Hargeisa ilaa wajaale vlog qurux badan @somaliland

  Рет қаралды 26,914

AK Vlogs

AK Vlogs

Жыл бұрын

AK VLOGS ENJOY YOUR TIME😍
Quruxda dhulkeena hooyo #wajaale
GMAIL: Ahmadsamatar2010@gmail.com
FACEBOOK page : ak vlogs
INTAGRAM: AHMETH_Nouha
Ak vlogs kadaawo
#SOMALILAND VLOGS AL
#HARGEISA VLOGS
#BURCO VLOGS
#BERBERA VLOGS
#CEERIGAABO VLOGS
#WADAAYINKA #HARGEISA
#HARGEISA #DHULKA #GURYAHA
#AK VLOGS #TOURISM #archives

Пікірлер: 98
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 11 ай бұрын
xogahadunida.com/ visit us❤❤
@shuudadaan
@shuudadaan 8 ай бұрын
😊
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Жыл бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲🤲 guuuuuuuuuul Somaliland 🇾🇪
@rodaismail8151
@rodaismail8151 Жыл бұрын
Look at Somaliland. You can't touch this. ❤❤❤
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Жыл бұрын
Maydh iyo xiis iyo daalo soo duuba sxbayaal waadna ku mahadsantihiin dedaalkiina
@rodaismail8151
@rodaismail8151 Жыл бұрын
Thank you for showing this besutiful land.❤❤. On my way from the US.😂😂
@publishcompnay4178
@publishcompnay4178 Жыл бұрын
Wajaale waa meel aad uqurux badan mashallah wallhi yurub baraf iyo fool xumaa taala
@abdirahmanmohamed1038
@abdirahmanmohamed1038 Жыл бұрын
masha allah Quruxbadanaa dalkayga Somaliland waad mahadsantihiin Ak vlogs caruuskana waxaan leeyahay barakooba . 🎉🎉
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 Жыл бұрын
Thanks Walalo
@ubahomer2468
@ubahomer2468 Жыл бұрын
Maasha Alla wajaale oo boodh weyn uun baan maray ee maan arag iyadoo sidaa u cagaaran inshaalla next time waxaan ku soo beegi wakhtiga barwaaqada very beautiful
@khaledkhaleda4724
@khaledkhaleda4724 Жыл бұрын
10:10 masha allah
@burcawi6247
@burcawi6247 Жыл бұрын
👍👍👍
@somalilanderboy9122
@somalilanderboy9122 Жыл бұрын
Somaliland way socotay Kala baydh sidaa ueeg😂😂❤❤❤
@muniiryare2320
@muniiryare2320 Жыл бұрын
Qurux weeye
@abdirisakhassan2783
@abdirisakhassan2783 Жыл бұрын
MASHA ALAH WAA DEEGAAAN BILIC FIICAN
@kadra825
@kadra825 Жыл бұрын
MASHA AALLAH QUURUX DALKAYGII HOOYO GUULL GUULL IYO GOBANIMO IYO WADAJIIR IINSHA AALLAH SOMALILAND GUULL GUULL GUULL SOMALILAND GUULL ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥳🥰❣💕👏👏👏🎉🎉🎉🎉🎉💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤
@aynittani6683
@aynittani6683 Жыл бұрын
Mansha allah walalahay qaali ziciid maxamuud iyo axmed nuux noolada walal
@CharkoAbdoul-eo4zx
@CharkoAbdoul-eo4zx Жыл бұрын
Machallah somaliland Canada ayay uu ekatay
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb Жыл бұрын
Mansha allah dhulkeena ugu qurux badan 💚🤍❤️
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Жыл бұрын
Msha guul Iyo gobinimo slnd Cisho dhawyd bn somarey wadassi oo jijiga Ka mid dhul aad bu uqurux badanaa wadsi waxy inta Ethiopia lagu xidho unba udhiman
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 Жыл бұрын
Maashaa allaha aad baad u mahadsan tahay wariye waddani ah baad tahay dhulkaaga ku faan inoo soo badi flog yadaan oo kale
@issaal-hashemi4581
@issaal-hashemi4581 Жыл бұрын
ما شاء الله مناظر حلوة ويا ليت يكون نسخة عربية ۔
@adenomar8784
@adenomar8784 Жыл бұрын
SXB WAQOYIGA HARGEISA NO SO DUB WALIBA CEEL SHEIKH XEEBTA WAGOYI EE MARODI JEEX
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 Жыл бұрын
Gala sheerta iyo laaygta maansha alaah amba waanyaabanaa oo waxaan islahaa 2dii oday ee saaxiibka ahaa miyay isku dheceen ruugcadaagii soo rogaalceli barwaaqada noosoo badiya alaha into siyaadiyee
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Masha Allah beautiful place ❤🌹
@halimaaden275
@halimaaden275 Жыл бұрын
Mash Allah, Allah protect Somaliland ❤❤❤
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын
Masha allah
@rodamuhumed7839
@rodamuhumed7839 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallah mahadsanidin wlashayadii mabruuk Caruuska ❤🎉
@4166Ama
@4166Ama Жыл бұрын
Masha Allah dhulka hooyo wacana
@umuakram5275
@umuakram5275 Жыл бұрын
Mesha allah war muuqaladiina Waxba lagama Qaban kro Cawa idinku so Biiray Hormar wcn ❤
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
Manshaalaah tabarakalaah wan iidin salamay lalin wadada iska iilaapi scb
@clraxmaanxasanfaarax5627
@clraxmaanxasanfaarax5627 Жыл бұрын
Thank yuo for showing amazing place ❤🎉
@minursa02
@minursa02 Жыл бұрын
MaanshaAllah, waa waxa laidhiin xaasdo. Hoormaar wacaan, nacasiinta waxaan jiriin lagu guuro, cadoowga yaay u adheegsan iney ujabiyaan Qaraankoowda.
@shamisjaama7749
@shamisjaama7749 Жыл бұрын
❤ mash Aalllaha❤️❤️❤️💐💐🥰🎓🌹🌹🌹🚀🚀🚀
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 Жыл бұрын
Masha allah waa muuqaal qurruxbadan ❤💯
@yacqub2579
@yacqub2579 Жыл бұрын
Somaliland allow dhawr allow somali iyaga isku maqane mid walba xagiisa wax ku sii oo ku horumari
@abdirahenmohamed1255
@abdirahenmohamed1255 Жыл бұрын
Masha Allah maxaa nimco Ilahey shubey
@abdikarimabdiibrahim3962
@abdikarimabdiibrahim3962 11 ай бұрын
meeshaas aad imika joogtaan ee u dhaxaysa gabiley iyo kalabaydh waxan dhawr jeer maray dhowaan bishii lixaad ee sanadkan 2023. dhismuhu wuxu u socday dhinaca gabiley. masha Allaah. .
@rodaismail8151
@rodaismail8151 Жыл бұрын
Ahmed, congrats to your wedding ❤
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 Жыл бұрын
Patriotic guys
@FuaadAli-mg7pp
@FuaadAli-mg7pp Жыл бұрын
Masha Allah somaliland
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari Жыл бұрын
Keep going guys
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 Жыл бұрын
Caruus mabruuk❤❤❤
@rodaismail8151
@rodaismail8151 Жыл бұрын
They need to slowdown. Put speed limits Subhanallah, May Allah protect you guys.
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Жыл бұрын
waxaan rabaa inaan tago somaliland ☝❤🏡🏠🏍 insha allah ☝😊
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Masha.allh alloow nabada iyo nimcadaba noo siyaadi
@muniiryare2320
@muniiryare2320 Жыл бұрын
Mashallah
@user-th8ty3kq3l
@user-th8ty3kq3l Жыл бұрын
Caruus hambalyo msha alh
@burcawi6247
@burcawi6247 Жыл бұрын
Sidani cadaalad maha rer somalilandnaw in magaladii burcona sidaa u eegaato tolooyinkii sacad musena sidaa u eegaadaan Unfair togdheer waa gobolkii kaalinta 1aad kaga jiray 18kii gobol ee somaliwayn dhanka dhaqaalaha iyo weliba geeska africa ba Maantana cunaqabataynbaa lasaaray bad iyo beriba Kakaca fadhiga ilma adeera yaal😢😢😢
@Halgame334
@Halgame334 Жыл бұрын
CAJIIIB DSL FHAQAAQAY WERIYE MUWADIN SIDUU XSSHIISHKA UGS GURSYO BULACADA
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Жыл бұрын
Mnsha Allah
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Жыл бұрын
Maashalah
@rodaaden9430
@rodaaden9430 Жыл бұрын
Mashallah ❤❤❤😂😂😂🌹🌹🌹
@user-qr6lv2pb1r
@user-qr6lv2pb1r 4 ай бұрын
ismaan lahayn dal sidaa u qurux badan baad leedahy walahi wajaale iyo boorama waxba uma oga Greeenland yurubta horumartay ku taalla
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
Caruuskan baryahan waan waynay😅
@yaxyeaden8846
@yaxyeaden8846 Жыл бұрын
bankii baligubadle ayaa hadhay dee Wll
@user-yz9go8yh5m
@user-yz9go8yh5m 6 ай бұрын
BOORAMAA II NOO TAG
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 Жыл бұрын
Salaxlay ka soo duub
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
mabruuk aroos buu ku maqanaa
@awiladen7814
@awiladen7814 3 ай бұрын
Mansha Allah🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 Жыл бұрын
Idinka qudhiinu suunka xidhana zhp waakaas laydhkii casaa idinku baxayee alle haydin amaansadee
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi Жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤❤❤
@xxultimatexx7057
@xxultimatexx7057 Жыл бұрын
Walalaya waxan idinka cudsanaya in layso qaabto willka siciod oon ka heelay danecadisa iyo daljacalka ku jira
@jibrilbuniabdle3010
@jibrilbuniabdle3010 Жыл бұрын
Dhagaxguure sooduub sxb
@sadoabdi2256
@sadoabdi2256 Жыл бұрын
Quruxda wajale aa suskachan canada cumar canada mahad badan
@khaledkhaleda4724
@khaledkhaleda4724 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
qadka way ku khasaran shacabka lacagtooda odhan by itoobiynka u geeyaan wana iny iska dayan banka dhir buu qof ku beeray baan isaleyay an arkayay
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 Жыл бұрын
MashaALLAH dhamaan dalkii Hooyo!!! Horumaar barwaaqo iyo barare!! Waxaase aan idhin oran lahaa ku dara barnamijyadaa dambe oromada faraha badan dalka jooga een aan la rafiin oo mustaqbalka dalka halis ku ah
@kadra825
@kadra825 Жыл бұрын
سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته الفردوس الأعلى جميع والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الحي منهم والأموات اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😢😢 اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 Жыл бұрын
I'm 70 years old and I drive every day for 109 km back and forth with speed of 120 km/hour since 2007 And I have no problem. The accident is the driveer
@sadoabdi2256
@sadoabdi2256 Жыл бұрын
Xasuuse yaraantaydii wajale kalabaydh hada 20 sano degan toronto mahadsanid
@abdimaxamed7193
@abdimaxamed7193 8 ай бұрын
Ma kalabeydh baa daganaan jirtey
@hodanengmixile4892
@hodanengmixile4892 10 ай бұрын
Masha.allah ❤❤💚💚
@shugrimuuse-vg1xf
@shugrimuuse-vg1xf 8 ай бұрын
Dinigowaleatag🎉
@kbpost6947
@kbpost6947 Жыл бұрын
next vlog boorama
@Legesse-rb2zk
@Legesse-rb2zk 3 ай бұрын
Hi bero
@barkhadhassan407
@barkhadhassan407 Жыл бұрын
Very good . Plz Dagax jure, Sacaadadiin, laasgeel noo soo duub
@kbpost6947
@kbpost6947 Жыл бұрын
good vlog
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Жыл бұрын
Waxan wax Ka waaweyn baa dhismaya markaynu shidaalka lasoo baxno.
@FardoJaan12
@FardoJaan12 5 ай бұрын
Somaliland waxaa iska leh habar awal berbera ilaa wajaale qurux badanaa huno, habarjeclo qori ayey u dhiibeen
@xxultimatexx7057
@xxultimatexx7057 Жыл бұрын
Sorry willkiba magacisi baan qaalda iga rali noqda willku waa siciid
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
sayax ma ah waa dharab oo roobkii baa sii qoyan bustaan dharabku maydhaay
@abdirahmanayanle4308
@abdirahmanayanle4308 Жыл бұрын
Xasuus Maxan loo ku raacay.
@Abdulkga
@Abdulkga Жыл бұрын
Maal gelin, aqoonta beeraha oo la adeegsado, iyo dad shaqo diyaar u ah oo dhulka beeranaya sadexdaasuba way inagu yaryihiin. Dawlad horumarka beeraha usoo jeedsata oo dadka ku dhiiri gelisa in cunto la beerto ma hayno. Madaxda Somaliland qof beer ku dhashey wuu ku yaryahay.
@football_hub1
@football_hub1 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂❤❤❤❤
@CabdiDaahir-tt1cr
@CabdiDaahir-tt1cr 10 ай бұрын
kkk geedka uu ubax leeyahay waa lagu istaadhmaa inta la kariyo oo la qalajiyo ayaa geedkaloo isaguun ka ag baxa lagu daraa kkkkkkkkkkkkkkk waa mukhaadaraadka kaloo dhanbuu ka garacsan yahay waliba nin yaqaan haduu far sameeyo qofka qaata sawirka dadkaa u foorarsada oo qosol iyo xaraabo ma daayo meesha uugu b
@salehadamhilaac5486
@salehadamhilaac5486 Жыл бұрын
only Somalia ayad kahileysa people park the vehicle roundabout😂
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
Somalia maxa naga galay somaliland waye ee Somalia bila lamiga ha nagu soo dhisin
@salamkala14
@salamkala14 Жыл бұрын
Somaliland weeye
@baabuli8762
@baabuli8762 Жыл бұрын
Inantu qalad may sheegin waxay tidhi somali ayaa laga helayaa meel roundabout ama goolada gaadhi lagu barking gareeyo wax siyaasad ah ama xumaan may odhan
@ailover5719
@ailover5719 Жыл бұрын
@@baabuli8762 Soomaali may dhihin Somalia ayay teri ee waxna indhaha ha iska terin kulaha siyasad waxna eeyga hada barti ha ila iman Somaliland oon ba jerta Meelaha Kale ee Gajada ha ee kinin
@mussali3427
@mussali3427 Жыл бұрын
dp world wadada ma dhisin, waxa dhistay sanduuqa hruumarinta Abudhabi, Abudhabai development fund,
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Жыл бұрын
Oodwayne tag
@kadra825
@kadra825 Жыл бұрын
GAWADHIDA WAA IINAY IISBIIDHKA YAREEYAN OO AAY TAXADIIR SAMEEYAN WAAYO MARKA ROOBABKU DA AYAAN GADHIIGU UUSIIBTA WAANA LAMIIGA WAA IIN LAYSKA JEEGAREEYA MARKU QOFKU SAFAAR DHEER GALAAYO SHAGAGA IYO GADHII GODHAN QOOFKII ALLAAH UUGU TALAGALAY UU DHIIMANAYA WAAKHTI GEEDA MADHAFAYSO كلي نفسي طايقت موت إنا لله وإنا إليه راجعون LAKIIN WAXA LOOBAHAN YAHAY DADAL IYO IIN UU SHILKABADAN YARADO WAXANA LAGU YARAYNAKARA INAY DHIIMAN XAWARAHA WALAHI AANIIGO HALKA KADAWANAYA AAYAN NAXA DADKII IYO GADHIIGII OO IIS DHEX SOCONAYA WAXAN IIDIINKA SALAMAYA AUSTRALIA SALAN SARE WALAHA QALIGA AAH THANK YOU SO MUCH GOOD JOB NICE MASHA AALLAH BROTHERS BEAUTIFUL 🎉❤🎉❤ DALKAYGII HOOYO 🎉❤🎉❤
@khadardayib7476
@khadardayib7476 Жыл бұрын
Waar ma qanbocadad noso doobtay od noga dhigtay falawar noh❤
@hindamohamed6395
@hindamohamed6395 Жыл бұрын
Masha allah
@mawlidhasan5088
@mawlidhasan5088 Жыл бұрын
Masha allah
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 5 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
XAKAARKA HAYSTA HG (4056)
2:09:53
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,5 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
safar burco  ilaa ceel afweyn  sanaag muqaal qurux badan.
23:24
Maxan kala kulmay Safarkeyga Hargeisa || My First time in Hargeisa
12:00
MADAXWEYNE TARTANKII LO'DA QABO (GUDDOOMIYE DAA'UUD AXMED FAARAX)
7:27
KIBBAAR-MEDIA PRODUCTION KMP
Рет қаралды 16 М.
GURIGA UGU QURUXDA BADAN XAAFADA MASALAHA HARGEISA
8:04
HARGEISA VLOGS
Рет қаралды 22 М.
Sh khalid Wajaale Masjid Al-Hudaa
12:03
Rashaad Dool
Рет қаралды 7 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 5 МЛН