Dhawr iyo sideetan jir aan Inta badan Af Somali ku hadlin ilaa 50 sanadood.

  Рет қаралды 259,385

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 496
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh Жыл бұрын
50 sano mudo ka badan af-Soomaaliga uu dhagaysanayay uun mooyee cidduu sidan ugula hadlo muu haysan. Hadana si wanaagsan ayuu wali u hayaa ... af-Soomaaligu ha jiro ❤
@fargetofargeto5494
@fargetofargeto5494 Жыл бұрын
“Dir daba waa dal soomaliyeede.” 😢 I cried. It hit me hard. I hope to never give up somaliwayne dhulkeeda. ✊🏾
@abdirahmanjama8019
@abdirahmanjama8019 Жыл бұрын
I don’t think he knows how much that has changed. It will always be ours.
@cabdicasiisaxmad9685
@cabdicasiisaxmad9685 Жыл бұрын
Eraygaa waan kufarxay runtii
@aliderie4978
@aliderie4978 4 ай бұрын
Sax
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Mansha allah , waa odey waayo arag ah Suudaani ayuu iska noqday ba 😂 waa dadkii hore ee wanaagsanaa cimriga iyo caafimaad kaba Allah haw barakeeyo , aaamiin.
@AbdiqaniMuze
@AbdiqaniMuze Жыл бұрын
Dirdhaba Waa dhul soomaliyeede Allah Cimriga ha kuu baraekeeyo adeero abdisalam hereri Waad Mahadsantahay barnamij xiisihiisa gaarka leh
@mohamethdiyaskaofficial8924
@mohamethdiyaskaofficial8924 Жыл бұрын
Adeerky cismaan nuux haji adam axmed alle waxan ka baryaya inu iskeen tuso wa marki igu horeysay een adeerky arko ama codkisa maqlo alle cimri haku dheereyo 😢😢😢
@Abdurahman-bashir
@Abdurahman-bashir Жыл бұрын
Reer xareed miya
@asadyuusuf8283
@asadyuusuf8283 Жыл бұрын
Amiiin illhy nabad qab haysku kintuso
@ahmedmohumeddahir1182
@ahmedmohumeddahir1182 Жыл бұрын
Ameen ya rabb
@idiriscilmi2267
@idiriscilmi2267 Жыл бұрын
Odeygan Jibriil Abokor ayaa reer abti noolow
@WHO2024
@WHO2024 Жыл бұрын
MaashaAllah, waa Somalidii hore. Waxaan kuu rajeynaya caafimaad, cimri dheer iyo cibaado suuban. ❤
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 Жыл бұрын
War re Gabileyoow awawgin la gubye odayga doona meshi dagaalba ka dhace wana Iska cimriye. Gabiley my hometown 😍
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 Жыл бұрын
Allow dadkena somaliyed qabyalada ka tirtir qulubtoda wanaga dhaxdhig🤲🏽🇸🇴
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Жыл бұрын
Amiin amiin
@ayanmohmed510
@ayanmohmed510 Жыл бұрын
Amiii
@saadhussein5466
@saadhussein5466 Жыл бұрын
أللهم أحفظ سودان وأهل سودان والصومال
@Alexialiiban1780
@Alexialiiban1780 Жыл бұрын
Aamiin 😮
@saidmohamed1675
@saidmohamed1675 Жыл бұрын
Amin
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
اللهم امين
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Amiin
@ayeshaabdool4737
@ayeshaabdool4737 Жыл бұрын
اللهم آمين
@donib7225
@donib7225 Жыл бұрын
Odayga wuxuu Yiri somaalida waxey ahaayeen kuwa isjecel bal maanta fiiri qolo qolo ayey ukala oodan yihiin allow alle mesha loosocdo allaa og 😢
@dhamme0
@dhamme0 Жыл бұрын
Taasaan been aheen dib beynu u noqoneyy wlo
@CaliKlay
@CaliKlay Жыл бұрын
Hal hees oo Qolo Qolo iyo Qabiilka nooma roono ah sooqaaad sxb DoniB
@ifomedia8938
@ifomedia8938 Жыл бұрын
Maasha’Allaah xasuusatiisu Waa saraysaa, waxaan ubadini Waa cibaadada iyo islaamnimada
@falisa576
@falisa576 Жыл бұрын
Masha Allaah wa adeer somalidii Hore qaymaha iyo wadaniyada lahaa Ka denbeeya.somalida maanta joogtaa Wa qabiilaystayal an horumar kale iyo Wadaniyadu ku yar tahay
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 Жыл бұрын
Still Af-Somaliga adeer waa top. Sacab shadiid= aad u dhib badan. wanisa= sheeko. fudhuur= afurta/ quraacda subuxii.madiido=shuurada aadka u jilicsan / mushaarida. duqon = midho yaryar oo laga sameeyo shuurada/ suurta. xila= tuulo . kasala =caajis lkn hada wuxuu ula-jeedaa magac magaalo kutaal bariga sudaan. Adeer intaa kaliye ayuu ka isticmaalay luqadaa qalaad/shisheeye. Adeer cumri dheer cibaado suuban & caafimaad waara Allaha kusiiyo. Anoo reer Galmudug & Hawiye Irir Samaale Hiil Maxamed Abroone ba ka wakiil ah baa salaan gobeed hawada kuu soo marineeyna. Abdisalam Harari adna Mahadsanid baanu ku leenahay.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
Qabyalad waa Qurun e jooji
@aboodmoh7330
@aboodmoh7330 Жыл бұрын
​@@ahmedkulowabdi821 hado qabiilkiisa sheego ma qabyaalada baa?.
@xarfo
@xarfo Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk suldaan academy dadkii ka soo baxay baa sidaas noo horboodaya 😂
@Vonaark28
@Vonaark28 Жыл бұрын
Dadka Waxaa iskaga Qabiil iyo Qabyaalad. Qabaa’ilo dadka ayaa ukala baxa, laakiin Qabyaaladdu waa Markaad qof qabiilkiisa ku dhibaatayso.
@dulmidiiddhagaweeyne7537
@dulmidiiddhagaweeyne7537 Жыл бұрын
@@xarfo kkkkkk kkkk xarfooy waad iga qoslisay wlhi lkn kama soo bixin kuliyadaas jiilal cusub beeysa soo saari doontaa. Baahasha markaad idinku sheegeeysaan waa ok lkn marka reeraha kalee Somaalida aay sheegayaan waa qudhun kkk Alla maxaan idinku fahanay kkk
@ashajimale6888
@ashajimale6888 Жыл бұрын
ASC Mansha Allah runtii waxaan ka baqaya in aan noqono sida sgeikhaan oo kale dadkeenna qurba joogta ahi,runti wa nasiib daro in inta wadanki laga maqnaado , runtii waa maqli jiray in Somali ay degn tahay suudan (Gadaarif) Mansha ALLAH maanta qyaan xaqiiiqda arkay Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@deeqoali57
@deeqoali57 Жыл бұрын
Waaba lagu socda 1991 ba iigy dambeysay caruurtaydiina wali may tagin yirubayna ku dhasheen, i kastoon diin iyo so.aliba baray, alaha noo sahale
@yastayonis4007
@yastayonis4007 Жыл бұрын
Maasha allaah Af-Soomaaligiisu waa top laakiin inta laga tebayaa waa da'da qofku markuu waynaado xidhiidhinta hadalka hakad baa ka yara gelaya waa inuu yara aamuso ku celceliyo hadalka.
@Maazim12
@Maazim12 Жыл бұрын
Xasuustiisa ayaa ah mid maashaallah ah. Ilaahay cimriga haubarakeeyo
@typical_nihaal
@typical_nihaal Жыл бұрын
Maya waxajira inbadan somali kuma hadlin ee carabigii ayaa maskaxda soogalaya isna soomaaligii ayuu raadinayaa luuqta hadaadan mudo ku hadlin kalmadihii way kuu goyen
@rumab11
@rumab11 Жыл бұрын
Hakadka waa da'da ee af-somaligisa waa 100/100
@fatmahsaeed4137
@fatmahsaeed4137 Жыл бұрын
Allah yahfadah he’s a brilliant storyteller ❤ Great interview & more if this.
@gobiwaasomiyomaal3667
@gobiwaasomiyomaal3667 Жыл бұрын
I’m in my 30s I can’t remember five years back. It’s all about having a simple life until gownold. May Allah bless him
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 Жыл бұрын
Masha Allah cabdisalan hereri maxaad dad somali ah soo heshay ✊🏽
@mustafeali8315
@mustafeali8315 Жыл бұрын
Masha Allah, Wareysi aad u qiimo badan, waa somalidii qiimaha badnayd ee sharafta somalidu lahaan jirtay soo dhisay, isagana meesha uu joogo Allah khayr ha uga dhigo caafimaadka iyo cimrigana Allah ha u barakeeyo,Aamiin,Aamiin.
@abdisalangure3599
@abdisalangure3599 Жыл бұрын
A wonderful honest somali .i just remember my dad who was older than him.The way he throws his hands around .a typical somali.
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Masha Allah waa soomaalidii dhabta ahayid oo wadaninitimadu ku danbaysey ❤.
@FNN99
@FNN99 Жыл бұрын
Mnshaa alaah , waa oday caaqil ah wali wuxuu taagan yahay somalinimadii hore wajaale iyo somalind wali wuxuu u aamin San yahay soomaliya ,alaah ha barakeeyo dadkaa soomalida ah ee suudan ku nool inay bulshadooda dhex yimaadan oo caruurahooda afsoomaliga baraan ayaa wanaagsan
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Aduunka oo dhan baa u ictiraafsan Wajaale Somalia, Somaliland weli lama ictiraafin , markaa isagaa saxsan!
@khadar_mohamoud
@khadar_mohamoud Жыл бұрын
Somalinimadii mxaad u taqaan ? Ma somalia haduh dheho baa somalinimo ah kkkkkk somaliland wa adad somaliyeed
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 Жыл бұрын
Kuwii 1985kii tegay baa lumay ee kuwii kahoreeyey iska daa inlahelo eh
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Жыл бұрын
Imika ya somali sax ah ma ninka dhulkiisa la baxay somaliland mise ka u badalay dhulkii somalida oo magac qabiil sida ogadeeniya ama majeerteeniya ama jabuuti
@asmahussein4275
@asmahussein4275 8 ай бұрын
​@@nuurnuuraan8624ka dhulkiisi u bixiyay Somaliland dee laxeey😂😂
@khadarraganimo6507
@khadarraganimo6507 Жыл бұрын
Waa somalidii gobta ahayd buu Ka hadhay cimriga iyo caafimaadka Alle hakuu barakeeyo adeer
@nasiimcaydaruus1970
@nasiimcaydaruus1970 Жыл бұрын
Maansha Allah. Waa dadkii hore ee nadiifta ahaa
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Жыл бұрын
Masha'Allah 'Adeero is trying the best to remember at the back days barakallah
@ahmedawilhirsu4861
@ahmedawilhirsu4861 Жыл бұрын
Sacad muuse dadka way horeen waligoodba❤
@mohammed-jama
@mohammed-jama Жыл бұрын
*Nin reer koonfur ah oo wadamo badan soo maray ayaan maalin Addis ababa gaar ahaan HIBAAQ HOTEL ku sheekaysanay wuxuuna igu yidhi meel kasta oo aan tagay mid isaaq ah oo iga soo horeeyey uun baan ugu tagaa meelo badan oo aanan soomali ka filayna way igaga soo baxeen*
@takar1095
@takar1095 Жыл бұрын
Waa runtii, dhawr waddan oo aan tagayba waan ku arkay, waa gob bulshada ka dhex muuqda
@maxamedxasan6815
@maxamedxasan6815 Жыл бұрын
Hhhhhhhh isaaqu meel walpa way joogaan
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Жыл бұрын
Waruntis
@ifrahmuruud1970
@ifrahmuruud1970 Жыл бұрын
Waligod way iska raci jiren cadanka alaah cadeeye is ku dhiig ayanahay aminsanayen
@worldcitizen9102
@worldcitizen9102 Жыл бұрын
Faankii iyo Kibirkiini ayaad meesha la timi. Waar dadka waxba madheeridini fariista. Umad Gaajo, Faqri iyo Gaalo jecel ku caana uun baa tihiin.
@dawanmedia1889
@dawanmedia1889 Жыл бұрын
Ragga Socodku wa Door Hadu Mawdku daayo. Reer Gabiley waligoodba dhanka qorsheynka horumarinta nolosha iyo tijaarada way ku fiicnaanyeen. Masha Allah .
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Always jibril abor travel in world
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
@@isseyusuf8888 Ninkani waa Jibril Abokor Somalida jecel, laakiin Hereri baa baraya dhibaatada Somalidu u gaysatay reerka ilaa uu ka dhigo Somalidiid wuuku dedaalayaa, inshaAllah,
@sacadfuaad8273
@sacadfuaad8273 Жыл бұрын
​@@am.b5688 maaha jb oo baha cumar ah reer abtigii ayaa jb ahaa isagu waa cabane yaasif
@idiriscilmi2267
@idiriscilmi2267 Жыл бұрын
Wuxu yidhi Jibriir Abokor waa reer abtigay
@clraxmaansaleebaan4016
@clraxmaansaleebaan4016 7 ай бұрын
Odaygu waa ree nuur
@roodacismaan952
@roodacismaan952 Жыл бұрын
1941-2023=83 marka loo eego waa qof fiican mashaa allaa khayr alle hasiiyo cimri dheer iyo cibaado hasiiyo
@saadiaahmed1256
@saadiaahmed1256 Жыл бұрын
Waa 82 jir cimri dheer uma hadhine ilaahay cibaadadiisu ha ku sugo inta u dhimana qalbigisa cibaadidiusa ale ga u adkeeyo
@roodacismaan952
@roodacismaan952 Жыл бұрын
@@saadiaahmed1256 huuno waaba saqiire maxaad u habaartey cimriga alle haw dheereyo 140jir meelahaa waa caadi imika habeen kama tegin waad u jeedaa joobane waaye afsoomaliga uunbaa ku adag weliba qaarbadan buu dhaama
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Жыл бұрын
Allah ha barakeeyo, wixii uu 70 sanno ka hor sameeyay ayuu si wacan u wada xasuustaa.
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 3 ай бұрын
Thanks so much Hereri Media, waa wareysi iyo xog aad u xiisa badan.
@sirjames3210
@sirjames3210 Жыл бұрын
Masha Allah odaygan somaliyeed somalida waxa uu moodayaa inyaroo is iswada garanaysa yaayo dhowr jeer ayuu jidhi hebelna ma garanaysaan idinku lkn ma oga inay somalidu wasakh noqotay is cunaysa Allah qaar is jecel hanaga dhigo
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 Жыл бұрын
Hereri way isgaranayaan degaanka uu kasheekaynayo way isla garanayaan
@abdifatahosman8608
@abdifatahosman8608 Жыл бұрын
Waxn uu sheegayo dad maahee waa magaalooyin
@hamdahassan1360
@hamdahassan1360 Жыл бұрын
Allahuma amin
@mustafatalaal5734
@mustafatalaal5734 Жыл бұрын
Maasha allah, Imikana qaar 5 sano Qurbaha joogaay oo Tahriib ku tagay ayaa iska dhiga in aay Af Somaligii ilaabeen
@istoqueenahmed3676
@istoqueenahmed3676 Жыл бұрын
MashaAllah tabarakaAllah wali Af soomaaligiisu waa Tamaam Alle cimiriga ha u barakeeyo🤲
@suudaani1
@suudaani1 Жыл бұрын
Maasha Allah Rabi ha idin xafido Insha Allah. Taariikh dheer ayuu soo maray Gabilay, Geedbalaadh, Wajaale iyo Allaybaday.
@FarahAbdul
@FarahAbdul Жыл бұрын
Waa tahriibkii ugu horeeyay sida aan filayo 😂😂😂😂
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 Жыл бұрын
Mashaa allah in aan dhul marin dhaayo maleh baysoo maalidu Cimridheer iyo cibaado allah siiyo awoowe soomaaliyeed oo waayo arag ah
@orobleh77
@orobleh77 Жыл бұрын
Cabdisalam hareeri, ku soco walaal barnaamijyadda xiisa leh ee aad mar walbo noo soo gudbiso.
@mohamedamiin7786
@mohamedamiin7786 Жыл бұрын
Allah ha xafido Waa Oday somalidii saxda aheyd ah
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 Жыл бұрын
Masha Allah ALLE haydin xafido Legend hareri
@thomasshelby9292
@thomasshelby9292 Жыл бұрын
Adeer abdisalan hareeri samigeyga wxaa sugaa bo waa adoo aado Egypt 🇪🇬 oo war bixin fcn noogu Soo gudbiso. Ilahey haku dhowro ❤
@xiiranechanel9856
@xiiranechanel9856 Жыл бұрын
Beri horan dawaday isagoo maqrib iyo masarba maray
@thomasshelby9292
@thomasshelby9292 Жыл бұрын
@@xiiranechanel9856 ku waas waa arky lkn hda mid cusub oo 2023 la rabaa zxp
@guledibrahim2514
@guledibrahim2514 Жыл бұрын
Adeerkay sheekh cali iiga sheekeeyay dhulkaas oodhan 1959 oo ay azhar isaga iyo rag kale tageen ilaahay ha u naxariistee waa xili rag badan aqoon ta diinta raadsan jireen
@Manka2123
@Manka2123 Жыл бұрын
Maa shaa Allah qadaarif waan soo marsy hadaan ogahay in reer soomaaliyeed degenyahay waa raadin lahaa
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
SOOMAALI BADAN AYAA DEGGAN QADAARIF INTA BADAN BANII CAAMMIR AYEY HABLO KA GUURSADEEN OO DEGA ERITREA IYO BARIGA SUUDAAN .
@aliderie4978
@aliderie4978 4 ай бұрын
Maachaa allaah allaah caafimaadka ha usiyadiyo adeer mahadsanid hareri haye haaye kkkkkkkkk❤🎉
@aalayasin4154
@aalayasin4154 Жыл бұрын
Alla ninkan waxban isku noqoney😮😢😮😢😮😢Allaybadey
@ahmedmusse7664
@ahmedmusse7664 Жыл бұрын
Maasha allaah xaajigani waa Nin caaqil ah Arimo cajiib ah oo xaqiiq ah ayuu tilmaamay Arinta ah somalidu inaanay qofka caawiye u mahadcelin waa Arin aad inoogu badan waana akhlaaq laga fiicanyahay
@warda4257
@warda4257 Жыл бұрын
Masha allah allaha xafido adeerkana wa somalidi asalka eheed hada waxaa isku haray kuwa is neceb o aqligodo qabiilka kushaqeyo yaa allaah raxmadada kamaan qusan
@abudarda00
@abudarda00 Жыл бұрын
MaashaAllah Ilahay ha barakeeyo adeerkan waalidka ah.
@saidaroble644
@saidaroble644 Жыл бұрын
Kheyri Allaha siiyo Hereeri wariye sariye
@alinuromer5876
@alinuromer5876 Жыл бұрын
Mansha Allah waa Odey Jibril Abokor ah oo 🇸🇩 Sudani 😂
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Жыл бұрын
Masha Allah adeer cimriga allaha kuu barakeeyo
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 5 ай бұрын
Adeer cumriga alaha kuu barakeeyo adeer meeshaada alaha kugu nabad yeelo aamiin yaa alaah ❤❤❤❤
@barkahmohamut6088
@barkahmohamut6088 Жыл бұрын
Sudan 🇸🇩 allah ha u gargaaro
@gobiwaasomiyomaal3667
@gobiwaasomiyomaal3667 Жыл бұрын
Ilahay cimri dheer Ha siiyo. Mr Harari May Allah bless you too. nothing sounds better than haaye haaye 😂😂
@fadsacada5136
@fadsacada5136 Жыл бұрын
Aad ayuu u xasuus fiicanyahay mashallah tabarakallah
@GalolPro
@GalolPro Жыл бұрын
Masha Allah, ilaahow Barakee Sheekha.
@abdirazak8355
@abdirazak8355 Жыл бұрын
Barnaamijyada Harari waa kuwo aad u xiisabadan maanshaa Allah
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Жыл бұрын
Barnaamijyadada cajiib wallahi. Keep going Mudane
@laacibsoojabay2105
@laacibsoojabay2105 Жыл бұрын
masha allah waa soomaalidii hore ee wanagsana odagu alle ha xifdiyo wlhi waan iska ilmeyey waayo dadka ssas u wanagsan ahayn maantana halkan taganahay waad aragtan alle ha inoo sahlo 🥲
@MohamedDualeh
@MohamedDualeh 8 ай бұрын
Manshalah waa dadkii hore ee nadiifta ahaa , ilaahay cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo adeero aamiin
@cabaasemaxamed3158
@cabaasemaxamed3158 Жыл бұрын
Runtii waa waraysi xiisa badan .waan dhamaystay. Hereri. Aad baad u mahadsan tahay. Waraysiyada xiisaha iyo dareenka xanbaarsan ee aad noo soo ban dhigato
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
illaahay haku xafido awoowo❤😊
@feysalabdirahmanosman8569
@feysalabdirahmanosman8569 Жыл бұрын
Dadka Sudan daganaa iyo kuwii wax barashada ujogay wey badnaayen masha Allah ❤
@yacquubabdilahi8968
@yacquubabdilahi8968 Жыл бұрын
Masha allah odayaal badan oo la garanayo ayaa sheekadiisa ka muuqata thanks cabdisalaan
@cabdiraxmanguray7950
@cabdiraxmanguray7950 9 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cabdisalaan hereri
@alisharif1997
@alisharif1997 Жыл бұрын
Ya Allah caafiimaad sii kulighood Faadlaan Ameeeen 🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️🌧️
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 Жыл бұрын
Ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha usiyaadiyo waa abtigey waan wada gartey dadkaa iyo dhulkaa uu ka sheekeynayo cumar cali maqaaxidisa waan soo gaadhey cabdala abokor iyo nebiga ayuu isbari jirey fooxa dam😂😂😂😂😂😂😂 ilahay kasoo badbaadi dagaalka sudan cabdisalaanow odeyga aan ugurmanee sudan cid makala xidhiidhi karnaa mahadsanid
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
War nin jibril abor waa reer xareed iyo nin kale jibril abor ginis
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 Жыл бұрын
@@isseyusuf8888 waa dadka ma garaneyside waa deerayahan wadada godka Mo Farax ayuu adeer u yahay xaskiisu waa reer dalal caro baraar anigu dhulkaa iyo dadkaa usheegayo waan wada garanayaa
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Weli Odaygaan ma yaqaano wax layirahdo somaliland goor kasta wuxuu leeyahay rerkeyga waa rer Somalia Masha Allah
@galbeedqariye
@galbeedqariye Жыл бұрын
​@@geeljiredaljire9188 odeygan hadlayaa ma deerayahan baa indr ? Yaase dhalay tolow ?
@thefiber100
@thefiber100 Жыл бұрын
​@@abdikadirhaji6852Taasi waxba ka bedeli mayso xaqiiqada
@ismailGurei.03
@ismailGurei.03 Жыл бұрын
MashaAllah Allaha Xafido, cimridheerna Allaha siiyo.
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel Жыл бұрын
Maansha allah wali xusuustiisu waa❤taam allaha xifdiyo❤
@kinsixasan-bd7ik
@kinsixasan-bd7ik Жыл бұрын
Luuqada ku hadalkeeda xiise gaara ayay u samaynaysaa aderkan manshallh 🥰💥
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Жыл бұрын
Issaq sicood badana Mel wlbo o dunida Aya lugu Arka miyi iyo Magalo mashalah.
@abdoukarimdjamayonis765
@abdoukarimdjamayonis765 Жыл бұрын
Wajaale isaaq un ma galo ee la soco
@sacadfuaad8273
@sacadfuaad8273 Жыл бұрын
​@@abdoukarimdjamayonis765 odaygani waa isaaq waliba sacad muuse waliba cabane yaasif anaga isku jilib hoose ah
@mohamethdiyaskaofficial8924
@mohamethdiyaskaofficial8924 Жыл бұрын
Wll isaaq maha odaygu rer sheikh abayonis Darood awawgay weeyan wllh
@hanaadi656
@hanaadi656 Жыл бұрын
​@@abdoukarimdjamayonis765 isaq ba leh
@hanaadi656
@hanaadi656 Жыл бұрын
​@@mohamethdiyaskaofficial8924 wa isaaq cabdle abokor
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 Жыл бұрын
In kabadan 50 sano af Somali kuma hadlin hadana afkiis hooyo kama dhumin waa maasha allaah weeya.
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Жыл бұрын
Mashallah oo luuqada hooyo carabka kama go'odo miyaa😂allahayoow caafimaad ku daay Mashallah❤waa halyey wacad alla❤
@najla436
@najla436 Жыл бұрын
Qofka 10ka sano uhoreyso afkuu barto ciyaar kuma iloobo marka sidu shegey 13jir ahaay markuu tagey sudan
@Elmi.451
@Elmi.451 Жыл бұрын
Wariye somaliyeed aloow kudaa ader ❤❤🙏🙏🙏🙏
@jamaabdi5255
@jamaabdi5255 Жыл бұрын
Maashaa allaah waa nin ahlu khayr ah
@Somcoders
@Somcoders Жыл бұрын
Masha Allah, Siduu sheekadda iskugu xidhayo iyo sida uu uga sheekaynayo waayaha waan ladhacay.
@mohhassan626
@mohhassan626 Жыл бұрын
Mansha Allah best interview noocan soo badi ❤
@idleProm
@idleProm Жыл бұрын
Aabahaa halkiisi ayaad ii joogtaa very emotional Wallaahi 😭😭
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi Жыл бұрын
Maasha'Allah Allow xasuusta kuu siyaadi Awoowe ❤❤
@hibofarah532
@hibofarah532 Жыл бұрын
Cimriga allah hakuudheereyo. Cadowgana allah. Haka. Ilaaliyo Cabdisallan
@ahmedalihassan2487
@ahmedalihassan2487 Жыл бұрын
Mansha Allah oday dun wanagsan weeyi ❤❤
@mohamedhussein8083
@mohamedhussein8083 Жыл бұрын
Masha Allah odeyga waxbadan ayan ka faaiidney ilahey habarakeeyo
@baabuli8762
@baabuli8762 Жыл бұрын
Ilaahay cimriga ha u dheereeyo waayo arag weeyn weeye masha allah
@zamzammoha4895
@zamzammoha4895 Жыл бұрын
Ilahayow sharaftaa noo soo celi mr wlba wxn maqlaya uun xasuus ka hdlaysa somali sharafteedii iyo wanageedii😢😢
@libaaxdaanyeer4490
@libaaxdaanyeer4490 Жыл бұрын
Waar ninkan Somali ligiisu wcanaa hadana Wakhti badan kumuu hadal 🤗🤗👑👑
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 5 ай бұрын
DADKII HORE WAA DAHAB ❤❤ MAHADSANID
@user-ck2sr3kq9n
@user-ck2sr3kq9n 8 ай бұрын
Maasha allaha ilahay cafimad ha siiyo iyo cibado suban dhul shisheeye markaad dagto oo aad ku gabawdo waa wax xun hilow baa ku dilaya iyo in aad dareento cidla
@ronny7suii3
@ronny7suii3 Жыл бұрын
Odeyga Allah caafimaad taam ah ha siiyo, odeyga waxaan u rajeeynayaa in lagu soo celiyo dalkii hooyo iyo degaankii uu ku dhashay ee Wajaale iyo Gebileey maadama dalka Suudaan ay halakeeyeen dagaalo culus; Weriye sare Cabdisalaan Hereri mahadsanid
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mahadsan ustaad abdisalam hareeri ❤❤❤❤❤
@nimcanozil2291
@nimcanozil2291 Жыл бұрын
Herrari wariye caalamiya odey somaliyeed Msh Allh adero from wajaale
@abdulqadiraj
@abdulqadiraj Жыл бұрын
WAA HADAL WEEN AABAHANI WAXUU KA DJAWAAJIYEY WARSAMA WASIIRNIMADII LOOGUDIIDAY ANAGANA MAGACDOODI BAANU KU FAANTANA OONNIS CUNA OO KA SHARAFNA SOOMALIGA YAX Thanks 😊 Ina hareeri We need more interview like this
@khadarmohamed1883
@khadarmohamed1883 Жыл бұрын
Mashallaah Allaah ha kuxifdiyo
@abdullahiahmed9740
@abdullahiahmed9740 Жыл бұрын
Masha Allah wa wareysi an ka helay alaha xifdiyo
@Hargeisalyrics00
@Hargeisalyrics00 Жыл бұрын
Great story teller and very smart person mashAllah his memory is so good 💙
@edfuadmo9995
@edfuadmo9995 Жыл бұрын
Ilahay Cimriga Ha u dheereeyo❤
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 Жыл бұрын
Hereri saxafi sare mchallah haaye haaye
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 Жыл бұрын
Haaye haaye I love it 🥰
@moeawale4891
@moeawale4891 Жыл бұрын
Barakala waa dadkii soomaalaidi hore ee wanagsayd.. Tankale lahjadiiisi afsoomaliga hore ee looga hadlli galbeed woqoyiga wixii Hargaisa galbeed ka xiga min Gabilay , Jibouti , Boorama, Jibouti ila Jiggjia iyo deridaba iwm ayuu wali ku hadlayaa, Haddi dadkii wax kale oo beri iyo xamar laga keensaday bay ku hadlaan oo cidhiidhi ayaa la galiiyay ee dad afkooda h xajistaan.
@deerocali2032
@deerocali2032 Жыл бұрын
Dharkii sudaanta xataa woo qaatey Waa iska sudaan xaajiga
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 Жыл бұрын
Masha ALLAH TABARAKALLAH
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 126 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 15 МЛН
Boqorkii feerka Mohamed Ali Kalaay Taariikhdiisa iyo Abdisalan Hereri
23:00
كيف نتحقق من صحة الأحاديث النبوية | بودكاست مربع
3:13:32
Cadar Axmed Kaahin imisa shaqo ayay qabatay intii ay Maraykan timid
19:00