Hees ka qalayli siisay cadawga soomaliland iyo garaad laawe jaamac oo ku veeboobay hadal uu yidhi…

  Рет қаралды 20,866

Abdihakein Dhaye

Abdihakein Dhaye

Ай бұрын

Пікірлер: 95
@shabeel7467
@shabeel7467 Ай бұрын
Abwaanka iyo fanaaniinta iyo laxamiistaha iyo musicianska waanu salaamaynaaa waa hees runta taabanaysa oo faqashta Somalia u jawaabaysa. Thank you Abwaan Allah Haku sharfo.
@nooraliade8996
@nooraliade8996 Ай бұрын
Habaar laygu kari waaa. Huwan iyo qadaadweyn.
@fathiayu3868
@fathiayu3868 Ай бұрын
Buufiya cayayanka codowga somaliland ayey godka ka soosartay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Long Live Somaliland♥️🤍💚 and Habashaland🇪🇹
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v Ай бұрын
Absolutely waa hees xaqiiqo ah❤
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Ай бұрын
Mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤❤❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Geeeeeesi buuuuufi
@OmarHakimAbdourahman
@OmarHakimAbdourahman Ай бұрын
Wa guul guul guul . Masha Allah .
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v Ай бұрын
🎉🎉mashaa alaah guul somaalilnd hajabo cadawgu amiin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@IkramKalef-cy2di
@IkramKalef-cy2di Ай бұрын
😅😅 Wow heestu caadimaaha garoowokeliya maahe kuwaxintama intaas waykabadanyiin war kulligood wayxintaman xabadi hakudhacde Guul Somaliland Masha Allah dhaha farxada 💥❤️🙌🤜🥰
@osmanhassan4267
@osmanhassan4267 Ай бұрын
Thank you, my young brother we have to support of Somaliland💚🤍❤️ and I support you my young brother. Thank you again and again.
@haywareerin266
@haywareerin266 Ай бұрын
Waaaw eesh qiyaasak wa hees xula mansha Allah 🔴⚪️🟢
@raqiyogym
@raqiyogym Ай бұрын
Mashaallaah 🎉🎉🎉❤❤
@SadoAhmed-mf4xt
@SadoAhmed-mf4xt Ай бұрын
Marna qaranka a u biqin 🎉🎉❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Waa xaqiiq hala karbaasho gudaafada gudaafadu dhashay ee soomaalilaan diidka xaasidiinta ah
@faizaabdi3100
@faizaabdi3100 Ай бұрын
Guuuuuuuuuul somalilan Insha Allah ❤❤❤❤
@user-tv1zm8vj4v
@user-tv1zm8vj4v Ай бұрын
Alfa mabruuk fana😢aniinta soomaaliland
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 Ай бұрын
❤❤❤viva SLND runtu wagama marman ❤❤❤
@CRahman-fo5mi
@CRahman-fo5mi Ай бұрын
mashaa allaah guuul iyo.gobanimo Somaliland
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v Ай бұрын
Kkk huwan huursan hanbo hunguri argagixiso hiil cay hiil ciil manta waa ubaroor kkk nabarka kuyaal mabogsado
@Abdulrahman-xv2uf
@Abdulrahman-xv2uf Ай бұрын
Waa xaqiiq
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
HAMBALYO REER SOMALILND 1960 26JUUN
@CaliYare-el4vm
@CaliYare-el4vm Ай бұрын
mahadasanid wllo
@abdifarah4301
@abdifarah4301 Ай бұрын
Haway ictirafe ma hargeisa iyo berbera baa ictirafe doonaya
@roodacawad13
@roodacawad13 Ай бұрын
Heestu waa heer sare xaasidku ha dhaco
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Garaad gala khamriga waa waalida dhaqanta😅😅😅😅😅😅
@africanqueen8687
@africanqueen8687 Ай бұрын
Happy Independence Day 💚🤍❤️ 🎉🎉🎉
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n Ай бұрын
Cadawga somaliland ha dhintaan somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers well come ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ashaabdisalamismail5864
@ashaabdisalamismail5864 Ай бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 Ай бұрын
Kkkkkkkk usheeg inaan cid u naahani ayna jirin,
@YuusufArab01
@YuusufArab01 Ай бұрын
Guul sland
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 Ай бұрын
Afweyn
@user-dp3gt7kp6k
@user-dp3gt7kp6k Ай бұрын
Waxay kaxumaanayaan nasriga soosocdee raboow cadawga nooga hiili adigaa awood leh iftiinka iyo nuurka noo baxaya alloow adigaa nasiiyaye noo adkee guuuuuuuuul insha Allah somalilan cadawgu hayska ciyaane iskadaay asagaa dayaysan dhinac uu udhaqaaqo garanla
@Abz_146
@Abz_146 Ай бұрын
Guuul Somaliland cadawga somaliland hajabo insha Allah cadhadina ku dhinta insha Allah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Majeereen Iyo Xaasidnimadoodi 😂
@w410921
@w410921 Ай бұрын
Waa hees run ah
@aminaxirsi6233
@aminaxirsi6233 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faizaawil1955
@faizaawil1955 Ай бұрын
Mashallah😅
@dulmar9139
@dulmar9139 Ай бұрын
❤💬💚👍💪💪🎉🎉guul somaliland insha Allah
@farahkhayre7838
@farahkhayre7838 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-uz4rg8fn6o
@user-uz4rg8fn6o Ай бұрын
Heestii qarniga
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 Ай бұрын
❤❤️😀💚🌷👍✅
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
WA doqnimo wuxuu la oyayaa
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw Ай бұрын
Somaaliland ❤guul❤guul❤loov
@Sulub22
@Sulub22 Ай бұрын
😊😊😊😊
@mustafaisse5135
@mustafaisse5135 Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkk war issaqo miyaa waalaten.war Daarood Xaanuunka hayaa way kaa bugsandoona. War waa walal Leehen
@roodakarreiyehkaire4714
@roodakarreiyehkaire4714 Ай бұрын
Apaarso apaarso dhalay afwaynaaa
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Fulay hinaasay
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
HINAASUHU DUMARKUU KU WANAAGSANYAHAY
@dulmar9139
@dulmar9139 Ай бұрын
Waa xaqiiqa inay Ethiopia taahay waalka dhabta ah ayleeyihiin ree somaliland 👍👍👍
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up Ай бұрын
Madha allah guul somaliland somalie jiiratan kaa somaliland neceeb waxa kaa dhow amxar iyo ciiidkasta oo xuumo iyo wanaag somaliland kula noolata
@safiyacige2735
@safiyacige2735 Ай бұрын
Guul iyo gobanimo somalands
@ayaanleshafi
@ayaanleshafi Ай бұрын
Khalkhal dhe😂😂😂
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Inayinta Goorigoortahay Inaad Iskasaarataanba Wanaagsan. Ina Garaad Cali Wallahay Taariikh La’aanbu idindhigay Reer Lascaanood ow
@saciid_iid
@saciid_iid Ай бұрын
Puntiland iyadaanba ogoleyn muqdisho 😂😂😂😂
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😢😢😮😮😅😊😊
@ayaanleg
@ayaanleg Ай бұрын
Somaliland ♥️
@user-vf6lw2bl3o
@user-vf6lw2bl3o Ай бұрын
Xasbunalah. Wanicmal. Wakiil
@user-yr7vq6pd8w
@user-yr7vq6pd8w Ай бұрын
Guul guul somaliland🎉🎉🎉🎉🎉
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 Ай бұрын
Guuleeyso mujaahid GARAAD JAAMAC GARAAD CALI ilaahay isaaqa ishooda ha kaa duwo aamiin aamiin
@aminafgh2127
@aminafgh2127 Ай бұрын
akhas maxaa la cawryaa waa nas nin ismooday oo halaagay tolkii
@saciid_iid
@saciid_iid Ай бұрын
Dhulbahantaha gunta amxaarba iigadhow
@user-uz4rg8fn6o
@user-uz4rg8fn6o Ай бұрын
Guul guul heestii. Qarniga
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
@CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Ай бұрын
Somsliland guuuuuuuull
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Viiva somaliland❤❤❤❤❤❤❤
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
Kamay xanaqin heesta lakiin bogtii BA damqatey
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
Waxay Ka xanaqeen xurmda iyo sharafka wayo ma haystaan landa iyagana lumuyey xoriydii ay lahyeen abwanku waxad mods inu Isha farta Ka galiyey
@AishaFatima-di2qi
@AishaFatima-di2qi Ай бұрын
Naclado ku dhacday
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@GeneneralGaramgaram
@GeneneralGaramgaram Ай бұрын
Cudur Baad qabtaaye miyaad iloowday 18may 26ka jun Somali baa iskaleh
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Viiva viiva viiva somaliland 1960 jun 26❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@kaahalive3505
@kaahalive3505 Ай бұрын
❤❤❤❤😂
@marwoali6189
@marwoali6189 Ай бұрын
4 KA MAQAN MUU U OOYO DOQONKA .
@Halima-yv5uk
@Halima-yv5uk Ай бұрын
Garaad laawayaal cadaga aad sheegaysaan waa idinka dhuusada ceshada
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
amxaartu waabay dhaleen reer Somaliland qaar kamida. waana wax la wada ogyahay! waaanan ku faanaynaa. maaantana waxaan noqonay THE NATO OF EAST AFRICA!!!
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Gurguurte iyo xamse marxuun agtayada sharaf kama laha
@mamaaminayusuf727
@mamaaminayusuf727 19 күн бұрын
Isaaq Lan uf
@csalaanxasan-fp3hj
@csalaanxasan-fp3hj Ай бұрын
Inta somaali did ka haiska baxan
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Xuduud baa noo dhaxaysa itoobiya failed Somalia italiya xuduud baa noo dhaxaysa
@amiira8902
@amiira8902 Ай бұрын
guuuuuul somaliland guuuuuul sax sax sax❤❤❤❤❤❤❤ 🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻🌹🌹🌹👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@yasinmohamed8311
@yasinmohamed8311 Ай бұрын
Heesta dadka waalan ee nolosha ka dhacay ifkana ku duloobey oo iyagoo isleh waad nooshihiin geeriyoodey maxa. Laga qaayliyaa ma meydad qaylinaya
@mahamoudnoor489
@mahamoudnoor489 Ай бұрын
Wuxuu bur burinya gala dagalka shakhsiydi EE qabki dhulbahNte
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw Ай бұрын
Waar kulmiye ayaad baad tahay nsbadeey
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Ina Jaamacow Alle Kaadhexsaar Dadkayaga Aad Majarahaabisay Aamin
@hodannur2268
@hodannur2268 Ай бұрын
Been baad isu sheega teen ku Shinto cuqdada
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 Ай бұрын
Nacas
@mohamedosman3960
@mohamedosman3960 Ай бұрын
Riyadii reer waqoyi waamid aan dunida kadhacayn ee naftina runta usheega kkkkk
@ahmedlibaax8616
@ahmedlibaax8616 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 26 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 32 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 39 МЛН
Heestaan ma Muuse Biixi ayaa Sameeyay hhhhhhh
7:04
Abwaan Sharlaawe
Рет қаралды 45 М.
GUMAADKII XALAY XEEBTA LIIDO IYO MEESHAY KASOO GALEEN NIMANKII LAYAY DADKA
18:49
SAALAX SANAAG  FT SALALAAGA CAASHAQA OO HEES KU KARBAASHAY SOMALINLAND
17:49
Abdifitah bulshawi official
Рет қаралды 15 М.
" 26 June waxaa iska leh Somaliland" || Ruwaayad
21:36
MM Somali TV
Рет қаралды 42 М.
Now we are both equal! 📱😹
0:22
Cat in Day
Рет қаралды 3,3 МЛН
小路飞跟姐姐去哪里了#海贼王#路飞
0:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 47 МЛН
Straight to Huanglong hahaha
0:16
Control Trolls
Рет қаралды 6 МЛН
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Ma1x1
Рет қаралды 7 МЛН