No video

Dhaqashada geella oo ku sii badanaysa Somalida Kenya ee reer magaalka ah | Q2aad

  Рет қаралды 46,092

Hereri Media

Hereri Media

4 ай бұрын

Пікірлер: 96
@abdifatahdacar1467
@abdifatahdacar1467 4 ай бұрын
Abdisalaan herari waa wariye heer caalami ah runtii Alle ha barakeeyo ❤
@ApdirahmaanAadam
@ApdirahmaanAadam 3 ай бұрын
Caanaha gela maraka aad cabeysaan fadhiista waa loo fadhiistaaye❤
@abdinurismail1740
@abdinurismail1740 4 ай бұрын
C/salan wariye sare aad ayaan u jeclahay parnamijyada aad soo dayso oo dhaqan iyo caalamka .thanks
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 ай бұрын
Masha allah baadiyaha ayaa nolol wanaagsan taala
@husnimohamed4123
@husnimohamed4123 4 ай бұрын
Abdisalan hereri waxu u qalma one 1M and above xaqiiqdi💯
@mohammedcfjkbcgkblvhkbvmvi9019
@mohammedcfjkbcgkblvhkbvmvi9019 4 ай бұрын
Mr farah and freinds Money, power and life everything is temporary in this life.
@anwaromar460
@anwaromar460 4 ай бұрын
We know cm'on.....What makes you say that even.
@badr3628
@badr3628 4 ай бұрын
jazakalah kheyr for reminding us. reminder only benefits the believers.
@khadarcabdi8680
@khadarcabdi8680 4 ай бұрын
Raga laxaha sii dhawrayow dhaqasho waa Geel masha Allah ❤.
@CumaanCabdulahi-qe2lm
@CumaanCabdulahi-qe2lm 4 ай бұрын
❤asc wariye haaye haaye haaye mashaa allaah guuleyso💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@nuraegal4395
@nuraegal4395 4 ай бұрын
Waxa muuqata in kenya somalidii aad ugu faaftay muuqaalka meeshu caadi maahan mahadsanid weriye aan caadi hayn Mansha Allah
@halimajamaa2206
@halimajamaa2206 4 ай бұрын
MashaAllah Allah haubarekeyo
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 4 ай бұрын
HAREERI waxuu kasoo warramaa BEERAHA IYO GEELA waa nin rageed runtii Masha Allaah.
@alisharif1997
@alisharif1997 4 ай бұрын
MashaAllah great Geel.
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c 4 ай бұрын
Masha Allah
@direemedia
@direemedia 4 ай бұрын
Legend abdisalam... part 2 jeclani laha dahabshiil motors
@shakirasmart7030
@shakirasmart7030 4 ай бұрын
ماشآءالله تبارك الله
@SSS78781
@SSS78781 4 ай бұрын
ABDISALAN HERARI ...WAXAAD INOOGA SOO WARANTAA GOBALKA WAQOOYI BARI , KENYA 🇰🇪 EE SOMALIDA DAGTO...MAHADSANID
@alisharif1997
@alisharif1997 4 ай бұрын
Allhamdullilah.
@mohamudadan-mu9zp
@mohamudadan-mu9zp 4 ай бұрын
MashaAllah
@abdihakimabdullahiawaale.6735
@abdihakimabdullahiawaale.6735 4 ай бұрын
Geelo waa Dhaqasho. Walahi aad baan u jeclahay inaan dhawdo geelo Mar uun I.A
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 ай бұрын
Masha allah
@saciidxariir308
@saciidxariir308 4 ай бұрын
MAXAMUUD WAA CAANO DHAN , CABDISALAAN ADIGU WAXAAD MOODAA INAAD DULQAAD KU CABAYSO.
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 4 ай бұрын
Masha allah alaha haubarakeeyo
@Saalamiinchannel
@Saalamiinchannel 4 ай бұрын
"Ragga laxaha sii dhowrayoow dhaqasho waa geel"
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 4 ай бұрын
1995 baa iigu danbaysay Maasha Allah
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 4 ай бұрын
Asc car cabdi Salaan hereri shame Dhiilkaayar man Sha alaa Ilahay haku shifeeyo
@afrahap4406
@afrahap4406 4 ай бұрын
Maansha allah
@maxamedibraahim3751
@maxamedibraahim3751 4 ай бұрын
walhi aniga Barnamijada iyo waraysiga gella aad baan ujeclahay soo badi baan ku leyahay Hareeeri
@mahadahmed5914
@mahadahmed5914 4 ай бұрын
Harariyow canna geel fresh ah ayaad ka noolaatay ilaa missouri USA
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 4 ай бұрын
Hareeri magaalo ayuu ku weynaaday, qaras baana calooshiisa weyn ka buuxda. Caano geel haddii uu ka dhergo, musqasha uu isticmaalo waxay u baahan tahay in loogu yeero gaadiidka bulaacadha😂😂😂😂😂.
@maydal6037
@maydal6037 4 ай бұрын
❤❤❤Maashallah ❤❤❤
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 4 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
@user-dn3kj5ux3k
@user-dn3kj5ux3k 4 ай бұрын
War masoonidaa zxb
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 4 ай бұрын
@hodandahir8111
@hodandahir8111 4 ай бұрын
Xoor waye caana U abur mAh
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 4 ай бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri&C/Qaadir.
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 4 ай бұрын
Interested for geella guri school it in Kenya why not in Somalia and Somaliland
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 4 ай бұрын
Caano fresh ah oo aan xero geel ku dhamo 2010 baa igu danbaysay magaalo xuduudedka inna guuxa Ninkii Garanaaya Garanaaye. Allahayow Dhulkii hooyo Nagu sin inaagu ku soo Nabad noqono Oo aanu u Caano Doonano Dhulkaanu ku soo Kornay Iyo Noloshii Free stress ka ahayd.
@user-dh6zn6ft4x
@user-dh6zn6ft4x 4 ай бұрын
Kawaran qofkan waligi tagin xere geel.cana geel na noloshay hadji lisku daro intan cabay 10 gari mayan l
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 4 ай бұрын
Ma qoladii magafe aaday baad ahayd, kadibna badaha ka talaabay, ha nagu soo noqonin ilayn waadba waalan tahaye😂😂😂😂😂.
@AwilOsman-ub3bq
@AwilOsman-ub3bq 4 ай бұрын
Cabdulsalaam anita waxaa iigu danbeysey 1996
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 4 ай бұрын
2019 bishii shanat
@amiirhared6093
@amiirhared6093 3 ай бұрын
Horwayn waa geela riman, irmaan waa geela irmaan ee la maalo, labadaas buu isku khalday odaygu Baan filayaa.
@user-ui5dr5qz1r
@user-ui5dr5qz1r 4 ай бұрын
Hada hareere wiilka halmar buu dhamaye kaa boobtaye deew wiilkii😂😂😂😂
@mohamedelmi9020
@mohamedelmi9020 4 ай бұрын
Mzungu Waa white
@youngingace2674
@youngingace2674 4 ай бұрын
Hasha wa walac 😂😂
@afshiinkhadarahmed8512
@afshiinkhadarahmed8512 4 ай бұрын
Geel jire af ingirisi ku hadalay kugu xiintay caawa wad naga washay hhh😂😂😂😂
@abdallaali7918
@abdallaali7918 3 ай бұрын
Abdi salaan bisinka wali sadex jeer u qabo . Waayadan maqan arag caano geel golaha geela gali dhamaaye una fariiso sidaasa wanaagsane . Geelas xagee lagu hayaa waa ka dhankee Kenya. Adiga abdi salaan ah wali malu dhalatey inaad geel tanacdo maadana aad xeryo badan oo geel ah aad tagto aadna aragtey wanaagiisa??? .
@axmedcali9128
@axmedcali9128 4 ай бұрын
Dhaga warmiyaydan somanayn sowta ramadana
@marwaadan7906
@marwaadan7906 4 ай бұрын
Ramadaan kahor baa laduubay ee 😂 ee intaadan wax soo qorin maskaxda kashageysii
@AbdullahiAbdisamad-vs4nl
@AbdullahiAbdisamad-vs4nl 4 ай бұрын
Horweeyn lamaalo xagge lagu arke😅
@mohamedabdi7033
@mohamedabdi7033 4 ай бұрын
Gal gel lisayo wa ee kow😅😅😅
@abdikadirJamaame
@abdikadirJamaame 4 ай бұрын
2009 kii xero geel lis ah
@mohamedabdikarin6843
@mohamedabdikarin6843 4 ай бұрын
Maalintii hadaad dhawr km lugayso 10 sano baad dib ulaaban lahayd abdisalan
@daidibrahimadam482
@daidibrahimadam482 4 ай бұрын
BILL RAMDHAN WEYE WARIYE
@Carab_Oslo
@Carab_Oslo 4 ай бұрын
Raga laxaha sii dhawrayow dhaqasho wa geel
@abdimuse6171
@abdimuse6171 4 ай бұрын
Haye hae ha isku iloobin kulaa macalim haday kugu horeysay laguma dhago ee siidaa ugaaz
@Abdikarim_baayo
@Abdikarim_baayo 4 ай бұрын
Dadki gloves ka ku waaala meeyan hhhh
@afshiinkhadarahmed8512
@afshiinkhadarahmed8512 4 ай бұрын
Dodici anni
@Adamhagler
@Adamhagler 4 ай бұрын
Cabdisalaam hereri inaar please kusoo noqo siyaasadii iyo hawlihii wadanka sheekadii meel xun bay maraysaaye.
@ahmedomarmohammed6433
@ahmedomarmohammed6433 4 ай бұрын
war hadee odaga ka qabta dhuuntuu u duleeliyey caanaha
@AhmedAbdi-vu7vl
@AhmedAbdi-vu7vl 4 ай бұрын
War waxan gel mayaqano e gelama kinyatibale somali maloho
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 4 ай бұрын
Waxaan xasuustay 1997
@hassansalatdakanedakane6419
@hassansalatdakanedakane6419 4 ай бұрын
War Ben badana geljirahaa gela nasaha wan dhaqnaaa kula haaa
@adenahmeddirir
@adenahmeddirir 4 ай бұрын
Clsalaan hereri waa aqoonyahan somaaliyeed.
@alisharif1997
@alisharif1997 4 ай бұрын
Camel keeps pregnant one year and fifteen days🏫
@hassanibrahim9323
@hassanibrahim9323 4 ай бұрын
abdisalaamow caano geel istaag laguma cabo hhhhhhhh
@alisharif1997
@alisharif1997 4 ай бұрын
Allahumaziid🇸🇦🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🇸🇦
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 4 ай бұрын
Caano waa dhamid ee Cabida biyaha ayaa loo isticmaalaa.Bal dhadhami Macaan iyo qadhaadh ku dhadhamo xoorku
@maxamedcismaan5209
@maxamedcismaan5209 4 ай бұрын
Waxaa ila quman geel jiraha inuu gacmaha dhaqaaniin boowe
@zaynabali2712
@zaynabali2712 4 ай бұрын
Sunta ka ka ilaaliya caanaha
@user-gc4zw4eb1w
@user-gc4zw4eb1w 4 ай бұрын
Abdisalaan waa wariye aan cidkale gaadhayn
@user-kw4fm8in7e
@user-kw4fm8in7e 4 ай бұрын
Qofka commentiga 2aad aya igaqosliye miyay soon ahayn kulahaa wa runtii aniga xitaa waan iswaydiinaay waxa macquul ah in laduubay Ramadaan kahor
@SakariyeMaxamuudismaacil
@SakariyeMaxamuudismaacil 4 ай бұрын
Of course
@AhmedAbdi-vu7vl
@AhmedAbdi-vu7vl 4 ай бұрын
Dhiban cabdiraxman baka yaqana
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 4 ай бұрын
😂😂😂😂 muxuu yidhi hashu way walacday waar raga geela ka gaadha
@nabadoonshaybe2108
@nabadoonshaybe2108 4 ай бұрын
😂
@afrahap4406
@afrahap4406 4 ай бұрын
Ruug cadaa suxufi herari
@ahmedegal8708
@ahmedegal8708 4 ай бұрын
Faanbaana😅
@suldaanburcaawi
@suldaanburcaawi 4 ай бұрын
M
@AbshirgggAbshir
@AbshirgggAbshir 4 ай бұрын
Ninka wax ma yaqaano waa baawsi ameelkii amba buraha hadoow ku haayyo dhiil ayaa la dhahaaa kkkkk dhiil waa tan caanaha lugu qaado ambo lugu shubto 😂😂😂😂😂 dhiil ku lahaa duf ku bax
@AbdalaDalmar
@AbdalaDalmar 4 ай бұрын
O ma maalina soon eheena la dhuubay videogan
@Hamida-29
@Hamida-29 4 ай бұрын
Good question!
@jellebashirmohamed-wc9op
@jellebashirmohamed-wc9op 4 ай бұрын
Marka ma maalin soon ah baa caana la cabi lahaa, suaal xumida
@shaakircabdi102
@shaakircabdi102 4 ай бұрын
Waar cabdisan show waad dheeraysaa
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 4 ай бұрын
Garxajis iyo caano geel aragti baa ka dhaxaysa cabdisalaan Hereri markii loo dhiibay caano kulul oo hadeer la soo lisay wakaa soonkii ka jabay kaftan kkkkkkkk
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 4 ай бұрын
War video ga kol hora la duubay
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 4 ай бұрын
Kkkkkk waan ogahay waa kaftamaayay sxb​@@user-uh5hc8ei5g
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 4 ай бұрын
Kkkkkkk waan oagay
@alinuh5564
@alinuh5564 4 ай бұрын
Waa musaafir inuu afuro ayuu haystaa
@alisharif1997
@alisharif1997 4 ай бұрын
Clean camel milk.🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🕌🕋
@user-kw4fm8in7e
@user-kw4fm8in7e 4 ай бұрын
Hadii ayada oo Ramadaan lajoogo aay waxaan sameynayaan wa dambiila yaal
@zaynabali2712
@zaynabali2712 4 ай бұрын
Inuu muuqaalka mar hore duubay ayaa laga yaabaa
@user-oc8zz8ev4m
@user-oc8zz8ev4m 4 ай бұрын
Muqalkan muqal hore wye part 2 wye part 1 Hora lofisaday Hal mar aa ladubay lkn walakalajaray labo qeyb lagadhigay
Harley Quinn's desire to win!!!#Harley Quinn #joker
00:24
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 6 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 19 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
Beerta xayawanaadka ugu wayn Africa | Masai mara 🇰🇪
17:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 439 М.
Idaajaa iyo  siyaad barre wixii kala qabsaday 1992 iyo Taladii idaajaa
43:50
Xero Geel Maraykan ku taala weligaa ma aragtay? Camel Culture
33:33
Xogmaal Media
Рет қаралды 42 М.
Barnaamijka ileyska Bulshada
8:10
Qarni Multimedia Production
Рет қаралды 11
Harley Quinn's desire to win!!!#Harley Quinn #joker
00:24
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 6 МЛН