Halka Ay Ku Aasan Yihiin Walidiinta Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

  Рет қаралды 26,507

Dalsoor

Dalsoor

5 жыл бұрын

Halka Ay Ku Aasan Yihiin Walidiinta Sayid Maxamed Cabdulle Xasan

Пікірлер: 74
@sharmaarkemohamedhersi5202
@sharmaarkemohamedhersi5202 4 жыл бұрын
Aanu uwada duceeno Sayid maxamed cabdule xasan Allow janada wada gali 😓😓
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
Subscribe isaar bal wll
@abaasabdirahman1489
@abaasabdirahman1489 3 жыл бұрын
Aamiin allow janadaada sii
@sahrociid296
@sahrociid296 Жыл бұрын
Aaaaaaamin aaaaaaamin aaaaaaaamin aaaaaaamin
@cbdirixmancabdulahi2744
@cbdirixmancabdulahi2744 2 жыл бұрын
sayid maxamed cabdule geesi wuu ahaa mana fiicneen doqon geesi laga dhigy ayuu ahaa
@mohamedqeyt3873
@mohamedqeyt3873 2 жыл бұрын
Intii Inoo dagaalantay alloow u naxariisto Darwiishta geesiyaal Somaaliyeed oo aan ku faano rabi janadii hasiiyo halgamayaasheeni oo dhan.
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 4 жыл бұрын
Allah ha u Naxariisto Awoowgay Sheik Abdule Hassan nuur
@xaajimaquste
@xaajimaquste 3 жыл бұрын
sayidka miya ku dhalay kkkkk been badnida😏
@t6f
@t6f 4 жыл бұрын
Wow tarikhh weyn awowgay Sayid Abdulle Hassan iyo walidkisa aun
@baabkajigjigaboyqumada8725
@baabkajigjigaboyqumada8725 4 жыл бұрын
Asc wll aniga xita waa awoowgey ilahay haa uu naxaristo halkee jogta
@hudaabdullahi5467
@hudaabdullahi5467 3 жыл бұрын
@@baabkajigjigaboyqumada8725 ma awowgaa runbaa wll
@liibaanomar3142
@liibaanomar3142 4 жыл бұрын
Mashallah
@hanolato9250
@hanolato9250 4 жыл бұрын
Waa in ladhoowraa taarikhda umada somaliyeed🇸🇴🇸🇴
@galmudug1044
@galmudug1044 3 жыл бұрын
Adeeer, nin yar baa tahay ayaan filaa, taariikhda waa heeynaa, oradoo dib ugu noqo taariikhda, sayid maxamad xasan wuxuu arday wax ka bartay moowlacyadii uu dhisay axamad fiq ka dhisay barbara oo ahaa nasab ahaan abgal cusman , axamad fiqi macalin sayidka ayuu ahaa, alxujaazna u uka xeeyay , waana ninkii aas aasay dowladii daraawiish 19000, , gabayada waxaa ka mid ahaa, axamad fiqi sawaab kaga mahelin sadaqadeeyii ,waxa sidatan iigalay waa seedigeey rumee, xiligii canjeel talwaa ee eeyl.
@Hilaacpro679
@Hilaacpro679 4 жыл бұрын
Sawir qubuureed iyo muusik Isma qabtaan camu
@user-kt2pc1qd9z
@user-kt2pc1qd9z 2 жыл бұрын
waa mesha taarikhda aanku yehshy daraawish
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Alllow yaa darwiishkii fariin dabaC san gaadhsiiya..... duub cadii Daraawish ..... Saydidkii rabi janadii haka waraabiYo...
@husseinmataanjidali3987
@husseinmataanjidali3987 4 жыл бұрын
Keep it up sxb sare iiman taariikhda siwacan baad u iftimisay
@queenyismail5158
@queenyismail5158 4 жыл бұрын
Allah janada hakugu arzaaqo
@samatarceynaanshe4780
@samatarceynaanshe4780 4 жыл бұрын
Musica backgroundka yaa igu caawin kara?
@salmanalvarez5223
@salmanalvarez5223 3 жыл бұрын
Inshllh mardow walidisidona
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 4 жыл бұрын
Dhismaha ayaaba layaabay 🌹
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 жыл бұрын
Wa halke huno
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 4 жыл бұрын
Fadlaan so labta wlhi waan uu xisay channel kaan. Waa channel ka wax badan iga baray wadankeyka anigo walikey arkiin
@ahmedabdiamine124
@ahmedabdiamine124 4 жыл бұрын
Away dadkeygi soomaaliyeed aan ka dhashay abowe iyo abayo adiga u fiironaayo ha i dahaafin Maheli kara 20 qof oo subcsribe igu cawiso ilaahay hacaawiyo maladie sanid daman isar
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 жыл бұрын
Waan kusaaray walal
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 жыл бұрын
Haa mxd uu heli waysy huno
@khaledmohammet4371
@khaledmohammet4371 4 жыл бұрын
Somali matahay adigu hortoh
@newlifemedia7118
@newlifemedia7118 4 жыл бұрын
Asc sxp wan ladhacay jasiiradaha Somalia marka waxan kaa codsanaa inaad macluumaad kusaab San jaziirada socatra waan kaa sugidoonaa insha Allah
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 3 жыл бұрын
MUJAAHIDIIN IDIN ILAAWIMAYNO DARWIISH ALLE HA U NAXARIISTEE DHAMAANTOOD
@saidojama1170
@saidojama1170 4 жыл бұрын
Odeygu odey fiican buu ahaa kuye oo ma wiikiisa xumaa Sayid Mohammed Abdulle Hassan Mujaahid Buu ahaa Islaamka iyo somalinimada usoo halgamay Qubuuraha Allaha ku wada janeeyo dhammaantood Insha'allaah
@ikraanmaxamuud3366
@ikraanmaxamuud3366 4 жыл бұрын
🎁🎁🎁🇹🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇯🇸🇴
@aaminadiy3020
@aaminadiy3020 4 жыл бұрын
Maasha Allah walal back me
@emirMOHamed101
@emirMOHamed101 4 жыл бұрын
Awoowgeey imaanka lagu dilay hhh caadi mahan
@abdimohamud4604
@abdimohamud4604 3 жыл бұрын
Asc walaal wiilka channel leh waan ubaahnaanahay ee ii soo jawaab xegeen kala soo xidhiidhaa
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 4 жыл бұрын
Wa la dilay leee so aha
@safioismail1406
@safioismail1406 2 жыл бұрын
Siyedka waa caawinayey Cuthmaaniyiinta
@safioismail1406
@safioismail1406 2 жыл бұрын
Cuthmaaniyiintiibaa dhisay
@Amzizzy
@Amzizzy 5 ай бұрын
Maya dad Somali baa dhisay, aqoon dhismaha ka barten cuthmaniyiin oo injiner aha. Video ku noqo 4:00 ila 4:10
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Sooyaalka somaalida wa mid fog Waxad ku ogan kartaa sida ay qabriyada u dhisi jiteen Waxay shabahaan dadki hore ee Cushitic iiyo Buun iyo phoroah
@axmedcade758
@axmedcade758 3 жыл бұрын
#Dal-soor# waa tv si gaar ah usheqeysta . ee haleyska ilaaliyo . Taariikhda dhabta ah ma soo daayo. lkn mayti alle ha u naxariistee wuu taariikhdooda. soo daaya lkn . Dhulka haduuu codka shacabka ku hadlo ha baro dadka jaziiradaha ay yameni heysaro
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 3 жыл бұрын
Maryama Muslimiinta hooyadood waxay ahayd Gaadsan, Dir.
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
Hadii aad aragtay postigan wll iso boqo oo subscribe isaar channelka
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
Subscribe isaar bal inya sayidka jacel
@ahmedmumin7694
@ahmedmumin7694 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh faras ayaa aasan ma wax dhici karaa?
@Ceeldarraad
@Ceeldarraad 4 жыл бұрын
Xaq haddii la doonayo Xaqii aanu daraawiish kulalahayn Buu Daarood keligii Isku Duubay Goorma bay Somali Wax wada yeelaynaysaa Kuna Heshiinaysaa Daraawiish Sayid Mohamed oo Keliya May ahayd Sayidku Madaxii Daraawiish Waxa hoos imanayey Af iyo Adin iyo Maskax iyo Xoog Iyo Talo ba Sinayey isna la Tashanayey Gollihiisii Khusuusiga Shan Xunnood bay ahaayeen Isaga marka lagu Daro Afarta kale Awoowyaashay bay ahaayeen daarood Hal mar May xusin Anigu Sayidka Ma Duudsiyin Waxan garan waayey Haddii Muslim layahay Maxaa muslin nimo meel uun loogaga soo dariwaayey Ragan aan sheegayaa maxay kala ahaayeen Sayid ku Xarunta buu joogay Wasiirka Arrimaha Dibadda (1) (2)Wasiirka Arrimaha Gudaha (2) (3) Abaan Duulaha Daraawiishta (5)Wasiirka Caddaalada Somaliyey bal baadha magaca yadoodana Sheegi ba maayo raadiya idin ku Taasi waxay cadayn u tahay in aydaan Sayidka Taarikhdiisii aad xumaynaysaan ee aaydaan waxba u qabanayn Waayo Waabad ka kala lumiseen Nidaamkiisii Iyo Hab cadaaladeedkiisii dhisnaa
@muniiradhalgabed8344
@muniiradhalgabed8344 3 жыл бұрын
Waraa jooji beenta daraawiish oo dhulbahante ahaa iyo sayidka oo ahaa ugaaden bes ayay ahaaayen awoowayaashy oo qarkood ku dhintay gobonimo doonkii oo ahaaayen awoowayaashy 4aad aya hada iiga sheekeya awoowgay 1aad magarty Isaaqna waxay ahaayen la heestayaal ingariiska ayay ka Dan been jiren Magaca daraawiish na WAXAA BIXIYAY ILAAHY HAW NAXARIISTE ABWAAN ISMAIL MIRE sayidku melaha ingariiska laga sarayayna waxay ahaayen gobolada dhulbahante oo kaliye sool sanaag cayn iyo xaysimo dadka kaliyee laguumaysana waxay ahaayen dhulbahante Somalido dhan waala gumaysan jiry Dhulbahante bes wyeh cida laguumaysana Teeda kle dadka daraawiish aad ku daraysid markii iyaga laguumaysanayay may is xoreyan War tiisa dar yeela tukale kudara TAARIKHdana been magasho Anagii awoowayaashy ku waynay baad na waalaysaa zxb taariikh daraawiishta meelksta way ku jirtaa SaaS ayayana sax kuthy
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
@@muniiradhalgabed8344 malaa waad marooro dilaacaysaaye akhriso cida Taleex qubuura Ku Asa. JOURNAL ARTICLE Taleh W. A. MacFadyen The Geographical Journal Vol. 78, No. 2 (Aug., 1931), pp. 125-128 (6 pages) Published By: The Royal Geographical Society (with the Institute of British Geographers
@muniiradhalgabed8344
@muniiradhalgabed8344 3 жыл бұрын
@@xirsiamaan ciyaalka taariikh wxba ka aqoon hadlka iskama qasaariyo
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
Waxba Kaba jiraan waxad wadaa beentii daaroodism. Waxa dadkan meesha Ku aasan la qoray 1931. Waana 5 qof; Vol. 78, No. 2,... The Geographical Journal South of the main cave-well is the considerable tomb of 'Abdullah Hasan senior, well plastered inside and out; it is now said to be empty. Adjoining this on the west is a walled garden with massive gateway and guard-house; the rest of the wall is not more than 5 feet high and plastered. There are still odd bushes and signs of cultivation to be seen, but the comparatively deep well in the middle is dry. To the east lies a row of four tombs. The most northerly is that of one Soldan Nur of the Habr Yunis tribe; the next two, neither being plastered, and the first with the top left unfinished, are those of Hawiya notables whose names my Somalis did not know. The most southerly tomb is that of a man of the Habr Jaalo tribe. The isolated tomb still farther east is that of 'AbdullahHasan's mother. All the tombs are provided with narrow but very massive wooden doors, swinging about vertical extensions from top and base of one side.[ 1_ aabihii Daraawiish ta suldaan Nuur Axmed Amaan. 2- sheekhii Daraawiishta xaai Cismaan Naaleeye. HJ 3 Caro seed Magan Iyo 2 wadaad oo culmiadii daraawiish ta ah.
@wllka3873
@wllka3873 2 жыл бұрын
And this is isaqisim, u forgot the founder of darawish he was xaaji ahmed fiqi , hawiye abgaal , the founders they were 3 people 2 isaq and 1 hawiye , fact🙌
@mohamedmohamud4873
@mohamedmohamud4873 2 жыл бұрын
Masaakiin baad tihiin.
@xirsiamaan
@xirsiamaan 3 жыл бұрын
Asaaskii ururkii Daraawiishta April-August 1899. Wuxu Ku dhashay ina Carro Qoob Fardood . Wuxu dhashay 1868kii. Isagoo yar ayaa la geeeyey Berbera 1880s isago kuray ah. Waxa loo geeyey ragay xididi ahaayeen Ducaale Liibaan oo Dhulbahante ah oo qabay habaryarti oo kastumka Berbera ka AAA karaani ama clerk. Waxa kale oo qaraabo ahaayeen Diiriye Magan oo isna ahaa tarjumaanka James Hayes Saddler oo xukumayeey ba somailnd. Berbera wuu Ku barbaaray waxay caruurnimadii so wada koreen cabdilaahi shixiri sidu sheegay 1909. Halkaas ayay ku galeen dariiqada Axmediya,. Dariiqada oo Ducaale Liibaan yarka Ku daray wadaadadii Axmediya. 1893 ayuu xaj tagay mudo ilaa 2 sanadood daganaa Cadan. 1895 ayuu soo laabtay hallkaas dariiqada Axmediya weli masaajidooda tagi jiray. Axmediya ayaa badhi, bun , buuri iyo qaad ka odhan jiray waa xaaraan. Isagu karna samayn Berbera wax ka hor imaad maamulka. Wuxu Maxamed Cabdulle Xasan ka mid ahaa dabawqadii ugu nolol ficnayd oo shaqooyin sare ka hayey maamulka Berbera ee Ingiriis. 1896 ayaa wuxu guursaday Ducaale Liibaan gabadhi una dhashay Mahdi. Xaaji Muuse Faarax Igiire oo reer Berbera ahaa oo Askari Rakuublaydia ahaa isna wuxu qabay Ducaale Liibaan walaashi. 1897 ayuu ka safray Berbera caruur iyo baadari na ma arag oo Awal ba wuxu Ku arki jiray Berbera iyo Aden ba oo French Catholic mission wada joogeen. Suldaan Nuur oo darajo iyo d'ba u dhaxayso iyo aqoon iyo qabilba wax isu keenaya ma jirto. Wuxu dagay dariiqadii u Ku dhashay ee Qoob Fardood ee Abo Yoonis ku aasanyey waagu noolaana dariiqo u ahayd. Qoob Fardood suufiya noocay ka ahayd weli ma xaqiijin ee halkaas ayuu dagay aabihiina xirteeda ka mid ahaa , Wadaado kale na ka buuxeen oo ay ka mid ahaayeen 3da Ku aasan Taleex ee qabriyadoodu iski saf yihiin. Waxa ka mid ahaa Wadaadada waaweyn ee won Fardood Xaaji Cismaan cabdilaahi Naaleeye oo Aadan Madoobe ahaa , qsbayna edadii Buteeya Xasan Nuur. Maamulka Ingiriis ka waxa isugu horaysay Inu xidhiiwada yeeshaam sanadkii 1898 oo Nin u baxdaday Qoob Fardood u baxdaday inay u soo gacan galiyaan James Hayes Saddler sidu is a sheegay. 1898 cheif caaqil Axmed Shire ( muuse care) aabihii oo dhintay 1898 caaqilnimadii ka dhaxlay. Bishii Feburary 1899 ayuu caaqil Axmed Shire col galiyey geelii dariiqada Qoob Fardood xooiina dhacay. Ciidan ka kooban qabaailkii dariiqadii Dhulbahante, habar Jeclo iyo Habar Yoonis ah ayaa raacdeeyey geelii. Burco ayay yimaadeen halkaasna ciidan u wato suldaan Madar Xirsi suldaan Diiriye ka sii raacay. Se wax dagaal ah intaanu dhicin ayuu Ingiriis kii geelii la dhacay qabtay una soo celiyey dariiqada qeybo ka mid ahaa. Markaas ayaa isugu horaysay maamulka dawlada iyo Ina Cabdulle Xasan sidu sheegay James Hayes Saddler. Ina Cabdulle Xasan iyo xirta Qoob Fardood markaas ayay saldanada Madar oo suldaan Nuur is hayeen taageereen. Bill ka April labadaas ayaa wuxu la kulmay caruurtaas Baadarigu waday ee diinta kiristaanka Ku barbaaray magacyadreedna huwan. Suldaan Nuur oo ciidan iyo tolba wata ayaa tagay Qoob Fardood halkaas dhexdhexadin ka dib xirtii Qoob Fardood waxay taageeridoodi saldanadeed ku wareejieen Nuur oo Ku magac dheeraa Nuur Dheere. Suldaan Nuur wuxu Qoob Fardood joogay ilaa bishii July. Intu suldaan Nuur joogay dariiqada ayaa arintii caruurta iyo Baadarigu Ku faaftay laysku af gartay in laga tasho arintaas Axmed Aadan oo askargii siday waraaqdii qoriga la ras dinayo ee u xaday Ducaale Xirsi a yimi Qoob-Fardood , oo Wadaado gaalnimo ku caayayaa oo hub la mushaaxaya ku arkay meesha warkiina u gudbiyey ku cigeenkii Saddler oo la odhan jiray Cordeaux. Bishii May ayaa suldaan Nuur colkiisii iyo ciidan beelaa dariiqada iyo Ina Cabdulle Xasan ku duuleen Maxamud Garaad oo geeel Cali Geri dariiqada ka dhacay.. Bishaas April ayuu Saddler turjumaankiisii Diiriye Magan Dhulbahante ee Ina Cabdulle Xasan na qaraabo ahaayeen u diray Qoob Fardood si xog dhab ah loo helo Diiriye Magan wuxu soo arkay oo ayuu gudbiyey , qabaailka meesha jooga oo kala ahaa Dhulbahante, Habar Jeclo iyo Habar Yoonis oo ah inta degaanka u dhow. Garaad Cal Maxamud Inu joogay dariiqada se cabsanayo oo laga awood batay. Suldaan Nuur inu well joogo goobta saldanadiisa a Wadaadku iyo xirtiisu taageersanyiin , maadaama suldaankii quudin karo dariiqada. Wuxu Diiriye meesha kuma arag neceyb Ingiriis , nimankani waxay u ciidansanayaan xabashida. Suldaan Nuur iyo Madar midna awood weyn Kuma dhex laha habar Yoonis. Habar Jeclo oo taageeridoodi yaraanayso. Wuxu Ku gebagebeeyey war bixinta inay xaaladani dagayso oo dhawaan laga kala dareerayo meesha. Dabaysaqadii bishaas April 1899 ayay Dawlad Ku dhawaaqeen Amiir Leh , sultaan Leh , khusuusi iyo shicib. Amiirkii oo arimaha diinta khusaysa iyo shareecadu oo ah Ina Cabdulle Xasan , suldaaka oo Nuur ah oo siyaasad iyo hawlo dawladeed sida heshiisyada dawladii kale lala galo iyo taladeeda , khusuusi oo gurti talo ah iyo shicib ka . Waraaqdii… dawladnimada April 1899 This letter is sent by all the Dervishes, the Amir, and all the Dolbahanta to the Ruler of Berbera. We say that we complain against you and against your subjects.Our camels are oppressed by you. We assist your Biladiyahs, and turn away those who backbite you; but you do not guard our reputation, and do not turn away those who backbite us. We inform you that there is peace in all the country; there is no fear. “Secondly, I ask you, by God, by your Prophet, by your religion, and by your Church, do not create a disturbance in the country, do not ruin the country, for there is no harm on us if we leave your country, and drink our own milk, and eat our own meat. I ask you, by God, by your Prophet, by your religion, and by your Church do not create disturbance in the country; for if you oppress us, beat our people, take our money, and imprison our people,we will leave coming to your country, We are a Government, we have a Sultan, an Amir, and Chiefs, and subjects. And how much of wisdom and forenthought have we? “This is what we have written, and salaam.” Duulaankii Maxamud Garaad oo qaatay ilaa badhtamii bishii 6aad ka dib ayuu Nuur degaankiisi Ku soo laabtay. Wuxu shir ugu dhawaaqay habar Yoonis Nisha cusub ee July/7aad. Xaaji Muuse oo ahaa madaxa dariiqada Axmediya ee Xaaxi oo aad uga soo hor jeeda dagaalka iyo xirta cusub ee Saalixiyada ayaa habar Yoonis uga digay qorshaa u wato suldaan Nuur. Wuxu suldaanku shirkii ka dhigay bisha July 22 . Marku maqlay Saddler Inu Nur yimi ayaa Wuxu waraaq ugu dhiibay askari. Askargii mudo yar ka dib isagoo qorigii laga qaaday iyo awrkii dharkiina laga xayuubiyey amarkaasna bixiyey Suldaan Nuur u yimi Saddler. Intaan balantii shirka la gaadhaan we ahaa bisha July 22keeda ayaa badhtamii bisha oo la gaadhin ayay Habar Yoonis galbeed diideen qorshaa dagaalka ay wadaan isaga iyo wadaadku. Habar Yoonis waxay sababi dagaalka ku diideen yihiin 1- in ay noloshoodu Ku xidhantay Berbera oo taas awgeedna kula coloobi karin Ingiriis. 2- inay dariiqada Axmediya Xaaji Muuse iyo qadiriyada Sheekh Madar ka mid yihiin oo Saalixiya shaqo ku lahaan doonjn. Waxay weliba raacyeen inaanay suldaan danbe u aqoonsanayn hadaanu joojijin qalalaasaa u wado. Suldaan Nuur Isla bishaas ayuu u guuray Burco iyo Habar Yoonis bari oo arintaas Ingiriis isku meel ka wada yihiin. Ciidamadi Daraawiish ta oo 5000 dhan oo Habar Jeclo, Habar Yoonis iyo Dhulbahante u badan oo reer kaste maqawiirtoodu wadaan ciidankooda ayaa shirar iyo talo gurfeyn dabadeed waxay ku dhawaaqeen dagaal diimeed; Burco , August, 1899. Waraaqdii dagaalka . The letter of the Jihaad/hostility. This is to inform you that you have done whatever you have desired, and oppressed our well-known religion without any cause. Further, to inform you that whatever people bring to you they are liars and slanderers. Further, to inform you that Mahomed, your Akil, came to ask from us the arms we therefore, send you this letter. Now choose for yourself; if you want war we accept it, if you want peace pay the fine bring to you they are liars and slanderers. Further, to inform you that Mahomed, your Akil came to ask from us the arms we therefore, send you this letter. Now choose for yourself; if you want war we accept it, if you want peace pay the fine. Aw Jaamac iyo Xirsi Yamyam iyo Idaajaa , weligiina caruurtiina beenta ku lugooya. Bal dadkiii goob jooga ahaa ayaa 120 sanadood ka hor sidaas u qoray taariikhda asaaskii Daraawiish ta. Matkaas baad dionaysaa inaad nooga dhigtid wax kaste filin Daarood maralay. Ma xishoodayaal tuug ah.
@ciiltirahaumada5514
@ciiltirahaumada5514 4 жыл бұрын
kabadbadis ayaa wadaan dalsoor
@Mohamed-kv8to
@Mohamed-kv8to 4 жыл бұрын
Quburahan waa in la dudumiyo waayo xaaran
@ashahussein8996
@ashahussein8996 4 жыл бұрын
KZfaqr 3000 waaa taariiiq
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Kusoo Dhawoow Jasiirada Madhawa
7:25
Dalsoor
Рет қаралды 60 М.
WAREYSI ALLAHA U NAXARIISTEE CUMAR NUUR CABDULLE
17:45
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 3,6 М.
Digaaga ha la dhaqdo - Chicken farming in Somalia
5:43
Dalsoor
Рет қаралды 104 М.
Weerar Bulxan, Qiso Jacayl 1
8:52
Zubayr Hazan
Рет қаралды 102 М.