Hereri iyo Ethiopia Part 4

  Рет қаралды 57,966

Universal Somali TV

5 жыл бұрын

Пікірлер: 66
@rashiid187
@rashiid187 5 жыл бұрын
Dreamliner waxa la tartanta Airbus A350 not A380 Ethiopian waxay leyihiin 10. 10 Kalena way u maqanyiin. AIRBUS ayaa ka tayo wanagsan Boeing. 787 dreamliner waa cilad Bidhan side fuselage, landing gear iyo baterigoo oo overheating sameya. Wan ogahy oo Aircraft maintance ayaan bartay.
@sacdiyaidiris7935
@sacdiyaidiris7935 4 жыл бұрын
Dalka ku soo laaboo dadkaaga uga faa'idee. Adoo mahadsan.
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
@@sacdiyaidiris7935 Soomaaliya ma laha diyaarado markaa shaqo ka ma helaayo xirfaddiisa.
@abdiwahab-sheikh
@abdiwahab-sheikh 4 жыл бұрын
Weli barnaamijkan mid ka fiican oo qof soomaali ah diyaariyo maan arag kana macne weyn oo wax badan lagala dhex bixi karo runtii hadaan damco inaan koobo faa'iidada ku jirta maaha mid qoraal lagu koobi karo thank you hereri
@abdiwaliaadan3491
@abdiwaliaadan3491 5 жыл бұрын
hhh xayraan oo dhan waaa gadaal.ku lahaa hareeri zxb qli guulayso
@abdiwelifarax6458
@abdiwelifarax6458 5 жыл бұрын
Waan taageer sanahay shirkadda diyaarada Ethiopia airlines maxaa yeelay waa taan ugu tayada fiican
@duranabdo90
@duranabdo90 5 жыл бұрын
Ethiopia is a great emblem of Africa.
@bodeamir4484
@bodeamir4484 2 жыл бұрын
i guess im randomly asking but does any of you know of a method to get back into an Instagram account? I stupidly lost the account password. I appreciate any tips you can give me
@smjkahin5454
@smjkahin5454 5 жыл бұрын
Abdisalan hereri weriye karti badan barnaamijkan iyo kuwa kaleba ee la midka ah way na anfaceen wanan ka helnay , Alle mahadii ka dib waa ku mahadsann yahay sida uu nooga haqabtiray waayaha diyaarada ETA
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 жыл бұрын
The DC3 had regular passenger seats. The military version of DC3 the famous C47 troop carrier had seats that faces eachother. Perhaps Ethiopian airline painted C47 and used it as civilian passenger plane. When WW2 ended, American military possessed a large number of surplus military planes. Many of them became scrapped metal. Others were sold to third world countries. Jet engine planes became the dominant choice. Piston engines were thing in the past by 1950s
@saccdiyamahmed2975
@saccdiyamahmed2975 4 жыл бұрын
Mashalah """Wallhi"""Wan,,,Racay"""Diyarada"""way ,,Diyarsanthay,,,,Mashalah """Weye"""""Ithoibiya""""Hormar"""Wacan
@mahamedabdilahi2122
@mahamedabdilahi2122 4 жыл бұрын
C/laan hereri waa nin jira waxbuu noo iftiimiyey alle ha ku dhawro
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 5 жыл бұрын
Waa dad naga horeeya..
@mubaarigcabdilaahi5216
@mubaarigcabdilaahi5216 3 жыл бұрын
Hereri ayaaba inagu filan markay noqoto inaynu wax ka ogaano dunida rabi haynoo daayo
@abdisamedmohmoud6050
@abdisamedmohmoud6050 5 жыл бұрын
Nice documentary
@caatoahmed4225
@caatoahmed4225 5 жыл бұрын
Maku wasaa
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 3 жыл бұрын
Great content
@Wonderer224
@Wonderer224 4 жыл бұрын
Guul gaara Ethiopian airlines. Iyadaan raacaayaa hadda ka dib intaan carab iyo qurun aan raaci lahaa. Iyagaa na xiga dhalasho iyo deris ahaanba.
@mohamethdiyaskaofficial8924
@mohamethdiyaskaofficial8924 2 жыл бұрын
Macha allh warbixin xiisadaheda wadata
@saeedofficial
@saeedofficial 3 жыл бұрын
I wish also 🇸🇴 somalia will get many planes like Ethiopia 🇪🇹 somalia god made us massive and strategy earth
@cladiifcabdilaahi5253
@cladiifcabdilaahi5253 Жыл бұрын
Waa warbixin qiimo badan
@ahmade.h5660
@ahmade.h5660 3 жыл бұрын
From,Oslo Norway Waxan Ethopia Airlain ahayn maraaco
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 11 ай бұрын
Dalxiis haddaad Rabto ha ka harin Harari maanta waa Zanbiya
@hashiabdi8273
@hashiabdi8273 5 жыл бұрын
Intaan iscunaynaybuu ragna halka maraya soomaali duli
@mahamedabdilahi2122
@mahamedabdilahi2122 4 жыл бұрын
Xayraamoo dhamina halkaasuu fadhiisanayaackkkk
@CabdirisaaqSulaymaan-yv4kd
@CabdirisaaqSulaymaan-yv4kd Жыл бұрын
I want a passport
@aduunchannel3008
@aduunchannel3008 4 жыл бұрын
Hereri rabi hanoo kaa daayo macalin
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 жыл бұрын
Siyaad bare hadee uuna dagaalkii 1977 galin somalia wax badan ba u qabsoomi laha
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 жыл бұрын
Mr. Hereri North Korea aad.
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
SAXAFI ABDISALAN HERERI WARIYE CAALAMIYA HALKA KA SII WAD WA IN WAX LAGA BARTA CAALAMKA SIDAY U NOOL YIHIIN IYO SIDA TARIIKHDA LO ILALIYO
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
Somali Airlines will come back 2020 as minister said
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
SOMALIDU WA INAY WAX KA BARTAAN SIDA DALKA LOO ILASHADU IYO DOWLADNIMADU QIIMAHA AY LEESAHAY BAL EEG CAALAMI WAAR RAJEENA AIR SOMALI INAY DHAWAN SHAQAYSO
@umusalman1037
@umusalman1037 5 жыл бұрын
ilaahow xeeraanimada naga saar 😁
@caatoahmed4225
@caatoahmed4225 5 жыл бұрын
Ilaahay naku xaay
@Mass998
@Mass998 4 жыл бұрын
😂 😂 😂 😂 😂 Ameeen
@farahahmed2217
@farahahmed2217 4 жыл бұрын
Waxaa aad iisoo jiitay horumarkay gaadheen etopiya waxanse aad uga xumaaday dibu dhaca inagu dhacay iyo inaynaan bais ogayn waxase kasii daran inaan laba hadalhayn😭😭😭😭
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 3 жыл бұрын
Laakin waa ka fur furanahay deriskeena. In aan furfurno weeye. Waa waajib.
@inantareerka1103
@inantareerka1103 4 жыл бұрын
Kaa ladan iyo ka xayraanka ahina same destination ayay tagayaan same time.. sadly ka ladani kama hor marayo🤪🤪
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 3 жыл бұрын
Hhhhhh inanta reerka waa inanka reerka oo aad ka qosliey hhhhhhh😁😋
@haydar378
@haydar378 2 жыл бұрын
Hotel 5 star ah iyo ka xayraanka waa laga soo wada too daa laakiin waa kala raaxo badan yahiin.. gaadhay luxury ah iyo mid Javan way wada socdaan laakin way kala raaxo badan yahiin markaa qof walba jeebadiisu waxay u goyso ayuunbuu isticmaalaa
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Guul wacan ethopea
@ame3nksri303
@ame3nksri303 5 жыл бұрын
Xaayaran oo dhani xaga dabe HHH Meel walab kala sareen HHH Cl salna Hereri dawasho Viicni
@maxamedwali6541
@maxamedwali6541 3 жыл бұрын
Subscribka ii saara asxabey
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889 Жыл бұрын
Waxa nala deris ahyd xadaarad guun ah anagoo reer guuraa ah markaasaa halkii aannu dhinacna ka feejignaaanlahayn dhinacna kafaaiidaysanlhyn oo waxka baranlahayn baannu dagaallo bilaa hadafa ku qaadnay, oo dadkayagii ku hallignay bilaa macne, taasina waaa tabaalaha wakhtiga tii nasoo martay
@yuuyu114
@yuuyu114 5 жыл бұрын
Soomaalida Dinta iyo Qabiilka ayeey xoojisay Dunidan ma iyagaaba wax ku fali Ethiopia ilbaxnimda ayeey horumarsatay
@caatoahmed4225
@caatoahmed4225 5 жыл бұрын
Somali anagaa wasnaa
@caatoahmed4225
@caatoahmed4225 5 жыл бұрын
Waxaan nahay somali Ethiopia
@ibrahimhassan6802
@ibrahimhassan6802 4 жыл бұрын
@@caatoahmed4225 adiga le waaye
@saccdiyamahmed2975
@saccdiyamahmed2975 4 жыл бұрын
Somali ithibya
@apdiraxmanmuuse2581
@apdiraxmanmuuse2581 4 жыл бұрын
wa barmamij runtii aad ufiican lagana fa idaysankaro 100%kiiba
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 5 жыл бұрын
Somalido aakhro bay u shaqaystaan ku siyaado aduunka
@mukhtarabdi1224
@mukhtarabdi1224 5 жыл бұрын
Wariye rug cadaaya c.salaan harari
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Somali Airlines Xilimay Ahyd horta
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 4 жыл бұрын
1963 sxb lkn ha i xasuusin waataynu cunayo
@9941683
@9941683 5 жыл бұрын
1946 aaaaaa iyo diyaarad kkkk somalidu markaana
@somalistories5037
@somalistories5037 5 жыл бұрын
Somalidu markaa baabuur may aqoon xitaaa😂😂😂
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 3 жыл бұрын
Some beri saluto khaakhaanyaasha
@abdirisaqmahamed5418
@abdirisaqmahamed5418 4 жыл бұрын
Ismaaciil.herari.barnamijyo.waxtaraya.dabcan.xataa.wadamada.ayaad.dhawsmadooda.ayaad.baranaysaa.universal.waad.mahad.santihin.inkasta.oo.idin.yara.caayo.laakiin.tv.dhamays.tiran.hore.u.socda.guuuul
@mubaarigcabdilaahi5216
@mubaarigcabdilaahi5216 3 жыл бұрын
Hereri ayaaba inagu filan markay noqoto inaynu wax ka ogaano dunida rabi haynoo daayo
@mubaarigcabdilaahi5216
@mubaarigcabdilaahi5216 3 жыл бұрын
Hereri ayaaba inagu filan markay noqoto inaynu wax ka ogaano dunida rabi haynoo daayo