Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris

  Рет қаралды 113,638

HANOOLAATO

HANOOLAATO

8 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 290
@ahmetgulet
@ahmetgulet 8 ай бұрын
The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤
@abdoshMo
@abdoshMo 8 ай бұрын
😂😂😂
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 8 ай бұрын
Walaal Waxaan aad kuligiin iska wada qorotaan English sax ah maaha. Nabi Maxamed SCW luuqadaada ku ammaan. “The most knowledgeable and the most shinning person all created by Allah” ma aha wax micno sameynaaya ma aha.
@abdoshMo
@abdoshMo 8 ай бұрын
@@AncientPharaoh ujeedada nabi maxamed scw meelahaan loo keenayo xtaa heesaha lagu hoos qorayaa waa dad lunsan ala ha soo hadeeyo
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 8 ай бұрын
@@abdoshMo Waa kugu raacsanahay. Waa dad ciil badan u qaba in wax uun lagu raaco. Kama fiirsadaan meesha ay waxa ku qoraayaan iyo noocyada aan munaasibka aheyn. Attention badan ayeey raadinaayaan. Waa dad nooc kale ah.
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 8 ай бұрын
Scw
@abdikadirmahadjama9518
@abdikadirmahadjama9518 Ай бұрын
Markii ugu horeysay aan daawaday filimka Black Howk Down caqligeega yar wuu diiday waxaan daawaday waana dareensana been xayeysiin ah inee tahay Alxamdulillah manta waxaan heysana xaqiiqda wixii xiligaas dhacay Prof. MOHAMUD ABDI ELMI cimrigaaga Alle ha barakeeyo
@user-pz8hc2ki3y
@user-pz8hc2ki3y Ай бұрын
aaad iyo aad bro mareykan isku xayeysinaya,
@hirsimohoo4437
@hirsimohoo4437 8 ай бұрын
Aad iyo aad ayaad u mahasan tahay xaqiiqada aad Ku cadeesay book gada mahadsanid Mr elmi
@CawaleCawale-yd6js
@CawaleCawale-yd6js 8 ай бұрын
Barfasore Maxamud Abdi Elmi Waxaa ka muqato Kalsoni iyo aqon Fararo badan Ader mcn waa kaga mahad celineynaa Book aad Noo soo diyarisay🙏
@user-di6wb3jm7n
@user-di6wb3jm7n 8 ай бұрын
thanks ayaanle chenalka kaliya ee wax tar weyn u leh soomalida ayaad tahay aadbanu kugu dhiirigalinaynaa in aad hawshaa aad noo qabato welina aad raadiso inta ka nool waxgaradkii hore inta aanay naga hoyan. waad ku mahadsan tahay qoraagana caafimad iyo cimir dherer ayaan ugu ducaynayaa
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 8 ай бұрын
M.a allaha cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu dheereyo adeero maxamuud wllhi shaqo soomaali badan oo adiga dadaaya ay ka gaabiyeen bad qabatay allaha ku dhowro 🤲🤗✌
@darmaanhireey9989
@darmaanhireey9989 8 ай бұрын
Waa mahadsantahay ayaanle balse waxaan ubaahanahay halka aan ka heli karo buuga Waa Tariiq muhiim ah.
@Proffeabwaan
@Proffeabwaan 8 ай бұрын
Mahadsanid. Ha noolaato.
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 8 ай бұрын
Thanks Ayaanle Zxp Dhowr xalqadood inaad Ka dhigtaa wacnayd Waayo waayeel ❤👑👏waxaanu Ku wacanyahay Dhaxal Reeb Badan in laga sameeyo ❤️❤️🙏
@user-pf5em6zp7j
@user-pf5em6zp7j 5 ай бұрын
Taarikhaha somalia qudeeyo ad ban u xiiseeyaa waxan jeclahay in wax badan ka ogaado Thanks ayaanle sxb
@warismohamud8888
@warismohamud8888 8 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay sida aad noogu soo gudbinayso taariiqda nool oo raad raaca leh, unabaahan in wax laga barto waxii la soomarey si looga hortago mustabka fog hadii ilaahay yiraahdo.
@aminaomar6271
@aminaomar6271 8 ай бұрын
Mashallah, well done! run ahaantii wa mid loo bahan yahay in waxa laga qoro dhacdo walba oo ay umada Somalida so martay si waxa lagu qato gaar ahaan jiilka soo korayo si ay runta u arkaan Mr. Mohamud waxa tahay aqoon yahan lagu daydo illahay ha ku xifdiyo.
@abdoulkaderhousseinahmed4499
@abdoulkaderhousseinahmed4499 8 ай бұрын
Thanks Ayanle
@Bashka307
@Bashka307 8 ай бұрын
Mahadsanid ayaanle sidaad taariiqda noola wadaagtid.
@jamamohamed9721
@jamamohamed9721 8 ай бұрын
Thanks prof mahmud
@saafimedia3589
@saafimedia3589 8 ай бұрын
Waa mahadsantahay ayaanle balse waxaan ubaahanahay halka aan ka heli karo buuga
@maxameddaahir9400
@maxameddaahir9400 8 ай бұрын
ilaahay ha u naxariista general mohamed farah caydidd halyeey ay taariikhda xusi doonto
@NimoAliaboubakar-bj3gr
@NimoAliaboubakar-bj3gr 8 ай бұрын
Masha Allah Rabi haku xafido
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 8 ай бұрын
Alleh haaunaharisto général aidid nin wadankissa jecel
@axmedcabdixirsi1727
@axmedcabdixirsi1727 8 ай бұрын
Waqtiga warbixinta soo koob hanoolaato halkaan saac sadex video kasoo dhig anagana saasaa noo fican adna lacagdheeriyaad ka faa iidaysaaye 🎉
@zahraluulofficial658
@zahraluulofficial658 8 ай бұрын
Lacagta waxaa ka fiican taariiqda ay dad badan been ka shegaan oo uu soo bandhigayo ayaanle Husein thank you
@faadumomaxamed7689
@faadumomaxamed7689 8 ай бұрын
Walaaloow saacaddayada noodaa 😂
@najiibhassanfilms4614
@najiibhassanfilms4614 8 ай бұрын
General ceydiid wadan kiisa wax fican ayuu u qabtay cadow badan ayuu ka bad badiye alle ha unaxaristo badbadiyihi qaran🤲🤲
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 8 ай бұрын
Tuug biliq doon ahaa habergadir u rabey in uu keeno koonfur tuug alaah xisabin baqtiyahow baro tuugi diliga ahaa ceydiid
@bandhiga-tv-films
@bandhiga-tv-films 8 ай бұрын
@@faadumobilal3963 xalimo mangaab is ka amus wax magarata yahay cuqdadeesan..
@niyaaladem
@niyaaladem 8 ай бұрын
​@@faadumobilal3963🤮🤮🤮🤮🤮 naa iska aamus gumeeysi jecelyahay
@naagweyn5078
@naagweyn5078 8 ай бұрын
​@@faadumobilal3963maxa laga bililiqeysanyey baahiyahay
@karasay__01
@karasay__01 8 ай бұрын
maxaa waye waxn o naceyb ah aad u qabto g.caydid iyo hg? maxy ka subiyeen?
@baashiqoobeey4402
@baashiqoobeey4402 8 ай бұрын
Mansha allaah is malahan Somali shakhsi ninkaan oo kale ah ayaa wali nool adeer cimriga alle Haku barakeeyo #Ayaanle mahadsanid
@hanadolad2061
@hanadolad2061 Ай бұрын
Guusha alaah rabulcaalamiin wuxuu siiyey janaraal Maxamed Faarax Caydiid alaah rabulcaalamiin ha u Naxariisto aamin aamiin aamiin aamiin aamiin
@abdullahicumar3176
@abdullahicumar3176 8 ай бұрын
General xaashi ali rooble allaha unaxariisto wuxuu ahaa nin qadiyad leh.
@abdirashidadaawe2130
@abdirashidadaawe2130 8 ай бұрын
Aad oo weyn alaha u Naxariisto General Haashi Ali Rooble. Qiyam & Qadiyad labadaba wuu lahaa. Waxuuna ahaa Gacanta mudug ee General Caydiid. Alaha u wada Naxariisto Dhamantood.
@abdullahicumar3176
@abdullahicumar3176 8 ай бұрын
@@abdirashidadaawe2130 aamiin yarabi
@asadqaliifmmohamed7745
@asadqaliifmmohamed7745 8 ай бұрын
Msha allah wax badan wan iseedin jiray why lowayay qof somali ah book ka qoray xasuqii mogadishu thanks malyan jer DR
@aliessa553
@aliessa553 8 ай бұрын
Allah kuxafdo ader
@zeinabmohamoud1204
@zeinabmohamoud1204 8 ай бұрын
Waa runtiis morgan baa bakaartii ka dhacay reer baydhabo
@waleedmohamed3311
@waleedmohamed3311 8 ай бұрын
Morgan waaga waxba maheen baydhabo baan joogey; gees iyo caydiid ba waxba u caal wayey.
@bandhiga-tv-films
@bandhiga-tv-films 8 ай бұрын
@@waleedmohamed3311 garoowe ma jogtay mise baydhabo
@mohamedqeyt3873
@mohamedqeyt3873 4 ай бұрын
Allaha u naxariisto Janen Aidid Ajnabi wuu necbaay in Somali qabsato maanta wuxuu oo ka dagaalamayay waa na heeysataa
@ahmedileey3573
@ahmedileey3573 7 ай бұрын
Xageen ka helaa Bugaa ❤ Am interesting to the Book 📖
@farhanwadani4583
@farhanwadani4583 4 ай бұрын
waa laguu hayaa
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 8 ай бұрын
Dadka Carabta u naxayoow waagaan maxay noo caawin waayeen.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 8 ай бұрын
1977 Somaliya iyo itoobiya markii ay is dilayeen waxaa Carab oo dhan ee la jireen itoobiya. Masar, Libya, Yemen, Syria, Sucuudi, imaaraad, Algeria waxaas oo dhan wee naga jireen.
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 8 ай бұрын
@@AncientPharaoh koleey anigu African baan ahay Muslim ah oo madaw Aniga iyo illahay cid noodhaxaysaa majirto sidaa daraadeed Carab umaba baani in aan xasuusto xataa.
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 8 ай бұрын
Arab uma naxnee falastiin ayan unaxnaa falastiina wakhtigaas isla halganka ay hdda kujirto iyo duqaynta hdda mid lamida ayaa kubsocotay
@NimcoNimuush
@NimcoNimuush 8 ай бұрын
Asc wll wxban rba inan ku waydiiyo shirkada somali invesment group wll ma shrkd aamano ah oo la malgashankaraa ado waraysanaya arkaye
@AbdirisaqGuled
@AbdirisaqGuled 8 ай бұрын
Prof ka school ka Pakistanka lagula diriray ma-ahayn maxamud xarbi ee wuxuu ahaa school ka 21 Nov ee ku yaal isgooska loo yaqaan jidka mareexaanka. Magacyada school lada ayaa iskaga qaldamay.
@mohamodcabdi1866
@mohamodcabdi1866 7 ай бұрын
Thanks you are right
@ifraaxmohamuud1283
@ifraaxmohamuud1283 8 ай бұрын
Qeybta 2aad naga so bobsiya ❤
@mariamohan6793
@mariamohan6793 8 ай бұрын
Inoo soo badiya dadkii koob jooga kaa ahaay dhacdooyinlaas😢😢
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 8 ай бұрын
Wd mahadsanhhy sida nagu so gudbisay xaqiqada ceydidne alle jana haka warabiyo
@thetripleas8107
@thetripleas8107 8 ай бұрын
Mashallah ader cimirdheer allah ku siiyo
@jamesblack2577
@jamesblack2577 3 ай бұрын
Iyo caafimaad
@MARKAATIGA
@MARKAATIGA 8 ай бұрын
Caydiid iyo kuwo kale waa nimankii sababay dhibka somaalida haysta maanta
@naagweyn5078
@naagweyn5078 8 ай бұрын
Ada hadda dadka dhiba
@cabdiwalialarkaaniy8637
@cabdiwalialarkaaniy8637 8 ай бұрын
Waa mahadsantahy ugaaz. Waxaa rabay buuga asigoo pdf ma heli karaa
@Aarrow88
@Aarrow88 8 ай бұрын
Book gaan Mala helaa muqdishu wàn rabaaye
@KM-rc3nt
@KM-rc3nt 8 ай бұрын
👍👍👍👍👍
@OmarButhul
@OmarButhul 2 ай бұрын
😊😊😊
@user-pf5em6zp7j
@user-pf5em6zp7j 5 ай бұрын
Halgaamayadii dagaalkii 77 iyo taarikhihiisi aya jaclahaa ee soo wareyso generaladii hore wixii ka nool plz
@NaimatahirIngaa-jt4zy
@NaimatahirIngaa-jt4zy 8 ай бұрын
15,000 oo qof oo soomaali ah baa afar bilood maraykan ku dilay😢😢
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 4 ай бұрын
Intaas iyo ka badana waxa dilay Ethiopian ee siyaasiyiin somaliyeed Xamar keeneen ayagoo xukun doon ah kasii badan waxa dilay alshabaab o ee aas aaseen rag somaliyeed xukun doon ahaa Somalia halaag wa so aragtay Allah dib danbe nooguma celiyo
@th8me103
@th8me103 7 ай бұрын
Please make this english translation.
@jimcaalecaafi1108
@jimcaalecaafi1108 8 ай бұрын
maasha allaah waa aqoon yahan lahubo warbixintiisa waxbadana goob.joog u.ahaa
@mohamedqeyt3873
@mohamedqeyt3873 4 ай бұрын
Abtigeey Ahmed Dooli baan ku waayay dagaalkaas he was hero so proud of him allaha u naxariisto
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 8 ай бұрын
Ayaanle waa ku mahadsantahay in aad xog iyo taariikh wixii naga horeeyey aad naga dabagaysid because of I wasn't there that time
@sbofficial3140
@sbofficial3140 8 ай бұрын
Mashallah Mashallah Illahey ha ku Xafido.Hanoolasto
@ArlaadiVoice
@ArlaadiVoice 7 ай бұрын
Wadaadkan waxaan ku diidanahay abaarta markii ay jirtey ma imaanin mareeykanka Bush markuu baydhabo tegayey abaar ma jirin miyaa waqtigii ugu xumeyd ayay ahayd dad masakiinta muwcawinada looga qaada ciidamada caydiid ayaa leexsanayey tan kale ciidamada caydiid markii baydhabo ay galeen guryaha iyo dad shacabka waa baraneyeen kun shilin nin qadan karo ma jirin biibitooyinka koobabkey ka qadan jireen dadka fadhiyan wey baaran jireen dhibkii ciidamada siyaad bare geeysteen mid la mid ah ayay ka genteel USA baydhabo xaar iyo kaadi ayay ahayeen labadaba maxkamada ilaah ayaa dad wada sugeysa
@hakeemmedia3840
@hakeemmedia3840 8 ай бұрын
Jaramogi became karamojo i like somalis way of doing things.kkkk😂❤
@cheyyene
@cheyyene 7 ай бұрын
Qoraaga 28:00 wuxuu uga hadleyaa qabsashadii Moorgan ee Kismaayo, Biljamka buug ay ka qoreyn Waxey dhaheyn hadii magaalo sidan lagu qabsanayo waa cajiib oo kuwo badan ayaanu qabsan laheyn, waxey arkeyn iyada oo magaaladii kontoroladeyda la ilaalinayo in ciidamo taabacsan Moorgan aya magaalada dhuumasho kuso galeyn iyaga oo qoriga ugu weyn uu wato uu ahaa RPG, sidaasna ula galeyn kuna qabsadeyn magaaladii iyada kontarooladeyda ay ilaalineyaan ciidanka Biljamka, markaa idinka hiilin Biljamku ee dadka degaanka ayaa taabacsanaaa Gen. Moorgan isagoo gurgiisa usoo noqdey.
@wellnesstransportation9411
@wellnesstransportation9411 7 ай бұрын
Waa xog-ogaal.
@abdullahimohamedcoloow2952
@abdullahimohamedcoloow2952 8 ай бұрын
Waqti soo koob wareesiga Prof markale wareeyso.
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 8 ай бұрын
Caydiid maxaa ilaa baardheere geeyey yaab
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 8 ай бұрын
Ilaa bardhere dagal ayey ku taken sow ma ahay cidanki caydid magaladay ay galan wy boobayen kufsi dil kama maqnayn saa Mustafa ciidanka Loma hayn, Ayado laga shekeynayo youtubka ayu ku jira,wadadka hadlka wuu Kala qarinaya tii ciidanki siyad bare ayu ka hadlay, Abarta wx watay dagalki 91kii bilowday waa imtixan Mina laah ah.
@munasudi3392
@munasudi3392 8 ай бұрын
Oo adiga maxaa meelkasta ku geeyay
@munasudi3392
@munasudi3392 8 ай бұрын
@@fatumaahmed4566 bililiqo adigaa bilaabay
@fartunosman3503
@fartunosman3503 8 ай бұрын
Maansha Allaah ayaanle wey fiican tahey in aad noo keentey nin hal dhinac ah xaqiiqda wuxuu asaga aaminsan yahey wixii goob joog u ahaa in uu noo soo gudbiyo qeyb ahaan wixii farxad galinaayo ciidankeene ayuuba Lee yahey buuga in uu qeybka ahaado wuxuu gobalada tageen gabdhihii xamar ka bilow ilaa gobolada kufsadeen waana inta maanta ey taken oo wadanka ka dagi la yahey
@cashoshariif3530
@cashoshariif3530 8 ай бұрын
Doqoney marekan iyo somaali laga hadalaya adna somali is dishay o is kufsata ka hadle booka qabiil in loga hadlo loguma tala Galina wa tariikh kufsina ila hada wax la kufsada e wax halaka qabto inu adi ku Amano mad rabtay wixi dhacay ayu shegay mise kuwi la kufsada kamid tahay na isku xisho
@user-qp4df2uu5k
@user-qp4df2uu5k 4 ай бұрын
Beentaa ma aha wuu qarinayaa dhibaatadii ay u geysteen dadka ma saakiinta
@mohamedhussien3757
@mohamedhussien3757 8 ай бұрын
Ayaanloow fadalan prof mararkale soowareyso wlh waa taariikh cajiib ah
@mahadabdi3195
@mahadabdi3195 8 ай бұрын
Toog
@saladomuhdin947
@saladomuhdin947 4 ай бұрын
Asc
@hassanimran4942
@hassanimran4942 8 ай бұрын
Booga bangiga dhexe iyo dhaqaalaha xageen ka heli karaa?
@safiyahussain6381
@safiyahussain6381 8 ай бұрын
Ee waa bentas itiqilaho itiqilaah ilhy ka cansp wayel aathy ala maxad dhigi dadaa qabtaa walee waxaa kuu ron inad isu badntp wayelatahye
@Jibriil571
@Jibriil571 7 ай бұрын
Hargiesa joogaye sxb ?
@silverloola726
@silverloola726 8 ай бұрын
Ninkaan waa big talker
@anasaxmed8535
@anasaxmed8535 8 ай бұрын
book xageen ka hali karaa
@arwaahisse3683
@arwaahisse3683 8 ай бұрын
Waaya arag waxbadan og
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 8 ай бұрын
Ayaanlow ka hadal dagaalka 4 bilaha
@Waa-ani
@Waa-ani 8 ай бұрын
In other words odeyga he is trying to paint Mooryaantii good!
@axiddig5486
@axiddig5486 8 ай бұрын
Proffserku wuu mahadsanYahay Arinkii waa muhiim in inta aan xaqiiqdisa ogaayni ogaato waa tariikh muhiim ah .Ayanle thanks waqtiga aad gelisay inaad bulshaadda, soomaliyed aad usoo bandhiigto. Again waxan jecelanlaha inaad siwado warsigan .qaybahiisa danbe.
@silverloola726
@silverloola726 8 ай бұрын
Meeqa Somaaliya uu gacantiisa ku diley.
@omardahir3269
@omardahir3269 8 ай бұрын
Waxaa ku mahadsan tahay walaal Ayaanle Sida wanaagsan oo aad ugu soo bandhigtey Taariad Waa muhiim in Ader Mohamud Abdi Elima wareesatid waa Arin Wanaagsan Ummadda Somalia
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 8 ай бұрын
America 🇺🇸 dalka halaga saaro
@abdihashidaljir398
@abdihashidaljir398 8 ай бұрын
Ayaanloow Book-taan xagee ka heli karnaa
@husseinaden7560
@husseinaden7560 3 ай бұрын
Waa 1992 markuu wasiirka faransiiska ah ee kushineer la yiraahdo imaanaayey
@calibashiirwarsame3335
@calibashiirwarsame3335 8 ай бұрын
Kow baan ka noqday
@iidocumar5081ggg
@iidocumar5081ggg 3 ай бұрын
Buugaa uu qoray waa xaqiiq
@GololMudug
@GololMudug 8 ай бұрын
Dr Timokaljeex taariikh waahaya,
@murtireeb6806
@murtireeb6806 4 ай бұрын
Ayaanle aad ayaad u mahadsan tahay balse waxaan kaa codsanayaa inaad nala wadaagto qoraaga meel aan kala xariiro si aan ula wadaagno sawirada saraakiil uu sheegay inuu waayey sawiradooda
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 8 ай бұрын
Pakistant Cabdiqeydiid ba layeey asoogo amar ka wato cisman caato uu oo galadi shirikadi Conaco Phillips horey qandars ku laha shirikan mareeykan laga lehay.
@adanahmed6271
@adanahmed6271 8 ай бұрын
Gacan ku shingle weeeye Maxaa ka waday xamar in in dad biligesto Hayhada gargaarka ayey baad ka qaadan jireen Siyaad bare dadka Waa fiicnaayeen
@cirjiidh77
@cirjiidh77 8 ай бұрын
1- Caydiid Ragg somali ah oo ay is hayeen waxay isku hayeena og waa dagaaleen waana ka adkaday ama xukun ama qabiil. 2- Gaalo badana waa dagaaleen waana ka adkaaday 3- wixii intaas kasoo hara waa calaacal qof ciil qaba. Allaha u naxariisto
@ggtl304
@ggtl304 8 ай бұрын
Guuul mxaad u taqaan 😂cid hadey cuqdadeysanthy na adigaa laga daremayaa o xanaqsan 😂
@gandaaw
@gandaaw 8 ай бұрын
Ceydiid anigu waxaan ku aqaan inuu ahaa nin aanan garaneyn waxa uu udirarayo dad badana laayey si xaq daro ah, uma aqaan geesi waxan u aqaan nin waalan oon caqli badan laheyn
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 8 ай бұрын
Beenaale caydid og darod ayey ahayene darod gormuu ka Akaday beenaalow waatii Somali iyo darod ahayd, darodku kismayo ayey jogen, markii ay caydid iyo huwantisa soo weraren darodki kismayo jogy 2jeer waati la soo eryaday huwantii is wadaty ilaa Afgoye la keenay tarikh qoran weeyan taasina,mrku siyad bare tagay darod qar aya la jiray caydid og iyo mjka oo 2 u jabay qar racay siyad bare qarna la jiray caydid,marki hore ciidnka caydid oo isku soo rogy darodki aan hubka haysan ee xamar joogy watay cidanki caydid dhaceen xoolihi umada iyo tii dowlada dil,ha kugu taagnato.
@naagweyn5078
@naagweyn5078 8 ай бұрын
​@@gandaawmagacaaga madax adegaga laga fahma caydid magaartide mataga iska duw
@gandaaw
@gandaaw 8 ай бұрын
@@naagweyn5078 Dhibaatadii uu dadka iyo dalkaba baday yaa illaa imika somali heysata oo laga kabsan la’yahay hooyooyin badan buu gablan kadhigay gaajo iyo baahi buu dhulkeenii baday,, addunkana somali kareeb. Koley allaha unaxariisto baan leeyahay
@abdalladhursuge2291
@abdalladhursuge2291 8 ай бұрын
Hanoolaato qayb-diidna soo qabo.
@Zakiika
@Zakiika 8 ай бұрын
waxa ogeed oo marag uwaysana noo so qor Elmi khayr alaha ku siiye si aan u ogaano waxa dhacay
@bokaahmed5887
@bokaahmed5887 8 ай бұрын
Ninkaan waan aqaana runtii
@omaradam3376
@omaradam3376 8 ай бұрын
Somaliya waa laheestaa Gaalo aa nagu soo duushey
@Mohamed16830
@Mohamed16830 8 ай бұрын
Beenta weeye ee somali ayaa is ogolayn oo dowlad rabin beenta 35 sanoa sheegayo la leeyahay gaalo ayaa inagu soo duushay waa waxa aynu dowlad uu dhisan laanahay ee runta aynu isku sheegno daacad ma nihin ilaa runta la ogaado dowlad noqon mayno.
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 8 ай бұрын
Qoraagani hadalkiisa waa lagu kalsoonaankaraa sida muuqato runbuu ka hadlay iyo taariikh sax ah ee isku daya inaad buugaas akhrisaan soomaaliyey
@Badgalismail95
@Badgalismail95 8 ай бұрын
Dhibta jirta iyo muusiibadda shacabka ku habstay maahan waxyar, USC aqoonsi caalami oo wax loogu aamni karo ma"ayhaysan waxaa laga aamin sanaa mooryaan dhacda Cawiimadda masaakinta,
@bushmechanic5991
@bushmechanic5991 6 ай бұрын
.
@nuursaid3444
@nuursaid3444 8 ай бұрын
Waa taarrikh aan fogayn dadkii goobjoiga u ahaana ay joogaan ma aha in aad been ka sheegtid mida kalle waxa aad tiri sababta genaral caydiid loo coladinayay ma garanayo sectry generalka UN dawladii france iyo maraykankaba! Mida kalke dadkii baydhabo joogay wa in ay wax ka qoraan xaqiiqadii meeshaas ka dhacday
@Jibriil571
@Jibriil571 7 ай бұрын
Buugtan xalkeen ka helaa niyow ?
@faadumosaalim9668
@faadumosaalim9668 5 ай бұрын
Adeer khayr alaha ku siiyo lakiin wax labar i aad ku darto dadkii dadka ka horeyey waxa lagu layey
@osmanyusuf8236
@osmanyusuf8236 3 ай бұрын
Waxaan ku arkay Switzerland meel aan kashaqaynayay nin Giriig ah wuxuu I waydiiyay xagee katimid waxaan dhahay Somalia wuu ooyay maxaa dhacay baannwaydiiyay wuxu isheegay inuu kamid ahaa ciidamadii muqdisho lageeyay wuxu isheegay in saraakiishii USA ay cidamada ku amrayeen in dadka ay toogtaan nin naag waxay arkaan, 83 qof ayaan gacan tacan tayda ku dilay buu isheegay
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 3 ай бұрын
Waba ka taqalusilaha wacalka
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 8 ай бұрын
Misleading Iyo figrad uu jeebka kalaso baxay buu dadka laso horfaristay" meesha crime kadhacay American waa kusaxned inay somalia timada oo ummada Somaliyed badbaadisa mooryaan isbaaro dhigtayna madax katoogtan.
@abdirisaaqbootaan
@abdirisaaqbootaan 8 ай бұрын
Qoladii Morgan qarabada eheden miya tahay adigu
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 8 ай бұрын
Haaa
@hugdheh
@hugdheh 8 ай бұрын
bkaarti ninki asago xadayo laga haayo video oo dhahayo bakaarti eelaayda ayaan dhacnay hhh ma og thy hh @@FarhanAbdi-eq2it
@Generalka-px4tm
@Generalka-px4tm 8 ай бұрын
Mooryaanta sii qaxaye qaxootiga usii socday wax walba sii dhacay aduunka hada cuqubo ku heysataaa
@safamarwa3597
@safamarwa3597 8 ай бұрын
Siyaad bare dabadii dalkeena waxa qabsaday dugaag dad u eg oo aan dhergayn
@legenddrift6395
@legenddrift6395 8 ай бұрын
Baadicade miyaaa ninkaan
@safamarwa3597
@safamarwa3597 8 ай бұрын
Buugaagtan wuxuu u qoray si uu dhaqaalo uga sameeyo
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 8 ай бұрын
Waa runta
@niyaaladem
@niyaaladem 8 ай бұрын
Waa taariikh raad reeb leh. Gumeysi jecel baad tihiin UFF.
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 8 ай бұрын
Dhimashada gobalda bay iyo bakool waxaa qeyb ka ahaa dhalinyaro xamarlooga soo dhiibey rashiin la yiri geeya bay iyo bakool ku leexsaday bakaaraha kuwii way baabaeen tana dharbaxo labaad
@user-sc3oj2ld9y
@user-sc3oj2ld9y 8 ай бұрын
jow kow now wuxu sheegaayo walahi wa beeen 98% lakin ayanleh wa nin ibiir ah wuxi lo sheego run bu mooda ilen wa big jaahil sow maha jow kow now hadana bow
@mahamedismaaliil6746
@mahamedismaaliil6746 7 ай бұрын
Booka xagee laga helaa
@daahirmohamed7139
@daahirmohamed7139 Ай бұрын
Waa RUNTIIS DAGALKAAS SIDUU U SHEEGAY WAAYO GOOB.JOOG AYAAN KA AHAA 3 OKT 1993 MUQ
@Jibriil571
@Jibriil571 7 ай бұрын
Niyow buugtan noo sheeg xallkaan ka heli karno, kan ayaanle miyaanu comments akhriyinba ?
@FaarahMahaned-lz1nf
@FaarahMahaned-lz1nf 7 ай бұрын
Xagee laga helayaa buugaan
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #2/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:45
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 95 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 89 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
WARIYE DIRQI KU BADBAADAY 1990/1991- ! SH CABDIRISAQ SUGULLE
1:06:06
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41