HANI OO MAGALADA MARKII UGO HOREYSAY UWADAY CUNTADII IGU QASABTAY QOSOLKA ADUNKA 😁

  Рет қаралды 174,058

Sundus Ayaanle

Sundus Ayaanle

6 күн бұрын

Пікірлер: 732
@MaryanSultan
@MaryanSultan 4 күн бұрын
Ala hani markay timi. Maxan kula Murugay walhi sister wan idin jecelhy walhi ❤😢
@abshirdiiriye6698
@abshirdiiriye6698 4 күн бұрын
Gabadha walaasheed farxada hala qaadatee aan gaarsiino Hal Milyan. Isoo raaca olalaha Sundus Hal Milyan. Team 1Milyan
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 4 күн бұрын
Kutura 1m ku dhaqaqa tem sundus❤❤❤
@naciimonayruus2183
@naciimonayruus2183 4 күн бұрын
1m magari kartaa 500 aan garsiino intey walsheda joogto
@Kinglamzo21
@Kinglamzo21 4 күн бұрын
Halkan waxn ka salamye qof walbo sundus ila jecl in u dawado 🥹🇸🇴
@AminoSahro-it5bg
@AminoSahro-it5bg 4 күн бұрын
Wan kaqadna wallo mcn wan kula jecelnaha sundus qali❤❤❤❤
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 4 күн бұрын
Wa qdnay wllo wan kula jeclnhy sundus yar❤❤❤
@bushriizaahmed4644
@bushriizaahmed4644 4 күн бұрын
Waa kqdny
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂💙💙💙💙🩵🩵🩵😘😘😘❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘❤️
@user-hd1kf9wg7d
@user-hd1kf9wg7d 4 күн бұрын
Ani❤❤
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 4 күн бұрын
Sundus caawa dhana sugaayy dadka dhan wax waysoodhigeen ayada udambeeso😢
@11naa44
@11naa44 4 күн бұрын
Meeqa qof wye maso tirisey😂😂😂😂
@Cadarmaxamed58
@Cadarmaxamed58 4 күн бұрын
@@11naa44 team walba asad cumeer saamia kuli waa soodaawaday maxa😂😂
@11naa44
@11naa44 4 күн бұрын
@@Cadarmaxamed58 amira cimraan adna alpha deeqow koko ibra kuwa bdna weli ku haray 😂😂😂
@SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep
@SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep 4 күн бұрын
Wlhy anibo mnta dhan wa ybana😂❤
@11naa44
@11naa44 4 күн бұрын
@@SunduscabdinasirsalahSun-ml8ep oo mxd la yaabi dadku hawlo yeelan kara khasab maha in malin walba wx laso geliyo
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 күн бұрын
No ex no next for me Allah is the best 😢😢❤❤
@nimoweheliye9310
@nimoweheliye9310 4 күн бұрын
No ex no next for me no one is the best
@Bigbro827
@Bigbro827 4 күн бұрын
Inta hani ilasodaweyse one like ❤
@AyaanAli-gn3tf
@AyaanAli-gn3tf 4 күн бұрын
Ma,arko qof like gareenaayo saliga nabiga saw
@oubahmika4700
@oubahmika4700 4 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 күн бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤
@queenqadriina8080
@queenqadriina8080 4 күн бұрын
Suduns hadee buranee inta igu racsan like 😂❤
@cqaadircali-xs5hu
@cqaadircali-xs5hu 4 күн бұрын
Iyada lee amey caatowdaa😂😂
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 4 күн бұрын
Nolosha ku raaxeyso laakin salaada haka takin🥺
@Awuukarmaxamedcabdi
@Awuukarmaxamedcabdi 4 күн бұрын
Sax waye abayo qali waa ku tager koko
@aishaabdirizakhersi3583
@aishaabdirizakhersi3583 4 күн бұрын
Koko I love you
@NadarTaakow-jd7zt
@NadarTaakow-jd7zt 4 күн бұрын
Markey boqrad kuladhalaty wasidaas😢 alle hkuu xfdo wlsha
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 4 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️
@BilkaPoi
@BilkaPoi 4 күн бұрын
Scw
@itftoabdow5055
@itftoabdow5055 4 күн бұрын
maansha allaah
@user-sl8xt9hg3s
@user-sl8xt9hg3s 4 күн бұрын
Scw scw
@SamiiraCabdicasiis-x8p
@SamiiraCabdicasiis-x8p 4 күн бұрын
Samia waa gabadh hadaaftimo ah wan ku tageera❤❤
@MoPulzhawi
@MoPulzhawi 4 күн бұрын
Scw scw scw 😊
@SomilaSomilasomila-gn7hp
@SomilaSomilasomila-gn7hp 4 күн бұрын
asxaabey anaa uguhoreya manoqan karaa gabadh ugu like tabadan 🥺
@AyaanAli-gn3tf
@AyaanAli-gn3tf 4 күн бұрын
@@SomilaSomilasomila-gn7hp haa abayo mcnto mxa diidayo 💕💕💕
@user-cq3ji7vi5t
@user-cq3ji7vi5t 4 күн бұрын
Walhi sundus ayaa lashekeyey hani ayaa fani ha walhi inti hani kuqosolsidey like ❤❤❤❤😂😂
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 күн бұрын
Sundustteydii waku jeda comment aqris kujirta hore usoco hoos usii wad comment ga 😂😂
@Qa.70
@Qa.70 4 күн бұрын
Way lasocdaan lakin somali careless nimo aduunka ka reebtay
@AmiiraBeela-wd9pr
@AmiiraBeela-wd9pr 4 күн бұрын
Illah amarkii sundus videogeda ima dhaafo dadka mar hore wax so dhigeen iyada lee dawanoya😅😅 qabyalada imaaday ima dhigto❤
@frhiahashi5169
@frhiahashi5169 4 күн бұрын
Ani xitaa in adeernimo u daawada like ugu saara😂😂😂 qabyalada nama dhigto 😂
@bushriizaahmed4644
@bushriizaahmed4644 4 күн бұрын
Zame waa wata ani
@sabnasiman
@sabnasiman 3 күн бұрын
Na amiiro KZfaq qash noqdy ma ila argty mawa dawado baryhn
@ahmedmohamedreermagaal
@ahmedmohamedreermagaal 4 күн бұрын
Team reer ayaanle one like 👍 ❤🎉
@Fosecde
@Fosecde 4 күн бұрын
Asad iyo arimaheena soobar walsha funy wyeh 😂
@nagmaabdillahi276
@nagmaabdillahi276 4 күн бұрын
Wlashaa ka wayn waa hooyo oo kale 😊haniyeey intaa joogtid naaxi sundus 😂
@user-qm5jf6rj4r
@user-qm5jf6rj4r 4 күн бұрын
aado wayn😂😂
@user-ix2gu5xo5r
@user-ix2gu5xo5r 4 күн бұрын
Taem hani ayan le like sar😊❤
@Fatimamohamed-li4cx
@Fatimamohamed-li4cx 4 күн бұрын
Hani masha Allah qof furfuran oo farxaanad ah weeyi 😊
@Safasahalaxmed
@Safasahalaxmed 4 күн бұрын
Sunduseyyy walasha wallhi way qurux badan thy manshallah❤😊 adigana sido kale❤
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 4 күн бұрын
Ma garan karo qofka fariinteyda arki doona lkn si naxarisleh waxan kaga codsanaya inaad so booqoto chanalkeyga 😢❤
@ifrahaden5027
@ifrahaden5027 4 күн бұрын
Maika hysa bowe❤
@Hariiribrahim
@Hariiribrahim 4 күн бұрын
@@ifrahaden5027 tnx abaayo mcn
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 4 күн бұрын
Alla walaashaa sey kuu jeceshahay sunduseey ilaahey hakuu daayo❤❤
@user-zb5ob7qi2j
@user-zb5ob7qi2j 4 күн бұрын
Suseey farxad kunolw huuno qaali respect ❤🎉
@user-vl8qj5lb1q
@user-vl8qj5lb1q 4 күн бұрын
Cidlada wa ka baxday m.a alaha isku kin dayo abyo
@najmaabdulahi5961
@najmaabdulahi5961 4 күн бұрын
Alla sundusey car sosaar cuntada 😂😂😂😂
@user-oq4vf2uq8u
@user-oq4vf2uq8u 4 күн бұрын
Ala wllshed say wax usineyso m.a ilhow wllhen no xifdi😢
@user-hr7tm3mu8o
@user-hr7tm3mu8o 4 күн бұрын
Hani ayaanle waa xaraabo kuliq biyaha kulaha 😂😂😂
@RaxmaIsaaqRahma123
@RaxmaIsaaqRahma123 4 күн бұрын
😂😂😂fanynimada wlley ka yahiin😂😂😂
@user-hr7tm3mu8o
@user-hr7tm3mu8o 4 күн бұрын
@@RaxmaIsaaqRahma123 aad iyo aad 😂
@nastexoabuukar8255
@nastexoabuukar8255 4 күн бұрын
M.a fundus wlasheed ayada cml funny waye m.a gabdho farad bdn waye oo qalpo wngsn ilhy ha idin siyadiyo❤
@qadroomar4143
@qadroomar4143 4 күн бұрын
Cayili qofta wee dhamtee youtube see ugu daba ordeese😂😂
@mernaeys
@mernaeys 4 күн бұрын
Sundusay hani wani naqana idinka ka hor bay youtuberad ahayde❤😂😂
@zaminazharma9245
@zaminazharma9245 4 күн бұрын
Samiiro wye tan KZfaqrd ahyd
@saudaMuhammed-ky6cj
@saudaMuhammed-ky6cj 4 күн бұрын
​@@zaminazharma9245 hanina ayada wey laheyd ayada iyo ninkeda mohamed aya ladhihi jiray
@user-bn4em5wb8w
@user-bn4em5wb8w 4 күн бұрын
Sundus adi zaaid waaye hani noodhimin markaa xanaaqsanhy subdus leeqoraa 😂😂😂😂😂 waakuwaataa cdy amiri nogu sln
@ikraancarab9167
@ikraancarab9167 4 күн бұрын
sundus abyo dar alle ku jclhy 😢❤
@naciimmaxamed963
@naciimmaxamed963 4 күн бұрын
Team Sundus one like ❤🎉
@user-di1rj5gy6t
@user-di1rj5gy6t 4 күн бұрын
Qofki u horeeye oo dawaday video ga ahay😂Farxad iigu noolada hapipayaal❤
@jamalkhalif7058
@jamalkhalif7058 4 күн бұрын
sundus your sister is gorgeous M.A single miyaa?
@11naa44
@11naa44 4 күн бұрын
PLZ Mcdonald ka cuneysa malin walba joojiya Muslim ka adunka jooga wa joojiyeen warka lama socotaan miya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@munajama1023
@munajama1023 4 күн бұрын
Waa runtaa gaalada xata qarkodh wey joogiyeen
@user-dz4ts7kq9k
@user-dz4ts7kq9k 4 күн бұрын
Haa ani is dhaho yaa u sheego
@Intisarcreates
@Intisarcreates 4 күн бұрын
Waaku daalee lee ana horey ugu daalay adna san ugu shegaye wxay rabaan qof malin inta ugu tago kuso qayliyo😂😂😂 siday gabar carab eh kusameyse kuwa carab o belgium ka jogo video kaso duubtay yago dhex fadhiyo starbucks ayadoo kuqaylineyso ilaahay kama baqaysiin miyaa
@user-ir6dw3hp4n
@user-ir6dw3hp4n 4 күн бұрын
Asad iyo teamka ugee geweda😅😅
@Nadarey
@Nadarey 4 күн бұрын
Samiira dhiman noo keena ❤
@aniizajaama7544
@aniizajaama7544 3 күн бұрын
Mnsh allh sundus iyo hani wa isku egyihiiin❤
@user-zu4jx5vg1o
@user-zu4jx5vg1o 4 күн бұрын
Nasip umayelan ineyy walal igaa weynato 😢 alh isku kin dayo abayoyal❤
@Raxmaxaamud88
@Raxmaxaamud88 4 күн бұрын
Sorry abo aniguba kul midban ahy Ax xanun weeyi lkn Allah baa nodoray Alhamdulillah qadarka aleeh❤
@user-sy4qd1pv7x
@user-sy4qd1pv7x 4 күн бұрын
Hani qurux. Macaanto. welcome masha allah wallaalo is jacel baatihin guleso macaan to sundus teena cashaqa saaas lakarabaa abaayadaa illaal sho.
@user-sy4qd1pv7x
@user-sy4qd1pv7x 4 күн бұрын
Wallashaa
@Mumtaazmuxiidiin0000
@Mumtaazmuxiidiin0000 4 күн бұрын
Awww inta ku frxsan iney frxsanthy sundus finally 🎉❤😭🫂
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 4 күн бұрын
Soo dhawow hani quruxey ❤sundusey next teamka 27 soo bar hani insha allah ❤😊
@Sirdoonka1234
@Sirdoonka1234 4 күн бұрын
ILAAHOW QABYAALADA NOO BARAKEE AAMIIN 🤲 SOMALI INAY KABAXDO WAYDIIDEE 😎 OGAADENIMO 🇬🇲 🎉❤
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 4 күн бұрын
Maansha alaa tabaraka hani waa hooyo oo kale wllo hana wax sii intaad jogto wllo waxa tahay wllo qurux badan Maansha alaa from uk
@SumayoAxmed-dc9bt
@SumayoAxmed-dc9bt 4 күн бұрын
Sundus iyo Hani sabaraska nolasodhaqsada yaqey 😂
@user-mh2wd7pt8z
@user-mh2wd7pt8z 4 күн бұрын
Team 27 soobaro inta joogtah
@YazminYuzufIprahim
@YazminYuzufIprahim 4 күн бұрын
Welcome haniyeyyyy waa isku egtihiin m,a❤
@SacdiyoMaxamed-sg6up
@SacdiyoMaxamed-sg6up 4 күн бұрын
Sundusey miss you wlhi😂
@XanaanFaarah
@XanaanFaarah 4 күн бұрын
Team sundus one like 👍 ❤
@sagalxasan8229
@sagalxasan8229 4 күн бұрын
Hani asad ugey sunduseeey cwa dhan sa kuusugaaye wan daalay😂😂
@israchanell4296
@israchanell4296 4 күн бұрын
😂😂😂
@xamdiabduqadir6777
@xamdiabduqadir6777 4 күн бұрын
Sundusey waa marka igu horeysay an farin ku soqoray KZfaq walahi adiga ayan kugu jecelhy ❤❤❤
@SmilingCosmos-kb2wq
@SmilingCosmos-kb2wq 4 күн бұрын
Saa idin sugyay waa dalay anoon idin dawan maba sexan karo illhay amarkii ilma ayaanle wale waa igaa qoslisiisen sharf io karamo😂😂😂❤
@maryanahmed8502
@maryanahmed8502 4 күн бұрын
Hani quruxlayi weeye ❤mnsha allah
@NasraMaxamed-zv9mb
@NasraMaxamed-zv9mb 4 күн бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever❤❤❤❤❤you 🎉🎉🎉
@Fans_sunmriko
@Fans_sunmriko 4 күн бұрын
Team sundus one like
@qadriina_qurux
@qadriina_qurux 4 күн бұрын
Alle hani masha allah wlhi waa gabar wangsn hadne walasheed jecel masha allah hadne sidey kugu fikireyse mal eg wlhi
@mohamedyousef-yw5ql
@mohamedyousef-yw5ql 4 күн бұрын
boqorada naxariistu waa sundus ayaanle lkn team amiira waan uxiisnay😪💯💋
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 4 күн бұрын
Hani youtuberad wayn aya la moodaa way la haysata masha allah ❤❤😂😂
@MilleteryGirl11
@MilleteryGirl11 4 күн бұрын
Sundusey Team caato haka bixin😂😂
@AmalAhmed275Ahmed-ft6rs
@AmalAhmed275Ahmed-ft6rs 4 күн бұрын
Sundus team caato wey ka bici rabtaa😂😂
@Honey_sweetlikethat
@Honey_sweetlikethat 4 күн бұрын
Sundus walasha she's cute mashaallah 😍
@XaalimoxasangudbaayeXaliimoxas
@XaalimoxasangudbaayeXaliimoxas 4 күн бұрын
Allah idin xafido ilmo ayaanle
@amalnuura4789
@amalnuura4789 4 күн бұрын
Ala Hani maxa u xiisney ila hindiya ku xidhna ❤😂
@aminaabdi2088
@aminaabdi2088 4 күн бұрын
Ala sificana yeshay kudaldal hacayishee 😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@kafiyocali61
@kafiyocali61 4 күн бұрын
Man sha allaaah abyo qurux sundus keep going
@ayanibrahim0162
@ayanibrahim0162 4 күн бұрын
Fast like ❤❤
@ajmalexsaas2927
@ajmalexsaas2927 4 күн бұрын
Hani kuqasab cuntada hanax dee miskinta way naga dhuubatee 😢😂❤❤❤
@user-yy5tj9wt7x
@user-yy5tj9wt7x 2 күн бұрын
Masha Allah hani welcome to Malaysia wll 🙏
@FartunAli-bh5kr
@FartunAli-bh5kr 4 күн бұрын
Sunduseeyy horay u soco paayo ❤
@user-ir6dw3hp4n
@user-ir6dw3hp4n 4 күн бұрын
Sundus walashet sidhey uasturto jclahay😢ilahow walalahan janada kukulansii❤
@FardawsaHussein
@FardawsaHussein 4 күн бұрын
Sundusey love you❤😢
@KautharSaid-xz6ho
@KautharSaid-xz6ho 4 күн бұрын
Waryaa sundus waa caatowdy e hapagu naaxiyo aamu 😂. Sabrise Waa sugynaa. Ln sundus mxaa teamka ugu geen weydy hani
@SafaGas-jw4gs
@SafaGas-jw4gs 4 күн бұрын
Je vous adore sundus ayanleh keep going ❤️
@mohamedcusmaan9260
@mohamedcusmaan9260 4 күн бұрын
Hani waat qurux badan tahay masha allaah
@MuniiraAadan
@MuniiraAadan 4 күн бұрын
Sundus hore usoco abaayo saan ku jeclhy fnskaaga ka mid ahy❤
@najaxmustafe8004
@najaxmustafe8004 3 күн бұрын
Mnsha allah abayo hani waa fani
@gymforlivegymforlive7515
@gymforlivegymforlive7515 4 күн бұрын
Gift laku keenay noso buud plz sundus inta iku racsan ❤
@ramlomuuse-mj1zg
@ramlomuuse-mj1zg 4 күн бұрын
First commonti
@MulkiHajir
@MulkiHajir 4 күн бұрын
team Sundus one lake 👍❤🎉
@DeeqaAbdinaasir
@DeeqaAbdinaasir 4 күн бұрын
Sundus wllhi fani ayaad tahy 😅😅😅wan kahelaa
@MiirajGaduudan6
@MiirajGaduudan6 4 күн бұрын
Inta sugeesay asad in loo geeyo😅
@Faazuuqurux
@Faazuuqurux 4 күн бұрын
sunduseyy wanaag hadu jiro aduu Ka bilowda aduuna kugu dhamada love you mcneyyy ilahy haku sharfo farxadada WA jeclahay 💋🥺👸🏻
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 3 күн бұрын
Masha Allaha tabarakallah Sundus iyo hani walaalka is jecel ❤❤❤❤❤
@amiishacadey2944
@amiishacadey2944 3 күн бұрын
Sundusteniiii❤😊hanideyniii
@Safaupdyrahman
@Safaupdyrahman 4 күн бұрын
Rabiyow Labadooda hakala qarin 😢❤🤲
@memonxalima4499
@memonxalima4499 4 күн бұрын
Welcome hani❤❤
@ubahsopral133
@ubahsopral133 4 күн бұрын
Hani welcome sis🎉🎉🎉
@luckgirl2021
@luckgirl2021 4 күн бұрын
1m aan gaarsiino sundus guys❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤plzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz
@Juuri.mohamed-221
@Juuri.mohamed-221 4 күн бұрын
Ilhow wll la an hna dhigin 🥹Sundus mar wlbo wxy dhihi jirty xasnow wlsha wa ilashnee mia 😢Lkn hdna iyda wlsheda u imatyy ani way alhmd ❤😊
@user-dz4ts7kq9k
@user-dz4ts7kq9k 4 күн бұрын
Jah gabdhu Waaba update dhaaftey bashashad weye Masha Allah ❤❤🎉
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 4 күн бұрын
Walahi qof nool ayaa kuheshay hani waa kuwataa intaa nala jogtid qoftan cayili❤🙏
@habonaden2080
@habonaden2080 4 күн бұрын
Masha Allah family farxaaniin ❤ from Djibouti 🇩🇯
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 күн бұрын
Manshalah beautiful sisters 💕 ❤️ 😍
@SulthanaAli914
@SulthanaAli914 4 күн бұрын
San ku sugayy ban daalay ❤😂
@Udug.carale
@Udug.carale 4 күн бұрын
Nayaa waxay vedioga xilagaa sodhigte umadii wekaa wada horese nijaasyahy gaabnida badan sidan wax kabadal wadalne saa teelka urogenee❤😂😂
@fardowsaawadfardowsaawad3769
@fardowsaawadfardowsaawad3769 4 күн бұрын
😂😂
@caatikahIna
@caatikahIna 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 4 күн бұрын
Wka qdey hni naag nol nagtn waa inaa 65kg kentaa wxey la ctowdy wa dhfrka seexi next video ado sexinesid noga so dup commentigan inaa argtaa rjeynaa hniyey 😂👋
@MssaYaaniita143
@MssaYaaniita143 4 күн бұрын
Aniga ugu horeeyaa
@dalmaraadan1848
@dalmaraadan1848 4 күн бұрын
Welcome hani❤🎉
TEAM 27 AYAAN U GEEYEY ASAD HAGIO IYO HANI MAXAA KALA QABSADAY 😂
19:57
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 5 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 2 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 9 МЛН
SURPRISE AYAA AMIRA UGO TAGNAY ANIGA IYO HANI…😱
30:01
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 241 М.
CAWEEYSKA KOKO BULLE IYO FANTA BULLE
10:12
KOKO BULLE
Рет қаралды 223 М.
QOFKA UGU DAMBEEYO EE AAN SEEXAN ANAGAA ISLA YAABNAY WLHI
23:24
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 804 М.