No video

Heestii Wiilasha Indhahayga - Idil Barkhad Omar - Official VIDEO

  Рет қаралды 3,105,709

Haataf Abdi

Haataf Abdi

11 жыл бұрын

THIS VIDEO is Copyright pROTECTED.
plz dont duplicate.
Heesta: Wiilashii Indhahaygoow
Fanaanada: Idil Barkhad Omar
Laxankii: C/Wahab Awfarah
Mirihii: C/laahi Hussein Cowlo
Musigii: Bashiir Hanuuniye
Video Directing and Editing by
HaatafStudio

Пікірлер: 1 300
@Ahzemhuzzein-hz6hz
@Ahzemhuzzein-hz6hz 3 ай бұрын
9 years kadib wali on fire 🔥 30th april 2024 wxan dhagesanay anigo bil kahor soo galy Tunisia 🇹🇳 so galay waxane socdaal u ahy yurub Ii so duceeya inoo safarka rabi ii fududeeyo like na igu xasuusiya inta samaha jecel 😊
@rumaanbashiir2144
@rumaanbashiir2144 3 ай бұрын
Garabkaga wllo mesha jeceshahay sinaba ku tag😊
@KhadiijoAbdi-bg2ch
@KhadiijoAbdi-bg2ch 2 ай бұрын
Yurub magashy ilhy what jaceshahy half siiyo 😢❤
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 27 күн бұрын
Nabad gal
@KaafiyaHussein-gy9ux
@KaafiyaHussein-gy9ux 9 күн бұрын
Ilahay ha ku nabad geeyo meeshad jecel
@libanali9710
@libanali9710 3 жыл бұрын
Since 2013 Heestan hadaanan soo raadin ima noqoto. Xasuuso is barkaday bay i leedahay 2020 Hadaad daawanayso ood iga danbayso Farta xun kor u taag 🙋
@hibonuura1036
@hibonuura1036 Жыл бұрын
War farteyda maxumo
@samiira4581
@samiira4581 Жыл бұрын
2023
@Xamdamaxamedcumar
@Xamdamaxamedcumar Жыл бұрын
@@samiira4581 xppti inaga isku duni joogna 🙄😅qonka iga dambeya wan salamay iyo dumarland😂😂
@nishaasoyaan5179
@nishaasoyaan5179 11 ай бұрын
2023 dawanayaa wall manoshahay adi horta 😂😂
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 8 ай бұрын
​@@nishaasoyaan5179waa nigan.waan noolahay😂😂😂😂
@hindaali9849
@hindaali9849 3 ай бұрын
Anu 2024 ayn dawde inta iga danbysa like isaara
@hanakhadar8042
@hanakhadar8042 3 ай бұрын
Hal maalin isla fiirsanaynaaa😢😢❤
@niciimakhadar70
@niciimakhadar70 9 күн бұрын
29 / 7 / 2024 dawday
@AbasShine
@AbasShine 3 ай бұрын
Qofkii dawanaya ilaa hadana gacanta ha taago 2024 wllhi waqtiga wuu socdaa cimrigeenana sidaan ayuu u ordayaa illahay jidka toosan illahay hanagu toosiyo
@user-xo1jq9ed3u
@user-xo1jq9ed3u 5 ай бұрын
2024 Ayaan soo rad Shay hadaad IGA danbayso loce😊😢❤ song sweet dreams 😊
@rayaanhabzay
@rayaanhabzay Жыл бұрын
Waa Galab casar ah heestaan wxaan wada dhagysanaynaaa aniga iyo zxptey maryan Anago wada jogno dukanka maryan cadey labadeena ba wYahay najex jeexay ilaahey wxn waydisanaynaaa dadkeeni saxdaaaa ilaahey inuu noosahlo ameen yaaa rabi
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 3 ай бұрын
Mataantii jacaylaakay xgd maanta joogta Adi iyo sxbta xgee waayuhu idnla maraya
@Farham_Osman
@Farham_Osman 9 ай бұрын
2023/10/20 time: 10:58 Still watching. Jiilka dambe wan sallamaya 20 sano haddan noolado ayaan soo booqan insha'Allah hadan dhintana ii duceeya walaka horeeya uun meel inagama jirte like saar bro and sis.❤😊❤
@IdilAxmed-mc7xj
@IdilAxmed-mc7xj 29 күн бұрын
2014 iila 2024 Wan dhagaysta Hestan xasuus❤😢
@Carab1347
@Carab1347 4 жыл бұрын
2020 who still watching 🤣😂❤️❤️❤️ like igu xasuusi
@rumansalah7124
@rumansalah7124 4 жыл бұрын
Me 😂😂
@mustafahassan618
@mustafahassan618 3 жыл бұрын
🥺☝️☝️😁😁😁😁
@n.j2132
@n.j2132 Жыл бұрын
2022🤣😭
@luulalaki6957
@luulalaki6957 4 жыл бұрын
Cabdoow waagii baryaaba Ruuxba waayo qabee Ma wanaajo nasiibku Waligii laba ruux WAQTI KAAMA XISHOODO😢 AX allow xanuun Jacayl oodanbe ha ibadin.
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭Ameen dhamaantenba
@barkhatismail1014
@barkhatismail1014 5 жыл бұрын
Intii 2019 heestan u xiis the ImikA daawanaysa like😂❤️
@mohamudessa457
@mohamudessa457 5 жыл бұрын
Idill waa inaan show aad dhigayso imaado, from Kansas USA I miss this song and I do wanna see ur show
@Blue_oblivion
@Blue_oblivion 5 ай бұрын
Nostalgia at it's best ❤
@mohamedali-dl7kn
@mohamedali-dl7kn 5 жыл бұрын
Ilaa hada wixi dawanaya plz like isaara😃😃😃
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Kuma waaye kaalay😞 2019
@B.11ss
@B.11ss 11 ай бұрын
Tarikhdu wa 1/9/2023 hben jimco so galayo waliba dayax ah sacadu waa 2:42 am ani iyo walashey muno iyo nasro waxn dhageysnyney heesihi hore sida farxiyo fiska,jooqle ,nimco yasiin .nimco dareen iyo idil barkhad runti cwa waa hben xsuuus mudan ilahy hay xifdiyo walalahy iyo walidkey wn jeclahy waayo wayo wlhy iyo xasuuus galney ilahow riyooyinkena no rumee noona danbi dhaaf❤️
@user-gm8bu5ji7w
@user-gm8bu5ji7w 4 жыл бұрын
Caaway ii baxaysa ninba wa habeenkii xasuus hore❤
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 4 жыл бұрын
Gobtii Reer Borama Weeye Idil Barkhad 👏👏👏👏😍
@birhanetekleab8471
@birhanetekleab8471 8 жыл бұрын
I love this song more with his nice voice and oll style long live Somalian people form Eritrean
@sadiahussen9957
@sadiahussen9957 8 жыл бұрын
that's ture
@guleidmoh918
@guleidmoh918 7 жыл бұрын
www nic song
@ibraahimshakulyare3862
@ibraahimshakulyare3862 7 жыл бұрын
Birhane Tekleab we love Eritarian
@mohamedabiib2966
@mohamedabiib2966 7 жыл бұрын
thnk u long life
@xafsoali7213
@xafsoali7213 7 жыл бұрын
Birhane Tekleab you mean her voice?
@mustafehasan6890
@mustafehasan6890 8 күн бұрын
2024 hargeisa haben isniin ah 11 habenimo magalada dusheeda idil barkhad fankii oo qofa❤
@faruncadey6027
@faruncadey6027 6 жыл бұрын
heestaan waxaan dhageysan jiray waqti adag ee nolosheyda soo maray markii aan maqlaba waaan ilmeeyaaa
@iammaslah9869
@iammaslah9869 5 жыл бұрын
Waka simanahay aniga iyo adiga wllo
@xariiroxaryan8044
@xariiroxaryan8044 5 жыл бұрын
Sorry abaayo qaali
@laariofficial3245
@laariofficial3245 5 жыл бұрын
Hhhhh sory byo
@somalilanderjecelsomali6123
@somalilanderjecelsomali6123 5 жыл бұрын
Kula mid walaahi walaaal
@abbimahad3781
@abbimahad3781 5 жыл бұрын
Waxa so Martay wax noga sheeg waxaa
@abdisamaddheere9765
@abdisamaddheere9765 7 жыл бұрын
gabdhihii naftaydoow weed xun kaa fili maayee Love u my somali girls
@cabqariaadam3750
@cabqariaadam3750 4 жыл бұрын
Cawaan wa iga qoslisay gabdhihii indhaheehoow kulaha wiilasha ma rag in laga wadaa umooday waa indhaha qeeb kamid eh 😁😁
@heegomuuqdheer1
@heegomuuqdheer1 4 жыл бұрын
@@cabqariaadam3750 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@cabqariaadam3750
@cabqariaadam3750 4 жыл бұрын
@@heegomuuqdheer1 balaayo faag ayaa tahay 😁😁
@ayanollal7099
@ayanollal7099 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wilashi indhahayga adiigaba wad ledahay
@cabqariaadam3750
@cabqariaadam3750 4 жыл бұрын
@@ayanollal7099 aniga waxaan saxayaa maxaa soo cabtay abaayo 😁😁
@maaidamaanka7134
@maaidamaanka7134 7 күн бұрын
31/7/2024 ayaan soo raadshay iyadoo xaalada oomaar barbar meel xun marayso ilaahow cadawga kasoo badbaadi😢😢
@beeldaje1325
@beeldaje1325 6 жыл бұрын
hestaaam malinti ugu horeysaay aan maqlo waxaan ku xiirna xasi malta aah 2013 10 10 wlhy waan xasuusta
@abdirizakhassan4320
@abdirizakhassan4320 3 жыл бұрын
Maashaallah waxas aa cod lagaa dhahaa runtii qalbiga Ayan kaa jeclahay waligaa jiroo joog .one love idil barqad
@yusufjama3122
@yusufjama3122 8 жыл бұрын
idil barkhad waa gabadh maxadcase ah oo reer maxamada waxayna ka baxday jaamacada camuud ee ku taala boorama waana gabadh aad u cod macaan waana fanaanad caana best yusuf dheere
@johninankarersaylacvivagbl2595
@johninankarersaylacvivagbl2595 7 жыл бұрын
Yusuf Jama woooow hadaa wa inadeertay rumaaad nasab kaamila
@khubaybmaxamuud1922
@khubaybmaxamuud1922 7 жыл бұрын
anigana sidoo kale in adeertay
@user-li4os6bw2n
@user-li4os6bw2n 5 ай бұрын
Yaa ku weydiiy siilkii hoyadaa wase
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 11 жыл бұрын
Thanks for your comment on my work and I’m glad to hear about your appreciation for what I do here.
@fatmasalad2090
@fatmasalad2090 5 жыл бұрын
Sxbow heestan waardiya ka noqday waan ku haystaa Love you guys lk hala dhafin idil barkhad igu sharaf😍😍😍
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
Wooow heestan wakhti hore ayaan aad u raadin jiray maalintii iigu horaysay waxan joognay Hargeisa gurigiii saaxiibky Maxamed fuaad cabdi
@deepikapadukone356
@deepikapadukone356 5 жыл бұрын
who still watching 2019 like saara wixii daawanaya 2019😢😭😱😂😂😂😂❤
@barkhatismail1014
@barkhatismail1014 5 жыл бұрын
Aniga wlale😂❤️
@laariofficial3245
@laariofficial3245 5 жыл бұрын
Yes ✔️ bro ✊
@caliyapire3786
@caliyapire3786 4 жыл бұрын
Me wllhi wakhti xun Ku jira allh hayga saare
@nimcohappy5466
@nimcohappy5466 4 жыл бұрын
Deepika
@nimcohappy5466
@nimcohappy5466 4 жыл бұрын
Kuma waaye kaalay 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@Mahamoudnajah
@Mahamoudnajah Жыл бұрын
11/7/2023 Habeen: talado ah 07:35PM ma wanajo nasiibku waliGii labo ruux💔
@CaishamiirisIsack
@CaishamiirisIsack 3 ай бұрын
Kuma wayaye kaaly❤saed gedi mohamed🥰
@saciidgeedowmaxamed1565
@saciidgeedowmaxamed1565 3 ай бұрын
My nolosheyda 🫂❤️🫀
@NajaxBiindhe
@NajaxBiindhe 8 ай бұрын
Ma wanaajo nasiibku waligii labo ruux wakhti kama xishoodo still 2023❤
@amiiraabdi7441
@amiiraabdi7441 4 жыл бұрын
Yaa cawa dhageysanayo Allow amuuraha saqir 2020😢👋
@ayaanqaali7874
@ayaanqaali7874 3 жыл бұрын
Aamiin 😥
@mustafahassan618
@mustafahassan618 3 жыл бұрын
Amiin
@cabdicasiis4256
@cabdicasiis4256 3 жыл бұрын
Aaaamin
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Aamiin
@hafsasaed834
@hafsasaed834 Жыл бұрын
Heestas cwa anigo aad u xanusanaya ayn dhageysanyey codkeda xabebta leh innaba caadi mhn❤
@Mohaze36
@Mohaze36 5 ай бұрын
Ax 11 sano jir anoo ah baan walashey telefonkeeda kadhegysan jiray 😢 Maanta baa anoo Gym joogo musicada haday shideen bay markibo damiyeen anigii xasuus markibo KZfaq iskeenay😂 Walshay waagaas baa igu dambeysay 😢 aad baan oogu xiisay wlhi ❤️
@hanadzaki3583
@hanadzaki3583 7 жыл бұрын
mansha allah cod iga dheh heestu say uma caan tahay waa heeso
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
Waa maalmihii ugu dambeeyey sannadka 2021 haddii aad jaanis u hesho inaad 2022 daawato fadlan liketa haygala bakhaylina marwooyin iyo mudaneyaal mhadsanidin
@iamalone7258
@iamalone7258 6 жыл бұрын
Whoe's still watching 2018😎😍😍😍
@Saadiq5cumar
@Saadiq5cumar 20 күн бұрын
Wlhi xasuus 2013 waxan ku dhageysan jirey South Africa xasuus gaar bey ii leedahay runtii ma ilaabi karo hadaad ku dhageysaneyso Sweden 🇸🇪 wan ku salaameyaa 2024😢😢
@Xamdamaxamedcumar
@Xamdamaxamedcumar Жыл бұрын
qonka iga dambeya wan salaamay iyo dumarland 🏝🥘✈😂😂LKN CUMAR WAYEE KALAY maytiri mise anaa moday
@abdifatahahmetnour5674
@abdifatahahmetnour5674 11 ай бұрын
Who is still watching this song in 2023 rise your finger😢
@mohamedhajiali2849
@mohamedhajiali2849 8 ай бұрын
Hands up legend 😂 😊
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 7 ай бұрын
@@mohamedhajiali2849😂it 2024
@amalahmed822
@amalahmed822 7 ай бұрын
71ie2isi w w😢 i22 u3nwn4u4nun6un6un3u46u3nn🎉❤?1
@amalahmed822
@amalahmed822 7 ай бұрын
71ie2isi w w😢 i22 u3nwn4u4nun6un6un3u46u3nnnunun🎉❤?1
@amalahmed822
@amalahmed822 7 ай бұрын
71ie2isi w w😢 i22 u3nwn4u4nun6un6un3u46u3nnnunun🎉❤?1
@queenfarhia3935
@queenfarhia3935 4 жыл бұрын
Heestan markan Dawanayo Waxanku Xasuusta Gabar Eedo ii Ahayd Oo Aan Maalin Walba Mobilkeda Ka Daawan Jiray Anoo Class Eight Dhigta Somalia iyo Xasuus Wlhi iyaduna Iminka Waxy nogta nairobi Kenya Aniyo Fmilkyguna Ankara Turkey Joognaa Alla Eedo Mxan Kuu Xiisay Waxd thay eedadaan Adunka ugu Jeclhy iinoolow Waayo Badan Love u my Aunt Bahja ♥️♥️
@ifrahahmed1112
@ifrahahmed1112 6 жыл бұрын
adiga oo dhan ayaa idil ah amaanna waadka idishahay mashallah Allah haku dhawro
@mohamedahmedmed6845
@mohamedahmedmed6845 11 ай бұрын
Macha allah idil allah kuu cafiido anaa kuu raba ilaa 14 sani kuu nool jabuuti imikana maarsada coordinateur kaa aa waa kuu rabaa
@kingjacayloow4881
@kingjacayloow4881 6 жыл бұрын
Who still watching 2018 ? Farta haso taago
@rudwaanmohanad4404
@rudwaanmohanad4404 6 жыл бұрын
montana Ayuub ddsi 👍🏾👍🏾
@HusseinAli-rd7ki
@HusseinAli-rd7ki 6 жыл бұрын
🙋
@shamsoyusuf1654
@shamsoyusuf1654 6 жыл бұрын
☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@feizamohamed8169
@feizamohamed8169 6 жыл бұрын
montana Ayuub ddsi ☝
@c.rahmanmahamed4978
@c.rahmanmahamed4978 6 жыл бұрын
☝🏾☝🏾☝🏾☝🏾
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 11 жыл бұрын
Waaw idil way sii quruxbadatay, heestan waa hit aadbay ugu soo baxday codkeeda gaarka ah. Camera man ku sidoo kale waan mahadnaqayaa si wanaagsanbuu ula shaqeeyey inanta. Thank u idil
@Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow
@Kawsarcabdisalanxirsi-md6ow Жыл бұрын
Ax yaa jacayl after 4 yrs _6month and 7 days jacayl aan dareemayo kadib anoo calaf inaan isku wayno kabaqaya weli wn kusugayaaa cimrigaygoo dhan wan kusugi dooonaaa jacaylkaan kuuqabo dartiiis _ maalin uun baaan ku heli dooonaaaa _
@amyrmohammad515
@amyrmohammad515 Жыл бұрын
waa Hees samen IGu leh ❤ Qalbigega kagoin 😂
@drsifrah8081
@drsifrah8081 3 жыл бұрын
Walwal baa igu taagan, walbahaar iyo yaab! War miyuusan ka hayn🤦 Wadnaheyga siduu u wareemay jacayl🥰
@babygirlslife4560
@babygirlslife4560 9 жыл бұрын
She is the best singer ever! Manshallah! :)
@abdirahmanhussein8260
@abdirahmanhussein8260 4 жыл бұрын
Let’s give our Somali women wht they really deserve💯💯 proud to be Somali 🇸🇴🇸🇴
@MaymyuunMaxamed
@MaymyuunMaxamed Сағат бұрын
2024 baan dhegaysanayaa anoo xanuusanaaya Marka adoo qalbiga ka dareemaaya aad dhegaysanayso heestan ookale qalbigaa ku xanuunaaya😢
@fartuunmahamuud2223
@fartuunmahamuud2223 Жыл бұрын
Heestan wxa soo xasustey 2023 hadad iga danbeyso farta taag 😢😂😂😂hees xasuus igu leh 😢
@Muna625
@Muna625 10 ай бұрын
ani xitaa 2023 dhgeysnoyaa😂❤
@nuraaadan7591
@nuraaadan7591 Жыл бұрын
Waqti kama xishoodo 2023
@Ducaqabto
@Ducaqabto Жыл бұрын
Aduun waagii baryaa ruuxba waaye qabee ma wanaajo Nasiibkuu weligii laba ruux waqti kaama xishoodo 2022 sii dhameneyso yaa daawanaayo aniga 2013 ayan dhageystay mar Waqtiga uma hiiliyo qofka wuu ka hiiliyaa Nasiibkeena Rabbi ha inoo wanaajiyo
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 Ай бұрын
2024😢😢baan yaa ila soo boqday ❤
@munalovesomaliland874
@munalovesomaliland874 7 жыл бұрын
waaaw esh calaa gees cod macaan idil barkhad
@user-ip8dg5uv5q
@user-ip8dg5uv5q 6 жыл бұрын
I am watching this video ,because i am fascinated by Somalia ,i am learning Somali ,and i like a lot your music :D. A very exotic song ,sung by an exotic voice ,in a very exotic language.I have added it to my favourite videos.I want to discover more music in Somali.Long live to Somalia ,and to the incredibly beautiful language of Somali.
@user-ip8dg5uv5q
@user-ip8dg5uv5q 6 жыл бұрын
@Abdilahi Husien thank you very much.I hope so.I hope i can learn it.XD.I am already learning it but it seems to me that i am going to need much more time. until i can start practising the language.)):But i am very pacient,and the language is incredibly fascinating,like Somalia.😍😍😍And ı have started listening to music in Somali 😍😍😍
@icewarm2191
@icewarm2191 5 жыл бұрын
გამარჯობა -Welcome. Try some Nimcaan Hilaac, Awale Aden, Mohamed BK, Gulled Simba, Najib Alfa, Dalmar Yare, Farxiya Kabayare, Kiin Jaamac, Mursal Muuse. Respect for exploring new things. 🇸🇴👈👉🇬🇪👍✌
@MohamedAhmed-fd8xz
@MohamedAhmed-fd8xz 2 жыл бұрын
Waa hees fareysa lamaanayaaasha inay wax isla qabtaan
@maxtube2295
@maxtube2295 2 жыл бұрын
True
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
@@icewarm2191 dadka aad sheegayso iyo calanka meesha yaal isma leh
@aishakn6175
@aishakn6175 3 жыл бұрын
Dhiig bn kaga keny hestan wlhi like
@cabdicasiissaleban1959
@cabdicasiissaleban1959 4 жыл бұрын
Anigu fananadan qaaligaa ee Idil Barkhad walahi taageraheda 1aadban ahay Alle haku dhawro huuno idil
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 3 жыл бұрын
warawar baaa igu taagan walbahar iyo yaab war miyaanad ka hayn😭
@asadaden
@asadaden 8 жыл бұрын
heestan seen u arki waayay, agah!
@nadiirayuusuf1116
@nadiirayuusuf1116 6 ай бұрын
Heestan aniga xaaladayda Kama turjumayso lkn gabadh aan qisadeeda ka warhayaa xalay soo gelisay tiktok teeda wlhi xoog bay ii saamaysay xaaladii indhaheeda ka muuqatay illaahay waxaan kuu waydiinayaa nolol deganaansho leh😢
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Wilashi indhahaygow wer xun kafili mayee 😢 2020✌️
@deeyoo
@deeyoo 11 жыл бұрын
One of the best Somali video song ever made,,,, well done Haataf and more Congr Wonderful Artist Idil Barkhad,,, Stolt av Dere Folks,, Hallaaa Norge,,
@hamdaali3053
@hamdaali3053 3 жыл бұрын
Kkk
@AliMohamed-dp7ot
@AliMohamed-dp7ot Жыл бұрын
Maxamed Deeyoo wiil wacaysle cade ✌
@fartunahmed2046
@fartunahmed2046 7 жыл бұрын
This song helps me a lot, it usual reduce for the stress that caused from households work or homework.
@mohamedosman-yr2zb
@mohamedosman-yr2zb 7 жыл бұрын
Fartun Ahmed samirka badi sister
@waraabehargaysa
@waraabehargaysa 7 жыл бұрын
Fartun Ahmed how is your kama sutra positions coming so far with this song?
@Bikaac44
@Bikaac44 Жыл бұрын
If u steel a live how about now are u ok
@juweriyamahad3780
@juweriyamahad3780 11 жыл бұрын
Waaw idil cumar xidigtena ee reer norwey aha Mansha allh my sweet Mansha allh heestan cadi ma ahn Wlhi første ♥♥♥♥♥♥
@sidiiqabrhamjr7942
@sidiiqabrhamjr7942 8 жыл бұрын
Www best song idil barkhad so nice talahi sawtu raxma i like this song si aan caadi ahyn the music tooo nice her voice xabeebta ayaa qayral caadi ka dhigaysa idil inaba caadi maaha siiba this song i love it😘😘💛💙💜
@abdullrisak9890
@abdullrisak9890 7 жыл бұрын
who is waching this lovely song in 2017
@juweeriyajanoaduunyonuur2585
@juweeriyajanoaduunyonuur2585 7 жыл бұрын
Abdull Risak. me too i waching this song is vary sensetivly wlahi
@hanahusseinhanahoney5859
@hanahusseinhanahoney5859 7 жыл бұрын
Abdull Risak ani hno mrwalba wn dhagystaa
@axmedyuusuf4693
@axmedyuusuf4693 6 жыл бұрын
Abdull Risak
@hamsemohamed9844
@hamsemohamed9844 5 жыл бұрын
Abdull risak i'm watching 018.01.12 14:20pm East africa S.LAND
@momethahmed1851
@momethahmed1851 7 жыл бұрын
waxan ku dicayztaa ilow mid idil barkhad oo kala ah izii lafteeda Hadaan Heli lahaa waan iskaga rayn lahaa barafkaa Holland ayaan ku dhaafi lahaa only like zi ay idil barkhad ugaadho 😂
@apdyaziizmuztafe492
@apdyaziizmuztafe492 6 жыл бұрын
mo'meth AHMED HLkaH nogu yar nqo 😂
@hudaapdirazhidofficial7225
@hudaapdirazhidofficial7225 5 жыл бұрын
Aniga ku tuzaya mid ueg 😆😆
@queenamina4932
@queenamina4932 5 жыл бұрын
Wax reebo inankeyga 😅
@caishailyas3615
@caishailyas3615 5 жыл бұрын
mo'meth AHMED
@ayanhasan8126
@ayanhasan8126 5 жыл бұрын
Mometh AHMED mad med wanagsan u wadadah ku ducaysadid hadi ad ka hadlysid quruxdida wa lagu haya lkn matahay nuci larabay
@Mustafealimohamed
@Mustafealimohamed 57 минут бұрын
13 sano ka hor ayaan c3 adeerkay lahaa ka dhagaysan jiray isagana ibaray heestan wakhtiga aqli sidaas udheer maan lahayn lkn aad ban ujecla Codka idil barkhad cawo aniga Facebook iska dhax socda ayaan arkay gabadh iska soo duubtay wakhtigan heesaha waan iska dhaafay lkn cawo xasuus ayaan galay😢❤
@aaminaabdi9088
@aaminaabdi9088 2 жыл бұрын
Wacad alle xasuus waad leedhy ♥️ wakhti kaama xishoodo
@aliomarabuukar9806
@aliomarabuukar9806 4 жыл бұрын
2020ka heestaan kama dhamaado wlhi wa fanaanada kaliya aan taageero
@jabirmohamed5410
@jabirmohamed5410 7 жыл бұрын
am proud to be Somali
@proudsomali
@proudsomali 7 жыл бұрын
jabir okash me. lol
@Xususmedia2
@Xususmedia2 7 жыл бұрын
proud somal
@nurtoomar730
@nurtoomar730 6 жыл бұрын
Mohamed kassim 8
@abdullahihareedmahamuud3466
@abdullahihareedmahamuud3466 6 жыл бұрын
Woow Nice pic huno from somaliland nice pic schön somaliland
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 4 жыл бұрын
Shame on you afrika adduunka futaday kaga taalaa Somalia yana afrika futaday kaga taalaa markaa intaad dad noqonaysaan dhuunta bilaa caleek
@user-pz6vr7wj8z
@user-pz6vr7wj8z 13 күн бұрын
Codka xabeebta leh waa codka ugu qurux badan ❤❤
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 3 жыл бұрын
Idil barkhad heesaheda heesahan ugu jecelahay ayay kow ka tahay heestani
@a.rashiidmaxamet8826
@a.rashiidmaxamet8826 Жыл бұрын
Heestan waxan markii 100 laad iyo waxa ka badan dhagaysanayaa sun/apr /2023 waxa ila jooga raga Yaquub yasiin iyo abdiqani Ali hadii aad dhaysanayso 2023 like muuji Dumarka ❤
@blackman8295
@blackman8295 4 жыл бұрын
I fall with tears in my eyes what a amazing song!!!!
@somboy8693
@somboy8693 9 жыл бұрын
Wlh gabar fanaan somali ah oo aan quruxdeeda ka helay idil ka hor ma jirin cod iyo heestaan waa i dhex qaaday i wish inaan mar ku arko love idil 3 33 33
@fatximohamed9956
@fatximohamed9956 3 жыл бұрын
Inaaaa dartiiii xiligaaan usoojedo kafikiraaayo war miyuusan kahayn
@indhojacayl3289
@indhojacayl3289 7 жыл бұрын
My favorite singer of all time Her voice is priceless Masha Allah keep it up #IdilBarkhadfan 💯✅🙏🏼
@gangg9998
@gangg9998 5 жыл бұрын
www.indeed.com/m/ Indeed
@mubarekabdi8366
@mubarekabdi8366 5 жыл бұрын
Who still watching 2019 ? farta Soo TAagta
@Mubaarik-re9xq
@Mubaarik-re9xq 6 ай бұрын
Mansha allah codka dahabiga ah idil barkhad ❤❤❤❤❤❤
@sahragacal5031
@sahragacal5031 3 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaayo 2021.♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️
@shucaybyare3231
@shucaybyare3231 5 жыл бұрын
heestan wxn dhagaysan jiray maray noloshaydu wxkhti adag so martay😓😓😓😓
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 11 жыл бұрын
Thank you all for your kind compliments...:)
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 7 жыл бұрын
Idil Barkhad wallee fannaanad, Qurux, Style, Acting intaba wey isku darsatey!
@cadarus75
@cadarus75 6 жыл бұрын
EESH CALAAA HEEEEEEES VIVA IDIL FROM HARGEISA.
@nasteho100
@nasteho100 11 жыл бұрын
Masha allah ❤ gr8 song by a beautiful singer, love it ❤❤
@MohmeT_omer
@MohmeT_omer 19 күн бұрын
Hada mad jogta😢
@HaatafAbdi
@HaatafAbdi 11 жыл бұрын
I'm really glad you liked it @MrOk AarMan. Thanks :)
@samarmohamed5715
@samarmohamed5715 2 жыл бұрын
2022 ya ila dhageysnya 😍
@Free_Man143
@Free_Man143 6 ай бұрын
Islaantaydii idil barkhat ❤️😍
@mranitoinafarax8610
@mranitoinafarax8610 5 жыл бұрын
Yaa ila dawanayo 23/3/2019 plz like isara
@umalkhayridiris6155
@umalkhayridiris6155 4 жыл бұрын
aad aad umacaatay
@dhawrzansidahooyadeed6908
@dhawrzansidahooyadeed6908 4 жыл бұрын
hada ma nooshahay 21_8-2020
@mranitoinafarax8610
@mranitoinafarax8610 4 жыл бұрын
@@dhawrzansidahooyadeed6908 mxaa inaan dinto miyaad rabtaay
@wardafyoutube2325
@wardafyoutube2325 5 жыл бұрын
Kuma wayine kalay xbb Ciid Mubarak war like ta keena 2019/06/04 talado iyo iid Mubarak 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 Жыл бұрын
Anigoo wiil yara oo dhowr io yoban jira ayuu wllky noo siraadi jiray. Hadda waxan ahay 23 waan soo raadiyay
@fariixaali7083
@fariixaali7083 5 жыл бұрын
Nabsi hayga walwaalan Wlhi warun😪😪
@nadiasalah8664
@nadiasalah8664 4 жыл бұрын
I'm still watch December 2019 yaa kale firsnayo like isar
@abdirashidyussuf7872
@abdirashidyussuf7872 4 жыл бұрын
Stillvwtchi
@villasomalia3991
@villasomalia3991 7 жыл бұрын
baalaya dhinacyada naasaha kagaa soo dhiibty allh kabaq is astur
@maxammedraage12
@maxammedraage12 7 жыл бұрын
Nawal Ahmed adaaba ka drn asi u know that gabarey
@kawsariinakordahab5726
@kawsariinakordahab5726 5 жыл бұрын
Walwalpaa igu tagaan walpahaar io yaap war miyuusan kaheyn😧😭💘
@MohmeT_omer
@MohmeT_omer 19 күн бұрын
I watched is song at night 3:58 -19-07-2024 ❤😢 Like hada iga danbeso san uso xasuustO 🎉😢
IDIL BARKHAD OMAR  - Heestii "Xanaano" Official Music Video
7:30
Haataf Abdi
Рет қаралды 1,4 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 8 МЛН
Best romatic song Mililico - Idil Barkhad (Official Music Video)
6:35
Idil Barkhad iyo Ahmed Zaki - Sawirkagu Wa Wehel  (Official Video)
7:06
Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014
7:53
SomaliNewMusic
Рет қаралды 10 МЛН
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 153 М.
IDIL BARKHAD | Beerlaxowsi | (official video) 2017
5:46
Haataf Abdi
Рет қаралды 1,3 МЛН
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
IDIL BARKHAD | Wabi Ilo Jano | (official video) 2017
6:01
Haataf Abdi
Рет қаралды 3,8 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,7 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22