HEES | Jaceyl Aan Lagula Wadin | Cabdalla Yuusuf Hanuuniye | Original |Lyrics

  Рет қаралды 24,720

MAADEYS

MAADEYS

2 жыл бұрын

Ereyada : Ustaad Cabdalla Nuuradiin Axmed
Laxanka : Hanuuniye
11/06/1980
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 31
@sumayasuus2626
@sumayasuus2626 2 жыл бұрын
💔anaa kuu waramayo Wee dheyda maqaloo Wadnahaagu yuu nixin Naxarista kali wareego Waligaa🔨⚒🪓
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Hayay war wa boqorki cumamada ku tuura 🎤🎻🎸
@abdirizakjafane1178
@abdirizakjafane1178 2 жыл бұрын
Madeys nio heesa fasiix ah Soo gelisaaa legend of legends keep going my dear brother
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 2 жыл бұрын
Nimca hambalyo abyo hadii aa tahay tii saxda ahyd
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Nimco happy adi miya kkkk😁😁🙈
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 2 жыл бұрын
Waan rabnay heestaan iyadoo orginal ah sxb thanks from mugadisho gaar ahaan xeebta liida
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 2 жыл бұрын
Aan ku saxo walal Cabdalla Nuuradiin heestan ma leh, Waxaa leh Abwaan Xaashi Yare oo ah walalka Cabdalla Hanuuniye
@somtelsl3906
@somtelsl3906 2 жыл бұрын
Ma sidaasaa
@Hakaar24
@Hakaar24 2 жыл бұрын
Legend madeey 💿🥁🎻
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 2 жыл бұрын
Cajiib! Heestaan iyadoo original ah waa ii hadda. Maadeysow mahadsanid
@ahmedshcrani3566
@ahmedshcrani3566 Жыл бұрын
Mgceyga ahmed kampala joga 2022
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 2 жыл бұрын
Legend Yuusuf hanuuniye Jaceyl aan lagula wadin Waqtigaada yuusan lumin
@Adoonti__Alle
@Adoonti__Alle 2 жыл бұрын
Jacayl Aan lagula wadin Wakhtigaaga yuu lumin 😢💔
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Hanuuniye❤️🥰🎸
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 2 жыл бұрын
Lenged Cabdale
@muxumedaxmedofficialtube
@muxumedaxmedofficialtube 2 жыл бұрын
Asalkeedii hore iyo kabankeedii wll noosoo raadi. Mahadsanid
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 2 жыл бұрын
Wlhi original keeda ban raadinayey ugu dampayn Maadays lyrics ban Ka helay mahadsanid wllkeyow ❤️🌻
@samiradhaye7621
@samiradhaye7621 2 жыл бұрын
😢Mrkad kali juthy wa dhib jacylku
@Hakaar24
@Hakaar24 2 жыл бұрын
Haaa whli 😪😪
@samiradhaye7621
@samiradhaye7621 2 жыл бұрын
@@Hakaar24 jabka qofki so maraa😥 lagawaraysta
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Walaal wehel maleedahay mise
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
@@samiradhaye7621 wa xaqiq tas
@axmedjimcale7559
@axmedjimcale7559 2 жыл бұрын
Mahadsidinin team Maadeys
@salatisaack4072
@salatisaack4072 2 жыл бұрын
Legend
@mahadmaxamedcumar8573
@mahadmaxamedcumar8573 2 жыл бұрын
Erayadu waa xaashi yuusuf warsame oo ay hanuuniye walaalo ahaayeen AUN
@caderashid9188
@caderashid9188 2 жыл бұрын
Wan kula socta sxb
@garaadkaumadda
@garaadkaumadda 2 жыл бұрын
Good madey
@najahahmedaden7157
@najahahmedaden7157 2 жыл бұрын
Cayankaa weeye
@abdullahiumal5489
@abdullahiumal5489 2 жыл бұрын
Fanaankan heesihiisa waxaaba kaga cod wacan dadka ka daba qaaday. Kolay aniga fikirkayga adiga laga yaabaa inaad adigu sikala aaminsantahay.
@jamaal_mouze
@jamaal_mouze Жыл бұрын
Waayaha aduunkiyo Taariikhda kaa wayn Waxa loo wakiishaa Ninka waayo-aragee Wadku baaqan maayo Kolna waari mayside Waxyeeladan ku gaadhee Ku walaacinaysaan La walbahaareeeee Waraabahaa ku cunayaa Wehel kuuma noqoyee Qofka laba wajilahaa Hala dhiganin wacadoo Jacayl aan lagula wadin Wakhtigaaga yuu lumin😐🤨
CABDALLAH Y HANUUNIYE DAALO WITH LYRICS ORIGINAL
11:00
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 29 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
Omar Yare - Jecayl aan Lagula Wadin Wakhtigaaga yuun lumin
5:34
HEES | Dhudi | Bashiir Ibraahim Cabdi | Original |Lyrics
7:34
Cabdullahi Y. Hanuuniye - Marwadii Haweenka
7:27
Rageedii™
Рет қаралды 294 М.
CABDALLAH Y HANUUNIYE LABA WAJIILAHA WITH LYRICS KABAN
7:17
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 293 М.
HEES | Ergo | Axmed Rabsha | Lyrics | ( Dadka Reer Afgooye )
10:45
Cabdile yuusuf hanuuniye heestii istaahil
12:24
Cabdi xakin Rashid
Рет қаралды 96 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 113 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,8 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 3,1 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 190 М.
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 59 М.