Sidee ayay Somalidu ugu nool yihiin Angola

  Рет қаралды 45,987

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 132
@katiac8085
@katiac8085 Жыл бұрын
Mashaa allah Hereri media sida ad warka noogu so tabinayso somalida guntooda meelaha ay ku nool yiihiin
@youngblood6606
@youngblood6606 Жыл бұрын
I love how you listen and let the person talk 🗣
@mrprince7062
@mrprince7062 Жыл бұрын
He is one of the most experienced and long serving journalists/interviewers in Somali community. He stays away from any controversy and is a top, top professional who is well respected and loved by all the somali people around the world.
@youngblood6606
@youngblood6606 Жыл бұрын
@@mrprince7062 Amazing 👏 GUY
@afitaaxronaldo7954
@afitaaxronaldo7954 Жыл бұрын
Sheikh mustafa legend Xaqiiqda Waa masuul kale ee reer Angola 🇦🇴 dhexdhexaadiyo
@captain5089
@captain5089 Жыл бұрын
Sxp Angola maa jogta
@afitaaxronaldo7954
@afitaaxronaldo7954 Жыл бұрын
@@captain5089 haaa
@hassanabdi9511
@hassanabdi9511 Жыл бұрын
@@afitaaxronaldo7954 sxb makula hadli Kara
@afitaaxronaldo7954
@afitaaxronaldo7954 Жыл бұрын
@@hassanabdi9511 Haa kaape
@zakimohamed2832
@zakimohamed2832 Жыл бұрын
sxb Angola.Mia joogtaa fitaax
@wanajiye929
@wanajiye929 Жыл бұрын
Masha Allah Sheikh Mustafa waa walaal wanaag iyo Samaha Jaceyl sana ku garanayo waxan wada dhiganay Hal iskuul Hal Fasal xaafadna wada aheen Shirkole
@wardoonacademy
@wardoonacademy Жыл бұрын
Masha,Allah, Sheikh Mustafa waa wareeysi xiiso badan. Mahamdsanid Mudane Hereri.
@daahir-alminshawi
@daahir-alminshawi Жыл бұрын
Masha allad waad ku mahadsantahy wll hareeri inaan inaga aqbashay codsigeenii ahaa kilibyada inaad noosoo galiso ayagoo bilaa music ah shukran wll
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Жыл бұрын
Aad iyo aad walahi waa barmaajyo qiimo baadan laakiin musiga ayaad aad u. Karhay
@MohammedAli-nx2kl
@MohammedAli-nx2kl Жыл бұрын
Mahadsanid Mr. Hereri Barnaamijyo wax tar leh baad umadda la wadaagtay.
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
Somalia hadaaan habeen ka maqnaado wlhi waxaa dareemaa in ey wax badan i dhaafen ilahow wadankena nabad nooga dhig 💙💙🇸🇴
@Cadar49
@Cadar49 Жыл бұрын
Amin yarabi
@cabdullehcabdi2419
@cabdullehcabdi2419 Жыл бұрын
Calanka sahaayinada 🇮🇱 ayaad wadataa Yuhuud.
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
@@cabdullehcabdi2419 Nin waalan ayaad tahay allaha ku caafiyo walal qaali
@wizzyare2988
@wizzyare2988 Жыл бұрын
@@Somali12222 wuu kaa saxan yahay ma waadan qof islaam aheeyn walaalaha falastiin dulmiga lagu heesto dhulkooda miyaa hadana calankii yahuuda sii saarane
@Somali12222
@Somali12222 Жыл бұрын
@@wizzyare2988 israel muslimiin ma lahan yaa ku dhahay bro wax soo baaar mida kale falastiin anagaa ka xun oo ka ayaan daran hadaan somali nahay
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 Жыл бұрын
Sheikh mustafa allah barakeeye wuxu kamid ahaa akhyaartii hadda kahor xalisay dagaal qabiileed dhex maray dhalinyaro ganacsi isku hayste ABGAAL VS MAREXAN. RAGGI WAAGAAS IS DAGAALAY WAA RAG SAAXIB AH QAARNA WAA SHIRKO GANACSI. ABDISALANOW MZEE BLACKY SOO WAREYSO
@nuurmowliid9175
@nuurmowliid9175 Жыл бұрын
Angola miyaa jogta
@nuurmowliid9175
@nuurmowliid9175 Жыл бұрын
Run miyaa in deganasho la,aan wadankas la imaan karin qofan bortaqis ku hadlayna lasinayn degananshiyaha
@cmsswarts7022
@cmsswarts7022 Жыл бұрын
Sxb hada angola miyaad joogtaa
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Жыл бұрын
Masha Allah guuleyso hereri adiga iyo daadka ku laa socda dhaamantiin waan idiin salamaya aniga waxa ii tahay legend aan aad uu tageeroh oo iin badan aan laa socdo muqalada aad so guud biiso mahadsanid 🥰🥰🥰😊😊😊😊
@karti-soor
@karti-soor Жыл бұрын
Mash Allah tabarallah.. Abdisalan Hereri very fruitful programs as always. Somali wa dad dhiiraan meel kasta gala.. Heestii Mozambique 🇲🇿 Angola 🇦🇴
@caaqilkakampala1448
@caaqilkakampala1448 Жыл бұрын
Mashallah waa nin illahey barakeyay aqoon diin maadi iskugu daray
@daahir-alminshawi
@daahir-alminshawi Жыл бұрын
Cimri dheer iyo cfmd wacan baan allah kaaga baryay walaal qaali kheyr badan alla haku siiyo walaalo
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Allahuma Ameen ❤
@hindamaxamuud9692
@hindamaxamuud9692 Жыл бұрын
Masha Allaah Rabbi haydin guuleeyo
@hamsehalane5919
@hamsehalane5919 Жыл бұрын
Msha alh saxafi sare A.salaan hereri
@AZus6pd
@AZus6pd Жыл бұрын
Barakallah. Walaalkey reer waaberi . Hareri howl wanaagsan ayaad wadaa.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Bernaamijka waxaad moodaa inuu dhexda ka bilaamay. Imisa somali ah ayaa degan wadanka.
@youngblood6606
@youngblood6606 Жыл бұрын
Allahu Akbar ☝️ may Allah bless him and you
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Жыл бұрын
sheekh mustaf alaha ku xafido aamiin yaarabi
@hassenahmed5866
@hassenahmed5866 Жыл бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri& Sheekh Mustafe.
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Masha Allah wadadku hadalkisuh waa ruun
@zakihussein9147
@zakihussein9147 Жыл бұрын
Maansha Allaah, Alle haku xafido wll qof daacada u egtahy
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Good topic Somalis in Angola doing good when it comes to a Business 🇦🇴 but don't forget to Rebuild our Great Country Somalia 🇸🇴
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Mansha allah
@abdullahzagzaag4673
@abdullahzagzaag4673 Жыл бұрын
Wallaal asc waxan doonayaa in kuwa angolla jooga telifoonka gacanta hereri iyo nika gudiga ah angolla somalida u jooga
@mouradsaameh226
@mouradsaameh226 Жыл бұрын
Maanchalah
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Hereri horey u soco qll mabad galyo
@maxamedabdallemaxamed2741
@maxamedabdallemaxamed2741 Жыл бұрын
SOMALIA 🇸🇴 THE POWER OF THE WORLD
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
ماشا الله
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Very interesting
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah great program as always
@Ziizow10
@Ziizow10 Жыл бұрын
Shiikh musfata halkee laga heli karaa angola rabaa inaan imaado qofna kama aqaan dhalinyaro halay caawiyo ✊️
@nuradincadawe
@nuradincadawe 9 ай бұрын
mnsha alh hareeri media wanku faraxan hay barnamijkaan
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 Жыл бұрын
Very good
@fuadahmed4311
@fuadahmed4311 Жыл бұрын
mazha allah alle haku barakeeyo
@taajirkaxaafada907
@taajirkaxaafada907 Жыл бұрын
manshallah sida fiican eed nogu so tabineyso dacalada dunida lkn sxp waxaa barmaamuj kaso duubta Dalka BURNEI .... hadii ay ku suurto galeyso
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 Жыл бұрын
Masha allah csalaan go forwad
@hassenabdullahi6487
@hassenabdullahi6487 Жыл бұрын
Cimri dherer iyo cibaado suuban ayaan ilahy kabaryaynaa
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 Жыл бұрын
1994xiliggan dhashay ayuu wax baranaayay waa good
@bashka102
@bashka102 Жыл бұрын
M.a walalkey sh mustafa Guuleyso
@abdirizakali3506
@abdirizakali3506 Ай бұрын
M.alh hareri mowducyadisa ad ayey uficanyihin.
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Жыл бұрын
Masha alaah
@Qalbideeqa
@Qalbideeqa Жыл бұрын
Angola best country in africa👏
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 Жыл бұрын
Wll waxaanban ku jirraa 40 sano ee reer banu Israel. 40 sano ayey iska daba wareegayeen Taas ayaan ku jirraw Alle innaga saaro. Aamiin aamiin aamiin.
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Allahuma Ameen ❤
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын
#Hereri Media Hala Ogaado Guys.🥰👍😎
@maxamedxaaji2983
@maxamedxaaji2983 Жыл бұрын
Vis wadan Angol
@abdulrahmansworld162
@abdulrahmansworld162 22 күн бұрын
Mawduci barnamij ka way ka bexen
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Iskaganacso aan xeerlahayn waa weel daloola waxkushubo
@user-pr8rd8ix1i
@user-pr8rd8ix1i 9 ай бұрын
Sithi umade kale ugunolyihin aye ugunolyihin ayakane
@shocktv689
@shocktv689 Жыл бұрын
Hereri Gongo taag dhee
@hindamaxamuud9692
@hindamaxamuud9692 Жыл бұрын
Rabbiyow noo islaaxi dalkayaga
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Allahuma Ameen ❤
@abdallainafeyte2194
@abdallainafeyte2194 Жыл бұрын
South Sudan 🇸🇸 goormee inanesaa abdisalan hareri adoo mahadsan
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
Subhanallah huno Somali miya ku nool South Sudan? Meshas waba cabsi cabsi
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture Жыл бұрын
@@Johnniedallas214 Filsaney boqolaal baa jooga hada aad baa loo tagaa anaaba is leh aad insha Allah dhawaan
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
@@FarxaanFuture Huno ha adin wadankas dagal aya ka dhaca dadkas wa cawan badankod hadad tagtid wankuso duceyn Allah cazawajalla haku nabad galiyo adiga & shacabka Somaliyed kunool wadankas iyo calamka o dhan. Ameen ❤
@Caloolkus
@Caloolkus Жыл бұрын
@@Johnniedallas214 Abayo S.Sudan Somali oo reer Mogadishu badan aya degen
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
@@Caloolkus Hayeh Huno manan ogeyn inay Somali ku noshahy wadankaz dadkas walalahen Ilahay ha badbadiyo
@user-ei9vj3wu2c
@user-ei9vj3wu2c 8 ай бұрын
Angola inaa imaado rabaa 2024 20years jiraa nolosheyda inaa badalo shaqeesto rabaa Qof war iga siiyo Shaqada iyo nolosha Angola 🇦🇴 jeclaan laha inaa helo
@ikraanali9004
@ikraanali9004 7 ай бұрын
Marka heshid xog iso shek bal sxp warabahe
@user-ky4jl1km7i
@user-ky4jl1km7i 2 ай бұрын
Sxb sido kale Ana rabaye aan is so qabano
@user-ij3br4qc8k
@user-ij3br4qc8k 2 ай бұрын
hlkee jogtaa sxb angola miyaa mase isoo qawo​@@user-ky4jl1km7i
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
angola sow maha wadanki islamaka mamuuunacay
@abdallahamza2439
@abdallahamza2439 Жыл бұрын
Qofki angola 🇦🇴 jogo ubahanahy si aan xog ka Wareysto guys adinko mahad sn hada jogtd ilaso xirir
@SultanSacadmuuse-xg2lr
@SultanSacadmuuse-xg2lr 9 ай бұрын
Ma heshay qof kula Soo xidhiidhayna
@user-yf8bk6kj4d
@user-yf8bk6kj4d 9 ай бұрын
Hee pro
@SultanSacadmuuse-xg2lr
@SultanSacadmuuse-xg2lr 9 ай бұрын
@@user-yf8bk6kj4d whtsap kaaga iisoo qor zxpow
@ubaydaliahmed8020
@ubaydaliahmed8020 9 ай бұрын
​@@user-yf8bk6kj4dwll sidee ku gula so xiriraa angola xog ku sabsan Aya ubahanahay
@mohamedsayid2899
@mohamedsayid2899 3 ай бұрын
wll ana angola ina imada raba in leyga cawiyo
@abdiwahababdullahi9155
@abdiwahababdullahi9155 Жыл бұрын
Cabdisaalam D R Congo somar ayadane aan warbixin kasine.
@jamabihi8089
@jamabihi8089 Жыл бұрын
Asx
@SultanSacadmuuse-xg2lr
@SultanSacadmuuse-xg2lr 9 ай бұрын
Asc zxp
@iamsomali224
@iamsomali224 Жыл бұрын
Adeer dhulkaas asia dhexe kazakhstan uzbek Mar uun somalida kunoole noga war doon
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Caqli xumida hadii aad adigu joogto lasoo xidhiidh herari ama aad garanayso cid joogta, Laakin qof bila axlaaq ah baad tahay sida aad barnaamijka uga qeyb qaadanayso, ama si fican u hadal ama amuuska ku dhama,
@sir__cmc
@sir__cmc Жыл бұрын
@@dalaisacgibril5899 waa qof xanuunsanaya baan is idhi wuxu.kkk
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@sir__cmc kkkk waa runtaa
@iamsomali224
@iamsomali224 Жыл бұрын
@@dalaisacgibril5899 cabtooy baa tihin wakhti Aan idin qudho maba haayo Haduu idin qancin coment iska dhafa nacnacda teenager bad tihin siday caydu idinka soo haraysan arkaaye
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@iamsomali224 waar aduu halkeed joogta neefyahow xaasidkii ee qudhun buuxiyay,
@Hornscope
@Hornscope Жыл бұрын
Waar ninkani waa qolyihii hore ee diintu ku yarayd.
@hassanabdi2542
@hassanabdi2542 Жыл бұрын
Ninkastaba wuxuu doonaya wixiisa inu kugu khasbo, is ixtiran ayaa loo bahanyhy. Khasabka meesha halaga daayo.
@jebrilabdulazeez
@jebrilabdulazeez Жыл бұрын
Shiicada iyo fikradaha qaldan Lee halala dagaalamo ee kuwa saxsan oo hada aad wadanka ugu faafay sida salafiyiinta ama ahlul hadiithka waxba lagama qaban karo.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Iidoorka markii mid iyaga ah uu arko wuu kucaayi markuu kelidiyahayna wuu kubaryi. Alla wuxu dhaqan xumaa yaa dhalay, miyeyna bini aadan ahayn
@abha2476
@abha2476 Жыл бұрын
Saaxiib ilaahay ka cabso qabiil aan si xun u nacnay ha noo billaawin, ilaahay qabiilka ha kaa madoobeeyo, annagana ha naga madoobeeyo, wallaahay waa wax xun, shaqsi u fiiri, dadka qabiil ha u fiirin aan ku dhihi lahaay.
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 Жыл бұрын
IDOOOR WAA DAD SHARAF LEH ANOO SAMAROON AH BAA LEH MEESHII KU BUKTAA ADAY KU BALBASHAAA NINKAA WERIYAAH AH EEE DADKAA SOMAALIYEED XALADOODA SOO WEREYSANAYAA EE SOMAALIDAA DUNIDA KALE KA DHACDAY KASOO WAR DOONAAYA EE SOMAALI KU DHEX LEH SHARAFTA EEE AAN QABYAALAD KULA SOO DOONAN BAAD NASABKIISA CAAAYAYSAA MAYNA XANUUN AHAYN STUPID BAAD TAHAY JAAAHIL FOOQAL JAAHIL
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Жыл бұрын
Ina Gumeed Ciil Qabe Ah Baad Tahay Runtii Hadalkaaga Ka Marag Ah Midhkaasi
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 Жыл бұрын
Qoflastaa meel buu Alle ku arsaqaa alhamdulilaah where i 🦿
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 126 М.
Fursadaha ganacsiga ee Somalida uga banaan wadanka Rwanda.
14:05
Hereri Media
Рет қаралды 60 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 46 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 1,3 МЛН
Maxay Somalida Angola ku arkeen ka ganacsiga Aluminium
15:55
Hereri Media
Рет қаралды 36 М.
Dadka reer Angola oo aad ula haysta cuntada Somalida
9:31
Hereri Media
Рет қаралды 29 М.
Safarkaygii wadanka Tanznia / my journey to Tanzania 🇹🇿
11:45
The Africa You Don't See On Tv(Angola)
18:27
WODE MAYA
Рет қаралды 408 М.
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
Maxay Somalidu ku hayaan South Africa? Waakan Gudomiye Cabdi Calas
18:44
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 46 МЛН