Hawiye oo Daarood u sheegay in anay u hanjabi karin isaaq oo uu yahay irirsamaale, iyo Shahaadadii😂👇

  Рет қаралды 35,310

Tooshka Siyaasadda

Tooshka Siyaasadda

Жыл бұрын

#tooshkasiyaasada

Пікірлер: 128
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Wuxuu Ahaa naxariis badane ilaahay caalamkan u soo Diray Nebi muxammed scw💗
@asadibrahim5596
@asadibrahim5596 Жыл бұрын
ASC walaal guul Iyo gobanimo Somaliland love
@cawkelegacy7799
@cawkelegacy7799 Жыл бұрын
Sxb guul weeyi toosh boqol nin ah ka maarmay ninmankii modowbaa horay usoco
@cawkelegacy7799
@cawkelegacy7799 Жыл бұрын
Mansha_allah walaalkay himilada hiigsiga horay socodkaaga alleh ha kuugu guuleeyo aamiiin Aamiiiiin Aamiiiiin
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
Maansha Allah Tabaraka Allah Irir Samaale oo Maaha Direed ah baanu nahey Xeraale iyo Hargeysa Dadka degaa waa isku mid baa la yidhi Dhamaanteenba Dir iyo Daarood waa Reer Binu Haashin baa la yidhi 👏🏽👏🏽👏🏽✅✅✅❤
@wadaniga
@wadaniga Жыл бұрын
Waxaba wax kajira maleh waa khiyaali urur samaale
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
Waa Irir Samaale
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
Waa Irir Samaale
@wadaniga
@wadaniga Жыл бұрын
Oo ma qabiil baa muse waa isbahaysi.
@sahraj3885
@sahraj3885 Жыл бұрын
@@wadaniga ma Adigaa Cadeynaaya Sidee baa leysu baheystaa Illahey baaba badiyee
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 Жыл бұрын
99% JILIINKA KU SIIYAY GOOD JOB
@adandhux2260
@adandhux2260 Жыл бұрын
Hawiyow ma shahadeydaa laguu sodiray now kkkkkkkk wlhi waiga qoslisay bro
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 Жыл бұрын
Kkkkkk waryaa kuwan xaqiiqaday katur jumeen
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 4 ай бұрын
Waaw afkaaga caano qabow lagu qabay ninkaan isaaqow sidaad daaroodka u amaantay🌺🌺🌺🌺
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
KHAATUMOLAND GUUL IYO GOBANIMO🌺🌺🌺
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 Жыл бұрын
Asc, Masha Allah, waa kaftan iyo baashaal fadhi kudirir ah, waana ku fahamney siyaasiyiita qootoqootada nagu siraan.wbt
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 4 ай бұрын
Guul iyo gobanimo khaatumoland🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@edebsan9049
@edebsan9049 Жыл бұрын
Shahada qureshta reerka hakaga ciyaarina kkkkkkk
@TooshkaSiyaasadda
@TooshkaSiyaasadda Жыл бұрын
Kkkkkk haaye haaye
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
shahaada naga ciyaaran qurash
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
RIWAAYADA MA REER BURCAA SAMEEYAY GUULAYSTA WAXA JIRO AYAY RUWAAYADO KA SAMEEYAAN WAA HOYG KAFTANKA WAA DUMAASHIYADEEYDA HABARJECLO NOOLAADA OG GIRL FROM LONDON
@marwo5431
@marwo5431 Жыл бұрын
The guys every talent
@zidiiqtimo7830
@zidiiqtimo7830 Жыл бұрын
Hhhhh funny wlhi Salan gobed From gobolki raga
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 10 ай бұрын
ABOOWAHAY ISAAQ IS DAJI DAAROODAA KAA XANAAJIYAY KKKKKKK🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@crarooggawararka
@crarooggawararka Жыл бұрын
Noosop badi saaxiib 😂😂😂😂
@mahamedibrahin6859
@mahamedibrahin6859 Жыл бұрын
Ku soco bal
@muse_deeqwarsame4553
@muse_deeqwarsame4553 Жыл бұрын
Caawa barkhad qolkiisa fadhiga ayuu kusooduubay muuqaalka waanu ku mahad sanyahay inuu afrikaankii inaga badalay
@TooshkaSiyaasadda
@TooshkaSiyaasadda Жыл бұрын
Mahadsanid sxb qaali Hadaal wuxuu ii yahay dhiira galin aan hore ugu socda🙏❤
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
ISAAQ JECLIYAA RUNTUU INTA BADAN SHEEGAA WAR HAWIYOOW HANA QASBIN KKKKKK JAC BADANAA🌺🌺🌺🌺🌺
@umomar2743
@umomar2743 8 ай бұрын
kkk hawiyuhu maahmaah xumaa ❤❤
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 4 ай бұрын
Dooli dheeldheelkiisa yaanyuur xanaaqeeda waaye
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 4 ай бұрын
Jiirka ciyaaraayo bisada way ka xanaaqdaa
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 4 ай бұрын
Hawiyo ha caaynin
@iamcagayarejrofficiel8110
@iamcagayarejrofficiel8110 8 ай бұрын
Iintad iska soo jabanaysaad na walee 😂😂
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Жыл бұрын
Talent-gaagu waa 94%. Waxaad ka dhigta sida kalamaan oo live loo jilaayo good jop.
@TooshkaSiyaasadda
@TooshkaSiyaasadda Жыл бұрын
Mahadsanid sxb qaali insha allaah %4 Doorka dabe ayaad iigu Dari markaan soo Manjarafadeeyo Qararac aan loo Meel dayin kkkk
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 4 ай бұрын
DAAROOD FAAN U DAA. HAWIYO BEEN. U DAA. ISAAQ CAAY U DAA. Kkkkkkk🌺🌺🌺🌺
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
Very Talented Noosop badi saaxiib 😂😂😂😂shahadadii iyo qamiiski cadaa haku ciyarina dheh Cise wayne yo irir samaaleh ,issaqba usoo shafeecad qaadaya carabta inaan ku biirno oo shahaado lana siiyo ahaaaahahahhaha xaytahay hanjabaada darood ????? !!! from saylac 😂❤👮🏼
@TooshkaSiyaasadda
@TooshkaSiyaasadda Жыл бұрын
Thanks sxb Haye
@saylacmediagroupe9844
@saylacmediagroupe9844 Жыл бұрын
Hhhhhh thnks waxad dhigatay barteedii waa bahweyntii Ilmo xaaji diide boqortoyadii geeska africa Bahabarceli from Saylac Wa waarto wda jirka Irir Samaale Dir
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
IRIR AMA URUR YAHOOY MA AQAANEE ISAAQAAN AQAAN AREE CADOW KUUMA NIHINEE WAAN IDIN DHALNEE IDINKAA DAGAALKA NAGAU WADEE AREE QABOOJIYA DHARIGAAD KARINAYSAAN KKKKKKK
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
YA DAAROOD DAHAB DOWLADAA LA NA DHAHAA MA AQOON BAA NOOGU KAA LAABAN KKKKKK
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
WAR ISAAQ MUXUU SHAFEECI QAADI DADKA SANADKAAN DANBIYUU NAGA DHARJIYAY SIDUU NOO CAAYNAAYAY OON ANAGUNA U CAAYNAYNAY ISTAAQFURULAAH
@marwo5431
@marwo5431 Жыл бұрын
The guy is funny 🤣🤣🤣
@crarooggawararka
@crarooggawararka Жыл бұрын
Woof waar caawaad keentay dad la garanayo meesha wixii mad madoobaa waan ka raysanaynaa
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
DAAROOD SHAN DOWLAD BUU DAGAA SOMALIA SOMALILAND DOWLAD DEEGAANKA GARISA JABUUTE LAAN DHEERE SOOMAALI UGU BADAN KKKKKKMM MAANSHA ALAAH I DHAHA🌺
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын
😂😂😂😂tooshka gacan ku taagey
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
DHAMAAN NIMANKA SAMEEYAY VIDEO DHAMAAN DADKA SOO QORAYO QORAALKA CIDKASTA OOD TIHIIN WAAD MAHADSAN TIHIIN SIDA LOO KAFTAMAAYO LAYSKUGU FAANAAYO WAAN KU QOSLAA OON KU RAAXAYSTAA🌺🌺🌺🌺
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
WARYAA HAWIYOOW NINMANKAAN ISAAQ WAAN DHALNAY MA LAYNAYNO MA DILAYNO NAGA DHEX BAXA KKKKKKM🌺🌺🌺🌺🇸🇴
@khadraheegan5665
@khadraheegan5665 Жыл бұрын
Kkkk adkaate
@DilaagaDahsoon
@DilaagaDahsoon Жыл бұрын
Wllhi laylkase Wuu ladaadagay 😂😂😂😂😂😂
@abdiladiif1462
@abdiladiif1462 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@awalisaac2082
@awalisaac2082 Жыл бұрын
Waar maalintii Irir Samaleh ayaanu nahay habeenkiina binu Hashim Qureysh ayaanu nahay 😂😂😂.
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad Жыл бұрын
Kkkkkk waaba sidaa
@cawkelegacy7799
@cawkelegacy7799 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@sharmaakebaazka3845
@sharmaakebaazka3845 Жыл бұрын
Sidad wax u jileyso 100 ayan ku siyey
@AbdulkadirFarah-cz6yw
@AbdulkadirFarah-cz6yw 3 ай бұрын
Kkkkk kkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
ALLA JAC BAA KU DHAGTAY NINKII HAWIYO
@abdiwahab77
@abdiwahab77 Жыл бұрын
Asal weeye
@ibraahiiimmuuse4080
@ibraahiiimmuuse4080 Жыл бұрын
Asc wryee barkhadoo inaga soo hagaag sxb wax toos inooga wad
@TooshkaSiyaasadda
@TooshkaSiyaasadda Жыл бұрын
Haye sxb maalin dhaaf Baan u soo galinayaa inasha allaah
@saynabSr
@saynabSr Жыл бұрын
Nimankii irir cidla ayaa ka hanjabaysaan, waar nasabada bedelimayno anagoo baqayna ee taa ogaada irirow horaa noo waasheeneh oo intaa deriskayagii nagu dirteen iska daaqtagteeneh, daarood anagoo isaaq ah ayaanu iska celinaynaayeh,
@TooshkaSiyaasadda
@TooshkaSiyaasadda Жыл бұрын
Kkkkkkkk
@awalisaac2082
@awalisaac2082 Жыл бұрын
Waar irir samaleh ayeynu nahay ee shahaadada naga khabee.
@saynabSr
@saynabSr Жыл бұрын
@@awalisaac2082 horta magaca aanad lahayn iska dhig reekaad magaciisa oo khaldan sidataa waa reer binu haashim eh
@awalisaac2082
@awalisaac2082 Жыл бұрын
@@saynabSr shut the f*ck up woman, isaaq igama xigtide.
@saylacmediagroupe9844
@saylacmediagroupe9844 Жыл бұрын
War Number Ama Adress iso sii wxan ku hayaa maclumad wlhi saxdii ah sxp qali waan tageeradadii runtii
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
HAWIYO IYO ISAAQ WALAALO WAAYE ISKU HOOYO WAAYE KKKKKKM
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 4 ай бұрын
Aboowahay isaaq daarood baa kaa soo caraysiiyay kkkkkk
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
HAWIYO JAC BAA KU DHAGTAY IRIR M
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
HADAAN DAAROOD NAHAY NASABIYADEENII MA BADALIN AREE ISAAQOW NOOCYO BADNIDIINAA KKKKK
@a.j2428
@a.j2428 Жыл бұрын
KKKK ADKAATAY, ADKAATAY HAWIYE WUXUU YIRI ANIINA TURKY AAN GELAA
@TooshkaSiyaasadda
@TooshkaSiyaasadda Жыл бұрын
Kkk markaay Adkaanaysa bahashu kkk
@saynabSr
@saynabSr Жыл бұрын
Turkiga ha tagaan waa si fiicaneh qoloba halkay danteeda ka aragto ha tagto anagu awoowo sheekh isxaaqna waa carab ayeeyo magaadona waa dir laakiin iririgaasu dhinaca aan waxka wadaagno magaranayno
@TooshkaSiyaasadda
@TooshkaSiyaasadda Жыл бұрын
Kkkkkkk waa caynka saybeeyey
@charlesabdi
@charlesabdi Жыл бұрын
Adero hawiye nayarda aan soo dhadhaminee carabnimada oo wan iska cadanayna
@MustafeXasan428
@MustafeXasan428 Жыл бұрын
Asc
@barresagal8891
@barresagal8891 Жыл бұрын
Kkkkk
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@circleali9967
@circleali9967 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiraxmaanalale5647
@cabdiraxmaanalale5647 Жыл бұрын
Wixii odegii inageele ee cadceedu madaxaka qaadey ayey runmoodeen qadaadweyntii
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
5 SHANTA SOOMAALI DAAROOD BAALEH SOMALIYA SOMALILAND JABUUTI JIGJIGO GAARISA YAA GAARI KARO
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
ABOOWAHEEY ISAAQ DAROOD MA KA SOO CARAYSIIYAY JIIR AMA DOOLI CIYAARTIISA BISAD AMA YAANYUUR XANAAQEEDA WAAYE KKKKKKMM
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
SOOMAALI KULI EHEL BAYNU NAHAY AAN KAFTANO IS YARA DACAAYADEENO LAAKIIN CAAYDA BADAN QABIILO ISKA CAAYNTA DADKA CAANKA IYO KUWA DHINTAY YAAN LA CAYNIN MINFADLAK PEACE SOMALIA PEOPLE QABIILKANA JOOJIYA WAA ISKU AQOONSI🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️❤️
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 4 ай бұрын
Daarood ismaaciil jabarti malaayiin irirsamaale waaxid kkkkk
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
ISAAQ CAAY BUU HAYAA FULIYIIN
@ummhudayfa2227
@ummhudayfa2227 Жыл бұрын
Kkkkkk kkkkk
@umomar2743
@umomar2743 8 ай бұрын
reer tooshka siyasada waa kuxidhanahay xataa hadaad nakarbaashto kk ingaa isku qureesha kkk daarood iyo reer sh isxaaq waa qureesh
@bartanabada2906
@bartanabada2906 Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
KUMEE IRIROOW KU MEE DAAROODKA IGA QABO
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 10 ай бұрын
INABA CAADI MA AHA NINKAN ISAAQ SIDUU NOO AMAANAAYO ALDAAROODIYAH ALQUREESHIYA KKKKKKK
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 10 ай бұрын
DOOLI AMA JIIR DHEELDHEELKIISA WAA BISAD AMA YAANYUUR XANAAQEEDA. KKKKKKKK
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
MARKAA BOOTO DAAROOD XANAAQ HAWIYO MIYAA KKKKK
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad Жыл бұрын
Isaguunbaa isu jawaabaya, kani waa jinkii oo qofa
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
HA CAAYNIN NIMANKAN NACAS ADIGAA AH
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
HADAAN NAHAY DAAROOD ISAAQOO LALA DAGAALO WAA WAALI WAAYO KOR HOOS BIDIX MIDIG LUGAHA GACMAHA AFKA AY KAALA DAGAALAMAAYAAN ISKA FAHMA AREE NABADAAN RABNAA ISAAQOW NAGA JOOGA🌺🌺🌺 kkkkkkkk
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Жыл бұрын
Sacuudiga maba dagaalamo reer abuu dacaam kkkkkkkkk
@TooshkaSiyaasadda
@TooshkaSiyaasadda Жыл бұрын
Kkkk haa
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 10 ай бұрын
ISAAQ QUREESH KUU SOO GURMAN MAYSO HABARGIDIR SULAYMAAN WAA KUU SOO GURMANAA KKKKKKK
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 Жыл бұрын
Kkk( kkkkkk kkk
@cabdiraxmaanalale5647
@cabdiraxmaanalale5647 Жыл бұрын
Munaa fiqiinta illaahey kago ay wax iriirsamale layidhaa majiro
@haliimoubdilaahi1853
@haliimoubdilaahi1853 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@kaabbulicabdiibraahim3351
@kaabbulicabdiibraahim3351 Жыл бұрын
Sadex dawladood oo calamiya, irir samaale, jabuuti somaliland muqdisho somaliya kkkk
@TooshkaSiyaasadda
@TooshkaSiyaasadda Жыл бұрын
Kkkk meesha waa la isu faanay
@kaabbulicabdiibraahim3351
@kaabbulicabdiibraahim3351 Жыл бұрын
aad iyo aad, waana siday tahay
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
ANAGANA DAAROOD SHAN DOWLAD BAAN DAGNAA
@kaabbulicabdiibraahim3351
@kaabbulicabdiibraahim3351 11 ай бұрын
@@fadumoosman5365 intaasba waa la idinla degaa. Maamul goboleedkuna dal ama dowlad ma ahan
@crarooggawararka
@crarooggawararka Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😔😂😂😂😂
@aadanwarfaa8021
@aadanwarfaa8021 Жыл бұрын
war nimankaa reer shiikh isxaaq ee qurayshta ah wax quraysh ah iyagaa somali ku jiree yaan loo han jabin wax nebiga scw gala iyagaa jiree kkkk war barkhadow noo soo badi weliba kusoo dar sida shahaadooyinka carabta loo qaato kkkkk
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
KKKKKK ISAAQ MA NABIGA CIDIISA AH WALIGOOD XITAA MAYNA MARTININ SI WAX FIICAN UGA BARTAAN IDOORKA WAA CAAY IYO DACAAYADII IYO BEENTII OO QOF AH KKKKKKK MY DUMAASHIYADAYDA ISAAQ ILAAHAY HA SOO HANUUNIYO❤️
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
daarood naf been ah baa gashay
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 ай бұрын
IDOORNA WAAD RIYOOTEE RUNTU WAA MAXAY KKKKK LAASCAANOOD HOYADAA MAA LEH
@mohamedjamac64
@mohamedjamac64 Жыл бұрын
Markaa turkaane iyo imaaraadna waa walaao.
@luuldeggan2636
@luuldeggan2636 Жыл бұрын
Waxaa iriis samaale ladhaho ma jirro wa waxaa siyaasad kuwayahaan oo lagu qaraabto haawiye wa kuwaad hargeysa ku xirxirtaan oo jareerta aad dhahaddaan
@cawil252
@cawil252 Жыл бұрын
Hhhh adiga markad daarod tahay intaasa naf ka raadisa hawiye marka hargeysa la joogo waa uga laandherysan yahay daarod oo walahi ah jareerta aad shegyaidna malaha wa sinjibaartaada anaga hawiya nala dhaha intaas adigo xogaa nafis ah iyo cil bax ah ayad ku daremeysa
@ajeeyabdikhadir4839
@ajeeyabdikhadir4839 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@deqomohamed7212
@deqomohamed7212 Жыл бұрын
Kkkkkkkk k
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 23 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
BARN CAWAYSKA YUUSUF SHAACIR IYO CALI SEENYO 30 09 2013 PART 1
30:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 281 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Challenge😣Haddaa Dhaqaqdo Qaniisaa tahay🙄
8:22
CAAMIR 24
Рет қаралды 127
Самый странный заключённый😂 #фильм #кино
0:56
КОЕ-КОГО НАДО ПРОУЧИТЬ
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 810 М.
КОЕ-КОГО НАДО ПРОУЧИТЬ
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 810 М.
May everyone be happy🩷
0:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 4,1 МЛН