No video

HEES | Ha Warwarin | Cabdi Xasan Dige | Original + lyrics

  Рет қаралды 442,001

MAADEYS

MAADEYS

4 жыл бұрын

The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 138
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Heestana waxaa ku xasuustaa gabar deris eheen iyo wiil aan deris ehen wiilka ayaa jaceladay gabdha si walba wax waa u fahamsiiyey way ka aqbali wesay markaasuu Heestana u shiidan jirey Gabdha saxiib isku school ayaa eheen iyadoo sidaa u jaceel ayee gabdhii dhooftay asigane xafda ayuu ka guurey gabdha hada jarmalka ay jogtaa wiilkii meel kuma sheego waqtigu waa xasuus 😘
@foodeylyrics1691
@foodeylyrics1691 3 ай бұрын
Waa doqon u sheeg gabadhaas 😂
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 3 ай бұрын
@@foodeylyrics1691😂😂😂hye
@foodeylyrics1691
@foodeylyrics1691 3 ай бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 Qof jacel bey ka tagtay malaha waa yareed oo da' ku filan may jirin 😂
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 3 ай бұрын
@@foodeylyrics1691caqli ku filaan malaha malaheen 😂
@mradanosman576
@mradanosman576 4 жыл бұрын
Heestan Waxey I Xasuusisaa Waqti aan Dhib Badan Kala Kulma Gabar aan ilmo Apti Eheyn ayan Aad U Jeclaaday Ugu Danbeyn Waan U Soo Bandhigtay Ayada Dacad Kama Eheyn Lkn Wey Iga Aqbashay Kuley ilaa Hada Danta Ey Iga Laheyd Ma Fahmin Mudda Dheer Aan Wada Soconay Waxan Kala Kulmi Jiri Bahdilaad 😭😭😭😭 Naf Wax Jecel Dulqaadkeeda ayan U Daba Socday Wax Barasho ayey Ku Jirtay Xiligaa Ane Buufis ayaa Igu Jiray Anoo Jecel ayan Dalkii Hoyo ka Dhoofay ilaa Aaan Nabad Tagay Halkan U Socday Alx Mudda Ka Dib ayan Go aan Ku Garay Inaan ka Haro Madaama Eysan Jacayl ii Qabin Hada Waa Marwo Mar ayey Iga Codsatay Inaan Cafiyo Ane Waan Iska Cafi In Kastoo uu Dhib Iga Soo Garay ilaa Heer aan Xiriir Dhan Sas Ka Qabo Hada 💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭Ax ax
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 жыл бұрын
Ax walaal aad ayaan uga damqaday qoraalkaaga runtii waan fahmikaraa dhibkaas kusoo gaaray waana kugu bogaadinayaa cafiskaas adigana sxb horay u soco
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 жыл бұрын
@Hayaat Mohamed jacaylkaa ah wax indha la'aan ah qof kiu doono kaa gala
@ayaanhassan4010
@ayaanhassan4010 3 жыл бұрын
Omg alle qalbiga haku qabojiyo walal💔❤🥰
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Nafsi alle nama raaciyo rag io dumarba waan ogahay kooxo bdn baa isku dhegan lkn waxaan leeyhay sxbyaaloow adiga noqo qofka la xumeeyo hadii aan la hureynin😭😰
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Magacaygu waa QOORSUUL😮 Eradyii Cabdi Xasan dige Laxankii cabdi Xasan dige Codkii Cabdi Xasan dige Cimir dheer oo cibaado suuban leh eebe haku siiyo Cabdow qulubteenaa ku jecele oo aad baaqi ku tahaye! Hadaad iga dambayso oo aad Halkaan soo booqatay 👍
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Wacadkii dhexdeeniyo Io wada jirkeenii Waheeey maan ilaawine 😰 frm 2019-2021
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 2 жыл бұрын
memories ❤️
@efoot-ball845
@efoot-ball845 2 жыл бұрын
omg
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Maogi 😪😁
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
@@Siciidbashaash miyaad iloowday wax dhintay ayaad tahee 😅
@haawodagan5472
@haawodagan5472 2 жыл бұрын
@@elmiabdalle89 still dream♥️😅
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 жыл бұрын
Waqal daruuei hoortoo Biya wagac kasiisaan, Oon uga warraaqee, Wehelkaygi baatoo, Haddii aan ku waayana, Dhulkaa ila wareegee. Ereyada Heestaan yaa iskaleh, koley badanaa Ereyada Heesihiisa Cabdi Xasan Dige asagaa sameeyey kiwa kalena Cabdi Adan Bade ayaa u sameeyey marka laga reebo Heeesta Jeenan oo uu sameeyey Allah ha u naxariistee Sahal Macallin Ciise
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
cabdi aadan badey baa le erayada heestan
@mralone251
@mralone251 Жыл бұрын
Wehelkeygii baa tahoo hadi aan ku wayana dhulkaa ila wareegee 🥺😰❤️
@adanabdullahi8680
@adanabdullahi8680 4 жыл бұрын
Heeso qiimo leh oo badankooda aysan jirin meel lagu sheego ayaad soo bandhigtay iyagoo faseex ah erayaduna qoran yihiin. Fadlan soo raaci Abwaanka, laxanka iyo muusikada cidda leh.
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
Ereyadii abwaan cabdi aadan bade Laxanka cabdi xasan dige Codka cabdi xasan dige
@abdullahiabbey6175
@abdullahiabbey6175 2 ай бұрын
14/06/2024 wacadki dexdeniyo iyo wada jirkeni wahee man ilawineee 😢 Nolow waqtiga badan faraxsanen ban uxisi😢
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 9 ай бұрын
.Alla Maxaa Nabsi la kala Qaatay.Alloow Sahal Amuuraha. AX AX.❤❤
@hanuniyeqaaci6843
@hanuniyeqaaci6843 4 жыл бұрын
Talent iyo dadnimo ilahay siiyey. Ruux ka ixtiraam badan ma arag.
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 2 жыл бұрын
Wayaha Adunkiyo Waqtiga is dhaafe 💔🥺😢😢
@user-zi9yp2rf7w
@user-zi9yp2rf7w 15 күн бұрын
Wayaha aduunkiyo wakhtigaa isdhaafe 😢💔 ha wal haka weecan wadadiiiii wngsneyd nabsi lama walwalshe😢 wanku xisi dona mcn😢💔
@faadumosahra9018
@faadumosahra9018 4 жыл бұрын
Wax fiicn ayaad sameysey walaalo maxaa yeeley qofka aad jaceshahey hormarkiisana waaa la jeclaadaa waxaa ka xumaaan laheed iyadoo riyadeeda aad u rumeen riyada jacelka guur ooo kaliya mahan eee waaa farxada qofka iyo habiga uuu hiigsado sida waalidka uuu hurdada uga tago caruurtiisa kolkey soo jeedaan ama uuu xanuunsanayo
@muxumedmaxamed1112
@muxumedmaxamed1112 3 жыл бұрын
Adigaba wanag san inadere
@omerovali4725
@omerovali4725 4 ай бұрын
caawa waxay taariikhda tahay 8 april 2024 isniin 29 ramadan 1445 hargaisa ka dhagaysoonayaa allah ha ha ii dhabeeyo hamigayga gacalisadayda( H S) ijecel anna jeclahayna guur xalaal ah iyo gurisan hannagu kulmiyo.
@busgaming5449
@busgaming5449 3 жыл бұрын
Xusuus gaara dheh- maalmihii xamar ay qabsatay heestaan iyo albumkaan oo dhan.
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 2 жыл бұрын
Gorme ahyd
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 11 ай бұрын
Cabdi xasan digge allaha xifdiyo heestaanina waxay ka mid tahay heesaha aan ugu jeclahay heesaha soomalida, waxaan galay xasuus aad udheer xili aan ku sugnaa baadiya ayaan dhagaysan jiray 2020kii waxaan soo xasuustay dadkii hareerahayga joogay iyo siduu jawigaas ahaa 😢😮 24 AUG 2023 12:00
@abdulaahiaxmed2279
@abdulaahiaxmed2279 3 жыл бұрын
Hiiif...!!! Way iga weecdan mrkn wari iraahde😪😥😭
@Buneysead
@Buneysead Жыл бұрын
Waaayaha aduunkiyo Waqtiga isdhaafe❤😍
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
axsan heesti aan jecela wadku mahdsan codsiga
@aminfarah6667
@aminfarah6667 4 жыл бұрын
Wad mahadsantahay walaal mudug boy 👦 murti iyo maan wada jiray 🇸🇴❤️
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Asmino walaalo mahadsanid
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Aamina mahadsanid mudaneey
@jakaliijakalii5465
@jakaliijakalii5465 Ай бұрын
Beautiful voice 😍
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 8 ай бұрын
Magacygu wa cabdi ali wan ku noolahay hargeisa waxan ku jaraynaya farxad iyo caafimaad waxan ka mid ahaa dadka Dhuuxa ugu dhacdhacay jacaylku 😢
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Ай бұрын
Qofka jecla wuu geeriyooday 😢 AUH
@jamaelmi3721
@jamaelmi3721 2 жыл бұрын
He song a sing with true love from heart. This is very rare for today's music generations song. Very rare!!
@zaimahassan1183
@zaimahassan1183 2 жыл бұрын
He sing a song* 😉
@fiicaneeyhaaji1832
@fiicaneeyhaaji1832 4 жыл бұрын
Heestan aad bey i tabatay Walib xasuus i leh Alla maxa ka xanun bdan qof mudo wada socoten 5year si fudud ha kaga tago waliba qurba ha ka doorbido single mother ha ka kaxeysato😭 Qurbaha dad bdan bu cidlo so dhigay Waxan leyhay wll illah ha ku barakeeyo noloshada cusub Hana ha i siyo mid tada ka kher bdan
@alibaashi3956
@alibaashi3956 3 жыл бұрын
Master of relitionships maa diyaarinesay 5 sano dhan 🤣🤣🤣
@alibaashi3956
@alibaashi3956 3 жыл бұрын
Waaan ka xumahay in aad si fudud kuweeso qof intaas noloshada ku jiray oo waqti kula qaatay. Iska sabar walal. Anigabo qof aan dunida ugu jeclaay islama hadlin mudo 3 bil ku dhawad ah. Anigo waxba ka haleenin ayeena sidaas ii gashay 2 sano ku dhawad waan isla socnay
@fiicaneeyhaaji1832
@fiicaneeyhaaji1832 3 жыл бұрын
@@alibaashi3956 hahaha my wllo Ana waxbarasha ku jirya asi kliya uma danseegin😂😁 Marka so dhamesty wa leyga ka xeysty xalal caleek😁
@fiicaneeyhaaji1832
@fiicaneeyhaaji1832 3 жыл бұрын
@@alibaashi3956 qofki taga qofba badalay Loma jojiyo taa horay usoco ina abti
@alibaashi3956
@alibaashi3956 3 жыл бұрын
@@fiicaneeyhaaji1832 waad igu ogtahay in abti in aan horay usi socdo. Xaqiiqdi maba ka walwalin malmaha koowad ma ahane. Qofki aan ku qadarin ama ku xushmenin noloshiisa waa looga baxa si fudud. Alxm. Waqti badan ayaanba helay 🤣🤣🤣🤣
@kingusaama113
@kingusaama113 Жыл бұрын
one of Songs that i will never forget in my mind 🥺🥺😥😭
@deeqasalaad1123
@deeqasalaad1123 4 жыл бұрын
Axyaa hees cabdi dige ha wer werin
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
2021 ilaa 2023 hadaa wali heestan dhagta ku heyso 💔
@caalamiboy3510
@caalamiboy3510 3 ай бұрын
Cabdi xasan dige special buu ii yahay aniga heesihiisa aad baan u dhageystaa 15.4.2024 aan dhageysana habeen saacadu tahay 3:20
@maxamedkadawe9747
@maxamedkadawe9747 3 жыл бұрын
Waxaa cajiib ah Habkaa isku saartay Codka ereyada heesta iyo sawirada video-ga mhdsnd🙏
@badarmacune113
@badarmacune113 4 жыл бұрын
Heesta ay erayadeeda kamid yihiin: Sida labo kufkeenoo kalgacayl wadaagoo kalsooni isku raaco laydhaa wada kabanayoo kaftamaya eegee kale dheerideenii kalinimo xasuustee KOOBKII JACEYLKAA RIYO LEEYGU KEENAA KABO BAAN IRAAHDAA MISE WAABA KOO MARAN/WAABA KALIGAY Heestan ayaan ubaahanahay ma heli kartaa sxb
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
Wow waa hees wacan, waxaa wada qaada Sanka iyo luul, anaa kuusoo galinayee bal subscribeka ii saar janaalkan, mar dhow iga filo sxb👍👍👍🌹🌹🌹🌹
@badarmacune113
@badarmacune113 4 жыл бұрын
@@JugeQaaraamiMusic wn kuu saaray. Sxb
@MullaMadar
@MullaMadar 4 жыл бұрын
@@JugeQaaraamiMusic ina adeeroow noo soo dhig subscribe-yaalo baan kuu saarayee
@ismail_kabanle
@ismail_kabanle Жыл бұрын
Waxaa qaada aun cabduqaadir sanka iyo luul heesta magaceeda wa Keyd
@sacidxassan151
@sacidxassan151 7 ай бұрын
Abtigay abdi xasan dige codmacan waxan ku xasusta ano badiye kudhagayata iyo asaxab kale iska bashalayno❤
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
التحيه للشاعر المبدع صاحب الكلمات الأنيقة عبدي اذم بذي والأستاذ الفنان عبدي حسن دجي
@cabdixakiincabdi3325
@cabdixakiincabdi3325 Жыл бұрын
A
@cabdixakiincabdi3325
@cabdixakiincabdi3325 Жыл бұрын
Youtop
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын
Waa ku salaamay ugaas 🤚
@Xamiiid
@Xamiiid 9 ай бұрын
Masha allah nice song i like 👍
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 4 жыл бұрын
Ereyada iyo LAXANKABA WAXAA LEH CABDI XASAN DIGE
@ShukriCiisehadafow
@ShukriCiisehadafow 3 ай бұрын
Waaaw waxaan jaceylkaa ah wadnaheyga jiifee
@user-ur4mr7iv3i
@user-ur4mr7iv3i 9 ай бұрын
RABBII u naxariiso cabdi xasan dige 🤲 aamiin
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 9 ай бұрын
Ma dhiman umaleeynaa canada ku ogaa
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 9 ай бұрын
Inkastoo naxariista adduun iyo aakhrana loo baahan yahay
@AhmedAli-iz7eb
@AhmedAli-iz7eb 2 жыл бұрын
Wayaha adunkiyo wakhtiga isdhaafe NAM jcylkaygi alllah haku amansado meelad ku sugantahay ma aqan hde galkacyo ban kgu ogaaye
@darwiishcumar6046
@darwiishcumar6046 Жыл бұрын
Laascaanood Hotel Haldoor habeen khamiis ah 21/12/022 Mirihii abwaan bade Codkii cabdi xasan dige Laxankii cabdi xasan dige
@baarliin527
@baarliin527 11 ай бұрын
🎉❤
@hashimolow8532
@hashimolow8532 3 ай бұрын
waxaan ka dhagaysanaya michigan usa xili aan guriga hagaajinayo bari aan shaqo leeyahay dib cleaning ban sameenayaa allah wadan kena nabad haka dhigo
@bayaanjama629
@bayaanjama629 4 жыл бұрын
😔😔😔💕💕💕🌹🌹🌹❤️❤️❤️ xasuusbay iitahay
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
MAADEYS Tube shaqo wacan ayaad heysaan Waxkale oo badana wa idinka sugeynaa insha allah Xassan Aadan heesihiisa Originalka idinka rajeynaa
@cabdisalaanadan4061
@cabdisalaanadan4061 Жыл бұрын
Haben isniini soo galayso 8/1/2023. Time 10:26 pm 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@sagaro143
@sagaro143 4 жыл бұрын
Hees iyo badh murti iyo cod
@ShukriCiisehadafow
@ShukriCiisehadafow 3 ай бұрын
Waxaan hees lagaa dhahaa dige
@cabdilaahicabdi2588
@cabdilaahicabdi2588 9 ай бұрын
Magacaygu waa abdillahi abdi rooble waxaan joogaa deegaanka shucuubta koonfureed ee Ethiopia waan jamacada arba minch university waxaan dhigtaa kuliyada dhaqaalaha master of economics development waa 3:10am habeenimo waxaan qorayaa thesis book
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
waan idiin salaamaaya Qarabaa
@user-yc9hi5xx9m
@user-yc9hi5xx9m 3 ай бұрын
ha warwarin😢
@manaabdalla5020
@manaabdalla5020 4 жыл бұрын
Ax necbiyaa shurudaha la dhex dhigo dadka is jcl
@cqaadirmaxamad2390
@cqaadirmaxamad2390 4 жыл бұрын
Www hawer warin aad baad umahad santhy maadeys sxb hore usoco marka youtobka so galo marka ugu horeeyo maadeys aan raadiya iyo heesaha mcn e so dhigto wlhi mahadsanid sxb
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
Adaa mudan sxb
@mohamedmohamuud8803
@mohamedmohamuud8803 9 ай бұрын
Waaw🎉 hees iga dhhe
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
Liked
@cabdiraxmanmohaa7313
@cabdiraxmanmohaa7313 Жыл бұрын
M,a cabdi xassan dige
@abdirizakmahad8278
@abdirizakmahad8278 2 жыл бұрын
Hees iyo badh
@cabdisamaddaarood8011
@cabdisamaddaarood8011 Жыл бұрын
15/03/2023 galab talaado soo galayso waxaa igu soo foole final examination
@muzamilmukhtaar
@muzamilmukhtaar Жыл бұрын
Wayaha adunka iyo waqtiga isdhafe
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 4 жыл бұрын
sxb waa cajiib habkan aad isugu xirtay heesta iyo videoga ilaah caqliga iyo maskaxda ha kuu dhowro..mahadsanid
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice
@muriyomaryan9731
@muriyomaryan9731 2 жыл бұрын
Hawalwalin hakawecen
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
Like
@abdirashiid3571
@abdirashiid3571 2 жыл бұрын
Ok
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@axmeddaahir600
@axmeddaahir600 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de Жыл бұрын
Fadlan hoos haw dhigina abwaanka murtida iska leh ee screenka ku soo qora. Codkii, muusiqii iyo ereyadii
@maxameddaahir-hz6ed
@maxameddaahir-hz6ed 8 ай бұрын
🥰🥰
@sugulemahmedwarsame6714
@sugulemahmedwarsame6714 3 ай бұрын
Episode
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@mahamedabdi4136
@mahamedabdi4136 2 жыл бұрын
Waayaha aduunkiyo wakhtigaa is dhaafee...eesh qiyasak...xusuus gaaray ii ahyd beri samaad
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
Sxb codsi waa dige heesahiisa inoo soo gali chanalka adoo mahadsan runtii heestaan waa hees xad dhaf aan ujeclaaday
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 4 жыл бұрын
Mudane qoraalka soo raci in heesta lyrics tahay dhalinta yar yar waa kusoo dhiirahaayan
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
waa sax
@cqaadirmaxamad2390
@cqaadirmaxamad2390 4 жыл бұрын
Sxb waxa ka codsan lahaa heestii wad karwaaqsan doona marku guudka kaa raro oo isla abdi xasan dige qaado
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk Жыл бұрын
2022/Wed/24 Nayroobi
@falastiinmohamud7846
@falastiinmohamud7846 3 жыл бұрын
H
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
Legeta
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Erayada Laxanka ciddii sameysay maanta kuma aadnan so qorin kuma qorneeyn miya mise wad ka hilmaamteen?
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
sxb shaki ayaa nooga jira waan hubinaynaa kadib ayaan ku qoraynaa
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
MAADEYS TUBE aad iyo aad sidaas waaye sxb sidaas u hubiya weligiin Erayo qof sameeyay qofkale yaanasiin waan idin taageersanahy
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
Eryada waxaa iskaleh abwaan cabdi aadan bade Laxanka Iyo codkuna waa miskii cabdi xasan dige ahaa FG heeaaha uu qaado cabdi xasan dige inta badan waxaa sameeyay cabdi aadan bade Barasho wacan
@hassanadam1373
@hassanadam1373 3 жыл бұрын
@@awaarechannel1758 aad iyo aad Heeso badan sida Dhudi ayuu Abwaan Bade u sameeyey sida aan ka maqlay Waraysi uu Cabdi Xasan Dige bixiyey,Laxanka iyo Muusikadana badanaa asagaa sameeyey balse heestaan badanaa asagòo ka hadlaya ma arkin
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
Shorts
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LivetionS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Facebook
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
Like
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 6 ай бұрын
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Like
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
HEES| Cabdi Xasan Dige| Basra| Original + lyrics
6:29
MAADEYS
Рет қаралды 530 М.
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 20 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 13 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 30 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,7 МЛН
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,3 МЛН
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 307 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 522 М.
Dhunkashaduba Sadweeye | Ibraahim Baadil Iyo Faaduma Duur | Best Lyrics|
13:12
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,4 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 20 МЛН