Abuu Ayaan - Wareysi 3/3 - Waxaan gacanta u galay Al Qacida aniga oo

  Рет қаралды 103,956

HANOOLAATO

HANOOLAATO

11 ай бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Hanoolaato Media Network is an independent media organization that focuses on publishing news that matters. We report on issues concerning human rights, governance, and social justice in Somalia and the Horn of Africa. Our mission is to support communities in accessing and realizing their basic human rights. We strive for a world where everyone, regardless of gender, has equal access to opportunities and resources. As an authentic Somali media organization, we empower communities through social mobilization, training, advocacy, and media production. Our goal is to create a platform for local stories, discussions, and the exchange of information and ideas. We promote transparency, accountability, and democracy, addressing topics often overlooked by mainstream media, such as governance, human rights, corruption, and accountability.
Editorial Guidelines for Hanoolaato Media Network:
Accuracy and Verification: We prioritize factual accuracy in our reporting. All information should be thoroughly verified from reliable sources before publication.
Objectivity and Impartiality: Our reporting should be fair, unbiased, and free from personal or political influence. We present diverse perspectives to provide a comprehensive understanding of the issues.
Community-Centric Approach: We focus on stories that directly impact and matter to our community. Our coverage should reflect the concerns and experiences of the local population.
Human Rights and Social Justice: We give special attention to issues related to human rights, governance, and social justice. Our reporting should shed light on injustices and advocate for positive change.
Transparency and Accountability: We strive for transparency in our operations and hold ourselves accountable for the accuracy and ethical standards of our reporting. Corrections, if necessary, should be promptly addressed.
Empowering Voices: We provide a platform for community members to share their stories, opinions, and concerns. We encourage open dialogue and constructive discussions on critical issues.
Promotion of Democracy: We support democratic values and principles. Our reporting should encourage transparency, accountability, and participation in governance processes.
Sensitivity and Respect: We maintain sensitivity to cultural, religious, and gender issues, ensuring our reporting is respectful and avoids harmful stereotypes or discrimination.
Editorial Independence: Our editorial decisions should be free from external influence, enabling us to report truthfully and responsibly on issues affecting our community.
Continuous Learning and Improvement: We encourage ongoing training and development for our staff to enhance journalistic skills, ethical standards, and knowledge of emerging media trends.
These operational editorial guidelines serve as a framework for Hanoolaato Media Network, ensuring our reporting upholds integrity, fairness, and the pursuit of a just and informed society.

Пікірлер: 298
@ayaninadee176
@ayaninadee176 11 ай бұрын
Wow waa wareysi aad u wanaagsan. Maanshalah waxbada asn ka faaiidneyn. Laakiin hak suaale aa ayaalow kaa rabaa in aad ii weydiiso Abuu Ayaan. Sidee qof nool miino loogu xiraa oo is qarxi loo dhahaa ileyn naftu waa macaan. Please soo celi abuu Ayaan aan suaalo weydiine ama sii wareyso. Weli waxbaan ka faa iidi karnaa. Waad mahadsan tihiin Waxaan fiirsadey kuli waana kusoo ceshanaayaa. Well done 👏
@alisheikhey6628
@alisheikhey6628 11 ай бұрын
Mashallah haduu ilaahay kaa soo badbaadiyay Abu Ayan ciyaarta dance 💃 inaat bartid ayaa lagaa rabay Alshabaab qaraxa way jooji lahaayeen
@MohamedAhmed22
@MohamedAhmed22 11 ай бұрын
KZfaq ama TV somaliyeed oo soo bandhiga ama soo bandhigi kara inta Hanolaato uu soo bandhigo ma jiro. Shaqa wacan Ayaanle!
@Shacab24
@Shacab24 11 ай бұрын
Walal ayaanle Hussein ❤ wallhi aad ayaan kugu mahadcelina Barnaamij muhiim ah ayaa noo soo gudbiday
@gobta1
@gobta1 11 ай бұрын
❤❤❤❤hanoolaato team wlhi shaqa wacan ayaad u haysa umada soomaliyeed hore u soco wll
@arman__aj3751
@arman__aj3751 11 ай бұрын
Wey cuni doonaan kan alle haka badbadiyee 😢
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 11 ай бұрын
Kani weli waa ka mid,
@abdirahmanabdullahi3077
@abdirahmanabdullahi3077 11 ай бұрын
Wllhi ninka qayba B/xaawo oo uu sheegay waa sax aniga ayaa joogay maalintaasi aniga oo aad u yar oo dugsi quraan dhigto. Galabtaasi lasoo dhaweynayay ragaasi waxaa naloo qeybiyay calamo ay ku qorneyd Towxiidka.
@moussamomed3890
@moussamomed3890 11 ай бұрын
Thank's bro
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 11 ай бұрын
Allh ha ku xifdiyo ❤
@caliguuleed1651
@caliguuleed1651 11 ай бұрын
Ayaanle mahadsanid adiyo abuu ayaan
@Utuber387
@Utuber387 11 ай бұрын
Ilaahow sharta qawarajka ka badbaadi dadkeena. Ilaahayow nagu garabgal sidii dalkeena uga tirtiri lahayn. Amin
@Mrstealyourgirl604
@Mrstealyourgirl604 11 ай бұрын
Thank goodness you made it out
@seanharyanvi459
@seanharyanvi459 11 ай бұрын
Waa interview high class ah
@abdirahimaliadow234
@abdirahimaliadow234 11 ай бұрын
Ayaanle Xuseen Cabdi waa wariye Soomaali dhalad ah, Xalaal ibnul xalaal noolow from Baidoa
@qalanjogeenyeed6408
@qalanjogeenyeed6408 11 ай бұрын
Masha Allah intervju aad u fiican waaye ka faaideysi badan na leh. Siiba dad ks wadankii ku nool waxbadan oo information iyo aqoon aheey ka faaidi karaan.
@fnw8688
@fnw8688 11 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 10 ай бұрын
Ilaahay amarkiis wadani xagjir ah baan ahay qof mar uun shabaab soo noqday ma aamino ilaahow muu 10 mar xajiyo oo biya samsam ku qubaysto.
@maxamedjaamac88
@maxamedjaamac88 11 ай бұрын
Thanks sxb
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 11 ай бұрын
Maansha allaah ilaaheey haku xamdiyo kasoo saaray khawaarijta
@ak-kasim
@ak-kasim 11 ай бұрын
Ninkaan Hadalkiisa waa pointless badanaa lkn Mar haddii uuba khaladkiisii dib u saxaayo waa fiican yahay
@Abdullahinawawi
@Abdullahinawawi 11 ай бұрын
Waraysigii Prof mansuur kaama hayno Ayaanlow
@bilalmarijuana1959
@bilalmarijuana1959 11 ай бұрын
Waa sheeko wanaagsan 👍👏💯✌️💪
@mussaali5239
@mussaali5239 11 ай бұрын
Very good interview 👏, Mr Ayaanle. Unlike others, you let the interviewed talk without much interruption. Mahadsanid!
@safiyaosman7966
@safiyaosman7966 8 ай бұрын
Alaaha ku soo hanuuniyo Aamin
@farxaanaadan4237
@farxaanaadan4237 11 ай бұрын
Saxiibka hore bashiir xasan bashiir dag dag illa soo xariir.
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 11 ай бұрын
❤❤Halyeey ilaahy Soo hanuuniyey💚👑🙏
@user-to7qk1hx7l
@user-to7qk1hx7l 11 ай бұрын
مقابله شيقة جدااا
@MumtaasOmar-pc7ch
@MumtaasOmar-pc7ch 11 ай бұрын
Barawe ayaa joogay wagay Alshabaab cusbaayeen oo la xiiseyn jirtay 2009 lkn aniga waligeyba ma jeclaan mana xiiseyn jirin filimadoda dumarka qiroda dahabka fura wan la yaabi jirtay Malin ba Anoo labo faraanti o waaweyn xiran ba muxadarado tagay mama weyn garbasaar dahab Ku wada ii Timi kuso darso jihadka ayey igu tiri ano hadlin ba gacanti xijaabka hoostisa gashtay
@abkisse8438
@abkisse8438 11 ай бұрын
😂😂😂 Libaxad Iga dheh
@maanmohamed
@maanmohamed 11 ай бұрын
Unique interview bwn Ayanle and Abu ayaan its two fantastic names. treasure channel.
@user-cj8iq7nn4e
@user-cj8iq7nn4e 8 ай бұрын
This man is the man the recruiter
@Shacab24
@Shacab24 11 ай бұрын
Wow qaybtan waa sugaayay
@Maaneey44li
@Maaneey44li 11 ай бұрын
20:56 hadii aad qosli weeyso wllhi hospital tag 😂😂😂😂😂😂😂😂 kan caadi maaha wllhi 😂😂😂😂😂
@shirelove1928
@shirelove1928 9 ай бұрын
Wa fudud yahay nin kan balse information ayu haya
@suleimanabdi2742
@suleimanabdi2742 11 ай бұрын
Mashallah good fact
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 11 ай бұрын
Ninkan way dili doonaan Ilaahay haka bad baadiyo
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 11 ай бұрын
Say u dilayaan, shaqo muhiim ah ayuu u hayaaye. Nimanka xiro ciidan oo la ilaalinaayo galay maxaa ka ilaalinaayo in ladilo fakir walaashay 💥
@akyow
@akyow 10 ай бұрын
Amiin
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 11 ай бұрын
Ilaala adag samayso abuu ayaanow sirihii shabaab banaankaad keentaye
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 11 ай бұрын
Waxaase nasiib darra ah in ninkan iyo kuwa kale oo ay ka mid yihiin roobow,xassan daahir iyo axmed madoobe in ay wali dadka ku dhex jiraan loona haysto dad caadi ah ee aan loo aqoonsan in ay yihiin dad mujrimiina ee maafiyaah oo aan shaqo ku la hayn diin u kaadiye bin aadamnimo.
@hawamohmoud3396
@hawamohmoud3396 10 ай бұрын
masha 3 abu ayaan iyo werie ayaale
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 11 ай бұрын
Rasminews si fiican ayaan ugu xidhnaa xog badan oo muhiim ah ayay soo gudbin jirin
@bongasasa3895
@bongasasa3895 11 ай бұрын
Somali wilashooda Garmaqaate, Taloxume, Beerwaal, qarofoow, Boodaaye, iyo Fiqi ubixiyo aan naqaaanay then in the 90s we lost it all and started calling our sons Abuu! 25yrs ago nin Somali hadii aad aabuu kutirahdid tooreey ayuu kuladhacayay! Magacyadaas reer bajiyo ayaa laguyaqaanay!
@wardiliverpool8525
@wardiliverpool8525 11 ай бұрын
Thanks ayaanle umada somaliyeed wax badan ayaad tartay si wanaagsan ayaan ula soconaa
@mohaabdi8515
@mohaabdi8515 11 ай бұрын
waresigaan wuxuu yimid waqtigiisa xili ladabar jaraajo khawarijta wuxuuna shaki kala galinayaa khawaarita taas oo laga yaabo inay sahasho dagaalka lagula jiro khawaarijta mahadsanidiin ayaale iyo abuu ayaan .>>
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 11 ай бұрын
Ayaa dabarjaraya waayahee? Soo kuwa guuleystay ee xataa Muqdisho askartii ku baabi'inaya. Iska fiiri warka kusoo gaadhaya. Ninkan cadaw buu uyahay mujaahidiinta, dee waana wax iska caadi ah oo Sheekh Shariifba waakii amiirul mu'minuun intuu ka dagay amiirul-kufri noqday.
@xogbaar
@xogbaar 11 ай бұрын
​@@abdullahalmuwaxid9643 Reer waqooyi waa adinka ciicda haya oo beenta hargaysa kasoo qoree maad ka samaysaan meeshiinna haddii aad qaraxa diin u taqaaniin
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 11 ай бұрын
WAA LAYAQAAN ABWAAN FARADAR WUXUUU AHAA ABWAAN GABLEYDA AH KANA SHAQEYN JIRAY KAWAAN
@suadohassan4262
@suadohassan4262 11 ай бұрын
Well done ayaanle,qaybtaada waad kasoo baxday,Taariikh iyo wacyi galinba.
@caanoos
@caanoos 11 ай бұрын
Asc Al-Shabaab dad badani ma jecla laakiin Abu Ayaan waa nin karmeed xoolo beeley
@yusufabdihagi7829
@yusufabdihagi7829 11 ай бұрын
19:41 XAQIIQDII WAA RUNTIIS😢
@muhsinadesh9604
@muhsinadesh9604 11 ай бұрын
Ninjiu ugu beenta badnaa we hanoolaato lagu wareysto
@abdirahmanliiban
@abdirahmanliiban 11 ай бұрын
Qaraxii shalay Waraysi ka soo qaad Askartii dhaawacantay 😢
@omarw5124
@omarw5124 11 ай бұрын
Kaas 5 sano kadib wye shalay unbu ahaa caadi iska dhig
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 11 ай бұрын
Kuwaa mahad salaad hala weydiiyo
@arman__aj3751
@arman__aj3751 11 ай бұрын
​@@amaalabdi7185hhh waa shabaab kle yaa la aaminaa hee 😂😂
@mayowchannel7137
@mayowchannel7137 11 ай бұрын
Duli allaha hakugu rido waaba kugu dhacayee
@fahmomohamed5998
@fahmomohamed5998 11 ай бұрын
Ayaale Xusen hanooladato guuleyso sida aad noogu soo gudbidey arinkaan abu Ayaan waxaan leeyahay markale soo daa barnaamishkale iyo waxaad ogyahay
@foxtrotmc.
@foxtrotmc. 11 ай бұрын
😂😂😂 Sheeko xariirta inoo wadda hanoolaatee 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@manazahra9072
@manazahra9072 11 ай бұрын
asc akhii wa sheko xanuun badan oo khalbiyada tabaneyso
@somalipatriot7160
@somalipatriot7160 11 ай бұрын
Wll xog maka heesa nimankas dadki laayay oo laguso qabto maka hada heesid maka qebqadane xorenta dalka
@mahaddoni7684
@mahaddoni7684 11 ай бұрын
Walaahiben maha anaa kujiray dadkii iqoradha hay
@moussamomed3890
@moussamomed3890 11 ай бұрын
Merci c la vérité rien que la vérité
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 11 ай бұрын
Waxaas anaa fasiraayo, inkastoo durdur iyo dabaal galo ileyn doofaar waligii ma daahiro. Sax sax ma'ahoo
@majid2968
@majid2968 11 ай бұрын
​@@abdulkaadiraabi1986kkkkkkkk hhhhhhhhhh wa arin la yaableh dadkii xikmadii baa ka dhamaatay ayaanle dadka qof fiican oo laga faaidaysto ma uwayday waamaxay sheeka rkhiiskaan
@munaabukar2688
@munaabukar2688 11 ай бұрын
Edo inad shabaab tahay waxa cadeenayo sidaad hadalkiisa ugu gubaneyso
@qaranbileproduction147
@qaranbileproduction147 11 ай бұрын
Asc Ayaanle sxbow sidee ninkaan iskugu aamintay? Mise waardiyaa kula joogay? Wallaahi ninkaa cabsi cabsi waaye.
@Am3n26
@Am3n26 11 ай бұрын
Wa sweden bn filaya wll
@Roda511
@Roda511 11 ай бұрын
We need more ninkan wax badan baa ku duugan
@suldanyare163
@suldanyare163 11 ай бұрын
WARKIISA DHAN SAX U QADAN LAHAA HADUSAN DHAHEN NAAG UUR LEH AYEY KU GARAACEEN MASAAJIDKA AAD WAA BEENTIISA WLH WAAYO CEELASHA BIYAHA JOOGI JIRAY KALIYA SUUQA WAXAA LOOGU TAGI JIRAY DUMARKA XILIGA SALAADA MARKEE TAHAY MARKA XARIIFKAAN BEEN BADANA KUJIRTO HADALKIISA DABCAN SOOOY SOOOY SOOOY
@user-ou9dw5sj5u
@user-ou9dw5sj5u 11 ай бұрын
Ninkaan jaajuus Al-shabaab lagu soo dhax darsaday ayuu markii lagu fahmaynee wuu soo cararay hadaladiisa ayee ka muuqataa inuu jaajuus ahaa
@adancabaas8584
@adancabaas8584 11 ай бұрын
Markasto waala itashkiiliyay ayaanke ninkan haduusan caadi ahayn adna bal tashkiili in uu isbadalo
@fahiimacabdisalaam
@fahiimacabdisalaam 6 күн бұрын
Xuseen cali fiidow waa aqaan walashiis iyo naagtiisaan aqoon jirey intaan alshabab jirin
@goljanogsm
@goljanogsm 11 ай бұрын
Markuu projector ka dadka filmka ugu dhigaayay miyaanay dambi ahayn
@nassermuse9694
@nassermuse9694 3 ай бұрын
Ayaanle ascwwb Ramadan kariim. Q4aaad, please.
@axamadaclay9924
@axamadaclay9924 11 ай бұрын
Abu ayaan wuxuu adeegsaday ilbaxnimadiisa maana boolyo bilaajo boondheere meeshuu halis ka dareemaba nadaam uu uga baxsado ayuu sameynaayey reer magaal waqti fiicana waa ku soo aaday halaga faa iideysto sir badan waa soo arkey abu ayaan sxb ku jcl
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 11 ай бұрын
Ninkan wax Badan ayuu Hada muqdisho ka fuliyaa 😢
@mohamedhussein-pl2sn
@mohamedhussein-pl2sn 11 ай бұрын
The bes interview ever macluumad badan ayaa kahelay runtii
@MohamedAhmed-do2fl
@MohamedAhmed-do2fl 10 ай бұрын
Abuu ayaan illaa hada uu Argagixisada xiriir la leeyahay Ninkaan waa in dowlada Sweden iyo Soomaliya xiraan wasakha.
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 10 ай бұрын
Soo taad dadka film 📼 ushideesey Ilaahay utoobad keen
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 11 ай бұрын
Hadda wuxuu rabaa in la aamino loona garto nin shabaabnimada ka soo laabtay saasna uu ku heli damiciisa. Anagoo og in uu wali amin sanyahay figrigii wahaabiyada ee tagfiirigaa laakiin taa waxaa ka daran hadda ka joogo ninkani wax walba ka suurtoobaan . Marka ha leys ja jiro abu ayaan.
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 11 ай бұрын
Istaqfurulah wlhi waa yaab muxu yiri waa is oohinayaan 😂😂😂😂
@shiikhshucaybyuusuf5513
@shiikhshucaybyuusuf5513 11 ай бұрын
Waa waraysi cajiib ah nimankan dhaqankooda in dadka la fahamsiiyaa waa loo baahnaa
@abdurahmanherzi3083
@abdurahmanherzi3083 9 ай бұрын
Esta es la raíz del problema. si te guían hacia algo bueno. Encontrarás bondad y paz. Ahora te lo mereces. Eres testigo de sí mismo. Tus pies están en llamas. El mundo es como una habitación.
@user-wd1cx3jp8q
@user-wd1cx3jp8q 11 ай бұрын
Hada maxaad damacsantahey ?
@HassanBasri725
@HassanBasri725 11 ай бұрын
Ninkan waxa uu kamid ahaa Ashabaabtii xasuuqday dadka Soomaliyeed! Waa in ninkan lala xisaabtamaa.
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 9 ай бұрын
Takfiir ameyyihin daacishku ayaga dadka kale U yaqaana gaalo wexeyna dhihijiren nagahooda hadan xoogyelano gaalada waan leyneyna gaalo mahan somalida
@hawwaarafath5396
@hawwaarafath5396 11 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@walalkamilini8386
@walalkamilini8386 11 ай бұрын
Ayanlow ninkan sualo badan aya kudhina 1 sidee dadka logadhadhiciya in ay isqarxiyan 2 dadkan kaimanaya bananka e ajanibta mxay kafaidan in ay kubiran shabab madama udhahay ayaga ayabo tajirin ah 3 wxu dhahy masahlano in labaxo shabab asaga side ogabaxay
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 11 ай бұрын
😂😂😂😂 ninkaan Waxaan filaa in rer galbedka inta aay fara xumeyeen muqaalna kaduubeen somaalia uso direen si uu jaajua maxkamadahii islaamka kadibna uu shabaab sii jaajusa iskuna diro waayo asaa qirtay jaasus nimadiisa shabaabna waa xarfaani waay garteen kadibna waa uu so carari lkn xalqadahaan 3daba waay fashilanyahiin waayo waxaa uu sheegayo inayaan macquul ahyn caruurta xita waaa ogyahiin mida kale ninkan dhaqin xumaa uf uf uf Waxaad shegeyso waan ku lablaboodi ayaanle nacas noocan ah mardambe hana horkeenin fadlan
@user-ou9dw5sj5u
@user-ou9dw5sj5u 11 ай бұрын
Waa xaqiiq ninkaan jaajuus ayuu ahaa wuuna fashilmay
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 11 ай бұрын
Somali Alla umaqan dad jaahilina ayey diin iyo siyaasadba udaba socdan
@user-xq2yb6uc3v
@user-xq2yb6uc3v 11 ай бұрын
Qoladan arsenal Wa dulli umadana wey duleyeen Wa mafiyo caadiya
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 11 ай бұрын
Ninkaan waa la yaqaan dad badan uu Muqdisho iyo Baydhabo ku diley su’aalahaas hadda kahor la weydiyey wuu diidey inuu ka jawaabo, waa gacan ku dhiigle.
@user-rw1uc7kt9t
@user-rw1uc7kt9t 11 ай бұрын
jow kow now al xaba oo run ah ma jirto walahi waxan show abu ayaan lagu so saarayo e somaliyeey iska ilaaaliya labadan wa labo jaaaajuuusin u firsada wajiigiisa wad iyo hadalkiisa waad fahmi kartin jow kow now hadana bow
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 10 ай бұрын
Sheikh xasaan geesi maahan Haduu yahay geesi xaqa ayuu raadilahaa
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 11 ай бұрын
Abu ayan! Adigoo og in: 1. Naagaha dagaalamayaasha lakufsanayo. 2. In dagaalyahanada dhabarka laga tooganayo 3. Iyo intaasoo xumaankale ah lasameynayo Sxbow maxaa kalifay in adiga dadkula mida oo waxasoo dhan og hadana aad muda dheer waxaasi kasheqeeysaan?!. Waxa leydunku qanciyay noosheeg?!.
@husseinabdi9003
@husseinabdi9003 11 ай бұрын
Mahasanid ayaanle Hussein abdi
@nimcocumar9797
@nimcocumar9797 8 ай бұрын
Nuurto jirixow waa ku salamey
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 11 ай бұрын
Hadalkiisa oo dhan waa isdaba marsan yahay sababtoo ah ma rabo in uu runta sheego waayo waxuu diidayaa in la ogaado qofkuu yahay. Laakiin dadka aqoonta lehi hadalkiisa dhexdiisa ayeey ka fahmi karaan qofka hadlaya qofkuu yahay.
@Am3n26
@Am3n26 11 ай бұрын
Sualaha isaga khuseya, xaged jogtay? Maxad qabanaysay? wu ka bodaya markiba, Ayaanle wu ukhafifinaya mar walba
@Al-muslim1
@Al-muslim1 11 ай бұрын
Asi maa dabaal ah baxar is galinaayo
@maxamedaamiin3434
@maxamedaamiin3434 11 ай бұрын
Intaad maktabu dacwa jogtay videoda aad samaysay dhalanyarada aad Ku qaladey iyo cajaladaha xassaan ee Ka keentey Nairobi Kenya Kumananka dhalanyaro Lagu qaladey denbigooda maxaa laguugu xiisabin waayay xita hadii aad Ka so laabtay wadada qaldan aad Ka mid aheed denbiga aad gashey in laguu xisaabiyo Ayan qabaa
@Messi-Chanel-10
@Messi-Chanel-10 11 ай бұрын
Walhi ninkan waaa u codeeye aniga sababta ah dadka wuu dhageeesanaya asagoona hadalkisa ka dhex gelin
@abdulkaadiraabi1986
@abdulkaadiraabi1986 11 ай бұрын
Aabow aabow suu AYAANLE u dhagaysanaayo fiiri, jaa waa duranyahay. War abuu Ayaan hal'la xiro
@abdullahiwarsame3211
@abdullahiwarsame3211 11 ай бұрын
Sxb wareysi qoto dheer oo khawaarijta ku saabsan ayaa noo sheegatay waxyaala badana waa ka ogaanay oo ah iney umadda mulimiinta leyntooda qanddaraas ku soo qaateen . Rabbigii kaa soo badbaadiyey ku shugri towbana weyddiiso inuu kaa aqbalo ayaa dhici kartee .
@kingcfVlogs
@kingcfVlogs 11 ай бұрын
Somalia ilaah yaa umaqan iskumana dhaxno cadawgana dhooma dhaxo is so Bad Realy 😢😢
@shirelove1928
@shirelove1928 9 ай бұрын
We have to clean them us citizens every one of us should take responsibility for our freedom again
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 11 ай бұрын
Soobadi ayanle kuwan oo kle🙏✅
@gacalwalalaabo835
@gacalwalalaabo835 11 ай бұрын
Ninkan team kiisi dagaalkii fooriyii 2007 wan isfara saarna isgoyska towfiiq ilaa hotel kaah gar ahan gudaha hafada jungal waqti beenti lagugu shubay ad dib ugu aragto shalay inaan qaldaneed buu ilah chance ku siiyay qirasho qaladaadka ku sugneed alx dheh sxb
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 11 ай бұрын
Dagaal in itobiya ay la galeen baraobagan miyaa mise waxaa hada aad k shekeynesaan oo dadnimo iyo dal iyo diin ba ma heysataane qabyaalad iyo gaalimo dhabadhilif nimo i
@Cadar49
@Cadar49 11 ай бұрын
Lakiin ineey maafio yihiin isweeydiin maleh waa burcad diineed
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 10 ай бұрын
Dhaqaalo xumo iyo tacliin la’aan bay ka faaiideeysteen Al-shabaab
@momodidi7808
@momodidi7808 11 ай бұрын
Ma qoyanyahay ma qalalanyahay 😂
@AbdirahmanAbdiMohamed-oc5cw
@AbdirahmanAbdiMohamed-oc5cw 11 ай бұрын
Wa shaydaan caruur badan duufsaday.😊
@shirelove1928
@shirelove1928 9 ай бұрын
Lkn alle aya dambi dhaaf leh wuna qirte wayo ruxa bahan gob maha diniyan xita hadu iman lahen
@shiineahmed8441
@shiineahmed8441 11 ай бұрын
Qofka somaliga ah waa qof caadi ahen Sweden ayuu ugu soo tagay si uu u burburiyo
@badrimustafa10
@badrimustafa10 7 ай бұрын
Kkkkkk daqiiqada #20 marke maresa codka badalaya waan qoslau😂
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 11 ай бұрын
Nasiib darro dad badan oo soomali ah waxaa laga gaday in figriga wahaabigaa yahay diin saxa , markaas ayeey iska daba ordeen ayagoon u fiirsan meeshey u socdaan.
@ismailmohamedahmed6994
@ismailmohamedahmed6994 11 ай бұрын
Abuu ayaa. Waa xog ogaal Mudan in lookaashado howlgalka ciribtirkaa eekadhankaa khawarijta
@MH__1__MH
@MH__1__MH 11 ай бұрын
Wa run dhowr sano ka hor ana ninkaan ka dhageystey idaacadda VOA ,isagoo ka hadlaya argagixiso la dhaqan celinayo
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 78 МЛН
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 7 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Teke Tek Özel - 1 Şubat 2009
3:48:07
Habertürk
Рет қаралды 2,1 МЛН