Heestii hurdo kama bogtoo

  Рет қаралды 1,702,056

Moo Dahir

Moo Dahir

5 жыл бұрын

Пікірлер: 745
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 6 ай бұрын
Heestaan hadii soo booqatay 2024 oo aniga cml.thy oo xasuus gashay 😂❤ is muuji
@SalmoMuhammad
@SalmoMuhammad 2 ай бұрын
Sidoo kle
@foziyomaxamed1358
@foziyomaxamed1358 Ай бұрын
Yes bro
@idilsaid7659
@idilsaid7659 Ай бұрын
😢😢😢😢
@SaapriinAbdi
@SaapriinAbdi 28 күн бұрын
Sidoo kalle hhhh
@zakariyexasan1345
@zakariyexasan1345 18 күн бұрын
Waa iskaa waaqti adag runti aniga xitaa marka sexan wayey ban so raadiyey walhi 😢😢😢😢
@salimaadan8018
@salimaadan8018 8 ай бұрын
Memories I use to lessen to this song 204 coz of smone I love alhamdullilah wee got married 18yrs with ma love with 8kids alhamdullilah
@kafyoinaahmed1485
@kafyoinaahmed1485 8 ай бұрын
Ilaahay Haa iidin baarakiyo inta iyo in kabaadan farxaad ku nolaada 🎉❤
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 7 ай бұрын
Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Allaha isku kiin barakeeyo ubadkana baari idiinka dhigo kuwo diinta isugu kaalmeey Janno sabab iaugu noqda Allaha idinka dhigo adiga iyo xaajigaaga iyo ubadkiina. Guriga jacayl dhab ah iyo daacdnimo lagu dhiso wu waaraa.
@ahmedaliisleef556
@ahmedaliisleef556 7 ай бұрын
Wow that’s great about your story should be viewed to the public ❤
@Mr.Kaydsade
@Mr.Kaydsade 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asmacabdi5862
@asmacabdi5862 4 ай бұрын
Hv
@Shamsi-xw3cx
@Shamsi-xw3cx Жыл бұрын
Heestan io filmka maria kalaara wllhy mrkan arko wan ilmeeya anago family dhamestiran aya isku meel ku daawan jirnay 2009 hadana 3 naga mid aha wanaga dhiinten (aabo,io 2 wlalo) mrkan so xasuusto reerkeygi io mesha wx ku wda dawan jirnay heestan ayaa daarta wliga anigo emotional ah wxa ka mqnhy reerkegi mudo 7 sano kligey ayaa canada kaga nool inta kale europe io america ayey kala galen wxn rabbi waydiisanaya anago mida ina halmar galkacyo wada tagno isla gurigi isla qolki ina hestan la i daaro LOVE YOU MY FAMILY ILMO YASIN ALI AHMED❤❤❤❤❤❤😢😢
@user-zu2vf8jl9d
@user-zu2vf8jl9d 6 ай бұрын
Dhibmalahn wll adiga laga yaaba inaad hdaan familtahy oo reer leedahy
@user-bs2ug1ms5b
@user-bs2ug1ms5b 5 ай бұрын
Sorry sis isku xanuun nahy wlhi
@apdiwahidmohamud670
@apdiwahidmohamud670 5 ай бұрын
Zorry wll wa kulmaysan i.a❤
@muhiimafarah5413
@muhiimafarah5413 5 ай бұрын
Heart damaged 💔 sorry abaayo mar waad arki doonta inshallah adinkoo nabada
@ShakraKulane
@ShakraKulane 2 ай бұрын
Alle ha idin wada kulmiyo adinko nabad ah wll runti aniga ayaba la ilmeyay qisadadii sorry wll😢
@mohamedabdirahman7657
@mohamedabdirahman7657 Жыл бұрын
Heestan waxaa dhagaysan jirtay hooyaday mcn runtii ad ayaan kuu jeclahay hooyo meel walba Oo aD joogto illahy Cimri dheer iyo caafimadd ha Ku siiyo 😭😭😭😭😭😭 adi dartaa ayaan udhagystaa marwalba heestan waayna iiga duwanahay heesaha❤️ ilove you mom nolloshu dib ha inoo kulmiso😭
@ncm9871
@ncm9871 Жыл бұрын
Ilahay hayskukiin soodhaweeyo wll idinkoo caafimad qaba inshallah🤲🤲
@mohamedabdirahman7657
@mohamedabdirahman7657 Жыл бұрын
@@ncm9871 Amin wall mahadsanid 🙏
@leeburnps4963
@leeburnps4963 Жыл бұрын
Walal halkee jogta hooyo
@mohamedabdirahman7657
@mohamedabdirahman7657 Жыл бұрын
@@leeburnps4963 Somalia wall hagais ayay joogta Alle hay dhawreee🤲
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Жыл бұрын
Hooyo heesteeda marki odagu kamaqanyahy ay dhageeysan jirtey maxaa kuugeeyey
@zackyali9921
@zackyali9921 5 ай бұрын
2024 qofki ugu horeyey ee dhagayso heesta ani waye 😂😢
@user-dc7sl4yr5d
@user-dc7sl4yr5d 5 ай бұрын
Kan labad hadan noqoda kawaran😂😂
@SalmoMuhammad
@SalmoMuhammad 2 ай бұрын
Wlhi kula mid baan ahy😢
@maxamadaamusane6418
@maxamadaamusane6418 Жыл бұрын
Heestaan Waaxaan Dhageysan jiray 2011 kii Wlhi Waa Emotional 😢 2018 kii na Waxee igu reebtay Xasuus Gaara Waxaan Rajeynayaa Jiilki 2010 kii dhageysan jiray Qaarbaa Maanta SINGLE ah 😊😂 Old is Gold
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 10 ай бұрын
Anaa kamid ah wlhi 2010 ilaa hadda single 😂😂
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 9 ай бұрын
Waa Runtaa Wakhtigaa Qalbigaygu Jacaylka Wuu Dareemi Jiray Lkn Imika Jacayla Bdn Oon Ku Guuldaryzty Ka Dib Jacaylka Wn Izdaynay,,,💔😂💔
@Mali-bt
@Mali-bt 8 ай бұрын
Melba nalaga so habaray 😂😂
@ahmedmohamedabdalla367
@ahmedmohamedabdalla367 7 ай бұрын
​​@@ilwaadAbdurashiid4631markaa ka baxdo igasoo war doon bal inn anna ka baxy wll😂😂
@Khaalid155
@Khaalid155 7 ай бұрын
Ha war warin sxb waanu kula joognaa balse wlhi xasuuso qurux badan ayaynu haysanaa😂😂❤❤
@bintubarre2680
@bintubarre2680 Жыл бұрын
Cawa heedtan waxa la dhageysana jaceylkeyga ahmed tariikhtu 27/5/2023 sacadu 11:30 habeenimo ❤❤❤ kuwii jaceylkoda kamiro dhaliya ilahu haina ka yeelo ppe😊
@aliuk0227
@aliuk0227 4 жыл бұрын
Wlh heestaan xasuus gooni ah ayay ii leedahay waxay igu dhacday qisadaan 2016 gabar aan wada soconay ayaa kala harnay markaasaa qofkale guursaday isla waqtigaas gabadhii ayaa waxay ii soo laabatay markee maqashay inaa guursan rabo aroska oo 3 dax maalin ka dhiman ayay 3 dax da beri iyado Ooyneeyso Heestaan maalinkii 10 mar iiso diri jirtay ka laabo arinkaan ha sameynin ana wax kam qawan karin ileen balantaan kalaa ka dambeysay Alla calafka cajiibsanaa
@abdallaamir3418
@abdallaamir3418 4 жыл бұрын
sxb gabdhaha wa saas wiilasha unba la eedeeyaa marka ubaahneed way katagty oo ninkle aaday wa.nabsi anagana wax unbaa halaynaa inta bdn 😢😢
@Hodan_yusuf.
@Hodan_yusuf. 2 жыл бұрын
Ohhh sorry😭😭
@raqad4642
@raqad4642 2 жыл бұрын
@@israbintucabdullah9369 qalbiga ha iska raacin nin leh wan so shaqeysan malaha diyaar uma aha guurkiina Lana jir iskana jir yusan qalbiga ka jabin
@MaxammadSoomaali
@MaxammadSoomaali 2 жыл бұрын
@@israbintucabdullah9369 dareenkaada quruxda bdn iyo jaceylkada inaadan ku qasaarin ayaan kuu rajeynayaa, qofaad dartiis usoo go'day inuu ku daryeeli waayo wey dhacdaa.
@heerqaran580
@heerqaran580 2 жыл бұрын
Waa saxantahay qof inaad qalbiga ka jabiso maahan maadaama ayadda ay kaa horguursatay sidey rabtaba haku timaadee
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 Жыл бұрын
Legend unbaa halkan laga helaa 😂😂 Xusuus qaaliya 2008 hashoo Nuuro la dhihi jiray baan kusoo xusustaa heestan my frist love❤
@abdihakimahmed10
@abdihakimahmed10 Жыл бұрын
Hada Xaas maqabtaa
@bestboybadmaceeye7122
@bestboybadmaceeye7122 Жыл бұрын
Legend kula mid ahy 2008 ❤
@XuseenCabdi-qj2ir
@XuseenCabdi-qj2ir 2 ай бұрын
Yeah😂❤
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 Жыл бұрын
2007 ayaan dhagaysan jiray radio ay hooyaday macaan iikeentay 📻 oo canjalada lagu ridijiray cidii taqaan ❤ today is 2023
@chocolategirl2164
@chocolategirl2164 Жыл бұрын
xitaa waxaa jirta risiifar canjalad lagu ridi jiray😫alawaqti waa lasoo qaatay
@ilyaazcade6062
@ilyaazcade6062 4 ай бұрын
Legengd 2006 dhagaysan jiray ano burco jooga xasuus 😢
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 Жыл бұрын
Heezkan Commenty ga Inta U Badan Waa Wiilal Runtii Waxad Daremayza In Wiilazhu Jacaylka Hore Uzo Qateen Intii Igu Raacady Farta Taaga 2009 Xazuuz!!😭😭💔😭💔💔
@user-yh3ip7vr4p
@user-yh3ip7vr4p 7 ай бұрын
Bogie jacaylka waxu I baday ax ax
@____Cumar____
@____Cumar____ 5 ай бұрын
Jacaylku ragga waa u daran yahay waynu mqalnay rag baa u geeriyooday lkn weli ma maqal gabar baa u geeriyootay.
@CismanAbdi
@CismanAbdi 3 ай бұрын
Xasuus heskan wxn ku xasuusta wakhtigii jacaylku xiisaha ii lahaa wakhtiga tagayow salaama❤❤
@user-dc7sl4yr5d
@user-dc7sl4yr5d 2 ай бұрын
@@____Cumar____way jirta waliba Marna ay nafteda gubtay u gu danbayne ay u jeryotay fanada marwo radi qisadiide
@shacraawisc8517
@shacraawisc8517 2 жыл бұрын
Xasuusteydi 2011 wayihii somalia somalia😢 dalkeyga mar baan cagaha soo dhigi donaa🇸🇴
@shamsoosoble5559
@shamsoosoble5559 2 жыл бұрын
insh
@abdirihmanhajji7992
@abdirihmanhajji7992 2 жыл бұрын
Insha allh
@abdullahabdi9505
@abdullahabdi9505 7 ай бұрын
Still listening 30/12/2023 hada iga dambayso like isaar
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 2 жыл бұрын
3 bari ma seexan 6 /9/2021 meeshu waa Magalada caruusha ee dalka Tanzania waxaa waxaan ku guul dareystey ruuxii qalbigu raacay shalay Ayey nin kale xaadkii noqotey ayadoo laqasbay walidkeed baa danbiga iskaleh lkn Waa aduunyo sinaba qalbigayga Ooga Bixi mayso
@sawdaahmed3720
@sawdaahmed3720 2 жыл бұрын
Sorry bro 😭
@dakanefarah9368
@dakanefarah9368 2 жыл бұрын
Carushaa Somali miya kunol saxib....wlhi waan kurafadhi meshas
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 2 жыл бұрын
@@dakanefarah9368 maxaa dhacay walal wey joogaan soomali badan
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 2 жыл бұрын
@@sawdaahmed3720 shugran ina ader nafta jaacjis Baan ku korin dhibta waa loo samra
@dakanefarah9368
@dakanefarah9368 2 жыл бұрын
@@dirgaxwanaf6605 saxib wa legu xirii meshas
@Ysoorre
@Ysoorre Жыл бұрын
Heestan 2016, Iigu danbaysey Anoo Dareen dhagaysta, Iminka Sanadkii ugu danbeyey subax kasta wan dhagaysta I don't know why but it touches me so Hard 💔 This song, Micnaheeda Inyar kaliyaa garanaysa Sido kale aad baan u salaamaya Qofkasta 2023 dhagaysana
@ahmedoffishical9791
@ahmedoffishical9791 Жыл бұрын
Isu wakhti nahy hada oon dhagaysanayo 2h kaliya iga horaysay sxp
@XasanMataan-cz5tl
@XasanMataan-cz5tl Жыл бұрын
25/6/2023 dhagayzanayaa
@mohamedabdi6320
@mohamedabdi6320 Жыл бұрын
Anina 2006 wadanka o bur burayo ban radiyaha ka maqli jiray xiligi Somalia ugu xumed 😢
@shaficishafinho8939
@shaficishafinho8939 2 жыл бұрын
Qofki isago yar dhegeysan jiray uunba dareemi karo heestan xasuus ✌🎸🎶
@mohamedabdiazizdhoodi1426
@mohamedabdiazizdhoodi1426 2 жыл бұрын
Ax yaa hees ;)Allah yaa cisak
@Runtahaygunicin
@Runtahaygunicin 2 жыл бұрын
2006
@abdikarinise
@abdikarinise Жыл бұрын
Same ❤
@bestboybadmaceeye7122
@bestboybadmaceeye7122 Жыл бұрын
2008 dadki dhagysan jiray majogan
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Heestaan Markaan Maqlo Waan Dawakhaa Runtii Waxan Ku Xasuustaa Gacalisdeyda iigu Horeysay Hada Waa iga Hooseysaa Allaha U Naxariisto Sacdiyo
@maxamadgalad5930
@maxamadgalad5930 2 жыл бұрын
Sorry wllo
@ubahahmed6832
@ubahahmed6832 2 жыл бұрын
Omg wllkay mcn qalbiga allha kuu adkeeyo Marxuumadana allha una xariisto🤲😭
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
@@ubahahmed6832 Amiiiiiin Walashey Qaaida Ah
@guleidmohamed4662
@guleidmohamed4662 2 жыл бұрын
Comment soo gal
@driraaqdaahirjuseebi2150
@driraaqdaahirjuseebi2150 2 жыл бұрын
sorry saxib qof iman leh batahay runtii
@user-pg7ps9iq1d
@user-pg7ps9iq1d 8 ай бұрын
Xasus saas a ma hayo sababto a aad ban uyara Waqti an ku qiyasayo 2010 melaha heestan Hooyadey ayaa dhagaysan jirty waqtigaa Noloshu ad bay u macanayd una Farxad badnayd hayntuba hayska yarate halka maanta 11 sano aan hooyo is arag Alxamdulilah Se hooyo wey noshahay Love u mama Nolosha waqtiga wey adkayn Hadana Farxad kama madhnayn Maantana Farxad ma Jirto iyado waxwalba an haysano 😢
@abdirizack7jelle547
@abdirizack7jelle547 Ай бұрын
2008
@shimbirka.
@shimbirka. Жыл бұрын
Qof Walpa Canjalad Ka Dhgysan Jiray Waan Slamaya Heeskan Qiimaha Bdan Xasuus Caruurnimo. Old Is Gold.❤️😊👋🏼
@shekhawi
@shekhawi Жыл бұрын
Good memories
@abdirizakreaction
@abdirizakreaction 11 ай бұрын
Waa xasuustii hooyadey cajalad bay ka dhagaysan jirtay
@axmaddheere6349
@axmaddheere6349 6 ай бұрын
Pig Legend😅
@xasanmahdiaraye1027
@xasanmahdiaraye1027 Жыл бұрын
AHUN Dhaqtarkii jacylka Abwaan Mahamed Ali Kaariye
@dereya99ify
@dereya99ify Жыл бұрын
Gabadhii heestaan II qaadi jirtay way dhimatay, Ilaahow u naxariiso, Daymadeedii ayaan ka seexan la,ahay
@shamisshiikhaxmedaxmed6375
@shamisshiikhaxmedaxmed6375 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@naimaisse1683
@naimaisse1683 Жыл бұрын
🥺
@dereya99ify
@dereya99ify Жыл бұрын
@@naimaisse1683 waan ku salaamay
@amirabukar2913
@amirabukar2913 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto 😭
@asturanbintusulub8075
@asturanbintusulub8075 2 жыл бұрын
Heestan waxaan kunxasuustaa 2012 ayaa waxaa dhagysan jirey wiil iyo gabr aroos ahaaa rodiow iyo cajil by ka dhagusan jireen Xasuuss iyo wayo wasyo 15/10/2021 mlin jimca
@mohamedabdiazizdhoodi1426
@mohamedabdiazizdhoodi1426 2 жыл бұрын
Wlhy Qalbigad ka hadashay 🖤🖤❤️❤️27/4/2022
@Ceeldarraad
@Ceeldarraad 2 жыл бұрын
2012 ma Rikood cajaladeed baa Socday
@____Cumar____
@____Cumar____ 5 ай бұрын
Ilaahayow kuwii is jeclaadaba calaf iskugu dar wxn jacaylka la dhahaa waa halis gabigaaguba nooc kalaad noqonaysa cidii wax jeclaatay ee wayday siduu doonaba ha ku waayee ama geeri ama siyaabo kale ayuun baa garanaya xanuunka caashaq leeyahay, bogii jacaylka wuxuu i baday ayaan igaa ba'eynee😢
@Ahmedabdilnasir
@Ahmedabdilnasir Жыл бұрын
Waagu jacaylku xiisaha iyo qaymaha lahaa baan dhagaysan jiray ❤❤ jiilkan yaryar walee nolosha meel xun bay uga soo aaden 😂 waqti CK, barbar iyo sharma boy fanaanin uyihin
@naimaabdi4128
@naimaabdi4128 Жыл бұрын
😀😀😀😀😀
@calibidaarey3835
@calibidaarey3835 Жыл бұрын
Aad iyo Aad
@abdiazizabdallamoha9203
@abdiazizabdallamoha9203 Жыл бұрын
Aad iyo aad nio jiilka danbo ahay lkn heesaha hore jeclahay waayo murti socto waye
@ayaney4497
@ayaney4497 Жыл бұрын
😂😂😂😅
@hasansead6600
@hasansead6600 Жыл бұрын
#Waa Xaqiiq Midaaz Zxp
@qaraami_
@qaraami_ Жыл бұрын
in order to remember something from the past I search for something from the past😢
@yuusufcraxman8384
@yuusufcraxman8384 2 жыл бұрын
Heestan waxy igu leedahy xasuus gaara. Waxaa qadi jiratay gabdh aan jeclaa markastana waan ka codsan jiray Lakin markii dambe nasiibku na kala dheereyay magaldii aan dagaana darteedna uga tagay mudo kadib ayaa arkay gabdh ay dhashay oo aroos ah Ana iyada darteed guur dhan u dhaafay😭😭😭
@nimcobare6455
@nimcobare6455 2 жыл бұрын
Sorry
@driraaqdaahirjuseebi2150
@driraaqdaahirjuseebi2150 2 жыл бұрын
saxib yusuf sorry bro xanun waye allaha kuu booga dhayo
@diinisaalah5406
@diinisaalah5406 Жыл бұрын
Wad is dulmisay ilaaheyna Kama aha ee is habeee sxb guul inshalah
@ifraahdaahirifraahgoodir
@ifraahdaahirifraahgoodir Жыл бұрын
Goorme gabdheda oo arosa aragtey adabo yre wali bisinka😂
@user-op1bu5wu7y
@user-op1bu5wu7y Жыл бұрын
sorry 😔😢runtii waa xanuun
@ahmedbaliil9137
@ahmedbaliil9137 Жыл бұрын
Cawa waxa dhalanaya sanad cusub 2023 😳✊
@KhadarAhmed-cr5jv
@KhadarAhmed-cr5jv 14 күн бұрын
bilicdiyo nasibkay midna ubaxsan wayay😢 plz like hadad inta qorty😢
@mudammarismail1972
@mudammarismail1972 3 жыл бұрын
From Somaliland Especially Hargeisa I remember My childhood this song touches my heart ❤
@asiajama5600
@asiajama5600 Жыл бұрын
Heestan waxan dhagysan jiray ano yar o anan garanayn macnaheda mntana waxn dhagysanya ano garanya darenka ay ka hadlyso qofki aan jeclana I khiyameyay kana tagi karin lana joogi karin🥹💔12/5/2023😢
@HoodoCaday-ml9ft
@HoodoCaday-ml9ft 11 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@HoodoCaday-ml9ft
@HoodoCaday-ml9ft 11 ай бұрын
Sorry
@munaugaasahmedtarabi
@munaugaasahmedtarabi Жыл бұрын
Amazing song ya ilaa dhageysanayo 27/9/2022
@ahmettdeekchannel9661
@ahmettdeekchannel9661 Жыл бұрын
weli lama gaadhinba e ma cid malika kula dhagaysataa rabtaaa
@abdikadirbacle8177
@abdikadirbacle8177 Жыл бұрын
Oo cada 😂
@ikranbishar513
@ikranbishar513 2 жыл бұрын
Still listening to this mashallah song 2022 July❤️❤️❤️❤️❤️
@abdimuhsinadan5452
@abdimuhsinadan5452 2 жыл бұрын
Same here ikran
@ikranbishar513
@ikranbishar513 2 жыл бұрын
@@abdimuhsinadan5452 mashallah
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 2 жыл бұрын
@@ikranbishar513 memories 🥺
@nuurkayuudaa393
@nuurkayuudaa393 2 жыл бұрын
Sometimes we need to entertain ourselves
@Warfaa2024
@Warfaa2024 6 ай бұрын
Let me remind it to u again in 2024
@haaskeyproduction2744
@haaskeyproduction2744 2 жыл бұрын
Ninyahow heestan waa xasus wlhi waagan wadanki jooge baan dhageysan jiire back 2006 waqtigu wuu socda 15 years down the line
@farmaalchannel8254
@farmaalchannel8254 2 жыл бұрын
17 years🤣
@user-bg2ft5pm5t
@user-bg2ft5pm5t 2 ай бұрын
mudo badan kadib maanta ayaan dib uhelay oo udhageysty waa salaamayaa mucaashaqiinta meesha iskugu imaatay😢
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 6 ай бұрын
#Xasuus sanadku waa 2007 waqtigu wa mid adag Mogdisho qax iyo dagaalo aya ka socda anaga waxan u qaxnay JOWHAR shabelada dhaxe heestaan iyo heeso kale ayaa ka bixi jiray meel biibita ah shaha laga cabo oo ku tiil kaso horjedka gurigeyna weli ma hilmaamin 😢😢😢 FROM NAIROBI 17/january/2024
@issemahamud2783
@issemahamud2783 4 жыл бұрын
2006 wagaan yeaa abaayo oo hda ku nool California ayaa isla dhageysan jir nay old is gold
@AyaanleBoy
@AyaanleBoy 6 ай бұрын
Waqtigaan dhashay waayo waayo waana iska addun😢😢
@Saabirofficialchannel
@Saabirofficialchannel 3 жыл бұрын
Heestaan xasuuS Gaar iitaHay Inta iLa MiD tHy like 😍👈
@munaaabdillah9097
@munaaabdillah9097 4 жыл бұрын
Am proudly to be somalian wallah ❤️🇸🇴🇸🇴
@moodahirlyrics2229
@moodahirlyrics2229 4 жыл бұрын
M a alle haku sharfo
@halasports6007
@halasports6007 4 жыл бұрын
Munaa Abdillah ilaahay ayaa somali naga dhigey alxamdulilaah dadka adunka ugu sareeyo ❤️❤️❤️❤️
@baggiokerow4318
@baggiokerow4318 4 жыл бұрын
🩸
@baggiokerow4318
@baggiokerow4318 4 жыл бұрын
We’re proud two my Hommie one love
@ahmedsaidali4723
@ahmedsaidali4723 4 жыл бұрын
Super Bulsho chennal iloveyou ❤️🇸🇴❤️
@sabnaacabdi8815
@sabnaacabdi8815 Жыл бұрын
Ax heestan xasuus igu ledahy marwalboh dhagaeysan jiray jecelkeygi igu horeyay ilaa hda Uma Sheegan qalbiga lee ixanuni karo 💔🥲 Zxbtiis u ihestaa 2019 ilaa 20 December 2022 sacada 1.hbnimo wye marwalbo qalbigeyga kujiraa mana sari kari maxa sameyaa mana shegi kari marka arko cabsi iheen iqabato wadnaha said igaracmo 💗😭
@yj_lak
@yj_lak Жыл бұрын
Maalin baad ka qoomamyin kale wllo ee hadad wali jaanis haysato u sheego wax walba ha kugu qaadate
@ahmedzaki6149
@ahmedzaki6149 Жыл бұрын
@sabnaa cabdi
@zakariaduceesane27
@zakariaduceesane27 Жыл бұрын
Wlshey intaan kbdan jacelkaga hakabaqin ee fdln uu shego even nmbrkisa raadi qoral mcna uu Qor unasheg Inaad tahay sabnaa cabdi oo in muuda ahh bukaan socod laa ah jecelkad uu qabtid
@muhaazlakiman9288
@muhaazlakiman9288 Жыл бұрын
Tilaabo dagdaga qaad
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 Жыл бұрын
Hadaad ka baqeysid wuxuu dhihi Doono laba midba wad sameyn kartaa Si kaftan ah wad ugu sheegi karta si Bareer ahna wad ugu sheegi kartaa Talada aan ku siinayo waxa weye waxaad qarsata wey ku qarsadaan e Waxaad laabta ku heysatid so bandhigo ileyn isagu Qalbigaga Waxa ku jiro ma Garan kare Mideda kale waxaa dhici karta mr uu Guursado adna aad farta dhexda ka qaniintid o aad Qomameysid Guuleyso Huno
@ibrahimkhalil6648
@ibrahimkhalil6648 Жыл бұрын
One of the songs somali which will never get old I love my somali people manshaAllah
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 Жыл бұрын
Sxb sidoo kale
@keydsan
@keydsan Жыл бұрын
This song made me fall in love with everything somali 🥰
@MukhtaarKhadar-dm8mb
@MukhtaarKhadar-dm8mb Жыл бұрын
​@@hamsesaeeed1564😮
@konkbowy5981
@konkbowy5981 9 ай бұрын
We are proud to have you my brother from another mother but same bloody somalinima naga badhan 👊👊✊✊✊
@caaishocabdulahi1688
@caaishocabdulahi1688 Жыл бұрын
Just cidii dhageysaneyso waan salamay 2022/8/6 malin aan iloowi doonin intaa nooLahay 🥲🥲🥲🙄
@Saradelrey_
@Saradelrey_ Жыл бұрын
I don't know why, but every time I hear this song, I feel very sad . 💔
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 Жыл бұрын
Markii kuugu horeysay aad maqashay ayaad xaalad nuucaas cml ah ku sugneyd ama qof sidaa u dhibtoon taqaanay malaha👌
@mustafayassin5054
@mustafayassin5054 Жыл бұрын
I think you in love trust me go and get it your bbe boy girl ❤
@mankeydebravo1881
@mankeydebravo1881 Жыл бұрын
I don't know why. But every time I hear this song I feel very sad 💔
@mascuudmuumin7472
@mascuudmuumin7472 Жыл бұрын
​@@ibrahimosman9445😊o😊
@HassunDauD
@HassunDauD 11 ай бұрын
Say you feel emotional cuz is emotionally feelings
@abdulahisaid8682
@abdulahisaid8682 2 жыл бұрын
One of the best song for ever waagi ibariye!
@barwakomuhumed7126
@barwakomuhumed7126 2 жыл бұрын
Dggduwhf
@barwakomuhumed7126
@barwakomuhumed7126 2 жыл бұрын
Gdushd
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 9 ай бұрын
It is sad how this is our childhood song and we are still single.
@Lilzrr
@Lilzrr 6 ай бұрын
Yeah exactly 💯
@saiddagane2380
@saiddagane2380 5 ай бұрын
kkkkkkkk
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 2 жыл бұрын
Hees dareen gaara ii leh 2021 ya ila daawanaya
@abdallahassan8888
@abdallahassan8888 2 ай бұрын
You can only enjoy this kind of song when you are in Africa, staring at the horizons, camels grazing and goats bleating, sipping a cup of evening tea while seated on a traditional two legged stool as you watch the sun goes down,young ladies coming from bushes carrying firewood on their back - young boys sharpening their spears nearby , Mamas weaving traditional roofing - it's 5 PM in kenya's Northern frontier District.
@sadehajiyow6701
@sadehajiyow6701 2 жыл бұрын
2008/2009 Ayaan xasuustaa aniga oo ka dhageeysta telephone Nokia310 ah oo walaashey laheyd ilaa maanta oo 2021 lagu jiro waan xiiseeyaa heeskaan. Alla muxuu xiligu wanaagsanaa.
@MaxamedMaxamuud-oe5bh
@MaxamedMaxamuud-oe5bh 4 ай бұрын
Xasuus hore ❤sitting 2024
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Ай бұрын
2010 meelahaas baan memory ay iigu jirto ka dhagaysan jiray.
@qaasimmohamed1441
@qaasimmohamed1441 Жыл бұрын
Heestan xasuus gaar ah ayay i leedahay. AUN duniya Baraxow aniga o Qahira masar joga. Most somali long song.
@boubouyu2963
@boubouyu2963 15 күн бұрын
I speak Somali but I don’t understand the Somali songs 😅 there r couple of other Somali songs I enjoy listening to Yea and I love reading through the comments 💜🥹
@Ruun.Abdullahi
@Ruun.Abdullahi Жыл бұрын
Hestan xasus weyn igu ledahay anigo south Africa 🇿🇦 imade shaqo haynin dadka guriga lajoge idib saden gafurka itagi jiren marwalbo musqusha kuoyni jire ila 2 sac marmar kujire jire san uu oynayo kalix habenki xita marka sexdo subuxi barkinta ilinteyda buxin jirte kadib wil aya isbarane aya marwalba bananka iwadi jire si an jawi usoqato oo strees igabaxo hestan aya dageysan jire wlh abalkisa ma gudi kari Wil fcn ayu aha thank u abowe hada mel kumaogi
@ZaakAbdulkadir
@ZaakAbdulkadir 4 ай бұрын
Wax waliba waa sabar mantana waxa laga yabaa in adan cid u bahnenn guleeeso❤
@Ruun.Abdullahi
@Ruun.Abdullahi 4 ай бұрын
@@ZaakAbdulkadir Haa aad uweyn today im independent women cid an Allah ehen umabahni🥰
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 28 күн бұрын
Wiilkas ka wardoon wll,isna xidhiidhiya hadaad imika meel ku ogtahay😊😊
@Ruun.Abdullahi
@Ruun.Abdullahi 28 күн бұрын
@@zakariemohamed8279 I.a wallo
@calibashiir-nn9jc
@calibashiir-nn9jc Жыл бұрын
Heestan Marwalpa O an Arko Waxan Soo xasusta Gacalisadeydii Ba iqadi Jirtey inkasto xirirkeeni Socon wayey Kadip Xanunka jaceylka dartiii Ban somalia oo Idil Uga soo Tegey Insha allah Wan ku laapan Dona wadankeygii
@najiibhassan9359
@najiibhassan9359 2 жыл бұрын
2005 aya raadio ka dhakesan jiray ano aad uyar. Runti aad ayan ujecla hestaan, wxd mooda qof jacel la ildaran inu sameyay heestan
@yuusufosmasn4216
@yuusufosmasn4216 Жыл бұрын
Hees xasusu badan xaskeyga Aya dhageysan inkasto maanta ey iga raabi iga jaceladaye allow u naxariso oo ka dhig Marti LA jacelhaye aduunka waan ugu jacelaye 8 year's ago ilaa iyo maanta qalbiga Ayan ku hayaa xitaa waan guursan weya Mar kale ee ii soduceya asxabta
@aminaaxmad6570
@aminaaxmad6570 Ай бұрын
Sory wll😢
@dekoeyeofficial3646
@dekoeyeofficial3646 2 жыл бұрын
Wlhi wil an 6 sano isla socny aya mar dhexe inta kala harney anago ku qanacsanen oo midba midka kle suga inu sowaco ayu nloshisa go'an ka garey kaligis asago ila tashan kadip wxa iso gartey inu gabar ina abtidisa gursadey waa hade qofkii an intaso sano sugayey kadip inta is adkeyey ayan radshey oon wacey kadipna u hamplyeyey anigo xnunka an daremayey an afka kashegi karin kdip wu iso radin jirey asigo cafis iga dalpanayo aniga ilmenayo ayan malin walpa dhihi jirey wan ku cafiyey lkn wxa ogata sidan ku jecla waliga inta noshahy qof ku jcl ma arki dontid lkn ila io hda wu idapo socda xta xaskisa uur ayey u ledahy anigana daradis ayan somaliya ugu so tahribey wayo qofa jcshahy oo malin walpa kaso hor baxa xnun wyo ma hor jogi kartid wlhi xta wxan garey ay xaskisa inta iso wacdo ay I aflagadeso aysan waxba ireban sida inan ninka aniga faraqa kusido oo kle wlhi nlosha inta noshahy xnun wa arkeee😪😪😪
@maryamamohamedmohamuud69
@maryamamohamedmohamuud69 2 жыл бұрын
so sad
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 2 жыл бұрын
Dhib ma leh Abaayo iska samir Nabsi Ayaa haya macnuhu maaha inuu iska kaa Daba socdo waxa la yidhaa Nabsiga Ayaa cajiiba Hadana waad heli insha Allaah mid kaa maydha murugadaaas Guuulayso wlll0 Qaaali Dumareeey 🧕🧕❤💪💪
@motheradermz143
@motheradermz143 2 жыл бұрын
Hada ayaa inan falkan ki dhaqaaqa ku tala jiraa mxaa talo walashey
@motheradermz143
@motheradermz143 2 жыл бұрын
Hada ayaa inan falkan ki dhaqaaqa ku tala jiraa mxaa talo walashey
@farmaalchannel8254
@farmaalchannel8254 2 жыл бұрын
Waxaa ogtaa xanuunka jacelka in aan kula qabno oo kligaa uu ku haynin.
@user-bn7mq8jx2m
@user-bn7mq8jx2m Ай бұрын
HEESTAN waxaa Xasuutaa 2008 In laga shidey wiil ila dhashey Arooskisa wlhi waqti zaid ayuu u soo socodaa sbbto walalkeyga wiilkisa oo hda 14 sano jira ah ayaa ila dhageysanyo Hesstan Adun
@abdimo4657
@abdimo4657 9 ай бұрын
😢Heestan walalkey 2007-2008 aad ayu u dhageysan jirey. Jacekiisina isma Calfan both isaga iyo iyaduba waa sjngle 2023😢😢
@user-ez4eh1wq5i
@user-ez4eh1wq5i 8 ай бұрын
Sorry waaka XumaHaY 😢
@abdimo4657
@abdimo4657 8 ай бұрын
@@user-ez4eh1wq5i waa calaf 😥
@abdinasiraligedi5706
@abdinasiraligedi5706 2 жыл бұрын
Somali music to the world🥺🥺
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 2 жыл бұрын
Hadda fan majiro sxb 😢
@fadkabari8554
@fadkabari8554 Жыл бұрын
Somaliland lahjad and music to the world. 😐
@musayourson-in-law3104
@musayourson-in-law3104 Жыл бұрын
@@fadkabari8554 there’s no Somaliland! Somalia, the great nation of Somali.
@foziamohamed6404
@foziamohamed6404 Жыл бұрын
One of it...among most heart touches songs of somalis ❤️❤️
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Xasuus 2007 baan dhagaysan jirey cajilad📷🥺
@KhalidAbdi-vj7qw
@KhalidAbdi-vj7qw 10 ай бұрын
Taarikhdu wa bishii 9 2012 safarkii ugu horeyay aan ku tago berbera 10 subaxanimo kaso baxayey gaadhi nooho ah an sarna ayey ka baxeysaa heestan markasto an dhagesto dib bn u xasuusta safarkeygii berbera ilaa sheekh old is gold 11 sanno kadib❤
@user-fb9km3et2u
@user-fb9km3et2u 11 ай бұрын
በጣም የምወደዎ ❤❤❤ ዘፈን
@mohamedabdi1260
@mohamedabdi1260 4 жыл бұрын
Heesta dareted bn subscribe usaray xusus gooni ah bay igu ledahy 2008
@fast1channel846
@fast1channel846 4 жыл бұрын
Heesha waa danbi
@sstofficialchanel4928
@sstofficialchanel4928 3 жыл бұрын
2008
@ifiyoaqiro2555
@ifiyoaqiro2555 2 жыл бұрын
Greetings from Austria Somali weyn.
@heerqaran580
@heerqaran580 2 жыл бұрын
Waan kaa qaadey from sweden
@jamalxasanfarax7696
@jamalxasanfarax7696 Жыл бұрын
Waa idinka qaaday from somalia 😢 qarax iyi gorme nafta baxaysaa aan ku jirno allow dalka amni noga dhig😢
@ifiyoaqiro2555
@ifiyoaqiro2555 Жыл бұрын
@@jamalxasanfarax7696 gadaal beey kafiicnan doonta insha'Allah.
@Abdirizakjabane
@Abdirizakjabane 2 ай бұрын
Fadhigaab g/sanag somalilnad Xasuus 2009=2010 rikoodh abtigay lahaa ayaan heestan ka dhagaysan jiray marka abtiyo suuqa aado marka xajaartu falaagto ayacajelada rikoodhku iga cuni jiray oo duuban jiray Markaasan habeenki abti ka baqi jiray heestan iyo hees tiraahda jacayl dhababaan wadaa iyo heesta nasteexooy naruurada 😢wakhti aan dib usoo noqonayn😢 Manta dib uso boqday 4/6/2024 malin talaadaa from London
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 22 күн бұрын
Lkn hada waa ssc
@Akram_Eprahim
@Akram_Eprahim Күн бұрын
Hada Sidayda Oo kale so Xasuustay Heestaan Oo Xasuus Gashay like iska Saar🙋‍♂️
@secretman4809
@secretman4809 2 жыл бұрын
Runtii Xasuus Ayaan Galay 🎶 Yaraantii Dhagaysan Jiray✅ Al Fanan (Khadiija Fooday )❤️
@raqad4642
@raqad4642 2 жыл бұрын
Qofka hadda qaadaya wa duniyo baraxow allah ha unaxariisto mareykanka kudhimatay
@mahdiozil8673
@mahdiozil8673 Жыл бұрын
​@@raqad46429o😊oòooo0😊
@naimadahir519
@naimadahir519 Жыл бұрын
Saacadu waa 12:42 friday 7 jul comanti gan inoow xasuus inoqdaan rajeyna i.a markaan heestaan dib u dhagaysto sanado badan kadib
@Zakkariyah
@Zakkariyah Жыл бұрын
I barely listen to somali songs...but this song means a lot✌️
@keydsan
@keydsan Жыл бұрын
it does to me too 🥹
@yaxyecade8683
@yaxyecade8683 2 жыл бұрын
Waaa Hees Xusuus Gaar Ah ii Le waxaan Dhagaysan jiray 2010 kii xusuus Gooni Ah Ani iyo Asxaab Hada Daafaha Dunida Kala joogta
@user-fw3rd8fd1j
@user-fw3rd8fd1j Ай бұрын
Inta eey ka oohisiisay manta oo eey tahay 01/7/2024 anigoo jecel la murugesan😢😢😢😢😢
@hipaakahmet2804
@hipaakahmet2804 6 ай бұрын
Zupax nimcadeda wadata ahayd xiligan dhageyznyo 😢😢 Saturday 20/1/2024
@bariyowhajji7458
@bariyowhajji7458 10 ай бұрын
One of the songs that never get old proud to be Somali the large darood 😻😍🥰
@Jazz-vs6hu
@Jazz-vs6hu 9 ай бұрын
Whats got to do with your tribe to bring it in this song
@abedijamac9335
@abedijamac9335 9 ай бұрын
Just another stupid random guy
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 7 ай бұрын
Inaad somali tahay waba shegtaye walal maxa qabil ugu daree 😂
@Khaalid155
@Khaalid155 7 ай бұрын
Somali matihide jabartiyow cayaarta naga dhaqf😂😂😂
@user-hi1cf2sj5r
@user-hi1cf2sj5r 2 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊​@@Jazz-vs6hu
@hassanesse3347
@hassanesse3347 Жыл бұрын
To the person who reading this even though i don't know you, I wish you all the best of what live has to over you, stay blessed and health for you and your parents❤🙏
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 Жыл бұрын
God bless you bro🙏
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 3 ай бұрын
Heestay waa heesihii maalmihii jacaykii kowaad ee haleelay abwaan Maxamed Cali kaariye ka dib aragtidii kowaad ee ku arkay Shankaroon ka dib markii ay shaqo soo doonatay ayuu waydiiyey in ay rabto in uu guursado iyo in kale ka dibna waxay ugu jawaabtay maya ee shaqo tag baan ahaye ama siiya ama iga diida ka dibna waa la qoray shaqadii intaa ka dibna waxay damacday in ay hargeisa timaado taas oo waagaa baabuur lagu tegi jirey abwaankuna waa halka uu baabuurka ka canaanayo.
@HamdaJama-tj9lh
@HamdaJama-tj9lh Жыл бұрын
Jaceylkaygii ugu horeyay ban uqaadi jirey hestan 😢 hada waa xaasle 😂
@RawanXaji-ed6uf
@RawanXaji-ed6uf Жыл бұрын
😢😢😢 ninki ad heystan uwaday miyà baxay farax waji malhn
@adnanabdi1050
@adnanabdi1050 2 жыл бұрын
Heestaan Edadey Bahey kayar Iska leh khadiija Foodey Edo ala haku siiyo cafimad iyo cimri dheer
@deeegaaan45
@deeegaaan45 Жыл бұрын
Xusuus heestaaan wlh 2008 gaari saaruf ah nin layiraa faarax iyo ceelqooxle ceelbuur soomalia wadnahaa ixanuunay xasuus aawgeed alla yaa aduunka gadaal uceliya baa kuqaneso wlh
@aflaantamaanta1580
@aflaantamaanta1580 Жыл бұрын
Wlhi kula midbaa ahay maxaan tamaniyey aduunyadu in ay dib u noqoto waase wax aan dhacayn😭
@bestboybadmaceeye7122
@bestboybadmaceeye7122 Жыл бұрын
2008 dadki dhagysan jiry majogan tallow ❤
@raqad4642
@raqad4642 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto walaasheen duniyo baraxow cod macaan bay ku qaaday caadi aheyn 😭
@adnanabdi1050
@adnanabdi1050 Жыл бұрын
No duniya Khadiija Foodey nuur baa Qaaday maxamed cali kaariye ereyada
@muktar6_ufey
@muktar6_ufey 6 сағат бұрын
Still listening Friday 9th of August 2024❤😊
@_wll____
@_wll____ 2 жыл бұрын
I love this song
@maxamuudanshax8520
@maxamuudanshax8520 2 жыл бұрын
Hees Aad iyo Aad Aan u JeceLaHeY 💘👌🏻🎯🖤
@farmaalchannel8254
@farmaalchannel8254 2 жыл бұрын
Qof aan jeclaa oo calafku nakala geeyey ayaa ku xasuustaa heestaan. Lkn iimahan xasuus qurxoon💔😭
@heerqaran580
@heerqaran580 2 жыл бұрын
Dhibmale walal calafkaa sidaas ah anigaba xanuuno badan ayan soo marey 7maalmood iyo 7 habeen anoon seexan cu tadana iney qoryo tahay iyo inkale aan kala gareyneyn ayaan haddana arooakeedi ka adeegtay ooy intuugtay ehel uma joogin qurbaha ayay aheyd dadkaanbu sheegey wey aamini waayeen sannad bar ayan wadda soconey guurna ku heshiiney lakn wey i qayaan oo nin dibbada ka yimid ayay iga raacdey shankun oo doolarna waan u haayay ooy ii dhabatay wanaan ku dhoofi karey hadaanan illaahey ka baqeynin kawaran wanaan u celiyay
@farmaalchannel8254
@farmaalchannel8254 2 жыл бұрын
@@heerqaran580 m.a wll daacad ayaa aheed hortaada ayaa ka heleysaa bdal ka wanaagsan I.a.
@raaqiyaahmed4093
@raaqiyaahmed4093 2 жыл бұрын
8:00 pm 27 June 2022 Jawi kale 🎂
@deeqonuur5183
@deeqonuur5183 Жыл бұрын
Isla caawa nageysanayaa taqiiqda 13 September 2022 sacada 23:47 waaa hawen ilobi donin waa dariiqdeyda bilwaliba bishii kle igu siii balamise💔😭😭😭
@samirabenchardi7925
@samirabenchardi7925 Жыл бұрын
Cawa oy tahay 27 novembre 2022 aya xasus igu xasusay😪
@pacificocean7130
@pacificocean7130 Жыл бұрын
2002 ilaa 2003 &2004 tii soo xasuusta abahay Radio 📻 uu BBCda ka dhagaysan jiray ban cajaladaha kuwa qayili jiray ka soo xadi jiray heestan iyo waxan ku dhagaysan jiray balad-xawo
@babuubahmed3418
@babuubahmed3418 Жыл бұрын
Heestan xasuus ayey iguledahay anoo yar 2012❤️
@user-qo7dg7hd5h
@user-qo7dg7hd5h 5 ай бұрын
taariikhda 7/3/2024 habeen saacada 4:42 waxaan ku jiraa nolol adag ilaahay waxaan ka baryaa in sanadkan keygii iiga dhigo from france magaalada yar ee berigueux la dhaho baa ku noolahay😢
@maxamedcabdullahi7275
@maxamedcabdullahi7275 2 жыл бұрын
Aun Maxamed Cali Kaariye halbuurkii curiyey heestan waxaana lagu neeynaasi jiray dhakhtarkii jacaylka heeso dareen taabad leh buu curin jiray wuxuuna si xad dhaafa u jeclaa fanaanada Shankaroon Axmed Sagal
@MohamedHussein-ke9uc
@MohamedHussein-ke9uc Жыл бұрын
Abwaan qaali oo somaliyeed buu ahaa dhaqtarki jacaylka baa ladhihi jirey Alle ha unaxariisto amiiin
@fadumoyasin1335
@fadumoyasin1335 Жыл бұрын
06/06/2023 ayaan aqristey tarikhda mahamed kariye io shankaroon ahmed Sagal kana aqristay buuga FAN IO FANNAAN sidas baan hestan usoo radiyay ee ani mba aqonin❤
@sahantechnology6719
@sahantechnology6719 3 күн бұрын
Alle haw naxariisto abwaan maxamed cali kaariye boqorkii jacayalka
@Lilzrr
@Lilzrr 6 ай бұрын
Waxan jeclan laha inan dib ugu laabto noloshi hore iyo caruurnimadi waan uxiisay nolol bila stress ah😢
@ruweida--
@ruweida-- 5 ай бұрын
Sorry waalaga baxaa dhibatada😢
@naimaabdiabdilahi2793
@naimaabdiabdilahi2793 Жыл бұрын
Inta dhagaysanaysa 2023
@AHH677
@AHH677 10 ай бұрын
Qofka Heesta subtitles u sameeyay ama Lyrics qoray waa mahadsanyahay Horta. Laakin waa qofkaa afsoomaaliga maahan afkiisi hooyo. Waa qof bartay ama luqad kale leh, sida ilmaheenaba ay Ku yihiin luqadda soonaliga markay dibadda Ku dhashaan. Waxaa ku Jira qalad badan marka fadlan Edit Ku samee oo soo sax. Mahadsanid
@hamzewali4392
@hamzewali4392 5 ай бұрын
2014 ilaa 2018 xidhiidh socday oo guul daro iyo qalbi jab ku dhamaaday ban ku xasuustaa Waxan is baranay 2014 kii magaalada borama oo aan labadayaduba fasax u nimid anoon jacayl ka wax ka aqoon bay i bartay wuxuu yahay ina dareensiisay macaankiisa noloshayda markii ugu horaysee shayga jacaylka la yidhaa aan qalbiga ka dareemi lakiin maxay kuugu taala doqoniimadayda anigaa xumeeyay Afarta sanee xidhiidh kayagu socday iyadaa xageeduu ka dhisna markastana dul qaad ka lahayd anoo khaldan i raali galin jirtay laakiin ugu danbayntii way ka daashay xidhiidhkayaguna halkaasuu ku dhamaaday 2019 kii baan maqlay way guursatay 2020 banan dib u kulanay isla magaladii jacaylkayagu ka bilaabmayee borama iyadoo la qabo oo gabadh yar wadata waxayna ii sheegtay inan nolosheeda burburiyay oo ay si ay jacaylkayga u iloowdo u guursatay nin ayna jeclayn erayga i damqay een ilaa imikoo 4 shano laga joogo maskaxdayda ka gui'n wuxuu aha markay i tiri gabadhaydaa yar darteed uunbaan ninkaa ula joogayee habeen lamasii noolaadeen adaana iigu wacan habeenkaas maseexan runtii sabab too ah isma lahayn dhibaato intaa leeg baad noloshaada qof ugaysan doontaa heer aad gaadhsiiso inay nolosheedu burburto Waxan ka baryay inay i cafiso waxayna i tiri waan ku cafiyay weligayna habeen caloosha xumaan kuugu ma qaban adoo dhibka intaa leeg imarsiiyay Mudo afar sano ahba xidhiidh ma samayn waayo waxan is idhaa sidii oo kalaad qof noloshiisa burburin doontaayee iskadaa dumaroo dhanna wn ka fogaaday Noloshu kuma xumayso ayaan ku leyhay gob baad tahay aan gef u geystee
@Abdinasir632
@Abdinasir632 2 жыл бұрын
😪😪😪😪Manty ayey i haysataa sorrý 28/04/2022 maalin khamiisa✍
@BaylodMaxamed-bb5gn
@BaylodMaxamed-bb5gn 10 ай бұрын
Axxxxx waqti tage Ala muxu waqtigu macana 2003 2004 2005 2006
@aliyare7158
@aliyare7158 3 жыл бұрын
Walahi aduun faidha malahan. 2007 xaasus 😭
@ismaciilaxmed3667
@ismaciilaxmed3667 2 жыл бұрын
Sax 2021
@maankaabdi580
@maankaabdi580 2 жыл бұрын
Sax 2022 heestan xasuustii caruurnimadeyda waaye Balse hadda micnahiida ayan bartay💔
@feysalsiidcali538
@feysalsiidcali538 Жыл бұрын
Oh my goodness heestaan xasuus gaar ah ayey ii leedahay 2010 ka😢😢😢😢
nafku jecel by brimo with lyrics
5:33
hamd yare
Рет қаралды 4,8 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 125 МЛН
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 6 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
RAAXO SHARIIF NEW REMIX | HURDO KAMA BOGTO | OFFICIAL VIDEO
6:28
Aflaanta Studio
Рет қаралды 55 М.
Somali Lyrics Song - Heestii : Dhab Ufiirso - Codadkii : Birimo Iyo Kooshin
7:02
wajiigan quruxda leh with lyrics.
7:23
hamd yare
Рет қаралды 3,5 МЛН
Fatima Haryan CALOLYOW Official Music Video | HD
5:24
Abdirahman Somali
Рет қаралды 3,7 МЛН
Cumar dhuule &maryan Mursal Heesta siduu iibarkaday Hurdo kama Bogtoo
12:30
Dusha Haygaxaganine
7:05
Cumar Shooli - Topic
Рет қаралды 609 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 125 МЛН