QEYBTI 1/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS

  Рет қаралды 305,557

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 813
@sahalxasan
@sahalxasan 2 жыл бұрын
Taariikhdeena aan barano, si timaadadeena aan u hagaagsano, god kii shalay aan ku dhacnay waa inaan baranaa kana leexanaa si aanan mar kale ugu dhicin. Mahadsanid Ayaanle
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 2 жыл бұрын
Professor ka u mahadnaq ilaahay ka sakaw
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 жыл бұрын
Dr m Xaaji Ingiriis Waa Cabqari. Dood gudbinta.Aad ugu fiican.Aqoonta Hadii Aadan soo bandhigi .karin. waa Adoon baran. Team Hanoolaatto iyo Wariye Ayaanle Mahadsanidiin
@aminomursal1174
@aminomursal1174 2 жыл бұрын
Mahamed H Ingiriis knows a lot of Somali story I’m very glad the guy like this so the young Somalian they wanna know a lot story Keep going brother and teach us what are we Bussin and I will support you later Samarian population if you keep going and I will support president of somebody
@Larasamira1
@Larasamira1 2 жыл бұрын
Aad baad ugu qirtay wllka iyo waxa u ogyahay suu usoo gudbinaayo. Adigu se afsomali isku day inaa wax ku qorto wll waa iga talo #AfkaHooyo❤️
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 2 жыл бұрын
Rather say Somalis not Somalians, for yr correction plz.
@techwizissa7247
@techwizissa7247 Жыл бұрын
@@Larasamira1 qoraalka afsoomaaligu waa laatiinka technically. Jazkallah
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
Muraad baan leeyahay ee igu soo duceeya in aan Rabbi igu guuleeyo, walaalaha Soomaaliyeedow?
@dajistech1042
@dajistech1042 2 жыл бұрын
i.a wll ALLOOW kuu sahal wll
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
@@dajistech1042 ammin walaal. Mahadsanid inbadan.
@ayaanali8203
@ayaanali8203 2 жыл бұрын
Muraadkaga allaah ha ku sahlo hadii uusan aheyn wax ilaahey lagu caasinayo leylka ilaahey bari inshallh wad heleysa
@laylajuir2420
@laylajuir2420 2 жыл бұрын
Ascw waxaad tahay Walaalkay Somaliyeed iyo walaal Islam Ilaahay waxaan kaga baryaa inuu ku sahlo Muraadkada iyo waxaad jeceshahay oo Xalaal ah Ilaahay ku sahlo. Anagane Ilaahay naga Aqbalo ducadeenna .Allahuma Amiin Wbt
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 жыл бұрын
Haduu muraad fiican yahay Alla hakuu fududeeyo. Hadii kalese allaw sharkaha naga Hay.
@abdirahmanmcf
@abdirahmanmcf 2 жыл бұрын
Dr maxamed xaaji ingiriis waxaa lagu tirin karaa inu yahay dhaxal ummadda soomaaliyeed ay leedahay sida quruxda badan ee uu isugu xiray bilowgii dowladnimada ilaa maanta dowladnimada jira Allaha ku barakeeyo mahadsanid ayaanle sida quruxda badan aad isugu xilqaantay wareysigaan qiimaha badan mahadsanid mar kale #Hanoolaato
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Dhashii Mooryaanta
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Prof mahamed ingriis ilaahay haku daayo runta kama gambado
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 2 жыл бұрын
asc ayaale iyo wiilka soomaaliyeed ee qiimaha badan soodhawaada waa iduku farasanay sidaad taariikhda dalkeena aad ugaadh siinaysaan dayarta sookoraysa mashaa allah
@jamaadan7103
@jamaadan7103 2 жыл бұрын
Mahadsanid muxamed walaale waxaas adkasheekaysay oo kale waxaa sameeya jarmaajo iyo fahad madax wanaagsan baan rabbi weydiisanay Aamiin yaa Allah
@abdullahicalijamac2433
@abdullahicalijamac2433 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle iyo proff ingiriis xog badan oo iga maqneyd ayaan meesha ka faaiday
@abdallahmoha6632
@abdallahmoha6632 2 жыл бұрын
War meeshaan Ma Soomaalibaa wax ra'yiga dhiibanaya mise waa dad kale, waxay fikir dhiibashadaan afka Qalaad uun ah. War Eynu ugu yaraan Luqadeena noleyno markeynu wada hadleyno, hadeynan horumarin karin marka aan dadyowga kale la joogno😭😭
@fartunnur2656
@fartunnur2656 2 жыл бұрын
Saxiix mala yaban thy taas waxay tusaale uthy damiir xumida dadkeena bal maxaa ku qasbay iney English so qoraan iyagoo luqad qaali ah leh
@issegole5447
@issegole5447 2 жыл бұрын
Waa arrinta aan la yaabay laftayda, haddaysan soomaali aqoon seebay ku fahmeen waraysiga?
@abdiqaniaxmed1904
@abdiqaniaxmed1904 7 ай бұрын
Dhalinti si ey u muujiyan ine wax barten aye english u isticmalayan sey wax ween iskaga dhigan waxana mooda in af soomaliga ka faanayan cajiib Anago luuqado badan naqano somaliga ayaan adeegsena i.a
@uptownmay9042
@uptownmay9042 2 жыл бұрын
Hanoolaato Channel mahadsanid, shaqada iyo barnamijyada aa wadid aad oo u ficanyahay, horemar balaaran aa ku rajeyneyaa
@mohamedbashirali9152
@mohamedbashirali9152 2 жыл бұрын
I'm really appreciating for the opens and revealed all informations​ prof ing, I have learnt something today
@aqoonsoenglish1683
@aqoonsoenglish1683 2 жыл бұрын
You should say ; I really appreciate and you also have to say ; openness instead of opens. I learnt something today rather than (I have learnt something today). I'm here to help for english learners. Thank you!
@hussein1443
@hussein1443 2 жыл бұрын
@@aqoonsoenglish1683 waxaa ingris ma aha lkn lacag u jeedaa macalin
@aqoonsoenglish1683
@aqoonsoenglish1683 2 жыл бұрын
@@hussein1443 adiga ingiriisi iskaba daayoo waxa aad u baahantahay in aad Qoraalka soomaaligaaga aad bal soo hagaajiso , Teeda kale wiilkan aan saxayey waxa iiga muuqata inuu yahay qof Afka ingiriisiga baranaya sidaa awgeed dantiisa ayay ahayd in laga saxo wixii ka qaldanaa halkii uu waligii uu qalad soo qorilahaa. Adigase Kuma fahmin waxa kaa hadliyey.
@somalimaxamed
@somalimaxamed 2 жыл бұрын
@@aqoonsoenglish1683 😂😂 soomalidaan dhib baddanaa war dadka ha caburin kaleexo hormarkiisa miyaa ka xuntahay miyee dhihi jireen ilmaha😆😃
@aqoonsoenglish1683
@aqoonsoenglish1683 2 жыл бұрын
@@somalimaxamed maxa ku daaray Adeer bal wax ii sheeg, maxaa la cabudhiyey?
@statsm8339
@statsm8339 2 жыл бұрын
Mahadsanidin Ayaanle iyo Professor Maxamed Xaaji Ingriis. Waa barnaamij xiisa leh, taariikh iyo xaqiiqada ka hadlaya. Guuleysta Alle ha idin xafido.
@mustafemohahmed4519
@mustafemohahmed4519 2 жыл бұрын
Mohamed x Ingiriis iyo Abdi rahmn c warsame labaduba wa well academic Lkn ma oga Shacabka Somalia From hargeisa
@rashidabdikhar3767
@rashidabdikhar3767 2 жыл бұрын
Prof ingris is academic, very articulate,eloquent and well informed I salute you
@Idiriskhaatumo
@Idiriskhaatumo 10 ай бұрын
Ppp
@khadarali1092
@khadarali1092 2 жыл бұрын
Ayaanloow kuma filna saacad iyo wax la mid ah m xaji igris waxaan Kaa rajeyneynaa in profska inaad wuxuu ogyahay oo dhan aad noosoo rocod gareyso mahdsanid Midda kale qofka markuu kuu warramayo warka haka dhexgelin Hana ku celin ee dhageyso
@abdifatahkulmiye5231
@abdifatahkulmiye5231 2 жыл бұрын
my friend prof, you are gold in the sociaty, allah protects you inshaalah you and ayanle, real history. i knew most of it before, 100 percentage true, great man.
@abdirahimsh
@abdirahimsh 2 жыл бұрын
Mohamed Haji Ingiris...well informed person...we need such kind of revelations...
@cabdulmudalibmahadjaamac9099
@cabdulmudalibmahadjaamac9099 2 жыл бұрын
I always like to be here. Hanoolaato is the best channel i have ever seen in my life
@upirashid
@upirashid 2 жыл бұрын
Mohamed Haggi Ingiriis is a living legendary Somali historian. I saluted you young man your story is accurate
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 2 жыл бұрын
Lakin waa qabyaladiiste
@bosszaki9861
@bosszaki9861 2 жыл бұрын
@@apdirahmansuldaan8020 Maxaad caddayn u haysaa taas? Qabyaaladiiste ma wuxu ku noqonayaa marku sheego bahalnimada mid aad isku reer tihiin! (Caqli Soomaaliyeed).
@upirashid
@upirashid 2 жыл бұрын
@@apdirahmansuldaan8020 ilkayarta iyo qashinka taageera farmaajo ayaa wadaniyiin ah waan lasoconaa taas inta kale waa qabyadiste iyo qaran dumis
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 2 жыл бұрын
@@upirashid farmajo iyo fahad yaasiin ayaa Alla inii bixiyee hargaysa iyo bosaso ayaa 1$ hablihiina lagu wasi lahaaa😅😅
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 жыл бұрын
@@apdirahmansuldaan8020 wadani baad sheegatay iyo Hablaha soomaliyeed isku hal sentence kuwada caydo cajeeb Waa casharadii keligitaliye gacan ku dhiigle siyaad bare iyo FARMAAJO oo maanta marqaati ka nahay faxshigiiss Isku reer ah labaduba talo MAREEXAAN waaba wuxuush dadnimada ka dheer dibna noo dagi maayaan
@abdirahmandheere5421
@abdirahmandheere5421 2 жыл бұрын
Thanks Professor Mohamed H. Engiriis Taariikhdaan Waxaan jeclaan lahaa inaan hal Book isugu keento si aan kaaga faaideysano. 👏👏👏👏👏👏👏
@DR-LIBAN_CHANNEL
@DR-LIBAN_CHANNEL 2 жыл бұрын
M.A Proff Ingiriis xogo muhiim ah ayuu na siiye jiilkeena cusub wax ino taraya Guuleyso Ayaanle Barnaamijyadaada qiimaha leh faaiidooda waad guran doontaa
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
thank you so much HA NOOLAATO MEDIA and thanks professor ingiris for revealed such information.
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Maxamed xaaji ingiriis, aqoonyahan d’a yar oo cajiiba ❤️🙏
@mahadgeyrte4463
@mahadgeyrte4463 2 жыл бұрын
ALLAHA Daayo Prof Mohamed Haji Waa Nin Aqoon Iyo Karti Kulansadey Waana Mutacalim Wax badan Og Iyo Cilmi Baare Aqoonyahan Ah
@abdinurfarah109
@abdinurfarah109 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle, wareysiyadaada waxaa qiimaha uyeela waa fursadaha aad siiso qofka martida ah, haba kugu qaadato ilaa dhowr xalqadood. Runtii waan sugayey Maxamed xaaji ingiriis oo waqti badan loo siiyey inuu taariikhda ka sheekeeyo.
@alisaid1214
@alisaid1214 2 жыл бұрын
Maxamed xaaji ingiriis Nin wax bartey Hadalkiisu ku deeqayo Si cilmiyaysan ku dabaqa Keep going brother
@aymanfarah1113
@aymanfarah1113 2 жыл бұрын
Thanks for this wonderful Interview
@jamalmuse8422
@jamalmuse8422 2 жыл бұрын
Legends always take a minutes. My favourite journalist Ayanle.
@shukridirie8518
@shukridirie8518 2 жыл бұрын
Masha allah weli aqoonyaho ayaa noo haray. Rajo alleh lagama quusto. Well done...all that information that you kept for us.x
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Hanoolato noolaada horay usoco aad iyo aad baan ola soconaa waa barnamij fiican 💯💯💯👍👍👍
@mohamedhaji3796
@mohamedhaji3796 2 жыл бұрын
Wlhi wax aad u weynaa ka faaiday, waxaana helay xog ika maqneyd, mahadsanid ayaanle sida wacan aad noga soo gudbisay wareysigan, sdioo kale professorka aado u mahadsanyahy.
@maanmohamed
@maanmohamed 2 жыл бұрын
aqoontiyo qof eh proff ingiriis iyo best interviewer ayaanle greatly sxbyaal
@liivazza
@liivazza 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle Taarikhda ku Xusi doonta hadaan heli laheyn Wariyaal badan oo adiga oo kale waligeen Lama arki dowlad Awoodeeda shacabkeeda ku gumaada.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Waxaa xaqiiqa ah in uu Taariikh madow Ku suntanyahay waayo waa jaajuus u sheqeeyey cadow shisheeye Meek xun ayuu Ku dabeyn
@liivazza
@liivazza 2 жыл бұрын
@@batulasmail8261 Adi maxaa u daawanee marka haduu Jaajuus yahay Ninkaan waa wariye Fiican lkn waa hadaad indho Caafimaad qaba ku Fiiriso.
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 2 жыл бұрын
@@liivazza cid walba ya oog inu mat bryden laa shaqeeyo
@AA-rl3si
@AA-rl3si 2 жыл бұрын
Prof ingiriis waa nin aftahan ah wax gudbin kara. Waa nin dhalinyaro ah oo han leh 👍
@AbuMuhammad
@AbuMuhammad 2 жыл бұрын
Am learning alot...how can we get the research dessertations written by prof ingiris??
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 2 жыл бұрын
You won't find them in free. He charges 130$ in almost all his dessertations.
@xafsanimo8302
@xafsanimo8302 2 жыл бұрын
@@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS oo waayo walaaalow? 🤔
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 2 жыл бұрын
@@xafsanimo8302 wll waa iska sidaas yarku. Buugiisu xitaa waa boqol doolar ku dhowaad. Xoogaa inta uu ka qaboobayo ha la sugo, inkastoo taariikhdiisa aan la isku halayn karin oo ay dhinac ka rarantahay.
@nasibyare5042
@nasibyare5042 2 жыл бұрын
it is available in research gate, i hope it is free
@nasibyare5042
@nasibyare5042 2 жыл бұрын
@@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS that is not true i checked his research papers it is free and available
@Inakulmiye
@Inakulmiye 2 жыл бұрын
This is what you call a scholar in real sense. Mohamed H. INGRIIS is true historian who has embarked on a road to reveal & expose what went wrong & who were responsible for the failure of what was called Somali Republic experiment. We need more young generation Sonalis who are honest, truthful, pragmatic, & ture to their research in an biased manner in order for the coming generation to benefit it & avoid to make the same mistakes. Thank you & Ayanle who always interview people who can shed light the real history of Somalis. Mashaallah Tabaraka Allah.
@abdinasirmohamed4739
@abdinasirmohamed4739 2 жыл бұрын
He is just a piece of shit Let him talk about what his family did to millions of Somali people His uncle has my father's own house 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄 My brother it is called hypocrisy of history and pureness. I saw his cousin enslaved many shashi girls and reer Baraawe then you are telling me he is well educated and experienced in history. What is history?
@deeqmaxamuud8898
@deeqmaxamuud8898 2 жыл бұрын
Shaq siyaad tuuko oo qaran dumis ayaad wa reysi ka qaa dee war wrya nimada saas ma ahan ayaanle khey raadka wadanka iyo nimcada uu lee yahay dadka u soo gudbi wllll
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 жыл бұрын
Abdinasir Mr ingriis dad badan oo shaahid ahaa ama goob joog ahaa wuxuu noo akhrinaayo ayaa maanta nool wixii dhacay iyo gumaadkii 1991 car haka hadlo ama runta haka sheego . Taariikh hadii aan runta laga sheegin wax micno ah ma yeelanayso . Waxaa ku fiicnaan lahayd labo qof in ay ka hadlan dhacdooyinkii somalia hada waxay noqotay hal qof wuxuu rabo iska sheega .
@abdinasirmohamed4739
@abdinasirmohamed4739 2 жыл бұрын
@@abdifatahali428 Dadka siyad barre wax udhimay un buu waraysaa lakin kuwii Caydiid iyo ilma adeeradiis layeen oo ila hada guryohoodii haystan ma wa raysto
@ymyasiyadofficial7013
@ymyasiyadofficial7013 2 жыл бұрын
NSS Complex was behind my Home in FIAT where I was born but unfortunately, as a child with my family, we were forced to leave our home. Just it happened to many Somalis because of the Somali Civil War. That's why Somali was destroyed because of Our Somalis Unique Allah's Gift, which we should appreciate for being Somalis, African and Muslim. Period. AlXamduli-Lahi Rabil Caalamiin - Many Thanks to Allah, Who's the God of Worlds. Soomaaliya iyo Soomaali Illaahay Hanooleeyo, Aamiin, Insha'Allaah.
@zaziyanolokozoyitzoyit7048
@zaziyanolokozoyitzoyit7048 2 жыл бұрын
Prof Mohamed xaji ingiriis iyo ayaanle sharaf iyo karamo guuleysta dad ay tariiqdha xusidonta ayaa tihiin Allah idin barakeyo guul iyo gobanimo nolada
@ifrahahmed4290
@ifrahahmed4290 2 жыл бұрын
Thanks Ayaanle very important information
@ubahabdiomargrundlaggandev6611
@ubahabdiomargrundlaggandev6611 2 жыл бұрын
Waraysigan waxan ka fahmay inusan shacabkan ka xurobin gumaysigi. Alle waxan ka baryaya hogan Allah yaqana inuu noo keno😥🤲
@saalahyare369
@saalahyare369 2 жыл бұрын
Wa sas Amin wll.
@mohamedabdullahiisse4983
@mohamedabdullahiisse4983 2 жыл бұрын
Most iconic man in somali history Professor M.Haji ingiris proud of you really.
@muktarcademedia3004
@muktarcademedia3004 Жыл бұрын
000000000000000
@muktarcademedia3004
@muktarcademedia3004 Жыл бұрын
0000000000000000000000000000000000000000000000000
@muktarcademedia3004
@muktarcademedia3004 Жыл бұрын
00
@muktarcademedia3004
@muktarcademedia3004 Жыл бұрын
0
@muktarcademedia3004
@muktarcademedia3004 Жыл бұрын
00
@m_hood5685
@m_hood5685 2 жыл бұрын
great job ayanle ohh man these interviews should be shown in somalian tv instead of fanbrooj tho our people needed to be educated and know what’s going on
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
You mean Somali TV, not Somalian please,
@Somali-One
@Somali-One 2 жыл бұрын
Daanyeero
@abdinuradow9351
@abdinuradow9351 2 жыл бұрын
Runta waxaa sheegi Kara qof xoog ogaala, misane Geesi ah, sida Prof Ingiriis. Thanks Ayaanle.
@bulbulwaberi446
@bulbulwaberi446 2 жыл бұрын
Thanks for sharing this with us
@mamasomaliyeed8202
@mamasomaliyeed8202 2 жыл бұрын
Maasha alaah aqoon yahan taariiyahan m ingiriis ayaanle wariye sare guuleysta horey usocda garabkiina alaha galo
@abdulsiad8923
@abdulsiad8923 2 жыл бұрын
Masha Allah wareysi heer Sara ah ayuu ahaa!part2 ka sugeyna insha Allah
@Dangarad.01
@Dangarad.01 2 жыл бұрын
Thank you.🙏
@bisharabdi6519
@bisharabdi6519 2 жыл бұрын
Great and relevant contents. Keep going
@maryanruunshnuur.4516
@maryanruunshnuur.4516 2 жыл бұрын
Prof aqoonyahan aragti fogg oo dalku u baahanyahay ilaahey cimri waara ha siiyo 🙏🙏🙏
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 2 жыл бұрын
Manshalh Prof M Ing iyo ayaanke Thanks
@cabdiraxiincabdille1379
@cabdiraxiincabdille1379 2 жыл бұрын
Hanoolaato aad ayaan u mahadsantahay.
@calixuseen9631
@calixuseen9631 2 жыл бұрын
Waa mahadsantahay ayaanle iyo pro maxamed x sida fiican ee taariikhda somalida aad u soo bandhigteen Taariikhdu waxay ku baraysaa si wixii xun ee lasoomaray looga baydho wixii wanaagsanna loo qaato, waa in soomalidu kafaa iidaystaa dhacdoo yinka soomaray
@joemac1293
@joemac1293 2 жыл бұрын
This guy is best , awesome historian
@reercowl5644
@reercowl5644 2 жыл бұрын
Waa muhiim in la helo journalist madaxbanaan oo dadka u ifiya halka laga haysto. Ayanle kusoco barnamajada xug baarista. It is important to have an investigative reporter who sheds light on the situation. Ayaanle go to the program that seeking information.
@mohamed-aminabdullahimoham6093
@mohamed-aminabdullahimoham6093 2 жыл бұрын
Prof Ingiriis gabayadii xitaa waa xafidsanyahay masha allah
@gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323
@gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323 2 жыл бұрын
masha allah maxamed xaaji waxbadan kafahanay thank you
@hamzaabdalla6494
@hamzaabdalla6494 2 жыл бұрын
Wx bdn ban ka baranay tarikhdi hore tnks prof ingris
@mohamedfarah4332
@mohamedfarah4332 2 жыл бұрын
Masha allah, ilxun allaha kaa hayo pro Mohamed haji ingriis
@safeyaomer4692
@safeyaomer4692 2 жыл бұрын
Salam Ayaanle, Thanks for inviting professor Mohamed Ingriis to teach the young Somalis that Somalia was ance a great country with law and order and wasn't a failed state like today as they said "There is always a light at the end of tunnel " Inshaallah we will be strong again MASHAALLAH Ayaanle Allah bless you 🙏
@American_patriot110
@American_patriot110 2 жыл бұрын
The longest time we have been state was under dictatorship after the our democracy was undermined. Onle 9 years was our statehood period
@ahmedabdullahimohamed2765
@ahmedabdullahimohamed2765 2 жыл бұрын
😆 🤣 😂 Professor waali ah waayeh kani 😆 🤣 😂 warkiiisa dhan ma runaaaa mise??
@mcisomalia3469
@mcisomalia3469 2 жыл бұрын
Cool
@nimaabdi7797
@nimaabdi7797 2 жыл бұрын
@@ahmedabdullahimohamed2765 Afsoomaliga soo baro intaanad
@roobleosman412
@roobleosman412 2 жыл бұрын
Mahadsanid maxamed xaaji ingiriis Ayaan barnaamijyo gaar ah nooga samee gabood faladii ay sameysay NSS
@TheZackfilms
@TheZackfilms 2 жыл бұрын
Kk waar horta channel-kan waxaan ku jecelahay, marka laga yimaado barnaamijyaduu soo galiyo, siday CBB uguu yartahay oo comments-ka midh ama labaad ku arkaysaa oo waa laga tiro badanyahay 😆 🤣 hanoolaato sunta CBB kaga ilmaysiisa ayaan u aqoonsaday.
@abdifatahkhalif4906
@abdifatahkhalif4906 2 жыл бұрын
Comment-kooda ban raadinayay waan arki la'ahay ilaa hadda kkkk
@mahmoudmproduction161
@mahmoudmproduction161 2 жыл бұрын
@@abdifatahkhalif4906 kk sax walaahi
@caliaadan8953
@caliaadan8953 2 жыл бұрын
Ustaad Ayaanle Noo soo Badi Barnaamijyada noocaan oo kale ah mahadsanid
@alexwright3799
@alexwright3799 2 жыл бұрын
This guy is a very good storyteller; he kept me on the edge of my seat. And I'm only 28
@suad6381
@suad6381 2 жыл бұрын
Hanolato ad ayaan ula socdaa Pro maxamed ingiris ilaah ha ku xafido ayaale hore u soco.
@xudayfamahad552
@xudayfamahad552 2 жыл бұрын
Masha,allaah ayaanlow wareysiyo xiisaleh ayaad noo soo gudbisaa mahadsanid wl lkn aad waxaan uga yaabi in aristaas dar teed lagugu ataago bal taxadar allena haku ilaaliyo wl
@ahmedgarodhi8969
@ahmedgarodhi8969 2 жыл бұрын
Mohamed ingiriis please find those who committed the atrocities in Somalia who live in America and Europe and should be handed over to ICC to Face trial you will help the victims
@mohamedjama541
@mohamedjama541 2 жыл бұрын
Barnaamijyadan oo kale u baahanahay. Thnks
@ahmedmohamedyasin7945
@ahmedmohamedyasin7945 2 жыл бұрын
Dad Jahil Ah sida Marerxaan oo kale meel Qarfa Ah ka so jeeda umada Soomaaliyedd sida Babiiyay Markhaati ka ah
@xaruntajaceylka4318
@xaruntajaceylka4318 2 жыл бұрын
Masha Allah Ayaanle Noosobadi Waraysiyada Prf M.xaji Ingiriis Wuxu Haya Tariiq badan Oo Dalaka Ku saabsan
@mohamedabdirashid9914
@mohamedabdirashid9914 2 жыл бұрын
Thank you ayaanle.
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 жыл бұрын
aad ayaan idiin salaamayaa Ayaanle iyo Maxamed, ina Dafle wuxuu joogaa Baljim waa in la soo qabto, waxa somali halkaa kala geeyey gacan ku dhiiglayaashii ayaa wali nool
@bilehonline64
@bilehonline64 2 жыл бұрын
Keep going bro
@ashaacirachannel1500
@ashaacirachannel1500 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayaanle qaybta labaad sugaynaa
@dakanechannel1938
@dakanechannel1938 2 жыл бұрын
Encouraged me well really and learnt a lesson about the betrayers including Fahad and farmajo
@jiinwebi8544
@jiinwebi8544 2 жыл бұрын
Wax yar comments ayan aqriyay dadka waa khax waxana laga khaxaya luqada somalia marka wax is weydiyay qof luqadis ka carary talow maxow rabaaa !!!!!! Mahadsanid hanoolaato iyo aqonyahay ingiriis
@abdirashidboqortooyo7286
@abdirashidboqortooyo7286 2 жыл бұрын
Ninkan cilmigiisa iyo cimrigiisa kala weyn. Maansha allah ninkan hala soo dhaweeyo dad baa ka dhiga nin waalan ninkan.
@fnw8688
@fnw8688 2 жыл бұрын
Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin bulshada Somalia 🇸🇴 wax badan aya uu heysan
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649 2 жыл бұрын
Walaallkeey ayaanle guuleeyso nooloow Dee 🖐💯❤💖
@nuurjama2808
@nuurjama2808 2 жыл бұрын
Well done #Hanoolaato👍 shaqo adag ayaa umada Soomaaliyeed uheesaan.
@AhmedMohamed-yl3sd
@AhmedMohamed-yl3sd 2 жыл бұрын
War niyoow wa inaan dhahnaa siyaad barre Allah u naxariisto maxa yeelay maxa ka dambeeyey gadaashiis 18th upto 21st Young guys 👦ayaad hada makaaroof wato oo ku dilaayo xanuun badanaa marki siyaad wax laga sheego oo hadane talo maheyno mana soo dhawo
@yasinmowlid9278
@yasinmowlid9278 2 жыл бұрын
Welcome back prof xaaji ingiriis
@fuaadabdihakim7012
@fuaadabdihakim7012 2 жыл бұрын
Asc Walalka weyn waad mahad santihiin Barnaamijkan Aad iyo Aad Hanoolaato waan wataa Boqol kiiba boqol Viva Somali weyn ✌✌💯💯💙💙
@adanabdullahi142
@adanabdullahi142 2 жыл бұрын
Habeas corpus is not a system but a writ or a rather a summon with the force of a court order; it is addressed to the custodian (a police official, for example) and demands that a prisoner be brought before the court, and that the custodian present proof of authority, allowing the court to determine whether the custodian has lawful authority to detain the prisoner. If the custodian is acting beyond their authority, then the prisoner must be released.
@sevenscounty409
@sevenscounty409 2 жыл бұрын
The writ does not exist in a vacuum but its the underlaying force that underpins the legal system. This is in vast contrast to these spurious military decrees.
@fay6834
@fay6834 2 жыл бұрын
I can’t wait qayta 2aad Iyo qaar kaloo badan
@hibocali6146
@hibocali6146 2 жыл бұрын
aqooonyahanka waa ku mahadsan yahay daraasadiisa laakiin waxaan usoo jeedinayaa inuu afkeena hooyo ku qoro si ummadeena wax badan uga fahmaan taliskaan ummada lagu gumaadaayo
@sahraabdirashid7015
@sahraabdirashid7015 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayanle
@akibahmett
@akibahmett 2 жыл бұрын
Somali scholor 🖤 mahamed haji tnks wll
@musabbashir1885
@musabbashir1885 2 жыл бұрын
Hanoolaato becomes a national platform
@zachariadahoudmohamed73
@zachariadahoudmohamed73 2 жыл бұрын
Prof ingiriiis Allah ku xafido wll
@zakariayahye1
@zakariayahye1 2 жыл бұрын
Hanoolaato, Aqoon yahanka waa ku mahadsan yahey Reseachka uu sameeyay iyo soo bandhiga taariikhdaa. Waxaan jeclaa lahaa in aan dhamaan qoraalka baaritaanka oo u sameeyay in aad ina la wadaagtaan. ama halkii aan ka eegi karno. History repeats itself
@sakariyejaamac1367
@sakariyejaamac1367 2 жыл бұрын
Ayaanle hormuudka saxafiyiinta. Shaqo wacan. Hore u soco! Waar waxan hala baabiiyo haayad maahane.
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Most Iconic man 👨 in somali history 😎Mahamed haji ingiriis 🥰🙏
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649
@irirsomaale.ahmed.oromo.5649 2 жыл бұрын
Walaallkeey Dr ingiriis Nooloow guuleeyso Dee 🖐💯💖❤
@ibrahimcarab231
@ibrahimcarab231 2 жыл бұрын
Dadkan ka hoos qeelinayo iyo buuqoda ka fogaaw Hada kadib ayaanloow. Sida kale good job adiga iyo prof Ingiriis
@abdurahmanali2071
@abdurahmanali2071 2 жыл бұрын
Hanoolato Waa cnnta 🇸🇴 guuleyso
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 2 жыл бұрын
Plz part two
@abdifatahali428
@abdifatahali428 2 жыл бұрын
Mahamed waad ku mahadsantaya soo uruurinta tariikhdiidii dhismihii dowladnimada somalia . Codsi sheeg meelaha iyo cida aad ka soo heshay taariikhahaas sax iyo khalad waxay rabaan ha noqdaan.
@ymyasiyadofficial7013
@ymyasiyadofficial7013 2 жыл бұрын
Wallaaladay Soomaali waan idiinku Turjumi karaa cidii qoraalkayga daneynaysa, Insha'Allaah. Mahadsanidiin
@Qadarkaahee1
@Qadarkaahee1 2 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay M H ingriis kaneeco nin caqli badan thanks for this report
QEYBTI 2/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
1:04:09
HANOOLAATO
Рет қаралды 280 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 310 М.
WAREYSI #1/2 - GUDDOOMIYE CABDI FARAH LAQANYO
29:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 50 М.
MAXAA KA JIRA IN SAYID MAXAMED UU DILAY SH AWEYS ALBARAAWI
35:29
HANOOLAATO
Рет қаралды 121 М.