HANOOLAATO: Sacuudigu waa caddawga jiritaanka Soomaaliya

  Рет қаралды 119,000

HANOOLAATO

HANOOLAATO

7 жыл бұрын

HANOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato.com/
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.

Пікірлер: 398
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV 7 жыл бұрын
Waajibka na saaran waa in aan hurdada ka toosno oo aan danteena garano.
@theallahsslave8011
@theallahsslave8011 7 жыл бұрын
HANOOLAATO aad iyo aad walal waa runtaa.Alle sw waxan ka baryeynaa inuu somalida ka dhigo kuwo isku duuban oo wax wada qabsada cadaw goodana iskaga dhacsho si wada jir ah..Mahadsanid.
@caashoali3097
@caashoali3097 7 жыл бұрын
HANOOLAATO ayaanle maxaa talaa walalow wlhy dhiig kar baan u dhimanaynaa ma eegan karo waxa meshaa kasoo guxaya tola .ay somaliyey aan ka kacno hurdada oo aan utanaa sulo dalkeena 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 7 жыл бұрын
HANOOLAATO Marka hore Qabyaaladu inaan dagaal la galno waaye. Cadowgeena Kowaad waa Qabyaalada goorma danaheena kahadalnaa Qof walba danihiisa ugu muhiimsan waa Qabiilkiisa ee ma ahan Soomaali nimo 😒
@caashoali3097
@caashoali3097 7 жыл бұрын
Happy New lslamic Year sorry walal qabiilkayu waa muslim waxaan ka ahay somaali wax iga soko mari karaa majirto inta cuqdada qabiilku ku jiro illahay ha caafiyo insh allah intaa isku jeednay baa dal iyo dadba lala wareegay aan utanaasulo dalkeena somaliyeey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ismailfiidow4879
@ismailfiidow4879 7 жыл бұрын
Mohask Tv sxboe somali filin qabiil la dhaho ayaa loo shiday war maxey nu boqolalka sano eeynu soo jirnay qabiil iskugu laayi way nay mahan somali inee qabiil isku lay neeso ee waala six ray oo waxa lagu sixray qabiil ayaan isku dilnaa iney dhahaan oo kaliya walal sidaa ula soco somali waligeeed wey wada degneed ismana leyn jirin wana dad isku dhiig ah oo walala ah intaa ayay quuri wayeen carabta iyo yahuuda madow ee africa sida ithopia iyo kenya
@nimcakoscambe
@nimcakoscambe 7 жыл бұрын
magcygu waa nimca kos waxan ah reer jabuti waxaj ogaha hada jarmlka maxad ka qabtiin ciid vidogan firstay inay gacmo wadjiir ku gooyno waan ogahay inay ahy waxa fuudud balse rajo walba marbay rumoda anigu diiyar waxan u ahay inan somaliya an cadwga ka dhiciiyo aya garb igu siinya kolyb waa la dhimnya ciid diyar u aha wadankeed inaay dhicsto oo an garsino calmka labrkeda haa noso qoran wall aflgadadn haa lajoojiyo maanto kale qabiil maa tagno ee waxa lobahyay wadnimo waslmclykum?
@qubqac9913
@qubqac9913 7 жыл бұрын
Nimco walaal aad ayaad u mahadsan tahay, waxaan joogaa Muqdisho, anigu diyaar ayaan ahay huuno, amxaaro meydkooda ayaan walaahi dariiqyada Muqdisho ku jiidnay waa ay na garanaysaa, laakiin wadamo kale ayaa garab taagan
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
nimca kos cambe22345 jabuuti dadka aan aduunka ugu jecelahay waaye thnx quruxeey 🤗🤗🤗
@nimcakoscambe
@nimcakoscambe 7 жыл бұрын
Xbbti anigun muslimka.odhan waN jecelhy siib somalidaan jecelhy sharfey allh naa mideeyo _lh3.googleusercontent.com/3dma0MxB8I6paNyeBkXJEaG4Th70lyFqQUJWbkxfx80pq9jNJ6DgOob73uTvMVnU9CG-tLrn_
@shankarooncadeeyjecliyaada5421
@shankarooncadeeyjecliyaada5421 7 жыл бұрын
xurriyo16 wwwww Xuriyo isku dooq ayaa nahay Jabuuti Wanjeclahay Shacabkas Saaid iyo Borama shacabkeda thanks abaayo qaali 💚💙
@goldenboy2305
@goldenboy2305 6 жыл бұрын
+39353363292
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 7 жыл бұрын
ayaaanle abooee illaaah haku daaayo shukran brother
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 7 жыл бұрын
wariye aan ku Faano ayaanle xusen cabdi iyo hanolaato waad ku Mahad san tihiin 👍
@fardodayassin4766
@fardodayassin4766 7 жыл бұрын
cidkasta oo somaliya cadaw u ah allaha waxaan wadiisanaynaa inuu ayaga ku celiyo waad mahadsantihii hanoolaato team
@muniircaaqilka9470
@muniircaaqilka9470 7 жыл бұрын
NEVER GIVE UP cadawgana wuu badanyahay lkn marna nagama libaanayo ilahow umadayda somaliyed qalbiyadoda isu so jeedi waan hubaa malin maal maha ka mid ah inaan gacmaha isqabsan dona maqaamkan caalamka ku lahayna dib uheli doona ViVa somali wayn 💪❤❤❤💪💪💪💪💪💪👏👏👏🔙🔝
@seynababdurahman8767
@seynababdurahman8767 6 жыл бұрын
Waa sax , sacudiga waa cadowga caalamka Islaamka
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 7 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢allow somaliya adaa u maqan cadawka naga qabo
@susaanadow7886
@susaanadow7886 7 жыл бұрын
Somali hanoolaato allow cadooka jibe amiin amiin
@xayaatulqalbi8758
@xayaatulqalbi8758 5 жыл бұрын
hanalooto dadlkayga hooyo soomalia❤❤❤❤❤❤❤
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 7 жыл бұрын
Dhammaan waxaan nagu dhacaaya maanta waa wax anaga isku geesano Hanoqoto mid Doqon nimo ama Mid Hunguri weyni Masuuliyadaas oo dhan waxaa doqon nimo ku ah Madaxda Soomaali ee maanta Hagaya oo Mas uul ka ah Umadda Soomaaliyeed ee fiirsanaaya Danahooda gaar iyo Jeebkooda 😷
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 жыл бұрын
Saabir Bunka Waa runtaa, laakiin Waxaa jiraan dad aan asxaan/abaalkii loo sameeya aqoonin oo dadka isku diraan sidaa Videogaan oo kale. Sacuudiga oo maanta udhisirabaan Soomaaliya garoonka diyaaradaha Africa ugu weyn.Abaalkiisa ninkaan Videogaan soo duubey kadhigey in halkaan xumaan iyo iskudirka Ummadda. Dadku Asxaan maleh, qofkii shaley, maanta iyo berrito kaalmeeya (Muslin iyo Gaalaba) ayuu xumaan iyo fidna kudhex abuurayaa dadka. Cajiib
@doodohajji2329
@doodohajji2329 7 жыл бұрын
Alle uma hirgaliyo waxa ay doonayaaan Sacudiga, waa wadanka ugu weyn ee laga abaabulo Musliminta dhibkoda.
@fowsiyaissa140
@fowsiyaissa140 6 жыл бұрын
thank you brother for your message
@rawdamohammed4036
@rawdamohammed4036 7 жыл бұрын
Cadawgaaga aad u jeedo waxaa ka daran cadawgaaga munaafaqa ah o diinta kugu so gabanaya, sucuudiga wa munaafiqiin wa cadaw kuwa ugu xun, Allow Somali xaqa tus
@ashaabdi176
@ashaabdi176 7 жыл бұрын
sucudiga iyo kenya iyo IEtopia Allah ha Kabuto inshAlh Amin AllAhA no gargaro waa muhim Somaliya in aan isku duubni aan sameyno oon hadalka iska dhafno oon halgan xornimo ah sameyno iyo dhaqalo iyo jabhad wadani ah oo cidanka shisheeye kasarto wadanka Allah nugu garabistago Amin waa in.aanan isdhibin Somaliya waan huba in aan iska celinkarno cadowga Allah waa no hilin inshAlh Amin AllAhA AkbAR
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 7 жыл бұрын
Sacuudiga iyo Xabashida iyo kenya waa ka adagnahay haddaanay Ruush & Mareykan aanay na soo weerarin weli waa arooseenna..Thanks Ayaanle...
@ashaabdi176
@ashaabdi176 7 жыл бұрын
anaga Somaliya hadan nahay cidna waxeda ma hunguryneno ee Allow mid Islam sheegta oo munafaq ah iyo min gal sheegta waxan Lenahay Xasbiyalahu waa nimacal wakil
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 7 жыл бұрын
Asha Abdi Anaga hadaan Soomaali nahay Anagaa is hunguriyeeno oo Anaga wax isku ogalni 😷
@aabahamuqdisho2120
@aabahamuqdisho2120 7 жыл бұрын
tnxs lipax layaab ma aha maxa yeelay madax yac ka dhahda malaha 👍✅
@ibrahimmuddey511
@ibrahimmuddey511 7 жыл бұрын
somalida dhaheyso carab ayan nahay ma carab aya tihin somali afrikan ma ahan carab ma ahan somali wa somali dantena an garano qofka somaliga ah xaqisa sii si ay ugasho somalinimo
@qawdhan11
@qawdhan11 7 жыл бұрын
Asc walal.... thanks for revealing the truth laken walal hesaha inga daa barakallah feek
@asiyafarah2987
@asiyafarah2987 7 жыл бұрын
ayaanle waanu araagnaa in aay daan no tahaay waan calool xanuun lakiin ayaanlow ha iloobina ragiina yar yar waxaaydin ilow deen xoor nimaada in aay keenen inaamo idiinka yar yar oon cilmiy badaan lahaayn lakiin wadaani nimadu ku badaan tahaay markas horta nimaanka aaynu doranayno waa in aaynu ka firsana (odyada qabaailka ee lacgta la siiyo la waac diyaa) qabiilka iyo dulmiga meel looga so waad jeesta markaas insh Allah guul ayaaynu gadhaayna
@nimcakoscambe
@nimcakoscambe 7 жыл бұрын
haada eithopioy dadkyga ayay ku dhashay ilaa imkan hooyo abo familgago dhaan waay dagyhiin an waan kuso koray balse waan necbahay man jeceli eithopiya waa cadwga somali odhan anigin somali ayan ahay maa jeceli ina somlinmdayda laso fargashado
@mahadmaxamad281
@mahadmaxamad281 7 жыл бұрын
ayaanlow wlh waan ilmeeyay markan arkay warbaahinta hanoolaato wlh damaca shisheeyaha iyo dareen xumada soomaalida ma ahan wax isku dhaw soomaali wada jirka allaha tuso
@calixasan1164
@calixasan1164 7 жыл бұрын
masha allaah waku aminsanahay wll qofkasto oo damiir lihine wuu ka heli dona shaqada dadka u heyso iyo wadaninimada ka muuqato noloow wll
@hamdiali9796
@hamdiali9796 7 жыл бұрын
yaa Rabi awood nasiin iyo fahan aan dalkeyna dad ama galadaba cadoow u ah falka aan ugu sari laheyn
@galadomar2121
@galadomar2121 7 жыл бұрын
abti sidaad noogu soo bandhigtay mahadsanid abti
@akrammubaarak3139
@akrammubaarak3139 7 жыл бұрын
Waaase riyo aaan marnaba suuro gali doonin ilaaheey idinkiis Qoom dulmi isu garabsiiyana marna ma liibaanaaan weey fashilmi doonaan insha allah
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
waa run aamiin
@dqrgmeyre6737
@dqrgmeyre6737 7 жыл бұрын
waa mahadsan tahay walalkey ayaanle aad iyo aad ayaan ugu helay somaliya hanoolaato rabbi hanaga qabto wixii cadaw inagu ah 😢
@najmakhaliif2791
@najmakhaliif2791 7 жыл бұрын
لا تحزنو أن الله معنى❤ يا أهلى الصومال ❤أهل الصبر والسلوان❤ أهل العز والشرف❤ Wax kasta aay Gaalo keensato uma suurta gali doonto inshaa Allaah. Wadankeena muda ku dhaw 25 sano buu doowlad la,aan ahaa intaasna Allaah baa naga ilaalinayay kufaarta in aay na qaataan, hadana Allaah ayaa nooga filan shartooda. اللهم إنا نعوذ بك من كيد الكائدين و مكر الماكرين و حقد الحاقدين و حسد الحاسدين و عين العائنين,اللهم إكفنا كل شر و كل سوء بما شئت وكيف شئت إنك على كل شيء قدير. اللهم احمي حجاجك اتوك من كل بلاء ومن كل فج عميق اللهم احمي بلاد الصومال، اللهم احمي اهلى الصومال من كيد اليهود والنصارى والشيعة والمجوس اللهم كن لهم بالمرصاد.
@ugbaadahmed349
@ugbaadahmed349 7 жыл бұрын
ayaanle maskaxdada alle hakuu barakeeyo somalina xaqa alle ha fahansiiyo
@xidigtasanadka8881
@xidigtasanadka8881 7 жыл бұрын
cadowgene Allow jabi ayaanle walal nolow kuwas wayfashilmen inshllh dowlad xogleh wanhelena
@alibdi4508
@alibdi4508 7 жыл бұрын
allaha ba u ma qaan soomli.
@mohamedadam8685
@mohamedadam8685 7 жыл бұрын
ayaan waan ku salaamay mudane. hanoolaato Soomaaliya marka hore, waan kaaga mahad celinayaa barnaamijkan Qiimaha badan, waan qirayaa in sucuudigu uusan dhib mooyee noo wadin hormar, khudbadan anwar cishqi todobadkii lasoo dhaafay ayaan fiirsaday balse arinta kale ee shabakada kislis waa I kow , soomaali alle ayaa u maqan iyo Shacabka oo indhaha kala fura. mahad sanid ayaanle hussein abdi.
@awadhabdi2357
@awadhabdi2357 7 жыл бұрын
mahadsanid hanoolaato
@fadhuumowarsae2061
@fadhuumowarsae2061 7 жыл бұрын
inshaaa alaah
@husseinaden9960
@husseinaden9960 7 жыл бұрын
soomaali ilaahay baa u maqan sababtoo ah weli anagaa isu muuqano, anagana waa nalagu maqanyahay
@aaminamaxamuud6080
@aaminamaxamuud6080 7 жыл бұрын
mahadsanid ayaanle wll sacuudiga anigaa ku nool wn ogahay inuusan waxaba faa iido noolaheen bis illah baaka weyn
@mohamoha8824
@mohamoha8824 3 жыл бұрын
Soomaliya ha nolaato wan idiinbaryayaa videogan mela badan gaarsiiya sher gareeya waad mahadsan tahiin
@hebeldafearless9786
@hebeldafearless9786 7 жыл бұрын
Arrin dhab ah ayaad ka dhawaajisay Ayaanlow, waadna ku mahadsantahay wll. kuwa aan fakareyn warkooda ha dhagaysan ee sidaa ku wad. HANOOLAATO !
@ummixabibti65
@ummixabibti65 7 жыл бұрын
alaaa ilahayow naga qabo cadowka oo dhan sacuudi waaba nacay ani ilahayow naga qabo shardooda
@TIJAABISTV
@TIJAABISTV 7 жыл бұрын
anigo udhashay somali gaar ahaan qoomiyada 4.5 waxaa fic naalaheed in la kala qeebsado somali o dhan si markale dhalo dhihin 4.5, aniga waxaan kaso jeeda reer banadir insha Allah xaqa wuu soo dahira. anigo xurnimada Somalia uso halgamay ayaa lii xaqiray, xagee somali niimo taala.
@ahmedzaki8135
@ahmedzaki8135 7 жыл бұрын
reer waka wataa abdikadir xaqa marki wadanka la kala qebsado ma helesa all somali kan cml ku jiro oo nacasa oo lagu maran hababiyo xaqaba ka maqan
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 жыл бұрын
reer waka wataa abdikadir Soomaali iyagaa dib isu dhigeen oo isyasaan, isdilaan/qarxiyaan, Waxaa aan jirin isku faanaan, dadkale eed iyo dambi saaraan (iyaga isumajeedaan khaladkooda) kii wax siiya ama gacan utagaagan bay intey kaqaatan kaalmadaas hadhowti kacan lagooyaan oo asxaan iyo naxriis mayaqaanaan, kii maanta Soomaaliya kaalmeeya (Muslin iyo Gaalaba) waxaad arkeysaa mid soo baxda oo xumaan iyo iskudirka dadka usheega. Soomaalida qaar abaal iyo asxaan toona maleh. Madaxda kasta oo cusub wakhti iyo kaalmo masiyaan aan ahayn Iney xumaan iyo Waxaa aan jirin wax kasheegaan. Qabiilkooda kasaramariyeen Diinta Sharfta leh, qaarkood Iskanadhigayaan dad diinta yaqaanaan oo masaakiinta qarxiyaan (Muslin iyo gaalba) oo aan waxba u dhimin ama aan dhibin, caruurta masaakiinta ah agoon kawada dhigeen .
@asmadaganiloveawdalsallal1620
@asmadaganiloveawdalsallal1620 7 жыл бұрын
sorry wllky mahad saniid ruunbad sheegtay 😢😢😢😢😢😢
@halimosharif7651
@halimosharif7651 7 жыл бұрын
Asc Walaal, aad iyo aad ayaad u mahadsan yahay dadaalka aad wadid, sharta bani'aadamka iyo tan shaydaankana Alle hakaa xijaabo. Waxaan garan la'ahay waxa umadda Soomaaliyeed hurdasiiyey oo damiirka ka qaaday
@sakimo6675
@sakimo6675 7 жыл бұрын
walahy wa amin sabahy hda ka hor ab arky video ga
@adenibrahim7556
@adenibrahim7556 7 жыл бұрын
.nala wadaag
@hsnnfsa7095
@hsnnfsa7095 7 жыл бұрын
waa sax sxb ukaca intiina codka leh inaguna garabkiina insha allah
@salebanjamaburhan4560
@salebanjamaburhan4560 7 жыл бұрын
waan rumay sanahay
@mohammedismail-iv8zt
@mohammedismail-iv8zt 7 жыл бұрын
ayaaanle sidaa kuwad hawsha walaaal ilaaah xaqa nawada waaafajiyo innshalaaah
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 жыл бұрын
Mahammed Ismail Laakiin inuu dadka isku diro ma ahan oo kii abaal weyn Soomaaliya u sameeye ama usameen doona (Sacudiga waxay Soomaalida udhisi rabaan garoonka diyaaradaha ugu weyn in Africa) garoonkaas markii dhismihiisa dhamaado ninkaan iyo Soomaaliween waxay kufaani doonaan garaankooda, kuna soo degi doonaan. Maantana halkaan xumaan wax ka sheegayaa dadkii kaalmeenlahaa, ileyn dadka qaarkood asxaan maleh, waxay markasta ilaabaan qofkii abaalka u sameeyeen iyo kiikale, markii aad shaley dhib kujirtey, maantana/barrito aad kabaxdis, marna ha ilaabin abaalka qofkii kuu sameeye, Muslin iyo gaalba dadka ASXAAN usameen karaan, ee xumaanta looguma abaalgudo dadkana laiskuma diro. Dhibka Soomaalida mid maanta ama shaley bilowdey ma'ahan, kala qaybsanaanta ummadda Soomaaliyeed, neceebka, xaasidnimo, dilka iyo qarxinta xaqdarrada ah ee masaakinta (Muslinka iyo Gaaladaba ee aan waxba kudhibin) iyo musuqmaasuq, intaas oo dhan Waxaa keeney waa Jaahilnimada dadka diintooda kadhigeen qabiilkaan baas, ee ma keenin qofkale, anagaa isqay qaybine, qofkii qabiil keena ah ayaa soo dhoweynaa oo usacabtuma, kii aan isku qabiil ahayn-na kufaanaan oo yasaan. Markaa Waxaa markasta wanaagsan in Soomaaliweyn runta isu sheegno oo khaladkeena ogolanaa oo qofkale dusha laga saarin (qofkaa ama wadanka aad rabtid waad jeclaankartaa ama waad nici kartaa) laakiin marna yaan lailaabin abaalka qofka kuu sameeye. Dawladdii hore ee Mudane Hassan Sheekh, Waxaa aad u kaalmeeye dawlado badan oo kamid ah dawladda Turkey-da, laakiin lama waayo qof xumaan ka sheegaayo oo abaalgudkooda kubadeleen xumaan. Waad maqlidoontaa dad xumaan kutilmaamidoonaan dawlada Turkey, ileen Waxaa jiraa dad aan asxaan aqoonin.
@ramo.g2725
@ramo.g2725 7 жыл бұрын
Soomaaliya Soomaali Baaaaa Leh, Allahu Akbar, Allahu Akbar, Allahu Akbar... Soomaaliya Hanoolaato
@abukermascud2891
@abukermascud2891 7 жыл бұрын
Asc waligey subscribe KZfaq ma dhihin Lkn kan waadhahy acuonty KZfaq Inaa kuyesho hanoolaato darteet ayaa usameye video ga Lkn ayaa saare
@idildaahir3300
@idildaahir3300 7 жыл бұрын
Waa inaan nafteena wax ka badalnaa ilaahay dad MA badalo ilaa ay ayagu baftooda wax ka badalaan walaalkayoow.......tan kale suxufinimada dhabtaa waa tan oo kale allé hakula garab galo wanaaga anaguna waan kula jirnaa idanka alle
@akrammubaarak3139
@akrammubaarak3139 7 жыл бұрын
Hanoolaato Somalia
@greenvedio5018
@greenvedio5018 7 жыл бұрын
ayaanle sxb qaali waad mahadsantahy marka hore ..........marka labaad hadii aan fikirkayga ka dhiibto aniga waan ku faraxsanhay in somalia thopia iyo kenya ay kala qabsato waayo dadkii dhulkan lahaa ayan haba yaratee aanay ku hayn wax dareen ah ama wax walwal ah ..ama xitaa inay ka xunyihiin....waxaynu ogeyn in hore kenya ay uqaadatay qayn kamida bada somalia cid arintaa dhb uragtayna ma jirto..........waxa fiicneyd yuhuudu inta ay dhulka falastiniyeenta qadeneyeen in ay qataan kuwa somlada ...waayo somlida wll waa dad aad uleeta ...
@abdulkadirmomin2804
@abdulkadirmomin2804 7 жыл бұрын
ayanle husein Abdi ad ayan ka ka mahad cilineynaa hadii anu nahy dhalinta somalia hana ka dalin bararojinta umada tariiqta neh wey ku xusi dontaa insha alh
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Waa run arintaa, weliba cadow kale oo kuwan ka waaweyn ayaa jira, oo awood dhaqaale iyo mid ciidanba leh oo dabada ka soo riixaya wadamada deriska.
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 жыл бұрын
Waa laga guuleysanayaa cadowga in sha allaah
@ruunugaas3613
@ruunugaas3613 7 жыл бұрын
hadaad hardeen sidaad Allah madhihiin insha allah
@wadanisomaliyed6776
@wadanisomaliyed6776 7 жыл бұрын
lax walbo meshay is dhigto aya laku qalaaaaaaaaaaaaaaaa Allow somalia u gargar
@ahmedomarosman276
@ahmedomarosman276 7 жыл бұрын
Alle ayaa weyn angana sacudi dhigenan uhurena in wax layelo ama wax laga shego ma ogln asgana manta wuxu leyhy amxaro hoostga Alle taas ma oran amxrna nma gumeysn karto anga somalan nhy Alle somali ha isku so ururiyo o mid hakdhigo Ameen Ameeen
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 4 жыл бұрын
InshAllah wanka guulaysandoonaa cadawageena
@lulaliadam83
@lulaliadam83 6 жыл бұрын
Maashaa allah waddani dhab ah iska dheh
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 7 жыл бұрын
awalbaa waa hore ayaa lagatay
@arafaatbashiir7882
@arafaatbashiir7882 7 жыл бұрын
maanta maanta maanta waa maaalin marugeee maaanta maaanta maaanta maanta magaceen bay yeee maanta
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Soomaali waa iney hurdada ka kacaan cawaanta cawaanta kala jirin w doqomada waxaaba iigu sii daran kuwa yiraahdo carab baan nahay oo diidan africaanimo uuff baan iri wasaqiinta madax wadani ah oo geesi ah caqli iyo maskax badan leh Allah u dhiibo xukunka oo diintana si fiican u yaqaan cadaalad iyo daacad nimo ku dhaqma aamiin yaa rabb😢😢😢😢
@djiboydhalad1422
@djiboydhalad1422 7 жыл бұрын
walaleheen somalia haa nolato ,
@sahalcali4196
@sahalcali4196 7 жыл бұрын
Markaan daawaday walaahi waxaan uga xanaaqay si aanan waligay u xanaaqin waa cadaw cadaw dhalay carabku nacadali hakudhacdee waa wada munaafiq munaafiq dhalay
@shamsaabdirahim4114
@shamsaabdirahim4114 2 жыл бұрын
Ayanle illhey ha ku xafido
@ummixabibti65
@ummixabibti65 7 жыл бұрын
wacelkaaas carabka ah yaaa isoo qabto aaan hilibkiisa jarjareee bal eeeg waxuu ku hadlay awal baaa hooray looyiri carab iyo xaasidnimo wacelahaa tihiin wasa. carabta xun xun ayuuuda ayaa dabada ka fuusho uff wax ay muslin yihin malahan munaafiqiinta wacelaha ah
@cabdisamadsalaad2871
@cabdisamadsalaad2871 7 жыл бұрын
dunida taariikh da ma dhicin umad umad qabsata cadaw ga somalia daminka aay larabaan somalia insha allaah ayagaa ku dhici doona
@calicabqaricalicabqari8242
@calicabqaricalicabqari8242 7 жыл бұрын
HANOOLAATO WÀAD MAHSDSANTIHIIN
@zayaracwt5978
@zayaracwt5978 7 жыл бұрын
😢😢😢😓😿somalia qabila ku dhelay ilaahay hana mideyo african kan iyo arabtanno tashadayna ale ha naga qabto midnimadenay ka so horjedane
@abdiqanishukriyuusuf1494
@abdiqanishukriyuusuf1494 7 жыл бұрын
hanoolato wad ku mahdsantihiin xaqiiqada aad umada tuseysaa
@mohamedsandhool1100
@mohamedsandhool1100 7 жыл бұрын
+hanoolaato mahadsanid walal, war helaa talo helo!!! hoosha muhiimka aha ee aad nooheeso, soomaalida baryihi dambe tuhunka wee qabeen, balse cid si toos ugu cadeeso ayee la eed! walaahi ma dhaceeso anoo nool in la i adoonsado.
@mohaisse152
@mohaisse152 7 жыл бұрын
qofkasta oo somali ah wxaa laga donayaa inuu qbylada iska dhafaan
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 жыл бұрын
Moha Isse 👍 Oo joojiyaan khaladaadka ay dadkale dusha ka saaraan. Soomaaliweyn khaladkooda ma arkaan, mana ogoladaan Iney khaldanyihiin, qabiilkooda ayey diintooda kadhigeen, (100.000-Madaxweeneyaal IYO 200.000-Calamo kala midab ah oo qabiileesta ah iskuna faanaan) waa dad isneceb, isyasaan, iskibriyaan, dadka iskudiran, isufaaniyaan wax aysan haysan, balaayo iskadhigaan, qabiil qabiil isukaalmeyaan iskuna yimaadaan, hadhowtina dhinac ka oyaan dadkale dambi saaraan.
@iiraan111
@iiraan111 7 жыл бұрын
alla ciil badanaa muda yar kahor ayee aheed markii madaxdeena ee xiriirka ujareen dowlada Swedan markii ee is qilafeen sacuudika mawa kala garan la'nahay cadoowkeena iyo sxbkeena
@ahlusunnatv2795
@ahlusunnatv2795 7 жыл бұрын
TAASI WAA XAQIIQ DAWLADA SUCUUDIGU WAXAY KA MIDTAHAY DAWLADAHA CADAWGA KU NOQDAY SOOMAALIYA TAAS WAXAA KA SII DARAN KOOXAHA TAKFIIRIYIINTA AH EE DALKA GUBAY AYAGAA ABUURAY HADANA TAAGYEERA ILAAH HA U GARGAARO UMADA SOOMAALIYEED
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 жыл бұрын
AHLUSUNNA TV Intaa qabiil qabiil isu qaybiseen (50.0000000 Madaxweyne iyo 55.000000 - oo calamo kala midab ah) neceeb iyo xaasidnimo isuqabtaan, kii wax garadka ah aad qarxisaan, alshabaabkii sheedaanka ah hoos hoos looqariyo oo masaakiinta dhameyeen, ayaad haddana waxaad dambi saartaan wixii abaal iyo asxaan idinsameyeen, ama idin soo dhoweysteen markii wadamadooda kucarateen, Soomaalida intooda badan khaladkooda ma ogolaan waxay isu qabaan Iney Malaaig yihiin oo dambi mabagalaanba. Soomaaliya waxay ku hagaagi kartaa maalinta ay qalbiyadooda ka saaraan neceebka iyo yasidada dhexdooda, khaldkooda gartaan, qabiilkana dhaafaan, xumaanta, Isqarxinta, musuqmaasuq, beenta iyo dhac dayaan, oo markaas ay noqdaan Hal Ummad Hal Diin, Hal wadan (Hal Calan Buluuga ah) Hal Madaxweene, oo Ixtiraam iyo wakhti siiyaan Madaxweene kasta ee la doorto, oo jeceel iyo wanaag isu sheegaan,mustaqbalkooda kafakaraan, markaas ayaa meel gaari doonaan. Haddii kale waxay weligood kujiraan iskudir, iyo neceeb. NINKII IS SHARFA WAA LASHARFAA OO IXTIRAAM LATUSAA - KII ISWAALA OO SHARAFTIISA HOOS UDHIGA WAALA HOOS DHIGAAAAA !!! Your Choice !!!
@nimco99dagan71
@nimco99dagan71 7 жыл бұрын
Allah somalia waxan kuriyoda Aniga iyogo xoriyan carurta yareyare
@hmohamed4353
@hmohamed4353 7 жыл бұрын
waa runtaa sacudi arabia waa dalxun lkn waxeey wesay hogamiyal iska dhacsho
@engqoryooley6265
@engqoryooley6265 7 жыл бұрын
Somalida la yaab ayey lee yihiin digniinta waa lasiina hadana wax uma arkan wax action sameyna uma jeedo ame dhalin yaro kacdoon sameyneeso yan maxaan idin kaga dhashay
@hubihaji2358
@hubihaji2358 7 жыл бұрын
Abdi Diamond cadiyow dad bilaabo a yaa larabaa mushkiladaas baa nahaysato. anigana xanaaq iyo ciilbaan halkan yuururaa gabarbaan ahay meel aanwax kabilaabo ma aqaan waataa caruurtaydii iyo caruurtaydii mustaqbalkoodii dadkale ay ku gorgortamayaan marbaa geeridu nolosha kafiicantahay.
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
dhibku waa madaxda ayaa dhaqanka doofaarka leh hadeynu helayno nin adag oo gacanta ku dhiga xukunka oo askari ah sidii siyaad bare weynu liibaani laheyn.
@ismailbile6713
@ismailbile6713 7 жыл бұрын
Abdi Diamond wll hada yaa alaalayo dhalinyaradi wax tahriibo iyo wax sii socdo aye noqdeen iyo wax dhinto ala umaqan somaliyo
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
Mr motivator wuxuu doono ha ahaade nin adag baa loo baahanyahay oo askari ah aniga aragtidayda oo isku qabta shanta soomaaliyeed sidey u dhantahay oo kuwa diidana dagaal hor leh oo culus ku qaada ilaa intay u dabcayaan.
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Azl Mcl walaahi saaxibul caqli baad tahay qof aan ka helin ra'yigiisa uma jwbo Alloow noo kaa daa thnx yaaqeey xididada dhiigaad ku milan tahaye🤗🤗🤗🤗 GACMO WADA JIR BEY WAX KU GOOYAAN
@abdulkadirelmiabdulle.5233
@abdulkadirelmiabdulle.5233 7 жыл бұрын
waad ku kahadsantahay sxb wadaniga dhabta ah.
@maherali5385
@maherali5385 7 жыл бұрын
Wadanka Dadkkiisa waa jahilin marka ugu horeyso waxan dhihi lahay Nin walbo wax ha barto Oo Dal iyo dibad Joogo si aynu u badbaadino laneh dagalno jahilnimada & qabyaalada. Aaan hormar gaarno calamka aynu ka daba tagno United Somalia aanu noqo waad arkeysan sida nola dhakrayo . ISLAM iyo CHRISTAN waad arkeysan Dhibkeynaa ka shaqeynayaaan
@aramizakhil2414
@aramizakhil2414 7 жыл бұрын
Djibouti way horemaraysa oo dhismo wayn iyo mashruucyo aya ka socda( sida horshada biya kulul oo koronto dhalin doonta iyo tirtirka caqalada bulo yarta ah), djibouti power is reboring, we are somalis and a little country but in the next Year djibouti will become Singapor of Africa, I urge Somalia to join his Brother Djibouti, Together we will go Forwad. Djibouti will never be part of Ethiopia; We want to annex Dire dawa Shabella to Djibouti, Habashi ethiopia will always dream Djibouti we strong
@hodanahmed2020
@hodanahmed2020 7 жыл бұрын
i love my Djibouti brothers and sisters..viva Djibouti. Much love from Mogadishu.
@ABDULABDUL-uj4ke
@ABDULABDUL-uj4ke 6 жыл бұрын
Aan ooyee albaabka ii jira umadeyda ayaga ayaa isku jeeda oo qabiil qabiil isku haysto cadawgoda ma arkaan yaa rabbi cadawgeena na rus ma aragnee!!!!
@adenibrahim7556
@adenibrahim7556 7 жыл бұрын
.nalawadaag
@omarmunye6290
@omarmunye6290 7 жыл бұрын
Ayaanloow waadku mahadsan tahay wanaaga aad faafineeyso, laakiin soomaalida ayaa horey waxeey u tiri ninkii seexdaa hee? marka gabdhahan yaryar ee diracyada wato ee jooga middle east waa qolyooyinka lacagahooda lagu burburiyay soomaaliya ee ilma adeerayaal oo aan hurdada ka kacnoo wax qabsano inteey goori goor tahay mahadsanid,
@jucepower
@jucepower 7 жыл бұрын
Asc bro ayanle xagen ka heli kara ciwanka iso dir plz wan ku bahanahy
@warismaxamud6889
@warismaxamud6889 7 жыл бұрын
fadlan urur aan sameysano far kaliya fool ma dhaqdo Marka aan iskaashano
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
nacalad haku dhacdo reer aala sacuud iyo itoobiya iyo kenya
@yaxyeshawiir3013
@yaxyeshawiir3013 7 жыл бұрын
Allah ma anaga xabasho hoos tageeno
@hassanmohamed8377
@hassanmohamed8377 6 жыл бұрын
It's reality believe it and live it
@mhbaando
@mhbaando 7 жыл бұрын
waad mahdsanthy wlaal waana sax in wadankena anagoo jogna in ladonayo in laka qeybsado hadii aanan hurdada kakicin waa nalala bililaqeysan doono !!
@waryeetv
@waryeetv 7 жыл бұрын
walle waa runtaa
@badribashiir6405
@badribashiir6405 7 жыл бұрын
Ayaanle xusen Cabdi mahad sanida wll wara hurada ka kaca somaliya
@zahramohamed4780
@zahramohamed4780 7 жыл бұрын
ilaahey afka kumatiro wlaal meeshaaas kasiiwad ilaaahey hanagahaaayo cadowga kuwa la shaqeeyo somalida
@reemasreemas8015
@reemasreemas8015 7 жыл бұрын
madaxwey.naheena.cusub.allah.noo.bad.baadiyo.asga.ayanba.ucab.sanaa.walah.cadawgena.aya.dhexda.kaga.jirann.walallhi.
@janaladde8541
@janaladde8541 7 жыл бұрын
we Somalian ppl we have to wake up and make great Somalia again , and the way to make Somalia great again is not something easy we have to abandon such things like 1.tribalism 2.greedyness 3.mean etc let's not be divided, destroyed by people like us who are born in 9 months let what happen in the past let's foresee what's ahead of us if we do not built our nation some people will build for us
@somalietijger7404
@somalietijger7404 7 жыл бұрын
arinka qolxad ban ka sitaa sxb aniga arab iyo yahuud ima talinayso ethiopia na anaa is ka leeh wana gabsanayaa dhaam ethiopia wayo i am somalie
@leyloadey4971
@leyloadey4971 7 жыл бұрын
asc wll ilaahow madaxdena soohnuuni waxe nqdeyn galo racyo iyoiney dalkoodi gaanta u galshan galada
@abdicade8483
@abdicade8483 7 жыл бұрын
walhi waa ciil xabashi dhulkena hooyo wey u tasha tay ilen waxaa noo madx weyna nikii medka keynya usujude somali 🇸🇴 lato
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
wey ku dhex fuulaan aabihii wasaha aqalkiisa
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
abdi cade what meyd u sujuuday aa😲😲😲😲😲😲😲 subxanallah warba kama hayo wasaqa waxaasi waa shirki subxanallah 😳😳😳😳😳😬😠😠😡😡😠😠😡😡
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
xurriyo16 hello dear sis ii wrn
@munaadan2673
@munaadan2673 7 жыл бұрын
abdi cade guuuuuul iyo gobonimo💚💙❤✊☝✌
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Azl Mcl yes my dear brother alxmdulillah thnx a lot ❤❤💋👈
@abdillahimohamed3031
@abdillahimohamed3031 3 жыл бұрын
wllo ayaan Alle ha noo kaa daayo
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 28 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 60 МЛН
Wareysi S guuto Ahmed Saleban Dafle
20:02
xusuusonline
Рет қаралды 353 М.
45 GUURADA  DILKII WADAADDADA 1975 -MAXAMED HAAJI INGIRIIS
14:18
HANOOLAATO
Рет қаралды 99 М.
(WAR DEG DEG AH)BOQOR DEEQOW "KENYA WEY KA QOOMAMEYN" #NFD
11:12
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 28 МЛН