No video

TURKIGA & ISRAAIIL OO AY KA DHEX TOLAN TAHAY + XUUTIYIINTA OO MARKAB 2 GOOR DUQEEYAY

  Рет қаралды 28,711

HBN Online TV

HBN Online TV

27 күн бұрын

TURKIGA & ISRAAIIL OO AY KA DHEX TOLAN TAHAY + XUUTIYIINTA OO MARKAB 2 GOOR DUQEEYAY
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 31
@abdisalamatoshjibril8958
@abdisalamatoshjibril8958 26 күн бұрын
THE GREAT BISHAARO IS COMING! INSHA ALLAH
@islamisthebestreligion1738
@islamisthebestreligion1738 26 күн бұрын
ilaahoow u gar gaar yaa rabi walalheen reer falastiin 😊
@abdulkadirahmed3301
@abdulkadirahmed3301 26 күн бұрын
Viva hbn ❤❤❤
@cirjiidh77
@cirjiidh77 26 күн бұрын
HBN
@CabduqaadirshiiqSubeyr
@CabduqaadirshiiqSubeyr 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waxan away taageeraha hbn
@abdulkadirahmed3301
@abdulkadirahmed3301 26 күн бұрын
Gumeeysiga Allaha jebiyo❤❤❤
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 26 күн бұрын
Waa fashilmay Netanyahu ma jeceshahay jabka yahuuda like saar sxb
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 26 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@user-sb1ft8xv8e
@user-sb1ft8xv8e 26 күн бұрын
Allo ugrgar falastin
@user-mu5fo4kx2x
@user-mu5fo4kx2x 26 күн бұрын
alllha ugargaaro
@YusufHasan-je1dd
@YusufHasan-je1dd 26 күн бұрын
Saaxiib mawliid xaaji cabdi wali lagabilaabo maalinkii 1aad ee dagaalka qasa ilaa maanta warkaagu ima dhaafin laakiin xayeysiisyada ayaa kugu soo badanaya
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 26 күн бұрын
WAA SAX 22KA CARBEED MARKA LAGA REEBO SOMALIA JABBUUTI YEMEN QADAR IYO ALGERIA INTA KALE WAA DUMARKA NETANYAHU
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 26 күн бұрын
Asc mowliid subax wanaagsan
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 26 күн бұрын
Netanyaahu waa ninka qaba dumarka ugu badan waayo wuxuu qabaa tiisa iyo 21 carbeed waa madaxda 21 dal ee jaamacada carabta marka laga reebo somalia jabuuti qadar iyo Algeria
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam 26 күн бұрын
Ilaahey ha guuleeyo Falastiin
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 26 күн бұрын
❤asad❤ordugaan israa,iil wuu ka adkaan doonaa waloow eey macquul tahay ineey isticmaasho hubka qatarta ah ee newklerka
@abdiwaliali3757
@abdiwaliali3757 26 күн бұрын
Manasibada cida sawdi dhamaty
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x 26 күн бұрын
TURKI HADAL MOOYANE FICIL MALEH EE ISKADAA MASAKINTAAS
@maxamuudxasancige3094
@maxamuudxasancige3094 26 күн бұрын
Yuhuuada
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 26 күн бұрын
Turkigu waa lahaysto oo aadba xorba uma aha cida kaliya ee maanta dunidan tooda oo qudha ay soconi amarka natanyaaho kelgiis uun baa maamula maanta dunidan turkiga allah hacaawiyo oo carabtii tukigii jabiyay yaa sitoos ah u caawinaya yahuuda ee muxuu turkigu ka qaban karaa
@NadiifOomo-fq7xo
@NadiifOomo-fq7xo 26 күн бұрын
Fadjan xayeesiinta dher ukalaqaybiya qaybiya barnamijyada
@mustafaabdi3027
@mustafaabdi3027 26 күн бұрын
xayaysiin ayad nagu disheen
@daauudshiikh8265
@daauudshiikh8265 26 күн бұрын
Hamaas waxaa la dagalamaaya American Allah ka qabo Allah Duufan ki tid Amerikan
@maxamuudxasancige3094
@maxamuudxasancige3094 26 күн бұрын
Alla ha jebiyo
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 26 күн бұрын
Asww
@Khadijo60
@Khadijo60 26 күн бұрын
ninkaan la dhaho israiil mar walbo erdagan buu weeraraa yuhuuda beenta 75 sanno ayey ku caano maashay laakin beentoodii waa laga dabo yimid ilahey ha kala firdhiyo amin ya rabi
@khaalidkhaalid8953
@khaalidkhaalid8953 26 күн бұрын
haa waxaadnoqoteen boodh
@user-tc9xq8oh7s
@user-tc9xq8oh7s 26 күн бұрын
Dabkadhaxshiday ereygaas mafiicna
@ashawooo
@ashawooo 26 күн бұрын
Netanayahu waa nina masakaxde ka xanusan waxa uu awooda ah malaha ee illahaya ba awooda leha rabi idan kena masibo deg deg ah iyo cudar ana la garani illahaya inta dhimtaya reer falsatina illahaya ha uu naxariisto inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa Reer wasarah isaril waa Nina madax ka jira asiga iyo Natayah waxa ku washen madax wenah Turkiet inshallaha kuwa jabaya oo khasaray waa Yuhud nacalada ha ku dhacada illahaya ha xafida walaalah reer Yaman waa gese isalanka
@AbdulqadirLyli-cx5ul
@AbdulqadirLyli-cx5ul 26 күн бұрын
Erdogan Riwaayad ayuu jilayaa Xidhiidka muu u Jaro hadduu daacad yahay!!
Al Jazeera Arabic Live قناة الجزيرة | البث الحي | البث المباشر
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 52 М.
🔴 Al Jazeera English | Live
Al Jazeera English
Рет қаралды 6 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
Antipsychotic Drugs | Typical vs Atypical | Pharmacology💊
3:14:21
Dr. Najeeb Lectures
Рет қаралды 179 М.
REER SOMALILAND OO SIWEYN UGA TASHADAY SOMALIYA
14:09
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 11 М.
Deep Learning Interview Prep Course
3:59:50
freeCodeCamp.org
Рет қаралды 369 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН