HALKUU U SOCDAA WIIL KANI SHAQADII DUMARKU LAHAAYEEN AYUU HAYAA 😳 .

  Рет қаралды 19,749

Mr Qaxwe

Mr Qaxwe

11 күн бұрын

HADAAD NAGU CUSUB TAHAY SUBSCRIBE SAAR CHANELKA MAHADSANIDIIN 🫶
______________________________________________ __________________________________
INSTAGRAM: / mrqaxwe
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🤍
#mrqaxwe #youtube #qaxwe #asadhagio #kingceyda #zakibinxaaji #kingck

Пікірлер: 52
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 4 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@Qaybarmedia320
@Qaybarmedia320 4 күн бұрын
Salalhu calayhim wasalam
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 4 күн бұрын
Salalaahu caleyhu wasalam ❤❤❤
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy 2 күн бұрын
Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam
@haachannel8793
@haachannel8793 5 күн бұрын
Wilkan isbucan ayan arkay aniga wlhi markan indaha kuduftay ayan ogadey inu qowmu lut lgbtg yahy
@AbdullahimohamedAden
@AbdullahimohamedAden 8 күн бұрын
My pro keep going❤
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 5 күн бұрын
Illahay denbi ay kuwa kaa fogaaday galeen awgii hanoo haligin waxba kama qaban karno anagu illahayow na cafi oo noo denbi dhaaf oo adigu awoodaada nagaga qabo kuwa xumaanta faafinaya
@HakaFakarin
@HakaFakarin 5 күн бұрын
Waa khaniis dee maxaa ka sugeysiin inuu ku dhoho khaniisbaan ahey meelo khaniisiinta buu galaa waala soo ogaadey social media hiisa soo baara dumarka Kama helo Somaliyeed dookhayga mahana Wuu yiri aawey wixii dhaley waxaan.
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE 10 сағат бұрын
Anagoo dumara aanan sameyn wax kimiko ma isticmaalo aan ka ahayn greamka caadiga ah
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 5 күн бұрын
Waa nin inuu iska dhigo rabo gabar qurux badan ee iska garta Ashraf 😮😮😮
@user-zw1dn4yg8n
@user-zw1dn4yg8n 3 күн бұрын
haa brother wan ku arkay rag badan
@hodanfamillychannel
@hodanfamillychannel 7 күн бұрын
We yeeshaan
@GARAADMEDIA.12
@GARAADMEDIA.12 7 күн бұрын
King Khalid Hore U Soco Pr0👐
@zamzam5255
@zamzam5255 3 күн бұрын
Subxanallaah ILLAAHEEY HANGA QAABTO
@maryami2299
@maryami2299 Күн бұрын
Kan Wiil Asha iyo caruurta halaga ilaaliyo naag ma rabo buu yiri kan Waa naag
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 күн бұрын
Waa gabar transit ku jirto
@xalimomohmed4721
@xalimomohmed4721 4 сағат бұрын
Haa
@sadam1318
@sadam1318 6 күн бұрын
xataa anigoo dumar ah ma sameeyo waxa uu sameeyey subxaanalah
@filsanmohamed-w3r
@filsanmohamed-w3r 4 күн бұрын
Anigoo gabadh wligay meelaha nuucaas ah ma tagin mana rabo inaa tago
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 4 күн бұрын
Subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh subxanllh subxanllh acdubilh
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 6 күн бұрын
Waa fusuq iyo masaaibka anagu soo batay
@haachannel8793
@haachannel8793 5 күн бұрын
Quruxda uqabay day subhana Allah ilahow sohanuni waxbo kulamadamee
@UbaxHassan-yp9ss
@UbaxHassan-yp9ss 6 күн бұрын
Haaa
@user-wg2ox7bf7k
@user-wg2ox7bf7k 5 күн бұрын
Ninkan Wn ka shikiyay anigu xiniinyo ma laha Tolow
@maryami2299
@maryami2299 Күн бұрын
Blue mekup xitaa Saan uu ku bilaabay khaniisiintu Waa wada caato H&V halaga baaro awal Waa buurnaa hada fiiri
@munaomer8597
@munaomer8597 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂 waa runtii
@maryami2299
@maryami2299 Күн бұрын
In uu naag yahay socodkiisa iyo hadalkiisa fiiri naag ana Waa dhex jooga dharka naag ahaa u dhiman Ileen Waa naage
@shamsasharaf5281
@shamsasharaf5281 5 күн бұрын
Muqdisho waxay la dagi la dahay fasahadki ayaa lagu fanayaa dadkina kaftan ayay ka dhiganayan wa yab walee
@maryami2299
@maryami2299 Күн бұрын
Waxaa larabaa in uu wiilalkaloo la khaniiso soo ras aan lacagta meeshuu ka keenayay aadaan Waa xagee
@Twa917
@Twa917 3 күн бұрын
Kkkk sxb cadi iska dhiiga. In qasqas lagu mariyo weeyan. Hada anigu qasqasban maesaada. Ciid igaa daremaysan Ma lahaaaakkk
@user-wg2ox7bf7k
@user-wg2ox7bf7k 5 күн бұрын
This. Man. Don,t. Really man. This. Is. Women.
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 6 күн бұрын
Qabiil haduu faaiido leeyahay ninkaan reerka hakusoo ceshaan. Gabdhahan korkiisa ku mashquulsan irsaaqadiina xalaal ku doonta.
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 2 күн бұрын
Aqlaaqdhimatey bal fiiri dhaqanxumadas midakale habraha cadaankaa arki jiroo cirbadahaas isticmalo waxana loogu talagaley in miinta duqnimada kaa toosiso waa markuu wajigu buufin kanoqonlahaa
@MaxamedCabdi-hf7ri
@MaxamedCabdi-hf7ri 7 күн бұрын
Hala xidho waxa noocaasoo kala ah
@anabmohamed344
@anabmohamed344 6 күн бұрын
Adigu maxaad isu waaleysaa waad argtaa inuu yahey kuwii waaweynaaye
@zoonak6770
@zoonak6770 4 күн бұрын
Gacanta bidixda inu kalafiyodo malo diyarinoya 😂
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 5 күн бұрын
Beritane naaso iyo bari iyo dibno ayuu sameysanayaa ka filo😮😮😮
@user-kv7hf4uj3u
@user-kv7hf4uj3u 9 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-tl6ts3fi5b
@user-tl6ts3fi5b 6 күн бұрын
😂😂
@____0934
@____0934 6 күн бұрын
Wrya ragu ha is hagajin
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 5 күн бұрын
Oo jirnaageed baa loo sameyn oo waala jiljilcinaa si loo arooso inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun war kan waxuu fadereyn inkaloo yaryar oo moodaya waxaan iney qeyr iyo faaiido lag helo moodaya haloo taliyo ninkaan
@adonallah
@adonallah 2 күн бұрын
War qaniiska hala soo qabTo
@user-xf1cz6uc4t
@user-xf1cz6uc4t 6 күн бұрын
Maya raga haaro male waayo raga jirkooda wuu dhan yhy naagaha uurka ayaa u keeno iyo dhibka uurka
@mahadhohassan6120
@mahadhohassan6120 5 күн бұрын
Mansha Allah wa runta walal
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 3 күн бұрын
Idinku maxaad u faafinaysaan dadkaan lunsan ilaahay hasoo hanuuniyo
@facamanta
@facamanta 8 күн бұрын
kadhamoow pro wiilka mashqulka dhaaf🤨 qaab kaleh fiyuus ku raadi bilaa talantiyaoow
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 3 күн бұрын
Ragan8mo way dhimatay
@AhmedG36
@AhmedG36 5 күн бұрын
beryahan Qaniisiintii Ayaa sooo batey😡
@QaaliLuul-cj1br
@QaaliLuul-cj1br 6 күн бұрын
Rag iyo dumar haaraha wey ka sò baxaan lakin dumarka ayu ku badan yahay lakin raga sidaan kuma fiicna
@maryami2299
@maryami2299 Күн бұрын
In uu nin yahay ma junta’s hala baaro Ninkaan Waa khaniis cadaan baa qaba xalane jooga hala baaro meeshii lacagta ka keeno
@DrmuhsinAbshire
@DrmuhsinAbshire 7 күн бұрын
Doqon will wllka kutu maneesa ka dhamoow willka wllka😏😏😏
@haachannel8793
@haachannel8793 5 күн бұрын
Qowmu lut wadankena jogi maayo
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 291 М.
1❤️#thankyou #shorts
00:21
あみか部
Рет қаралды 88 МЛН
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 14 МЛН
Jabra Iyo hanad dagal toosaa lookala baxay. Queen Hafsa oo
10:18
Xaabsade tube
Рет қаралды 4,2 М.
FALCELINTA DADKA SOMALIDA[ GAROWE IYO XAMAR  WAXA IGA XIGA AMXAAR]
16:53
ASHRAF DUMARKA SOMALIDA KAMA HELO REACTION BUUQISA WATA
9:30
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 126 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 291 М.