Heestii Dheef 2012 - Hodan Abdirahman & Nuur Cade Official Video

  Рет қаралды 1,901,131

SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA

SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA

12 жыл бұрын

HEESTII DHEEF, ERAYADII, MATAAN, LAXANKII ,NAJAX, DUUBISTA CODKA, DALIMA,STUDIO,CODKII NUUR CADE IYO HODAN C/RAHMAN
~-~~-~~~-~~-~
Please watch: "Saynab Labadhagax New Song ** I L M O** Farsamadii Ahmed Ugaaska"
• Saynab Labadhagax New...
~-~~-~~~-~~-~

Пікірлер: 834
@ibrahimhufana149
@ibrahimhufana149 4 ай бұрын
Who is here 2024 let me tell you one thing brother/sister, Hodan Abdirahman is my absolute singer ever and the GOAT of somali music so that's why I'm here .❤😅
@caziizaahmed5606
@caziizaahmed5606 3 ай бұрын
Same wlhi I'm watching 4/2024 😂
@FathiMuhammad-hn9qv
@FathiMuhammad-hn9qv 3 ай бұрын
20 April
@mohaamin2793
@mohaamin2793 3 ай бұрын
😂😂she goat fr
@JamalBoxer
@JamalBoxer 3 ай бұрын
26 April 2024
@foziali8493
@foziali8493 2 ай бұрын
Chill
@abdiazizhassan8826
@abdiazizhassan8826 Жыл бұрын
13/09/2022 Saacaduna tahay 3:37 baan dhegaysanayaa qofwalba aniga dabaday dhegaysta heestan waa legend waxan ku rajaynayaa inaad jawi qurux badan ku samaysan doontid walashay ama walalkayow ❤️🙏
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
❤❤Ana cawa dhagysanga 3:33 habenimo❤
@abdiazizhassan8826
@abdiazizhassan8826 Жыл бұрын
@@Gaasiraguuled Dhegaysi wacan gaasiraay jaceyl miyaa ku keenay halkan kkkkk
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
@@abdiazizhassan8826 koly haa maxa kale😉😂😂
@dekaliosman5333
@dekaliosman5333 Жыл бұрын
Ana hdn dhageysanaya kwrn cbdicasiis 12:27 duhurnimo😅
@maxamudhasan4398
@maxamudhasan4398 Жыл бұрын
18/7/2023 ayan soradiyy heestan intan TikTok ku arkey cimiridheer ban ku rajeynyaa wall wix dabdeya dawda heestan❤️
@SucaadY
@SucaadY 4 жыл бұрын
2020❤️tolbelay waxa ku xasuusta ninkeyga o kala dheernahay 😭o dhib badan soo wada marnay😭hadana is jecelnahay wali 😭sicidoow ma nin ku dhigma jira macaaane 😘Maxa I dulqadatay in badan o cadaw aad dhageysan 😘i love you 4 ever macaane❤️
@samisfamily5703
@samisfamily5703 4 жыл бұрын
Siman Yusuf nacala shaidan ku yaal ha waaro jacaylku❤️💪
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Sorry sxbey😥😥😪😪
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
@@samisfamily5703 🤣🤣🤣🤣
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 4 жыл бұрын
Wada jira waligiin walaalayaal👑❤
@somaliking7807
@somaliking7807 3 жыл бұрын
Hawaaro jacayl kiinu walale
@Ayeh_Media
@Ayeh_Media 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanayaa hodan abdirahman og inay maanta tahay fanaaanada somali ugu qalisan iyo barigan ey bilowga ahayd hodan horomerkeegana lasocday . Queen Hodan 👸
@umuaisha694
@umuaisha694 5 жыл бұрын
we love u hodan abdirahman allah Nabad haye ingu gadhsiyo lamaye gadhine kkkkkkk 2018 weeyan waliye
@dayaxaxmd2028
@dayaxaxmd2028 5 жыл бұрын
ana dawanayo illa marke sobaxde illa hada tagwro
@dayaxaxmd2028
@dayaxaxmd2028 5 жыл бұрын
dhayal maleh jclkye
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 5 жыл бұрын
Aniga dawaday heestan waxan Ku xasuustay wakhti hore 🔥🔥🔥
@dayaxaxmd2028
@dayaxaxmd2028 5 жыл бұрын
@@nasmacumar3406 hhh
@ajhimself7431
@ajhimself7431 5 жыл бұрын
Hayaaaaay yaa dawanaya 2019 like saar jooji xasid nimada iyo cadifada haduu ilahay ku idmayo
@munaayomohamed3034
@munaayomohamed3034 5 жыл бұрын
hhh😂😂😂
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅
@mohamednuralfa
@mohamednuralfa 4 жыл бұрын
Ifka like laisusara
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@mustafebulshaale2648
@mustafebulshaale2648 4 жыл бұрын
5 Sano ka hor oo aan heestaan dhagaysan jiray , waan ku faraxsanahay inaan Garowe ku arko Nuur Cadde iyo Hodan Abdirahman , oo maagaalada Nabadda nagu soo siyaartay. Mahadsanidiin Labo fanaan oo aan taageero u ahay.🙏
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 3 жыл бұрын
Hodan Cabdiraxmaan wax badan isma aysan badalin, 9Sano kahor sidey ahayd. Who Love Hodan 🥰
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
She is alway natural ❤️❤️❤️
@Ayub_252
@Ayub_252 4 жыл бұрын
14 February 2020 malinta jacelka daawanoya adnah wll hda ika dambeyso like labisan dhash kusiiya💜❤✌
@mohamedali-tz6cn
@mohamedali-tz6cn 4 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanayo hodan Abdirahman the best voice of Somalia music 🎵 🎼 🎵 🎶 😍😍❤️❤️😍😍👌👌👍👍👍👍
@ishwaaqhussein8883
@ishwaaqhussein8883 2 ай бұрын
2024😂
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
2020 yaa ila daawan 😑 Sanad cusub weyeh😢🌷
@ilyasabdi5813
@ilyasabdi5813 4 жыл бұрын
Gabar Bari Offizial Anigo noh
@alphayassera7570
@alphayassera7570 3 жыл бұрын
Hestan yaa Ka xiiso Dhici karapa Quen
@ayaanadan4830
@ayaanadan4830 2 жыл бұрын
2022 aan dawanayaaa sanad pilaab ah
@maxamudhasan4398
@maxamudhasan4398 Жыл бұрын
After three years
@FaizoCusman
@FaizoCusman 6 ай бұрын
20/1/2024 baan dawanaya anigoo mar labaad wax jclaaday rabiyow igu guleee🤲😭
@Maaida9
@Maaida9 3 ай бұрын
Aamiiin qeyr allaha kga dhigo
@munahassan6084
@munahassan6084 2 жыл бұрын
Ambawaad igu dheertoho💯💘 wadnahad dhextala💯💘 dhamaan waxyahaygiyo💯💘 Dhimiirkad u hoyatah💯💘 Galgacaayl dhaboobaa💯💘 Isaso dhaweeyoo💯💘 Sida dhayda canaha💯💘 Naftu kama dhargaysee💯💘 Dhankastaba ka eego 💯💘 Dhayal maleh jacaylkuyeeh💯💘 Waa dhextalka noloshiyo 💯💘 Dhaqdhaqaqa nolahaa 💯💘 30_6_2022 Aduunka wax ka qalisan oo ka qimo badan malaha markad haysato jacayl dhab ah oo si kastay tahayba is fahmaysan wankujeclahy gacaliye waligayna wankujeclan dona maxamed axmed 💘❤💯❤wan rajaynaya malin malmaha kamida inaga oo wada jira inaynu qoralkan xasuus ahan uwada akhrisan dono wankujeclahy M.A.C.I poqorkygii 🤴🏼💯❤💘💘❤❤
@Nasiib724
@Nasiib724 Жыл бұрын
Rabi haysku kiin simo😍😍
@ilyaasmuse680
@ilyaasmuse680 Жыл бұрын
Ilaahay idinkga baryay inuu calaf isugu kiin daro wiilal iyo gabdho baariyane idiin siiyoh ❤
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. Жыл бұрын
Kuwii is CaLmada eebeh haydin ka yeeLo walaalo. GuuLaysta. JacaLaykiinu ha WAARO.
@YurupipraahimYurupipraah-ds4wp
@YurupipraahimYurupipraah-ds4wp Жыл бұрын
Ale haku dayo❤
@abdallamgabay9351
@abdallamgabay9351 3 ай бұрын
Waa xaqiiq 💯 warkaagu. Alle ha kuu aqbalo ducadas
@faizalabdulahinuur821
@faizalabdulahinuur821 5 ай бұрын
My wife and I are listening to this song today, and the date is 24/02/2024 . The time is 16:56pm 16 days before the ramadan
@user-vr9jr2rm8x
@user-vr9jr2rm8x Ай бұрын
Heestan waxan dhegaysan jirey 2021 aniga oo xidhidh jacayl oo qota dher laha markas before After hada oo ay tahay 2024 bishi June baan heestan did u dhegaystey waxana xidhidh dhab ah and laleyahay qof aan jeclahay waxana Rajay naya hadii eebe idamka ka dhigo inanu noqono qoys nolosha ku midoba Uurka ka ogsoni qofan ogahay❤❤❤
@nimcoibra9912
@nimcoibra9912 8 жыл бұрын
Inuu caanshaq dheef yahay dhadhankisu malab yahay dhukanshadu macantahay anba weygu dhigantahay♡
@hanatcade4989
@hanatcade4989 7 жыл бұрын
Nimco ibra wow
@nuurNuur-dm6ch
@nuurNuur-dm6ch 3 ай бұрын
Dhankastaba Ka Eegoo Dhayal Maleh 💯💝Jaceylkuye Dhani staba Ka Elegoo Dhayal Maleh💯💝 Jaceylkuye Waa Dhextaalka Noloshiyo💯💝 Dhaqdhaqaaqa Noolaltaa 💯💝 10 /10/2022 Aduunka wax ka qalisan oo ka💯💝 qimo badan malaha markad haysato jacayl 💯💝dhab ah oo si kastay tahayba is fahmaysan wankujeclahy gacaliso waligayna wankujeclan dona NASTEXO ABDI💝❤️💯♥️ wan rajaynaya malin malmaha kamida inaga oo wada jira inaynu qoralkan xasuus ahan uwada akhrisan dono wankujeclahy N.S.T.X.O. Boqoradeyda🫅💘❤️♥️💯🫂💝🫀💝💘
@Adnan-vm4sc
@Adnan-vm4sc 3 ай бұрын
M.a Hamplyo Saxiib adi iyo dumashi waxan rajeyn mardhow inad noqotan kuwa midooba ❤
@siciidjamachusain22
@siciidjamachusain22 3 ай бұрын
Hamplyo zhp adi duma waqtigina haidin wacnado isku wara zhp nolshu idin
@nafiisocismaan8218
@nafiisocismaan8218 4 жыл бұрын
Ax allahayow maxan usodawaday heestan wakhtiyo nolashu mugdi iahydbaan dhagaysan jirayaa wadno xanuun badanah cawa❤😭2015sanadkii nolashayda igu adkabu ahaa wallahi wali dhawacban qabaah💓👈😭
@xamiidoofficial3475
@xamiidoofficial3475 2 жыл бұрын
Sorry abyo allaha kasaaro xanunka qalbigaaaga kudaashaday😥😥
@ababechannel3590
@ababechannel3590 2 жыл бұрын
ax ax wll
@mohamedrobleh
@mohamedrobleh Жыл бұрын
Ax xa ax sorry wll illahay haku bogo dhayo
@kamaalmuhamed2029
@kamaalmuhamed2029 Жыл бұрын
Inuu caashaq dheefyahay dhadhankiisu malab yahay dhunkashadu macaantahay Anba way igu dhigantee Hodan abdirahman boqorada codka iyo nuur cade dad baa kuwada kulmay heestan ninka muusikada tumana waa 100% 29/11/2022 inta ka dambayaa love hayla dhafina
@ibtisaamqurux1634
@ibtisaamqurux1634 Жыл бұрын
2012 alla mxaa flaash ka daawan jiray tv iyo waqti eey ii kalla kacsaneed wayaha iyo hasawahaba nolol mcn beey eheed xiligaa xajigeeyga oo hada aynu wada joogno baa jcyl daran inaga dhaxeeye 2015 baynu aqal gallnay alxm hada reer buuxo baynu nahay rabi wxaa ka rajeena inu cimrigaba inta ka dhiman aynu isku ag dhameesano i.a 10 / 2/ 2022 baa dhageesanayaa waliba waa soo raadiye anoo iska jiifo♥️🔐💞👑
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
Hestan 2012 ayan dhageysan jiray ila iyo hada wan jeclahay 2022 qofki dawaneyso like dhac kusii❤🎤🎵🌂⚡
@burhaanabdibooyax6215
@burhaanabdibooyax6215 Жыл бұрын
2017/4/13 inkastoo habeenkaas jecyl dhab ah lahayn hadana heestaan aad bn u jeclaa hal habeen bn dhaweysanayey 4/3/2003 wxn ku dhageysan uganda inkastoo hada aan aan jecelahy gabadh hafso la dhalaho i love you bbe Love iiisaara inta iga danbeysa
@layaanabdalaa5879
@layaanabdalaa5879 2 жыл бұрын
Heesaha ugu jecelahay hodan cabdirahman bay ka mid tahay xasuus baan galay video clip qorax heyso intaas aa kugu filan in xasus fog gasho waxay ahataba aduunka carar badan Galabnimo qamiis 21-7-2022 16;41 muqdishu-somalia 🙏
@ridwaanabdi5701
@ridwaanabdi5701 6 жыл бұрын
heestaan dareen gooniya in ay wadato ayaa modaa saxan saxo jaceyl inta igu raacsan like❤
@ridwanabdi7420
@ridwanabdi7420 5 жыл бұрын
10 september 2018 dawanoya wlh heestam si gaara ujeclhy ma aqan xasuustey igu ledahy😉
@maxamedcalicuma3676
@maxamedcalicuma3676 5 жыл бұрын
Ridwan abdi j
@xawaxasan24
@xawaxasan24 5 жыл бұрын
Wa daawaneynaa
@lamiahassan887
@lamiahassan887 4 жыл бұрын
Ana 9/2019 daawanaya🤣
@mxasan8343
@mxasan8343 4 жыл бұрын
Akkkkķ
@mxasan8343
@mxasan8343 4 жыл бұрын
❣masha Allah
@fartunyahye491
@fartunyahye491 4 жыл бұрын
2020 ayaaa la daawa noyaaaa hestan hodan hesaheda lagama xiisa dhaco
@drdekhajji2544
@drdekhajji2544 10 ай бұрын
Heesta 2012 bilawgii jamacada ayaa computerka cashirada ka aqrista igu jiri jirtay xooga markaan rabo inaa music dhageystaan dhageysan jiray. Xasuus 11 sano kadib anigo dhaqtar ah oo marwadeyda laabta ikage jirto ayaan dhageysanayaa caawe 2:55am 07/Oct/2023. Caashaqa waa cajiib jaceelkuna waa naxriis❤.
@abdihakimahmed10
@abdihakimahmed10 3 ай бұрын
Anaa wadadaas hadda taagan Medicine baan bartaa Inshaalah after 10 years sidadoo kale Anna anoo marwadeyda lasbta kuhayo kusoolaaban
@salmagurhan1982
@salmagurhan1982 7 жыл бұрын
Ano hodan Abdirahman aad u tageera aya heesta xasuus gaar ah i ledahay😢😢
@samiroomar6286
@samiroomar6286 5 жыл бұрын
Yes ? that is a true
@MrXXKINGXX7
@MrXXKINGXX7 12 жыл бұрын
waxaanaa hees lagaa dhahaaa video kasii daran thumbs up excellent work everyone!!
@anzalyakub8574
@anzalyakub8574 7 жыл бұрын
Hestan markan dageysto Jaceel ban dareema😌
@giigii2059
@giigii2059 7 жыл бұрын
Anzal Yakub g
@bahjasaeed2899
@bahjasaeed2899 7 жыл бұрын
Anzal yakub ma dareemo markaan dhagaysto jcyl ee markaan dhagaysto ayuu I galaa aniga jacaylkuba 😍
@L2R2Jozeph
@L2R2Jozeph 7 жыл бұрын
+Bahja Saeed 😜😜 kulamid an ahay amanba adiga kuu qaba jaceylka
@bahjasaeed2899
@bahjasaeed2899 7 жыл бұрын
😍😂😂😂😂
@bahjoismael9199
@bahjoismael9199 7 жыл бұрын
Bahja Saeed hhhhhhhhhhhhh
@bintusadiaabdi1321
@bintusadiaabdi1321 2 жыл бұрын
2021/09/15 wali way ii cusubtahay heestan nuur iyo hodan cimri dheer iyo caafimad ku waara🥰🥰🙏👌
@raqiyacadeey3748
@raqiyacadeey3748 5 жыл бұрын
Heestan waba iska jeclhy ilhy amarkiis hda dawaneso 2019 april 6 deda farta taag😍
@aslagombi260
@aslagombi260 6 жыл бұрын
Heestan Hodon hees aan ka jecelahay ma jirto wlhi Nolaaada labadiinba
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
Hodan lagama dhamaan karo😍, way iskugu kaa jumleynee😘, no tafaariiq waaye cml😊. Fiska ayadaa igala cod macaan 100%🤔. ✌🏽️✌🏽🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇴🇸🇴✅✅💖💖 Xoxo~::/Gossip~Guy!!!!!!!....❤️❤️❤️
@xabbtyruun8681
@xabbtyruun8681 8 жыл бұрын
she's got amazing voice
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 8 жыл бұрын
+Xabbty Ruun that's for sure😊
@samiyamohaa3444
@samiyamohaa3444 7 жыл бұрын
been mada sheegin
@kunkaroon530
@kunkaroon530 7 жыл бұрын
Guled Abdo runtaa weeye bro
@whitephoenixofthecrown8523
@whitephoenixofthecrown8523 7 жыл бұрын
we love u hodan abdirahman coming from a fan. u know what they say? never take a word thag comes from a fan lol. but i suppose
@bujaaachelseabujaaachelsea1210
@bujaaachelseabujaaachelsea1210 6 жыл бұрын
2018 ma illa dawaneesa ❤️❤️❤️❤️👏
@queenzamu3090
@queenzamu3090 6 жыл бұрын
Bujaaa chelsea Bujaaa chelsea haaa
@arfoonabdi7277
@arfoonabdi7277 6 жыл бұрын
September 1 2018 kula dhawanaya👌👌👌👌
@Ichikomydear34
@Ichikomydear34 5 жыл бұрын
Hodan waqtigaan aadbey uqurxuneed wey yareed MAASHA ALLAH
@ilwaadaadam9125
@ilwaadaadam9125 5 жыл бұрын
2k19 🤣
@naimamaxamed4875
@naimamaxamed4875 2 жыл бұрын
2022 still kama xiisa goyn heestan😭inta iga danbaysa ee halkan soo booqata like ta la gaadh🧡🤍
@mohammed-jama
@mohammed-jama Жыл бұрын
*waxaan heestan xoog u dhagaysan jiray 2014 Addis ababa ethiopia 🇪🇹 great remember walahay ilahayow nolosha sideedi hore ee farxada iyo rayn-raynta lahaa ku soo celi*
@FadumoCabdinasir
@FadumoCabdinasir Ай бұрын
9 bisha 6 2024 ayaan dhegeysn waxn aad u jecelhy wiil waxn rajeyn in so wad boqon doon labdan wad dhageysn ❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyomaxamed9181
@sacdiyomaxamed9181 4 жыл бұрын
8 October 2019 yaa ila dawanayo
@sharafcabdi8642
@sharafcabdi8642 6 жыл бұрын
waa heesta kaliye e an ka xiisa dhicin wixiii ree balad weyna like igu reeba tol haddan nhy❤❤❤❤
@kamaalabdullahiosman3884
@kamaalabdullahiosman3884 5 жыл бұрын
Reer beledweyne😍👄😍👄❤😍
@shacnisharaf2556
@shacnisharaf2556 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️ anigaba waa meeshaan kasoo jeeda baladweyn Alahayow ka dhig meel barwaaqo eh
@kimucade1629
@kimucade1629 5 жыл бұрын
Waa qatar heesta
@nadahandulla
@nadahandulla 3 жыл бұрын
Waa dhextaalka noloshiyo Dhaqdhaqaaqa noolaha😪♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@zamiirmuhammad9569
@zamiirmuhammad9569 2 жыл бұрын
Fahankagu aad ban ula dhacay wllo Gclo Nada Apdi
@caasimadaoffline4973
@caasimadaoffline4973 4 жыл бұрын
The first time i watched this great song was when i was a house that's own my aunt 2012. I watched it one of somali tv channels untill that day after every few month i watched it youtube. It's really really a great song it's remembered great somali couple songs.
@anzalabdi8098
@anzalabdi8098 Жыл бұрын
Back to back after 10 years old is golden I can't believe it's ends 2022 time is running may Allah forgives us
@Xogmaal77
@Xogmaal77 3 жыл бұрын
heestan waxan ku xasuustaa inan is jeclayn lkn duruuf markaa taagneyd ayay iigu samri kari weyday calaashan guurka bilowgiisa wllshy kheyrbaan urajeynayaa jeeb madhani jacaylka waa u logooyo
@zawjtudrkhalidhasan5347
@zawjtudrkhalidhasan5347 3 жыл бұрын
Hestan xasus garay ileday 2012 ano scholka joga ayu i iman jiray xajigaygu oo jamacda ku si socda casar wlba kolkasan ku dhexdhegesan jirnay gadhiga Alxm imikana waa 2020 waxnu nahay rer buxa 2wil iyo 2gsbdhod ayanu isku lenay
@user-xe5xd2qz7h
@user-xe5xd2qz7h 11 күн бұрын
Msha alH❤
@cadey__boolo__556
@cadey__boolo__556 Жыл бұрын
2022 🎉hees xazuuz igu leh 😢Ilaahow cimriga noo dheere 🤲🏽
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
31 July 2019 Inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid
@FadumoCabdinasir
@FadumoCabdinasir Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤jab
@FaadumoKhadar-vy7yx
@FaadumoKhadar-vy7yx Күн бұрын
5/8/2024 inTa DhageysaTey❤
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Yaa daawanaya heestan sanadkan dhamaadkiisa tolow 29/11/2019 tolow wan jeclahay heestan ilahay amarkiisa ax 😥😫❤💕😁🤔
@xaajiqalpi2724
@xaajiqalpi2724 3 жыл бұрын
2021 ilaa imka dawanaYaa😥🌹
@mohamedosman68
@mohamedosman68 Жыл бұрын
Comments ayaan akhrìyayoo laba sanoo kala jadad comments ka dhibatay💔 kolay samayn Gary kugu leday
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Xogaa ban jirey markii tvga universal laga soo deyn jirey xasuus 2012 2013 2014 ma xasuusto wakhtiga aheyd jacaylna ma aqoon balse wagaa waa jecelaa heestan 😥ilaa imika ax 😪 3 june 2020 Yaa ila dawanaya farta tag
@lionheart6678
@lionheart6678 3 жыл бұрын
Diseember 2020 huno!
@AnfacD
@AnfacD 11 жыл бұрын
Masha Allah waa hees aan caadi ahayn Hodan & nuur waa ku farayareysateen Mu,alif Mataan & wiilka Tumay &Dalima ,Studio qurux duubistada Mahadsanidiin kuligiin.
@ccadeaxmedawcabdiccadeaxme230
@ccadeaxmedawcabdiccadeaxme230 3 жыл бұрын
Nuur cade wllka iga weyn m.a nin Aab waqti badan wada qadaney walal waxkamacan majiro inolow wllo
@abdirashiidhassan621
@abdirashiidhassan621 Жыл бұрын
After 10.years still we love this song
@princesszakia474
@princesszakia474 5 жыл бұрын
ilaa 2019 ayaan dhagaysanaya nice song waliba xusuus igu ledahay
@abdiwahabjamaal2544
@abdiwahabjamaal2544 3 жыл бұрын
2021 Still I'm happy to listening this👍 Erayadah&Laxankaba Anu wan ubogay.
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 4 жыл бұрын
Nuur Cade waa fanaan aad u cod macaan lkn wax soosaar badan malaha Hodan Abdirihman Xidigta Hablaha Somalia laba legend ayaa is helay woooow
@MrShbuff
@MrShbuff 12 жыл бұрын
Aaaaaw, Aaaaaw, Aaaaaaw, Heestaaan caadi ma ahan runti. Thanks Hodan Iyo Nuur.
@Lagas984
@Lagas984 12 жыл бұрын
wow wow am glad this song came out finally........The best song in 2012... My girl Hodan masha allah....
@user-xe5xd2qz7h
@user-xe5xd2qz7h 11 күн бұрын
Wixi adiGa ku Dhibi Kara AniGana Idhawacaa❤😢JcyLkena Dhibi KraaH iska Dhowrno ApidkeeeN❤🎉
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Heestan inta badan dadku ma yaqanan anigu jecliy mab ka dalo dhagaysigeeda❤❤
@kaabafaraah6175
@kaabafaraah6175 5 жыл бұрын
2019 yaa ila dawaanayaa
@nimohamse1439
@nimohamse1439 5 жыл бұрын
So laba kacaly jclkuye ani 2019❤️😭❤️💯💥✅
@culujoogbashe4083
@culujoogbashe4083 12 жыл бұрын
top song with love so far,great piece of collection as well,well done to both of u.
@TherealNomad01
@TherealNomad01 12 жыл бұрын
This is more than just a song, it's a great jam and I am getting addicted to listening to it ever since it came on youtube. great job both Hodan and Nuur Cade. You are both amazing artists and I love most of your songs.
@nasteehafarah636
@nasteehafarah636 2 жыл бұрын
9 sano ka dhib ma nolshay
@nasracali2665
@nasracali2665 5 жыл бұрын
2018 yaa ila dhagaysanaya heestan hees iyo badh wllhi
@mubarikfarah6109
@mubarikfarah6109 5 жыл бұрын
Me
@fadumoocilmi4625
@fadumoocilmi4625 4 жыл бұрын
Abdi Rabsho
@Cirshiida
@Cirshiida Ай бұрын
2011 baan dhiig kaga keenay Alla Maxaa berigaa jacayl I hayey Maxaase noloshu iyo waayuhu digadda naga dhigeen
@Mss_amiira2023
@Mss_amiira2023 Жыл бұрын
28/5/2023 waqtigu dhagaysiga heeestan sacadu tahay 2:27 habenimo 🥺❤ Dhankastoon baa kaa eego dhayal male jacaylku yee waa dhex taal kaa noloshiyoo kuu dhaqaqo noolaha😩🔐❤ i can wait boqorkaygi ilahay waxan kaa baryayaa inaynu kulano maalin uun😰🫂🫀
@VascoDeGama-cq6ne
@VascoDeGama-cq6ne Жыл бұрын
The one and only wa ku slmya 🖐
@Bidixo
@Bidixo 11 жыл бұрын
THNKS axmed ugaaska. maa daama aad soo sheegtay cidii midhaha heesta lahayd iyo laxankana ku ladhay.
@AnfacD
@AnfacD 8 ай бұрын
Masha Allah waa hees aad u fiican oo taariiqda gali doonta waa Mahadsantihiin intii waqtigaas dheer wanaag nala daba taagnaa. Walalka soo galiyey waa mahadsan yahay.
@adnanawad5842
@adnanawad5842 Жыл бұрын
You know why this song is the best because there's the the best singer ever Mr Nuur Abdi , big respect to my bro 👍🙏
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 4 жыл бұрын
Heeskan qofki 2020 dawanaya oo 2012 dhagesan jiray like dhac kusi
@sagalabdi2095
@sagalabdi2095 4 жыл бұрын
Ani❤❤😂
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 4 жыл бұрын
@@sagalabdi2095 hhh subscribe iguxad ceeb miyaa
@AyaanAxmeddiiriye-bt1cy
@AyaanAxmeddiiriye-bt1cy 2 ай бұрын
5/6 2024 malin khamisaah sacadunathy malinsimo 12:6❤❤ inshallah waxan rajeynaya ina ku solabto anigo farxsaan o wata lamano ijeclel inshaallaha❤❤
@ugaas89
@ugaas89 12 жыл бұрын
my favarout part too, but the actual translation, 'inu cashaqu dheef- love is relentless, dhadhankisa maaleb yahay- Its taste like honey,- dhukashado macantahay - and its kisses sweet, amba wey igu dhigantahay -its written on my being too (existence).
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 Жыл бұрын
11 years dib udaawanaya hodan abdirahmaan best weeyi heesaheegu inta iga dambaysa like iisaara 2023
@HodanApdiapdilahi
@HodanApdiapdilahi Ай бұрын
Mon.24 Jun 2024 gaLap ayaN DhaGaysaNa aNiGo Jawi norMaLa kU Jira rOopna Uu Da'yO alx inTa nO HadahyNa allow khayr nogU DhaMe❤
@ganeyxasan5795
@ganeyxasan5795 12 жыл бұрын
i love this song walaahi waan u dhintaa heestan siiba qaybta ay qaadayso inadeertay hodan cabdiraxman keep tht up
@Ahmedabdulkarem16
@Ahmedabdulkarem16 3 ай бұрын
Hodan abdirahman codkeeda ilahay idamkii wa jeclahay heestana kaba si daran oo xasuus ayey igu ledahay maantan so booqday iyado Roob da’ayo casarna ay tahay . 1-may-2024 Wen Hargeysa
@aspro01724
@aspro01724 10 жыл бұрын
Heeskani wuxuu ka mid yahay heesaha ay qaado fanaadda codka macaan de hodan abdirahmaan kuwa ugu macsan loogun jecel yahsy.
@mohayare6607
@mohayare6607 12 жыл бұрын
aaad baan ula dhacay heestaan hees bay ku banan tahay masha allah allah ha iska daayo hodan abdirihmaan waan tageersanahay
@shagoyyee6731
@shagoyyee6731 2 жыл бұрын
This is the best music video she ever make Her entire career Producer 100% Director 100% The voice 100% Style dresses 100% Video editor 100% Quality video 100% Location pick creative 100%
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
Waa dhextaalka noloshiyo dhaq dhaqaaqa noolahaa😘😘💯💯 Cod iyo murti👏👏👌
@ridvanzeer8821
@ridvanzeer8821 3 жыл бұрын
This song and vedio editing would never be old
@naishfarmacho2295
@naishfarmacho2295 11 жыл бұрын
love this song...... love u hodan u killed it
@museilkacase5050
@museilkacase5050 6 жыл бұрын
2018 Baan Daawanaya Best song
@NaciimaCalanle
@NaciimaCalanle 2 ай бұрын
2024 ayan dabka riday heestan ❤️
@hodanibrahim5353
@hodanibrahim5353 11 жыл бұрын
hees macaan love it
@sacdahaji3737
@sacdahaji3737 4 жыл бұрын
Hesan ilaa maantaa kaa xiiso dhiicin dhegysigeeda inta ila midkaa ah like
@mohayare6607
@mohayare6607 12 жыл бұрын
wawawawaw aad baan ula dhacay heestaan masha allah heestaan aad baan ula dhacay
@MrFaaadil
@MrFaaadil 12 жыл бұрын
best somali song producer ever ...
@Kulmiyahawararka1
@Kulmiyahawararka1 11 жыл бұрын
caadi ma ahan heestaan viva HODAN ABDIRAHMAAN FOR EVER
@BaasheChennal
@BaasheChennal 5 жыл бұрын
heestan markaan dhagysto waxan dareema jcyl saaida 2019/ 8 / 19
@shamisshafici0fficial839
@shamisshafici0fficial839 4 жыл бұрын
Anaa kadarn Cid an jeclhy xataa maqnoo hhhh adaaan
@wehelstudio
@wehelstudio 12 жыл бұрын
high quality video and editor. we are there.
@Yazmencadey
@Yazmencadey 11 жыл бұрын
best song of the year :)
@Madaalechannel
@Madaalechannel 11 жыл бұрын
Woow labadan cod si fiican baa laysula heelay hodan waxan odhan lahaa nuur cade cidaan ahaynba ha la heesin great fulll song
@hanaabdiadan8594
@hanaabdiadan8594 2 жыл бұрын
2022 /7/9 malin ciid carafo ah oo jawigugna rooban yahy iyo magaladii hargaysa iyo buurtii masalaha iyo jecelkayga oo wakhti qurux badan qaadanay ayay heestana no bacaysay xasushu kala qurux badan😥😘😘😘
@suleymaanmaxamed4584
@suleymaanmaxamed4584 11 жыл бұрын
they are the best singer i ever see in somali singar hodan nur cade keep going i love you guys man sha alah
@khadraomar5837
@khadraomar5837 Жыл бұрын
Heestan kamaba xiiso dhaco🥺💕 Hodan is my fv singer 👸🏻❤️
@mohamudjibril4731
@mohamudjibril4731 6 ай бұрын
Waxa dhageysanaya January 2024 anagoo safar ah weliba 😍🌧️❤️❤️
@caydaruusyuusuf86
@caydaruusyuusuf86 5 жыл бұрын
Waxaan dawanaya 2019. 7.29 Hodan cabdiraxman iyo nuur
@umuascadmoha9221
@umuascadmoha9221 8 жыл бұрын
Wow Eeeeesh cala heees Wixi ADi ku dhibi kara ANIGA i dhawaca Jecelkena dhimi kara Iska dhowrno eebidkeen
@khadardayib9217
@khadardayib9217 3 жыл бұрын
2021🥰🌹👍
@istahilahmed190
@istahilahmed190 12 жыл бұрын
Wwww Masha Allah Qurux Cod Iyo Style Baad Isku Darsatay Ilahay Haku Xafido Inader Qurux
Heestii Amore - Hodan Abdirahman
6:02
Maxaa Cusub
Рет қаралды 3,7 МЛН
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,5 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,1 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 110 МЛН
GARYAQAAN OO COD SIR AH LAGA KEENAY ayadoo MAXKAMADA DAAHIR ALASOW
22:54
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 26
Hodan Cabdiraxmaan||2020||Dheef Caashaq||Lyrics HD
5:41
the izmeal
Рет қаралды 21 М.
dayniile song 2012 OFFICAL VIDEO
7:32
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 3,2 МЛН
Hodan Abdirahman iyo Dalmar Yare . Ha Iga Dheraan. Directed By Samatar Said Salah
6:51
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 8 МЛН
DHAAYO JACEYL 2013 RAHMA ROSE DIRECTED BY AHMED UGAASKA
7:09
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,8 МЛН
Я НЕ ОЖИДАЛ ЭТОГО!!! #Shorts #Глент
0:19
ГЛЕНТ
Рет қаралды 1,7 МЛН
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 26 МЛН