Hees Saado Cali qaaday sanadki.1989 oo ka hadlaysa Gudmaadkii Siyaad Bare u jeystay Reer Waqooyi

  Рет қаралды 1,343,497

2Qumac

2Qumac

10 жыл бұрын

Waaa heesi hii Saado Cal ee xiligii Siyaad Bare ee ay kaga soo hor jeeday gumaadkii uu ku hayey dadka Reer Waqooyi (Somaliland) - Heesta waxa sameeyey fanaankii weynaa ee Cabdi Muxumed Aamiin oo reer Waqooyi ahaa.

Пікірлер: 675
@anissahassan9932
@anissahassan9932 13 күн бұрын
Woow 1.3 millions vieuws she was the best singer icon of Mogadishu 24.07.2024 alayarahma Sado cali warsame 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💘🌸
@mohammedadem7879
@mohammedadem7879 3 жыл бұрын
Siyaad Barre waxuu ahaa awoow geey waxaanse qirayaa saado inaay achayd, wadaniyad qaali ah, ilaahoow unaxariiso
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial Жыл бұрын
Amiiin🥲🤲🤲🤲
@jamiiladagaan6774
@jamiiladagaan6774 Жыл бұрын
Dhamaan reer waqoyi away🥲 After 30 years waNu nolahay waliba si qurux badan alx Heestan cawa igu horaysa 10 January 2023 iyadoy xalad dagal ka dhex tagan tahay reer waqoyi Emotional ban noqday really Allah bogeen burcad haysu mariyo
@sahalfarah1634
@sahalfarah1634 Жыл бұрын
HAL FANNAAN OO REER WAQOOYIYA OO SIDEEDAA GOBANIMO HEESA OO XAQA & XAQIIQADA U HIILIYA HADDII LAWAAYO ISKOORKA & DEYNTA SAADO WALLEE INAAN WELIGEED LAGUDEEYN!!!
@mahadnooradin8899
@mahadnooradin8899 Жыл бұрын
Wanakula oyeeya wllo
@Halo-iv6kn
@Halo-iv6kn Жыл бұрын
HEESTAN WAXKHTIGEEDA WUU TAGAN YAHAY 30 SANO KADIB MARKI DHEEF LAFILAYAY.AYAY SIDAN SOCOTO
@Ayaanleathenjama
@Ayaanleathenjama Жыл бұрын
Waqooyi say reer sool ugleen igu dheer
@oldschool9316
@oldschool9316 Жыл бұрын
Waqoyigaga beel qabiilka isaaqa oo kaliya ayuu siyaad barre xasuqayay ee Waqoyi kale lama Taaban maanta LAASACANOD waxay galen qax ay Ethiopia ku galeen 80,000 oo shacab ah Nabsi wa matagaan
@craxiin_key797
@craxiin_key797 3 жыл бұрын
Dhamaan reer waqooyi away😭 30 sano ka dib waanu nool nahay illhay haku naxariisto adigana
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 Жыл бұрын
muse bixi baa kala dilay reer waqooyi
@kingalrahiim3522
@kingalrahiim3522 Жыл бұрын
​@@marvellousmarvin6127awalba isaaq bu ladagalmeyay siyad bare reer waqooyi wa isaaq😂
@abdikaniahmedmahamed80
@abdikaniahmedmahamed80 9 ай бұрын
@@kingalrahiim3522Hooyada waqooyi male waqooyi Xafad Ayaa ka dagTaan Adeer Meesha Ma Guriga Hooyada Ayaa moodey XooLo 😂
@abdikaniahmedmahamed80
@abdikaniahmedmahamed80 9 ай бұрын
@@marvellousmarvin6127reer waqooyi waa Lawasa Niyow daLka Wixii ku FaraxsaNeen Haka guuran un daLkan SomaLia Ayaa ladhahaa Adeer
@kingalrahiim3522
@kingalrahiim3522 9 ай бұрын
@@abdikaniahmedmahamed80 maye siilkii hooyadaba lakirayn jiray qanisow waqooyi wa isaaq iyo adoomo ay leeyihiin uun adigu yaad tahay ma condomki aanu gashanyn mise siilki aanu wasynay😅😅
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
😭😭😭 heestan mrkn Maqlo wan qiroda IlhY hau naxaristo mama sada 🤲🤲🤲
@faraxowr3061
@faraxowr3061 3 жыл бұрын
Sss
@boqorkareerhargeisa1796
@boqorkareerhargeisa1796 7 жыл бұрын
ilaahay ha unaxariisto maamo saado aaaamiiiin yaarabi
@naimamohamud934
@naimamohamud934 3 жыл бұрын
Ale haw naxariiso intii dhimatay Sado edo hadad Manta nolan lahad waxad arki lahayd dhibtay somali nagu hayso😭😭😭
@deeqoali57
@deeqoali57 3 жыл бұрын
Saaro alaha unaxariisto wayo arag wey noqotay 'wayna ogahay dhibka somaliya meeshu kayimid 'dhagayso kuway idin qaaday iyo dhibkad ku hayeen Dhulbahante idinkoo shaar dawladeed huwan 'hadana idinka isu gashateen
@ibreyhassan6574
@ibreyhassan6574 5 ай бұрын
Najma adiga show somali mahid
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 7 ай бұрын
Dulmidiid 'xaq udirir 'halgamaa' Saado cali warsame' waraysi ay kaga hadlaysay qabiilka Somaliland 2012kii ayey tidhi "markii aan idiin doodayey 1989kii naag daarood ah baan ahaa dulmigii in la idinku sameeyo aan dawladii Somalia ka diiday idinka yeeli maayo inaad jifiadayda ku samaysaan"❤
@farahboss9600
@farahboss9600 3 ай бұрын
Ilaahay how naxariisto laakiin saado abagaa qabney heestana anagaa samayna6 oo saado u dhiibnay ilaahay naxariistii jano ayaanu uga baryeynaa
@codayaadam1280
@codayaadam1280 2 ай бұрын
​@@farahboss9600waxaa jira shaqsiyad gob ah Iyo shaqsiyada gun Oo qofku hadba mid u dhasho Anagaa qabnay waxba ma sheegto tusaale najma nashaad oo kale hader laamiga oog maalinkasta taagantahy oo aderkeed muuse ku taageeraysaa hada oo dhul uusan lahayn ku duulay hada garoo caruurteedo waa dhulbahante saado caruurba idiiman ahayne
@amranmohamed377
@amranmohamed377 Жыл бұрын
2023 February 8, Isaaqii ay u hadlaysay baa ugu abaalguday in waxay ka dagaallamayeen maanta Dhulbahante ku sameeyaan, oo Laascaanood bay duqaynayaan. Allow sow la noolaan maayo!
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 6 жыл бұрын
Ilaahay ha kuu naxariiisto saado Cali gacan kaa xaqdaran ayaa Ku dishey
@haldhaaizmael9351
@haldhaaizmael9351 3 жыл бұрын
ilaahow Inaxariiso Saado Cali Warsame😭😭😭😭😭😭
@sareedoaxmed1415
@sareedoaxmed1415 7 жыл бұрын
illaahay haw naxariisto saado cali qof qalbi wanaagsan ayay ahayd
@mustafemaxamuudmire7619
@mustafemaxamuudmire7619 Жыл бұрын
HEESkan maanta igu horeysa 05/03/2023 Maamo saado cali Alle s.w.t ha ku naxariisto😢
@anissahassan9932
@anissahassan9932 13 күн бұрын
Sado Cali warsame she was good Moujadid alayarahma rahma Rahim 24.07.2024 at 13.12 munites 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯💜💕💚
@ZAKKI2017
@ZAKKI2017 Ай бұрын
Dadka u uhadlaysay maanta meel walpa ayey iyadoo geeriyootay cay ula taagan yihiin rabow kuu Naxariiso🤲 Abaal qof gala badan
@daacadable
@daacadable Жыл бұрын
May Allah bless her soul and invite her Jantul Fardowsa. It was not easy to stand against the regime during those days, but the brave Saado didn't care the consequences of her actions as long as she gave voice to the voiceless poeple. She had suffered a lot of pain due to this song and the regime and his poeple tried to make her an example. 32 years later another regime is destroying Saado's hometown Las Anod. Young somali singers especially those who are from Waqooyi need to stand against this regime and be courageous as Saado was. History remembers heroes and heroines but cowardice has no place in the golden pages of history. Illahay naxariistii jano ha ka waraabiyo Saado Cali Warsame.
@MA-xb3cy
@MA-xb3cy Жыл бұрын
She’s not from lasanood she’s from buhoodle on the border between somaliland and ethopia and somaliland army is in gojacaade outside the city so your propaganda is not so convincing sorry 😢
@falischika6221
@falischika6221 Жыл бұрын
@@MA-xb3cy what’s the difference between Laascanod and Buuhoodle? Both are her hometowns, in fact Laascaanood was founded by Khalid (her sub clan) Yaxye and Qayaad but today, it’s majority Maxamud Garaad (Jaamac Siyaad etc)! Anyway, Laascanod is her hometown!
@Dr.AliHashi
@Dr.AliHashi Жыл бұрын
😢
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 9 ай бұрын
Saada cali ❤❤allaha kuu naxariisto you are best soomaliya naxariis jano illaahay ha kusiiyo❤
@mohamedibrahimabdi6985
@mohamedibrahimabdi6985 2 жыл бұрын
My mother's song , sam tymz wean I flash back i reminds me wen somalia was peacefully en respected I love u somalia no wea we can ignore u we r proud of u
@nimcoabdirahman2486
@nimcoabdirahman2486 2 жыл бұрын
Dhadhami waayihii daraad Wixii dhacay dib ugu noqo Dhamaan reer waqooyi meeyay😢
@SidiiQ_Gacanwaaf
@SidiiQ_Gacanwaaf Жыл бұрын
Heestaan aad baan uga helay waxay ka hdlysaa Dhacdo dhab ah Wxaan dhagaystay 25-2-2023 Berbera,Somaliland
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 9 ай бұрын
25 -2-2023 maalin aan la ilaawi karin bay u ahayd reer sool oo somalilan kawaday xasuuq kugeeryoodeer 64 qof dadwalbaa iskugu jira 😢😢😢😢
@zakizalax5389
@zakizalax5389 6 ай бұрын
Lkn somaliland wixi ay saado ali ka cabanaysay ayaa dadkeeda lagu sameyey
@abbeyare1829
@abbeyare1829 9 жыл бұрын
wadaniyad beey eheed allah u raxmado mammo saado
@engyahyeali6514
@engyahyeali6514 3 жыл бұрын
1989 Waxaa socday xasuuqyo waaweyn haba ugu darnaadeen gobolada dhexe iyo waqooyi😭😭😭😭
@somalilander_army_girl_Bts
@somalilander_army_girl_Bts 3 жыл бұрын
isaaq bay rabeen inay dabar gooyan fuck somalia
@salamkala14
@salamkala14 Жыл бұрын
Waqooyi ti heshay somali kele. May helin walee
@husseinabdille
@husseinabdille 9 ай бұрын
@@salamkala14 sax waqoyi wa la garty lkn gobalada dhexe waxba kama dhixin
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Waxaan xasuustaa saado illaahay ha naxariistee in halasoo xidho layiri isaaq iyo majeerteen waa la xasuuqay waxna waa la xidhxidhay waxna cadceeda galbeed ayay u baxsadeen waxna dalka dibadiisa waa taariikhdii madoobayd ee beelaha waqooyi galbeed iyo kuwa waqooyi bari ay kala kulmeen taliskii siyaad bare wixii iigu la yaabka badnaa saado cali Warsame eedo illaahay hakuu naxariisto sidaad ugu listay kuugumay hanbayn balse muuse ayaa kuu adeegsaday manaxayaal maantana dalkii xasuuq kawada waana tuu eedilaa
@fartunosman3503
@fartunosman3503 Жыл бұрын
allow soomaali ilowsha dhawaa allow soo hadee ummadaan waa dad aan taariikhda qorin
@kamalmohamed9928
@kamalmohamed9928 10 жыл бұрын
wadaniyad dulmi diida ayey aheed cidkastoo wadana ka soo horrjeesata saado alaha kuu naxariisto
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 3 жыл бұрын
2021 I m still in ahhh of her wat great queen a hero of the highest class no qabiil just wadanimo and love❤💪😍🥰😘😘👑👑👑👑👏👏👏👏👏😓😓😓😓
@yusufabdihagi7829
@yusufabdihagi7829 2 жыл бұрын
Heeskaan haduu siyad bare heestaan ahmiyad siinlahaay, maanta dowlad jirto aan noqonleheen
@yaasirmaxamedaxmed167
@yaasirmaxamedaxmed167 2 жыл бұрын
Waaaaw aaheey heesan laxurmayn j
@ibreyhassan6574
@ibreyhassan6574 5 ай бұрын
Alaha u naxristo mom sado cali warsame
@calimahadcabdiraxmaan4593
@calimahadcabdiraxmaan4593 Жыл бұрын
god marcy she good person government of Somalia struggle during the song is fine but problems with his our country of Somalia people
@bootaangamer735
@bootaangamer735 3 жыл бұрын
Hestan manta igu horeysa 21/12_/2020/ xanuunkedan daremay illahy ha uxanristo 🤲😢😢😥😥😥😭😭
@umuharir267
@umuharir267 4 жыл бұрын
aheey waay reer waqooyi waa la dulmay somalina waa rer waqooyi bees guul somaliland waan arsanay wldee
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Hawiye ka aarsateen boqolkiba 80 iyaga somalia ku dhamaado
@craxiimmaxamed4014
@craxiimmaxamed4014 3 жыл бұрын
@@husseinabdille hhhhh sxb hawiye maxaanu ku samaynay maanagaa isi soo gaadhnaba macnaha waxa weeye hadaanu midnimadii ka noqonay
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
@@craxiimmaxamed4014 hhhh
@mohaamiin311
@mohaamiin311 2 жыл бұрын
@@husseinabdille war zhp weli ismey arag isaaq iyo Hawiye Goobdagal iskumey Arag xumana ma dhextalo
@husseinabdille
@husseinabdille 2 жыл бұрын
@@mohaamiin311 xamar ha olosho xamar ma rabno lee ku haysaan maxay sxb wanaaga idin dhex yaal
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Illaahow ku naxariiso SAADO CALI waa berigii AFWEYNE dadkayaga xasuuqay lkn alxm mar hdii geediyadi SNM ay naftoda noo hureen iyo xoriyada aan maanta ku noolay MIDNIMO Danbe cida nagu soo qaada geeribanu ka xignaa waa nla nacsiiyey
@aminojaamac5363
@aminojaamac5363 9 ай бұрын
Maanta maa samayseen idina
@friendly-zp6np
@friendly-zp6np 3 жыл бұрын
Makastu ma inay ku dheeshaa dadkii Jamhamhuuriyaddii Soomaaliya dhisay. Sidaa waxa ku heestay Saado Cali ilaahay ha u naxariistee. Reer Somaliland asal ah bay ahayd.
@hana8824
@hana8824 3 жыл бұрын
Markay dhimanaysayna anti somaliland bay ahayd markay heesta qaadayna somalinimay uqaaday ee somaliland majirin
@saacidomar8752
@saacidomar8752 3 жыл бұрын
War wax Somaliland la dhaho ma jirto gabadh reer SSC ama Khaatumo ah Weeye Wax Somaliland la dhaho ma jirto 👊
@muniirmaanka9641
@muniirmaanka9641 24 күн бұрын
Waa gabadh rer ssc khatumo ah
@ilhanahmed7287
@ilhanahmed7287 Жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso hooyo saado cali warsame form Somaliland capital hargysa
@cabdinajiibnuur6690
@cabdinajiibnuur6690 8 жыл бұрын
Alle.ha unaxariisto saado cali wakhti qiiro leh iyo halgankii kululaa.ee.snm viva Somalian
@crisaaqxiis3097
@crisaaqxiis3097 4 жыл бұрын
Allah haku naxaristo somali geesi dhiiran ma arki karto saadaba waa kuwa dilay .afartanjir afartan milyan haysta
@abdurahmanshiikh6923
@abdurahmanshiikh6923 4 жыл бұрын
Ax allaha U naxariisto wadaniyad run badan ayey aheyd sado ali warsame
@maryams7387
@maryams7387 9 жыл бұрын
Amiin Illaho u naxariiso oo janatu fardooso geey amiin amiin
@ibrahimalimashin9696
@ibrahimalimashin9696 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto Saado Ali warsame❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 4 жыл бұрын
Dhorwaaa miya cabeeeyaaa😭 Manta igu horeeesa heeesta Manto ah 2020/1 julay Si xun lo galay reeer somaliand
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 Жыл бұрын
they did the same 2023
@cabdiismaanabuukar6562
@cabdiismaanabuukar6562 4 жыл бұрын
saado allha kuu naxariisto waxaad aheed qof jacel wadan kiisa
@caaisha71
@caaisha71 2 жыл бұрын
Wlhi reer waqoyi ama reer somaliland laf dhabartii somali Bay ahyd lkn wala garan waayey
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Ilaahey kuu naxariisay. Waa Hees tilmaamayso dhibki Siyaad dalkaan ka geystay.
@xamdifarxan7745
@xamdifarxan7745 7 жыл бұрын
ilahay haku naxaristo Hooyo geesiyad wadaniyad eh baad eheed ilahay qabriga hakunorsho
@somalilander_army_girl_Bts
@somalilander_army_girl_Bts 3 жыл бұрын
heestan manta igu horeysey 4:55pm galapnimo wednesday 3 febrhary 2021. waan ooyay walahi. guul somaliland
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
Lkn dhalinyarada rer hargaisa adunka saada cali bay ugu neceb yihiin xata iyada oo motan bay caayaan
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
Guul somalilnd
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@husseinabdille markaa sbab ayey unecbyin
@husseinabdille
@husseinabdille 3 жыл бұрын
@@kibirbadan5554 wan in la waydiiya iyaga
@saacidomar8752
@saacidomar8752 3 жыл бұрын
@@kibirbadan5554 Anaa kuu warami Horta Dadka Siyaad Bare xasuuqay Isaaq bay ahaayen isaaqii shalayto la dulminayay ee Saado difaacaysay baa qabiilka Dhulbahante ee Saado ka dhalatay maanta dulmi ku haya sidaa darteed Saado Cali waxay heeso ku caydaa Somaliland waxayna taageerta Khaatumo State markaa dadka isaaqu waaa dad bilaa abaal ah oo gun gun dhashay ah sidaa darteed bay leeyihin maxaa Somaliland heesta ugu qaaday oo u cayday Isaaaqu waa dad bilaa abaal ah Saado Cali qudheeda baa afkeeda ka tiri
@sahraabdirahman2650
@sahraabdirahman2650 7 жыл бұрын
ilahay haku naxariisto naxriis wasaca haku siiyo waa geesiyad dhulbahanta ah waliba naag reer waqooyi ah
@MohammedAli-rr2bw
@MohammedAli-rr2bw 2 жыл бұрын
I love dhulbahante abit gob geesi for hj god bless her soul reer waqooyi gob somali
@deanmurphy603
@deanmurphy603 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto mujaadidad saado cali warsame
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 3 жыл бұрын
heestan waxaan iigu horaysa maanta oo taariikhdu tahay 12/12/2020 ilaahay ha u naxariisto saado cali wixii dhacay 1989 kiina aadbaan uga murugaysaynahay
@M.Duran71
@M.Duran71 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto halgamaa Saado Ali Warsame
@hangoolhangool7551
@hangoolhangool7551 Жыл бұрын
Saado allh ku naxariisto eedo wad heesta intaa heeso qiimo leh 🙏🙏🙏
@umuharir267
@umuharir267 4 жыл бұрын
Illahay ha ku naxaristo ragii gabonimada dhaliyaay reer waqoyi away midnimo dhimatay
@user-yf1pu2hr6b
@user-yf1pu2hr6b 7 күн бұрын
This is a rebel song. Saado was a true artist!
@naimamahamud5714
@naimamahamud5714 Жыл бұрын
Edo sado cali warsame ilaahay hakuu naxariisto isaaq waad u hiilisay lkn maanta dadkagiibay xasuuqayaan
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 6 жыл бұрын
alle ha,unaxariisto 😢😢😢😢😢😢😢
@abdilahibg8794
@abdilahibg8794 Жыл бұрын
She was a nationalist and died a nationalist..ya Allah forgive her sins and grant her janna and all umatil-muslimin..ya qhafur ya Rahim.
@saadabdillahi8624
@saadabdillahi8624 8 жыл бұрын
god bless here soul ... she was one of the most beautiful Somali women . guys forget about qabialda we are one nation one race one religion one cooler one language one couture even one aksaant for 90% of the people.....second: a lot of you guys have problem with isaaq... think about it for one second seyaad barre use airplane to bomb there city's and he kill a lot of them even in Mogadishu (aljassera mascara) .....some of the Somali i see what they wright in the media that hawie and darood kill each other that right but that was after the callaps of Somalia and it was between tow tribe equal tribes not a tribe and government dominant from one tribe and uses the other Somali to kill and fight one tribe . the best solutions to the Somali problem is to be one country from 10 or 15 state like the united state of america every state have there low and government and the governor is the one ho have the power to execute the criminal same like USA and the government its just for the international affairs and taxation like Washington doesn't have power over the states . so in the end we dont need to see hawie general with army in hargesa or isaaq general with his army in Mogadishu so every body guard his aria.
@abdiroble2576
@abdiroble2576 7 жыл бұрын
Saado Allaha kuu naxariisto, xaq baad ka hadashay, wadaniyad dhawrsoon oo qaaliya.
@hibomuse1703
@hibomuse1703 3 жыл бұрын
AHUN sada cali warsame Waa shaqsiga obeys wixi dhacay aqalkaa madowbey kusoo duubeen 1988 waxay ahayd geesiyad daaroid ahanba logu dhiibey wakhtigaa isaaqba dhaley oo ay udhaxdey waaney caasidey markuu dambe waa geesiyad kudhameysey wakhtigeedii dad aanu qalmin oo xabad ugu abaalgudey
@muniiradhalgabed8344
@muniiradhalgabed8344 3 жыл бұрын
muse markaa heestaa idiin qaaday waa uducaynaysaa markii ay heesaha xaqiiqada ah idin qaaday waagii khaatumo maxaad u habaarysen oo waliba udishen
@muniirmaanka9641
@muniirmaanka9641 24 күн бұрын
Saado cali sidaà bay isaaq ugu hilinesay iyaguna manta ay dhimatay cay iyo af lagado bay ugu abaal gudeen dhul kedii iyo dadkeediina dulan bay ku yihiin kala nasab san dadku Alle ha ku naxariisto
@abdifatahsomalilanderdhaba9323
@abdifatahsomalilanderdhaba9323 7 жыл бұрын
alle haku naxrizo gun aya ku dishaye wan ku xumhaY sado ali warsame
@agesole4820
@agesole4820 4 жыл бұрын
Waxaa diley maskaxdii ini Godene oo arab haber isaaq ahaa waxaa lacagta bixiyey Dhiigshiil oo haber jeclo haber isaaq ahaa iyadoo idiin difaacdey markii lagu biiqaayey ayaad taas ugu abaal gudeen idin koo ka caroodey HEESTII ay laascanood u qaadey marka ogow inaad Gun gun dhashey oo haweenka iyo biri magertada ka aarsada haber isaaq fucking somilander
@ifraaxqalanjo9282
@ifraaxqalanjo9282 2 жыл бұрын
@@agesole4820 naa Allah kabaq anga a waa kii naqarxiyay2008 muunadaayo tuug buu ahaa dhiigyacabe isaaq hakidhisin baastarka
@aliosman2527
@aliosman2527 7 жыл бұрын
ilaahay ha kuu naxariisto saado cali
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto saado cali rer waqooyi way u halgantay iyaguna caybay ogu abaal gudeen iyada dhimatay kamayna xishoon
@ifraaxqalanjo9282
@ifraaxqalanjo9282 2 жыл бұрын
Macayno wll Allah ha unaxariiso hooyo waadada maangaabe
@n.a.1916
@n.a.1916 Жыл бұрын
Sababta loo caayo mxy thy anigu waxanba u haysty inay siyaad barre taageeri jirtaye
@anwarnoor1567
@anwarnoor1567 Жыл бұрын
May allah Rest in peace in her soul I remember mama saado Cali her and my father may allah be please with his soul she use to come to iftin shilaamo nasar when this song was written by my father and now another man claiming it’s his song that he wrote not fair
@umuharir267
@umuharir267 4 жыл бұрын
illahay ha ku naxaristo hestaasi markan maqlo ilmo isku kay tags waxay ka turjumayaa xaqiiq jirtay walee
@shaxdatv6083
@shaxdatv6083 Жыл бұрын
Reer waqooyi caawa 8/2/2023waxay duqaynayan saado ali magaaladeedi iyo dadkeedi aduunyo maalinba waa si
@hassancarab1037
@hassancarab1037 2 жыл бұрын
Ahun aamiiiiin.Abwaan.Cabdi Muxumud Amiin iyo Fanaanad.Saado Cali Warsame.
@Mohamed16830
@Mohamed16830 10 ай бұрын
Alle hanuaxariisto mamo saado cali. SSC iyo somaliland alle nabad xalkooda hakuso dabaalo dagaal faido malahe. Muuse si xum ayuu ula dhaqmay shacab waynaha ku nool laascaanood inshalaah ilaahay khayr haku dhamiiyo nabadna haku dhamaato labada dhinacna hala is cafiyo walaalnimada iyo wax wada la haan shaha halagu wada noolaado intii dhimatay labada dhinacna alle haunaxariisto. Aamiin🤲❤🥲
@axmedmohamedgure22
@axmedmohamedgure22 8 жыл бұрын
Alla yaa raxma sado cali kastuumo waa sarbeeb waa wax makasto aya loola jeda teedakale qabiil loo maqadin ee wadankaa loo qaday iyo dadkii waa ga xukumayey waxe Ahed quruxley codmacan misna wadaniyad ah Allow janada gee Aamin ya ALLAAH
@abdulahiahmed8151
@abdulahiahmed8151 4 жыл бұрын
Kastuuo Waa Sarbeeb Waa wax Makasto aaya loola Jeda Teedakale qabiil Loo Maqadin Wadankaa loo qaday iyo dadkii Waa ga Xukumayey waxe Ahed quruxly Codmacan misna Wadaniyad ah
@daalnuurshe4046
@daalnuurshe4046 8 жыл бұрын
Sado cali warsame wayo wayo. Ilaha ha unaxaristo gacan kaxaq daran badisha
@ruuxdaacadaooyaabay
@ruuxdaacadaooyaabay 2 жыл бұрын
Taalo in loo dhisay istaahishaa saado cali warsame allaha ka waraabsho janadii fardawsa
@ismacilmustafe7728
@ismacilmustafe7728 Жыл бұрын
2023 ayaan boorama ka,ooyayaaye Isdaaya nio somali yay
@ahmedomar2299
@ahmedomar2299 3 жыл бұрын
alle haa uu naxaristo sado cali warsame
@ahmedtimoos6710
@ahmedtimoos6710 8 жыл бұрын
saado cali wadaniyad ayee aheed Allow u naxariiso
@shakaal174
@shakaal174 4 жыл бұрын
Aamiin ilahy ha u naxaristo
@miskimire8415
@miskimire8415 Жыл бұрын
Ma dhiilo col baa baxaysa ma dhiigi baa qulqulaya😭 heestan maanta baa igu horaysa hargaysa bay ku socoday balse maanta waxa ka socda sool wax yar ma ahan allow dhibta soomali ka qaad😭🤲
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle 10 ай бұрын
alloow waqooyiga Somalia daji nabadee caan kuhayeenee somali allaha quluubtooda burcad isugu marsho
@sa3idmohamed777
@sa3idmohamed777 Жыл бұрын
Heesta maanta ayaan soo booqday dagaalka Laascaanood darteed🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭 shalay markii waqooyiga la gumaadayey anagu waan garab istaagnay Reer waqooyiga maanta dhulbahante in la aarsado waa aduun isbadalkii 🤔
@hangoolhangool7551
@hangoolhangool7551 Жыл бұрын
Isaaq sxb wax guna weeyan
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 Жыл бұрын
Isaaq 3 reer baa madhiyey oo u fataali jirey ciidankii somalia Dhulbahante Gudabiirsey/ samaroon Io gabooye
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Adigoo ayo ah???? Saado Allah haw naxariistee shakhsi bay ahayd way mahadsantahay heestase waxa allifay Allah ha u naxariistee Cabdi Muxumed Amiin oo reer Gabiley ah idinku waydinkii bililiqadii dhuuqayay waagaa ee afwayne la safnaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Badhya culus muraaradilaac isaaq waxbuu xoreeyaa isku daraa kala jaraa dhankuu uu u riduunbay u dhacdaa adigu dayacan mar walba col iyo nabad midna waxba kama tara shut the hell up
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
@@shuriashuria5800 ha absolutely, awdal iyo soolba so lomasameen si isaaq loliicyo wawaxay ilaa imika u xaasidiinta yihiin eey somaliland lugaha ugu dhaganyihiin
@MankaYare-y3s
@MankaYare-y3s 7 күн бұрын
Saado cali warsame eedo mcn Allah kuu naxriisto 30/7/2024 . G.SH.Hoose/degmada Afgooye
@getwell143
@getwell143 Жыл бұрын
Alla yarxama dadkayagu xumaa tolow akhiro somali xisaabteeda walaahi waa lagu dheeranayaa alle ha inoo danbi dhaafo
@mssfaati686
@mssfaati686 4 жыл бұрын
Raxmanku haku naxariisto maamo saado cali warsame 😥😥🙏🏽
@dhakawayne9580
@dhakawayne9580 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto saado cali warsame
@maxamedcabdi4946
@maxamedcabdi4946 3 жыл бұрын
Allow ku naxariiso saado cali warsame fanaand qaran wadanka kastuumo ayaaa nooga dheeshay
@MohamedAhmed-xy1dw
@MohamedAhmed-xy1dw 3 жыл бұрын
Waar heestu kastuumo kuma jirto ee heesta ha caayin
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
@@MohamedAhmed-xy1dw makastu ma iney ku dheesha ayaa heesta ku jirta oo la macna ah wax magaratadu ma iney ku dheesha
@khalidcali6996
@khalidcali6996 3 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto sado cali warsame😥
@fatumamohamud4559
@fatumamohamud4559 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto sado Cali warsame
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 Ай бұрын
Isaaq aduunka saado ugu necbayeen walahi ninkastoo saaxiiba caqli ah wuu ogyhy from galkacyo Somalia guul
@mumtaasmuuse4209
@mumtaasmuuse4209 3 жыл бұрын
الله يغفرلها ويسكنها فسيح جناته😭
@user-qo1ie9qd8b
@user-qo1ie9qd8b 7 жыл бұрын
Alaah ha u naxariisto saado waxaa dilay gacmo kaxaqdaran alaah ha unaxariisto
@L.i.B.a.a.X.o
@L.i.B.a.a.X.o 4 ай бұрын
Alle ha u naxaristo saado cali warsame wadaniyad xaqa aan ka gaban🤲
@mwelimoumin641
@mwelimoumin641 Жыл бұрын
Somalilnd ree sool sidan ayay ugarab istaageen markay dhibaatadu ku dhacday Lkn nasiib xumo caawa maatidoodii barakac bay ku jiraan Saado cali ciiday la soo kici lahayd hday ogaan lahayd caawa wxa jooga
@jimcaaledhagataag6597
@jimcaaledhagataag6597 3 жыл бұрын
alleha unaxariisto habo saado cali
@amiirajaamac2252
@amiirajaamac2252 2 жыл бұрын
Alle haw naxariistO itii la dilay ayadana rapi qapriga hOw nUuriyO😭😭🤲🤲 {26/1/2022} Arbaca Alhm napad qap🥺♥️🤲
@mdalnajashi
@mdalnajashi 5 ай бұрын
Dhamaan reer waqooyi away 30 sano ka dib waanu nool nahay illhay ha naxariisto
@foosiyafaaraxmaxamed8996
@foosiyafaaraxmaxamed8996 Жыл бұрын
alle ha unxriisto saado ali
@qaaliabdi1335
@qaaliabdi1335 9 жыл бұрын
Madaxwenihi ugu horeye xilka xaragada udhiibay
@AbdiwaliMoalimhasan-vy2to
@AbdiwaliMoalimhasan-vy2to 10 ай бұрын
❤wad ku guleysatay cabdi muxumed amin.ex arabsiyo.ninka kale Saxb Mahan xuseen ow farax inkastow abracadabra sere kujiro. Webiya isu Oman Markey midoben konfurta iyo waqoyiga xaredi wadagen web iyo isu Oman.
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal 3 жыл бұрын
Somaliland xaqiqdii iyo xaqirada mantaa talaa ayaay bariga sii cad ugaa hadshay dad badaan hadii ay ka dhadhacdo hestani xaqidaa ayaay arkayaan💚👀❤
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto qawdhan saado cali warsame 😢😢😢 dumaashidayo
@user-og7kz7wx6y
@user-og7kz7wx6y Жыл бұрын
Geesiyad bay ahayd alle yaraxma edo
@caydaruscali5175
@caydaruscali5175 3 жыл бұрын
Allh ha unaxaristo danbigeda allh hadhafo marxumada an uwada duceyno azabey. Kuwa sodhigayana waxan ka codsanlaha ineysan adegsan muqaladeda qar sida kan qawnidu kamuqato allh hakadhafe
@yahyamohamed1354
@yahyamohamed1354 4 жыл бұрын
Best song
@muhanadnune891
@muhanadnune891 7 жыл бұрын
Allaha unaxariisto, plz waxbo hakasheegino qof tagay
@abdifitahmashalh6725
@abdifitahmashalh6725 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto
@cabdinaasirmaxamed3193
@cabdinaasirmaxamed3193 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariistee wadni dhab ah ayey ahayd
@saedfarah6224
@saedfarah6224 Жыл бұрын
Heestan hore uma Arag anigiyo wiil la dhaho Othman fagase oo ah wiil reer galkacaya ayaa isiraday isago ishagay hestasi inay jirto dhawr asxaab anahay oo reer koonfurana way Lana joogaan , walahi waa qiirooday erayada sida dhabta uga hadlaya reer waqooyi markaan SI fican udhuxay, alleh hauno sahlo reer Somaliland from Finland ex burco Aad ayaan idin salamaya dhamaantiin axsaabta🖐️
@theangelasma8634
@theangelasma8634 Жыл бұрын
Walalaga qaaday from burco😊
@mulki6698
@mulki6698 2 ай бұрын
Ilaahey ha u naxariisto ءامين يارب العالمين
SAADO CALI WARSAME AU. HEESTA CEEBTUBA NINKII GARAN BEY DHIBTAA
5:52
xusuusonline
Рет қаралды 2,2 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 29 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 26 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Saado Cali Warsame   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:11:56
Dur Dur Band - Is Yeelyel
4:26
PÅL/SECAM
Рет қаралды 724 М.
Hees Digniin Saado Cali Warsame - Xasuus halgan astaanbeey u tahay
7:24
Saado Cali Warsame  Ahun l  Naftayda ku Jiraban
8:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,2 МЛН
RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA OK
1:58:57
Ila Meerayso News
Рет қаралды 338 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 29 МЛН