No video

Ahmaddey Sh Mukhtaar - Wareysi #2/3 - Wixi aan ka wariyay aabahay

  Рет қаралды 43,016

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 74
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV Жыл бұрын
Dhamaantiin waa mahadsantihiin. Ma soo koobi karo dhankeyga qiimaha aan idiin haayo. Noolaada
@malyuunaxmed7459
@malyuunaxmed7459 Жыл бұрын
Wad ku mahadsantahay sidad noguso gudbiso dhacdoyin wariye sare wadani somaaliyed
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
Ayaanle iyo bahda Hanoolaato dhaxal reeb baa inoo tahiin haddaa nahay da'yarta 20 jirrada soommaaliyeed guuleyso noolow wareysiyada iyo sooyaalkii taariikheed ee dalka soo maray inoo soo baddi annagana garabkaaga nahay mar waliba guuleyso Mahadsanid ayaanle iyo bahda farsamadda Hanoolaato.
@ahmedhassanali1561
@ahmedhassanali1561 Жыл бұрын
Sheekada Musuqa la’aanta aad ayaan ugu raaxeystay sheekooyinka qisooyinka musuq la’aanta aad u soo badi si aan u barano annagoo dhan Mahadsanid
@ahmeddahir6224
@ahmeddahir6224 Жыл бұрын
Guleyso Ayaanle Adiga iyo Mudane Ahmedey Sh Mukhtar ❤❤
@clientcare-group
@clientcare-group Жыл бұрын
Waa Ooyay Walaahi
@hamdi1mukhtar965
@hamdi1mukhtar965 Жыл бұрын
Masha alla waa qof waayo arag
@umaddamediachannel104
@umaddamediachannel104 Жыл бұрын
Masha Allah tariikh dhaxalgal ah. Waa ku mahadsan thy Ayaanle sida aad noola socod siiso tariiqda dalka
@mohamudmohamud3919
@mohamudmohamud3919 Жыл бұрын
Masha Allah tusaala Wanagsan ayoo ahaay Aadban Abdulle CISMAAN LkN manta umadii waxay noqdeen dad waalan
@ibnuhashim9930
@ibnuhashim9930 16 күн бұрын
Jaamacatul carab waxaa la’ aas aasay 1945. Jamal cabdunnaasir berigaas madaxweyna ma’ aheen, ee waddanka masar waxaa waxaa ka talinaayay boqorkii la oran jiray Faaruuq Waxaana la’ af gambiyay July 23/1952, Waxaana afgambiyay saraskiil oo uu ku jiro Jamaal cabdunnaasir.
@somaliforex7744
@somaliforex7744 Жыл бұрын
Masha allah
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 Жыл бұрын
Allah haunaxariisto abdirashid cali sharmar iyo dhaman intii dhimatey
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Allaahuma Aamiin.
@DaldhisRealEstate
@DaldhisRealEstate Жыл бұрын
Maasha'allah
@haidhiginanoodayar2350
@haidhiginanoodayar2350 Жыл бұрын
Thanks bro
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 Жыл бұрын
Hanoolaato barnaamijkeeda ❤❤❤❤❤
@safiyaaadan4140
@safiyaaadan4140 Жыл бұрын
Ilahay haunaxaristo Intii dhimatay
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 Жыл бұрын
Cajiib
@mohamudabdirahman622
@mohamudabdirahman622 Жыл бұрын
Maansha Allah
@Mowliid2024
@Mowliid2024 Жыл бұрын
Guulayso Aadan alla ha unaxariisto
@xasan4492
@xasan4492 Жыл бұрын
Mansha allah madax xalaal ah ayey ahaayeen
@cabassan3793
@cabassan3793 Жыл бұрын
mahadsanid ayaanle sii wada sxb gaar ahaan waxaan aad usii jeclaan lahaa qaybta garsoorka iyo sirdonka please noo soo badi
@ahmedabdulle9304
@ahmedabdulle9304 Жыл бұрын
Haaji yahye!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@waacusubaduunyadu398
@waacusubaduunyadu398 Жыл бұрын
Mar 2aad ayaan ku mahad celinaya walaal
@silverloola726
@silverloola726 Жыл бұрын
Maantana waxaan noo noqday madaxweeyne Tuug Xasan Shiikh. Caruurtiisa iyo eheldiisa ayaa xukunkiisa kujira.
@saynababdi4263
@saynababdi4263 Жыл бұрын
Haw about xarmaajo
@-AbdullahiMohamedAli
@-AbdullahiMohamedAli 5 ай бұрын
@@saynababdi4263 farmaajo nin masuq iyo xatooyo lagu xanto ma’aha, xita dadka mucaaradka ku aha sida Abdirahman abdishakur ba qirsan Wa siyaasiga kale lacak musuq kubixin doorashadi lagu guulestay 🧏‍♂️
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Жыл бұрын
Hanoolaato welcome bak😋
@ilyaasali-mw2iy
@ilyaasali-mw2iy Жыл бұрын
Asc mr ha noolaato ayaanle plz ninkan aad wareeysaneeysid miyeey mataano yihiin faarax macalin si aan caadi ahayn ayey isugu egyihiin
@amiinbalal
@amiinbalal Жыл бұрын
Aniga sidaas ku fikiray lakin mataano iska daaye xitaa isku qabiil iyo deegaan ma'ahan. Aad beey iskugu egyihin runtii.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
@@amiinbalal hoyadiisa wa ogadeen midaas ogow Abihiisa heer kgs Shiiq muqtaar maxamed xuseen dhalley ilhey naxriisto
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 Жыл бұрын
Ma ila aragtay? 😀 😄 😁 🤣
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
@@libanwarsame5428 hoyadisa ogadeen ah midaa ogow wxa la dhahaa Ahmed shiq muqtaar mxamed xusen
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 Жыл бұрын
🤙🤙❤️🤙🤙❤️
@saidahmed3524
@saidahmed3524 Жыл бұрын
Faarax macalin iyo ninkini isu eekaa
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
AYAANLE bro Wareyso ismaciil Baruud ninkii Hystey securitiga somaliya wakhtigaas Tariikh wacan hayee Youtub ka ayuukujiraa
@sssdddf8508
@sssdddf8508 Жыл бұрын
Ninkan aqoontiisa aad u liidadatah
@hassanibrahim9234
@hassanibrahim9234 Жыл бұрын
Hanoaato keep going
@TOTYY77
@TOTYY77 Жыл бұрын
Yaa fiirsatay adigo walan
@sssdddf8508
@sssdddf8508 Жыл бұрын
Ururka islamka dheh jaamacad carbta waxaa la asaasay 1945
@user-kx4uu2pw5q
@user-kx4uu2pw5q 5 ай бұрын
Sck,ayaanle saxiixii hubka'ee ruushka iyo soomaaliya waxaa iyadoo aadan cadde laga qarinayo soo saxiixay r-baarlamankii soomaaliya c/laahi Max'ed qaalib(inna diiq qalaad)iyo danjire qaybe kaddib markuu c/rashiid rashiid warqad sira r-baarlamanka ugusiidhiibay ranjire qaybe oo soomaaliya ufadhiyay ruush waxay ahayd 1963dii'waanna saxiixii lagulakalla wareegillahaa'ee heshiisku wuxuusoo bilawday 1962dii,kaddib markuuc/rashiid heshiis meelo badan taabanaya lasaxiixday niikoto horognasheef
@ibrahim.haajihusse
@ibrahim.haajihusse Жыл бұрын
Faarax macalin buu u. Egyahay kan
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 Жыл бұрын
isagaban moodaayey
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
@@abdirahmanhussein6230 ma ahn Heer hoyadiisa ogadeen ah asga Kgs kaso jeeda siyaasi shiq muqtaar maxmed xusen dhalley
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Ayaan_loow waa in kala saartaa Farqiga u dhexeeya kacaan iyo inqilaab, yacnii Af_Gembi. Tan kale waxaa Askar_tii Af_Gembiga sameesay soo Amray middoow_gii Soviets_ka, sabbabtuna waa in C_RASHIID Cali Sharma'arke iyo Cigaal u leexdeen dhan_ka reer Galbeed_ka. Tan 2_aad waa in NFD Keenya loo Sixiixay ( MOU of Arusha ). Tan 3_aad waa un la Musuq_Maasuqay Doorashaddii ugu Dambeeysey, iyaddoo ey Siyaasaddiina noqotay Qabyaalad Qayaxan, maadaama ey Juffo_kasta Sameey_satay Xisbi iyo Callan u gaar ah, sida Dowlad_Goboleed_yadda hadda jira.
@abdirizackamin5799
@abdirizackamin5799 Жыл бұрын
Ayaanloow siyaad bare aamaanaayo caawo i koow
@saraxlaboodosman5362
@saraxlaboodosman5362 Жыл бұрын
mahasanid ayaanle
@user-kx4uu2pw5q
@user-kx4uu2pw5q 5 ай бұрын
Sck
@kingmoha9965
@kingmoha9965 Жыл бұрын
Kacaankii haduusan aqoon lahayn see dal iyo dad aanba jirin u dhiseen oo somliyadan ogayn u awood nadnayd dad aan waxba aqoon BAA kudhahaaya xog baan sheegayaa kulahaa
@mohamedsaid8239
@mohamedsaid8239 Жыл бұрын
Mshalha barnaamij aad u wanaagsan, runtii somaldu waxay soomaraty dawladnimo ku yarayd Africa xiligaas , laakin mohamed siyad iyo askartii wadanka danbgia weyn kagashay ayaa dadka been ugu sheekeeyay dawladnimadii dalkana ku aasay god dheer oo ilaa maanta laga soo saari laýahay
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 Жыл бұрын
MAANTA KUWA JOOGA SHACABKU KKA FILI MAAYAAN LAAKIN IN AY YIRAHDAAN MAAHE DEYN BA MADAXTOOYADA LAGU LE YAHAY IYO BAANKA ADUUNKA INTAASUU NAGU LEYAHAYOO DRYN CAFIN BAN DALBANRYNA ACOUNNADOODANA WEY BUUX DHAAFAYAANO WAABA LA DAADAANAYAN
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Hadanaaa tani waa farxiyofariidaddumaroo khatraayama sahraaycaday ama xaasad yareey.marwa dumaroo
@fadumahabad1139
@fadumahabad1139 Жыл бұрын
AUN Cigaal waa uu ka Duanaay Aden Cabdulle iyo Cabdirizaq waayo Cigaal waa Ninkii u bixiyey NFD Kenya in Caruusha Akord.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
NFD ingriis ba bxiyey sida & kalinka shaand uk bxisey marka cigaal been abuurka ka dhaafa
@abdiazizmohamedkher5887
@abdiazizmohamedkher5887 Жыл бұрын
Cigaal labadaba wuu ka muwaadansanaa waayo isaga ayaa iskukeenay waqooyi iyo koonfur isagoon wax shardiya ku xidhin ayuu Calankii keenay Muqdisho. Arinka NFD Ma ah sidaad umaqashay lkn khaayimiinta wadanka ku habsaday ayaa propagando fidinayaa wuxuu bixiyaana gacantaba uguma jirin Heshiish uu saxeexo oo aan parlamaanku ansixin Maba rigelejirin ee wax iska hubso
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
@@abdiazizmohamedkher5887 Somaalida wxa Amineen wxii siyaad bare ugu shekeyey xlga xilka u qabsanyey ileen dadka wx lo shega la raba dowld dhan baa la Afganbiyey
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
@@abdirahmanhusien6174 Go read the Arusha accord
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Ayaanle mahad sanid nabad galyo
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Adden Cabdule iyo Farmajo waa isku mid dhanka Corruption diidka
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
President Of Nation
@MOHAMEDAdam-sq1io
@MOHAMEDAdam-sq1io Жыл бұрын
Sh muqtaar ma hilmaanteen. 😂😂 Barnaamijkiiba Aadan cabdille isu bedelay.
@shuebmidow6459
@shuebmidow6459 Жыл бұрын
Illahey hanoo kaso Adan cade camal inshallah,kuwa hada joogan wa tuugo,
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Farmajo ayaa LA mid ah haddaan qabyalad lagu diideyn. Dibka Farmajo waa inuu aad u afgaaban yahay
@MohamedAli-vh1pn
@MohamedAli-vh1pn Жыл бұрын
aadan waa ninkii soomaalida waqooyi duudsiyay ee midowgii god ku riday amaaan maleh
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 Жыл бұрын
Cabdirashiid baa ugu aqoon badnaa kooxdaas xag diini iyo maaddi
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
beenta dhaaf Shiiq mukhtaar aqoonta bartey dhan wxa aheyd diinta wxa rabto ha sheegin her kgs diinta ayga laso donan jrey
@nuhliban3831
@nuhliban3831 Жыл бұрын
Waxan ka shakiyey 3 Milyan oo ŵaaga joogta aduunka way yarayd cid haysata hadii soomaaliya la sin lahaa dalkaba waxa uu noqon lahåa dal hidan ah
@abdixayi8453
@abdixayi8453 Жыл бұрын
Cigaal wadani maahayn sow kii kenya u saxeexay dhulka soomaaliyeed wuxuu ahaa qabiilayste cuqdad qaba oo ku xumayn qabiilada dega NFD reerkiisuna degaan uma lahayn alla how naxariisto odhan maayo sababtoo ah markii siyaad bare geeriyooday wuxuu yidhi waan dabaal degi lahaa haduu wadankaygu nabad ahaan lahaa 1994 isaaqaa is laynayey
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
Cabdi_RIZAAKH Soow_tuu isku Xaarray, yacnii uu soo Muujistay Qabyaaladdii uga buuxday Calloosha, markii Cabdi_KHAASIM Salaat Xassan lagu doortay Shirkii Carta.
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 Жыл бұрын
ABDI QASIM SALAADO AA KA XUUN WALAHI NINKA AAD KU DHAHEESO WA ISKU XARAY ABDIRIZAAQ CEERCGAAJO MOWTADA KA LEEXDA ABDI QASIM SALAAD AA MASAR XAARKA IYO KADIDA LOGAGA QADAA EGYPT 🇪🇬
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Жыл бұрын
@@aweesdanbiil8623 Anniga C/QAASIM Salaat agteeyda qiimo kuma laha, oo wuxuu la soo shaqeeyey Abti_giis Af_Weyne, oo laayey Culumaa'ul Diin_kii ka Diffaacay Diinteena Suuban. Waxaad raad_sataa mid kale oo dhan_ka Qabyaaladda uga sii Xunn. 😅🤣😂😅😂🤣😅
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
@@inaqaladaadsaxaaye7336 Afweyne ummadda dhan baa la shaqeysay from waziir to Ciidan
Ahmaddey Sh Mukhtaar - Wareysi #3/3 - Wixi aan ka wariyay aabahay
51:22
MARKHAATIGA NOOL INQILAABKII DHICISOOBAY & DILKII CIRRO
47:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 60 М.
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 1,3 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Kaftanka Siyaasadda 382 oo aad u xiiso badan maanta
44:49
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 77 М.
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36