Hassan soya oo gacan ii qaaday TikTok dartiis 😢😡💔

  Рет қаралды 104,290

umu Ahzab channel

umu Ahzab channel

11 ай бұрын

Пікірлер: 196
@KhadraAbdullahi-gt3jb
@KhadraAbdullahi-gt3jb 11 ай бұрын
Waa qof wanaagsan qof sharaftaada ilaalinaayo ilaasho qofkaa Oo kale lama helo runtii. Wiil walbe haduu saa ahaan lahaa Gabar Dayac lama arkeen thank you so much
@LoreenaOffical
@LoreenaOffical 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-ty9qm6xs3t
@user-ty9qm6xs3t 4 ай бұрын
Haaa wlhi
@HOOYOFATUSHHASSAN
@HOOYOFATUSHHASSAN 11 ай бұрын
Walalaheyga qiimo badan, Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤🕋📿🕌🌹
@Anisa-ot2xe
@Anisa-ot2xe 11 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@missnajma5505
@missnajma5505 11 ай бұрын
Scw scw
@user-hg5bo9up8r
@user-hg5bo9up8r 11 ай бұрын
Scw Scw Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 11 ай бұрын
Salalahu calayhi calayhi Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam
@user-it5gr2kz8n
@user-it5gr2kz8n 10 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw 🥰
@user-yj3zx9hh9r
@user-yj3zx9hh9r 11 ай бұрын
Qof mustaqbalkaga ka fakeray inaad hesho waa nasiib❤
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 11 ай бұрын
Mashallah tabaarakalaah xasan soya nin lamid ah social media kumajirto allhu akbar qof sharaftaada ilaalliyo xagee lagahelaa allhu akabar❤
@farxiyo.qaran186
@farxiyo.qaran186 11 ай бұрын
Walahii markan idiin arko hadan xanaq sanahay xata waan iiska qooslaa ❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoShariif-cq1gd
@FaadumoShariif-cq1gd 11 ай бұрын
Xassan soya m. Ash waye ilaahey ku xifidiyo xassan soya marka ka soo aarso 😂😂uma axsab ilaahey idn xafidiyo ❤❤xassan soya will wanagasna waye ilaahey ha ku dhawor side gabadhaha u dhowraysid ❤❤
@shukriabdikariin6362
@shukriabdikariin6362 11 ай бұрын
Lagend xasan soya wlhi 😊🎉 alle ha idin dhaafo ❤❤ xamdi dhibka jooji😅😅😅😅😅
@roodocabdi546
@roodocabdi546 11 ай бұрын
😁😁😁😁zoya in prank lagusameya wan jeclahay
@user-wi4bb2rk9t
@user-wi4bb2rk9t 11 ай бұрын
Soya wa ninka kale o kanaxay wlhi Queen 👑 ninka ku ducosay
@QoftaShidan-re5dd
@QoftaShidan-re5dd 11 ай бұрын
Xasan nooga soo aar team umu ahzab🎉
@shahad2629
@shahad2629 11 ай бұрын
xasanow hakuu taagnaato laki xamdi yeey xasan waa isnood iisi maashaalaah
@adnanaminmohamed3906
@adnanaminmohamed3906 11 ай бұрын
Umu Ahzab isn't easy ❤❤❤
@user-vz8ry6jb8i
@user-vz8ry6jb8i 11 ай бұрын
Hore usoco 😂😂😂 prank soo badi 😂😂😂 hassan soya ku soo sameey😂😂😂😂😂😂😂
@fadumohasaan8517
@fadumohasaan8517 11 ай бұрын
Kkkkkkkk waad Ku sugatey
@user-vz8ry6jb8i
@user-vz8ry6jb8i 11 ай бұрын
@@fadumohasaan8517 oooo cadaaa
@sucdicadood601
@sucdicadood601 11 ай бұрын
Xasn soya wa qof wangasan👍👍
@saredosiciid
@saredosiciid 10 ай бұрын
M.a
@user-lh8lf9yj3k
@user-lh8lf9yj3k 10 ай бұрын
😂😂❤❤❤❤❤❤
@FartuunMohamoud-wd1sd
@FartuunMohamoud-wd1sd 11 ай бұрын
Sooyaa waa jeclahy wllhi marka prank lagu sameynaayo😂😂😂😂soo badi xamdi hdaad xariif tahy😮😂
@qaniyowkoriyo8283
@qaniyowkoriyo8283 11 ай бұрын
Mxa ujacesha hay wlley
@Muna-gq3gv
@Muna-gq3gv 11 ай бұрын
Qali wuu ku jecelyey xasan umu dhibka ka dhaaf saxibka
@aslimuriidi750
@aslimuriidi750 11 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@user-ix8qd6ej1d
@user-ix8qd6ej1d 4 ай бұрын
Scw
@FartuunMohamoud-wd1sd
@FartuunMohamoud-wd1sd 11 ай бұрын
Dhilayey hadaad danbe iisoo qorto kulahaa😂😂😂
@user-dj8es4gw3e
@user-dj8es4gw3e 11 ай бұрын
dhimo dheh hada dhimo dabaq kabood dheh😂😂😂
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 11 ай бұрын
😂😂😂😂you are amazing brother…💯👌👍👍halkaa kaga hay Manshallah truely Waa sida at Hamdi u mataleyso waayo qof ka Dhib saxda heysto aniga inuusan hadal xitaaa awoodin baan qabaa…oo Waxan yacayo at Wada riwayad tahay malin Dhaweyd mid naagtiis iyada oo xalimo ah Kii xamiladaa ka dhigay gariirkaa ka cad yahay waliba qurbuhu ka yimaaday lala lahaa ayaa markay gabadhii dadkii cawiyeen ayar iska Soo garab fariistay aniga xaskeyga waan jeclahay malin malintas iga Yaab badneyd Wlhi wali wey I dhimantahay…Subxanallaha Nabigeena wuxu yiri SCW Xishood ka Waa iman ka badh Kii xaqiiqatan qof ka hadusan iman yar ku jirin wuxuu doonta ayuu iska sameynaa and that is Another Hadith nabigeena SCW:: Hadan xishoonin waxad doonto Samee???? Xiligii baa la jogaa allaha na hanuuniyo 🤲🤲 Dumarkeena ka qaar ayaa waxay moodan Ninka Marka uu runta u sheego Inuu abusayo, but waxad ogaatan malinkad Aad aragto Nin ama, friend ahaadaa zag shaqo ama Nolol wadaga ama Xiriir ha idin ka dhaxeeyo Waa cadi ku dhahayaa ka Sii sagal Geedi ka guur!!! Keep going queen hope Kuwa badan iney Wacyigalin ka qataan👍👍
@sucdicadood601
@sucdicadood601 11 ай бұрын
Alla xamdiya dhib badanaa❤😂😂😂😂😂
@user-wn4eh8rt7m
@user-wn4eh8rt7m 11 ай бұрын
😂😂😂😂😂 anigo dhameysanin ayaa feerah i xanuunay saa uqaslaayay
@shukriyusufwarsame6360
@shukriyusufwarsame6360 11 ай бұрын
Saxbey balayo lama sadsado xamdi mar waxaa jirto samada furantahay illaahey uga toba keen waxas okale laguma ciyaro xasan waa kanaxaa wlhi waa wiil kanaxaa
@amirabeauty345
@amirabeauty345 11 ай бұрын
xasam soyaa qoosl bdn
@shamsirashid7853
@shamsirashid7853 11 ай бұрын
Hamdy she is the best ❤❤❤❤❤
@fadumoabdi5537
@fadumoabdi5537 11 ай бұрын
Team umu ahzaab wan soo aarsanay😂😂😂
@user-fw1do1qw7m
@user-fw1do1qw7m 11 ай бұрын
Hazzan wa jeclhy marku xanaaqo wlhi😂😂
@ibrahimissack9251
@ibrahimissack9251 11 ай бұрын
I really like Hassan soya . Smart boy
@user-iw7bq3og5d
@user-iw7bq3og5d 11 ай бұрын
Hasann io hamdda labadinnna ilhoww calaf iskU yelatnn 😊❤ dadka qaar wax jirra ilhyy is kgu tala galay labdina cml❤
@Sacdiyoahmed2007
@Sacdiyoahmed2007 11 ай бұрын
Kaaly nagu Nafis xamdi dhib badana😂😂😂😂
@IqraNashaad-xu7zg
@IqraNashaad-xu7zg 10 ай бұрын
Xamdi byo saaaaaaas u jeclahay in soya prank lagu sameyeyo lkn adi in lagugu sameeyo ma jecli ❤💋💋 keep going❤😂😂😂
@abdimalikahmed4518
@abdimalikahmed4518 11 ай бұрын
This guy is different from all somali KZfaqrs , he is smart mashallah… Bro you will go places
@YaasmiinMaxamed-fl5bo
@YaasmiinMaxamed-fl5bo 10 ай бұрын
Salallaahu calayhi wasalam
@lugayar9163
@lugayar9163 11 ай бұрын
Xamdi nosobadi zoyaa prank 😂😂
@najmo2679
@najmo2679 11 ай бұрын
Hana caani xasan soya waajecelnahay gabadheena❤❤
@aamiinibra4279
@aamiinibra4279 11 ай бұрын
TOOKO BIL TOKO TAMAANA ATEERA LA DHAHY😂😂😂😂😂
@kartibadan33
@kartibadan33 11 ай бұрын
Hhhhhhhhhh fara kuuus yaaaal dhan
@sacdiyomaxamedmuuse889
@sacdiyomaxamedmuuse889 11 ай бұрын
Xppti ❤umu ahSAAB NAGA KALADAA😂😂
@ibrahimgarane477
@ibrahimgarane477 11 ай бұрын
Hassan odirfe masana😂😂😂
@user-lv2jw9rz1e
@user-lv2jw9rz1e 11 ай бұрын
❤❤ axsaab xasan laba lajan
@FadumoBashiir-pq9om
@FadumoBashiir-pq9om 11 ай бұрын
M.a,wllhy sharaftaada ayuu ilaalinaya xamdiyey m.a alle ha usku kuin daayo
@qaaliibraahim4137
@qaaliibraahim4137 11 ай бұрын
M.a xasan soya hadey run.ahaan lehed in uu kaceliln lahaa wey cadahay m.a noloshu idin maciisho walaal qaaliya
@fatoumadeymanlareine2331
@fatoumadeymanlareine2331 11 ай бұрын
Hamda wa gessiyade 1/1 lagine hassan wa legend
@nuuraali9788
@nuuraali9788 11 ай бұрын
Hamdi ina adeer xasan waa wiil fican dhibka ka daa
@user-dj8es4gw3e
@user-dj8es4gw3e 11 ай бұрын
Umu nagu nafis yaqay xasan maxa noga jiirtay waa kaas 😂😂😂😂
@dagan3339
@dagan3339 11 ай бұрын
Sharftada igula kaftamee jah landhere awowe
@awoyusuf2112
@awoyusuf2112 10 ай бұрын
❤❤❤❤ jah kuweygiiih
@kingsiisoco
@kingsiisoco 10 ай бұрын
Keep going dear sister ❤❤
@user-cq6br4ly7x
@user-cq6br4ly7x 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@caashdaahirciid3285
@caashdaahirciid3285 11 ай бұрын
Xasan soya away 😂😂su ashaa maxaan Live tiktiok ta xamdi kunacay 😂😂balse jawaabta ay kabixiso Baan ku qoslaa 🤣🤣suliguu kujiraa camera ma uguge yaa kulahaa🤣🤣xamdi dhibka dhaaf rer tiktiok baa copy kusamaynaysaye 🤣🤣😂😂
@user-sq2jq6ih1z
@user-sq2jq6ih1z 11 ай бұрын
My queen Sister keep going ❤
@ayaanbillan8634
@ayaanbillan8634 11 ай бұрын
Been Badana TikTokeda Bu Gali Karah ogan Karah ineysan Ku jirin TikTok live 😂
@weydoowcumar7235
@weydoowcumar7235 11 ай бұрын
Manta dhan waxan raadinaye qof igu fikrad ah wlh
@Zihaameyyyy
@Zihaameyyyy 10 ай бұрын
​​@@weydoowcumar7235sdo kle wlhi taas aa ku fakaraaye lkn marwalba negativeka inaan fiirino maahan ani ahaan prankigan run ayaan umaleynaa😊😂😂
@axmedmaxamed5798
@axmedmaxamed5798 11 ай бұрын
Soya is not easy 😂😂
@Jamalosman665
@Jamalosman665 11 ай бұрын
Wcs brother and sister ❤❤❤❤❤❤
@sacdiyoqueen4291
@sacdiyoqueen4291 11 ай бұрын
Comments Yada quruxda bdn iguso wada kulahaa Ana waa ku daawanayeyy Liv kaas😂😂😂
@user-wi4bb2rk9t
@user-wi4bb2rk9t 11 ай бұрын
Prang kale kusame o really ax Queen cawo danbe 😂
@farduusmuxumad5223
@farduusmuxumad5223 9 ай бұрын
Mansh.Allah xaxss nin rageed❤❤❤
@hodhanishbby1wx
@hodhanishbby1wx 11 ай бұрын
Boqorada dhibley aya tahy😂hasan wad ka washeey sorry hasaan soy😇uma ahzab wan kujecelhy abayo ilahey dartis ku jecelhy io wanga samesid io dhaqankad kaheley my queenteydi👑❤ love you😍 sister😘
@maryangaaciye7892
@maryangaaciye7892 11 ай бұрын
Masha allah hassan zoya wll jiro 🫡🫡
@FaadumoShariif-cq1gd
@FaadumoShariif-cq1gd 11 ай бұрын
Uma ahzab saana xasan soya ❤❤😂maxa u gale 😢😢😂😂
@abdullahiidris1772
@abdullahiidris1772 11 ай бұрын
Nayaa ninku mukuqaba
@MuniiraMoha-jr8sx
@MuniiraMoha-jr8sx 11 ай бұрын
Jirada ku heeso iyo cadabta aa la nafiseso kulahaa 😂😂😂xasan zooya funny 😆
@harounabdiosman6859
@harounabdiosman6859 11 ай бұрын
Asc
@khadiiramohammad-bb5hi
@khadiiramohammad-bb5hi 10 ай бұрын
Wllhi Hassan waa legend
@user-iw7bq3og5d
@user-iw7bq3og5d 11 ай бұрын
Prank badn ku samee hasann funny wyye wllhy 😂
@ayaanmaxamuud5480
@ayaanmaxamuud5480 11 ай бұрын
Ummu axsaab is not easy❤❤❤❤❤
@nimcodugsiiye
@nimcodugsiiye 11 ай бұрын
Waan kaa helaa wlo adna jwb ima siisid
@fahmoali9264
@fahmoali9264 11 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅 xamdi umadeena ma ahan
@salmoseytuun6200
@salmoseytuun6200 11 ай бұрын
Wariya lax dhip badanaa😂😂😂😂😂 war le idana😂😂😂
@sumayocqadirsumayocqadir
@sumayocqadirsumayocqadir 10 ай бұрын
Xamdi noso badi prankiga xasan at kusameynee❤❤😂😂
@maryanmaryan2349
@maryanmaryan2349 11 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤
@cashacali517
@cashacali517 11 ай бұрын
Walahi uu ku jacelahy yahay ❤❤❤❤😢😢😢😢😢
@user-wy5kh6dc5n
@user-wy5kh6dc5n 10 ай бұрын
Wwwwww xasn sooyo waa Wil sharfleh
@user-sn4vv8ww5e
@user-sn4vv8ww5e 6 ай бұрын
abaayo aamos waaku bariyaa❤❤❤
@HiboHassan-vv9cb
@HiboHassan-vv9cb 11 ай бұрын
😢😢😢
@sabariinabdikariin4543
@sabariinabdikariin4543 10 ай бұрын
Lejend lejend dhalay waa ku wataaa noolow sxb
@marwodumar
@marwodumar 11 ай бұрын
Assalamu caleykum walaalah Somaliyad wa 8na barya ee subscrber iku caawiya jzk kheyr❤
@SabriinMohamed-lk5vx
@SabriinMohamed-lk5vx 11 ай бұрын
😊😊😊
@Amiish-haaji
@Amiish-haaji 11 ай бұрын
UMU AHZAAP jooji prank Maskaxda Ayuu waxyeelleeyaa😮😅
@user-ws3hn8vn8d
@user-ws3hn8vn8d 11 ай бұрын
Umu ahzam is not easy😂😂
@FaadumoShariif-cq1gd
@FaadumoShariif-cq1gd 11 ай бұрын
Uma ahzab saana 😂😂maxa aheed 😂😂❤❤wiilk saan maxa u gale 😂😂soy aarso abow 😂😂
@nasromoallim2195
@nasromoallim2195 11 ай бұрын
💟💟💟💟
@iqranuun726
@iqranuun726 11 ай бұрын
War xasanaa Siduu ugubanaayo caruurtiisa mustaqbalka hooydood iny sharfteeda xumaato ma doonaaayo 😂
@henaafrah3386
@henaafrah3386 11 ай бұрын
Hjh😂umu ahzab waiska jclhy wlh waigaqoslisay xasan soya qof wngsan athy
@user-su5vs9gx5y
@user-su5vs9gx5y 7 ай бұрын
Masha allah
@Abdimuusea
@Abdimuusea 11 ай бұрын
Soya wili makudabsarin miya
@naciimofaarax7328
@naciimofaarax7328 11 ай бұрын
Wlhi fani aya tahay 😂😂
@miiramohra83
@miiramohra83 11 ай бұрын
يا عمري يا حسن الله يسعدك يا رب
@hamseMoha-jl9xn
@hamseMoha-jl9xn 4 ай бұрын
Xamdi abaayo waangudaageera xasansoya waa wilwanag San ilaali qalbikiisa guurginaguriqay
@user-id1cp6ej7z
@user-id1cp6ej7z 11 ай бұрын
Alla hamdi funny waye😂
@user-zg8oe7vh5k
@user-zg8oe7vh5k 10 ай бұрын
Walhi wiilkan waa gob m.a❤
@user-ey7km4tc4d
@user-ey7km4tc4d 11 ай бұрын
Xamdi waalo
@user-dy1mh8bn2p
@user-dy1mh8bn2p 11 ай бұрын
❤❤❤❤😅😅
@hamdijimale842
@hamdijimale842 11 ай бұрын
Hassan is not easy 😂
@issegorot9279
@issegorot9279 11 ай бұрын
Best
@najma649
@najma649 5 ай бұрын
waana gabar qurux badan
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 11 ай бұрын
Xasan soya allha kudaayo waa qof yaqaano qiimaha dumarka markey tiri waa prank hadal cajiib ayuu kuhadlay oo ah sharaftaada miyaa igulakaftami waaa hadal miisaankiisa wato raga qaarna social media kujiro dumarka ayaa uhorseedo wax mustaqbalkooda bari wax udhimaayo sharafdooda wax udhimo iyo ayadoo saas tahay in waaa caadi dhahaan kusoco cml lkn naagta aqliga leh waa mida aaan sharafteeda wax kudoorsaneynin waxa soogalayo aan fiirin lkn fiiriyo wax uwaraayo oo ah sharafdeeda❤
@sahramaxamad4437
@sahramaxamad4437 10 ай бұрын
M.a qli wa runta ❤ think
@umaymagarane7374
@umaymagarane7374 11 ай бұрын
𝒔𝒆𝒄𝒏𝒅 𝒑𝒓𝒔𝒏😂😢😅
@SAHRA.BASHIRSahraBashir-gu7rn
@SAHRA.BASHIRSahraBashir-gu7rn 11 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@aminaabikar2074
@aminaabikar2074 11 ай бұрын
Alla umu dib bathanaaa😂
@HiboHassan-vv9cb
@HiboHassan-vv9cb 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@C.risaaqCali
@C.risaaqCali 11 ай бұрын
Awaay filinkii
Hassan soya oo iga maseeray Wiil iso wacay
16:56
umu Ahzab channel
Рет қаралды 152 М.
THANKS UMU AHZAAB WAXAY II MUUJISAY WAX BADAN OO AANAN KA FILEYN RUNTII
9:56
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
HASSAN SOYA IYO UMMU AHZAAB DAGAALKOODA MAXAA SABABAY 😡😡
12:06
UMU AHAZAAB NIN KALE AYEEY KULA SHUKAANSATAA (P4 PRANK)🤣
11:06
umu Ahzab channel
Рет қаралды 28 М.
UMMU AHZAB OO AAN KA SHALAAYAY SIDA AAN ULA DHAQMAY SORRY PLEASE
12:04
Soya films Studio
Рет қаралды 65 М.
GET BURNED BY TOUTCHING A POT OF CARDBOARD!#asmr
0:18
HAYATAKU はやたく
Рет қаралды 12 МЛН
Самая крепкая лысина в мире😁
0:30
EpicShortsRussia
Рет қаралды 2 МЛН
Смотреть до конца!
0:19
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 1,9 МЛН