wallahi yaab Allah aradiisa kuugu dhacday maalinta qiyame Allah hortiisa laistagaa taasna ogow haanunka Allah baa iskaleh ilaahow naxariistaada nasii yaarabi 🤲🤲🤲
@onlinemoney151
@onlinemoney151 11 ай бұрын
wll isoduceya muradban leyahaye wll jazakalah khayr inshalah illahay hanofududeyo dhamantenba wllo🥰🥰🤲😭
@hodanali921
@hodanali921 11 ай бұрын
Abayo is astuyr pls pls. Pls😊😅😮😢🎉❤❤❤ kusaliya nabigena sallalahu caleyhii wasali😅
@shatolyrics9993
@shatolyrics9993 11 ай бұрын
Xalimo gobaad is not easy😂😂😂😂😂
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 ай бұрын
Halimo gobaad is Not Easy 😊❤ with Arimaheena 😂
@nafiso7343
@nafiso7343 11 ай бұрын
Dhibka dhaf😀
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 11 ай бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤
@dheereyechannel
@dheereyechannel 11 ай бұрын
Big legend always idirisle and xalimo gobaad another's levels yes or no choices 💯💯⚽️⚽️👍❤
@farhiyaabshir4841
@farhiyaabshir4841 6 ай бұрын
Illahay ha soo hanuuniyo wallashay Oo cafiy wa iga dhab runtiy inaysan hadlin sasan u malaynayey
@iloveyouxanta2335
@iloveyouxanta2335 11 ай бұрын
Imakad fiicantahy dadka fog fog soo qabo waliba faniinta😂
@axlaancadey4541
@axlaancadey4541 11 ай бұрын
Meel walba waa joogtaa😂
@najaxupdy9594
@najaxupdy9594 11 ай бұрын
intaa waan xiimaya biyo cab dee😂😂😂😂 inta xasuusatey
@a.fattahkpofficial9149
@a.fattahkpofficial9149 11 ай бұрын
Sxp dirisle ayaana soo qabo
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 11 ай бұрын
Haliimo gobaad hanks fanaanadeena qaaliga ah sidaad ii dooratay 🔥🔥👍🎉
@mohamedissa5857
@mohamedissa5857 11 ай бұрын
Dirisle horey usoco pro ❤❤
@hanadali6155
@hanadali6155 11 ай бұрын
Waxaan dhihi lahaa. Adiga ha isku soo darin. Sababtoo ah qofka wuu kaa xishoonayaa
@Nafizashariff
@Nafizashariff 11 ай бұрын
fanka wan kabaxay Bay lahayde mxa madxan qaawan😂 ar somaliya xajka hdi latago xita isbadal majiro
@humblefaiza5480
@humblefaiza5480 11 ай бұрын
Aniga yaban baa wlxi fanka weykabaxde ee mey is asturto😮😅😅😅
@UmMiiraa
@UmMiiraa 11 ай бұрын
So iyadi kusolabatay 🤔
@Nafizashariff
@Nafizashariff 11 ай бұрын
@@humblefaiza5480 ha ilen fankaba wxe ugu baxde wa qawananta laba Malin Bay cabayad iyo qamaar xiratay tusbxe qadate fanka wka bxay bay tiri hdana waba qawanthy yaab😂
@salaadossoble8266
@salaadossoble8266 11 ай бұрын
welcome back mss H Gubaad waa qof kali yah style qurux badan fanan oo dhan 👸
@ubahkeyser8942
@ubahkeyser8942 11 ай бұрын
Hore u soco wll idirsle
@moustapharobleh8065
@moustapharobleh8065 10 ай бұрын
Dirisle wa Fanny wlhi 😂😂😂
@hamdimaxamednuuriye7272
@hamdimaxamednuuriye7272 11 ай бұрын
Inta og in dirisla cabdi iyo reer xaajiyow dir isla yahiin😂
@nafiso7343
@nafiso7343 11 ай бұрын
😀😀
@user-ch6xz4sb4d
@user-ch6xz4sb4d 11 ай бұрын
Cimmentigii 10aad 😢😅😅😅😂
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil 11 ай бұрын
Dirsle Keep going barnaamij very interesting
@So120-
@So120- 11 ай бұрын
Waa igaa codsii kiin jaamac soo qaboo ayaaniitaa ❤️
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 11 ай бұрын
Halimo gopaad wlhi wn tgeera🎉❤ luv you lakiin Dirisle hal codsi walow aad haliimo cod mcn na dhafisay waxn ka codsanya dadka caanka ah kolkd so qabato gabagaba hal hees ku xujeee please 🙏
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy 11 ай бұрын
saan qatar wye saan lee kuwad dirisloow😂
@AFARXAAZLEZIDaQAYSQAYSER
@AFARXAAZLEZIDaQAYSQAYSER 11 ай бұрын
ALI ZAKI SOO QABO😂😂😂
@ahmedilyaas1978
@ahmedilyaas1978 11 ай бұрын
Dirisle waad walty bro runtan ku shegaa wax kale la imow
@nafiso7343
@nafiso7343 11 ай бұрын
Liil baliil always legend
@ayubebashir
@ayubebashir 11 ай бұрын
war dirislow muuqaaladan soo badi nio oo parts badan ka soo dhigg dadka caanka oo dhan soo wada qabo
@buruh12
@buruh12 11 ай бұрын
Dookh baa layskugu soo gaban 🤣🤣🤣
@ArimahenaArimahena-jf8iz
@ArimahenaArimahena-jf8iz 11 ай бұрын
Lp the goat rap🐐
@amiiradhalad8364
@amiiradhalad8364 11 ай бұрын
Lb naag diido ma leh waa ka yaabey ilaa queen qaawan baa jecel 😅😅
@moustacheone5436
@moustacheone5436 11 ай бұрын
The GOAT Dirisle 🎉🎉🎉🎉
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 11 ай бұрын
Khadar keyoow horuu ogaa danaansaeee😂
@comedy_capers1
@comedy_capers1 11 ай бұрын
Xalimo gobaad it's not easy 😂😂
@azmaqalip3961
@azmaqalip3961 10 ай бұрын
Ayanna so qabo ama kiin jaamac 😂❤
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 11 ай бұрын
Fariid danteda taqNa aabo muuse ind doorato
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 11 ай бұрын
Viiivvvv farmjo Masha allhhh ❤❤❤❤
@ayuubKARLO-wv9bm
@ayuubKARLO-wv9bm 11 ай бұрын
Big fan dawashay ledhy🥰🥰
@Zalmaanhussein
@Zalmaanhussein 11 ай бұрын
Kiin Jamaca Ama Sabriina Muuse Labada mid no so qabo😂😂
@maxamudhasan4398
@maxamudhasan4398 11 ай бұрын
Alala xaliimo gobaad san u jeclaaa
@nafiso7343
@nafiso7343 11 ай бұрын
Wax sodhig youtube update kadhig
@abdirashiidahmedmuse6097
@abdirashiidahmedmuse6097 7 ай бұрын
farmaajo xabiibu malaayiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
@muniiraaxmed1090
@muniiraaxmed1090 11 ай бұрын
Scw scw scw ❤
@issahussein2633
@issahussein2633 11 ай бұрын
Qatharkeyow hori buu utebsari 😂😂😂😂😂. Berigii Hesta kkkkk
@MomtasOmar
@MomtasOmar 11 ай бұрын
Arimaheena sidey udhaheyso funny 🤣🤣
@abdihassan961
@abdihassan961 11 ай бұрын
Halimo goobaad is not easy
@anisodahir7015
@anisodahir7015 11 ай бұрын
Muse bixi💚🤍❤️🦁👑💪💪💪
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 11 ай бұрын
Qosolka badan waxa ku keenaya xalimo gobaad waa xzhiida waxy sapapta qozol padan iyo cajiz iyo ilowshiiyo
@Kingramesh11
@Kingramesh11 11 ай бұрын
Haliimo goobad wow welcom back ❤️‍🔥✊
@sahrasy7102
@sahrasy7102 11 ай бұрын
Naag abaal ma lehe ma ahmed zaki oo aha nknki so sarey bey doran weydey? 😮
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 11 ай бұрын
war zxp dookh baa laga hadli horay bayna u afeefati oo waxay ku dhahdi rer kyga waye iyo wan isnaqana iyo heesihisa mcn ah kuma doorany bay dhahdi mrka caadi iska dhig 😅
@MarwoA-pz5xm
@MarwoA-pz5xm 11 ай бұрын
@@AmiinDeAlberto23 waa sax laakin walo axmed zaki wuu qurux badan yahay ! Laakin intii danbe iskuma fican sidaan aragno iyada iyo nasteexo indho ba waxay ahaan jireen saxiib aad iskugu dhow axmed Zaki ! Ma isaga is bedelay mise hablaha allah og taas! Labi iyo qurux axmed zaki ma lagu gaadho
@AmiinDeAlberto23
@AmiinDeAlberto23 11 ай бұрын
@@MarwoA-pz5xm qrxda taada lay ka hadashi laga yaab ayada inyba waraabe ula egyahy 😂mrka wixi ka dhaxeeyo oo xumaan ah ma sheegi karno lkn iny afeef dhiibati baanu ognahy oo ay dhahdi dookhyga baan ku doorana qofka ee kuma dorany wax ba idin ka dhaxeyi iyo zxpo isla so shaqeyi baad tihiin
@ShaafiHugur22
@ShaafiHugur22 11 ай бұрын
❤❤
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 11 ай бұрын
Haa wlhy
@HalimaIse-zl1hv
@HalimaIse-zl1hv 11 ай бұрын
Ali zaki soo qabo😂😂
@Mohamed27282
@Mohamed27282 11 ай бұрын
Heesta batuulo key reaction kasugaynaa nio 😂😂😂
@Waris668
@Waris668 11 ай бұрын
Subxaanallaah naagta masoomaalibaa
@abdishakuraden7358
@abdishakuraden7358 11 ай бұрын
Ar qoftan mido hajisay muh. Waa yabay 😂😂😂
@farhiyaabshir4841
@farhiyaabshir4841 6 ай бұрын
Gabdhan Kenyaan bn u malaynayey ilen xijaabka quruxdeena soo sarah Xijaab la aan ma sanan u egnahay?
@idilmohamed8658
@idilmohamed8658 11 ай бұрын
Guleed nftaa ubhn😢😂❤
@user-hv3kv6km8g
@user-hv3kv6km8g 11 ай бұрын
Dirisle shadh cade reply 😢😢
@Aslandj2024
@Aslandj2024 11 ай бұрын
Goobad 𝑤𝑎 𝑓𝑎𝑛𝑎𝑎𝑛𝑎𝑑 qurux ❤badan
@ahmedahmadinho1122
@ahmedahmadinho1122 11 ай бұрын
Next Guled Simba plz❤
@user-oe4vn4bi5p
@user-oe4vn4bi5p 11 ай бұрын
Waar. Maxaaa ku dhacay....waaati. xajka aadeyy
@asmafod1435
@asmafod1435 10 ай бұрын
Muuse biixi is my choice
@user-ot2kz2qk8k
@user-ot2kz2qk8k 11 ай бұрын
Idirisow xaliimo yutub ufur😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@kadraibrahim476
@kadraibrahim476 11 ай бұрын
Pourquoi tu es comme ça tu es etais Belle de que tu es sortir le chanteur
@zakriyeAli
@zakriyeAli 11 ай бұрын
Guuleed simba next
@fardosamumin9376
@fardosamumin9376 11 ай бұрын
Khadar keeyo all the way for me❤❤❤❤
@SacdiyoMaxamuud-lw6ep
@SacdiyoMaxamuud-lw6ep 11 ай бұрын
Kin jamac soo qabo🎉🎉🎉😢😢 plz plz🎉😢😢😢😢
@ifrahapdillahiciise8550
@ifrahapdillahiciise8550 11 ай бұрын
Dirisle nice tahay dadka san usoo qabo caanka ah
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i 11 ай бұрын
haliimo isku dookh ayan nahay runtii naag shidan 😂
@ayuuptimir1526
@ayuuptimir1526 11 ай бұрын
King jamac ku xiji 🎉❤😅
@faadumomaxamed7949
@faadumomaxamed7949 11 ай бұрын
😮 wow frst comti
@Rayxan75
@Rayxan75 11 ай бұрын
Fanka wayka baxday maxa loolaha san uqawan tehe allaha hanuniyee
@gulledist
@gulledist 11 ай бұрын
Kiin jamac plz❤
@MohmeT_omer
@MohmeT_omer 11 ай бұрын
Qftu ma duriyadaa😂❤
@MarwoA-pz5xm
@MarwoA-pz5xm 11 ай бұрын
Maya maaha mj weeyaan 😂😂
@FaysalAbdiqadir11
@FaysalAbdiqadir11 11 ай бұрын
OK yaa like iisaaari😂😂
@user-kr1bn2pf2m
@user-kr1bn2pf2m 11 ай бұрын
Xaliimo goobad waa lajamad
@ismailnoor9839
@ismailnoor9839 11 ай бұрын
khadar kayow
@cabdiqaadircabdilaahi5462
@cabdiqaadircabdilaahi5462 11 ай бұрын
idirileeee❤❤❤
@terraheesosomali8874
@terraheesosomali8874 11 ай бұрын
Muuse biixi cabdi , qamar suugani
@SuhahbSuheybcade243
@SuhahbSuheybcade243 11 ай бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤
@king______diini2777
@king______diini2777 11 ай бұрын
Liilbalil saleeban gngas 💪💪💪
@Buraalee
@Buraalee 11 ай бұрын
Xaliimo gobaad inan sare❤❤❤
@MaxamedMuslim-ll3cr
@MaxamedMuslim-ll3cr 11 ай бұрын
Ninkii wase taqaana😂😊
@HakimoAliisaq
@HakimoAliisaq 11 ай бұрын
Okya
@monam7931
@monam7931 11 ай бұрын
Muse lagnd 🎉
@ikraammohamuud1514
@ikraammohamuud1514 11 ай бұрын
Xaliimo gobaad liintay garnaysa isn't easy 😂😂
@hamdaabdiaziz3974
@hamdaabdiaziz3974 11 ай бұрын
😅😅 SaaS wyee
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 11 ай бұрын
😂😂
@Supr93
@Supr93 11 ай бұрын
It’s easy talk about you discover
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 11 ай бұрын
marwaan yare soo qabo sxb ❤
@sakariyemaxamuud-ox9dd
@sakariyemaxamuud-ox9dd 11 ай бұрын
Dirislow islaaantaydii ayaaaNa hadaaN kugu arko unsubscribe😅
@almass12
@almass12 11 ай бұрын
For the sake of halima gobaad I subscribed ur KZfaq channel😭❤️🫶
@nashaadfarhaan8227
@nashaadfarhaan8227 11 ай бұрын
Sherma poy maxay tahay dirisle sharma poy dheh😂😂
@Ayaan344
@Ayaan344 11 ай бұрын
Haa Dee huuno adi iyo muuse isku lood baad tihiin habraha ku leg unba dooqaga ah
@Hanna-mz8nw
@Hanna-mz8nw 11 ай бұрын
🌹🌹🌹🌹🍀🍀🍀🍀🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@user-zc8sj2sw2q
@user-zc8sj2sw2q 11 ай бұрын
Muuse cabdsi 😂
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 5 МЛН
KHADAR KEYOW YES OR NO // HABOON OO KA HADASHAY DOOQEDA
15:16
Dirisle Abdi
Рет қаралды 161 М.
Bisle o kolba dhan u cararaya live SALMA IYO FARTA
22:15
Somali Cadaala
Рет қаралды 3,3 М.
PRANK SAMIXA OO SIXUN IIGA AARSATAY (macasalama)
10:20
Dirisle Abdi
Рет қаралды 315 М.
JACAYLKAAGI HORE WAC AX💔 SORRY…
22:18
Dirisle Abdi
Рет қаралды 162 М.
DOOQAGA MIYA HAPPY AHMED YES OR NO GABDHAHA CANKA AH DIRISLE
8:36
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН