No video

Halkan Ayay Aakhiro Ku Taalaa Ee Maayir Mooge Hala Gaadhsiiyo Fariintan!

  Рет қаралды 81,359

Horyaal24 Tv

Horyaal24 Tv

2 жыл бұрын

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV KZfaq Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Пікірлер: 92
@ayaan7389
@ayaan7389 2 жыл бұрын
mujaahid axamed mooge kibaan ilaahay naxariistii jano ha siiyo janatul fardawsa
@abdirisaaqnuur7593
@abdirisaaqnuur7593 2 жыл бұрын
Ninkani waaa qaldayaa macnaha aayada quraanka ah ee ahوفي السماء رزقكم وما توعدون waxay inoo sheegasaa oo kaliya Risiqiina iyo janadu in ay ku yaalaan samada sare Sida aayado kaleba ku cadeeyeen in janadu sarayso lkn MA sheegaso in cadaabtu sarayso oo aayado kale oo Qur.aan ah ayaa sheegaya in ay hoosayso cadaabtu sidaa awgeed Hadraawi si wacan oo wanaagsan oo aqoon leh ayuu u cadeeyay markuu yidhi :- #Aakhiro cabdoow #Way aasantahay #Iilkay jirtaa #Waxa laga arooraa #Iridaha xabaashoo #Anban maayo ruuxii #Qabri lagu adkeeyaaa Intaas waxa uu ku cadeeyay in aakhirada qaybta cadaabtu hoosayso Qur.aankuna sidaas waaa cadeeyay Mar kale abwaan Hadraawi waxa uu qeexay qaybta janada oo saraysa waxana uu heestaas ku yidhi:- #Aakhiro cabdoow #Anbatoo luntoo #Ururkiyo laxaha #Awrkii cirkay #Ku ag xidhantahee ........................ ..................................... cajiib cajiib cajiib ragaaas waxba may hanbayn Quraankuna wax walba waaa inoo cadeeyay
@caynaanenglishlearning6389
@caynaanenglishlearning6389 2 жыл бұрын
Si fiicanbay uso gudbiyen barmaamijka aakhiran ilahayba inoo sheegay lkn abwanada somaliyeed way dhodhoweeyeen hadana ilahayba waafajiyay xaqii mansha allah
@yurub5288
@yurub5288 2 жыл бұрын
Waa birigii la eryan jiray maxamed mooge ilahay haw naxariisto wuxuu Ahaa geesi diiday dulmi.
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 2 жыл бұрын
Habaryar maad famine maalinta Inamooge sugayay waxay ahayd , maalintay somaliland xoroowday, Allah hau naxariisto Ilma mooge 🙏🏿
@adanelmi
@adanelmi 2 жыл бұрын
Aad iyo aad horyaal tv 📺 ♥️ halkay ahayd bad dhigtay.
@maydalawil1205
@maydalawil1205 2 жыл бұрын
aakhiro wa maalin danbaysa oo imandoonta maalmaha ilaahayna ka mida Maaha meel iyo goob cayiman oo allaah uunbaa yaqaana nebigeena scw markii lawaydiiyayna wuxuu kujawaabay aniga iyo ka iwaydiinayaa midna ma yaqaan kaagamana aqoonbadini ka iwaydiinayoow Kadib wuxuu sheegay rasuulku waxa lagu garan doono iyo calaamadaheeda arinta dhulka iyo iilku waa meel qofku maalintaas danbe kusii sugayo haduu ehlu janno yahay lagu tuso hoygiisa jannada ilaahay awoodiisa haduu ehlunaar yahayna lagu tuso hoygiisa cadaabta hagga cirka marka laga eego jannada rabbi way inaga saraysaa sida uu quraanka iyo sunnadaba ku cad cadaabtuna way inaga hoosaysaa ilaahaybaana sidaas ka kala dhigay sida aduunyadaba meesha sare iyo meesha hoose ukala qiimo badanyiin ayaa alle midna meel sare uga dhigay midna u hoosaysiiyey markaa miskiinkani yawmulk akhirbaaba layidhe( maalinta danbe) haguu isu indho tirayaa tolow
@abdirisaaqnuur7593
@abdirisaaqnuur7593 2 жыл бұрын
Maalinta dambeysaa waaa qiyaamaha ee maaha aakhiro sxb hhhhhhh
@maydalawil1205
@maydalawil1205 2 жыл бұрын
@@abdirisaaqnuur7593 sxb malaa carabidaydaan isku fiicnayne (erayga qiyaame mataqaan wuxuu kayimi ) labadaa magac iyo qaar kaleba waa la dhahaa isku ujeeddo iyo maalin soo socotta uunbay tilmaamayaan tusaale ahaan يوم القيامة يوم الاخرة يوم الجزاء يوم الحساب الصآخة الغاشية القارعة الطامة الطامة الكبرى..... Marka horaaneed ereayga aakhiro ma afsomaliba mise waa carabi ? Haduu carabiyahay waamaxay macnihiisu Haduu somali yahay macnihiisu waamaxay? Somalidu iska muran iyo is indho tirka jecelaa Wxaa lagayaabaa sxb inaad maanta jaamici sheeganayso ama aqoonyahan aqoontaada diineedna sidaa muuqata katahay bal waxaad soo dhagaystaa tafsiirkeeda suurat-alqaarica Ama suuradda 101 dusha marka laga soo tiriyo waxaan filaya inaad garanayo ood yaraantaadii Dugsi quraanka kusoo dhigatay waanad-mahsantay sxb
@abdirisaaqnuur7593
@abdirisaaqnuur7593 2 жыл бұрын
#Maydal Awil intaasi waaa isku mid waxanay sheegayaan maalinka dambe ee la is isasoo saarayo ama maalinka xisaabta lkn MA sheegayaan aakhirada lagu waarayo ee cadaab leh ee jano leh midna maaha sxb aan is fahanee
@maydalawil1205
@maydalawil1205 2 жыл бұрын
@@abdirisaaqnuur7593 Sxb horta si aynu isu fahanno waxna ukala faaidaysanno suaalahan bal iiga jawaab hadaan qaldanahyna aan isasaxo hadii kalana adigu isasax Sxb marka hore aakhiro ama yawmul-aakhir Macno ahaan maxaad utaqaanaa ama maxaad ka aaminsanatay ? Sxb bal sharaxaaad taaam ah ma ka bixinkartaa aakhiro adoo aqoon dineed kusalaynaya? Hadii jawaabtu tahay haa ;soo dhawoow waanu kaasugaynaa Haday tahay mayana nosheeg.
@abdirisaaqnuur7593
@abdirisaaqnuur7593 2 жыл бұрын
Waaa haaa lkn goobtani maaha meel aqoon la isku waydaarsan karee sxb bartaada fb ii sheeeg mahadsanid in badan
@se1059
@se1059 2 жыл бұрын
Sax meeyarka qof kaga habooni ma jiro bravo👏 👏 👏
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 2 жыл бұрын
Ilaahay kayr ha uga dhigo
@ubahabdirizak6038
@ubahabdirizak6038 Жыл бұрын
Subxaan Allah war dadkan yaa wax fahansiiya war siyaasad sarbeeban ayaa laga waday lkn aaakhiro looma jeedin
@ifraaxmohamed213
@ifraaxmohamed213 2 жыл бұрын
الجنة درجات فوق سبع السموات والنار د ركات تحت الارض
@yusufjaama748
@yusufjaama748 2 жыл бұрын
Illaahaybaa noo sheegay aakhiro Huurooy
@ladanladan1718
@ladanladan1718 2 жыл бұрын
Kan yari uu dabaaby talbaad ina mooge Ilaahay ha u naxariis tee Wuxuu ahaa nin meeshii uu kudhashay iyo meeshii uu ku kory lag eryaday oo ayga galy oo ciil iyo cidhiidhi la baday Markaa hees taasi waynu ka dhadhimin karnaa macnaha ay u jeedo laa kiin A/kariin isagu jacayl maxamed mooge loo qabo ayaa lagu soo saaray takale walee nin xilqaaday aakhiro ayuu war iyo xisaabi u taalaa ee ilaahay ha usahlo aakhiro warbaa yaala dad keenuna hady si dhaba aynu uga fikirno aakhiro aduuyo kumayu faaneen xil aduuyana laguma roo reen shar keeda walaga carari lahaa ilaahay towfiiqda iyo talada iyo toobada hanoo hagaajiyo inshallah
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Mashalllah sax weeye waxa soo socday ka hadlee wayna dhacday inta dhimtay alleh haw naxariisto inta noola alleh haw naxariisto
@cabdiraxmaan5591
@cabdiraxmaan5591 2 жыл бұрын
Maashaa Alaah
@saidtahir7215
@saidtahir7215 2 жыл бұрын
Alla hawnaxariisto Abwan ku shaqsiyad wangsan
@xamsecumarofficial6661
@xamsecumarofficial6661 Жыл бұрын
Asc📿📿
@faatiyasoomaliland8291
@faatiyasoomaliland8291 2 жыл бұрын
masha allaa masha allaa waa mudane qaaliya maayar mooge illaahay khayr ha siiyo
@faiiskhaalif3721
@faiiskhaalif3721 2 жыл бұрын
Asc Cabdi Aadan qaws iyo maxamed ibraahin warsame hadraawi labada abwaanba waykusaxanyihiin tilmaanta samada iyo arlada waayo jasadka waxalagu aasaa arlada ruuxdana waxalooqaadaa samada
@milanomd989
@milanomd989 2 жыл бұрын
Daleelo ka badan way ku jiran quraanka kariimka
@fatimabarre936
@fatimabarre936 Жыл бұрын
Subxaanallah walalka leh tv horyal waxyallah Ad ciwanka ka dhiganeysan ka fiirsada fuyuuska meelxun yu idin lagelin “Diintu”ciyar ma gasho heeso Alle aqbaley & aqiro meshey ku tal walal irsaqda Alle ayaa bixiya
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 2 жыл бұрын
Waaryaahee yarkoow dee quraanka inoo cadeeyey waxay tahay iyo sida ay tahay, abwaan iyo qof bini aadmi ahi kamafaaloon karo meesha aaqiro tahay laakiin waxaan ognahay aduunka lagamaamulo samada, ilaahayna subxaana uu kusuganyahay fawqalcarshiga oo ah samada 7aad markaa haysu keen diinta iyo wax qof yiri hadan baabin sxb
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 2 жыл бұрын
Alow unaxariiso Maxamed mooge Alow caafi hadraawi iyo cabdi qaysna ale cimrigiisa harajio
@roodacismaan952
@roodacismaan952 2 жыл бұрын
Asc edo waad fiicantey fikirkaagu laakiin 1.akhiro iyo xagay inaga xigto alle ayaa quraanka inoogu bayaanshay 2.silsilada siinleyduna maad fahmine waa sheeko dheer sarbeeb bay ahayd loola jeeday siyaad barre iyo dawladiisi halkana kuma macneynkarno 3.inamooge sugayeyna waa xornimada s.land oo wataa uu 💖 mooge ka qayb qaatey guushii la 💖 sugayey waad mahdsantey edo
@maydalawil1205
@maydalawil1205 2 жыл бұрын
Xaqiiq weeye hadalkaasi may fahmayaanba
@anabmusa7112
@anabmusa7112 2 жыл бұрын
Absolutely
@januarySl2024
@januarySl2024 2 жыл бұрын
Sheeko khuraafaad, faal awliyo iyo maxweynihii, maya maya, mahdigii la sugayey.
@fatufabulous5703
@fatufabulous5703 2 жыл бұрын
Masha Allah
@hodohirsi8104
@hodohirsi8104 2 жыл бұрын
War inanyar a ya a ta hay e waa hadal sarbeeba waxay ula jeedeen dawlada siyaad bare
@hassanhersi5760
@hassanhersi5760 2 жыл бұрын
Wax isku toosan maad sheegin si aqoon lehna maad uga hadlin. Tafsiirka Quraankuna wuu ka Qoto dheeryahay intaa iyo sidaad u macnaysy saxb !!
@yassinismail2176
@yassinismail2176 2 жыл бұрын
Ma aakhiraa ambatay mise dad ka ambaday baa loo tilmaamayaa?
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade Жыл бұрын
Walaal janadu waa xaga sare, Naartuna waa xaga hoose. Makhluuqaadka xagooda sare Janadu ku taal, Naartuna, way inaga hoosaysa. Xadiis ayaa sharxayaa SA. Qabowga iyo kulaylkuna waa ka neefin yar oo ah Naarta. Sida laxaqiijiyay qabowga iyo kulaylkuba waxay kayimaadan dhulka hoostiisa.
@yusufjaama748
@yusufjaama748 2 жыл бұрын
Maan gaab
@abdirahmansahal8041
@abdirahmansahal8041 2 жыл бұрын
Maxaa isku keenay heeso sarbeeba oo cid loola jeeday iyo aakhiro oo ale kuu cadeeyay
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 2 жыл бұрын
Talo: hadaad wariye rabto inaad noqoto marka hore diintaada islaamka aqoon fiican u yeelo .... akhiro abwaan uma baahna inuu ka hadlo ilaahay ayaa inoo sheegay waxay tahayba
@rahimaali5762
@rahimaali5762 Жыл бұрын
Wuxuu Ka hadlayaa xoriyada.
@mohameddahirmohamed8575
@mohameddahirmohamed8575 2 жыл бұрын
Hada adi maa hadraawi iyo Cabdi qeys u jawaabaayo marka
@waaniye4164
@waaniye4164 2 жыл бұрын
HADUU SOOBAXAY MIXUU DOO KODHIYAY FILE BAA 2BALOODH ISKU HAYSTAAN OO DOWLADA HOOSE WADA YASLE DHOOF IYO TAMASHLAYN IYO DAMURKII SOLTELKO WAXAN SHYNI UMAYSO KORDHIN HARGEISA
@telltale8820
@telltale8820 2 жыл бұрын
You’re missing the point of that song. They were oppressed so he is talking about the lack of freedom.
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 жыл бұрын
7 Samood Sabca samwaat) Ruuxda iyo Nafta midba Meel looqado)
@afataaxnaasir7981
@afataaxnaasir7981 2 жыл бұрын
Waxaan talo kugu siin lahaa sxb kayoow Waxaanad aqoon u lahayn ha Ka hadlin Waliba diin ta is Ka ilaali.. Aakhiro waa maalin Dan be.. Jannadu waxay ku taallaa samada Naartuna waxay ku talaa. Dhulka. Hoostisa Sidaa ula soco...
@khadaradan8683
@khadaradan8683 2 жыл бұрын
Saaxiib labada abwaan aakhoro halkaytahay way fahmayeene adigu suugaanta sarbeebta ah isku dhex amban ! Aakhirada ay is wadiinayaan waa xabsiyadii siyaad barre dadka ku xidhxidhijirey ......
@Materno1
@Materno1 2 жыл бұрын
Kkkk niyow wixiinu waa hala waaasho, maxaa labada sheeko isku keenay.
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 2 жыл бұрын
Dadka intii Duriyada ahina way garanaysaa duducda maansooyinkaa raggii ragg ahaa tiriyeen, inta kalena hayska muranto murankay ka adagtee hhhhhh.
@khaalidxaaji3783
@khaalidxaaji3783 2 жыл бұрын
Waan fahmi la ay mawduuca keenay maayer ka iyo isku sawiraada channelku ma wax uu ka hadlo ayuu waayey?
@MohamedAhmed-vz8nm
@MohamedAhmed-vz8nm 2 жыл бұрын
Tvga maamo malyuun
@alihoussein4160
@alihoussein4160 2 жыл бұрын
Qalad baad fahamatay ilaahay samad iyo dhulkaba waa la laabaya, tan ina mooge loo dhiibay afgobaadsi bay ahayd ee kacaanka loo jeeday waan la aqblay oo kacaanki wuu dhacay
@abdilaahijaamac6644
@abdilaahijaamac6644 2 жыл бұрын
Waaar heedhe tafsiirka ha khaldin xoola yahaw
@isaabdi1478
@isaabdi1478 2 жыл бұрын
Aakhiro cirka inagama jirto, laakiin waxa cirka ka sareeya Janada oo qayb ka ah Aakhiro. Cadaabtu iyadu cirka ahaqo kuma laha waxay kasii hoosaysaa dhulka hoose. Sidoo kale dhulkan aynu kunoolahay sida diintu sheegtay isbedel lagu sameeyey ayaa aakhiro qayb ka ah, sabatoo ah waa halka makhluuqa lagu xisaabin soono. Gebagebadii Aakhiro dhinacyo badan ayay inaga xigtaa.
@abdisamadkahin4337
@abdisamadkahin4337 2 жыл бұрын
Akhiro cidiba isma waydiin xornimo la iswaydiyay oo siyad bare ayaa loo maldahayay
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 2 жыл бұрын
ASC waad dedaashey laakiin aan ku yara Saxo kelmadu (Guhaan ) ma aha waa (Kuhaan) waa saadaalin shar iyo khayr ba. Mahadsanid
@ahmadomer2636
@ahmadomer2636 2 жыл бұрын
Hhh sxb heestani siyaasad bay ahayd aakhirada rasmiga ah maaha tuu ka hadlayay
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 2 жыл бұрын
Odayaaal Sarkhaaan san we meeshay la noqoto iska dhaho Bisinka war Allah Ka cabso Aalhiro Allah ayaa sheegay Kutubka Allah ayons ku sheegay
@abdallesaidisse1337
@abdallesaidisse1337 2 жыл бұрын
Xadiith baa tilmamay halka janada iyo naartu ku taal labadooda kuma yaalin 7 samo JANADU waxay ku taalada 7 samo korkeeda waxana janada saqaf ( roof ) u ah carshiga. NAARTU waxay ku taal 7 dhuul hoostooda Aakhiro waxay qofka u bilabata marka iilka qabtiga la dhigo kadibna latuso daaqada naarta ama janada halka uu mutaystay
@yusufmohamed7539
@yusufmohamed7539 Жыл бұрын
Nio horta miyaad is cadaysaa,
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Nasiib baan Mar u yeeshay in adeero cabdi qays aan Holand kula kulmo oo waliba hees up markaa laxanka saarayey aan durbaanka u qabtay cadi qays waa mucjiso
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Aakhiro xageen baad naga xigta??
@abdig2533
@abdig2533 2 жыл бұрын
Great full dead
@awilahmed644
@awilahmed644 2 жыл бұрын
Inankan waxa ukshadlo garanmayo.Labda heesod wa sarbeeb.Ciyalku wain wax soobadaan intayna hadal.Badksle ayu galay.Mohamed mooge heesta musamayn.Abdkikrimna wa nina duco anad adgu garkarin qaca!
@yusufjaama748
@yusufjaama748 2 жыл бұрын
Waxani xaguu ka yimid miyaanu diinta baran
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 11 ай бұрын
Sax
@abubokor0628
@abubokor0628 Жыл бұрын
Waar hooy wariye arimo Aan iska sheekee ubaahnayn ayaa jira kadigtoonow gaalnimo
@duuliyexaruuri3316
@duuliyexaruuri3316 2 жыл бұрын
Saxiib quraanku riwaayad iyo heeso iyo malawaal aad soo urursatay waa ka fog yahay waa hadalkii ilashay markaa ka dhaaf waxan aad soo urursatay Afku yu ku qaloocane
@ibadoosman1982
@ibadoosman1982 2 жыл бұрын
50 Sano ka hor Islam MA idin soo gaarin miyaa see WAX U wadaan somalilan
@aygyoutube
@aygyoutube 2 жыл бұрын
Shaqo la'aanta Kaa Badatay.
@hassandubow2820
@hassandubow2820 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@yusufjaama748
@yusufjaama748 2 жыл бұрын
Soo baro diinta duli yohow
@mohamedabdirahman9469
@mohamedabdirahman9469 2 жыл бұрын
Adigu ba ayaa ka xiga inaad diinta barto hadad wax ku dhaanto dadka la iska ma caayune somali hadaynu nahay af xumadaynu wanag una qaana mida kale bal qofka wax dhaliilayoow adigu dib iskugu noqo bal naftaa baro waxay tahay inaad xishoon doontaan u malayn 🤔🤔🤔
@ramlacraxamn4672
@ramlacraxamn4672 Жыл бұрын
قل إِنَّمَا ٱلْعِلْمُ عِندَ ٱللَّهِ وَإِنَّمَآ أَنَا۠ نَذِيرٌ مُّبِينٌnebi maxamed scw ba lahu yiri ma ogid mana ogaan kartid, akhiro meel jaha wa wakhti qiyamaha abdiqaniyow marqaanku yaanu wax kasta kutusin haku degdegin wax layidhi nebi maxamed ma ogid
ifinta Erayga iyo Aragtida Fanaanka Bar 1. Qeybta 1aad khadar keeyow.
19:00
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 30 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 15 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 125 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
Fanaanad Soomaaliyeed oo Dadka Siinaysa Sun iyo Waabay
21:29
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 121 М.
MA JIRAAN WAX DOORASHO AH OO KA DHACAYA DEEGAANADA HABARJECLO.....
18:04
Waar Deg Deg iyo
24:57
SOMO HD
Рет қаралды 547
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 30 МЛН