Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland

  Рет қаралды 92,434

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

Пікірлер: 184
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤
@shafiesalaan9239
@shafiesalaan9239 Ай бұрын
Dalkan Ireland waxa loogu sheegay soomaalida waxa yaala fursado shaqo iyo mid waxbarasho, Yurub oo dhan waa number one.
@AxmedKaarshe-kw2om
@AxmedKaarshe-kw2om Жыл бұрын
Nabiga halagu saliyo scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanlucky1672
@hassanlucky1672 Жыл бұрын
Scw scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️ scw ❤️
@abdiladif1538
@abdiladif1538 Жыл бұрын
@@hassanlucky1672 ik . Mkp00
@nabadraadshe
@nabadraadshe Жыл бұрын
Adiga ku salli. Maxaa kaa galay dadka kale
@malikabdiazizshorts5064
@malikabdiazizshorts5064 Жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ
@user-yl9ei1ed6c
@user-yl9ei1ed6c 8 ай бұрын
Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam
@saadaqxadaari7513
@saadaqxadaari7513 Жыл бұрын
Mahadsanid hareeri sida aad noola soo wadaagtay muqaalkan cajiibka ah.
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Жыл бұрын
Mahadsanid Inadr Sidaad Noola Socodsiiso Marba Wadan Cusub
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 Жыл бұрын
Hareri dalxiis ba ka dharagtay maanshallah nooso badi aduunko dhan ku so wareeg
@AhmedAli-pj3id
@AhmedAli-pj3id Жыл бұрын
M.a allah wariye sare mahadsanid
@abdirahmandirye5543
@abdirahmandirye5543 Жыл бұрын
salute to my good old friend, wali waxaan sitaa shandaadii aad iga tagtay sxb maalintii sii dhoofaysay
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Asc hereri kheyr alle haku siiyo horey usoco wll dablin nothe erlaand waan gartey wll nabad galyo
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Maashaa allaah wll
@mustafaahmed1595
@mustafaahmed1595 Жыл бұрын
Masha Allah wariyaha kaliya meel walba dadka so tusa
@soljaman7926
@soljaman7926 Жыл бұрын
Masha Allah 👍👍👍
@ilhanahmed7287
@ilhanahmed7287 Жыл бұрын
Wariye herari aad bad umahad santahay thanks
@abdirahmanyuusuf5296
@abdirahmanyuusuf5296 Жыл бұрын
Manta buugi interview ga xareeyay erland ilaahay jawaab khyr leh hanaga siiyo
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 Жыл бұрын
Good
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 Жыл бұрын
Sharciga intaa lagu qaata wll
@Qaaliquman666
@Qaaliquman666 Жыл бұрын
Walal side ku tagtay ma ila wadagi karta ado mahadsan
@madaale5465
@madaale5465 Жыл бұрын
@@Qaaliquman666 wll sharcigiiza easy waaye waxaad samaysaa qof jooga raadi DNA la aan ayaa lagugu qaadaa adi family gaga
@ibraahimfaarax9799
@ibraahimfaarax9799 Жыл бұрын
Neo ani hda ku so socda warbixin ina iga siisa raba xage kaala so xiriira
@jamaalabzirapdillaahi1846
@jamaalabzirapdillaahi1846 Жыл бұрын
Best wariye apdisalan hereri
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 Жыл бұрын
C/caziiz si fiican u sharaxay
@mohamedbashirmuse9995
@mohamedbashirmuse9995 Жыл бұрын
Qaxootiga Ugu Badan Buu Yiri Waa Somali Waa Been Qaxootiga Ugu Badan Ee Wadanka Yimi Marka Laga Reebo Ukrainian waa Georgia 🇬🇪 sida saaxda aah ee Hayada Socdalka Sheektay IPO
@mmm-tl6gq
@mmm-tl6gq 8 ай бұрын
Waa runta dadkii Ukraine kaso qaxay halkas baa ladejiayay badi
@cabdileaxmed6865
@cabdileaxmed6865 Жыл бұрын
Netherland sidoo kale iyadana ka soo diyaari aad baad umahadsantahay sida wngsn ee bulshada ogu shaqeeneyso cammo alle haku xifdiyo
@aliraadsato7187
@aliraadsato7187 Жыл бұрын
Mashallah salaan sare gudoomiye arimo feecan baad soo bandhigta laakin music ga I dhiba
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 Жыл бұрын
Warbixin kalo intan ka balaadhan Hereriyoow nooga soo samee adoo mahadsan. Thank you.
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Airland wa wadan wacan . Somalidu waxay ku eexaysanaysa Luuqada .eglishka iyo dadka arland britishka oo ay is fahamaan waayo way gumaysteen dadkaasi somalida. Somalida scandaivainku Caruurta ayay la cararayan .yagu Airland way qadan dadka way u bahantay siiba somali wa active
@cabdilaahixasan9174
@cabdilaahixasan9174 5 ай бұрын
Wll hadaad airland joogtid Dacwada qoyska imisa sano ayay qaadane pro
@jhguled
@jhguled Жыл бұрын
Asc Abdisalaam haahe haahe U adeegaha had iyo jeer bulshada Somalia
@maxamednuur4471
@maxamednuur4471 Жыл бұрын
Thanks
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture Жыл бұрын
Walaahya hadii cidi safar ku raaxay satay waa cabdisalan Hereri week kasta dal buu tagaya kkkk Hore u soco sir ❤
@Football-fans327
@Football-fans327 Жыл бұрын
M.a dheh wllky allaha u siyaadiyo adneh allaha kuu sahlo
@Abdikadar_Trails
@Abdikadar_Trails Жыл бұрын
Ireland keliya waxaan kula talin lahaa qofka bilaa sharciga ah lkn waa baaba meshu guryo maba jiraan wax walibana waa qaali, noloshuna way iska liidataa
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
Wax waliba ma ahan qaali weynaga raqiisan yahiin lkin guri ma jiro taa waaye cilada aniga Finland ayaa deganahay, ninka la wareeysanaayo wuu sheegay anni walaasheey ayaa degtay sanad ka hor macluumaad buuxa ayaa ka haayaa.
@umumazin1966
@umumazin1966 Жыл бұрын
@@seynabnuur3020 Finland kwrn
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
@@umumazin1966 marka loo fiiriyo Eswedan aad iyo aad ayaa ugu fiicanahay wax walbo ayaa ugu fiicanahay sababtoo abaayo ayaa ii degeneed hadana sanadkii tagey isla bishaan ayay uguurtay Erland.
@asmakhader5923
@asmakhader5923 Жыл бұрын
@@seynabnuur3020 wll iceland iyo ireland kee fiican plzz ii soo jwb wll waan ku aaminsanahee
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr Жыл бұрын
Sxb qof yurub ta kale fara kuleh haduu tago tusaale italia miyuu lagu celinayaa? Masa wuu joogi karaa
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it Жыл бұрын
Ilow somalia qotinimada kasaar,,, war wadankeena aaan argagixisada xunansanaya kasaarno oo sisharafle ugu noolaana intaad kurafaadi lahayden jisiradaha Europe.
@peaceandcalm4778
@peaceandcalm4778 Жыл бұрын
2016 kii markii aad booqatay waa adigii wareysiga ka qaaday somalidii joogtay markaas, waa noo amaaneen wadanka, shantii sano ee u danbeysay waan usoo socday hadana waan imaanayaa insha allah 😅😅😅.
@zacki001
@zacki001 Жыл бұрын
Thanks fam
@khalifburash245
@khalifburash245 Жыл бұрын
Asc miyuusiga kadaa fadlan hereriyoow
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Жыл бұрын
Ireland & canada maxaa lagu sheegay
@alikaffe1242
@alikaffe1242 Жыл бұрын
Reer Marko Adey wax ula qabta ilaahey waxa sukatuubi inaa wadankaan nuu tosishee wadan gaaal facido malle
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 Жыл бұрын
Waar inaadeer abdisalan Horta waddamada xagga waxbarashada maxaad uga istaagi wayday . Wixii danbe ruug-caddaaa👏
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Wadamada Yurub wxyba kudhawyihin inay jojiyan sharciyada wxa hda wali bixiyo Germany, France iyo italy ayaguna way adkeyen
@kamal-hassan
@kamal-hassan Жыл бұрын
@@Akhyaar142oo sababna sxb
@shaficitahlil8966
@shaficitahlil8966 Жыл бұрын
Somalida dad wax aqriya oo wax baara ma ahan kuwo aan sxbow Nahay oo Ireland isku shubey 2 snao kahor ilaa hada wax sharci ah ma hayaan
@shakuul
@shakuul 6 ай бұрын
Wadanka yurub ee sharciga dhoqso bixiyo isheeg
@MASLAX4K
@MASLAX4K 3 ай бұрын
WAAN HUBAA HADII AAD CHANELL KEENA SOO BOOQATO INAAD KAHELI DOONTO MUUQAALO KU CAJAB GALIYA OO YAR YAR OO TAYO LEH OO DIINI AH INSHA ALLAH ❤
@sagaladan5792
@sagaladan5792 Жыл бұрын
Mashallah
@layladheman6534
@layladheman6534 Жыл бұрын
Weriye qiimo badan wlhi waxan ka jecelahay ma jirto marku sida usoo dhaco ayaan daawada
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 Жыл бұрын
Soomalida intooda badani waa dad marba meel u yaaca, maalin dhaw ayaad maqlaysaa wadankalay u guureen
@abdallainafeyte2194
@abdallainafeyte2194 Жыл бұрын
Wllow sidee lagu dagi karaaa irishka
@abdullahihassan6344
@abdullahihassan6344 Жыл бұрын
Ireland wax yaalo maleh guruo cariiri ah Dublin ma ogiye inta kale shaqo maleh
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Hereri wuu wareegay
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Masha Allah , mahad sanid
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Wadamada jarmalka france itly spanish .way dhaantaa airland
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
Walaasheey waxey kasoo guurtay Eswedan hal sano ayay ku nooshahay kuli caalamka loo soo yaacay oo dhan Kanada, Amerika iskusoo wada duub meel dhaanta la waa guryahay ayay ku xun tahay dadkii oo idil baa kusoo yaacay xitaa iskuul kooda gabdhaha iyo wiilasha islama fadhiistaan Alle hasoo hadeey insha allh.
@YazinDhere
@YazinDhere Жыл бұрын
@@seynabnuur3020 ana jecel in an u guuro Ireland,lkn guri sidan ku heli laha ma garanayo
@halimadeeqa183
@halimadeeqa183 Жыл бұрын
​@@seynabnuur3020 asc abayo qali waxan joga fransiska maa igu cawin karta walasha laso gurtay sweden waxan ijoga canug autism ah qab kee loo qabilay walasha guriga maa heshay
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
@@halimadeeqa183 wcs wrw wb mcnto kuma fahmin Faceboogeeyga igu darso waa Seynab Ali shimbirta nabadaa ii saaran.
@kadiyeman9491
@kadiyeman9491 Жыл бұрын
Saxafiyow wxbrshda inoga waran
@jamaadam3049
@jamaadam3049 Жыл бұрын
Sclykum
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
I would rather live in London than Dublin.
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
good for you
@Jaallle
@Jaallle Жыл бұрын
Wales.. and scotland
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Hareri gus weeynaa
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 Жыл бұрын
OGI OGI SOOMAALI WAA GEEDI U JOOG.
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Siiba wadanka FRANCE ka way dhaanta airland luuqada ahaan iyo dhaqan ahan . Iyo xaga diinya xaga qoyska shaqona waay ledahay arland
@subeydaabdi1013
@subeydaabdi1013 Жыл бұрын
Familka maisku so qaadan
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
Yurub marka la dhaho waxa ka fiican lama arko Eirland ma France ayaa ku maslineeysaa mideeda kale wiilasha iyo gabdhaha isku fasal ma ahan dadkaas islaam aya inyar ujiraan Alle hasoo hadeeyo insha allh.
@yaasirkaraama4467
@yaasirkaraama4467 11 ай бұрын
Kkk
@somalilandfirst.bashirtara869
@somalilandfirst.bashirtara869 Жыл бұрын
Irishka jooga Ireland waa xayraan aan wax badan haysan, markaa ma aha dad soo dhaweyn wanaagsan. Laakiin Irishka UK waxaad mooddaa in ay Soomaalida is fahmaan.🤣
@somalistadalistmrham8631
@somalistadalistmrham8631 Жыл бұрын
Wlahi waa runtaa irishku waa qabiilka keliya ee sida somalida oo kale ah Waa dad funny ah Happy ah Oo sxbtinimada ku fiican Ceebta keliya ay leeyihiin Waa cabtoy nimada. Waana dad daacad ah
@faceniff4278
@faceniff4278 Жыл бұрын
Sxp sowtan la yidhi shirkadihii oo dhan ireland, dublin ayay u guureen wa maxay xaayraanimadu
@mohamedameen4245
@mohamedameen4245 8 ай бұрын
He's my uncle😂😂😂
@saafihoney1068
@saafihoney1068 Жыл бұрын
Haayohaayo war ninyohow indhawayd ba meheradaadaan waan ku soo warwareegay oo waxa aan in uu raajicinayay in aan ka daawado muuqaalkii aad ka diyaarisay Geelii Istaantii Jig jig.
@wadaniga
@wadaniga Жыл бұрын
Sidee kuugu suurta gashay inaad maalin Rwanda kasoo duubtid maalinta kuxigta maraykan ama Europe???
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Жыл бұрын
Wariye Cabdisalaan Herari Waxaan Is Idhi Malaha Waa Qofka Ugu Socdaalka Badan Soomaalida Caanka Ah Isaga Iyo DJ Subeer
@faadumohaashi9427
@faadumohaashi9427 Жыл бұрын
Sideeelgu tgaaaaa
@hamdiabdirashid6913
@hamdiabdirashid6913 Жыл бұрын
Cabdisalaanoow musiga iska daa nin weyn baa tahaye
@samhussein1038
@samhussein1038 8 ай бұрын
I want to move to Ireland what u advice me I'm in England
@izackali2861
@izackali2861 8 ай бұрын
Go bro am also going am in Paris France
@dhacdooyinka-dunida537
@dhacdooyinka-dunida537 3 ай бұрын
​@@izackali2861 zhp ma tagtay
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 Жыл бұрын
Hareeri sxb wareesigaaaas ma dhameestira inaa Somalida soo wareesato oo Irland degan aa rabnaa plz
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Kuyaaca somalay airland luuqada englishku waad fahmaysaan
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
The first ever today is actually me 😅
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Ninkan gudoomiyaha sheeganaya waa af ku xoogle maaha nin wax badan ka og Yurub,
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Wax ma Ya aqaano sida aan wareeysigiisa ka dhadhansaday. Reer baadiyo uu u eg yahay oo English garaneeynin
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@HassanAliHassan1960 English reer magaal laguma noqdo adiga ayaa kasii jaahilsan hebal English kuma hadlo ceeb baad u haysata, waxa is waraysanaya laba Nin oo somali ah oo luqad ka dhaxayso
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@@dalaisacgibril5899 he can’t even say “referral”
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Wariye Cabdisalaan Hereri Aad Baan u ixtiraama balse ninka uu wareysanaaya waa munaafuq
@moustaphaahmedoudour4151
@moustaphaahmedoudour4151 Жыл бұрын
Waar ninkan Abdisalan Hereri dhulka ma taako taako ayuu ugu jiraaa
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture Жыл бұрын
Nio ma yaabtay week kasta dal buu jooga
@xamdaqueen3706
@xamdaqueen3706 Жыл бұрын
mazha allah dheh wll
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Ireland, USA and canada meelaha nolol ahaan fcn
@handle737
@handle737 Жыл бұрын
Nin ayaan ahay gabadh lacag aan siiyo soo kaxaysa ayaan rabaa
@nicmatullah439
@nicmatullah439 Жыл бұрын
inte jgta wll
@xamdaxuseen1301
@xamdaxuseen1301 Жыл бұрын
Kkk kadib neh
@nicmatullah439
@nicmatullah439 Жыл бұрын
de kadib ne maxa kale weynu wada hadli lahayne gabadha Ayan u hayaye
@xamdaxuseen1301
@xamdaxuseen1301 Жыл бұрын
@@nicmatullah439 ma wiilbaa tahay mise gabar horta aa kuu jawaabee
@nicmatullah439
@nicmatullah439 Жыл бұрын
@@xamdaxuseen1301 sow sawirka uma jedid wiil ban ahay laba xaninyooda
@alleyaqaan
@alleyaqaan Жыл бұрын
0
@faaraxladane2460
@faaraxladane2460 Жыл бұрын
Maan-tana ma irland baa herari
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Hareeri waa ku sidee ina adeer guuskaaga baa dhinac naga tusineeysaa dee.
@jeimaani2024
@jeimaani2024 Жыл бұрын
Cajiib🤔
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@@jeimaani2024 guskiisa weeyn ma ila aragtay
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@UCjQ2PcFh-e0beJKrMxEAEAQ 😝 😝 😝 😝 😝 😝 👀 IstaqfuruAllah 👁️ runtaa waaye laakiin lugihiisa dhexdiisa fiiri guskiisa Oo kastuumo la’aan aa arkee
@hannahyuusuf
@hannahyuusuf 9 ай бұрын
​@@HassanAliHassan1960😢subxana allah nin ninkale xoolihisu ka amaan heli laayihin 2023 mxaa loo yaqaan shame on you man and focus on the interview not the man's body
@getto10
@getto10 Жыл бұрын
Mahad sanid hereri xogtii oo dhan ayaad na siiyey. Somalidu waa inay fahantaa xaqiiqda ka jirta ireland
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Ninki america tagi kari waya wa knu arland .uk ada somalay hadalkayga dhagaysta jarmalka .ustari.france ka yacaa
@hannyyousuf597
@hannyyousuf597 Жыл бұрын
Scandinavian ka kawrn wllo
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
@@hannyyousuf597 kuwasi wadamo mahan qolbodo yaryaro ajnabigi kabaty o cunsuri ah wye
@faceniff4278
@faceniff4278 Жыл бұрын
@@Akhyaar142sxp ireland iyo scandanvian kawrn
@shakuul
@shakuul 6 ай бұрын
France sharciga meeqa lagu qata shaqo ma leedhay ?
@faaraxmuwaadin579
@faaraxmuwaadin579 Жыл бұрын
Sxbkay dhibac dhibac ayaa joogo Ireland in Ka badan 15 sano halkan ayaana Ka salamaya
@fartaismail9158
@fartaismail9158 Жыл бұрын
Walal ma Ireland jogtaa Isojawab wlal
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
@@fartaismail9158 aniga jogo
@mohamedkobra2305
@mohamedkobra2305 11 ай бұрын
​@@Akhyaar142wll erland hadad jogto Mel an ala xiriro isheg
@yaseminguler6188
@yaseminguler6188 Жыл бұрын
Hada uso baxaYaah Apdızalaanow gırııga kaso baxaYah
@nadamohamad7870
@nadamohamad7870 Жыл бұрын
Allah ha kuu fududeeyo walalo
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 Жыл бұрын
Alle hakuu fududeeyo walshy markaa tagto warka nasii aan imaanee inshaa allaah
@abdiveli4661
@abdiveli4661 Жыл бұрын
Alle hagu fudedsho Ana s.klo Greec joga hda ireland unba Raba Ina aado hadan kuso hungobo an iceland ku xigsho insha Allah
@hassanburaaleabdi2795
@hassanburaaleabdi2795 Жыл бұрын
Hhhhhhhhh
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Жыл бұрын
@@abdiveli4661 Iecland Sxb Xoga Malagaa Siiyay Anaa u baah naaye Hada Germany Baan Joogaaye isoo Qabo Sxb
@abdiabshir9387
@abdiabshir9387 Жыл бұрын
Nitow Mozambique tag inaga soo waran
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Hareri bahal weeyn aa ku yaalo 😅
@jeimaani2024
@jeimaani2024 Жыл бұрын
Soo nin rag matihid maxa kutusey bahalkiisa🤪🤔🤣
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@@jeimaani2024 rag waa ahay laakiin nikis/kastuumo baa la gashtaa guskaaga waa la qarsadaa
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 Жыл бұрын
Garac
@Jeo_tyga
@Jeo_tyga Жыл бұрын
Abaayo gus jeclidaa adi😏😏😏
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@@Jeo_tyga gus weligiis maku galay
@amiinabshir3615
@amiinabshir3615 Жыл бұрын
15 kun qofkii heli kara qorshe aan qaadanayn isbuuc ama 7 beriba ayaa lagu gaynayaaaa hadii aad joogto muqdisho fursadaas waa deg deg kafaa iidaysi wacan sido kale romania 7000 ah waa hayaaa
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Ila soo xiriir bro dad ayaan u rabaa in Ireland la geeyo
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 Жыл бұрын
Meel lagaala soo xariiro sheg
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 Жыл бұрын
15kun maan German tago ader🤣
@amiinabshir3615
@amiinabshir3615 Жыл бұрын
@@caalinentertainment8874 bro dookhaaga iyo go,aankaaga adaa xor u ah kayga inaa qaadato waajib kuguma ahan
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 Жыл бұрын
Zx
@arfonabdallah4923
@arfonabdallah4923 Жыл бұрын
ʟᴀʙᴀʀᴋᴀᴅᴀ ɴᴏꜱᴏqᴏʀ
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Жыл бұрын
Anaaba Hada isku Diyaarinayay inaan Aadee Meeshu Ka Kac Miyaa 🤦‍♂️
@caalinentertainment8874
@caalinentertainment8874 Жыл бұрын
Hore ugaadh
@deqaabdullahi407
@deqaabdullahi407 Жыл бұрын
Ma aaday aqbaar naga sii
@nuuracabdilaahi8679
@nuuracabdilaahi8679 Жыл бұрын
Wall maku suura gashay niyadan ku hayay anee
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Harerei kastuumo ma wato walee Gabdho badan oo soomali wee yaabi doonaan
@abdisalamfarah9344
@abdisalamfarah9344 Жыл бұрын
Ninyahaw, ma khaniis baad tahay? Maxaa ku daba dhigay ninka hoostiisa?
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@@abdisalamfarah9344 war nacasyahow ninka nikis ma wato markaasuu bahalkiisa dhinac ka soo bixiyay
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Жыл бұрын
Qoladan weleweyntu somaalida magaceedii iyagaa diley,waayo ninka somaaliga ahi wuu dagaalamay oo kaliya ayay ceebtiisu ahayd,maantana sankaa laga qabsadaa,
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Reer koonfureed meel walbo ee idinkaga badan yihiin iidoor-qaldaan yahow Bax Oo garuun soo qaado
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Жыл бұрын
@@HassanAliHassan1960 tayo ayaa laga hadlayaa,badni lagama hadlayo eelaayahow
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@@husseinsaid8142 jaad la cuno miyaa tayo ah qaldaan duureed yahow
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 Жыл бұрын
Aderr afsomaaliga soo baro,jaadku waa kii adigoo adoon u ah afeeyne aan kaaga xoreeyey bidde bilaa abaallaa tahaye
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
@@husseinsaid8142 Marka hore sida Af-Soomaaliga loo qoro soo baro, marka labaad, “Afweeyne” saas baa loo qoraa ee baro. Tan sadexaad, ayadoo Waqooyi-Galbeed weli Siyaad Barre xukumo baan Xamar ka xoreeyay. Tan Afaraad , Iidoor, Qaldaan ah waxba sheegi maayee mala’awaalka iyo been-beenta aqoonsi raadiska intaa iska dhaaftaan Madaxweeyne Xassan Sheikh dhinac ka soo raaca
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Hereri Media
Рет қаралды 79 М.
Amal group oo magaalo cusub oo casri ah ka dhisaysa Garoowe
38:38
Hereri Media
Рет қаралды 55 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
NERF WAR HEAVY: Drone Battle!
00:30
MacDannyGun
Рет қаралды 53 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Hereri & Iceland Qaybta 3aad
23:38
Universal Somali TV
Рет қаралды 98 М.
Nolosha Soomaalida dalka Spain
10:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 76 М.
Hudheel ku yaalla  Afrika oo habeenkii lagu seexdo 25000 oo Dollar
15:10
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
IRELAND WADAN SHARCI IYO SHAQO KU FIICAN FULL INFORMATIO «
6:33
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 4,1 М.
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН