No video

Heesta HOOYO Janadii kunooloow Axmed Daahir X.M.Dalmar

  Рет қаралды 9,814,658

Jigjiga Tube

Jigjiga Tube

Күн бұрын

Пікірлер: 9 000
@suhuurmustafe8153
@suhuurmustafe8153 3 ай бұрын
Meeshan Mar walba wan imaaada waliba marka aan kaLi noqdo si aan ooyinta ugu nafiso ilaheyow hoyadey u naxariiiso iyo intii kleba 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@zakiboy1485
@zakiboy1485 3 ай бұрын
Aamiin abyo❤
@suhuurmustafe8153
@suhuurmustafe8153 2 ай бұрын
@@zakiboy1485 aamiin
@majidapdalla9849
@majidapdalla9849 2 ай бұрын
Hooyo mcn Allah una xaristo kuwii janada ku kulma Allah idin ka dhigo dambigeda Allah dhaafo adina Allah ku sharfo aduun iyo akhiraba 😢🤲🤲🤲😭😭
@layalbintuaden2460
@layalbintuaden2460 2 ай бұрын
Amiiin yaa raabi 😢
@MustafecawilMustafe
@MustafecawilMustafe 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Alonebird575
@Alonebird575 Жыл бұрын
Hees hooyo looqaado tan ugu miro laxan music macaan inay tahy inta igu raacsan farta taaga 😢❤ Rabbi naarta jahanama Kaa xoree jaxiimoo Jiifsoo fardowsoo Janadii kunoolow ❤🥺🤲🏼🤲🏼🤲🏼 3:16 mrkay hlka hestu marayso 😢❤ Hooyo abaalkaaga maahan mid lagudi karo blse wn ku duceynayaa Adduun iyo aakhiraba ❤🎉Ifka nabad joog❤hoyaday labadna allow ku naxariiso
@xakiimocumar8854
@xakiimocumar8854 Жыл бұрын
😢
@Nimcacabdulahiaden
@Nimcacabdulahiaden 7 ай бұрын
Hooyo wan kujecel lahay
@user-ks7hq6vm4j
@user-ks7hq6vm4j 5 ай бұрын
janadii ku nooloow
@ubaxugas5875
@ubaxugas5875 3 ай бұрын
Aaamiin😢😢😢😢😢
@TawakalCali-mt6jm
@TawakalCali-mt6jm 3 ай бұрын
😭😭
@inaabdinasir
@inaabdinasir 7 ай бұрын
2024 inta dawanaysa ismuujiya 🥰🥺hooyo mcn
@user-tu4pj4tb1p
@user-tu4pj4tb1p 6 ай бұрын
😮
@cabdishakuur426
@cabdishakuur426 6 ай бұрын
@Adamisxaaq
@Adamisxaaq 6 ай бұрын
Me waliba 18/2/2024😢😊
@Salmo-kw7kw
@Salmo-kw7kw 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-qd7ts4ho5n
@user-qd7ts4ho5n 6 ай бұрын
Me 23/2/2024❤
@Abdi_Iskooj
@Abdi_Iskooj Ай бұрын
heestan qofka daawadee aan ooyin😢 waa bilaa damiir aan naxariis lahayn hadaad oyday😢 comment"ga like saar
@nadiyacadey
@nadiyacadey 2 жыл бұрын
Wan jeclaan lahaa inaan dhadhamiyo macanka hooyo 😭😭 Hoyo kuma arag alle haku naxaristo 😪❤
@beerlulahassan7827
@beerlulahassan7827 Жыл бұрын
😢😢😢sorry illahey ha uu unaxariisto hooyo
@cabdidheere7904
@cabdidheere7904 Жыл бұрын
😭😭😭 Allah ha unaxariisto wll 🤲
@mohamedousleyeh506
@mohamedousleyeh506 Жыл бұрын
Wan jeclaan laha inaan dhadhamiyo macanka hooyo kuma arag allah Haku naxaristo ... Wan jeclaan laha inaan dhadhamiyo macanka abeee kuma arag allah ku naxaristo dhaman allah jano fardouso ka warabi ....
@Dolowoddomedia
@Dolowoddomedia Жыл бұрын
Sorry
@umalkhayrkayse4247
@umalkhayrkayse4247 Жыл бұрын
aamiin wll
@Oodwayntv
@Oodwayntv 3 жыл бұрын
Mamo is best world 🌎 ❤ i miss moma farxad aduunka kuwaar .yaa dhegaysanaaya heestan qiirada xanbaarsan 2021😭allaah hafido dhamaan maamooyinka somaliyeed waa qaali I am crying this song Pls hadaa hooyo jecejay 👍
@rodoywremmm8521
@rodoywremmm8521 3 жыл бұрын
Hooyomcn hanoolaato
@joker-qh2zn
@joker-qh2zn 3 жыл бұрын
Yes I miss you mom
@anabmahamoudrayaleh9625
@anabmahamoudrayaleh9625 2 жыл бұрын
H.
@asiamohammed2124
@asiamohammed2124 2 жыл бұрын
S kle wn uxiisan hooyo
@xamdixasansheeq4868
@xamdixasansheeq4868 2 жыл бұрын
@@rodoywremmm8521 your
@hamseabdi9019
@hamseabdi9019 9 ай бұрын
Qof kasta oo Hooyadii jecel like saar awoow.
@AbdiwaxidMaxamed-vy6bp
@AbdiwaxidMaxamed-vy6bp 2 ай бұрын
Hooyo mcn
@abdilahifarahcawl2384
@abdilahifarahcawl2384 2 ай бұрын
Waan jecelahay lkn ilhy ayaa iga qaaday awalbq isiiyay alleh haku naxaristo hooyoqli
@user-er9kh4ci9x
@user-er9kh4ci9x 2 ай бұрын
Hooyo mcn
@user-rq1vg6yg6l
@user-rq1vg6yg6l 10 ай бұрын
Magacaygu waa sahro daahir alxm dadka waan kaduwanahay jaclka igu heerka sarayse ee hooyo nimaa laisiisiyey😢😢hooyo wllhi waan ku jeclahy 😢😢😢
@LuuleyQaali
@LuuleyQaali 28 күн бұрын
❤❤❤❤
@alihammad6938
@alihammad6938 4 жыл бұрын
Anigoo oynaayo ayaa like saaray hoyadey waxay dhimatay anigoo 8 bil jira weliba uur ayey laheed caloosha ayaa i xanuuntay wallahi
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 4 жыл бұрын
ali hammad inshallah janada ayad ku kulmaysaan wll
@khalidck8270
@khalidck8270 4 жыл бұрын
@@hoodoayandiamondofficial5971 haa wlzhe qali
@khalidck8270
@khalidck8270 4 жыл бұрын
wllo alhora izma segtan hooyo😓😓💋💋💋
@abdiazizali1522
@abdiazizali1522 4 жыл бұрын
ali hammad 😢😢😢😢😢
@abdiraaficcabaas7376
@abdiraaficcabaas7376 4 жыл бұрын
Sabar abowe waan kula dareemaa
@abadirbadri7846
@abadirbadri7846 4 жыл бұрын
Heesta hesaha hoyoyinka loo qado aan ugu jeclahy inta il jecel hetan👍like sara 2020
@najmonalka4716
@najmonalka4716 3 жыл бұрын
Dkxxkll
@kaitabdalla921
@kaitabdalla921 3 жыл бұрын
👌👌👌
@hodonibrahim4932
@hodonibrahim4932 3 жыл бұрын
Waw
@Mall_girl
@Mall_girl 2 жыл бұрын
2021💘💔
@yahyejire7643
@yahyejire7643 2 жыл бұрын
Hooyo mcn
@mumtiadaan
@mumtiadaan 8 ай бұрын
Hooyo waxaad tahay waxa ugu qaalisan aan haysto hooyo mcneyy waxad tahay indhahaygii alle haykaa daayo ilaahay igama kaa horeysii hooyo wax kasta oo aad jeceshahay alle haku siiyo alle markasta hooyo waan kuu ducaynayaa hooyo waan ku jeclahay hadaan isdhaho qoraal qor oo jacaylkan kuu qabo qor wlhi qoraal kuma dhamayn karo alle hooyo haykaa daayo alle markasta waxaad ku faraxdo haku siiyo aamiin yaa rabi🤲😭😭😭😭❤
@abdirahmanjamal3195
@abdirahmanjamal3195 6 ай бұрын
Hooyomcn 💔💔💔💔💔😭❤️
@Samiircfe-ys4my
@Samiircfe-ys4my 6 ай бұрын
Jmmksmmknaaqlooopj 1:21 1:23
@aaminaaxmedmuuse9441
@aaminaaxmedmuuse9441 3 ай бұрын
Hooyo
@mahamaddaki4391
@mahamaddaki4391 9 ай бұрын
Hooyo mcn nolosha culays kawayn waayitaankaga ma aanan lakulmin 💔😢 hooyo mcn inaan kaa horeeyo ayaan jeclaa badalkaygana adigu noolato lknse wax walba qadarka alle aya ka wayn . Hooyo mcn janadi alle allah hakugu bushaareyo ❤ 2010💔 it was unforgettable year for me 💔😭
@wilkiabsalahey1850
@wilkiabsalahey1850 8 ай бұрын
Amin
@SiciidAadam
@SiciidAadam 8 ай бұрын
Alle ha U naxariisTo😢
@zalmanomr8137
@zalmanomr8137 6 ай бұрын
Wanagsanow ilahayow u naxariso ma garanayne very emotional weyan eryadu 😭🤲
@yoonisali2185
@yoonisali2185 4 ай бұрын
Alah u naxariisto hooyo amiin yalah
@TawakalCali-mt6jm
@TawakalCali-mt6jm 3 ай бұрын
😢
@abdirizakali7940
@abdirizakali7940 4 жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto hooyadey inte u nooshahay illahay cimri dheer ha u siiyo hooyo waa aduunka qofka ugu qiimaha badan
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Aamiin
@sacdiyonuur4021
@sacdiyonuur4021 3 жыл бұрын
Amiin
@abdishakuuruweyscali7883
@abdishakuuruweyscali7883 3 жыл бұрын
Hadii aan awoodo qofwalbahooyo la aanheeso inaa hoyo unoqdo waaunoqon lahaa wlhi lkn .ma awoodo ilahey waxaan uga baryaa qofwalba hooyo la aan heeso inoow addun iyo aaqiro kafrxiyo waniijeclahy
@nawalmohamedanab222a9
@nawalmohamedanab222a9 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto amin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin annagane alle ha noworro amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin
@munamuuse5471
@munamuuse5471 3 жыл бұрын
Aamin wll
@abdirahman7178
@abdirahman7178 3 жыл бұрын
#2021 yaa dhagaysanaya Alx hadii aad hooyo kuu nooshahay sida ani😍😍 Hadii aada haysana rabbi ha unaxariisto
@fouziaibrahim7555
@fouziaibrahim7555 3 жыл бұрын
Mummy Mummy ,umri dher Ilahey kusiyo, lacaanta lamajogi karo, without you ,that home will just be Total Darkness.
@naciimaahmed2064
@naciimaahmed2064 3 жыл бұрын
Me 5 april 2021
@dacasbaabuur5723
@dacasbaabuur5723 3 жыл бұрын
Hooyo ala noodaayo
@walalnasir2196
@walalnasir2196 3 жыл бұрын
Alx hooyo mcn🥰💘❤
@nimcaqumane8210
@nimcaqumane8210 3 жыл бұрын
Amiin alow una xaristo mamoyinko dhan
@AHLAAMAhmed-iy9wf
@AHLAAMAhmed-iy9wf 4 ай бұрын
2015 until 2024 wn dhagysnya 😢😢hooyo ilhy ha ikaa daayo ifku maalmo weeye hana ikaa caafiyo❤
@hanimohamed6875
@hanimohamed6875 3 ай бұрын
I always cry listening to this song or any lecture about hoyo. Am glad and thank Allah that i have seen mom love and care, and i wish one day to be a mom to someone i call my child. Anyone please Pray for me kindly i have never been married before am looking for a good person to settle with in this life. Am 26 yr old living and working in Nairobi. I wish one day to be called Mom 😢
@Adelina24244
@Adelina24244 2 ай бұрын
Rabbi inni lima anzalta ilayhi min qayri faqeer say this always pray Qiyam layl and try to fast me I’m 27 😢😢I have too much ayn and someone did sihir to me it’s so strong alxamdulillah I am working with imam to read quran on me and I’m trying Ilahay will give us our husband May Allah bring him soon to us ameen. 😢
@hanimohamed6875
@hanimohamed6875 2 ай бұрын
Ameen ya Rabi
@abdifatahyasin299
@abdifatahyasin299 2 ай бұрын
Come we go together
@SidikAbdilahi
@SidikAbdilahi Ай бұрын
Incha allah you will find good person tell you heart khayr insha allah, allah said in hadith qudsi Am stay think's my slove
@user-kv6wb5oz1w
@user-kv6wb5oz1w Ай бұрын
I wish I could be the father of your children ❤
@clsamedckofficial514
@clsamedckofficial514 4 жыл бұрын
I love you Mom ❤️😘💕💓😘 Qof kii hooyo mcn 💝 jcl like
@jabuutikonfurow85
@jabuutikonfurow85 4 жыл бұрын
😑😐😊
@faizo44jamal84
@faizo44jamal84 4 жыл бұрын
Hoyo ku jeclhy I love you mam
@fahangallan4509
@fahangallan4509 4 жыл бұрын
l. Love. you. mommy
@dekaabdullahi1390
@dekaabdullahi1390 4 жыл бұрын
😘😘😘💋💋💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟
@xaashicali9755
@xaashicali9755 4 жыл бұрын
Hooyo mcn nolow
@zakariyeali9379
@zakariyeali9379 Жыл бұрын
Hooyoyinka dhamaan Allaha siiyo cimri dheer, caafimaad iyo cibaado suuban. Intii hooyo dhimatayna Allaha uga dhigo qabriga Beer Beeraha janada kamid ah Amiin. 😔 😓
@haliimoabdi2236
@haliimoabdi2236 Жыл бұрын
Mom❤
@aragsaninacumar6940
@aragsaninacumar6940 Жыл бұрын
😢😢❤❤
@user-jj6to8sc2x
@user-jj6to8sc2x 11 ай бұрын
Amiin❤
@Miski-kr9km
@Miski-kr9km 10 ай бұрын
hoyo mcn abaalkaga Jano ilahy ha ka dhigo🥰🤍😭
@MahamoudMauahmd
@MahamoudMauahmd 10 ай бұрын
​@@aragsaninacumar6940😅
@halena__jama
@halena__jama 6 ай бұрын
😭😭Hooyo la,aanta dunidan wan nacay sacadan la jogo iska ooyaya ilhoww hoyadeyy ha iga qadin 😭 dunidan qof aan hoyada aheen kuma naxariianayo
@AbdiladifBillow-hm4fe
@AbdiladifBillow-hm4fe 20 күн бұрын
Xaqiqa waye walhi 😭😭😭😭
@Zaynab_033
@Zaynab_033 7 ай бұрын
Ifka nabad ku joogo hooyo cadawgaga ha u jabin😭 Hooyadee way ii nooshahay Alxm weyna ila jogtaa Illah ha iidaaye Laakiin waan kabaqaa amaan weeysaa😢❤ Walhi saan u jecelahy ma maleesan kariin🫂🥺 Intee ka dhimatay illah ha u naxariisto😢 Ana iigu soo duceeyq inoo illah cimriga iigu dheereeyo❤😢
@maryanfarax7793
@maryanfarax7793 7 ай бұрын
Adunka dadka ugu nasibka badan baad kujirta allh haku xfido anagan nabd qaba hanagu kulmiyo 😢😢😢❤
@CabdiCabdulaahi-p2c
@CabdiCabdulaahi-p2c 29 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 2 жыл бұрын
Hees ka macan oo hooyo macaan loo qaado tan ugu macan iney tahay inta igu racsan like 2022🥰💋
@saynabwali409
@saynabwali409 Жыл бұрын
Hestan markan dhagysto wan ilameya😭😭😭😭😭😭
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@saynabwali409 sido kale wlhi Aniga Hooyade nool ayaa ilin iga timaado bal kwrn kuway ka geeriyootay sidee dareemayaan Hooyo mcn wan ku jacelahay ❤❤❤
@maryancali534
@maryancali534 Жыл бұрын
Beenta maaha wlh waaqiirode hooyo mcn
@saynabwali409
@saynabwali409 Жыл бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 wlhi wxnun anixita wanoshahy lkn wan kala fognahy wx igudmbysay😭 2026 miss yuo mom mcn❤❤❤❤
@Tlie____Raajuu__2008
@Tlie____Raajuu__2008 Жыл бұрын
@@saynabwali409 HOOYO MACAAN ❤️😭🥺❤️😓😩
@xamsayassin4588
@xamsayassin4588 4 жыл бұрын
Hooyo Macan yaa ila dhagaysanaya 2020 like like
@isramustafi2346
@isramustafi2346 4 жыл бұрын
Me i love you mamo dear ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😥😥😥
@kiinaxmed7839
@kiinaxmed7839 4 жыл бұрын
Asc wllo
@marwaanfaraax351
@marwaanfaraax351 4 жыл бұрын
aaammniiin
@rahmarose8675
@rahmarose8675 4 жыл бұрын
Amiin Amiin janadii udgonayd igu nolow hooooyo macn badaney iftinkii duniday sharaftii dumarkay❤❤❤❤❤❤❤🧕🧕🧕
@ismahanabdullahi6407
@ismahanabdullahi6407 4 жыл бұрын
Aniga kamid ah😥
@mohamuttyahye2250
@mohamuttyahye2250 2 ай бұрын
Markan nolosha culeys kayara dareemo waxan wacaa hooyadey wana ku nafisaa ayada aya qalbiga ii dajisa oo idhahda hooyo wey hagaagayan wax walba rabbiga talo saarso anna wa kuso duceynaya Ilaahow hooyadey idhaaf la aanted waxba ma iHi jannadi ku Lad Hoooyo macaan❤️🥺😭
@raxmaaxmed5410
@raxmaaxmed5410 10 ай бұрын
Heesta waxan dhahaysanaya mudo 6 sano ah noloshayda waxan ku soo koray hooyo la,aan ilaa sacan mar walba kalaigay yaa qol gala oo iska ooya hooyo la aan darteed 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 inta hooyo u noloshy ilhy howdayo inta aay ka dhimatayna allha u naxariisto 🥺😭
@jabriilcabdulle3662
@jabriilcabdulle3662 10 ай бұрын
😢😢😢😢
@AishaAhmed-un7rt
@AishaAhmed-un7rt 7 ай бұрын
@AishaAhmed-un7rt
@AishaAhmed-un7rt 7 ай бұрын
❤qwyshdxbm
@habiaragsan
@habiaragsan 7 ай бұрын
Alle hau naxariisto wllo mcn ❤❤hooyo mcn alle Hakuu naxariisto mamo waa kuu xiisy wllhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Sahruush
@Sahruush 3 ай бұрын
Aamu abyo plz qalbiga ixanuunay kula daremy wlhi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@yacquubguureofficial5843
@yacquubguureofficial5843 2 жыл бұрын
🎤Hooyo Majiro erey ka naxariis badan ' ka macaan badan oo ay dhagaheena jecelyihiin inay maqlaan ' carrabkeenu jecelyahay inu ku dhawaqo kalaamka Eebe akhrintiisa marka laga yimaado (Holy Qur'aan) Hooyo waa naxriis ' waa janno ' waa farxad ' waa jacayl ' waa nolol . boqoradii dunidan ikeentay__khadra jama isse Ali Nuh__Alle cimrigaga hakuu barakeeyo janoy👸🥰❤❤🤍🤍💯🎸
@amaalaxmed2255
@amaalaxmed2255 Жыл бұрын
hooyo
@amaalaxmed2255
@amaalaxmed2255 Жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@nasibabdullahi9510
@nasibabdullahi9510 Жыл бұрын
🤲ale ha u naxariisto hooyoo dhan
@yasminbacksalai1768
@yasminbacksalai1768 Жыл бұрын
Hooyo mcn miss you more 😭😭😭😥😥😭😭😭😥😥😥😥😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@bilannuurfarah5456
@bilannuurfarah5456 Жыл бұрын
✨🫂🥺
@cadnancumar9984
@cadnancumar9984 4 жыл бұрын
Inta hooyadaad❤ la joogta sida anoo kle ilaahay hooyooyinka❤ hanoo daayo inta dhimatayna😥 *alle janada haku casuumo*🤲🤲
@bahjuubintumoha6121
@bahjuubintumoha6121 4 жыл бұрын
Alx dhheh hada hoyada kaso agkacdid aniga hoyady igafogthy😭😭😭😭😭
@bahjuubintumoha6121
@bahjuubintumoha6121 4 жыл бұрын
Ilhy nbad haigugeyo hooyoyinken ilhy hnodayo
@xuriyoxilkas7187
@xuriyoxilkas7187 4 жыл бұрын
masha allaah abaayo allaha kuca somo hoyo mcn
@bahjuubintumoha6121
@bahjuubintumoha6121 4 жыл бұрын
@@xuriyoxilkas7187 shugran wlshy mcn aamin
@boqoradaofficials5830
@boqoradaofficials5830 4 жыл бұрын
Aamiin
@saidabdirahman3017
@saidabdirahman3017 2 ай бұрын
Heestan markaan kaligey ahy ayaan nafta ku madadaaliyaa hooyaday mcn muddo 5 sano ah is maanan arag , anigoo waxbarasho uga aaday caasimada dalka ee muqdishu lknse waxaan rajeynaayaa in Alle na kulmiyo anagoo caafimaad qabno. Waxaan leeyahay:- ifka nabad kujoogoo cadowgaaga ha ujabin rabi naarta aakhiro kaa xoree jaxiimoo jiifsoo firdowsoo jannadii ku noolow hooyo mcn❤
@mohamedsalat8209
@mohamedsalat8209 11 ай бұрын
wa habenimo qamis sacada 11:53 13\09\2023 hestan xasus ayey igu rebtay Hooyoyinkena Allow unaxarizo inta iga dambeyso LOVE ❤❤🎉
@qatamiahmedosman5316
@qatamiahmedosman5316 11 ай бұрын
Inta dimate alaha ha u nacriso inta noolna ilahey hano dayo hooyo wan idin jec lahay❤
@hodansalah3919
@hodansalah3919 10 ай бұрын
Amin amin 😢😢😢
@NimcomohamuudDuale-kg1tm
@NimcomohamuudDuale-kg1tm 10 ай бұрын
Abowe mcn😭😭😭😭😭
@naciimayaasin7805
@naciimayaasin7805 3 ай бұрын
Taariikhadn xasuus gaar ah ayey ii ledahy oo murugo leh waa habenkii uu aabbahy geeriyoday aalalh ha u naxariisto
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
heesta qudha ee aanan ka xiisa dhicin walhi weji Allaw hooyday macan cimirga iyo cafimadka u barkr intii dhimtayna u naxriiso😭🙏🏾❤️💔🌻💐🌸🌸🌸🔥
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Alhmdulha ilahy ban ugu mahad naqa inan mar labaad hoyaday is arganay oo kulanay mudo 1 bilana agteda kaso tosayay malin wlaba incha alah ango nabada markale hooyo haysku keen Soo celiyo wan ku jeclay kuna xiisay💋❤️❤️😭😭😭👑🙏🏾👏🏾💔
@fatxi5110
@fatxi5110 2 жыл бұрын
Aamiin
@hodansaid6991
@hodansaid6991 Жыл бұрын
​@@Qofnaba. l8ts0e😅ys😊q0yyrz0
@hayira4157
@hayira4157 3 жыл бұрын
Hoyaday Markan ka maqna ayan dhakesan jiray wana oyi jiray lakin hada markan u imaday wan xusa heestan wana oyaa markasta markan maqlo heestan wiilkan xanuno badan ayan ku qarsaday Markan marukoodo ayan u oyjiray hada lakin waan farax sanahay ilhay ikama qado hoyadeey qofwalibana sidokale Amin Amin Amin 😇♥️🤲🤲👩‍👧👩‍👧🥺😭😭
@nasraahmed7685
@nasraahmed7685 3 жыл бұрын
hooyo mcn
@anasabdiwahab9164
@anasabdiwahab9164 2 жыл бұрын
Amiin abyo
@nadiifoqueen1239
@nadiifoqueen1239 2 жыл бұрын
Aamiin yarbi 🤲 🥺😰
@fadumamohamedali4577
@fadumamohamedali4577 2 жыл бұрын
Amin amin mashalah
@saadmad
@saadmad Жыл бұрын
Runti hesta markan dhagaysanto wan oyaaaa lkn wayo waxan xasusatada labadi walid adunka ii kenay lkn nasib uma yelan ilen amara alleh lama Olin karo lkn manta wan waydanh waxan ku nool dalka Djibouti waxan leyaahay dhamantin jano fardouso rabii hana ni gasha lkn nolosha manta kaliya
@Gaduudocabdirizak
@Gaduudocabdirizak 9 ай бұрын
2023 Sanadkii dhibta badnaa oo aduunka qofkii iigu qiimaha badnaa aan wayey maca salaama sanadkii xumayow . mahaysto mana lihi darenan kudhagaysto heestane qadartii iyo geridii hoyaday iga fogaysaay ana wn kusugayaa 😢 Markale macasalaama sanadkii inusqamiyow siwalban uahaa qof inyar adkaysan leh adaa icaliyey 😢 Gacalo boqorku hakuu naxariisto meel wacan inaad hurudaan rajeynayaa😢🤲
@nuuroxusenabdi6580
@nuuroxusenabdi6580 8 ай бұрын
Aamiin yaraBi😢
@diiniyonasteexo5993
@diiniyonasteexo5993 2 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa heeestan inigoo hooyo ka maqan mudo Sadex sano waliigay hooyo agteeda kama dheeraan laakiin wakhtiga iyo waayaha ayaa nakala kaxeeyay waxaan dareemayaa cidla markan heestan dhagaysto ilmada ma ceshan karo alle hooyo nabad ha igu kaa Tuso waxaad tahay aduunkayga hooyo la’aantaa noloshu wax dhadhana ma samaynayso waanku jeclhhay hooyo ❤❤❤
@Ina-zulthan
@Ina-zulthan Ай бұрын
9 bil ka maqnhy anon hal malin agteda ka maqnan 😭😭😭😭
@catoshahmed3651
@catoshahmed3651 4 жыл бұрын
2020 hdad dageysansid bal like Isar 😭💜
@maaidomaxamed4614
@maaidomaxamed4614 4 жыл бұрын
Maa sha alaah
@keyfadam5774
@keyfadam5774 4 жыл бұрын
😢
@jamahussein6860
@jamahussein6860 4 жыл бұрын
We love you mom in life and death go to paradise for good
@jamahussein6860
@jamahussein6860 4 жыл бұрын
Aamiin
@ayaanmohamed4264
@ayaanmohamed4264 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@mahamedabdulahi2651
@mahamedabdulahi2651 3 жыл бұрын
7 sano hooyada mcn. Ma arkin aaad bn ugu xiisay hooyo mcn. Allaha ikaa daayo ♥️♥️♥️♥️♥️
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 3 жыл бұрын
Wll ayadoo nool hdadan arag gorme arkysa pls wan kubaryaa utag o so arag runtii hoyo la antu wa imtixan adag e waqtiga kafaideyso wllo
@xaliimoabduqaadir414
@xaliimoabduqaadir414 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@mafzuudalpialpi9862
@mafzuudalpialpi9862 2 жыл бұрын
Apowe alle haku tuso 😭😭😭
@mohamedjamaal2841
@mohamedjamaal2841 Ай бұрын
Abwaan Ismaacil cumar cawdhiye. Ilaaahayaw adaaa naxariis badane ahi hooyadey Cimri’ caqliga iyo caaafimaadkaba u barakeee ❤ Hooyo , Waan ku jeclahey Wllhi 😢
@Ina-Suleiman
@Ina-Suleiman 3 ай бұрын
Lix sano kadib 2030 hadii aadsoo booqato like hadii aan noolahy si aan usoobooqdo i. A❤❤
@munaali1878
@munaali1878 6 жыл бұрын
This guy deserves to be given a medal for this hilarious song. We love you hooyo macaaan😭😭❤️🖤. May Allah grant all our mothers jannah. Shout out to all the mothers out there🙌❤️
@ubaxmohamed8916
@ubaxmohamed8916 2 жыл бұрын
🖤🖤🤎🧡❤💜💙💚💖💞💙💋💔💟💚💛💜🧡💜🖤🖤🖤🖤🧡💛🤎🤎❤💚💜🖤💚💜💙💖💞💙❤💟💔💚💟🤎🤎🤎🤎🧡
@AS-wl3vc
@AS-wl3vc 2 жыл бұрын
Hilarious song kulahaaa
@kariyehilowle6011
@kariyehilowle6011 2 жыл бұрын
Mcnha hilarious ma taqanid miya sheekh
@dekaahmed3065
@dekaahmed3065 2 жыл бұрын
@@AS-wl3vc loooool using words out of context somali bey kajirtaa lol
@nimcoabdilahi2244
@nimcoabdilahi2244 2 жыл бұрын
@@ubaxmohamed8916 uuhhhhhhhhhhh7h97uh9huh9uhu55hhhu9wuohyoe7977h7k9h975o7oh9oh7hyohhk9h9ohgh9gy7hou77h9yyo7hyh79kh
@Gooldhalinta
@Gooldhalinta Жыл бұрын
2023 hadii aad daawaneyso wll hooyo mcn Allaha ku xafido hadii ay dhimatay Allaha unaxariisto ❤❤❤❤🙏
@saynabwali3115
@saynabwali3115 Жыл бұрын
Aaamiiin yarabi noxafid hoyo mcn❤❤❤😊
@CabdishakuurCabdi-pz5ex
@CabdishakuurCabdi-pz5ex Жыл бұрын
Hooyo man alla haku xifdiyo
@qoryoleyjr2796
@qoryoleyjr2796 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤🤗🤗😁👍👍🤴
@saynabwali3115
@saynabwali3115 Жыл бұрын
@@qoryoleyjr2796 ❤❤❤❤
@khaalidmaxamedcumar6230
@khaalidmaxamedcumar6230 Жыл бұрын
aamiin ale hanoo xafido
@Hidanhuda
@Hidanhuda Ай бұрын
Hooyo macanto nolosheyda boqoradeyda adunkeyga dheymantan jeclayey hooyo macanto farxad iigu nolow adunka aaqirana janada firdowso amiin yarabi ❤😭😭😭intey hooyadod dhimay xanunka wan idinla darema walaahi macanka hooyo ano heesto waliba ilahey sabar haidin siiyo ilahey janada firdowso haka warabiyo walidkeyn dhamantod iyo anagaba amiin yarabi ❤
@SacdiyoCabdicasiis-l1l
@SacdiyoCabdicasiis-l1l Ай бұрын
illaahow hooyadey mcn ii caafi❤ Cimri dheerna ii sii hooyadey iyado kaliya ifka ka fiirsanoya dhmn musliminta igu soo duceya maarmi🤲😭❤️🤱💕
@aliquruxali925
@aliquruxali925 4 жыл бұрын
Hoooyo macaan Janadi Fardowso Allaha ka Waraabiyo aduunka Nasiib uma yeelan inaan ku aro 06/04/1998 wa maalinkey Hooyadey Accident ku dhimatey Hooyo wan ku jeclahay jacaylka iyo macaanka ay hooyo leedahay koonkaan kuma arag 😰
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 4 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto hooyo
@nasirmano4055
@nasirmano4055 4 жыл бұрын
Alle hooyo janadiisa hku casuumo
@abdifatahgedi3648
@abdifatahgedi3648 4 жыл бұрын
Qalbiyan baan ka ooyay brother.... ALLAHA u Naxariisto Hooyo
@hibomohamed5195
@hibomohamed5195 4 жыл бұрын
Janatha Allah kawarabiyo abowe mcn keep praying for her plz
@lebronjames3368
@lebronjames3368 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@rachidbouh8574
@rachidbouh8574 3 жыл бұрын
اللهم ارحم امي واغفر لها وعافها واعف عنها وأكرم نزلها ووسع مدخلها واغسلها بالماء والثلج والبرد ونقها من الذنوب والخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس. اللهم اجعل مثواها جنة الفردوس الأعلى مع الحبيب المصطفى يا رب العالمين.
@Omarinho8
@Omarinho8 2 жыл бұрын
Aamiin Yaa Rabbi
@noahD1636
@noahD1636 2 жыл бұрын
آآمين اخي
@ibraahimcabdi7886
@ibraahimcabdi7886 2 жыл бұрын
Amiin
@munaabdullah1959
@munaabdullah1959 2 жыл бұрын
Amiin
@idleabdirizakabdi6334
@idleabdirizakabdi6334 Жыл бұрын
Amin amin ya rabi
@mohammedomar6704
@mohammedomar6704 11 ай бұрын
Caawa waxay ku beegan tahay 10 sanno ka hor markaan hooyaday oo aan dhunkado iigu dambaysay waana sababta heestan aan u dhagaysanayo hooyo alle camriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyo, Allena nabad qab hayskukeen tuso Insha allah
@FatimaZaed-lz1br
@FatimaZaed-lz1br 4 ай бұрын
Heestaan 8 sanno dhagaysanyey hooyo Allah Haku naxariizto 😢💔😭
@SudaysiMohamed
@SudaysiMohamed 3 ай бұрын
Amiin apaayoH 😢😢😢❤
@abityjaba1750
@abityjaba1750 Ай бұрын
Sorry apayo mcn 😭😭😭😭😭😭
@adambariyow3311
@adambariyow3311 3 жыл бұрын
It's 2021 I still watch this vedio,😭😭😭😭 I always feel crying when ever I come across someone listening this video, I have not seen my mother the last 1 year, Ilahiy Hoyadhey iyo hoyoyinka daman melijoganba cumriga haudereya, ruxi hoyo ayujogina ilahiy Janatul fardowsa hakawarabiya.😭
@nasroyare3000
@nasroyare3000 2 жыл бұрын
amen
@farhiyamoha4299
@farhiyamoha4299 2 жыл бұрын
Ameen ya rabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hindaali1143
@hindaali1143 2 жыл бұрын
I love my hooyo very much ❤ 💓 💕 💖 💙 💗 ❤ 💓 💕 Allah please take my hooyo and abo to heaven ♥ 🙏 ❤ 😊 💖 💕 ♥ 🙏 ❤ 😊 💖 💕 ♥ 🙏 ❤ 😊 💖
@pesmaster5480
@pesmaster5480 2 жыл бұрын
Amin
@mankacali1581
@mankacali1581 2 жыл бұрын
@@farhiyamoha4299 hhhhvbbhkAwRBNKV
@abdirahmanosman8731
@abdirahmanosman8731 5 жыл бұрын
2019 wxan dawanaya anigon hoyadey lajogin😭😭 Wlle marki hoyo lagaso tago macankeda la arka I love u hoyo macan♥️ & Hoyoyinka somaliyed allow hanaga qadin
@dhibkayare9k790
@dhibkayare9k790 4 жыл бұрын
🥺🥺🥺
@fadumohirsi3297
@fadumohirsi3297 4 жыл бұрын
Bene mashegini Hoyo macn
@haweyachannel113
@haweyachannel113 4 жыл бұрын
Hoyo markasta daqiqadkasta wan u xiisa hoyo wlhi igama xanaaqdi ima nacdo igama xanajiso inta ka so harta aya ah dadka ka caroodo hoyo wlhi wan u xiisay iska ooya markasta 😭😭😭
@haweyachannel113
@haweyachannel113 4 жыл бұрын
Ku iman donaa malin uun
@shamsageele2248
@shamsageele2248 4 жыл бұрын
Masha ALLAH ❤💋💓💓❤❤👄💖👄👄💕💔
@subargril4586
@subargril4586 4 ай бұрын
Heestaan waxaan dhagaysata markaaan cidlo dareemo una baahdo wehelka hooyaday, waxaan dhagaysta anoo ilmaynaya illaahow inta jeeroo aan ilmeeyey darteeda haygu cadaabin, rabiyow noo dabi dhaaaf ani io inta heestaan darteed u ilmaysay💔😭
@maxaali12345
@maxaali12345 9 ай бұрын
Hooyada hada tahay dad ka u lita ayada waxa u tahay boqorka dunida Jecel kasta waxa u qalanta hooyo macan Allah hayka cafiyo hooyo macan😭😭
@MahadcabdulqaadirSaciidyare289
@MahadcabdulqaadirSaciidyare289 4 ай бұрын
Hooyo macaan waa ku jacll
@dealta4037
@dealta4037 6 жыл бұрын
🙏Please inta Hooyo jcl 👍like II saara
@munajama5080
@munajama5080 6 жыл бұрын
Mashallah
@sacdiyadoolar2310
@sacdiyadoolar2310 6 жыл бұрын
Hooyo mcn nothing is more important to me than you en dad love you so much
@MohamedAhmed-zo6kr
@MohamedAhmed-zo6kr 5 жыл бұрын
Mashaallh
@yusufcabdinasir2385
@yusufcabdinasir2385 5 жыл бұрын
Manshalah
@asmamuhudin794
@asmamuhudin794 5 жыл бұрын
Allow hoyadey mcn haika qaadin 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 7 жыл бұрын
aaaxx axx qofkii soo maray rajanimo ayaaa dareemi karo hooyo la aaanteed sida anigoo kale aaax xanuun waaaaye hooyo la aaaan
@shugrixasan7754
@shugrixasan7754 7 жыл бұрын
wllo hooydaa alleh ha unaxristo amiin yaa rabi
@theAar9
@theAar9 7 жыл бұрын
aragsan ibrahim nor osman wlhy abayo mcnto wad iga ilmaysiisay hooyadaa ilahay janadii fardowza haka waraabiyo
@deqamohamed149
@deqamohamed149 7 жыл бұрын
aragsan ibrahim nor osman axx you touch my feelings ala ya raxma hooyo sorry siz
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
aragsan hooyo macaan jano kuwaar 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 7 жыл бұрын
aragsan hooyo macaan jano kuwaar aaaad iyo aaad abayo aniga sooma maran Allah ha ii daaysto abayo adigane hoyo Allah ha u naxariisto abayo Allah meel qabow ha galiyo
@japouti_poi
@japouti_poi 8 ай бұрын
After 9 years still 😢 this song is heart touching ♥😢 14 -12-2023
@Haniyeyyy
@Haniyeyyy 8 ай бұрын
Haa wlhi😢😢
@HamdaMohamed-nd8js
@HamdaMohamed-nd8js 8 ай бұрын
😢
@Zimish12380
@Zimish12380 8 ай бұрын
🥺🥺
@asmaadan
@asmaadan 7 ай бұрын
❤😢😢
@abdullahiissakadan6405
@abdullahiissakadan6405 11 ай бұрын
Mama the best gift one can have in this world. May Allah grant all our mothers janatul firdows.
@Rittwan
@Rittwan Жыл бұрын
Hooyaday ma arag Alle ha kunaxariisto hooyo mcn jiibso fardowso janadii kunoolow🥺🤲
@fuattbashiir4467
@fuattbashiir4467 Жыл бұрын
Hooyo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana Жыл бұрын
Wxan Hubaa inaa heestan miraha mcn Dib uso boqatay hada iga danbyso Like dhac kusii 👍👍🙏🥺 Hooyo mcn makuu nooshahay me Haa Alxm🤲❤❤❤. 26/7/2023😢
@warbaahintaceerigabo
@warbaahintaceerigabo Жыл бұрын
Wllo qli hooyo ilhy haynoo daayo into u nooshay intaaye ka dhimtyna aale haw naxariisto wkhi hooyo waa shey qaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@user-dv5pc9iz4v
@user-dv5pc9iz4v 14 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥱
@geyadamajerten6794
@geyadamajerten6794 5 ай бұрын
Ano hoyady hesta hestan markan dhagesto wan iska ilmeya waayo hoyo waa qofka kaliya oo marki dadku kaso horjestan iyadu dhahysa iidaaya gabadhayda ama wiilkyga😢😢😢jacylka kaliyen dhaman waa kan hoyada io ubadkeda illhy haykaa xafido waa marki kowad aan waxyar hoyady kamaqnhy hadanh jacylkeda ayn laoynayh 😢😢😢allow intii hoyadod dhimaty unaxariiso 2024😢😢
@simanahmed9837
@simanahmed9837 4 ай бұрын
2024/4/1cawa wax aan ka jeclan. Laha codka hoyady ma jirto lkn ma heli karo hoyady 6sno ka hor bay dhimaty 😭ilahyow ku naxariso waa bil ramadan igu so duceya wll👏hoyo Janadi ku nolow
@IdirisMahad-lc9ez
@IdirisMahad-lc9ez 8 күн бұрын
Allah how naxariisto
@muhammadadhan5818
@muhammadadhan5818 4 жыл бұрын
Can’t hold my tears may mum live long and award her healthy moments with ibada InshaAllah
@hibomohamed5195
@hibomohamed5195 4 жыл бұрын
Ameen
@apdizhakuurzhakuur4424
@apdizhakuurzhakuur4424 3 жыл бұрын
I love you maama 💘
@Abdulkadir-Daud
@Abdulkadir-Daud 3 жыл бұрын
Aamiin bro.
@maxamedsiciid5781
@maxamedsiciid5781 3 жыл бұрын
@@apdizhakuurzhakuur4424 zz
@mssalma6794
@mssalma6794 3 жыл бұрын
hooyo
@sadammohamed4285
@sadammohamed4285 4 жыл бұрын
Yaa dhagesanaayo 2020 like dhag ugu dhufo
@mostaphaessa5295
@mostaphaessa5295 4 жыл бұрын
Hooyo
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 4 жыл бұрын
Hooyaday so xasuuusty😞😓
@fadxiyaabdinasir3219
@fadxiyaabdinasir3219 4 жыл бұрын
@@mostaphaessa5295dd Aeètdrrďżt1
@iqroqueen6335
@iqroqueen6335 4 жыл бұрын
@@fadxiyaabdinasir3219 ,, L
@NasrinMFarah
@NasrinMFarah 4 жыл бұрын
Hindia Qalbidoolar a
@MaanHersi
@MaanHersi 2 ай бұрын
2021 bay hoyaday dhimaty ila Maanty Qalbiga wuu i holcaya Allah ha unaxaristo hoyady mcn Sxbka igu dhow dunida bay ahayd 😭😭😭
@NashaadHassan
@NashaadHassan 2 ай бұрын
Aamiin wll qalbiga Allah ku qaboojiyo😭Aniga 5 bil ayaa hooyadey kaso tagay maalin walba waan ooya
@MaanHersi
@MaanHersi 2 ай бұрын
@@NashaadHassan wlley Ha ooyin insha allah Waa Kulmaysan hoyo mcn
@MuuseHersi
@MuuseHersi 4 ай бұрын
Waaa hees aad umacaan dhab ahaantii markaan dhagaysanayo waan iska ilmeeyaaa allow hooyo macaan noodaa cimrigeedana udheeray❤ i love mom 2024/04/23 maalin talaada ayay igu aadantahay maanta❤
@10mabdirehmanhindiafsomali87
@10mabdirehmanhindiafsomali87 4 жыл бұрын
People who give dislike this song have no heart 💔
@cumaarbuuhoodle5626
@cumaarbuuhoodle5626 4 жыл бұрын
SOMALI maaha Dadkas ...ajanib waye
@yahyamhd893
@yahyamhd893 3 жыл бұрын
Yeah bro
@muktarmohamed4097
@muktarmohamed4097 3 жыл бұрын
10M Abdirehman hindi afsomali wlhi waa runtaa they don't have a heart
@xusenodowa2589
@xusenodowa2589 3 жыл бұрын
@@yahyamhd893 xusus wacan
@saddamharrera9663
@saddamharrera9663 3 жыл бұрын
Thts true wlhi😭
@qyhealthybeauty
@qyhealthybeauty 2 жыл бұрын
Imagine listening to this song with out mama in this world I make me crying whole time ya rabi granted my mama and all mothers to jannatul fardowza
@fatxi5110
@fatxi5110 2 жыл бұрын
😭😭
@husseindaahir8749
@husseindaahir8749 2 жыл бұрын
😭😭😭 so sad walhi
@cumarmaxamed4699
@cumarmaxamed4699 Жыл бұрын
M.a hooyo mcn
@Akram-vx5pq
@Akram-vx5pq Жыл бұрын
😢😢 same as with your case !!
@meqisawa3368
@meqisawa3368 Жыл бұрын
Sorry macney
@SayanbAwgeedi
@SayanbAwgeedi Ай бұрын
Mama. Noloshayda ma arag mana arag qof hooyo igu dhaha. Markaas waxaan leyahay inta hoyadood haysa ka ducaysta hooyo waalama huraane Hooyo ilahay haku naxariiso to mama waanku xisee Waayo albabba badan ayaaba igu furan waxaanad tahay qofkii iga daboolilaa. Mama marwalaba wanku tabaa my dear mama
@user-bv3iw3lo9t
@user-bv3iw3lo9t 5 ай бұрын
Inta Anka Xiizo dhican Inty hezta zoo baxday ilaa 2024 Like Hoyo Ilaahay Ha iika daayo Aduunka La anteeee wa Cidhiidhi wllhi❤
@ahmedgurxanomar218
@ahmedgurxanomar218 2 жыл бұрын
Emotional words I can't hold my eye tear becoz I've not seen my mum three yrs...... 🤲🤲May Allah back 2 me my real destination and bless our mothers
@user-mx6xy1yo4w
@user-mx6xy1yo4w 5 жыл бұрын
امي احبك احبك احبك احبك كثيرا ماما ربي يحفظكم انا احبك كثيرا ماما عيوني قلبي كلبي ❤ ماما قلبي كلبي امي 🍯🍯🍯🍯💕💕💕💕 ماما عسل ياعسل ماما انا احبك احبك احبك كثيرا ماما عيوني قلبي كلبي امي
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f 4 жыл бұрын
الله يحفظها لك
@MunoMunomanka-du1tv
@MunoMunomanka-du1tv 8 ай бұрын
Hooyadey marka u xiiso heestan iska dhageystaa 2sano is mooganahy ilhow iyada cafimaad qabto igeey ilhow hooyoyinkeena no daaa ha naga hormarin❤️😭1/1/2024 inta iga dambeyso waa idiin salamay😊
@inaabdinasir
@inaabdinasir 7 ай бұрын
Ani 8 sano hooyaday kalamaqanahay 😢😢
@jamacdheereofficial
@jamacdheereofficial 25 күн бұрын
I love my mom😢😢😢 allow cimri dheer iyo cibaaado suuban kusii hooyo macaaan❤❤❤❤❤ waqtigu wa 03/08/2024
@qy2880
@qy2880 6 жыл бұрын
inta hooyadood dhimatay Allaa u naxariisto ninkii hooyadii nooshahow hurdada ka toos, Waalidka kaduceyso Ayagaa janada lagu galaa Qaasatan Hooyadaa, Allow kuwii kaduceysta naga dhik kuwii hooyadood mise aabahood waayeyna waxaan kula dardaarmaa iney Sadaqo Jaariya ah u bixiyaan.
@uzaariwildahira.uzaarininz1661
@uzaariwildahira.uzaarininz1661 5 жыл бұрын
KoleY aniga Waan ka kacaY hurdada Khalid abid aad ayaaN kuugu mhdceLaa
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 5 жыл бұрын
Thanks wllo qaali waa talo fiican aniga waanu is waynay waalidkay
@najmoosman3480
@najmoosman3480 5 жыл бұрын
aamin wll qli
@sarahmahmuh8984
@sarahmahmuh8984 5 жыл бұрын
Allahuma ameen in sha Allah 🤲🤲🤲
@hanicadeey9060
@hanicadeey9060 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin abowe
@kadrajama2521
@kadrajama2521 7 жыл бұрын
waa idin baryaa inta hooyadood unooshahay ilaaliya oo ka ducaysta dad qaar waxaa jira hooyadood aan waligood arkin iyo qaar ayagoo yar ay ka dhimatay oo wax aad uyar ka xasuusta sidayda oo kale waxaan ahay qof oon wayn uqabta in erayga hooyo qof ay dhahdo hesho marka wlhi thumma wlhi waa nimco wayn ee inta hooyo unooloow ogaada oo ha dhayal sanina wlhi waan ilmeeyay
@sagalismacil2966
@sagalismacil2966 7 жыл бұрын
ilahay haw naxariisto dhaman hoyoyinkeen
@cwaliqali3979
@cwaliqali3979 7 жыл бұрын
alow hoyo inoda
@cwaliqali3979
@cwaliqali3979 7 жыл бұрын
oo inacafi kuwi xanusan unaxariso
@saynab2031
@saynab2031 7 жыл бұрын
Illaahay janada haysku kiintus
@saynab2031
@saynab2031 7 жыл бұрын
Kadra Jama abayo hooyada illaahay janada hayskukiin tuso
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 8 ай бұрын
IstiiL . Sat. 23 Dec 2023😢❤ BAAN DHEGEYSANAA .Sacadu. 8:19 Waxan Fadhiyaa meel Darbi yar ah waxan ku gudo jiraa shaqo maal meedkeyga waxan ahaya askari ka Tirsan .Ciidanka jiid hore Laascaano Baan ahay 😢waxan dareemi cidlo Mdm hooyo mcn waxa yar iga Fogtahay mar kastan wan la hdlaah Hooyo mcn Rabbi Hayka daayo😢aduunka ku Jecelahay hooyo Mcn ❤
@inaabdinasir
@inaabdinasir 7 ай бұрын
😢
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 7 ай бұрын
@@inaabdinasir 😢
@ikraamizmail
@ikraamizmail 3 ай бұрын
MeeL kaztoD kala Jogtan Frxd iku noLaaDa apoowe😢😢😢
@Najmaxarago
@Najmaxarago 6 ай бұрын
Aadmi johoradiisiyo Waxaa tahay jirkiise Jeer qura la,aanta lama jogi karaye Jaahaga hooyoy Nafteydaa u jeelane Oo aan jiif saneyne Ifka nabad ku joogo Cadowgaga ha u jabin hooyo Rabbi naarta jahanaba Kaa xoree jaxiimo Jiifso fardowso janadii ku nolow Hooyo aaamin❤😢
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 2 жыл бұрын
This guy is a King to me! He desreves our attention and Somali Hoyoo Noble price! For real!🥰🤩💙🥊🥊🥊! Who is with me here?? Hoyoo is More than Gold! In Quran Hoyoo, Hoyoo, Hoyoo 3 times! While Abo one time! She carried us 9 months in her belly! She breast fed us in years with sleepless nights!😭😭😭😰😰! She nursed and carried us on her back tireleesly! Janah to our Mums! If i could build a house to all mums who are suffering out there! Say Ameen Yaa Raab Ameen Ameen!🤲🏽🤲🏽🤲🏽🥰🤩💙💙💙💙💙💙💙💙🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@faisalhajir5879
@faisalhajir5879 4 жыл бұрын
Qofki hooyo mcn jaceyl happy mothers day to all mothers in the world 💖💖💖💗💗💓💓❤❤💜💟❣like dac kusiya
@xuriyoxilkas7187
@xuriyoxilkas7187 4 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@sabaadmuusemuuse4585
@sabaadmuusemuuse4585 4 жыл бұрын
alle hooyo cimriga haku dheereeyo in ti dhimatay na ha unaxa risto heestan way iga ilmay sisay walhay
@c.kasiirmaxamed8172
@c.kasiirmaxamed8172 3 жыл бұрын
I love you my mather 🥰🤩😍
@AbdiqadirOmar
@AbdiqadirOmar 8 ай бұрын
Hooyo macaan ma garanayo Waxaan ku qiyaaso jcaylka aan kuu qabo. Hooyo waxaan ahay jeexkaamida Hooyo waan ku jecelay waxaad tahay waxa ugu qaalisan ee eeebe isiiyo. Hooyo cadawgaaga haw jabin. Hooyo ilaahay janooyinkiisa hakuugu deeqo dambigaagana ha dhaafo. Ilaahay haykaa daayo hooyo macaan. 08/december/2023❤🎉❤
@Sharma_cade
@Sharma_cade 6 ай бұрын
Hooyo jirkaagii hooyo Waxan ahay laga jaray hooyo Jeex ka mida ahay hooyo Hooyo Waan ku jeclahay Jiritaanka dunida iyo hooyo Joogitaanka aadmiga jirid Laga abuuro aan jabeynin baa tahay Jahaaga hooyo Nafteydaa u jeylanee Oo aan jiifsaneyne Ifka nabad ku joogo Cadowga ha u jabin Hooyo cadowgaaga Ha u jabin,Rabbi naarta jahanama Kaa xuree jaxiimo Jiifsee fardoso janadii Ku nolow,Hooyo jawaab quraa hooyo Aan juuq garaneyn hooyo Adiga ijecleystee i jaqsiye Naaskee ,Admi joxaradiisiyo hooyo Waxa tahay jirkiisee hooyo Jeer qura la,aanta lama joogin karayee Jahaaga hooyo nafteyda u jeelanee Oo aan jiifsaneynee ifka nabad ku joogo Cadawgaa ha u jabin hooyo cadawgaaga ha u jabin hooyo Rabi naarta jahanama ka xuree jaxiimo Jiifsoo fardoso janadii ku nolow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ 26/feb/2024
@mohamedrashid5517
@mohamedrashid5517 Ай бұрын
Thanks for your effort bro
@mustafembc
@mustafembc 3 жыл бұрын
Ilahay mamoyinkena inti dhimatay ha u naxariisto inta noolna alaha dhib haka hayo 2021 hdad igadambyso like isaar wll momii I love you wlhi.❣❤
@fariihamohamoud5001
@fariihamohamoud5001 6 жыл бұрын
I miss u hooyaday macaan wlhi qalbigayga wuu cashuucay😢😢😓😓😓😢😢 markaan heestaan dhagaystay Hooyo mcn Cimri dheer iyo cibaado suuban Akhiro janadii Aduunkana halkiii Roon Wan ku jeclahay kun iyo jeer hoooyo hooyo cadowgaga hauhabin amiiiin😍😍😍😚😚😚😚😚😚💋❤❤❤❤
@akramade6230
@akramade6230 7 ай бұрын
Waxa dawanaa hestan aad darenka u leh 8/1/2024 waxana sabb u ah waxa ahay qof aad u jecel hoyo mcn allaha ku sharflo hoyo aadban ku jecelahy 😢❤🫶🥺
@ayaanleCabdulahi-np6zb
@ayaanleCabdulahi-np6zb 7 ай бұрын
Inta 2024fiirsanoyso wll alah hooyo hanoo xafido ❤❤❤
@AmaaniCabdi
@AmaaniCabdi 7 ай бұрын
Same
@IsmahaanMaxamed-cy8ys
@IsmahaanMaxamed-cy8ys 7 ай бұрын
Aamiin❤
@beeristadhirta3668
@beeristadhirta3668 6 жыл бұрын
Walaahi illmo ayaa iqabata Markaan dhagaysto, Ilaahoow hooyaday macaan Nabad qab igu tus aamiin I miss you mom 💗💗😧😧😧😩
@ayubdhalxash6036
@ayubdhalxash6036 5 жыл бұрын
Prof.Abdirabi Abdalle amiin
@xaliimosacdiyamamxedcabdul4382
@xaliimosacdiyamamxedcabdul4382 5 жыл бұрын
O miyadan arag wll
@Hanyabdullahi2062
@Hanyabdullahi2062 Жыл бұрын
Hooyo mcneey 😭😭😭akhiro iyo aduunba allah ku danbi dhaafoo 🤲😭 cimri dhereer iyo cafimad qaab igu waar hooyo mcneey alle igmaa ka hor qaado noloshu la,aanta waaxba mahaa wlhi 😭😭😭😭🥰🙏🏻💋🔐🩸💯adeer ahmed dahir codka allah ku barkeeyoo 🥺
@muniirali2062
@muniirali2062 7 ай бұрын
Intii hooyo mcn ay unshahay 2024 ka daa idyso hooyo waa qali run hantii hooyo waa lama hurn hooyady mcn ilhow idaa ifka ugu jclhy ❤️💯🫀💑
@MuxyadiinImkhapiirka
@MuxyadiinImkhapiirka Ай бұрын
Safar ayn ku jira saacadu waa 3:10 habenimo sidan mp3 ga gaadhiga udhagaysanayay ayay heestasi iga soo hor baxday waxn ku celceliyay Tirana 5 jeer ❤❤❤ Inta iga danbysa ee farintaydan aragta adbn idin salamaya 19:7:2024 Intay hooyo u noshay sidayda alle hayno daayo ❤❤❤ Inti alle ka oofsadayna alle janadi haku casuumo
@empiregirl5033
@empiregirl5033 7 жыл бұрын
😭😭Waaka calool xumaaday wlhi dadka dhahaya hoyadey waa dhimatay iyo sanado bdn ma arag wllayaal hooyooyinkiin allah unaxariisto dhamantood kuwaa aragna nabad allah isku tuso hoyadey waa lanoolahay anigu alxm waana jeclahay allah iideesto adunyada farxad aakhirana jano hooyo mcn insha allh❤❤❤❤
@kalthumshaur1070
@kalthumshaur1070 6 жыл бұрын
Wll anba hooyo ma arkin waligay ilaahay ha unaxariisto waa calool xumada markan arko qof hooyo qabo oo xanaanaysan
@kalthumshaur1070
@kalthumshaur1070 6 жыл бұрын
Hooyo maarag oooh allow janada igu tus😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@sugaradan7453
@sugaradan7453 6 жыл бұрын
Mashaa-Allah
@seynabsheikh6722
@seynabsheikh6722 6 жыл бұрын
+Kalthum Shaur ggtgfgfyfcn
@empiregirl5033
@empiregirl5033 6 жыл бұрын
Kalthum Shaur aamiin yaa allah
@MaryamMaryam-dc6yt
@MaryamMaryam-dc6yt 5 жыл бұрын
This song is emotional walahy . Let's love our moms 🙏
@mohamedmaalim4630
@mohamedmaalim4630 4 жыл бұрын
Maryann Ally so deep
@poplop9885
@poplop9885 4 жыл бұрын
Not lets always whagever they done wlhi.
@zahroidiris2506
@zahroidiris2506 4 жыл бұрын
ok
@jamilahilowle7199
@jamilahilowle7199 4 жыл бұрын
No one is important than our mother's Hooyo I love u
@muktaribrahim7736
@muktaribrahim7736 4 жыл бұрын
@Munaabdikadir1
@Munaabdikadir1 9 ай бұрын
FRI 24 NOVEMBER 2023 baa dhageysanayaa heeskaan anigo kaligey Meel jiifo Hooyadey aad baan ugu xiisay wllhi 🥺 ilaahow dib inoo kulmi Hooyadey aragtideeda waxaa igu dambeysay 12/12/2020 🥺 Wllhi Waa jeclaan lahaa inaa agtaada joogo ilaahow dib inoo kulmi anako Cafimaad Qabno insha'allah 🥺❤️ 24/NOVEMBER 2024 Waxan jeclaan lahaa ani iyo Hooyadey oo isla joogno inaan Dip u dhageysto heestaan Insha'allah Jaahaaga hooyo nafteyda u jelanee oo aan jiifsaneynee Ifka nabad ku joogo cadawgaaga haw jabin hooyo 🥺❤️ Rabi naarta jahanama kaa Xoree jaxiimo jiifsoo Fardowso janadii ku noolow nololeyy 😭❤️
@subargril4586
@subargril4586 4 ай бұрын
Kartibadan hooyo wacaneyy, dulqaad badan hooyadayeyyy😢 waxaa tahay geesiyad u dhabar adaygday ilmaheeda sidii nolol u heli lahaayeen😢 hooyo macaan runtii aad baan kuugu xiisay😭💔 waxaa tahay aniga awoodayda, waxaa tahay garabkayga ❤ hooyo macaan farxad iigu noolow😭💔
@caways_carrabay
@caways_carrabay 3 жыл бұрын
HOOYO waan ku JECLAHAY waanan kuu xiisey💯🥰❤ I LOVE YOU MOM
@noahD1636
@noahD1636 2 жыл бұрын
I know a 95ys old man, he still remembers his mum. He says sometimes, I miss my mum. That shows how mothers influence young and old alike. True love
@hodangulleid9606
@hodangulleid9606 Жыл бұрын
🤮😳🤒🤢😷🤮🤮😳👷‍♀️😳👷‍♀️🤡🤥🤒🤥😷🤥🤢🤥😷
@amranabdi5183
@amranabdi5183 Жыл бұрын
AXEG UOxswvt
@nasibabdullahi9510
@nasibabdullahi9510 Жыл бұрын
Aaamiin aamiin alle haku xafido
@umulkhayrbashiir1318
@umulkhayrbashiir1318 Жыл бұрын
​sa mission À zw
@bookhrich3045
@bookhrich3045 Жыл бұрын
Zhp ma collage paad ka soo paxday❤😂
@xaawokiinkiin1438
@xaawokiinkiin1438 11 ай бұрын
Hoooyo Cawa waxan ubahnahy Laabtada miss you 😢😢😢😢😢😢😢😢
@AmalFoljan
@AmalFoljan Ай бұрын
Hees hestan ka fiican malee hooyo la.aanted aduuna ma qurxbnden❤
@zakiabdirahman3045
@zakiabdirahman3045 4 жыл бұрын
21 decempre 2019 hooyo waan ku jeclahay ilaahey baa iga kaa jeclaaday mana ka xumi lkn waan ku tabay booskaada waxaa ii bedelay hooyadaa mcn oo ah eyeydey welipa si fcn beey ii daryeeshay hdna facey waa ka horeyaa ee janada allha kugu bishaareeyo salaad walpo oo aan tukada hooyo waan kuusoo duceeyaa 😭😭😭😭 Waxaan mooday iney i hortaagan tahay Qofkii ay hooyadii u nooshahay waxaan u sheegayaa inuu ilaashado uu si fcn u xafido😭😭😭😭 Macsalaama 🙋‍♂️ 😭😭😭😭😭😭😭
@faumohassan1286
@faumohassan1286 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto inta dhimatay Ax 😭😭😭 wn lanoolhy hadana wn dareemaa xanuunka ay ila soo marty ALLOW ku xafid hooyo❤️💋💋😭😭😭
@mohhasan7367
@mohhasan7367 4 жыл бұрын
Faumo Hassan waa run wllo wlahi axey ax hooyo qof aan lahayn ayaa dareemaya hayo la aanta waxay tahay alle hooyinkeen haynoo xafido janadana haku xafido 😭😭😭😭
@faumohassan1286
@faumohassan1286 4 жыл бұрын
@@mohhasan7367 aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽 allow janada gee 😭😭❤️❤️
@axmedmustafe2574
@axmedmustafe2574 4 жыл бұрын
Walalo adiga iyo inta kale ee waalidkood wayayaba alle ha u naxariisto amiin
@siyaadcismaan6779
@siyaadcismaan6779 4 жыл бұрын
hooyo qofaan lahayn baa dareemi karaa -------- rabi naarta jahanaba kaxoree jaxiimoo jifsoo fardawsoo janadii kunoolow
@mahamedwali7010
@mahamedwali7010 3 жыл бұрын
Anoo muda sanad kudhow anan is arkin hooya mcn 12/8/2009. Safarna ah subaxii Nairobi kabaxney mel Nairobi iyo nakuru u dhaxeyso anoo marayo subax barqo 9:30 ah ayaa hoyadey geerideda la ii shegay 😭😭😭 16 sano ayn jirey waan xasusta manlintas ilaa 2013 maskaxdeeyda ma fadhinin murugada geeridana ii dheertahey carurtanadii oo an aniga u weynaana ka maqanahey marxalada ay gali doonan 😭😭😭 10 sano kadib alle subxanahu watacaala wuu isku kaana ceenay carurtanadii Anagoo wada nabad qabna 🤲🤲 allow naxariistada jano kaa waraabe hooya mcn
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
Wllhy wan naxay ilmaa iga daadaty😭😭 subxnllh ilhy ha unaxriisto abowe hooyo macaan qaabka aad geerida hooyadaa kumaqashan ka naxay ilhy janadiisa haka waraabiyo hooyo macaan intey unooshahy aan kamid ahyna ilhy ha udaayo baryo adunkuba waa baryo anba 16 sano maanan arag hooyadey anoo afartii sano bilo ii dheerthy ayayna katagty wadnkena soomliya wan sugayaa ilhy haytuso🤲
@maxamadqadar3475
@maxamadqadar3475 2 жыл бұрын
Alle ha,una xariisto hooyada iyo hooya deeybo😥🥺
@deqayazinofficial8753
@deqayazinofficial8753 2 жыл бұрын
allah haunaxariisto mama wllo idinkana caafimaad kuwara insha allah
@nasteexoisaaq-yg2zj
@nasteexoisaaq-yg2zj 6 ай бұрын
Hooyo mcnto alaha ii ka xafido inkasto adan iyo kornimo helin intan yaray hoyadey labad waa hooyo hoyaded ayadana wey iga dhimatay hooyo alaha ku naxaristo wan daremay geridada mar kastana wan iska ilmeya markan cisho hoyo ilahey janadisa haa kugu casumo mar kasta aamiin yarabi😭😭😭
@mohamedinshaar3857
@mohamedinshaar3857 6 жыл бұрын
Yadawanayo Sanadka Cusup 2018😍 Wan Uxisay Hoyaday mcn❤😢 Allow Noxafid Hoyoyinka dhmntod Aamin❤🙏✌
@umusumaya8394
@umusumaya8394 5 жыл бұрын
Uuuuumc mamoyinka dhn alH nodaYo aaaaamiin ya rapiH
@hiboali9057
@hiboali9057 5 жыл бұрын
2019
@hoorulain5527
@hoorulain5527 2 жыл бұрын
It’s 2022 and am still listening and crying about the song.hooyo is my world.may Allah grant her good health and life long with ibadah
@noordinibrahim5934
@noordinibrahim5934 2 жыл бұрын
You are not alone
@hussienaliadan3266
@hussienaliadan3266 2 жыл бұрын
Let's pray to our parents everyday 5salaa inshalla
@fardowsoabuukar3268
@fardowsoabuukar3268 2 жыл бұрын
😭😭
@anasali8015
@anasali8015 2 жыл бұрын
Aɴᴅ sᴛɪʟʟ ᴡᴇ ᴀʀᴇ ᴡɪᴛʜ ʏᴏᴜ 🥰♥️
@xalima5973
@xalima5973 2 жыл бұрын
Amin
@farhiyaabdiyusuf1447
@farhiyaabdiyusuf1447 8 ай бұрын
Hooyooy jawaab qudha Anoon juuqba Garanyn Adigaa ijeclystooo ijaqsiiyay Naaskee Rabi Naarta jahanama kuma Tuso Jaxiimoo jiifso Fardawsoo Janadii Ku Noolow 😢😢😢😢😢😢😢😢
@yoonisali2185
@yoonisali2185 4 ай бұрын
This the best song for all moms may alah granted heights jana amiin yalah it's very important to know what's mom means those who have chance show u moms what they deserve ❤❤❤
@a.rashiid0
@a.rashiid0 5 жыл бұрын
2019 daawanaya heesta maaha mid laga Baxayo wn daawanaya ilaa intaan noolahay😓Alle hooyo ha iika daayo💕Hooyoyinkii dhimatayna alle ha unaxariisto🙏😓😓😓
@abshirwarfaa1714
@abshirwarfaa1714 4 жыл бұрын
Hooyooooooo💓💗💗💗💖💖💖💖💕💛💚💙😀
@susuibrahim704
@susuibrahim704 4 жыл бұрын
hooyo. Macn. Wankuheclhay
AXMED RASTA HEESTA HOOYO QIIRO LEH AROOSKII ZAKI IYO ZAHRA
6:44
Koronto Studio
Рет қаралды 3,3 МЛН
Hooyo - Gulled Ahmed
5:01
Gulled Ahmed
Рет қаралды 2,2 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 36 МЛН
Heestii: HOOYO Codkii Fanaaanka wayn Abdirashid Ali Xamari
4:58
Haataf Abdi
Рет қаралды 363 М.
Ha Ooyin
8:02
Zakariye Kobciye - Topic
Рет қаралды 118 М.
MAXAMED BK HEES CAJIIBA ( HOOYO ) 2019 OFFICIAL MUSIC
4:36
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 2,7 МЛН
Ismail Dannan  Hooyo macaan official remake
3:00
Ismail Dannan
Рет қаралды 3,8 МЛН
Heesta Hooyo iyo Kooxda Hiddo
6:00
Somali National Television
Рет қаралды 80 М.
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
XARIIR AXMED LIIN MACAN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:34
Waqal WStudío
Рет қаралды 24 МЛН
MURSAL MUUSE HEES QIIRO AH HOOYO XIDIGAHA GEESKA CIID SHOW 2019
9:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,7 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН