No video

Ethiopia, dadka ku shaqaysta in ay u ooyaan oo ay u murugoodaan qoysaska laga dhinto.

  Рет қаралды 122,415

Hereri Media

Hereri Media

27 күн бұрын

Пікірлер: 426
@drhamdawarsame6180
@drhamdawarsame6180 25 күн бұрын
Alxamdulillahi calaa nicmatel Islam Allow adaa naga xoreeyay addoonsi bani aadam
@negabe7417
@negabe7417 23 күн бұрын
ባህል ነው ። ሀይማኖት አይወክልም ።
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 12 күн бұрын
wllo waaxni maaha diinta gaalka ee waa dhaaqn in aad waax baarto isku daayi‘ tuusale gabdha marka laa guudo ee laa tooltolo maa cawaan niimo ayaa ku gayiisyi miise diinta islaamka siida tiiri… qomiiyaad walpa waax aayi leedahyi diin iyo dhaaqaan waxna waa dhaqnkogaga maaha diintoda…. siida inaaga naa gudninika fiircoonga ah uu ino yahyi dhaaqan
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 25 күн бұрын
Jigjiga Iyoobiya 🇪🇹❌ Jigjiga Soomaali Galbeed 🇸🇴✅
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 25 күн бұрын
Waa Ethiopia nio from.godey🇪🇹💯❤❤
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 24 күн бұрын
SOMALI NIYOW​@@abdusalansaleban7339
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 24 күн бұрын
​@@abdusalansaleban7339 maxaa kaa qaldan? Ma amxaar baa tahay 😂
@Jamac20
@Jamac20 24 күн бұрын
@@abdusalansaleban7339 Noocaga oo kale dabadhilif xabashi surka seef waa in laga jara 🗡️
@bacalwaan7528
@bacalwaan7528 24 күн бұрын
​@@abu-ff8wssidaa u badi, Godey way ka buuxaan. Af Somaligana si fiican bay u barteen.
@samanjecel6079
@samanjecel6079 25 күн бұрын
Subxanllah Allah xaqa haa nagu suga waxas diinta islmka maa ogalo waa qalad☝️☝️🇸🇴
@erdogan2030
@erdogan2030 25 күн бұрын
Islam nimadu wa nicmaad
@user-cf8tu7di2t
@user-cf8tu7di2t 24 күн бұрын
Ethiopia islamka ah xitaa waaloo ooyaa lkn diimaha masiixiga iyo muslin midna wey diideen oohinta waa dhaqan kaliya
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 24 күн бұрын
Alhamdulilah
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 24 күн бұрын
Hhhh shabaabnimada ka waran
@abdinasirshhussein4866
@abdinasirshhussein4866 24 күн бұрын
Wallee weriye Cabdisalaan Hereri waa ku talax-tegay weriyannimo, meel uu dhaafey waa yar tahay, Allaa yacizak
@user-cf6qb3vy5h
@user-cf6qb3vy5h 23 күн бұрын
😂 allahu akbar
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 18 күн бұрын
Ma Sha ALLAAH….dheh walaal
@user-cf6qb3vy5h
@user-cf6qb3vy5h 17 күн бұрын
@@Som-Hanoolaato mansha allah sax
@user-cf6qb3vy5h
@user-cf6qb3vy5h 17 күн бұрын
@@Som-Hanoolaato ilahaygi muslin naga dhigaybaa mahad iskaleh
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 23 күн бұрын
Acuudu bilaah Ilaahaw hadaa naga badbasdiyey adoonsi Alxamdulilah 💯
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 25 күн бұрын
ilaahayoow xoree reer jigjiga
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 24 күн бұрын
Aamiin
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 25 күн бұрын
Bisinka الحمد لله على نعمة الإسلام
@user-xr9pj6vs4k
@user-xr9pj6vs4k 24 күн бұрын
Subxaanallah alxamdulilaah caalaa nicmati islaam🤲☝️
@Janagale10
@Janagale10 25 күн бұрын
Subxaanalaah Allow waa mahadaa adigaa naga dhigey dad islaam ah oo imaan leh Alhamdulilaah ❤🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abdiwahidmursal6718
@abdiwahidmursal6718 25 күн бұрын
Abdisalamow odeyga aad turjuban ka u kaxaysatay Gabadha Asnagash ah baa dhaanto xaga afsomaliga😅😅
@AbdulAzizIsmacil
@AbdulAzizIsmacil 25 күн бұрын
ትክክል ሽማግለዉ አማርኛ እችላል ነገርግን ሱማሊኛ በደምብ አይችልም Odeyga luuqada amxaariga aadbu uyaqaana lkn afsomaaliga mayaqaano
@ahmedmahamed8193
@ahmedmahamed8193 25 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@SacadaSacad
@SacadaSacad 25 күн бұрын
Hhhhhh xitaa waxayna iyagu odhan buu iskalaha
@abdiwahidmursal6718
@abdiwahidmursal6718 25 күн бұрын
@@SacadaSacad Haa waa taan ka yaabay😁😁
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 24 күн бұрын
Kk odaygu dhaqanka ad buu u yaqaanaaa kkk
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 25 күн бұрын
Allaah kacabso C/salaamaw, nagadaa cawrada lasoo bandhigayo, heesahana nagadaa. allaah kacabsada.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 25 күн бұрын
DHIMASHADU SIDII HORE MAAHA!! (SUB HAN ALLAH)!!! ODAYGU SOMALIBA GARANMAAYO!! ISLAANTA SHALMADA HUWAN AYAA KAWACAN!! LABADA ISLAMOOD EE IS DHALAY MIDA WAX DHASHAY AYAABA KASII YAR INANTEEDA!! CAJIIB!!!!
@umarcali3111
@umarcali3111 25 күн бұрын
Dadkanu waxey u egyihiin dad dhaqan guur kusocdo oo si tartiib ah luminaya dhaqankii axmaarnimada. Gabadhu ilmahay dhasho caadi ayuu afsoomaligu ugu hadli, bal xabashigaa ku adkaan.
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 22 күн бұрын
Sidaas ayaa ufiican markay Soomaaliga carruurtoodu bartaan muslimiin bay noqonayaan
@LexlutherVII
@LexlutherVII 20 күн бұрын
gudniinka fircooniga iyo qabilnimo ka waran dhaqankaas
@user-pb1zn2yz4v
@user-pb1zn2yz4v 19 күн бұрын
This is what we call a professional journalist immediately recognises peculiarities in every society.
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy 25 күн бұрын
Waa dhaqan jaahili ah, oo ay samayn jireen carabtii hore intaan lasoodirin nabi muxamed salla allaahu calayhi wasallam iyo kadibba...
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 23 күн бұрын
ILAAHAY Baa Mahad Leh Oo Muslim Naga Dhigay Allow Soo Hadee
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 25 күн бұрын
Very interesting thanks herari
@abdiwarsame3507
@abdiwarsame3507 25 күн бұрын
Ilaahay intuu uumay dad xabashi wax ka xun ma jiraan' qofkii dhulkooda ku soo noolaa un baa og' Jahli iyo diin la'aan bay isku darsadeen. Kuwooda islaamka ah xataa dhaqankooda ayaa ka awood badan
@maryammb7064
@maryammb7064 24 күн бұрын
Dad waalan naf ka dooney dalkeenii ku dumiyay😢
@hafsaali4297
@hafsaali4297 24 күн бұрын
​@@maryammb7064 Dadbaa u ooyayo jecel oo raba in lagu daro. Subxaanallaah
@user-nh5yv3ro3q
@user-nh5yv3ro3q 23 күн бұрын
Waa runtaa walaal anaa ka yimi adiss xaafada xabashida 😢😢
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 23 күн бұрын
Haa walahay
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 22 күн бұрын
Haa niyow Oromada ayaa dhaanta xabashiga muslimka ah dhaqankiisa ayaa ka awood badan diintiisa waana dad dabeecad xun oo aan hadal badnayn qamna ah
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 25 күн бұрын
Allaahu akbar subxaanallaah jhamribay cabbayan waa dad sakhraan ooyaya
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 24 күн бұрын
Alxamdulilaah ilaahay ayaa naga dhigay umad islaama
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 24 күн бұрын
Dhaqan xumo ka weyn may jirtaa duul diinta dhiig ku banaystay
@munaqaali4556
@munaqaali4556 25 күн бұрын
Jigjiga waa magaalo soomaaliyed oo muslin lakin imka somalidii waa lagaga awood badanyahay
@maimunamohammed222
@maimunamohammed222 23 күн бұрын
What Jigjiga Ethiopia 🇪🇹 oo dhanbaa lahe
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 22 күн бұрын
​@@maimunamohammed222casimada is maamulaa tigreyga tigray kaliyaa leh، Ta amxaarada amxaaro kaliyaa leh! Anaga jijiga soomaali ayaa leh Ethiopian ma leh Waana inoo dagaal xabshiyaw xunkaa
@siaragali1439
@siaragali1439 14 күн бұрын
​@@FatumaAmina-ow4kjXaqiida waa qadhaadh gacanta Adan jari karin waa la dhunkada jigjiga Ethiopia ayuu caalamku u aqoonasan yahay
@sssdddf8508
@sssdddf8508 25 күн бұрын
Waa xaaran xagaa diinta Islaamka .
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 25 күн бұрын
Jaahilyahow xaaraan iyo xalaal lagama hadlayo dadka la wareysanayaa waa gaalo orthodox
@khushihaji9276
@khushihaji9276 24 күн бұрын
@@dalaisacgibril5899marka maxaad ku caydey qofkan miyeyna xaaraan ahayn 😂😂
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 24 күн бұрын
@@dalaisacgibril5899 cayda dhaf Qofka sifican waxa ugu sheeg
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 25 күн бұрын
Subxaana Allah
@user-js3in8yi1w
@user-js3in8yi1w 23 күн бұрын
Alxamdulilaah cala nimcatul ☪️ islam
@Imraan12
@Imraan12 25 күн бұрын
Dadka nocaasa miyay timahayagu isku dhinac uxiirmaan ilaahay wax nooguma daro ahmaaro qudhun
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 24 күн бұрын
Dhaqan xumo ka xun dad dhiig diin awgeeed ku xalaashanaya kawaran
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 24 күн бұрын
Alle ha noogu daro Anaga
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 22 күн бұрын
​@@user-sz7sn2rv9rxabshi xagan lagaagma baahna, orodo meelahaas ka barooro
@LexlutherVII
@LexlutherVII 21 күн бұрын
Somalida ayaa ka daran, xaqiiqadaasna waa mid muuqata
@LexlutherVII
@LexlutherVII 21 күн бұрын
@@cabdirahamantimohindi74 sax, kuwaasna waa somalida,
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 25 күн бұрын
❤❤❤❤ waa dhaqan soo jireen ah
@mohamednur1696
@mohamednur1696 24 күн бұрын
WAA CAWWAAM ILAAHOOW ADIGAA MAHADLEH OO MUSLIMIIN NAGA DHIGAY
@sahraJibril-es6ze
@sahraJibril-es6ze 24 күн бұрын
Subxaa allah ilahay baa ku mahadsan inaaynu nahay isllaam allxamdu liillah 🥺🥺🥺
@halimamumin3643
@halimamumin3643 25 күн бұрын
Subxaana Allah.
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 25 күн бұрын
Waa dhaqan xun oo jaahiliya.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 18 күн бұрын
Ma Sha ALLAAH
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 25 күн бұрын
Waa nu kasaaridoona jigjiga incha'Allah oo dhulkooda baa nu kuwadacelindoonaa
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 22 күн бұрын
Inshallah Alle idankii
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 25 күн бұрын
Waa xirfad ay ku shaysan jireen Ethiopian ku sababna u tahay diin la,San iyo saboolnimo weyni
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 12 күн бұрын
maaha ee waax faahn diin laan maaha ee waa dhaqan adiga somaliga ah gudniniku haablha fircooniga ah maa diinba? miise waa cawaan nimo maxyi diintu uga joojinwayiidyi kuwa samyiinya
@hawohassan4630
@hawohassan4630 25 күн бұрын
Balo Balo waba yaabe
@amineroyal7118
@amineroyal7118 25 күн бұрын
Shiidkeeni iyo shalmadeeni bay sitaan ba qushaash kani😂
@Khadarmowlidmaxamad
@Khadarmowlidmaxamad 24 күн бұрын
Alxamdulih calaa nicmati islaam ❤❤❤
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 12 күн бұрын
Arwa gala .alaha Hana bahdilin cabdi salaam anagu soomali Baan nahaye
@nimosuleiman
@nimosuleiman 24 күн бұрын
Subxaanallah
@Ss53426
@Ss53426 25 күн бұрын
Islaamku arintii ma ogola waxan ummada hala,wadaagin
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 25 күн бұрын
GAALADA CAWAAN WAAYE😮 KENYA XITAA OOHIN AYEEY BILABAAN MARKASEEY XOLAHA QALAAN ,FAIDO AYEEY U TAHAY MALINTAAS ,XOOG AYAA LA ISKAGA KEENA
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 24 күн бұрын
Somalidu ba xolaha wayqalaan😮
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 12 күн бұрын
gudninika fiircoonga ah diin mia miise waa cawaan nimo?
@haboonadan
@haboonadan 24 күн бұрын
Alhamdulillaah calaa nicmatal Islam ☪️ ❤❤
@muhanadfficial
@muhanadfficial 24 күн бұрын
Wllee maraa adis ababa tagay ku arkay qoos wiil kadhintay
@MOHOMOUTFarAH
@MOHOMOUTFarAH 14 күн бұрын
🎉❤ mahad alaa leh alxamdu lilahi shugri lah cafimad kuwar abd salan hereri
@A__187
@A__187 19 күн бұрын
‏‪6:30 أعتقد هذه العادة موجودة أيضٱ في قرى مصر والسودان
@nasradeyniile9464
@nasradeyniile9464 12 күн бұрын
نعم لسه في شعوب تفعل عادات تخالف عن الإسلام وهما مسلمين نسأل الله العافية ❤
@CabdimaaligIsmail-rb3sx
@CabdimaaligIsmail-rb3sx 25 күн бұрын
Cabdisalan waxan wasakhda ah maxad nogu soo duubtey
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 25 күн бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri.
@ju4965
@ju4965 23 күн бұрын
Subxanalaah
@user-pm4eb9cb1o
@user-pm4eb9cb1o 25 күн бұрын
Asc dhamaantiin salaam sare walaahi here hereri wuxuu socdaba wakaa oohintii beenta ahayd ee xabashida soo bandhigay kkkk
@kabadhe9575
@kabadhe9575 12 күн бұрын
Mid baan kaa saxayaa wariye sare jigjiga itoobiya maaha ee waa dhulka soomaali galbeed
@DrrashkaSheikhyusuf
@DrrashkaSheikhyusuf 25 күн бұрын
Wonderful
@saamisomalilovepartnerexpe1857
@saamisomalilovepartnerexpe1857 14 күн бұрын
In badan ayaan kala qayb qaatay tacsida iyo murugta qoysas badan oo reer Ethiopia ah
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 25 күн бұрын
Subxanallaaah
@hanihassan3448
@hanihassan3448 25 күн бұрын
Kuwo aan daris aheen aan hada kahor layaabay maamaa dhimatay Somali aheed oo dariskena aheed saa Ethiopian kii dariska ayaa xaafadiyee intee sodhoobteen oohin iska qabsadeen ilaa waawo caadadooda
@mohamedabdiqader
@mohamedabdiqader 25 күн бұрын
Allah mudulillah alla,diinall islam
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 9 күн бұрын
Waa cawaan
@sadaqomar5640
@sadaqomar5640 14 күн бұрын
Waa caadoyinkii hore sidaas wa caadoyinkii fircoonki Masar
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 17 күн бұрын
Subxanallah
@maxamedxabeeb1005
@maxamedxabeeb1005 Күн бұрын
Subxanallh
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 25 күн бұрын
xariifka qaadkiisa sawta islaantu ka ciidayn gaadhay
@ibnuibraahimkilaaas2893
@ibnuibraahimkilaaas2893 25 күн бұрын
Wayka jiidhay,lkn muuquusan
@IbrahimYacin-sf9zi
@IbrahimYacin-sf9zi 25 күн бұрын
Yaab yaab yaab Lacagtu iyo cannimamo radintu Meel kaste gula kalleyssa Wad khaldandey wallal A.salamaw towban ken Dabbi ayad Ku dhacdey Wa xarran ariddas
@Edbashir
@Edbashir 14 күн бұрын
Jaahil baad tahay… journalism diin ma lahan ee wax baro 😅😂
@Me-vq7sy
@Me-vq7sy 25 күн бұрын
Wa dhaqan xun
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i 25 күн бұрын
😊
@Abokorhazzan100
@Abokorhazzan100 8 күн бұрын
Alxamdulilah islanimadu macana
@dhamoibrahim5154
@dhamoibrahim5154 24 күн бұрын
Ilahow Ada muslim naga dhigay alxmdulilh
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 24 күн бұрын
Jeegaantu xabashi bay umadii muslinka ahayd ee soomaaliyeed kadoorteen illaahay idin dulee qofkii xabashi jecel
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 24 күн бұрын
Jeegaan Maahee waa Somaliland
@NimcoFf
@NimcoFf 23 күн бұрын
Jeegaantu dhul bay leedahay dusha kaama saarna ku eekow tuladaada
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 23 күн бұрын
Alle ku dulee oo duumo iyo caacuun ku dil
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 23 күн бұрын
daahirow daacuun ku kala goo oo dabada dhiig ka siidaa
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 22 күн бұрын
Amiin amiin
@nimcomaxamed7301
@nimcomaxamed7301 25 күн бұрын
الحمد لله على نعمة الإسلام
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 25 күн бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤
@idilsalahgenyo-cad7731
@idilsalahgenyo-cad7731 20 күн бұрын
استغفرالله العظيم واتوب إليه
@AbdishakurAhmedFarah
@AbdishakurAhmedFarah 6 күн бұрын
Jigjiga somalia
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 25 күн бұрын
Sidey u ooyayeen bay oohintii u ekaadeen
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 25 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Nothing...8375
@Nothing...8375 25 күн бұрын
😂😂😂 wa qoslay wlhi
@Nothing...8375
@Nothing...8375 25 күн бұрын
😂😂😂 wa qoslay wlhi
@Nothing...8375
@Nothing...8375 25 күн бұрын
😂😂😂 wa qoslay wlhi
@user-hj7vz8gk8r
@user-hj7vz8gk8r 7 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@ismaelmtubeecchannel4449
@ismaelmtubeecchannel4449 25 күн бұрын
Waa hidaha iyo dhaqanka Ethiopia😂😂😂😂
@ahmedabdimahad6849
@ahmedabdimahad6849 20 күн бұрын
Alxamdulilah calaa nicmatil islaam
@AliAbikar-lz2zv
@AliAbikar-lz2zv 25 күн бұрын
Congo aya lamit ah
@user-uf1ih4uf5z
@user-uf1ih4uf5z 25 күн бұрын
Oo.imaka jigjiga maisidanaa
@malyunukash2975
@malyunukash2975 24 күн бұрын
Istaaq furalaah, istaaq furalaah, istaaq furalaah .
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 23 күн бұрын
Jig jiga Ethopia correct ❗️
@siaragali1439
@siaragali1439 14 күн бұрын
Yes
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 12 күн бұрын
Somalia armaa kafurtaa meshaan oo kale Lkn kuwaas maqoslaan maydkii ayeey raacinaayaan balaayo qabe yaalka
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 12 күн бұрын
Waagaalo u.adu
@ridwaanosman6153
@ridwaanosman6153 24 күн бұрын
Jigjiga maa magaalo Ethiopia ah waa ku sidee wariye
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 24 күн бұрын
Haa waa Ethiopia Ethiopian baana leh Somali Somalia 🇸🇴
@Jamac20
@Jamac20 21 күн бұрын
@@shukrisharaf7074 Dhillo somali galbeed somali baa leh 🇸🇴. ethopia iyo adigaba anaa idin waso
@user-vx9wy1ww2y
@user-vx9wy1ww2y 24 күн бұрын
Xasbunlah wanicmal wakil 😂😂😂😂😂
@istaahilaxmed8512
@istaahilaxmed8512 25 күн бұрын
Oo cadisalaan dheerisidaaa sodigii manta hargisa joogays
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 25 күн бұрын
Jigjiga maha itopia fadlan xishoo yahuuuu😮
@HarunAhmedMHA
@HarunAhmedMHA 25 күн бұрын
hadaa waa xagee marka aad nafta been ku maameeliso
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 25 күн бұрын
Mayee waa Japan
@user-kf9tz9th6p
@user-kf9tz9th6p 25 күн бұрын
Haaa sax wallah afkeyga kala baxday mentality ga dhahyo jigjiga wa dhul Ethiopia Aad bi khalad utahy wa in datka iyo jiilka soo socoda lagu wacyi galiya inu jiro dhulo Ethiopia naga heysato iyo kenya gumeystihina gacanta ugaliyay thanks wall
@Degaliah
@Degaliah 25 күн бұрын
Hee wa xagee😂😂😂😂😂😂 toos ha riyoonee
@liina3528
@liina3528 25 күн бұрын
Lkn saw Ethiopia kama tirsana ma somlia yay ka tirsanthy​@@user-kf9tz9th6p
@D-izzy00
@D-izzy00 25 күн бұрын
Waxaasu waa xaraam. Diinta islaamka ma ogola.
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 25 күн бұрын
Waxay ku leedahay anagaba wadaadayadii baa noo diiday oo imika waa la joojiyey
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 25 күн бұрын
Dhulkiina sifii,anay u dhe,ee kulahaaa waaba islaan yaree qosol miran ah😂
@A...A09888
@A...A09888 25 күн бұрын
Oo Muslim ayaa sidaas sameeya yaa ku dhahy ? Waa ayo Muslim sidaas samynaya ... Waa Dhaqan xabashi waxaas xabashida unba samysa jigjiga hadii timaadid waa arki
@xawomohamed1621
@xawomohamed1621 25 күн бұрын
@@hamdimohamadmohamad1385 kkkkkkkkkk
@RaqiamuxidinMariac.cziiz6720
@RaqiamuxidinMariac.cziiz6720 24 күн бұрын
الحمدلله على نعمة الإسلام
@Axmed-gs8vr
@Axmed-gs8vr 8 күн бұрын
Cabdisalanow magala madaxda halaga masafuriyo😅😅😅😅
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 25 күн бұрын
Jigjiga aa
@user-gj9tn6nz6c
@user-gj9tn6nz6c 20 күн бұрын
Only in Ethiopia would they hire someone to cry for them.
@aaminabashiir7992
@aaminabashiir7992 25 күн бұрын
Acuudu bilaahi laabtaaba ixanuuntay inaga markaan arkay
@AYuush__Abdinasir
@AYuush__Abdinasir 25 күн бұрын
Subaxanallah 😮
@abdirizakmoha1680
@abdirizakmoha1680 25 күн бұрын
Shaqo taag waaye wax waliba lacaga waaye ruunti😅😅
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 23 күн бұрын
Jigjiga waa dhul soomaali, laakiin itoobiya xoog ku haysato... Waxaana Rabbi ka rajeynaa iney noqoto dhul madax banaan, waxaana loo bixin doonaa ... Jamhuuriyada DDS
@Jamac20
@Jamac20 21 күн бұрын
@@IRIR-SAMAALE_114 Maya walaladoda somalia kusoo biriyan waa khasab in Somalidu midooban.
@siaragali1439
@siaragali1439 14 күн бұрын
​@@Jamac20Xaqiida waa qadhaadh gacanta Adan jari karin waa la dhunkada jigjiga Ethiopia ayuu caalamku u aqoonasan yahay Inay ka tirsan tahay, hadal waxba masoo kordhinyao
@muhamedhusseinjama2007
@muhamedhusseinjama2007 25 күн бұрын
abdisalan hareri turjumaanki wuu ka wareegay , waayo waxuu ogaaday turjumaanka iyo gabdha kle ba in ayna is dhaamin afsomliga , bal hadaba turjumnki yaa nga aamusiiya oo yidhahda afarta midh ee somaliga ah , gabdhuba way taqqana amus , waa lga dibilaaseeyee , hereri turjumanka ilaka cabir bad ka qadaaty naagtad ku dibilaasayaay afka jajabsanysa , ileen isugu waa jajabsanayee ninku ba
@AbdilahiMohamed-zk9pd
@AbdilahiMohamed-zk9pd 25 күн бұрын
Waa arin wacan ciidamo ooya haynoo soo tababaraan
@cabdirahmaanxasanyusuf2900
@cabdirahmaanxasanyusuf2900 25 күн бұрын
😂😂😂😂
@Bashir1119
@Bashir1119 23 күн бұрын
Hareeri waani dadkaan Muslim haday yihiin usheeg qalad waayay
@maxamed9633
@maxamed9633 17 күн бұрын
Jigjiga maha Ethiopia 🇪🇹 Jigjiga waa somalia 🇸🇴
@siaragali1439
@siaragali1439 14 күн бұрын
Xaqiida waa qadhaadh gacanta Adan jari karin waa la dhunkada jigjiga Ethiopia ayuu caalamku u aqoonasan yahay
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 23 күн бұрын
Dawlad deegaanka ❌️ Dhulkeena Soomaali Galbeed ✅️ #Soonaliweyn inshallah way soo laaban Alle idankii
@siaragali1439
@siaragali1439 14 күн бұрын
Xaqiida waa qadhaadh gacanta Adan jari karin waa la dhunkada jigjiga Ethiopia ayuu caalamku u aqoonasan yahay Inay ka tirsan tahay, hadal waxba masoo kordhinyao
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 14 күн бұрын
@@siaragali1439 meel lagu muransanyahay ayaa ku qoran and everyone know 1977 WAR
@siaragali1439
@siaragali1439 14 күн бұрын
@@FatumaAmina-ow4kj waxba ma ogid jigjiga caalamku wuxuu u aqoonsanahy Inay Ethiopia ka tirsan tahay iyagana haysta, kuma qorna waa lagu mursanyahy
@FatumaAmina-ow4kj
@FatumaAmina-ow4kj 14 күн бұрын
@@siaragali1439 oromo iyo amxar hilib 🥩 qaydhina cuna miyaad tahay ? Bal isa soo cadee Jigjiga anaa leh ku dhashay ka awoow ka awoow waana Soomaali galbeed waanay ahaan doontaa Waanan ka soo ceshenaynaa xabashida xuntaa
@siaragali1439
@siaragali1439 14 күн бұрын
@@FatumaAmina-ow4kj 10 Kun oo aromo ah baa Soo galay somalia maanta waxay hore u haysteen gedo baydhabo adoon oromo sow tihiin 🤣🤣
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 25 күн бұрын
Magalooyinka dalka itoobiya jigjiga kama mid aha wariye hadalka hagaaji waa dhul somaliyed oo xoog lagu haysto gumeystihii baana si khasab ah ugu daray ayagoon isku diin iyo isku dhaqan iyo isku dhiig midna aheyn maalin uuna wey xoroobi iinsha Allah
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 25 күн бұрын
Gumeystihii ingiriiska ayaa qeybiyey somali qeybna itobiys ku daray qeybna kenya ku daray iinsha Allah maalin maalmaha kamid ah wey xoroobi doonaan🤲🏽
@Degaliah
@Degaliah 25 күн бұрын
Ninkani wa wariyee jigjiganaa wa Ethiopia
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 25 күн бұрын
@@Degaliah adaa ka dhigay miyaa xiligii falastiin uu ingiriis yahuud siiyey ayaa ayagana itoobiya khasab loogu daray wax ay wadaagana ma jirto ilaahey caqli ha ku siiyo aad wax ku garato ogow xili ay noqotaba xor ayey noqon doonaan idanka ilaahay adiguna miskaxda sidaas gumeysi ha kaaga jirto dad la haysto baan ka hadleyney laakiin adiga ayaa hada miskaxdaada la haystaa is xoree🫵🏻adigoo xor ah baa ilaahey aduunkaan ku keenaye😁 Falastiin xiliga yahuud la siiyey baa ayaga iyo somalida nfd iyo somali galbeed labadaba la bixiyey falastiina maanta xornimadeeda bay u dagaalameysaa
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 25 күн бұрын
@@Degaliah hadey itoobiyaan yihiin maxey maanta oo la joogo dumarka iyo caruurta somalida u aasayaan iyo xitaa raga reer miyiga ah adna halkaan baad hadal caruureed la taagan tahay Dad maalin walba la soo durkinayo oo la rabo in dhulkaas laga soo tirtiro oo dhulkooda la qaato baad wax aan macno lahayn ku tilmaameysaa saacadaan ciidamo dowlada dhexe ah baa canfar u soo hiiliyey wixii ay rabaan ayey ka sameynayaan deegaanadaas
@Degaliah
@Degaliah 25 күн бұрын
@@Inasuldan1235 somali xoog kuma yaraa lacagnaa wa haaystaan ee maxaa Ethiopia la iskaga celin waayay??? Misee somaali iyadaa isku xoogwayn? Jigjiga wa Ethiopia ku biyo cab cabaad beena lomaa baahnaa, ama gacmahaa isqabsaada oo mar kaliyaa kuyaaca amaa amusaa qabyaladaba waad qaybisaan ee dhulkiina so ceshadaa
@PukhaariSheikhcali-pn2gb
@PukhaariSheikhcali-pn2gb 12 күн бұрын
Dadkan inlawarsada Mahan
@user-uy1um8ne9o
@user-uy1um8ne9o 25 күн бұрын
Qofkii aan usoo ooynin waa ladhaleeceyn jiray
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 41 МЛН
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 32 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
Qaybtii labaad ee taariikhda qaybta qadiimiga ah ee magaalada Harar
26:12
Dhacdada Burco ee qoyska cuntadu iska badasho
17:04
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 204 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 10 МЛН