Herei & liechtenstein

  Рет қаралды 92,339

Universal Somali TV

8 жыл бұрын

www.universalsomalitv.net

Пікірлер: 115
@xamdamaxamed8344
@xamdamaxamed8344 6 жыл бұрын
cabdi qurux noolow wll inta noololi.jirto alahu barkeeyo akhiriyo aduunba
@xamdamaxamed8344
@xamdamaxamed8344 6 жыл бұрын
MaashA alaah halkan waxan arkayaa wllkhay igu qaaliya cabdi xasan axmed cabdi cadaani
@elizabethfarrell9650
@elizabethfarrell9650 5 жыл бұрын
Thanks a lot for the video.
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 5 жыл бұрын
Illaah ha idin xifdiyo Somali aduunka daafihiisa ayay ku kala dayacanyihiin
@nikiyoussef55
@nikiyoussef55 Жыл бұрын
❤❤❤
@Name-dj9ck
@Name-dj9ck 7 жыл бұрын
Wadankaan 2007kii baan mar banooni kusoo ciyaaray magaalada dhan aniga iyo yar fransiis madoow ah baa kamadoobeen hhhhhhhhhhhhhhhhhh long time wali waa xasuustaa
@ismailyoung1639
@ismailyoung1639 6 жыл бұрын
gty ft5 adi france maa ku nooshahay
@maxamedcabdiraxmaan6391
@maxamedcabdiraxmaan6391 4 жыл бұрын
Wlloh leichestan baan ubaahanee numberkaaga iisoo dir .please
@msomahy9087
@msomahy9087 4 жыл бұрын
Maxamed Cabdiraxmaan ani xita hadan u socda
@abdi3473
@abdi3473 2 жыл бұрын
@@msomahy9087 matagtay mise
@zerpwron8696
@zerpwron8696 2 жыл бұрын
@@abdi3473 war maka heysaa
@mrkingv7994
@mrkingv7994 3 жыл бұрын
afsomali Waxaa loo Akhriyaa Lishten-ishtayn, Cabdisalaan hereri way ku yara adkaatay ku dhawaaqeedu,, Weriye aan jeclahay weriye Cabdisalaan Allaha ku xifdiyo
@kadaromar4548
@kadaromar4548 7 жыл бұрын
nic wadan cusub
@kainankd
@kainankd 7 жыл бұрын
Liechtenstein what is it country or village
@ahmeddeeq7377
@ahmeddeeq7377 8 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh Cabdisalaan meel walba wuu maray mashallah.
@muminali7696
@muminali7696 8 жыл бұрын
cajiib lichestintian waa markii ugu horaysay ee aan maqlo dal udhaxeeya wadamada usteriya I yo swiserland
@muniirgas2201
@muniirgas2201 7 жыл бұрын
hhhhhh boqortooyadu waxba iima jirtaba was meel nice ah
@Tafo775
@Tafo775 8 жыл бұрын
cajiib c salan herari melinba meel cusub ayaad nabareysa cimriga Allah ha kuu siyaDiyo iyo caafimad qab
@yesboss2623
@yesboss2623 8 жыл бұрын
Austria waxba iskama galin sharciga laga dhiibo wa Switzerland sida f ta iyo B da wexena kutaala iswiserland
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
Yes boss bro ma iga cawin kartaa visa ha lechestian
@samatarabdo1486
@samatarabdo1486 8 жыл бұрын
Liechtenstein waa wadamada ugu qurux badan ee adunka hadana waa wadanka 3 ee adunka ugu tajirsan efter Qatar and Luxembourg.
@amsamatarstudio
@amsamatarstudio 3 жыл бұрын
3 aad ee ugu taajirsan
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
Sqmatar bro w halkee jogtaa
@yuusufmaxamed9263
@yuusufmaxamed9263 5 жыл бұрын
Very nice
@xamdamaxamed8344
@xamdamaxamed8344 6 жыл бұрын
ana waxan ka garanaya wllkay suldaan cabdi cade
@afrisom1067
@afrisom1067 2 жыл бұрын
Wll numberkisa isii
@saidmahamud4915
@saidmahamud4915 6 жыл бұрын
Ma ahan wadanka 4raad ee dunida ugu yar, halkaa iska Hereri, Waa wadanka 6aad ee dunida ugu yar waxaa ka yar. Nauru - 21 km² iyo Tuvalu - 26 km². Waxaa tiraahdaa waa wadanka 4raad ee qaarada Europe ugu yar.
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
Said bro visa maheli karaa
@samatarabdo1486
@samatarabdo1486 8 жыл бұрын
Liechtenstein Vaduz waan uu dalxisay 2015 hadana wan unoqonayaaa
@ifjesusdiedonthecrosswhois9533
@ifjesusdiedonthecrosswhois9533 6 жыл бұрын
Samatar Abdo waar majoogtaa wll channel ka wll
@ridwanibrahim1667
@ridwanibrahim1667 5 жыл бұрын
Wr zxp cid joigta ciwaankeeda isii plz Adna waxad war ka hayso igu caawi
@farxiyaahmed7116
@farxiyaahmed7116 5 жыл бұрын
Wllo lcgta ku dalxiiseyso mad masakinta ku sadaqeysatid ana og ajar aya ka heleysaa
@muhandizby1886
@muhandizby1886 5 жыл бұрын
Farxiya Ahmed 🤣🤣🤣🤣🤔
@ramaas5896
@ramaas5896 3 жыл бұрын
@@ridwanibrahim1667 ana jogo dagn
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 8 жыл бұрын
Anaa US nacay Sharci iyo caydh 5000 Dollar ma I siinayaan.bishii
@germanytoday4245
@germanytoday4245 6 жыл бұрын
wr kan wadan maaha iga kexee
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 7 жыл бұрын
Waxaan kunoolahay Feldkirch dhalinyaradaan oodhan waagaranayaa Austria baynoogu yimadaan
@aziiz94
@aziiz94 5 жыл бұрын
Anigaba Vorarlberg Aya kunonalhy mar Aya shirkad dalkaas laga leyahy shaqo ahan iso wacen madama isku dhawnahy lkn wa mar an shaqo helay , lkn rag bdn asxaab nahy Aya jiro o liechtenstein u shaqo tago mar ina booqasho ku tago Aya rajeyna dalkaas cajiibka o adka u yar
@farsadtv8910
@farsadtv8910 5 жыл бұрын
37,000 xaafad Laascaanood ka mid ah bay ku noolyihiin tanina waa waddan .
@FaratoonAcademy
@FaratoonAcademy 4 жыл бұрын
Farsad TV 😂😁
@salaadnaxar308
@salaadnaxar308 4 жыл бұрын
Sodiin KO imaadaa igo caawiya wll talyaaniga ayaan joogaa
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
Sweden ha tegin caruurtaa lagaa qaadi
@afrisom1067
@afrisom1067 2 жыл бұрын
Wll qofki joogo haila soo xariiro fadlan
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
Waa dad aad u yar markaa wadankooda waa laga qaadayaa. Soomaalidu dhaqan malaha yaanay sharci siinin soomaalida
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Adigu maxaad tahay shit
@ashkiraanihassan6837
@ashkiraanihassan6837 8 жыл бұрын
walee looma xiisaayo wadankaan
@deqodegen6072
@deqodegen6072 8 жыл бұрын
Talyaniga dadka. Jogoow ku so aruura la idin celin maye kkkk anahubo 3 sano an ku nola aniga iskeyga uga so tagay
@ifjesusdiedonthecrosswhois9533
@ifjesusdiedonthecrosswhois9533 6 жыл бұрын
Deqo Degen wll koley xili horay ahayde bal waran oo Waran
@ridwanibrahim1667
@ridwanibrahim1667 5 жыл бұрын
Deqo Degen abyo adoo mahadsan War iga sii wadankan yar ka ah
@wajaawajaa3558
@wajaawajaa3558 5 жыл бұрын
Asxbey idin imaaday
@hamsejama2375
@hamsejama2375 4 жыл бұрын
@@wajaawajaa3558 hhhhhh miyaa Timi so dhowow wllo
@Tafo775
@Tafo775 8 жыл бұрын
c salaam herari ka hor ma maqalba
@germanytoday4245
@germanytoday4245 6 жыл бұрын
wr iskaga taga 30sano macquul maaha sxb
@AbdiYusuf-nm5ue
@AbdiYusuf-nm5ue 7 ай бұрын
😂😂 Yaaab
@AbdiYusuf-nm5ue
@AbdiYusuf-nm5ue 7 ай бұрын
Haddaa naag ka guursato dalkaan u dhalatay waxaa ku qaadanaysaa 5 sano.
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 6 жыл бұрын
War waa ninkii Naxar
@cllahikhalifxirsibulxan
@cllahikhalifxirsibulxan 6 жыл бұрын
horta faraha la aan mala galikaraa
@hamzajrbudull2864
@hamzajrbudull2864 6 жыл бұрын
Waxaaan kaaa codaanayaaa wllo cabdilaahi hereri maxaaa lagaga hadlaaa luuqad waydii
@shaaficiabshirmohamed501
@shaaficiabshirmohamed501 6 жыл бұрын
Hamza Budull Deutsch
@mrkingv7994
@mrkingv7994 3 жыл бұрын
Af Jarmal/Deutsch nasakhan sida afjarmalka Swiss-ku ku hadlaan, Afjarmal la kufsaday
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
@@mrkingv7994 😂😂😂😀😀😀
@salaadnaxar308
@salaadnaxar308 4 жыл бұрын
Wadankaan waan imaanaa insh alh
@hamsejama2375
@hamsejama2375 4 жыл бұрын
Noo kaalay
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
@@hamsejama2375 majoogtaa wll anaa usoo socdee
@yareali4353
@yareali4353 4 жыл бұрын
Waligay ma maqal wadankan cawa ka hor
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
Cadaanka lama gaadhayo ha ku daba jajabina
@farsadtv8910
@farsadtv8910 5 жыл бұрын
Lishtistaan buu yidhi Hareeri laakiin magaca sida saxda ah loogu dhawaaqo Somali ahaan waa Lishtenistaaan .
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
Sida Afsoomaali ahaan waa loogu dhawaaqo waa lishten-isteyn
@ahmeddhourre9141
@ahmeddhourre9141 7 жыл бұрын
Liechtenstein Waxaa Ka Fiican Luxembourg Waana Wadan Boqortooyo Waxa Uu Ku Yaalaa Inta U Dhaxeysa Belgium, France Iyo Germany Waana Wadan Qani Ah Luxembourg Ku Soo Yaaca Asxaabul Italia Austria Iyo Germany Belgium Iyo Holland Waxaad Ku Dhiban Tihiin Wadamadaas
@ismailyoung1639
@ismailyoung1639 6 жыл бұрын
Ahmed Dhourre sxb Adi Luxemburg maa joogtaa bro
@kadaromar4548
@kadaromar4548 7 жыл бұрын
heshiiska Farha waykujiirtaa hada
@kadaromar4548
@kadaromar4548 7 жыл бұрын
the following document untitled by Gmail
@mustafaabi2471
@mustafaabi2471 5 жыл бұрын
Never heard of this country. Waligay mamaqal.
@mrkingv7994
@mrkingv7994 3 жыл бұрын
Aniga oo Lunsan oo Tuulo Germany ah u socda oo jidka keliya ee loo maraa swiss yahay baan is idhi Autria xageeda ka Gal , markaasaan wadankan yar dalaq soo idhi, 1995/96 baan u malaynayaa inay ahayd, waxaan u socday Lorch oo Germany ah laakiinse swisska lasoo dhex maro,waxaa deganaa Boqor Raabi oo Boqorada/Salaadiinta Hargeysa ah , xasuus baraf badneydaa
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
@@mrkingv7994 Lörach ninka hadda dagan kawaran 😂 1995/96 waad soo jabtay bro
@Katishire114.
@Katishire114. 8 жыл бұрын
Hhhhhhh
@neyruusnalkageesnews7056
@neyruusnalkageesnews7056 6 жыл бұрын
Fadlan inta iga dambeeso subscribe isara chanel kaan adiinko mahad san
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
Soomaalida ayaa imika danbiga bilaabidoona. Hadaanay dib isaga soo celin
@muhandizby1886
@muhandizby1886 5 жыл бұрын
Ilhan Hassan 👍
@MrVapi23
@MrVapi23 8 жыл бұрын
dublin miyuu kujiraaa yaa xog dheerad ka haya
@sdayib
@sdayib 8 жыл бұрын
waa uu ku jira dublin iyo schangay
@mustafaomarabdi7559
@mustafaomarabdi7559 2 жыл бұрын
Kan wadan maahn 32 sano iyo dhalasho hadaan 33 sano jiraa 🥹🥹
@Katishire114.
@Katishire114. 8 жыл бұрын
Leichtenstein maa rabtaan inaad wax ka ogaataan cantact mii😀
@ilmiali8482
@ilmiali8482 8 жыл бұрын
walaal Ruun waan ku salaamay ee fadlan waxrbixin ma iga siin gartaa dalkan Leichtenstein Mahadsanid.
@cusmanmohamoud1414
@cusmanmohamoud1414 7 жыл бұрын
Ruun faarax warbixin igasii
@cusmanmohamoud1414
@cusmanmohamoud1414 7 жыл бұрын
Ruun faarax warbixin igasii
@hamzajrbudull2864
@hamzajrbudull2864 6 жыл бұрын
Ruun faarax haaa anigaaa Raba inaan aado wllo markaaa miyaad kawar haysaa wllo markaaa iisoo jawaab ama waxaan kaaala xiriiro iso qor
@ridwaanabdulkadirhassan9117
@ridwaanabdulkadirhassan9117 5 жыл бұрын
Haa sxb
@jamillamohammed9546
@jamillamohammed9546 8 жыл бұрын
Ruun faarah ma meesha konooshahay.xagee lagala soo xarira send adreskaga.
@hudeyfaa.7704
@hudeyfaa.7704 8 жыл бұрын
+Jamilla Mohammed qarash imisa ayad bixinaysaa
@sadecalimohamed2786
@sadecalimohamed2786 5 жыл бұрын
Wariye Hareri ukrain ka diyaari warbixin
@Name-dj9ck
@Name-dj9ck 7 жыл бұрын
somalilander refugee not Somali refugee,
@moulidismail8191
@moulidismail8191 7 жыл бұрын
Somalilanders aren't Somali? WTF we r?
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 6 жыл бұрын
9.8 somaliland ku cuntay waa all somali
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
Wadankaa bassport somali maku tagi karaaa visa
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 2 жыл бұрын
Ala iska joog kani wadan maahane wadamada kle iska aad
@ahmedhusseinabdullahi5336
@ahmedhusseinabdullahi5336 2 жыл бұрын
@@sakariyeabdi9046 wll visa yurub yaa iga caawinkaro
@intelligenceprimecapital9265
@intelligenceprimecapital9265 7 жыл бұрын
FADLAN WALALAHA SOMALIYEED QOFKII MACLUMAAD KAHAAYO HALANA WADAAGO IN AY DUBLIN KURTO IYO HABKA SHARCIGA FADLAN 8 SANO AYAAN WAREGAYAA WALINA MA CAGA DHIGAN FADLAN WAXAAD KA TAQAAN LANA WADAAG THANKS
@rahulsharma3353
@rahulsharma3353 6 жыл бұрын
FAAFAN NEWS MEDIA sxb 2009 anaa soo maray dublin kuma jirin markii hore lkn markii dadka ku soo bateen ayey faraha la wadaageen swizka ayaga ayaa u soo baaro marka waa intaas somaalidiina weey kawada ordeen
@neyruusnalkageesnews7056
@neyruusnalkageesnews7056 6 жыл бұрын
+rahul sharma walal ado raliya hada faraha me lawadagde yurub aqbar iga sii tell lumbar +393511223229 Wlhi Italy ku wareray
@OsmanYare-yd5is
@OsmanYare-yd5is 3 ай бұрын
Asc
@zakariyeabdikarin7008
@zakariyeabdikarin7008 2 жыл бұрын
Hhhh dadkii duufaanta ahaa!!
@jamillamohammed9546
@jamillamohammed9546 8 жыл бұрын
Aniga xog dherat an ka rabaa
@omarshafin4736
@omarshafin4736 2 жыл бұрын
Kubada acta waxaririsa dadka,
@xasanibrahim163
@xasanibrahim163 8 жыл бұрын
wadan lagu nolaan karo maha 15 sano ayaa magan galayo dadka lagu siiya
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 8 МЛН