HEES FANANINTA JIGJIGA U QAADEEN AROOSKA CAWALE AADAN IYO MISS XIIS 2021

  Рет қаралды 1,502,740

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

2 жыл бұрын

HEES AROOS CAWALE IYO XIIS FANANIINTA JIGJIGA LIIBAN JIGJIGA NIMCO DIAMOND JEESTO FAYSAL MUNIR HODA XASAN MUKHTAR JIGJIGAWI FIHIIMA CISHQI ILHANA
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 761
@yasmiinquruxofficial1188
@yasmiinquruxofficial1188 2 жыл бұрын
Woow fananinta rer jigjiga waxan ku jeclhy garab istaga qofka ay malintisa tahy keep going garbaheygi ❤
@fatxiyamohamud7945
@fatxiyamohamud7945 2 жыл бұрын
Waa runta hadana xiis waa gabdhanadii kuma sii jirto dadka waa qasab in maalinteeda laga dhiso 😘
@nastehaislow407
@nastehaislow407 2 жыл бұрын
Awy salma nura iyo inantii kale magaceda hayee hada
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
Sax
@nimcaanaxmedbasher7152
@nimcaanaxmedbasher7152 2 жыл бұрын
wa runta wll qali
@hawomohamud3159
@hawomohamud3159 2 жыл бұрын
@@nastehaislow407 ,,
@anisosaid8225
@anisosaid8225 2 жыл бұрын
m.a fanaaniinta jigjiga waa gacal wlhi heestu inaba caadi maaha waanku ceshceshtaa marwalbo isku waara xiis iyo cawaale🥀❤🥰
@dekcabdullahidhubane3117
@dekcabdullahidhubane3117 2 жыл бұрын
Liibaan jigjga waa in taaalo loodhisa wuxu keenay hees uqalabta labada legend ❤ 👏
@cabdiqadarcabdullhikabirow6438
@cabdiqadarcabdullhikabirow6438 2 жыл бұрын
Jig jiga waa gobtii soomàaliyed masha allah jira ee jooga from caasimadii umada muqdisho cadey...
@munanuur2210
@munanuur2210 2 жыл бұрын
Reer jigjiga waa itopian dadka dhahaay ma aragteen gabar ama wiil reer jigjiga ah oo xabar ama tigreey orama cidka guursanaaya oo saan cml looga tumaaya waa maya lkn shanta somaalia inaay is guursanayaan waa waxa aan asal guurayn oo somalia wali midaynaya m.a awlaad badan alla ha idin siiya aamin
@kamadege2263
@kamadege2263 2 жыл бұрын
Maxamed Saleebaan jeesto iyo inanta laqaadaysa ayaa Ugu Cod macaan ee in labadooda Loo daayey ahayd❤️❤️❤️👑👑👑✅ Liibaan jigjiga and other level ereyda iyo laxankaba ❤️❤️❤️❤️✅
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 Жыл бұрын
Jeesto waakee wll
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Mash Allah hambalyo Hambalyo cawale iyo xiis cawale nag bu heley xiis wa gabadh an jeclahay 👰‍♀️🤵❤
@kadarmahamed704
@kadarmahamed704 2 жыл бұрын
Mash Allah aroos wngsn reekii Lagu nasto Allah ka dhigo
@qaalimohamoud6250
@qaalimohamoud6250 2 жыл бұрын
Calankii jabuutiyo jigjiga Lagu cimaamadaye ❤👏👏👏👏 Cawaale iyo xiiis barakooba
@abyanaluu5916
@abyanaluu5916 2 жыл бұрын
Cawaale waa romantic😂 socda siduu gabadha taashka ugu leexinayo m. A iskuwaara💎💍❤️
@sahraahmed6884
@sahraahmed6884 Жыл бұрын
Hada katag gabadhkale ka raacay
@abdullahi370
@abdullahi370 Жыл бұрын
@@sahraahmed6884 ayada ka raacdy oo ku dheeshy wllo
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 2 жыл бұрын
Gob weeyaan reer jigjiga❤✊🇸🇴
@khadijaabdi8960
@khadijaabdi8960 2 жыл бұрын
Aad uweyn
@edebsan3655
@edebsan3655 2 жыл бұрын
Hamalyo Hamalyo 👏 cawale adan iyo mss xiis barkooba from hargysa alle qalbiga ha u qaboojiyo mahada
@halimaibrahim4471
@halimaibrahim4471 2 жыл бұрын
Hhhhh wa runta abyo qalbiga alle ha u qabojiyo
@rahmacadey7030
@rahmacadey7030 2 жыл бұрын
Masha Allah Arooska fananiinta is calmaday reer jigjigana waxaan leenahay magaladii xaruntii jacaylkay noqotee halkaa kaga haya soo dhawaynta
@suleekhocabdirizaaq2917
@suleekhocabdirizaaq2917 2 жыл бұрын
Masha Allah xaflad aroos reer jigjiga hakaa agaasimeen hadii kale haka dhimato because xafladaha aroosyada jigjiga waa heersare midba mita kale ka daran
@osmanahmedhussein6493
@osmanahmedhussein6493 2 жыл бұрын
Alfa mabruur reerka cusub, reer jig-jiga walaahi waa gob iyo nasab, awaalow marwada ilaali. ❤
@mustafmohamud5862
@mustafmohamud5862 2 жыл бұрын
Hambalyo Awale Adan iyo Mizz Hiss ... Round of applause for Liban Jigjiga , ninka aroosyada fanaaniinta kalakiciya
@maryamsuleiman6340
@maryamsuleiman6340 13 күн бұрын
Nawapenda sana niko ZANZIBAR ,uzawa wangu ulitoka huko ,Somalia , natamani kharus ya mtoto wangu wamwisho aimbiwe hizo nyimbo ,NAWAPENDA ❤🎉🎉🎉
@bintusadiaabdi1321
@bintusadiaabdi1321 2 жыл бұрын
Fanaaniin is helay xiis hablaha heesa kuwaan ugu jeclahay bay number one iigu jirtaa caawalana raga heesa number one iigu jiraa wlhi waana isla jeclaa m.a allow isku barakee jiro jooga abid idinko lamana noloshu idinma ciiisho isha cadowgana allah idinka qabta🥰🥰👌
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 2 жыл бұрын
Calanki jabuuti iyo jigjiga lagu cimadaday 😍😍😍😍😍mashalalh hamblyo doumashi marna Ayeeyo macan ogadenia boqortyodi ayeeyoday waxan xassustay arooski ayeeyoday iyo awowgay Cisse iyo ogadena💯💯💯💯💯💯💯💯💘💘
@nicimaibrahim5459
@nicimaibrahim5459 2 жыл бұрын
Caawale jacayl badan baa ka muuqda Alle ha barakeeyo.qoyska cusup👏 Lkn gabadhadii kulasoo dhibtootay waad ilowday waar ragow xiisaha iska daaya oo dumarka idiinso samray ku eekada plz 🙏😥
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 2 жыл бұрын
Dumarkaba tii raga wareerisa waa laga tagayaa
@umunashaad3219
@umunashaad3219 2 жыл бұрын
@@umufadumosahra1421 adaa laga tagaa insha Allah ileen gabar sidaada ah ayaad ku diganeysaa
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 2 жыл бұрын
@@umunashaad3219 maxay qabtaa canada ayey jogtaa awlaad bay haystaa . Nin na way helaysaa
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 2 жыл бұрын
@@umunashaad3219 tii haysan weyda waa loo haynayaa sanadkan
@maryanhashi6039
@maryanhashi6039 2 жыл бұрын
@@umufadumosahra1421 kugu raacsanahay kkkkk
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 2 жыл бұрын
Legend Awale Adan farxadiisa waa jaad gooniya. Idam Alle barakooba adigiyo xaaskaga quruxda badan Mss Xiis❤🌷
@abdicasiisaxmed5758
@abdicasiisaxmed5758 2 жыл бұрын
Mash ala
@abdifatahgentleman8421
@abdifatahgentleman8421 2 жыл бұрын
Best song 🎵 ereyada iyo laxankaba liiban jigjiga Big legend
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 2 жыл бұрын
Wlhi liban. Waan u taaganahay
@khalidblodh2433
@khalidblodh2433 2 жыл бұрын
💯Masha allah noqda uliyo diirkeed 💯❤💯❤awale aadan iyo miss xiis💯❤❤
@abdifatahosman6018
@abdifatahosman6018 2 жыл бұрын
Mabruk lamana fanka cusub. Congrats xiss qurux.
@Illy77109
@Illy77109 2 жыл бұрын
Woof calyk🔥 Hees baa ku dhacday😍 2doodana way isku soo baxeen😊
@mukhtaryusuf6508
@mukhtaryusuf6508 2 жыл бұрын
Masha allah Hanbalyo hanbayo isku waara abudkiin xiis iyo cawale fananin sare♥️♥️♥️
@axmaddaacad6461
@axmaddaacad6461 2 жыл бұрын
Jigjiga ayaa yala fanka somaliya garab istaga ku jeclahay💯🙏🙏❤
@ismailhaji1697
@ismailhaji1697 2 жыл бұрын
Xaqiiq waa fanaani cod rabi ku muteystey
@user-hx5mt7el7w
@user-hx5mt7el7w Ай бұрын
@habibdarareleyeh8030
@habibdarareleyeh8030 2 жыл бұрын
Macha allh lamaanaha qarniga hambalyo hambalyo 1000 jeer 💖💝❤❤ Awale Adan deheye And Miss xiis Reerki lagu naste lagu nagaado 👏👏👏🌹🌹🌹💖💖💖💝💝💝❤❤❤
@arikabdi3360
@arikabdi3360 2 жыл бұрын
Macha allah alf alf mabrouk Awaleh aden and miss xiss 2grand star long vie plein de prospérité wil iyo cano
@fardoosmaxamed4817
@fardoosmaxamed4817 2 жыл бұрын
Alle haysu barkeeyo Allahw mustaqbal wanagsan isii😪😪
@quruxiyocaafimaad-
@quruxiyocaafimaad- 2 жыл бұрын
Maasha ALLAH ALLAHUMA BAARIK miss Xiis iyo Cawaale ❤️❤️❤️❤️
@saxadani3241
@saxadani3241 2 жыл бұрын
Ciyar fanekenaaa aya ku gadhi machallah mabruk calek inader awaleh reerki ragaaa alle haka yelo😘😘😘😘😘🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@jawahirxassan7300
@jawahirxassan7300 2 жыл бұрын
Wlhi waligay qof fanan ah man jecelan lkn miss xiis wan jecelhy❤
@SomGrl88
@SomGrl88 Жыл бұрын
Gabadha Mukhtar Jigjigawi la qaadaysa codkeda MashaAllah amazing ❤ I think Elham Omar in la dhoho.
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 2 жыл бұрын
Wow axyaa hees iyo erayo cajiib weeye❤💎🙏
@kadrahassan981
@kadrahassan981 2 жыл бұрын
Hees iyo badh walahi congratulation xiis iyo cawale to legend aYa is helay❤️🌹☺️🥀🥀☺️❤️❤️🌹❤️❤️❤️
@abibawale4976
@abibawale4976 2 жыл бұрын
Maasha Allah hamblyo Hamblyo aroos wacan CARUUSKA maanta iyo caruusada qarniga awale adaan iyo miss xiis xarago 🥰🥰😍🤩❤❤❤🧡🧡
@mrabdikarim371
@mrabdikarim371 2 жыл бұрын
Rer JIGJIGA wa in laga guursada.💯🙌
@khadijasamater7211
@khadijasamater7211 2 жыл бұрын
Masha Allah walashey Xiis iyo wlkey Cawaale, hambalyo hambalyo hambalyo Alle idamkiis isku wara Alle haa idinka bero Allah bari idiin ah Alle xaaq ku cabuda amiin yaa Allah.❤❤❤💃💃💃💃
@shacniadan8069
@shacniadan8069 2 жыл бұрын
Mnsha allah Fananka wayne somaliyed Cawle adan iyo Fananadena Miss Xiis Poqorada Quruxda Alif mabruk Abayo waka samirkagi wd heshay Dhisma o Dhaqma Idimka alle ❤❤❤❤💯💯💯❤💥💥💫💫❤❤❤❤❤❣❣❣
@mohamedibrahim1741
@mohamedibrahim1741 2 жыл бұрын
Cajiib. Erayada Cuulus. Waa liban. Jigjiga Good. Job
@talozaap
@talozaap 2 жыл бұрын
Mansha Allah congratulations ♥️♥️♥️Awale & xiis iskuwara
@Suhuur1
@Suhuur1 2 жыл бұрын
Masha allah félicitations isku war abid ubad khayre qab alle ha idin siiyo🎇✨🧨👸🤴⚘
@asiisaabdirahman5245
@asiisaabdirahman5245 2 жыл бұрын
Msha ALLAH hamblyo guurkiinu guur khayr gurigiinu guri khayr laba fanaan oo aan jeclahay miss xiis iyo sowjkeeda cawaale barakooba oo barwaaqooba🥰🥰❤️❤️😘😘
@maxametxavi1068
@maxametxavi1068 2 жыл бұрын
Alpha mabruuk awalE iyo miss xiis wa isu qalantiN❤🥀💯
@nimcohappy4567
@nimcohappy4567 2 жыл бұрын
Magaladii jacaylka jigjiga ana wankusoo socdaa😁
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 2 жыл бұрын
Wooow aniga heeta ayankasi helay 2legend heesta wey uqalman hambalyo hambalyo❤💋🤩🤩❤💋💋🌹🌹🌹🌹👑👑👑👏👏👏👏👏👏👏
@sadehajiyow6701
@sadehajiyow6701 2 жыл бұрын
Congratulations jaceylkeeygi horre miss xiis iyo alfanaan cawaale guurkiina guur kheyr.
@calicali6314
@calicali6314 2 жыл бұрын
Masha alaah cawaale aadan iyo marwo xiis ) isku waara wayo argii fankoow farsad dahabiya weeyane is fiirsada walaal farxad ku noolaada wabigii wanaaga waydinkaa dagee cawaaliyo xiis curado wiil iyo habllo wayne haydin siiyo wadankiyo dadkaba anfaca aamiin aamiin baan lenahy
@mrfuga6041
@mrfuga6041 2 жыл бұрын
Mabrouk awale adan iyo miss xiis Jigjiga gurigi lamanaha ❤️😍❤️
@amsamohamoud1838
@amsamohamoud1838 2 жыл бұрын
hampalyo qoska muslinka ee dhismay xiis iyo cawaale❣❣
@halwehalwa5768
@halwehalwa5768 2 жыл бұрын
Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 Cawale 💖 iyo miss xiiss
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
Masha Allah. Congrats..welcome dumashi ❤❤❤❤❤👸🤴💗💗💗💗💗
@muscabmohadein4790
@muscabmohadein4790 2 жыл бұрын
8
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 2 жыл бұрын
Guul Caashaq Awale iyo Mss Xiis wada jiroo nabad-gala❤🌷
@daauudbaabe7175
@daauudbaabe7175 2 жыл бұрын
Laxanka iyo areyada libaan jig jigo wax kale waaye wlhi war ileyn waa abwaan weyn libaan jig jigo
@diamondcali8695
@diamondcali8695 2 жыл бұрын
Haa abwaan waye iyo laxamiiste fanaan intaba
@mushtaaqabdiraxmaan6632
@mushtaaqabdiraxmaan6632 2 жыл бұрын
Mazha allah hampalyo wllsheena and wllkeena illahaye caruur bariya ha idina siiyo 😘😘
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo Fananka 5ta Somali❤🥰 Awaale aadan iyo miss xiis❤🥰
@ismahaanismahaan9234
@ismahaanismahaan9234 2 жыл бұрын
Xiis
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 жыл бұрын
Maashaa allah tabaarakallaah hambalyo reerkii lagu nastee lagu nagaado rabi ha idinka yeelo Aaamiin
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 2 жыл бұрын
Manshallaha tabarakallaha congratulations brother awale and miss xiis guurkina allah barakeeyo guurkina guur khayr qaba allah idinka dhiigo kala heela awlaad saliix ah Amiin Yaa allah 🤲🤲🤲🤲
@taariikhogaden1029
@taariikhogaden1029 2 жыл бұрын
Fanaaniin runtii waa kuwa Jigjiga kaliya 👏🏽👏🏽👏🏽
@mandeeqsaleh7676
@mandeeqsaleh7676 2 жыл бұрын
mabrouk👏👏
@sogah5460
@sogah5460 2 жыл бұрын
Xidiga fanka soomaaliyeed cawaale guuleyso from toronto
@sowdiinabeela5892
@sowdiinabeela5892 2 жыл бұрын
Anoo yar wllhi cawale taageri jirey xitaa talefon ma heesan idaacd ka dhageesan jirey😅😂 hormar wacn adeerro fannka kaliya jecellhy 🥺 Waqti idin casuumye manta calamaka laafyoda🤦‍♂️🤦‍♂️🤴👸
@cayuushppe332
@cayuushppe332 2 жыл бұрын
M.a hambalyo hambalyo wllkey cawale io walashey xiis🥳🥳❤
@jibriilsiciidjabro3320
@jibriilsiciidjabro3320 2 жыл бұрын
Fanaankii waynaa ee maxamed jeesto ayaa meesha jooga oo shiday
@hibokhalif3188
@hibokhalif3188 2 жыл бұрын
Masha allah congratulations both of you awale & miss xiis 👩‍❤️‍👨🤵‍♂️💍❤️👰‍♀️
@nasrowaddani5073
@nasrowaddani5073 2 жыл бұрын
Masha allaha love song❤❤❤❤❤ Allaha isku barakeyo qoyska cusub fananin aan aad u jeclahay hampalyo hampalyo hampalyo hampalyo hampalyo
@amiin7970
@amiin7970 2 жыл бұрын
Arooskii Qarniga Inuu Yahay Inta ila Aragtay Like Saara 🥰❤️🔥✊
@ibra_ace
@ibra_ace 2 жыл бұрын
allah ha isku kiin barakeeyo cawale adan iyo xiis
@omarfarah1621
@omarfarah1621 2 жыл бұрын
This song is about to be played in every somali wedding
@Makhircoast
@Makhircoast 2 жыл бұрын
But they mention awale and hiis names
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
Best wedding song made just for them.
@khadraabdilaahi9839
@khadraabdilaahi9839 2 жыл бұрын
Maxamed jesto Legendary 🔥❤
@asmaaliabdillahi9869
@asmaaliabdillahi9869 2 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo kuwi wara allaha idin ka dhigo👏👏👏👏❤❤❤
@shamisnur4327
@shamisnur4327 2 жыл бұрын
Cadceedi quruxdiyo fantaaq cawa haysaye calan ubaxle weeye iyo cadceed sagal aroor yaled caynanka hay marnaba ha is cidlaynina ❤💯❤💯 masha allaah wiil iyo caano gabar caano
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Reer jigjiga waa dad cajiibb nio faanin Qatar ah ayeey leeyihiinnn
@moustaphaelabe8688
@moustaphaelabe8688 2 жыл бұрын
Beautiful couples and nice music 🎶 plus amazing song
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 жыл бұрын
Maansha Allah ❤ Hambalyo ❤ Congratulations ❤ 🎊 👏 💐
@omartqdn7745
@omartqdn7745 2 жыл бұрын
Masha allah 😍 hooyge fanka my city jigjiga
@diamondcali8695
@diamondcali8695 Жыл бұрын
Masha allaah xiis iyo cawalow hadeer caalamka laafyoda ish calaa hees maalintee sobaxday ilaa maanta oo ah 18/12/2022 hal maalin mailobin dhagesigeeda isku waara abyo iyo abwe from muqdisho❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xamdabile8745
@xamdabile8745 2 жыл бұрын
congro xbbti xiis xarago cawaale aadan mabruk ubad khyr qaba kala hela gurigiina guri nagi guulow ka yeel 💑🥰
@simanhoussein533
@simanhoussein533 2 жыл бұрын
Alfu mabruuk awaleh aden et mis his tts mes félicitations 😍😍😍❤
@halimaisse6884
@halimaisse6884 2 жыл бұрын
Masha allh jigjiga waa meel gobi degantahy xaqiiqdii qofkii u baahan garab isaaag jigjiga ha tago
@oraahsameadanhassan2363
@oraahsameadanhassan2363 2 жыл бұрын
wale hadn gursanayo mel kale kuma gursadho...Jigjiga dhal boqortoyo🥰🥰🥰
@zamzamabdirahman1262
@zamzamabdirahman1262 2 жыл бұрын
awale adam and mss hiis my favorite singers congratulations on your wedding❤👏👏👏
@roodamaxamed9215
@roodamaxamed9215 Жыл бұрын
766t655b6 Cvft😢
@XamdiXirsi-jr3mk
@XamdiXirsi-jr3mk 11 ай бұрын
🦁
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 2 жыл бұрын
War heestu laxan macaanaa Eesh qiyasak ayuu dhihi jiray cawke allah yaraxma
@diamondcali8695
@diamondcali8695 2 жыл бұрын
Heestaan habeenkii lasoo saray ilaa hada maalin walba waan dhageystaa kamana xiiso dhaco laxan macaanaa ilaahow nin ijcl iisahal oo farxad ilawadaaga😭😭😭😭😭😭😭
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 2 жыл бұрын
@@diamondcali8695 🤣🤣😂🤣 heestaan aa nalii qaadaa markaa ninkaas illahay ku sahlo
@diamondcali8695
@diamondcali8695 2 жыл бұрын
@@ahmedyaredhanaane7383 hhhh hye
@faadumokoos2529
@faadumokoos2529 2 жыл бұрын
Hanblyo hanblyo cawale adan mise xiis gurkina guri khyrqaba ilahy haka yeelo❤️💙
@nasteexman3353
@nasteexman3353 2 жыл бұрын
Calankii jabuti 🇩🇯 iyo Jigjiga 🇲🇵 lagu cima maday 🙏🙏🙏
@bureeqojanno9893
@bureeqojanno9893 Жыл бұрын
wakhti idin casunye hader calamka lafYoda❤
@bilalyussuf3620
@bilalyussuf3620 2 жыл бұрын
Great couples 💑 CONGRATULATIONS FROM KAMPALA
@ugbadomer3692
@ugbadomer3692 2 жыл бұрын
Reer jigjiga wlhi waa dad gob ah
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
Geesi cawaale diheeye!!! Libaax ana iminkaan labaynayaa Muhiimadu waa xaqdhawr iyo iskuwadka marwooyinka 😍😍😍😍😍😍😍 HAMBALYO MAALINTIINA MUDANE CAWAALE IYO MARWO XIISEEY
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Oo xaaskiisi hore soo ta tidhi aniga iyo cawaale dad walalo ah oo calafkoogi dhamaadeey ayaan nahay caruur baa naga dhexeeysa waa siidee soo may kala tagin gabadha
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
@@malmo4235 inay kala tageen baan filayaaa,lkn waxa sanadahaan cusub baan fahmi waayay sawtii awalba somalidu 4444444 guursan jireen hhhhhh
@iskufilanhaji2999
@iskufilanhaji2999 2 жыл бұрын
Masha Allah aroos qurux badan isku wara ubad khayr qabana kala hela hambalyo kunjer
@NajaxxasanMaxamuud
@NajaxxasanMaxamuud 2 жыл бұрын
Msha allh allow ka dhig gurigi baraaro iyo Lagu yimaada aamin dhisma oo dhaqma💑❤💯🙏
@shukrilibax
@shukrilibax 2 жыл бұрын
Masha allaha hanbalyo walalayal illaha haidin xifdiyo amiin yaa allaha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎂👋🏼👏
@yasminhuseen850
@yasminhuseen850 2 жыл бұрын
Hambalyo Xiis iyo cawalow hadeer calamka lafyoda 👑❤❤❤❤❤
@kamadege2263
@kamadege2263 2 жыл бұрын
Hambalyo Alfanaan Cawaale Adan iyo Mss xiis Hees cajiiba weeye Runtii👑👑❤️❤️❤️❤️✅✅✅
@fardousqalidumar4875
@fardousqalidumar4875 2 жыл бұрын
Gabdh walba xaqbay uleedahy in ahy hesho farxad Miss Xiis Iyo Cawaale Alle ha isku barkeeyo
@XamseKayse-tc9mw
@XamseKayse-tc9mw Жыл бұрын
Fanaanninta jigjiga fanka udaaya hees macaan wlhi masha Allah from BerBera somaliland
@umuushpee1072
@umuushpee1072 2 жыл бұрын
Masha allh m a m a hambalyo Abti mcn 🥰🥰❤
@Ahmed-ft3bg
@Ahmed-ft3bg 2 жыл бұрын
2 of the biggest artists in africa 👏 👏 👏 arosyo badan waad kala kiciiseen cawa idinka la idiinkalakicin ❤️
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
Aad iyo aad. Welcome dumashi xiis❤❤❤
@ifraahahmed2267
@ifraahahmed2267 Жыл бұрын
@@halimoa4348 eseseseßmshala
@ifraahahmed2267
@ifraahahmed2267 Жыл бұрын
@@halimoa4348 g
@samihabdoh4133
@samihabdoh4133 Жыл бұрын
L.p.
@rumanmaxamed
@rumanmaxamed Жыл бұрын
Kkmmmmmkmkm
@khadardaahir8790
@khadardaahir8790 2 жыл бұрын
Mansha allah aroos qurux badan muxubada ku diir sada isna dadaheyo noqda uliyo deer keed muxubada ku diir
@naruurab1114
@naruurab1114 2 жыл бұрын
Eshcalaa hees, congrats 💕
ANSHAX IYO XAASKIISA  AYAAN  HEES AROOS JIGJIGA official video 2020
8:31
Waqal WStudío
Рет қаралды 15 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
MISS XIIS | HANTIDU WAY II DHANTAHAY | SHOWGI AWALE ADAN & MISS XIIS 2022
4:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,7 МЛН
Hees Fanaaninta Reer JIgjiga Arooska Awale Adan Iyo Miss Xiis
11:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,1 МЛН
AWALE ADEN OO HEES U QAADAY XAASKIISA MISS XIIS I KAAMILA XIISEEY JIGJIGA 2022
4:04
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 4,8 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
Ciise Habiibi Adaa Afar Iiga Dhigan Arooska Awale Adan Iyo Miss Xiis
7:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX HEES SHIDAN DUCA QABA XIDIGAHA GEESKA 2020
8:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 324 М.
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 46 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 201 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 765 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 329 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 259 М.