No video

Heesihii Riwayadii | Ninba Tima Xamar Hadana Xiir | Abw.Meecaad Miigane Ahun & Boon Xirsi Ahun 1979

  Рет қаралды 34,384

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

@caweyskadalmar @dalmar_media #qarami #dhaanto #srtv #dalmarchannel
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT

Пікірлер: 28
@haashimabdi8874
@haashimabdi8874 10 ай бұрын
Waayo waayo
@duale42
@duale42 3 ай бұрын
Heestaa ugu horaysee siyar siyar ee aamina cabdilaahi qaadaysaa kumay jirin ninba Timo xamar , ee khaladaadka iska saxa inbadanoo khaldanbaan arkay marar badane waad dadaalaysaan laakiin Keep it up guys
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 ай бұрын
20-50 sanno riwayado la sameeyey ama la dhigo heesaha ku jira side loo heela way adagtay, ku darso Radio Hargeysa iyo Radio Muqdisho riwayada oo dhan may duubi jirin, boqolal riwayadahaas baan daawaday igu horeysay If iyo Aakhiro (Original) ay ku jireen Sahra Siyaad, Ahun Dararamble, Ahun Axmed Mooge oo aan ku daawaday geerishka carabka ee ku xigay maktabada Masaarida Hargeysa horaantii 1970s.
@mahdiyonis5386
@mahdiyonis5386 10 ай бұрын
waa,xasuus,hore,oo,xiisaleh
@duale42
@duale42 3 ай бұрын
Heestaa siyar riwaayad kumay jirine hees kali taaganbay ahayd
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
Shushub labo gayan ah si yar ma u shushubaten ❤❤❤❤❤❤I love this song hesaha jeclahay ka mid tahay
@CarabShiikh
@CarabShiikh 11 ай бұрын
ninba tima xamar oo haddana xiir ala yaa raxma waaberi lagands meecaad miigane iyo boon xirsi iyo dhamaanba fanaaniintii ka qayb qaatay aamiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Aamin
@mahadyt4979
@mahadyt4979 4 ай бұрын
Intaas raaciya abwaan kii lahaa iyo xiligii lasameeyay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 ай бұрын
Miyeyna ku qornayn
@bashman345
@bashman345 8 ай бұрын
Heesta si yar ma u shushubiseen riwaayadan kumay jirin baan filayaa waxaa heestan midhaheeda leh Axmed Saleebaan Bide
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey 8 ай бұрын
❤❤❤
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 6 ай бұрын
heesta sii yar ruwayada kuma jirin Amed Saleeban Bide ayaa sameeyay hees gaa ayaay ayad Midhaha laxanakana gacayte ka sara anaga dawanay
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 8 ай бұрын
ma la heli karaa riwaayadahii maandeeq
@maxmudibrahim9734
@maxmudibrahim9734 9 ай бұрын
Alle ha u naxariisto aamiin hobolada inta dhimatay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@indhadeeqmohamed2298
@indhadeeqmohamed2298 11 ай бұрын
Legend bin 👃
@jamadiriye1336
@jamadiriye1336 9 ай бұрын
30:03
@mohamedmireabdulle2578
@mohamedmireabdulle2578 11 ай бұрын
Ale mxee ahaan dad wax yaqaaank
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 11 ай бұрын
Waaya waayo
@abdulkadirosman4330
@abdulkadirosman4330 10 ай бұрын
Ruuf
@Mamar6310
@Mamar6310 8 ай бұрын
Hal hees baa ka MAQAN Oo ahaa maxaa jujuub laygu YIDHI jaaleey odayga raac oo Maxamed axmed IYO Aamina waad qaadayayeen oo ahayd tii ruwaayadu ku dhamaansysay hees LABAAD oo Maxamed YUUSUF IYO Sahra wada qaadayeen baa la MAQAN oo ahaa dadka lama jujuubeewruuxii ku jecel baa jag lala ciyaara jalbeebad FARAXeed haku jara adaygine it was golden time
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 Ай бұрын
runta weyee qofkii dawaday uunba garanaya heesatas boon ba laha laxankana goobe
@user-zs6tx1mb1v
@user-zs6tx1mb1v 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@liibaanshiine2589
@liibaanshiine2589 11 ай бұрын
CAWEYSKA DALMAR AAD AYAAD U MAHADSAN TIHIIN SIDAAD BULSHADA U MADADALISAN LAKIIN RUWAYADAHA AAD SOO DHIGAYSAN KUSOO DARA ABWAANKII LAHAA IYO XILIGII LA DHIGAY SI BULSHADU UGA FAAIDEYSATO MAHADSANIDIN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Sawirka abwaan ka waa ka ku jira sawirada kale waano ku qori sanadka, inkastoo sanadaha lay isku haysto.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Walaal adiga muddan
@ahmedismaeldjama606
@ahmedismaeldjama606 10 ай бұрын
Miyaad Migaane obsiiye iyo Boon Xirsi 1979
riwaayadii ninba timihii xamar oo hadana xiir iyo boon xirsi
36:01
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 20 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
Dhunkashaduba Sadweeye | Ibraahim Baadil Iyo Faaduma Duur | Best Lyrics|
13:12
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 30 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 533 М.
heeso xula oo qaraamiya ad uu macan waa heeso allban layskaga dhigay
59:51
Xulka heesah khadara daahir cige heeso ad uu macan oo Ań kala dhicin
1:01:13
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН