No video

Heesihii Riwaayadii Talo Iyo Tallaabo | Curintii Abwaan Maxamuud Maxamed Yasiin Dheeg 1968

  Рет қаралды 20,525

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

9 ай бұрын

@caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
Xigasho Axmed Cali Cigaal Facebook page
Talo Iyo Tallaabo waa riwaayaddii ugu horeysay ee uu curiyay Abwaan Maxamuud Maxamed Yaasiin (Dheeg), sanaddii 1968-dii. Inkasta oo ay jirtay hees uga horeysay riwaayadda, taa oo Abwaanku curiyay dabayaaqadii sanaddii 1967-dii. Kagana qeyb galay barnaamijkii "Tartanka Hal-abuurada" kaa oo uu taaba gelinayay wakhtigaa (Raadiyo Muqdisho). Heeskaa ayaa magaciisu ahaa (Qarannimadu Wacanaa) heeskan waxaa si wada jira ugu luuqeeynayay Axmed Cali Cigaal iyo Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura). Dhanka kale hadii aanu dib u milicsado heesihii ku jiray riwaayadda (Talo Iyo Tallaabo) waxa ay kala ahaayeen.
1: Heeska: "Sida Canabka Beeraha"
Laxanka: Xassan Sabriye Afrax (Gareed) Aun.
Luuqda: Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliima Khaliif Cumar (Magool) Aun.
2: Heeska: "Rag Iyo Dumar"
Laxanka: Maxamed Jaamac Joof
Luuqda: Maryan Mursal Ciise iyo Maxamed Jaamac Joof Aun.
3: Heeska: "Dadnimada Aqoonso"
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliima Khaliif Cumar (Magool) Aun.
4: Heeska: "Naag Bi'isay Dhaqankii"
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Maryan Mursal Ciise iyo Maxamed Jaamac Joof Aun.
5: Heeska: "Ma Salguuro Caashaqa"
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Xaliima Khaliif Cumar (Magool) Aun.
6: Heeska: "Tuke"
Laxanka: Axmed Cali Cigaal
Luuqda: Maxamed Axmed Kuluc Aun
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT

Пікірлер: 33
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 9 ай бұрын
Wow heeso caaajiba cawo waxaale ama ciil bixxilahaa calafnimi kusiyo .thanks dadkii kasoo shaqeeyay.
@calicabdiismaaciil3974
@calicabdiismaaciil3974 9 ай бұрын
Thanzk cawayska dalmar wayo waayo ayad dadka xasuusinaysan❤❤❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Walaal adiga muddan
@mahdielmi1798
@mahdielmi1798 9 ай бұрын
Woooooooow halis sxb
@ronny7suii3
@ronny7suii3 8 ай бұрын
Heesta 1aad ee sida canabka beeraha oo noqotay heesaha Soomaalida kuwa looga jecelyahay waxaa mudan in la xuso in laxankaan cajiibka ah uu sameeyey laxamiiste Allah u naxariistee Xasan Sabriye Afrax oo Soomaalida u taqiin Xasan Gareeyt oo sanadkaan 2023 ku geeriyooday magaalada Muqdisho; Heestaan waxaa kaloo codadkii dahabiga ku qaadaya labada fanaan ugu waaweeynaa ee ummadda Soomaaliyeed abid yeelato waa Allah u wada naxariistee jannadii fardowsa Allah ka waraabiyee Maxamed Axmed Kuluc iyo Xaliimo Khaliif Magool, waxaa kaloo xusid mudan hoboladii waaberi oo sida cajiibka u tumayaa muusiga macaan; Waxaan kaloo mahad weeyn leh maamulka iyo teamka Caweyska Dalmar oo barta ururinta fanka dahabiga ah ee ummadda Soomaaliyeed ;
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Aamin. Walaal Mahadsanid
@axmedhassan6167
@axmedhassan6167 Ай бұрын
Heesta masal guura caashaqu laxankeeda waxaa sameeyey Ahmed Cali cigaal
@axmedhassan6167
@axmedhassan6167 Ай бұрын
Heesta tuke laxankeeda waxaa lahaa Axmed Cali cigaal iyo heesta dadnimada aqoonso ayadana cigaal ayaa laxanka u sameeyey
@abdifarah3545
@abdifarah3545 4 ай бұрын
Thanks
@abdifarah3545
@abdifarah3545 4 ай бұрын
Abwaan dheeg baa lahaa riwayada
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Miyeyna ku qornay Abwaan Maxamuud Maxamed Yasiin DHEEG
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 9 ай бұрын
Eraydii abwaan dheeg
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 3 ай бұрын
Waa been abwaan dheeg baa leh
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
Miyeyna ku qornay inuu curiyyey Abwaan Dheeg Ahun
@abdullumohamed5674
@abdullumohamed5674 9 ай бұрын
Xus
@horeeye10
@horeeye10 9 ай бұрын
Xasuus waayo waayo dhagahu dib u soo xasuusiyay riwayadi. Inkasto arday aan ahaa hada cashqaan baan ahaa.
@user-rd1dq4wl8w
@user-rd1dq4wl8w 7 ай бұрын
ale haw naxarista labadoodba maxamed kuluc iyo magol
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 ай бұрын
Aamin
@huruuse1453
@huruuse1453 5 ай бұрын
Riwaayadan laxankeeda was laysugu tegey. Ma salguuro caashaqu Ismaaciil yare laxanka saaray. Ruuneey haweenku Siciid Xarawo laxankeeda leh. Beri hore waxaa jirey Axmed Cali Cigaal ayaa laxankeeda lahaa. Waqti aan soo noqonayn weeyaan.
@hiiraan1380
@hiiraan1380 3 ай бұрын
SAAXIIB AAD BAAB U MAHADSAN TAHAY, DADKA QAAR BAA HADDA HURDA KASOO TOOSAY AMA DHASHAY, FAAHFAAHIN FIICAN BAAD KA BIXISAY SIDA HEESAHA RUWAAYADDA LAXANKA LOO KALA SAARAY(XASAN GARAYD AUN, SICIID XARAWE AUN,ISMAACIIL YARE AUN iyo CIGAAL OO NOOL.
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 8 ай бұрын
yaa waa ninka la qaadaayo maryan mursal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Maxamed Jaamac Joof Ahun
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 8 ай бұрын
heesta sida canabka beeraha caadi ma aha
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 9 ай бұрын
qofkan aad ka soo xigaatay maha Cigal waa qof iska dhiga Cigaal beenale weyee waan huba heesta ruuneey haweenku waxa laxanaka laha Siciid xarawo Joof malahayn
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Sideed ku ogatay inaanu Axmed Cali Cigaal ahayn. Information meesha ku qoro cid heli karta ayaa iska yar. Tan kale nin wariyaashi hore ee bbc oo ku jira Facebook baa friend la ah. Waa isaagtay marbaa Axmed magaalada degan waanan aqaan inkastoo wakhti aad u dheer igu danbeysay. Tan kale Halkeed ka heshay inuu laxanka lahaa Ahun Siciid Xarawo?
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 8 ай бұрын
@@caweyskadalmar Kuwan dadka wax walba ku qabsada ee xitaa suugaantii reer hebel ay kaga dhahaayo hadii la dhaho war bal abtirsada ma abtirsan karaan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
@@AncientPharaoh Haa waan arkay waxay ka dhigeeb suugantii qabiil mid walba waxaanu u soo joogin buu ku sheegayaaa inuu sameeyey nin ay isku reer ama qabiil yihiin. Ilaahay ku dhaqanka qabiilka iyo qof jecleysaga naga maydh. Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 ай бұрын
Dib baan u eegay waxaan umalayn ninkaa page ka leh inaanu ahayn Axmed Cali Cigaal, lakin la xidhiidha uu yahay.
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 8 ай бұрын
@@caweyskadalmar Axmed C. Cigaal wuxuu joogaa Minneapolis waa Oday Soomaaliyeed oo dadku wada jecel yihiin oo bulshada ku dhex jira.
@arizonaboys9022
@arizonaboys9022 9 ай бұрын
Heesta ugu horesa waxa leh a s bide waa hees uu ku amanayo xaskisa
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 6 ай бұрын
Heesta ugu horaysaa waa sida canabka beeraha waxaanay ku jirtay riwaayadan magaceedu kor ku xusan yahay ee malaha axmed saleebaan bide
BANDHIGGA DEEQA ABWAAN MAXAMUUD MAXAMED DHEEG 02 11 2016
43:18
Somali cable
Рет қаралды 90 М.
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 35 МЛН
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
RIWAAYADII HABLAYAHOW HADMAAD GUURSAN DOONTAAN FULL DRAMA QAYBTII 1AAD
1:33:56
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Heesihii Riwayadii Adduunka | Curintii Abwaan Maxamed Cali Kaariye Ahun
37:57
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
JACAYLKII ABWAAN DHEEG EE LA MIDKA AHAA JACALKII HADRAWI EE BERLULA
16:56
Xulka Heesaha Xasan Adan samater heeso ad u macan oo qaliyaa
1:13:34
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 99 М.
BARNAAMIJKA BANDHIGGA DEEQA IYO MAXAMUUD MAXAMED (DHEEG) 26 10 2016
47:14