No video

HARUN LEEWAAYE HEESTII DHUUWOOY 2020

  Рет қаралды 6,610,383

LEEWAAYE STUDIO

LEEWAAYE STUDIO

4 жыл бұрын

HEESTII: DHUUWOOY 2020
MIRIHII IYO LAXANKII ABU SHARIP
MUSIC BY AL CAZAL
CODKA: HARUN LEEWAAYE
VOCAL/VIDEO BY: LEEWAAYE STUDIO
CAMERA MAN/DIR: DUULI
Snapchat@leewaaye

Пікірлер: 5 400
@engdalmar6943
@engdalmar6943 3 жыл бұрын
Qofkii Nabi mxmed ila jecel ha igula saliyo scw like na saar Thnks
@zurajyare2247
@zurajyare2247 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw csw
@cabdirabiacabddulaahi2015
@cabdirabiacabddulaahi2015 3 жыл бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu caleeyhi wasalam salalaahu
@zhoaliying8271
@zhoaliying8271 3 жыл бұрын
Scw
@fatoumafadila03533
@fatoumafadila03533 Жыл бұрын
Scw scw ramadan karim
@saacidyare143
@saacidyare143 4 жыл бұрын
Wlhi waligey magaladayda baladweyne madhaafin hadane qofka Jabuti joga kan Xamar joogo kan jigjiga kan hargeyso jooga kan garrisa iyo kan baydhabo joogaba waxay kuhadlayaan xaraf xaraf ayaan u fahmaa halka dadka qaar ey leyihin reer waqoyiga xamarka iyo reer baydhabodka mafahmeyno mafahano one love Somali oo idil ❤🇸🇴❤
@abdinasirabdulkadiribrahim7096
@abdinasirabdulkadiribrahim7096 4 жыл бұрын
Thnks Bro I Respect Rer Baladwayne ❤❤❤❤❤👏👏👏
@wayel6515
@wayel6515 4 жыл бұрын
Bro Nin Adag baa tahay Mogdisho aan kaa sii salamay Waliba iyadoo jawi roob ah🌧
@suleeqosiman2164
@suleeqosiman2164 4 жыл бұрын
Somalia somaliba leeh meelkaste ay jogan ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@saacidyare143
@saacidyare143 4 жыл бұрын
@@wayel6515 masha alla waan kaqaday bro ibashal
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 4 жыл бұрын
Kula mid ahaay bro magaladyda ceeri wleigay ma dhafin hdana qof kastp oo afsonali ku haysta wan fahama1
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
Heestan Qays Qayser ayan Ka so Maqlay aad ayay U macaantahay inkastoon Ereyada Qaar fahmi waayay.. From Borama Gobolkii Aqoonta iyo ilbaxnimada🖤
@nuurdinmxamad910
@nuurdinmxamad910 2 жыл бұрын
Sidoo kle wllkey , Form Galkacyo 💙
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 2 жыл бұрын
Waxaa la yaab leh, horta isu magac ayaan nahay, magaalana waanka so wada jeednaa, sidoo kale ana heestan waxaan ka sii arkay qays Qaysar
@siciidcabdi7467
@siciidcabdi7467 2 жыл бұрын
Kulaa mid baan aahay zxp
@adamo1262
@adamo1262 2 жыл бұрын
Sidoo kale 😀😀😀😀😀😀
@iqramaxamed8668
@iqramaxamed8668 2 жыл бұрын
Inte fahmi weysay ana kujoge
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 6 ай бұрын
Heestan banaadiriga ah 2024 haddi aad dib usaaradisay legend baad tahay like saar❤😢
@FEDEVALVERDE14
@FEDEVALVERDE14 6 ай бұрын
kaa hayaa sxb🎉
@abdinasircashara5142
@abdinasircashara5142 6 ай бұрын
Wlhi wn LA oynayaa mana garanayo sababta
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Ree Xamarka Waa Jeclahay heesahooda Walahi Inkasta Oo Kalmado Aanan Garanayn Aan Ka Maqlo Hadana somali waa Somali uun Keep going brother ❤️from Hargeisa
@fatxiyar920
@fatxiyar920 4 жыл бұрын
Ayaka leba fahma lkin luqada rer hargeysa mafhmo
@akaafikc5047
@akaafikc5047 4 жыл бұрын
Mahadsanid pro reer Hargeysa heesaha qaar ma fahmo koley somali weyn ✋
@sacdiyoguhaadadan6783
@sacdiyoguhaadadan6783 4 жыл бұрын
Yejjdu4it
@yahyajama9451
@yahyajama9451 4 жыл бұрын
Wllo maansadu waa uun eraya af soomaliya oo fasiixa lkn laxanka baadan fahmayn oo waxiiba wala jiid jiidayaa 🙏🙏🙏
@amaalqueen8996
@amaalqueen8996 3 жыл бұрын
❤️❤️🥰🥰🥰🙏
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 жыл бұрын
Wowww ninkaan wan ladhacay codkiisa reer xamar mahan sidaas oo tahay codka salim saciid wuu keenay from atarisho baadiyo iyo nuuradiin ❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥
@ashwaq1270
@ashwaq1270 2 жыл бұрын
اكثر غنيه حبيتهاا رغم اني ما افهم بس مره حلووو تحياتي لي شعب صومالي اتمنا لكم الامن والامان ♥🇸🇴♥🇸🇦♥🇾🇪
@Haliizah
@Haliizah 2 жыл бұрын
🥰
@daweeyeofficial2086
@daweeyeofficial2086 2 жыл бұрын
Love ii saara Dadka Ilaaa Hada Heestan Ku Celceshta 🥰😇
@user-rc2rj6lh9x
@user-rc2rj6lh9x 4 жыл бұрын
مرا نااااايس 😍متابعين من اليمن 🇾🇪 الى الصومال 🇸🇴 صح اني م افهم الكلمات بس الحن لآمس قلبي 🥺♥️
@titicadey8811
@titicadey8811 4 жыл бұрын
يسلم يا قلب♥️❣نحبكم
@user-rc2rj6lh9x
@user-rc2rj6lh9x 4 жыл бұрын
Titi Cadey Thank you🙋🏻‍♀️
@mpilot5122
@mpilot5122 3 жыл бұрын
@@user-rc2rj6lh9x translate 🥺🇸🇴
@user-rc2rj6lh9x
@user-rc2rj6lh9x 3 жыл бұрын
@@mpilot5122 🤍🤍
@nadifoomar9161
@nadifoomar9161 3 жыл бұрын
Thank u 🙏 love ✨✨✨✨✨
@Sahalledr
@Sahalledr 4 жыл бұрын
Meeshaan rafaadaa ku imaaday wllhi Yaa ani camal ah. ☝😧😧
@hassankafi2907
@hassankafi2907 2 жыл бұрын
Dhulka makuquriyee🥺💔 Dhaxanta kula Nacaa🥶😢 Dhex makugu dhafi karee💔 Dhibka waa i dhibaa😭
@japouti_poi
@japouti_poi 9 ай бұрын
Dhuubooooooy dhareerkeede axsan hees wllhi 😢❤ Hada iga danbeyso like 👍❤
@makkadagan876
@makkadagan876 4 жыл бұрын
Aniga heesaha xamariga maka heli jirin lakin heesta way idhex qaday ila an kaso raadsho Woow Esh cala hees macan waye Jaceyl ah ♥️😘
@Amir-Muse
@Amir-Muse 2 жыл бұрын
Inta ani camal uso xiistey oo dawaneso 2021 ismujiya🥰🥰💋💋❤️😍💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘🌹🌹🔥🔥🔥🦋🙈
@HMontana10
@HMontana10 7 ай бұрын
Heestaan manta ayaan soo booqday 21/12/2023 Xaqiiqdii waxaa jirtay gabar aan isku fasal eheyn waliba aad baan isku fahansneyn wxa noola keenay form one aaxaab baa noqony gabdha siduu waqtiga usocday waxaan noqay formfour ilaa intaas xiriir muuna naga dhaxeyn markii aan galany exam ka last aan qalin jibineynay baan xirir na dhaxmary markaas 1/6/2016 kadib aniga markaas buufis aad u daran baa ihaay habeyn iyo malin walba waan kulmi jirny habenkii wxaa ka soo tagi jiray 12:00/1:00 oo habenimo 2bil ka dib beey brtay wiil isku xafado yihiin markaas beey ika racday oo eey jaclaty aniga waxaa leey dhahy sxp ankala qaleysano aniga kuma rabi kadib 29/11/2016 baan moqdishu imid 12/1/2017 baan aday turkey 🇹🇷 24/1/2017 ban Greek hda waxaan ku suganahy münich waxaan idin leeyahay jaceyl majiree dantiina qabsada dhalanyaro😢 waliba nolol smeysta🥺
@mankacade3825
@mankacade3825 7 ай бұрын
Legend naftaada wax u qabso keep going bro 💪
@ubaxcabdi7698
@ubaxcabdi7698 6 ай бұрын
Sory hudeifa broken heart wye wlh😢💔
@user-nv5wm4sf1y
@user-nv5wm4sf1y 6 ай бұрын
Never give up bro
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 2 жыл бұрын
Inta kasoo raadisay muuqaalka qeys qeysar xamartii duqda hhh
@Tornado5698
@Tornado5698 2 жыл бұрын
Same bro 😂😂
@Abdiraheamoscar
@Abdiraheamoscar 2 жыл бұрын
Durba goorme timi 😰😂😂
@aishamak9810
@aishamak9810 2 жыл бұрын
😂🖐️
@ruudicawaale1643
@ruudicawaale1643 2 жыл бұрын
Kula mid ahay hhh
@abdirashidhaji1628
@abdirashidhaji1628 2 жыл бұрын
Same here
@manowgacal6232
@manowgacal6232 3 жыл бұрын
From Bangladesh 🇧🇩 I love 💘 this song even I don't understand but I feel it love u Somalian people 💖❤
@maxamedaxmedn6380
@maxamedaxmedn6380 3 жыл бұрын
Gacal Shimoo Bangladesh noqday
@MohamedAhmed-yb6xb
@MohamedAhmed-yb6xb 3 жыл бұрын
@@maxamedaxmedn6380 😂😂🥶
@ahmedcasayr211
@ahmedcasayr211 3 жыл бұрын
This song s dope FAM🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@manowgacal6232
@manowgacal6232 3 жыл бұрын
@@maxamedaxmedn6380 hhhhhh Aapo foodada igada Aan dadka kawaabsaadehhhhhh
@hamida983
@hamida983 3 жыл бұрын
Aww Accha hai ❤️😘
@shiineshiine1105
@shiineshiine1105 4 жыл бұрын
Hestan hal qof oo wax kshegaya ma arkin inta ila qabta like dhac kuzii😍😂
@suldaanmoha8033
@suldaanmoha8033 2 жыл бұрын
heesaha banaadiriga waa heeso laxan iyo music macaan leh sidoo kale erayadu waa erayo naxariis leh banaadiri one love😍😍
@user-yk3sn2xi2v
@user-yk3sn2xi2v 10 ай бұрын
Heestan xasuus ayey igu thy gabar aan saxiibo anahy ayaa jacelid hada wey dhimatey ilaahey ha unaxariisto❤❤
@Kingdaacad2024
@Kingdaacad2024 3 ай бұрын
😢😢😢amen yaa rabbi
@ejeyzuhair4899
@ejeyzuhair4899 4 жыл бұрын
Inta heestan nuurdiin kl io atariisho badio arooskooda ka soo raacday like 👍
@user-lq1sd3qz5n
@user-lq1sd3qz5n 4 жыл бұрын
Aswwaamtf 🇸🇴
@mariaroosa2808
@mariaroosa2808 3 жыл бұрын
Heees iyo badh
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 4 жыл бұрын
Naw war saw reer banaadirigu waa mucaashaqiin From somaliland big respect my pple in somalia
@somalia80
@somalia80 2 жыл бұрын
Yaa nagesanoya 2022 like 👍 ha ii saro alle have dharfo kolay heestan markan adunwaynaha magac kuyesho ayaan isu saraya haduu alle igarsiiyo 🥲🙄
@xulufeyshow
@xulufeyshow 2 жыл бұрын
Reer xamar so love and love please reer xamar liketa waa xagaan 😊😊😊
@hassankaafi303
@hassankaafi303 4 жыл бұрын
Yaa dhageysanooyo 2020? Heestaan waxaa qaadey Legend Al Fanaan Siidow Abuu shaarib Miraha iyo Codkaba isagaa xaq u leh inaad sheegtiday aheed, xasuus waayo waayo ayay igu leedahay wuuna dadaaley balse qiiraddii Al Fanaan Siidow ayaa kamaqan, dhalinta cusub maxay ka kasaayaan hee Siidow Abu Sharib ❤💜
@fadumoabdiqadir4827
@fadumoabdiqadir4827 4 жыл бұрын
Ani
@hassankaafi303
@hassankaafi303 4 жыл бұрын
@@fadumoabdiqadir4827 okay
@ilwaat4158
@ilwaat4158 4 жыл бұрын
Haddaad Nuuradiin Kl iyo Faadumiina kasoo aragtay wan ku salamay❤
@turkishboyhargeizawi5863
@turkishboyhargeizawi5863 4 жыл бұрын
Wanku wataa wlshei
@mustaphe301
@mustaphe301 Жыл бұрын
Maalin talado tariqdu tahay 7/02/2023 Meshan jaceyla ikenay YaQey🥰🥰 Hadad 2023 dawaneyso like-ta haila dhafin👍
@user-Jaceylow
@user-Jaceylow 9 ай бұрын
Dhul Maku Quuriyee😢 Dhaxanta Kula Nacaa😣 Dhex makugu dhaafi kare😭 Dhipkaa waa i dhipaa🙄🙄 Best song ❤ Hada Iga Danpeyzo Like👍
@nabilmoha3383
@nabilmoha3383 4 жыл бұрын
Nuuradiin KL io atrisho badiyo inta kasoo maqashay oo in badan raadisay sidayda oo kle like isaara
@honzakarieabdilatif6391
@honzakarieabdilatif6391 3 жыл бұрын
Yaa ila dhegaysanaayo 2021 like ta ha hilmaamin
@meymuunabdirizaq1961
@meymuunabdirizaq1961 2 жыл бұрын
Hestan marki ugu horesay aan maqlay wexee eheed 2020 bilawgeda waxa ku xasuustaa jeclkeyga❤Xiligaas ayuu xirikena bilwday alx manta waan is qabnaa🤲🤗Wlhi mar walbo waan iska dhagestaa hestaan cawo xasuus ayaan galay wyo waa kala gonahy🥺😢
@hafsachannel9207
@hafsachannel9207 2 жыл бұрын
Maluumn Max ka la hadhen😥
@meymuunabdirizaq1961
@meymuunabdirizaq1961 2 жыл бұрын
@@hafsachannel9207 My abyo lkn safar uu jiraa ilama jogo😥😥
@shamsakasim5017
@shamsakasim5017 2 жыл бұрын
Insha allah wuu kuu soo laabanaa 🙂👍
@MohamedAli-cc1yi
@MohamedAli-cc1yi 4 ай бұрын
27/3/ 2024 hadaa iga danbeyso like II saar
@alibulle7612
@alibulle7612 3 жыл бұрын
Heestan waxaan dhageesanayaa anigoo xaaskeyga kasoo fogaaday muddo bil ahna is arkin ayadaana aad u jecleed heestan lamaanayaasha kala maqan nabad Alle ha isugu keeno.
@abdiwalibeanchannel1817
@abdiwalibeanchannel1817 4 жыл бұрын
Waaaaaw Hees iyo bar Ha la iga dhaqo DhuuBo dherer keede from Somaliland Boorama idinka salamaya
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 Жыл бұрын
Wan idin jeclahy Reer Xamar from Somaliland Inshallh mar wan iman❤️🇸🇴
@aligacal
@aligacal Жыл бұрын
Welcome ❤️ wallo
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
Welcome xmr cadey mininka waa mininkaada 🇸🇴❤📌
@amanomar804
@amanomar804 Жыл бұрын
Inokalay wllo🥺❤🇸🇴
@waliithozil4607
@waliithozil4607 Жыл бұрын
Maxa yaala markaa😅
@somcreative4733
@somcreative4733 2 жыл бұрын
Yaa kaloo heestaan 2022 ila dhageysanaayo 💔😫🥺😥
@kingmb293
@kingmb293 2 жыл бұрын
Hada aanba dhageesanooyaa 🤣🇸🇴
@zuzitae8638
@zuzitae8638 2 жыл бұрын
Ani
@bilalcade1949
@bilalcade1949 2 жыл бұрын
Me
@maankey6048
@maankey6048 2 жыл бұрын
waa ciidee ciid wanaagsan xashiiro daris xun sabta waaa lacuna wanaa la dhargaa
@ashaanka
@ashaanka 2 жыл бұрын
🙋‍♂️
@iam_yaass
@iam_yaass 4 жыл бұрын
Dhul maku quriyee☘️😊 Dhaxanta kula nacaa🥺❤️ Dhax maku dhaafi karee😭❤️🕊 Dhib kaa waa i dhiwaa🥺☘️❤️ Manaa dhinto oo ladhaar fuule😥 Dherkey lii'saarine📝 Haleygu dhaqee dhuuwoy dhareeeer keedee😆❤️🕊☘️
@queennn4901
@queennn4901 4 жыл бұрын
Dharkeer maxaa ladahaa
@saifmohammed1646
@saifmohammed1646 4 жыл бұрын
QUEEnN N MANAA DHINTO OO.. DHADHAAR FUULEE.. DHARKEEY LIISAARINEE.. HALEEGU DHAQEE.. DHUUBO DHAREERKEEDEE.$$ dhadhaar waxee reer banaadiriga dhahaan sariirta ama miiska meedka lagu dhaqo
@queennn4901
@queennn4901 4 жыл бұрын
Saif Mohammed haa thankss
@hmdimahamed2367
@hmdimahamed2367 4 жыл бұрын
Re xamarku lahjadooda fahan bay ubaahatahy wlhi😩
@abdikadirelmi4441
@abdikadirelmi4441 4 жыл бұрын
Txn for the lyrex bro
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 жыл бұрын
From Borama Aar rer xamar Jecliya iyaga io Heezohoda ba ♥️💕
@mrzaki9745
@mrzaki9745 4 жыл бұрын
Kujecelnhy anagana 🥰❤️💯
@Th3black15
@Th3black15 3 жыл бұрын
Borama sokle walipna jarka
@pasidmahamod2991
@pasidmahamod2991 3 жыл бұрын
Waxa Ahay Rer Xamar Borma Ku Barbaray Idin Jecelnhy Anaga Ba Viva Awadal Stat ❤️✊🏼
@captainsanto5572
@captainsanto5572 3 жыл бұрын
Dadka iyo dalku way kala duwanyhiin sida ula haysta
@ruqiyarubaabi6999
@ruqiyarubaabi6999 3 жыл бұрын
Wa radin jiray form boorama 27 march 2021
@samsamsaidfarsale768
@samsamsaidfarsale768 2 жыл бұрын
Wiil reer xamar aan saxiibonahay ba heesta ibaray anna wn ka helay axsan hees 6/8/2022🥺🥰
@muna6706
@muna6706 2 жыл бұрын
Hooyo mcn waan ku jclhy ilhy ha iikaa daayo ❤️❤️❤️❤️
@engabdirisaqmohamed5014
@engabdirisaqmohamed5014 4 жыл бұрын
heesta dhuubo iyadoo lyrics qaybta hore dhawaqaa ima dhaawacaaye dhiddidkaa waa ii dheeman luul dhex yarey dhalaal badneey admaan admaan kugu dheeli karaa dhugga waad iiga qaade wax ku dhigan waaye dhamaystirkii noloshaydiyey admaan kugu dheeli karaa dhul ma kuu quuriyee dhaxantan kula nacaaa dhex makugu dhaafi karee dhibkaa waa i dhibaa ma anaa dhinta oo dhardhaar fuulee dherkeyga li saarinee ha leegu dhaqee dhuubo dhareerkeedee. qaybta dame.... dhagax meel dhawaas ku dhacaaye dhawaaqna meel dheer dhalaal badney tii ku dhaartiyaa tahee admaan kaa dhowrsan karaaa dhuuxa iyo lafaha iyo dhiigayga dhamanaa dhuuboy adaa ku dhuumatayoo ma ii dhaami kartaaye. dharaaar iyo habeen dhaayahan kugu dhafraa soo dhuumo dheelmee dhaqsilee iigu imaw. ma anaa dhinta oo dhardhaar fuulee dherkeyga li saarine ha leegu dhaqee dhuubo dhareerkeedee. best song ever weeye hadaad ka heshay liketa ha ila dhaafin
@madaaletube9602
@madaaletube9602 4 жыл бұрын
msha allh si wcan ayad u qortay hlkeda ayad dhigtay
@frtaahmed6577
@frtaahmed6577 4 жыл бұрын
Kabe si fican ad u qortay
@engabdirisaqmohamed5014
@engabdirisaqmohamed5014 4 жыл бұрын
@@frtaahmed6577 mhdsnid wlshy
@nasriinjama9754
@nasriinjama9754 3 жыл бұрын
Ma anaa dhinto ma aha wll ee waa manaa dhinto micnaha hadaan dhinto 🥰🥰
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed 3 жыл бұрын
Rageedi ✌️
@yusufsamedo523
@yusufsamedo523 4 жыл бұрын
Heestan markay 1million gaadho liketa hayla dhaafina Edit:hada way gaadhay nacala shaydan ku yaale ku qabta liketa qaraabo
@akramyare5444
@akramyare5444 3 жыл бұрын
2 m weye
@nuruawadh3381
@nuruawadh3381 3 жыл бұрын
Mashaallah nice song I really like
@najaxnayruoz4335
@najaxnayruoz4335 3 жыл бұрын
3 and half baye marysba
@blckworld478
@blckworld478 2 жыл бұрын
Heesaha reeer xamrkaa waa jeclhy walhi iyo waliba dadkooda love u walalhyeyga from puntlnad 🥺🥺🥰🤎
@atiyanorhussein4081
@atiyanorhussein4081 2 жыл бұрын
Sido kle bro inta na jaceshahy in kabdn ku jacelnhy from xamar
@kadarali6425
@kadarali6425 11 ай бұрын
From Djibouti 🇩🇯 heestan waan sita 100% . This song has some amazing music with love
@abdirahmanmohamud1543
@abdirahmanmohamud1543 4 жыл бұрын
Heestan nuradin kl iyo atarisho badiyo kaso arkay. Meeshan rafaad ku imaaday macbudka. Inta aniga cml ah like ta igu sharfa.
@bellafashion8487
@bellafashion8487 4 жыл бұрын
wllhi same bro xitaa magaceeda cawa soohelay teedakale luuqadiisana waa fahmi waayey intaan is iri baar
@amirquotes549
@amirquotes549 4 жыл бұрын
@@bellafashion8487 waad fahmeysa waxaa tahay mid lagu dhaarto nuxur ka heesta
@abdirahmanmohamud1543
@abdirahmanmohamud1543 4 жыл бұрын
@@bellafashion8487 Haaa lyrics ka wax soo qora aan ku rayn lahayn .
@xanaanismail4694
@xanaanismail4694 4 жыл бұрын
Ani Aahan tedad heestan wan kahelay cml Hadan hestan dhageysto jcly Ayaan darema cml 🥰🥰💞💞💞💞💞💞❤❤❤❤
@Abdallamohamed-pi8cd
@Abdallamohamed-pi8cd 4 жыл бұрын
1M ban ku dhawnahy heesta hesaha somalida ugu dagan music iyo codba.❤
@nasriinjama9754
@nasriinjama9754 3 жыл бұрын
Hada waa 2.7 M abaayo 💗
@sumayomaxamed3080
@sumayomaxamed3080 Жыл бұрын
Hestan waxa ku xasusta wiil an is jeclen ba iso diray isago iska so dubay dhulka wa tii iga qaade wax ku dhigma waye dhibka waa i dhiba illahow cawa wa habayn habenada ka mida ya rabi malaga yaba ina dib u kulano 😭😭
@minamaxamed224
@minamaxamed224 Жыл бұрын
Inad dib ukulantan rajaynaya inshallah xppti samirka badi
@sumayomaxamed3080
@sumayomaxamed3080 Жыл бұрын
@@minamaxamed224 insha allah byo amiin
@AYSHAHBELLA
@AYSHAHBELLA 2 жыл бұрын
Eid Mubarak 2022 hadad ika dambeyso like 🥰sida uku so labto
@shewalalmahri4775
@shewalalmahri4775 4 жыл бұрын
Still listening this song❤❤haaruun le waye Best xamarawi singer🔥
@saifmohammed1646
@saifmohammed1646 4 жыл бұрын
Dhagax meel dheer ayuu ku dhacaaya dhawaaqna meel dheer ma wax la fahmi kari waayay baa wllo
@abdulhiilkacase1409
@abdulhiilkacase1409 4 жыл бұрын
Hesta inta nuuradin kl ku aragtay like😄
@user-zo8ku6kl2g
@user-zo8ku6kl2g Жыл бұрын
Waxan soo boqday heestan cawada tariikhdu tahy 4 Augosto 2023 haben sabti soo galeyso waxan rajeyna ina mar kle dhageysan dono ano hamigeyga garan iyo hormar la taban karo 😢❤
@suhaybaadan1920
@suhaybaadan1920 Жыл бұрын
Sidoo kale 4H ayaad iGa soo Horwysay bokhashadeeda
@haliimaabshir2140
@haliimaabshir2140 2 жыл бұрын
Dhagax meel dhawaas ku dhacaayee dhawaqne meel dheer 🥵😎🤣
@yacqubaliartan817
@yacqubaliartan817 4 жыл бұрын
Intii Nuridiin Kl iyo Atariisho BD kuso Aragtey oo Hesta Radisey sideydo Kale like
@queenqali470
@queenqali470 4 жыл бұрын
Atariiish badiyo iyo nurdiin kL intaaaaa kasoracday fartaaa tak😂😂😂
@mohamedsiad6396
@mohamedsiad6396 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁
@draliitv1812
@draliitv1812 4 жыл бұрын
kkkkkkk
@nestexonalka5573
@nestexonalka5573 4 жыл бұрын
☝️
@nihaaaaxmed4507
@nihaaaaxmed4507 4 жыл бұрын
Walhi ani ayriisho bdio ka arkey io whtsupka
@mohamedsiad6396
@mohamedsiad6396 4 жыл бұрын
@@nihaaaaxmed4507 h
@caaqilamoore1620
@caaqilamoore1620 2 жыл бұрын
Jcyl dartii udhageysanooyaa like iisaara
@brouhly7222
@brouhly7222 2 жыл бұрын
Illhow xanuunka jcylka ihaya io intii ilaamida u booga dhay yarabi xumaan kuuma quuriye ee mxaad iigu quurtay 4/172022 ma ilaawo 😭😭😭
@ameracizhqi4710
@ameracizhqi4710 2 жыл бұрын
sanadkaas maba jiree mxd beenta usheegi 😂😂
@aminaabdullahi2897
@aminaabdullahi2897 Жыл бұрын
Sorry
@nasroalimohamed7671
@nasroalimohamed7671 Жыл бұрын
@@ameracizhqi4710 way naga horaysa iyada😂😂😂
@romanceboy7048
@romanceboy7048 3 жыл бұрын
Dhawaqaa ima dhaawacaayee dhididkaa waa ii dheyman luul dhaxyareey dhalaal badney admaan kuugu dheeli karaayee, Dhugga waad iiga qaadee wax kuu dhigaan waayee dhameystirkii nolosheydiyeey admaan kugu dheeli karaayee, Dhul makuu quuriyee dhaxantaan kuula nacaa dhax makuugu dhaafi karee dhibkaa waa i dhibaa, Manaa dhinto oon dhadhaar fuulee dharkeyga lii saarinee ha leygu dhaqee Dhuuboy dhareerkeedee. Dhagax meel dhawaas Ku dhacaayee dhawaqna meel dheer dhalaal badney tii Ku dhaartiyaa tahayee admaan kaa dhowrsan karaayee, Dhuuxa iyo lafaha iyo dhiigeyga dhamaanaa dhuuboy adaa Ku dhuumatayee ma ii dhaami kartaayee, Dharaar iyo habeen dhaayahaa Kugu dhafraa soo dhuumo dheelmee dhaqsi Lee iigu imaaw, Manaa dhinto oon dhardhaar fuulee dharkeyga lii saarinee ha leygu dhaqee Dhuuboy dhareerkeedee. Best Song Best Erayo Best Cod Best Music Anigana Lyricskii baan idiin raacshay Soomaali maxamadey ❤️❤️❤️❤️❤️ I love Shanta Somali meelwalbo aad aduunka Ka joogtiin from Melbourn Victoria❤️❤️❤️
@mankeychannel1347
@mankeychannel1347 3 жыл бұрын
2021? Hadaa dawanays lik isaar 🇸🇴👇
@yuusufabuukar787
@yuusufabuukar787 3 жыл бұрын
Anaa kamid eh
@apdallemohamed2452
@apdallemohamed2452 10 ай бұрын
2023 ma nooshahay wllka😊
@mahamoidj8166
@mahamoidj8166 10 ай бұрын
@@apdallemohamed2452 wakhtigu wa ordaya sow mha
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
😭Dhibkaa waa idhabaa aabo mcn😭 rabi SWT ha ikaa caafiyo. Asxaabta qoraalkeyga arki doonta please aabahay mcn iigu sooduceeya wllayaal 🙏. 06/04/ 2023'.
@MoursalMoussa-or9gw
@MoursalMoussa-or9gw Жыл бұрын
ALLAH cafiyo 😊😊
@fartunsiyad
@fartunsiyad Жыл бұрын
ʏᴀᴀ ʀᴀᴘɪ ᴄᴀᴀғɪᴍᴀᴀᴅ ᴛᴀᴀᴍ ᴀʜ sɪɪ ᴀᴀʙᴏ🤲😥
@muminhussein7604
@muminhussein7604 Жыл бұрын
Aamin Alle ha caafiyo Aabe Aamin ya Allah
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
@@muminhussein7604 amiin yarabbi. Mahadsanid bro 👏
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
@@fartunsiyad aamiin ya allah mahadsanid wlshey 😍
@ashiaadab6578
@ashiaadab6578 2 жыл бұрын
from qays qaysar ayaan ka soo maqlay heestan from hargeisa somalilnd
@mukhtaarahmed8310
@mukhtaarahmed8310 2 жыл бұрын
🤪🤪😁
@19nuuraani
@19nuuraani 2 жыл бұрын
Same here . kk
@nasrofaarax5671
@nasrofaarax5671 2 жыл бұрын
Bax
@aminaahmed3779
@aminaahmed3779 4 жыл бұрын
Heekan inta kaso maqashay Nuradiiin Ayan kamid ah kadibna soraadisay hadad ilamid thy like dhac igu siiiii
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 4 жыл бұрын
Heesta oo qoraal eh waa tan Dhawaqaa ima dhaawacaaye dhididkaa waa ii dheeman Luul dhaxyareey dhalaal badneey Admaan admaan kuku dheeli karaayee Dhugta waad ika qaade wax kuu dhigaan waaye dhameestirkii nolosheydee admaan kuku dheeli karaayee Dhul makuu quuriyee dhaxntaan kula nacaa dhax makuku dhaafi karee dhibkaa waa i dhibaa (Minaa/ markaan dhinta oo dhar dhaaar fulee dharkeyga ley saarine haleeyku dhaqee dhuubooy dhareerkeedee ) Dhagax meel dhawaas ku dhacaayee dhawaqna meel dheer dhalaal badneey tii ku dhaartayaa tahee admaan kaa dhowrsan karaayee Dhuuxa IYo lafaha IYo dhiigeyka dhamaan dhuuboow adaa ku dhuumatayee ma ii dhaami kartaayee Dharaar iiyo habeen dhayahaan kuku dharfaa soo dhuumo dheelmee dhaqsi/dagdag Lee iku imaaw Mana dhinta oo. Dhardhaar fuulee dharkeyga ley saarinee ha leygu dhaqee dhuubooy dhareerkeedee Hadaa wax qalday soo sheek
@munaabdi1916
@munaabdi1916 4 жыл бұрын
😂😂waxaas muu leeyahay faladagan oo cod macaan weeye walahi
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 4 жыл бұрын
Muna Abdi Hhh
@cureejishareef8246
@cureejishareef8246 4 жыл бұрын
Wax ma qaldin wlhi abooo
@justme2454
@justme2454 Жыл бұрын
Qof inuu farin ireebay ban sugaye meysan dhicin balse ana isku rebayo ❤
@zakicade3594
@zakicade3594 Жыл бұрын
Asc
@heegomuuqdheer944
@heegomuuqdheer944 Жыл бұрын
Axx 😭
@mohammedabdi3072
@mohammedabdi3072 Жыл бұрын
BIG UP
@justme2454
@justme2454 Жыл бұрын
@@mohammedabdi3072 oky
@sihaambbe9544
@sihaambbe9544 Жыл бұрын
Dhawaqaa ima dhawacayee dhididkaa waa ii dheman luul dhex yare dhalal badanee admaan admaan kugu dheli karayee Dhuga waad iga qade wax kuu dhigi wayee dhamestirkii nolosheydiyee admaan kugu dheli karayee Dhul makuu quriyee dhaxantan kula nacaa dhex makugu dhafi karee dhibkaa waa I dhibaa Manaa dhinta ooo la dhar fulee dharkeyga lasarinee halaygu dhaqeee dhubo dharer kedee Dhagax mel dhawas ku dhacayee dhawaqna mel dheer dhalal badnee ti kudhartiyaa tahayee admaan kaa dhowrsan karayeee Dhuxa iyo lafaha iyo dhigeyga dhamanaa dhuboy adaa ku dhumatayee mai dhami kartaa Dharar iyo haben dhayahan kugu dhafraa soo dhumo dhelnee dhoqso lee igu imow Manaa dhinta ooo la dhar fulee dharkeyga lasarinee halaygu dhaqeee dhubo dharer kedee abti mcn rabi haku xafido codkaga cano mac lagu qab❤❤❤❤❤🤴🏻
@ayaanedabsan5328
@ayaanedabsan5328 4 жыл бұрын
Nurudiin kl hada ka so racday hesta like ii Saar 😂🤣
@queensohan9302
@queensohan9302 4 жыл бұрын
Nuradiin kl iyo adariisho badiiyo inta kuso arakday is mujiiya
@nouhizmail1310
@nouhizmail1310 3 жыл бұрын
Wn kuwtaaa
@Abass37
@Abass37 2 жыл бұрын
2020-2022 heestaan dareen gaar ah bay igelisaa marwalba oon dhageysto🤗❤️
@kalgacal123
@kalgacal123 2 жыл бұрын
Heestan wa markii igu horeysay aan maqlo dhakhso lee iigu imow😥😔 14/2/2022 💔🔥⚡
@Habeen_maalin99
@Habeen_maalin99 2 жыл бұрын
3😎
@reine_ariannah3049
@reine_ariannah3049 2 жыл бұрын
ma lagu imadey
@kalgacal123
@kalgacal123 2 жыл бұрын
@@reine_ariannah3049 may wali😪😁
@mqoslaye1949
@mqoslaye1949 3 жыл бұрын
Dhawaqaa ima dhaawacaayo🥺🤍 intaS o qof hadad iga dhax aragto like isar✌
@muniiraaadan194
@muniiraaadan194 4 жыл бұрын
Heestaan rntii waa hees daren wadata Inta ila darentay like Ha ila dhaafin 😘😍💖✌
@alihussein1432
@alihussein1432 2 жыл бұрын
Heesttaan waa iga gadanthy Aniga caadi mahan dhalal badnnay Adiga maan kaa dhowrsankaraa Dhooboy dharar yo habeen Dhaayahan kugudhafaa 2030 Hadad daawaneyso waad salaman Thy
@user-ee6mp1jx2k
@user-ee6mp1jx2k Жыл бұрын
Dhex yarey dhalaal badaney adi maan kugu dheeli karaayE ❤😫
@ayuubmohamedahmed4647
@ayuubmohamedahmed4647 4 жыл бұрын
Inta nuurdin kl io atarisho baadiyo kaso aragtay like igu qarxiya😜😂✌
@axlaanaxmedaxlaanaxmed9253
@axlaanaxmedaxlaanaxmed9253 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk aniga cml thy saa u raadinayi
@zohanadiamond8026
@zohanadiamond8026 4 жыл бұрын
Inta Atarisho badiyo iyo nuridin kaso jclty like
@basracabdi7916
@basracabdi7916 7 ай бұрын
Wali qof Maanan jeclaan balse heestani xnuunbay idarrreensinaysaa😢😢 I don't know why 😂❤❤❤
@adnaosman9722
@adnaosman9722 Жыл бұрын
7/9/2022 hpen Arbacaa sacaduna tahay 9:45 Ayaan Kaligay dhagysaNya iLahaw qofka niyada ku HaYo CalFkayga ka dhiG 😢😢
@cawkecabdiqaadir2030
@cawkecabdiqaadir2030 Жыл бұрын
Haduu khayr kuu yahay kudarso
@xamdamuse3947
@xamdamuse3947 Жыл бұрын
Amiin qaali🤲
@rahmamohamed9730
@rahmamohamed9730 4 жыл бұрын
Inta hestan nuurdiin kl iyo atirisho badiyo kubaratay like isaar😂🙌🏻🙌🏻🙌🏻🤔🙌🏻
@rowlosheikh1683
@rowlosheikh1683 4 жыл бұрын
Sidydo kle qofki so radiye hestan mrku nuradin kl kuso arkay like isara
@abdulhiyusuf3941
@abdulhiyusuf3941 2 жыл бұрын
Jacyl darto uso xasusty cawa😭😭😭😭😭2022 feb 19
@muniishpeamunishpea3833
@muniishpeamunishpea3833 2 жыл бұрын
Sorry
@zuhurzayooni
@zuhurzayooni 16 күн бұрын
Yaa dhageysanayo manta heesta dhuubo
@MohanedAbuukar
@MohanedAbuukar 14 күн бұрын
Manta ani
@zeinabali3790
@zeinabali3790 12 күн бұрын
@azhitaquen1224
@azhitaquen1224 4 жыл бұрын
Heestan markay nurdin kl ku arkeen intii so radisay❤❤😂✋
@ahmeddahir8184
@ahmeddahir8184 4 жыл бұрын
Heestan inay noqon doonto Heesaha somalida heesta oogu macaan. Yaa ila'arkay, Af xamarku waa cajiib qurux badan
@hamzacamaar2054
@hamzacamaar2054 2 жыл бұрын
I'm in love with some one that doesn't even exist when hear this 😢😬😁❤🔥🥵
@somcreative4733
@somcreative4733 2 жыл бұрын
Sam3 😆😫💔
@hibaaqhussean7806
@hibaaqhussean7806 2 жыл бұрын
Interesting
@ffuad2005
@ffuad2005 2 жыл бұрын
Lol 😆 I feel u keep dreaming 🤣 😅 🙃
@shamsakasim5017
@shamsakasim5017 2 жыл бұрын
😄 same thinking about the man who'll sing this song for me 🤭
@abdinasirmohamed423
@abdinasirmohamed423 5 ай бұрын
16/2/2024 maalin jimco ah Waa maalin inoogu xasuus badan aniga iyo Gacalisadeyda aan aduunka ugu jeclahay ayaa heestaan siwadajir kuwada dhageysaneyno waxaan mustaqbalkeena alle ugu baryaa inuu inoo dhowro. idingana inoo sooduceeya 🤲❤
@Salmaabdinafac
@Salmaabdinafac 5 ай бұрын
Amiin yarabi alow idin da jecelkina Quruxda badan calafna isku kin dar 🥹🤲❤
@HamdaAhmed-wb5hf
@HamdaAhmed-wb5hf 5 ай бұрын
Alle ha iskukiin barakeeyo sidookle nosoo duceeya ani io noloshyda❤😢
@janagalemuuminallaale1633
@janagalemuuminallaale1633 3 жыл бұрын
😢😢 from hargeisa, halygu dhaqo ( maydho ) dhuubo dhareerkeeda 🤤😪 . Wlhi reer koonfurku waa wax kare.
@saciidsuleiman1355
@saciidsuleiman1355 3 жыл бұрын
😩😥heesta way mcnthy
@ahmednorsheikhali838
@ahmednorsheikhali838 3 жыл бұрын
😁😂
@Abdiwadud_Fanig
@Abdiwadud_Fanig 3 жыл бұрын
Dhareer ma la isku dhaqi karaa 😂
@sacdiyomuuse939
@sacdiyomuuse939 4 жыл бұрын
intii nuuradin kl Kasoo raacdy like iisara
@dheemannuur1733
@dheemannuur1733 2 жыл бұрын
Heesta ma wada fahmin. Wa afsomali adag. Lakin wa ajiib. Love from 🇩🇯
@abdiqaniomar7095
@abdiqaniomar7095 2 жыл бұрын
Faransiis in lagu soo qaado miyaa rabtay
@iqramaxamed8668
@iqramaxamed8668 2 жыл бұрын
Ana kufahansinayo
@dheemannuur1733
@dheemannuur1733 2 жыл бұрын
@@abdiqaniomar7095 😂 wa af somali adag deee. Qu est ce qu'il y'a ? J'ai rien dit de mal. Mdrrr
@HayanMaxamuud-wz8di
@HayanMaxamuud-wz8di 6 ай бұрын
Heestaan zxptay oo xabsi ku jirta ayaa dhagaysan jirtay 😢10/2/2024 Xasuus alle ha kaa soo furfuro zxp gacanta cadowga
@dr.nasiib5466
@dr.nasiib5466 4 жыл бұрын
Part:1 Dhawaaqaa ima dhaawacayee Dhididkaaga waa ii dheeman luul Dhax yareey dhalaal badanee Admaan kugu dheeli karaaye 2x Dhugga(maanka) waad iiga qaadee Wax kuu dhiigan waaye Dhameeystirkii nolosheeydiyee Admaan kugu dheeli karaaye 2x Dhul makuu quuriyee dhaxantaan kuula nacaa Dhax(meel cidlo ah) makuugu dhaafi karee Dhibkaa waa i dhibaa 2x Manaan dhinto oon Dhar dhaar fuulee Dharkeey liisaarinee Halaygu dhaqee dhuubo dhareer-keede 2x Part2 Dhagax meel dhawaas ku dhacaaye Dhawaaqna meel dheer Dhalaal badneey Tiin ku dhaartiyaa tahayee Admaan kaa dhowrsan karaaye 2x Dhuuxa iyo lafaha iyo dhiigeeyga dhamaana Dhuubooy adaa ku dhuuntaye Ma ii dhaami kartaa 2x Dharaar iyo habeen dhayahaan kuugu dhafraayo Soo dhuumo dheelmee Dhaqsilee iigu imaaw 2x Manaan dhinto oon dhar dhaar fuule Dharkeeyga liisaarinee Halaygu dhaqee Dhuubo dhareerkeede 2x From xamar Muqdisho
@saimo2498
@saimo2498 4 жыл бұрын
Manaan dhinto oon dhar dhaar fuule Dharkeeyga liisaarinee Halaygu dhaqee Dhuubo dhareerkeede''''''' ii fasir intaas
@dr.nasiib5466
@dr.nasiib5466 4 жыл бұрын
@@saimo2498 manaan dhinto=hadaan dhintooo Dhar dhaar=naxash-ka maydka lagu qaaro Dharkayga:karfanta intaan lay galin halaygu dhaqo:halaygu meydhu dhuubo=gabadha heesta ku socoto Dhareerna waanu isla garanaynaa
@nasriinabbd233
@nasriinabbd233 4 жыл бұрын
Wlhi waa hes agtyda qali ugu ah 💓🙏mana fhmo erayda mrarka qaar
@dr.nasiib5466
@dr.nasiib5466 4 жыл бұрын
@@nasriinabbd233 hadda inyar waad ka fahantay sidaan filaayo
@farhiaahmed8381
@farhiaahmed8381 4 жыл бұрын
Ayyy cawa ban hely heestan nuradiin kl io atariisho badiya kaso maqley san u radinayey wan Daley 😂😂from Somaliland 🇭🇺💖
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 2 жыл бұрын
Waxa dhagesanoyaa hada tarikhdona tahay 17 mey 2022 waxa dareme dulmi xooga oo igu haayo kan iqabo
@drabdiaziizmohamed1932
@drabdiaziizmohamed1932 2 жыл бұрын
Samir wll marnana maskaxdaada ha galin kala tag insha allaah wanaagaagaa kuu hiilin doona
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 2 жыл бұрын
Inshallh walala samiraka dhel mahan 2wiil ayan ugu dhalay samir hadana waa samraa inshallh Adiga neh shukaran walala
@IhaveSubscribers-sx4qz
@IhaveSubscribers-sx4qz 2 жыл бұрын
Sabar wll abaal marintiisa malin un wad heleysa inshalh
@timocaddemedia751
@timocaddemedia751 2 жыл бұрын
markaa ma xagan ayaad la soo dhex galaysaa hawsha guriga kaa haysata adiyo odaygaagu hoos u dhamaysta wll Alle ha ku barakeeyo
@maazimcade
@maazimcade 2 жыл бұрын
Wllhi jcyl dartiisa ugu lalaabtaa heestan inka badan malintii 5jeer allow sahal amuuraha yaarabi 😢😭😿
@thecursedond3374
@thecursedond3374 2 жыл бұрын
Maskiin ilaahay hako gargaro wllo
@abdullahikarama9134
@abdullahikarama9134 2 жыл бұрын
😆😆😆😆
@muniishpeamunishpea3833
@muniishpeamunishpea3833 2 жыл бұрын
Aamiin
@drhawaabdi9060
@drhawaabdi9060 4 жыл бұрын
intii hestan nurdiin kl kasoo maqashay oo radisay like
@dilaasuujino
@dilaasuujino 3 жыл бұрын
Lahjadedyda banaadiriga waan Ku faanaa 🇭🇹❤️✌️
@KaltumaCqadir
@KaltumaCqadir 3 жыл бұрын
🇭🇹🇭🇹🇭🇹❤❤❤🤩🤩😘
@jamalmuradi5881
@jamalmuradi5881 2 жыл бұрын
Hello for everyone , from Afghanistan i like this song very much , full of love felling
@hanizandi7600
@hanizandi7600 Жыл бұрын
First semtepter who is watching?
@muzahir-muashiq8716
@muzahir-muashiq8716 Жыл бұрын
🥺😫WaLi DareeN Ledeahay hestan sax
@Dhaqanka.soomaaliyeed
@Dhaqanka.soomaaliyeed Жыл бұрын
🥰
@ilhaamyusuf2904
@ilhaamyusuf2904 4 жыл бұрын
we are rer xamarawi hestana wan jclhy wana la fahmoyaa dadka dahayo lama... misa qashin ku tilmamayo.... markiii hore mxaa ku keena oo uu dhagestay hesta qashinka ah... keep going my bro
@ilyasosman4964
@ilyasosman4964 4 жыл бұрын
hestaan inta kasoo araktay atriisha baadiyi nrkl like
@smaichou1355
@smaichou1355 4 ай бұрын
Who is here 2024 😊
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid 3 ай бұрын
Me
@cabixamid2584
@cabixamid2584 2 жыл бұрын
Woow Kal Iyo Laab 13/8/2022 Aug ❤❤❤ Qofka Iga DAmbeeya Like 👍 dhac kusii🥰🥰
HARUN LEEWAAYE HEESTII WADANKIS 2020
8:01
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 788 М.
DAL IYO DUUNYO DULUF OFFICIAL VIDEO ( STUDIO LIIBAAN )
5:59
shidane com
Рет қаралды 1,6 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 9 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 80 МЛН
SIIDOOW ABUU SHAARIB | DHUUBO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
6:27
SomaliSwiss
Рет қаралды 1,9 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
HARUN LEEWAAYE HEESTII GEEDI SHAMBOW 2020
4:10
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 1,4 МЛН
King Khalid   Nagma
5:21
MarkacadeyMusic
Рет қаралды 11 МЛН
FAYSAL XAWAASE GOCOSHO NEW SONG 4K VIDEO
4:31
Kornel Abdi
Рет қаралды 6 МЛН
Diamond Platnumz - Ntampata Wapi (Official Video HD)
3:46
Diamond Platnumz
Рет қаралды 49 МЛН
HARUN LEEWAAYE HEESTII AROOS AAN LAHAA 2020
5:52
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 830 М.
HARUN LEEWAAYE HEESTII MA HURDEE HABEENKII 2020
4:40
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 1,6 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН