Hereri - Qurbajoogta iyo Beeraha Qaybtii 4AAD

  Рет қаралды 167,246

Universal TV

Universal TV

2 жыл бұрын

Hereri - Qurbajoogta iyo Beeraha

Пікірлер: 250
@hodanshirechannel3418
@hodanshirechannel3418 2 жыл бұрын
Reer Somaliland guulaysta from Qardho
@xidigchannel5826
@xidigchannel5826 2 жыл бұрын
War adigo qardho joga dhulku uduga dhulki baraky sana ba ledahy idor kuleysta hadalkisa kula xamar balayga sowaca sawaxan ku dhahy adigo xamar joga ba timiri iweydin San kuiri anga ba nagu ma filia ader adigo harweyn haysta ba idor ledahy gulysta
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 жыл бұрын
Thnx bro saldanada
@ibraahimaliaspro8334
@ibraahimaliaspro8334 2 жыл бұрын
@@xidigchannel5826 kkkkkkk xamareey ha xanaaqin waa wax yaroo aanaan idinsoo gaadhsiin karayne sida muuska ayaanu idiinku soo rari lahayne kasoo qaad bariiska yare aad beertaan
@nuraali7610
@nuraali7610 2 жыл бұрын
Rabbiyow nabbad iyo barwaqada iyo nicmada uu siyadi somaliland aamin
@rajoplantawakul2118
@rajoplantawakul2118 2 жыл бұрын
Amen
@aminamohamed9010
@aminamohamed9010 2 жыл бұрын
@@rajoplantawakul2118 Aamin yaa Allah
@mohamedabdi1903
@mohamedabdi1903 2 жыл бұрын
BILE XIRSI CIID XAMAR AMA MUQDUSHO AYAAN KAA SALAMA BARBARA WAAN KUUGU IMANAA INAAN WAX KAABARANO
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 2 жыл бұрын
❤️
@fuwaascabdala9068
@fuwaascabdala9068 2 жыл бұрын
Waa beentaa reer waqooyi reer xamar iska dhigaya tahay cid kaa caqli yar ma jirto sorry waad cuqdadaysan thiin
@aminaserar9449
@aminaserar9449 2 жыл бұрын
Maxamed waan ku salaamay, aniguba waan jeclaan lahaa inaan booqdo Bile & beertiis cajiibka ah!!! Maxamadaw ma tagtay oo ma booqatay wali?
@aminaserar9449
@aminaserar9449 2 жыл бұрын
Maxamed waan ku salaamay. Aniguba aad baan u jelaan lahaa inaan booqdo beerta timirta ee Bile Xirsi Ciid oo aadka u cajiibka ah!!!!! Tabintan Hariiri waqti baa ka soo wareegtay ee Maxamadaw ma booqatay wali ⁉️
@DhagaxKure
@DhagaxKure 2 жыл бұрын
Somaliland's future is looking bright mansha Allah
@qalbigasaaxiibkiitheemossi4119
@qalbigasaaxiibkiitheemossi4119 2 жыл бұрын
AlxmdullillaH🤲
@Easy_way1
@Easy_way1 2 жыл бұрын
Somaliland wa Maamul Gobaled Somalia ka tirsan,
@sagalhirsi2284
@sagalhirsi2284 2 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴
@abdirahmanabdi4108
@abdirahmanabdi4108 Жыл бұрын
Hada future side waye?🤔
@halimali8389
@halimali8389 10 ай бұрын
@@abdirahmanabdi4108i aamin its brighter than ever. Our dollar is now more intentional and investment increased. If you think Somaliland is not for all Somali people, you are mistaken. And Laascanood might just bring about recognition in 2024 (even though I wouldn’t want it).
@rodajama7111
@rodajama7111 2 жыл бұрын
This is the only way how get out poverty,. Way to go.
@maxamedxaashi1647
@maxamedxaashi1647 2 жыл бұрын
8you
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 2 жыл бұрын
I admire how mr. Hereri always presents a basic questions.
@abdifatahahmed5242
@abdifatahahmed5242 2 жыл бұрын
Mansh Allah waa horumar caafimaad qaba iyo isku-filaansho qaran. S/L
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 2 жыл бұрын
Masha Allah. Dadkani waa dad hal abuur iyo wax Soo saarba leh waxay kaliya oo u baahanyihiin aqoon korodhsi iyo maal-gelin.
@zakariasharifmohamedfrance5754
@zakariasharifmohamedfrance5754 2 жыл бұрын
سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنه عرشه ومداد كلماته.
@abdikadirissack5486
@abdikadirissack5486 2 жыл бұрын
❤️سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزينة عرشه ومداد كلماته
@aadenbeder
@aadenbeder 2 жыл бұрын
Congratulations awoowe Bile Xirsi Ciid you have done remarkable job. Markhaatibaan ka ahay tacabka iyo dedaalka aad gelisay beertaada Biyo guure
@ahmedadan2745
@ahmedadan2745 2 жыл бұрын
mashallah guul.somalilabd
@maxamedsamriye3813
@maxamedsamriye3813 2 жыл бұрын
ما شاء الله Allah hakuu barakeeyo beertaada Bilow.
@hibonour9657
@hibonour9657 2 жыл бұрын
Mashallah tabaarakallah well done and keep going good job
@daaniyahali6295
@daaniyahali6295 2 жыл бұрын
Masha allah from puntland guul Somaliland
@saidjama4581
@saidjama4581 2 жыл бұрын
What is puntland
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
Waa tabacii snm guuul guuul . Walee isaaq duriyadu waa qoomiyad jirta bal eeg dalkoodii ayau xoraysteen hadana wax so saar iyo dowladnimo hurumar ayay u jeesteen dhamaantood . Bulsho xariiira weeye oo aan gumaysiga qaaday guuuul guuuul . Ila cayanaba saraar .todheeer qalbeedla bari sanaag waad yaabaysa siday dadku u dadaalayaan guuul
@abdirazaqabdulle5467
@abdirazaqabdulle5467 2 жыл бұрын
Mashallah waa nin aqoon leh aftahana ah yaqaana sida loo gudbiyo war bixin. Allah ha ku guulaysiiyo Aamiin.
@feysalmuhumed1392
@feysalmuhumed1392 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Allaha ubarakeeyo Bille waa uu dadaalay kudayuushuuna mudanyahay Abdisalaan Hereri Adiguna waad kubmahadsantahay soo gudbintaada Qiimaha badan.
@kederhagy3751
@kederhagy3751 2 жыл бұрын
Thank you Abdisalam Hereri and universal Tv for this coverage SomaliLand is paradise all it needs investing and hard working inshalla we do not need importing food
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 жыл бұрын
Eng. Osman abdillahi ali Mudane cumar waa ruug cadaa , waxa uu ahaa macallim sanadkii 1973. Cid uga roon cumar degmada cadaadle. Mudane cumar waxan kaa salaamaya qalbiga. Waa gargaare saaxiibkii, cabdikhadarna waa la shaqayn jirtey.
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 2 жыл бұрын
maasha allaah allaha ubarakeyo berta
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
Duriyada barakeysan.allow dhowr . Balanteenu wa hurumar .iyo dowladnimo
@user-zr9eh3xl7b
@user-zr9eh3xl7b 2 жыл бұрын
Maa shaa allaah waa Namco ilaahay nasiiyay alxamdulilaah ilaahaw nagaga dhig kuwii arkaa nimcada dhax taala dhulkeena qanigaa aamiin
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
I love it ❤
@kenyattalibaaxlaaleys2754
@kenyattalibaaxlaaleys2754 Ай бұрын
Maasha allaah Adeer bile Xirsi ciid alla hakuu barakeeyo ganacsiga beeraha Aamiin Aamiin Aamiin
@noormohamed9317
@noormohamed9317 2 жыл бұрын
I love this country,specially Borama city
@munaaden9549
@munaaden9549 2 жыл бұрын
Masha Allah Ilaahay ha kuu siyaadiyo
@yasminhusein1195
@yasminhusein1195 2 жыл бұрын
Maashaa allaah maanta waxaan ku waa bareeystay farxadan walaalo qaali reer koofur hadeeynu nahay waxaan idin leenahay hormar wacan walaalaheen soomaaliyeed cadoow shisheeye yuu naga dhax faa ideeysan ee qalbiyadeena ilaahay aan ku xirno aad baan idiin jeclahay salaadiin soomaaliyeed nhoray u socda
@ibraahimaliaspro8334
@ibraahimaliaspro8334 2 жыл бұрын
ISMA DIIDANINE DAWLADA UUN INOO KALA SOOCA WAX KASTA WAAN KU HESHIIN KARNAA LAAKIIN XUKUN MAYA
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 2 жыл бұрын
Cabdisalaan Hereri barnaamij uu duubo oo aan nafteyda farxad galin ma arag, aad iyo aad ayaad u mahadsantey, reer biyoguure guuleysta wax soo saarka wanaagsan
@fatimaelmi5360
@fatimaelmi5360 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah, Allow soomaali gajada dhafi oo wanaga dalkooda iyo barwaqadisa tus oo bar.Ameen
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
Aamiin yaa raxman
@mrx2700
@mrx2700 Жыл бұрын
masha Allh Allaha barakeeyo mid meela badan gaadha noqo isha allh
@zakariasharifmohamedfrance5754
@zakariasharifmohamedfrance5754 2 жыл бұрын
Masha Allah tawarak guul iyo gowanimo dhameestirin Allah wafujiyo.
@anabfarah6103
@anabfarah6103 2 жыл бұрын
Asc bilow beeraha Allah idiin barakeeyo adaan baan ugu riyaaqey sida aad isugu xilqaanteeen
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
manshaa Allah tabaarakallah fil baraka bithmillaah aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahayi wax soo saarka wadankeena waa farxad aad iyo aad usarayisa and absolutely it's a beautiful
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 7 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤❤
@ismailmahamed
@ismailmahamed 2 жыл бұрын
Bile adeer Allah ha ku barakeeyo beertaadan wanaagsan
@jabiyemedia1731
@jabiyemedia1731 2 жыл бұрын
Allah ha u barakeeyo amiin ana waan ku talo jiraye Allah ha ii fududeeyo amiin
@aduunchannel3008
@aduunchannel3008 2 жыл бұрын
Masha allah allow dadkayga ka dhig mid waxsoosaar leh aamin
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 2 жыл бұрын
Maasha alaah wale wa wax qabad fiican.hore usoco
@doormak2019
@doormak2019 2 жыл бұрын
Can't believe this is Somaliland. Mashaallah the future is bright
@yasminali3269
@yasminali3269 2 жыл бұрын
Maansha Allah Timirta aad ugu tabca waa khayr
@abdullahiali3369
@abdullahiali3369 2 жыл бұрын
Masha alaa somaliland abudhabay baan jogay 85 tibirtaanu goosan JIRAY gacantas anagoo badan wada day ku teed San tahay biyaanu ku cabi JIRAY wax gaa joonaya lama arkeen
@Kingnasser7
@Kingnasser7 2 жыл бұрын
Waaaw❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💎
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 2 жыл бұрын
Masha Allah. Haka daalin wax soo saarka aan horumar gaarnee. Baayacmushtarkana yeynaan siyaasadeyn. Haddii Reer Muqdishu waa in laga iibiyaa. Mahadsanid.
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Siyaasadba Maaha wax iibku ee way yaryhy ayuu yiri oo ma gaadho dadka joogaba
@alihuseein9422
@alihuseein9422 2 жыл бұрын
In badan ayaan sugaayey waa ku mahadsanyahay Abdisalaam Hereri tawintiisa tooska ah Alle waxaan ugu baryayaa in uu hamiga uu leeyahay Alle u rumeeyo
@apollo-rn2mu
@apollo-rn2mu 2 жыл бұрын
somalilan waa dowlad hadaan nahay rer KOONFURTA yaman waan taager san nahay wadanka somaliland
@ahmednurgele4356
@ahmednurgele4356 2 жыл бұрын
Wiiilka miskiiin ka ah hala xushmeeeeyo wlhi aaad baaaan ugu damqaday in uuu laantaaas Hal gacan kor ugu hayo daqiiiqado intaaas le’eg idin kuna sheeeeko ayaad ku dhex qabsateeen😭😭
@cabaasemaxamed3158
@cabaasemaxamed3158 2 жыл бұрын
Maa sha alaah Alaha kuu barakeeyo. Masaa kiintana. Wuxuun ku sadaqay. 10geedna hanoqotee. Makruub
@zakariasharifmohamedfrance5754
@zakariasharifmohamedfrance5754 2 жыл бұрын
Masha Allah tawarak guul iyo gowanimo
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 2 жыл бұрын
dadkii fikirkooda iyo hal abuurkooda soomaliya ku kala socotay waa dadkan, allaha halakeeyo kuwii dadkaa inaga dhibaateeyey ee ku kalifay inay yiraahdaan gooni baan idinka nahay, allow u barakee dhulkooda kuna dhawr.
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
Imika laftigeda wanu jecelnahay umada somaliyed meel Warboy joogan
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Mashalllah oday fariida alleh ha ku barakeeyo sanay nafqo saxa kuleedahay marka kale waa waxa warshad soo martay ma faido leh ta warshada soo martay timirtan geedka ka soo goda sax ah oo all vitamins ku jira saas ku suuq gee aduunka timirta ugu jecelahay tawarshada 3 midhkama badasdo tan kiilo waa cuni kara kama dhargaysid walee
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 жыл бұрын
waa inay dawuladu idin caawis waayo wax soo saarku waa number one nolosha iba Adamka well done Bily
@museadan2109
@museadan2109 2 жыл бұрын
Maanshallaah waxan anigu mr bile ku darilahaa digadu waxay ka ceelinaysa qudhanjada oo qudhanyadu digada way ka fogaata waayo way kugubatah.
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh 2 жыл бұрын
Masha AllaH .... Sidaaas ayuunbayno kaga bixi karna dawarsiga gaalada ama wax yaaabha aya inoo soo dhoofiyaan .
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 2 жыл бұрын
ما شاء الله أسد الصومال وسيدهم
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 2 жыл бұрын
Ganacsatada waa weeyn ee reer Somaliland waa in eey maalgaliyan beeraleeyda ufududeeyan siinta lacagaha deeyntaa oo bilaa dulsaar ah no interest
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
DADKA SOMALILAND WAA DAD QALBI FIICAN . BEERIHIINA WA U SO JEESTEEN
@ijabohussen3586
@ijabohussen3586 2 жыл бұрын
Manshaa'Allah, hore usocda waxwanaagsan waaye, beeraha dhaqaalena wayleeyihiin quruxna wayleeyihiin.
@abdisalamibrahim3173
@abdisalamibrahim3173 2 жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد
@mustafefarah7711
@mustafefarah7711 2 жыл бұрын
Masha allah waa xidhibanki qalbiga ficna Waa xildhiban iman qaba
@fadumosaed9317
@fadumosaed9317 2 жыл бұрын
Mashallash
@issamuhamed7952
@issamuhamed7952 2 жыл бұрын
Wonderful soon I will start my farming livehood InshAllah
@flames9027
@flames9027 2 жыл бұрын
Do it mate
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 2 жыл бұрын
Where
@issamuhamed7952
@issamuhamed7952 2 жыл бұрын
@@habilgaraad2441 Kenya at nfd
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 2 жыл бұрын
Maasha allaah tabaaraka laah
@hamdaabdi8060
@hamdaabdi8060 2 жыл бұрын
Inshaĺh Beeraha wa Meshan wax ka Qaban dòno
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 жыл бұрын
Maasha Allah allaha barakeyo
@safamarwa3597
@safamarwa3597 2 жыл бұрын
Dadka soomaaliyeed waa barwaaqee dadku haku qancaan
@mohamedabdi160
@mohamedabdi160 2 жыл бұрын
Macha Allah guul berbera allow ubarackee
@yonissayid6793
@yonissayid6793 2 жыл бұрын
Maanshaa allaaah
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 2 жыл бұрын
Masha'a allaah. Bile xirsi iyo Cabdishakuur way dadaaleen, Waxay sameyeen beero aad u fiican, Wasaarada beeruhu waa inay dhiirigelisaa beeraha, si loo helo wax saar iyo koboca dhaqaale
@abdirahimjama4252
@abdirahimjama4252 3 ай бұрын
Mashallah no one will go to Europe for living in the future
@abdifatahomar1650
@abdifatahomar1650 2 жыл бұрын
Manshallah
@abdikadirissack5486
@abdikadirissack5486 2 жыл бұрын
Masha allaah maxaa nimco wayn allaah dhigay wadanka Somalia
@scudoenergo3762
@scudoenergo3762 Жыл бұрын
Jerò mahagira? 🇸🇴🇮🇹aniga Giowhar….Berbera somarilend…Homar Galgial 👍
@xasanmukhtarmaxamed8970
@xasanmukhtarmaxamed8970 2 жыл бұрын
Asc cabdi salaan waxaan uhaynaa rer berbera ceel biyood tayo leh qiimahiisuna macquul ah damanadiina kama maqna soo dhawaada rer berbera mahadsanidiin
@ahmeddhashane768
@ahmeddhashane768 2 жыл бұрын
Biyo guure dhulkii haayada Waan soo socdaa ana waan maalgashan doonaa insha allh
@libaaxalee
@libaaxalee Жыл бұрын
Masha Allah.
@dr_mohamedabdirizak5553
@dr_mohamedabdirizak5553 2 жыл бұрын
Maansha alah Owoowo bile xirsi ciid ku dayasho ayaad mudan tahay
@mohamedraabi7494
@mohamedraabi7494 2 жыл бұрын
Masha Allah waxan aad u jeclahay nolosha banaanka een magalo ahayn lkn imika dawashada unban awooda illahay hereri cimriga iyo cafimadkaba ha u barakeyo
@hadiosman4712
@hadiosman4712 2 жыл бұрын
Haay haay haay hareeri
@yuusufqaasim5655
@yuusufqaasim5655 2 жыл бұрын
Ilaahayaw ninkaa beertiisa ubarakee
@skymanskyman3505
@skymanskyman3505 2 жыл бұрын
First viewer
@muhammedmude5740
@muhammedmude5740 2 жыл бұрын
wa waxa wanagsan in la hormariyo wax so sarka wana sunna wanagsan o mudan ku deyasho
@hungyang5809
@hungyang5809 2 жыл бұрын
Masha ALLAH bro keep going
@mohamoudjama3710
@mohamoudjama3710 2 жыл бұрын
excellent. waa barnaamij qiimo badan
@sidiiqmaxamuud4532
@sidiiqmaxamuud4532 2 жыл бұрын
Inshallah mustaqbalka waxaan ku tala jiraa inaan beer samaysto
@GoldiMum-mw4jx
@GoldiMum-mw4jx 2 ай бұрын
Maanshaa alaah
@user-jy8pv6ji8b
@user-jy8pv6ji8b 9 ай бұрын
wall kusoco wa saqo fican❤❤❤❤❤❤
@MahdiHagi
@MahdiHagi 2 жыл бұрын
Haaaaye haaaye..timirta cunoooo. Legend.....mashaallah
@zamzamxuseen3189
@zamzamxuseen3189 2 жыл бұрын
Mashallah
@dayibahmed1005
@dayibahmed1005 2 жыл бұрын
waxaan Bile ka dalbanayaa sidee loo bacariyaa timirta anigu timir ayaan beertay sida timirta cajwa ah madiina ka baxda
@mohaguhat4685
@mohaguhat4685 2 жыл бұрын
Mucjiso inta kale waan ku qancay lkn waxbaan yar dhibsaday ah oo ah waa waxa xamar noo keenay eragaas ayaa aad ula yaabay waayo hadii aad heysato wax aad ku qanacday waalagu mahdiyaa
@yuusufqaasim5655
@yuusufqaasim5655 2 жыл бұрын
Sifiican buu usharaxay
@alimustafe6781
@alimustafe6781 2 жыл бұрын
Thank you hereeri 🙏🙏🙏🙏iyo universal tv
@salmanpalle1632
@salmanpalle1632 2 жыл бұрын
Puntland ayaa Soomaaliya ugu fiican dhinica beerashada timirta
@Ayaanle-ke1tq
@Ayaanle-ke1tq 2 жыл бұрын
Maya puntland waa meeshu ugu kulul uguna beeraha yar laakinse qaabo kale ayey u qurux badan tahay
@laylajamac9926
@laylajamac9926 2 жыл бұрын
Ninkan waa madaxawayne muse bixi ayu uu cod uu eegtahay macal reactions Ka uu bixinaya waa muse oo barta tagan
@abdullahibadri9612
@abdullahibadri9612 2 жыл бұрын
Walaal Hereriyow waad dadaashey, barnaamijyo fiican baad soo deysaa, laakiin walaal maad gacanta midig ku cuntid si aad ajar uga heshid raacida sunada suubanaheenii muxammed csw.
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
Wa camerada
@ibrahimciise4695
@ibrahimciise4695 2 жыл бұрын
Masha allaha rag saas buu ukalahoreyaa
@iidlebashiir4968
@iidlebashiir4968 2 жыл бұрын
Mashaalha
@abdirizakahmed8900
@abdirizakahmed8900 2 жыл бұрын
Maashaa Allah. Waa Inla Taageero Waxna Laga Barto
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Masha allah
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
Ma sha ALLAH
@shoolayare5027
@shoolayare5027 2 жыл бұрын
Bile waa rijaal dalkii aaminay waxna gashaday
@safiaomer4732
@safiaomer4732 2 жыл бұрын
Maansha alah xagee lagu iibiyaa camu
@artanabdi
@artanabdi 2 жыл бұрын
War xamar badeecad bdn baad ka heeshaan ee maxaad ugu dideen timirta😅
@ibraahimaliaspro8334
@ibraahimaliaspro8334 2 жыл бұрын
XAMAR SAWTA WAX KASTA BEERATA MA TIMIR BAY BEERAN KARI WAYDAY
(Hereri) Qurbajoogta iyo Beeraha Qaybtii 1aad
41:50
Universal TV
Рет қаралды 135 М.
Hereri Iyo Jabuuti Qaybtii 3aad-Beeraha Casaamo
56:34
Universal TV
Рет қаралды 108 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 112 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 19 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 10 МЛН
Best Toilet Gadgets and #Hacks you must try!!💩💩
00:49
Poly Holy Yow
Рет қаралды 21 МЛН
Geel Mataano dhalay weli miyad aragtay
53:36
LAAC TV
Рет қаралды 194 М.
Warka Universal TV 03 8 2024
22:35
Universal TV
Рет қаралды 9 М.
GOOB DALXIISKA UGU QURUX BADAN SOMALILAND.
37:32
Caalin Abyan
Рет қаралды 15 М.
Waxaan Booqday Beeraha Timirta , Waligaa magashay beer timir ?
10:25
Hereri -Qurba joogta Iyo Beeraha Qaybtii 3AAD
42:55
Universal TV
Рет қаралды 242 М.
SHEEKO XIDDIGIHII RADIO MUQDISHO
18:28
HANOOLAATO
Рет қаралды 53 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 112 МЛН