No video

HEESTI DDSI WAA DAHAB FARSAMADII SAMATAR SALAH

  Рет қаралды 183,872

samatar said salah

samatar said salah

9 жыл бұрын

HEESTII DDSI WAA DAHAB
ERAYADII:MOHAMED HASSAN (BUKHAARI)
LAXANKII:ISKALAJI MUSIC BY HARBI
FARSAMATII:SAMATAR SAID SALAH

Пікірлер: 142
@SakariyeJakarta
@SakariyeJakarta 5 жыл бұрын
Waa heesihii ina ilay loo sameeyay 😭😭🖐🖐 2019 haddad daawanayso like igu qabo
@hassanmuhumed5258
@hassanmuhumed5258 Жыл бұрын
2023 ayn dawanaya 😅
@CabdirisaaqbarreBarre
@CabdirisaaqbarreBarre 3 ай бұрын
2024 daawanaya
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 9 жыл бұрын
Dhankastoo la eegaba ..... Dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya Waa dhab...Samatar Salah ..Mahadsanid Walaalle
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 5 жыл бұрын
Wixii Reer Qabri dahare ah love iisaara
@hannahsharaf3735
@hannahsharaf3735 4 жыл бұрын
Axmed Xaliim ❤️❤️❤️❤️
@ilhanali8397
@ilhanali8397 2 жыл бұрын
Dhagaxbuur awaariyo ciidi jarareed ❤️❤️❤️❤️
@djss2748
@djss2748 9 жыл бұрын
Marna wabiga dhere shabele dhiirta dhiinac Kamaray dhax dhabala doona wow viva all my fananinta somali dds I waa dahab walalaheyga somali ethopia inolada farxad dhamestiran
@kadijaabdilahi1395
@kadijaabdilahi1395 4 жыл бұрын
Dhagxbuur aware iyo dhulka ciida jarareed dhab ku maali doonaaa😭🥰❤️❤️🙏 2019, October 23❤️❤️
@arnavjigjigawi6535
@arnavjigjigawi6535 5 жыл бұрын
Qabri dahar dhexdisiyo marsin kama dhargaye marsin i love you wlhy 😍😍😍💉
@abdirahimdalal2909
@abdirahimdalal2909 8 жыл бұрын
kebridahar dhaxdeeda iyo Marsin kama dhargaaye gabagabo iyo dhuraan dhalin raaci doona viva qoraxay
@hannahsharaf3735
@hannahsharaf3735 4 жыл бұрын
Abdirahim Dalal 😘❤️❤️❤️
@boqorkadaakhate3645
@boqorkadaakhate3645 8 жыл бұрын
caasimada lala dhacy dadku udhamqiray dhaldhalaalka jigjiga dhexmushaaxi doonaaa viva Ddsi,waa dahab
@AliAli-vm2to
@AliAli-vm2to 5 жыл бұрын
Marna wabiga dheere Godey dhinac kamariyo dhamideed shabeelan dhirta daawan doona
@tashnadani3131
@tashnadani3131 8 жыл бұрын
dhabtu dhabtu waa afdheeriyo dhabayaasha iimay iyo dhuuxa raaso waan ku dhaadan doona one love to my pple💘😍😘👌
@muntazadan4721
@muntazadan4721 7 жыл бұрын
Love DDSI from puntland
@fuadetalentedbossfuadetale3714
@fuadetalentedbossfuadetale3714 5 жыл бұрын
Muntaz Adan isoo qaba gabar reer puntland ayaan jeclahay
@updallaothmen6485
@updallaothmen6485 Ай бұрын
Mid kmida dhulka somali dagto kuwan ugu jeclahy from sanaag ❤️
@xuzeen2a533
@xuzeen2a533 6 жыл бұрын
Nogob waygu dheerte dhuxuniyo garbiyo fiiq iyo burta dheerbaan dhab uxiiizi donaa 👏👏👏👏👏👏hubaal wan uxizy my city fik
@channel-nr9jg
@channel-nr9jg 6 жыл бұрын
Gobolkeyga nogob
@Said__Somali143
@Said__Somali143 Ай бұрын
2024 ban dawanayaaa🔥🎤
@tahrancadey5075
@tahrancadey5075 6 жыл бұрын
I like DDs from moqdisho girl
@aminking602
@aminking602 8 жыл бұрын
👏Mansh-alllh Run 😍 Run Nogob Way Igu Dheerte Dhuxun iyo Garbo Fiiq Iyo Buurta Dheer Ban Dhaax Mushaxi Doonaa We Love Dhuul Nogbeed ❤❤❤ Vivi ✊ Nogob Hooyo😍 Dhabtuna Waa Garbo Cadeey Baan Dhaanto Ka Bodi Dona 😚😘😙💓💖💗💗💗💗💗 Aloow Noo Dhoowr Gaygeena Daahabiiga Ah ...Amen
@kunkaroon530
@kunkaroon530 8 жыл бұрын
Fiiq&qabridahar one Love 😘💋💗💕👏👏
@Suad-pf3kz
@Suad-pf3kz 5 жыл бұрын
Dhabto waa af dher iyo
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 Жыл бұрын
Dhanka dollo iyo ciid dhudub iyo galaadi dhinacyada wardheer ban dhaxal geeyaan donaa ❤❤❤❤
@jankaka7193
@jankaka7193 7 жыл бұрын
dhabto dhabto waa afdheer iyo dhabayaasha iimay iyo dhuuxa Raaso waan ku dhaadan doonaa
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
iimey wa shabele waryaa wmxy afdheertu iiimey galbeed ba afdheer aha
@samiirkinglove732
@samiirkinglove732 Жыл бұрын
Dhanka Doolo iyo ciid Dhudub iyo galaadiyo dhinacyada wardheerbaan.......❤ Mk❤ Ayeeyoyaal❤
@hanadahmed8389
@hanadahmed8389 6 жыл бұрын
Dhabtu waa afdheer Iyo dhabeyaasha iimey Iyo dhuuxa raaso😍😍😍😍😍 alsheekhaaliyah
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
hal tuulo ayaad degan tihiin afdheer na waa gobolka deegaanka oogu weyn.
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 Жыл бұрын
iimey xaged uwada shikhalow raaso maba so dhaftide
@mustafeabdi8600
@mustafeabdi8600 7 жыл бұрын
marna wabiga dheere godey dhinac kamara iyo gabigood shabeelaan dhab u daaawan dooonaa
@robylyper5644
@robylyper5644 7 жыл бұрын
Marna wabiGa dheeree Godey dhinac kamara iyo Gabigeed Shabeelaan dhirta Daawan Doonaa 👏👏💘💘👏👏
@samiiraqalanjo9246
@samiiraqalanjo9246 2 жыл бұрын
Marna wabiga dheere godey dhinac kamaro iyo dhamided dhabelaa dhirta daawan donaa🥰🥰💪💪😍🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸
@mumtaas3905
@mumtaas3905 2 жыл бұрын
Doollo ciid dhudub galaadiyo wardheer ❤️🥰ayeeyoyal
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
MK. ❤
@samiirkinglove732
@samiirkinglove732 Жыл бұрын
Mk❤ ayeeyoyaal 😢
@anisoaxmedaden2538
@anisoaxmedaden2538 8 жыл бұрын
mansha allaaah ddsi waa dhulkiii nabada iyo sinaata waan iidiin qiray
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 5 жыл бұрын
Dhagaxbuur awaare iyo dhulka ciida jarareed iyo dhagax madoowbaan kudalxiisi doonaa
@nuurmaxamed7062
@nuurmaxamed7062 9 жыл бұрын
nice song dhagaxbur awariyo dhulka ciida jararered iyo dhagax madowban dhueul kumali dona 👌👌👍👍
@sahrujawiilwal8291
@sahrujawiilwal8291 6 жыл бұрын
Maalinta calankeena baluuga oo quruxda badan lagu badali doona qashinkaas foosha xun oo gadaashood kuxiran aan kufarxi doona intaa kahor aqas baan idinleeyahay daba dhilif oo dhan iyo calooshood ushaqeystayaal.
@mohamedabdirahmanabdullahi5890
@mohamedabdirahmanabdullahi5890 4 жыл бұрын
Sxp manta malintada lajoga guul onlf🥰👏
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 3 жыл бұрын
Ilaah calan dambe nama hoos geeyo kan itoobiya khaatiyaan ka taaganahay ku kale maad noogu daraysaa Yaahuuu
@zamzammohamed8713
@zamzammohamed8713 5 жыл бұрын
Dhabtu dhbtu wa afdheriyo dhabayasha imay iyo dhuxa raaso wankudhadandona❤❤❤💋💋💪
@badrimustafa10
@badrimustafa10 3 жыл бұрын
Alla maxa dulmi jiray Dad waagas ubaahna Gargaar yaa hantidoodi heesa lagu bixin jiray canshuurtodi baa wax lagu bashalo iyo wax lagu dilo aha
@user-kn2vy9go4x
@user-kn2vy9go4x 8 ай бұрын
Dhanka doollo iyo ciid❤
@AhmedHassan-ge2rr
@AhmedHassan-ge2rr 9 жыл бұрын
caasimada lala dhacay dadku uu dhaman qiray dhaldhalka jigjigaan dhaxmushaaxi doona waad cod qurxontahay sahra cumar dhuule
@salmaangaydh6455
@salmaangaydh6455 9 жыл бұрын
dhabtu waa afdheer iyoo dhaba yaasha iimay iyo dhuuxa raaso waan kudhaadhan doonaa!
@abdiwalimohamed6993
@abdiwalimohamed6993 Жыл бұрын
Dhanka doollo iyo ciid Dhudub iyo galaadiyo Dhinacyada wardheer❤
@maajidaaragsan7125
@maajidaaragsan7125 3 жыл бұрын
Doolo iyo ciid
@nimconalka2049
@nimconalka2049 5 жыл бұрын
My dhulkaygii
@adnaanahmed6017
@adnaanahmed6017 6 жыл бұрын
Viva sooomalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@amranhaji1732
@amranhaji1732 9 жыл бұрын
i love jigjiga......who wil take me there
@Dhaymanta-madow
@Dhaymanta-madow 8 жыл бұрын
I'm going next week do u want to go with me hno 😍😍🇸🇴🇪🇹
@amranhaji1732
@amranhaji1732 8 жыл бұрын
+ugbaad qali do thy need passport
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
amran haji love you all my dadkaygii ddsii💖💖💖👆
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
amran haji anaa ku gaynaya soo bax
@updyrisak6208
@updyrisak6208 6 жыл бұрын
amran haji mme
@ahmeddrake8501
@ahmeddrake8501 8 жыл бұрын
Qabridahare dhexdeda 💯
@abdiasiisxuseenog712
@abdiasiisxuseenog712 Жыл бұрын
Hala Og❤❤❤🎉🎉
@faseexkhalif9870
@faseexkhalif9870 8 жыл бұрын
wwwwwww dhagaxbuur awaariyo dhulka ciida Jarareed iyodhagaxmafowbaan dhool kumaali doonaa codmacaanaa alta viva jarar
@XiriiroMedia
@XiriiroMedia 9 жыл бұрын
Dhankastoo La Eegaba DDSI WAA DAHAB samatar salah Thanks Mudane
@zamiiraabdilahi8886
@zamiiraabdilahi8886 8 жыл бұрын
DhanKastoo la eegaba waxa dhalasho igu filian dhulkii aan ka beeermo DDSI waaa DaHab manCh_Allah fanaanita North America noolada
@jararcadey8300
@jararcadey8300 8 жыл бұрын
dhaxbuur awariyo dhulka ciida jarareed iyo dhxmadawban dhoolku maalidoonaa
@mohamedbidhaanvlogs2401
@mohamedbidhaanvlogs2401 5 жыл бұрын
Dddsi ❤️❤️❤️The One And OnlY 😘❤️
@fathishukri1454
@fathishukri1454 8 жыл бұрын
dhagaxbur awariyo dhulka cida jarar ban dool kumalidanaa ya salam
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Nogob dhuxun❤✊
@xanaqleykafijamac5620
@xanaqleykafijamac5620 5 жыл бұрын
Dhaankasto la egaba waxa dhaqasho igu filan dhuulki an ka barmow Ddsi waa dahab💖💖💖👈💪👏🏻👊
@hanadabdi13
@hanadabdi13 9 жыл бұрын
marn wabiga dheere godey dhinc kamriyo dhmidr shabeel dhirta dawan doonaa
@mphore
@mphore 8 жыл бұрын
dhukashada shinile iyo dhire dhawa horawo oo dhulku horan dhaxbodi donaaa viva shinile dhire dhawa ilove all my
@abdallahmohamedfarah5175
@abdallahmohamedfarah5175 9 жыл бұрын
waaaaw waa ruun inu dhuulgayku dheeman yaahya
@lelegaltgrayasli8777
@lelegaltgrayasli8777 6 жыл бұрын
l love you Ethiopia Somali our tigrey brothers and sisters first tigrey our Somali l love you ♥♥♥♥
@IkranMahamed-wt2gw
@IkranMahamed-wt2gw 2 жыл бұрын
Dhulkeygi ala mxan uxiisey allow ku dhowro❤🇬🇲😰 dhabtu dhabtu wa afdheer
@deeqodagan922
@deeqodagan922 3 жыл бұрын
Filtu my city
@ruunraaxo3232
@ruunraaxo3232 7 жыл бұрын
Viva somalia
@Somali663
@Somali663 9 жыл бұрын
waaaaaaaaaaw nice song 4 ever ilahay iden daayo
@sharmakebadalsky1519
@sharmakebadalsky1519 6 жыл бұрын
Caasimada lala dhacay dadko dhan qiray jig jiga xiisi wlhi
@dadaayare6794
@dadaayare6794 7 жыл бұрын
Wwow dad jira
@Suad-pf3kz
@Suad-pf3kz 5 жыл бұрын
Dhan kasto la eqaba waxa dhagsho igu ficn dhulka DD s Iyo wa Dahab❤❤❤💞
@ahmedbashir8612
@ahmedbashir8612 Жыл бұрын
Dhagaxbuur awaaariyo iyo ciida jarar
@ayanqurux5887
@ayanqurux5887 6 жыл бұрын
Homeland
@abdullahiahmadabdullahi4308
@abdullahiahmadabdullahi4308 7 жыл бұрын
ilahow cadowga ka xoreeee DDS
@MohammedSandhere
@MohammedSandhere 4 ай бұрын
DDSI
@abdulaahiahmed8551
@abdulaahiahmed8551 6 жыл бұрын
qabri dahar dhexdiisiyo marsin kama dhargaaye gabo gabiyo dhuuran dhalin raaci doona
@nasrahussain4398
@nasrahussain4398 4 жыл бұрын
Noloow viva jijiga
@hamzeomar2537
@hamzeomar2537 9 жыл бұрын
Waaxa laa dhaha gabadha Mohamed Alta ku xiigta Canab Cabdiraxman Indho deero
@abdirahmanabdullahiarab5353
@abdirahmanabdullahiarab5353 4 жыл бұрын
5 jan 2020 cidi daawanaysa like iigu qabta
@ayaanbashir2662
@ayaanbashir2662 6 жыл бұрын
marna wabiga dhere godey dhinac kamara iyo dhamideed shabelaan dhirta dawandona insha alaah allaw igusin
@alimramushti4574
@alimramushti4574 9 жыл бұрын
Waaaaaw wa dhulkeykii hoye hodanka ahaa
@zaddamtube2240
@zaddamtube2240 9 жыл бұрын
Wooooow nice song's ilahay had in daayo
@maxamedbuuloaden8398
@maxamedbuuloaden8398 6 жыл бұрын
Liibaan ma dhafine dhinac yada nageeyliyo filtubaan dharaar iyo dhab useexandoona salaan sharaf ayaaad mudantahay fanaanad igadhah
@shabcaanabdilahi968
@shabcaanabdilahi968 9 жыл бұрын
Yaasalaam waxas baa fsnaniin aah maakala dhscadan woooow ilahay haa nookiindaayo
@Ahmedkooke
@Ahmedkooke 6 жыл бұрын
No more marsin Iley is gone
@ardabishaar352
@ardabishaar352 6 жыл бұрын
Viva wadheer
@awaleabdiabdi1324
@awaleabdiabdi1324 8 жыл бұрын
heestan ma minasota ayaa lagu qaaday ??? superstars inaan arko ayagoo heesaya ayaan rabaa
@mohamedbidhaanvlogs2401
@mohamedbidhaanvlogs2401 5 жыл бұрын
❤️Dhulkii Aan Ka Beernow Ddsi Waa Dahab ❤️
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 6 жыл бұрын
I love you dhagax buuur
@duceysane7248
@duceysane7248 Жыл бұрын
Heestan 2023 dawan ayan
@abdisalaanosman3828
@abdisalaanosman3828 2 жыл бұрын
Abtiyaashy 2021
@gudonhassen51
@gudonhassen51 8 жыл бұрын
Marna qabiga dheree shabeelay dhinac ka miro lamidi jigjigan dhirta dawan donaa
@munisamunisa6959
@munisamunisa6959 7 жыл бұрын
wow masha allh inolada
@naimaqueen119
@naimaqueen119 9 жыл бұрын
Wow so nice wlhi
@zamzammohamed8713
@zamzammohamed8713 5 жыл бұрын
I love you rasa
@abuuzuhuur
@abuuzuhuur 9 жыл бұрын
Gabadha ku xigta Mohamed Alta Magaceed fadlan cidii garanaysa aad bay u cod macaantahay.
@degahbourcity3584
@degahbourcity3584 9 жыл бұрын
bahja cabdi i think.
@zahuurcayduruus2701
@zahuurcayduruus2701 9 жыл бұрын
Magaceeda wa Canab indha deero
@abuuzuhuur
@abuuzuhuur 9 жыл бұрын
Canab waan garanayaa maaha waxaan maqlay in ladhaho umukheyr waad mahadsantihiin DegahbourCity iyo Zahuur Cayduruus
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 Жыл бұрын
HODAN ABIRAHMAN IYO MOHAMED MXEY CODKOODA ISKU BAXAAYEEN
@hodanwarsame277
@hodanwarsame277 7 жыл бұрын
caasimada lala dhacay dadku uu dhamaan qiray dhaldhalaalka jigjigan dhax mushaxi donaa
@aadanshaacir
@aadanshaacir Жыл бұрын
God bless somali
@zaddamtube2240
@zaddamtube2240 8 жыл бұрын
jigjiga IYO qabriryabax laguma soo darin heesta see wAx ujiran
@cabdixkimbrown1630
@cabdixkimbrown1630 8 жыл бұрын
waa lgu daray ee si ficn u dhagayso
@kirkut9616
@kirkut9616 7 жыл бұрын
wa Lagu soo daray jigjiga
@robylyper5644
@robylyper5644 7 жыл бұрын
Maad fadhidaa aabo See wax laayahy
@shakmaanmohamud3288
@shakmaanmohamud3288 6 жыл бұрын
Gabadha alta kuxigta hala ii sheego magaceeda aadbu codkeedu ii qanciyaye
@Bashi869
@Bashi869 9 жыл бұрын
aniga iyo awrkayguba aad baan uga helnay heestan
@samiira9077
@samiira9077 3 жыл бұрын
❤️🥰🥰
@malmo4235
@malmo4235 9 жыл бұрын
Iskalaji habartaa Cun Laxan Macaanaa abootooy xxxxx.DDsi Waa Dahab madaxweynaha kilinka live buu jig jiga oga daawanaaye.baan maqlay.run miyaa
@nuurmaxamed7062
@nuurmaxamed7062 9 жыл бұрын
😂😂😂😂
@kunkaroon530
@kunkaroon530 8 жыл бұрын
😂😂😂 no comment l 😘l
@khalidlaphe2950
@khalidlaphe2950 7 жыл бұрын
#Ddsi_💞💞💝💝
@habiibaabdulahiali493
@habiibaabdulahiali493 4 жыл бұрын
Favourite ❤😪
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 8 жыл бұрын
👏👏👏👏
@raxahaaxamed6092
@raxahaaxamed6092 Жыл бұрын
I watched 2023
@soyaansoy746
@soyaansoy746 6 жыл бұрын
where s khadar ilkacase`?
@ariijnalkaariijnalka5892
@ariijnalkaariijnalka5892 8 жыл бұрын
dhaan kaso legaba waxa dhaqasho igu filan dhuul ki kabermo DDSi waa hidaha
Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014
8:33
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 5 МЛН
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 11 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,2 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 23 МЛН
Xafladii JUBALAND 2015 by North America Stars
12:49
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 217 М.
XAAMUD UBAX HEESTII OMOS FARSAMADII  SAMATAR SAID SALAH
9:06
samatar said salah
Рет қаралды 239 М.
HEESTII GALAD EE JIGJIGA STADIUM RUXDAY | HIBO UK | HD 2019.
10:15
boqolkiiba sagaashan
11:11
cakaara tube
Рет қаралды 20 М.
SALDHIGTAYE GALMUDUG 2014 OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)
11:17
qabrigii jacaylka
6:09
Bartamaha
Рет қаралды 1,8 МЛН
etvsi12 jigjiga
8:09
etvsijigjiga
Рет қаралды 328 М.
HEESTA l SHIRWEYNAHA l X.D.SH.S.I EE 9 AAD l FANAANIINTA ILAYSBAND l
15:38
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 11 МЛН