No video

Heshiiskii isubadalay jacaylka waa qiso layaableh!!

  Рет қаралды 25,940

Sawda Qaalib

Sawda Qaalib

Жыл бұрын

#sawdamohamud#qisooyinka__kadhaca calamka oo afsoomaali ah kadaawo halkan please don’t forget to subscribe my channel thanks

Пікірлер: 95
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 Жыл бұрын
Salaanteedaaba ducaa gabadhaan M.a.s.h idinkane uduceeya Alle habarakeeyee
@munocali935
@munocali935 Жыл бұрын
Msha allh allh ikdyo my washy mcn
@user-st2qs8oy9d
@user-st2qs8oy9d 3 ай бұрын
Allaha naxifdiyo ❤❤
@user-ut2if6tr2y
@user-ut2if6tr2y 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉Subxanalah
@khadritahassan5705
@khadritahassan5705 Жыл бұрын
Mansha allah wlshay sawda waxad noso gudbisa qisooyin cibra qaadasho leh oo waxbadan laga baran karo wad mahadsantay xbbti qaaliyey alle haku xiftiyo
@saacidmohamedosman5325
@saacidmohamedosman5325 Жыл бұрын
Aamiin sidokale Alle Haku xafido Abyo
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Жыл бұрын
Manisha Alaa ale hakubarakeyo
@nuurcabdi8951
@nuurcabdi8951 Жыл бұрын
Dar alllah ayaan iskaga kaa jeclay Sharafeey alllah haku daayo wll
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Жыл бұрын
Shukran Abayo qisooyiinkn adab ug suga
@sharmarkeadansharamo4641
@sharmarkeadansharamo4641 Жыл бұрын
rabii haku xifdiyo wlshy
@salaadocali9381
@salaadocali9381 Жыл бұрын
Shekadan sodhamesatir
@saciidsanee4734
@saciidsanee4734 Жыл бұрын
Soo dhawoow la, aantaa waa cidlo
@aaminahashia9285
@aaminahashia9285 Жыл бұрын
Mshallah abaayo sodhowow qali dumarey
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Жыл бұрын
احلي قصه😘😘😘
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Mashaa Allah walashey Allah xa ku xifdhiyo
@abaadirmuxumad2458
@abaadirmuxumad2458 Жыл бұрын
Wcs
@ugaaskabelaadir8467
@ugaaskabelaadir8467 Жыл бұрын
shkadaada waa ka hellaa sowda maxamuud qali
@salmiita-ri4cv
@salmiita-ri4cv Жыл бұрын
Sowda abyo waa kujeclahy walhi markaa yutobkada markaa daawanaayo waa farxaa walhi 🥰🥰🥰💯💯💯🤝🤝
@user-yp9ls2wh8x
@user-yp9ls2wh8x 11 күн бұрын
❤❤❤❤
@sahroshikhnuur1143
@sahroshikhnuur1143 Жыл бұрын
Aaway Qaybtii labaad abaayoy...
@user-bh6ez5ln4t
@user-bh6ez5ln4t Жыл бұрын
Sawdaay shalay oo dhan waan ku sugaayey 😔😔
@xasancumar361
@xasancumar361 Жыл бұрын
Masha allah qof wax baratay ayaa tahay oo ilaahay faseexo siiyay aniga maalmahan unbaan arkay cashiradaada inbadanna dib ayaan udhagaystay insha allah waan kula socon wax ladayn karaba ma,ahee guul ayaan kuu rajayn DDS ayaan kaala socdaa Q/ dahar
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Mahadsanid wllo qaali ah ❤❤❤❤
@xasancumar361
@xasancumar361 Жыл бұрын
@@sawdamqaalib Adaa mudan ustaada sawda ♥️
@ismacilabdullahi7130
@ismacilabdullahi7130 Жыл бұрын
​ halke kahelaa part 2 waan karadiye channalka lkn kumaan arak plz responde
@yuunamoh1544
@yuunamoh1544 Жыл бұрын
Asc wallasey aniga waniskaajeclahay allah kubarakeeyo
@camraomarsheikbilan438
@camraomarsheikbilan438 Жыл бұрын
Wcs abaayo soo dhawoow
@caishokhaliif9509
@caishokhaliif9509 Жыл бұрын
Wcs sawda Qaali sharafay ❤ ♥
@umuanas993
@umuanas993 Жыл бұрын
qeybtii.labaad.awey.wll
@Abb3531
@Abb3531 Жыл бұрын
Qaybtii 2aad baan waaye waxaan kala garan la'ahay inaad soo dhigte oo aad ka bixise iyo in aadan soo dhigin. Pls qaybta 2aad aan aad uxiisaynayaa🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
Waan kuwaynay wll
@somaliqueen7492
@somaliqueen7492 Жыл бұрын
abyo prt2 qisadan meeyay
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 Жыл бұрын
Masha allaah mahadsani abaaye waa qiso cajiib ah qaybti 2 masogelin miyaa
@kawsardaud2851
@kawsardaud2851 Жыл бұрын
Ilahy haku xifdiyo
@amiraomar2765
@amiraomar2765 Жыл бұрын
ماشاءالله ❤
@shukrisharaf
@shukrisharaf Жыл бұрын
Lasoo dhaqso qeybta 2aad please abaayo
@osmanyusuf8373
@osmanyusuf8373 Жыл бұрын
Aaway qeybtii labaad ee shaam iyo saamir
@munamaxamed9740
@munamaxamed9740 Жыл бұрын
Masha allha wllshy sawda maxaad hore usoco
@user-rd7od5qk6m
@user-rd7od5qk6m 9 ай бұрын
Away qabti xigtahy qisodu way nagu socotaaye❤❤
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 7 ай бұрын
Waanu dhuwnahey❤ abaayo gabadhwanaagsan baadtahey❤
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الرحمن
@salmiita-ri4cv
@salmiita-ri4cv Жыл бұрын
Waligey vedo kaadaa imahdaafin intaa noolhy imadhafi doono maahn inshalh 🥰🥰
@naciimacabdilaahi8616
@naciimacabdilaahi8616 Жыл бұрын
mash Allah wll Dar Allah kuu jeclay
@user-vm4nh7dt8e
@user-vm4nh7dt8e 7 ай бұрын
Sawdaanigiunibaanahaywalalalehakbarakeeyoednagabadhaigudhegoadagewalalisoduceeqosdanakadaadilalkaesabirkaoyoqisadasaxaabaddanogudarmahadsamld
@basraabdirahman8956
@basraabdirahman8956 Жыл бұрын
Wry too Lana’s awey
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 5 ай бұрын
Abayo qebti lawat a way wanwaye
@farahmohamed6712
@farahmohamed6712 5 ай бұрын
اين في قسم الثاني ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wd8iv9qp1j
@user-wd8iv9qp1j Жыл бұрын
Qaybtii labaad waan waayay sawdaay 😢
@deeqomaxamud8366
@deeqomaxamud8366 Жыл бұрын
Abayo sowdo ad ayan ujeclahy qiso yinkada mahadsnid
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Жыл бұрын
Mashallaah
@ugbadcabdullahi5198
@ugbadcabdullahi5198 Жыл бұрын
Allaha kuxafido huno qaali
@UbaxxuseenSiciid
@UbaxxuseenSiciid Ай бұрын
Scw scs❤❤❤❤❤
@biliso
@biliso Жыл бұрын
asc walashay wanxan lahay qisadan qaybtedi 2aad فضلا وليس امرا
@HiboAhmed-b2z
@HiboAhmed-b2z Ай бұрын
Sawdawankutagera
@naciimamuse663
@naciimamuse663 Жыл бұрын
Parti 2
@nimomohammed5016
@nimomohammed5016 Жыл бұрын
Asc abaayo qabii labaad awaay
@nimomohammed5016
@nimomohammed5016 Жыл бұрын
Asc Abaayo qabtii labad baan kuwaydiiyay isoodir waan waayay insha allah
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
Saqday waxad kaso hadasha qiso ka dhacday masar labo nin oosaxib ahaa oo midi gabadh aha lkn kan kale uu nin uhaystay kadibna isgursaday
@abdishugri6930
@abdishugri6930 Жыл бұрын
Qybta 2aad noolasoo dhakhso abaayo
@ugbadcabdullahi5198
@ugbadcabdullahi5198 Жыл бұрын
Noolasoo dhakhso qaybta kale huuno
@abdikadirmohamedmohamud1624
@abdikadirmohamedmohamud1624 Жыл бұрын
Sawda mxmud wll. Dadka KZfaq dadka xiiseeya ma ihi. Lkn video kaga baanan ka ahaan Karin. Mahnsid
@ugbadcabdullahi5198
@ugbadcabdullahi5198 Жыл бұрын
Mansha allaah inadeertay qaali adiyo asxaabtadaba❤ wan idinjeclahay
@abdikhadirislaan1507
@abdikhadirislaan1507 Жыл бұрын
Adiga jaceyl kaagii wax qiso ah makaaso martay
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Жыл бұрын
🤣🤣🤣
@user-wd8iv9qp1j
@user-wd8iv9qp1j Жыл бұрын
2 meeday
@hafsaibrahimsheikh6923
@hafsaibrahimsheikh6923 Жыл бұрын
😍😍🥰🥰🥰🥰
@salmiita-ri4cv
@salmiita-ri4cv Жыл бұрын
Plz plz plz plz qeebta labaan lasoo dhaqso abyo
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 Жыл бұрын
Hanbalyo xabibti for 19k
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Mahadsanid hppti ❤❤❤❤
@daahircabdikorme490
@daahircabdikorme490 Жыл бұрын
@@sawdamqaalib wll qaali horay usoco ducaan kula garabjognaa
@fardawsosman2051
@fardawsosman2051 Жыл бұрын
sawdaay walaal qisadaan qaybteedi labaad meeday meel macaan bay ku kala godaye
@nimcoawjibriil2046
@nimcoawjibriil2046 Жыл бұрын
Asc walaalyaalo qayti labaad wn ku daalay bal ilasoowadaaga
@ismacilabdullahi7130
@ismacilabdullahi7130 Жыл бұрын
Plz reply where is part 2 can't see 😢😢
@hamdaabdirahman8377
@hamdaabdirahman8377 Жыл бұрын
part 2 meeyey.
@osmanyusuf8373
@osmanyusuf8373 Жыл бұрын
Aaway q2 aad ee shaam iyo saamir?
@hassanabdi4774
@hassanabdi4774 Жыл бұрын
Asc
@zahrafarah4809
@zahrafarah4809 Жыл бұрын
Qaaybti labad away
@quesnzadra6382
@quesnzadra6382 Жыл бұрын
Edo gorma noimaniiii waa edada ruqiya tamat hooyo ardana igusalam
@juweyriyojuujuu9397
@juweyriyojuujuu9397 Жыл бұрын
Aniga xitaa wan ku Tabay qisooyinka aad so deyso wan ka helay
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Жыл бұрын
Mahadsanid ❤❤❤❤
@mahamud1889
@mahamud1889 Жыл бұрын
Allaah yasalimak caleeyka qof qaaliya iga dheh Sowda Maxamud
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Жыл бұрын
Mahadsanid
@ismacilabdullahi7130
@ismacilabdullahi7130 Жыл бұрын
Part2 aaway hee marka😢😢
@3aesha28
@3aesha28 Жыл бұрын
💘💝💝💟💟💟💌💌
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 Жыл бұрын
Wcs qaliyey I like ur stories 🥰
@hassanadow5596
@hassanadow5596 11 ай бұрын
Abayo ani wankusoradin lahai sina numba yako
@quesnzadra6382
@quesnzadra6382 Жыл бұрын
Edo sowdo wnkuxisaay wlhi
@safiamohamed9828
@safiamohamed9828 Жыл бұрын
M.a sister but qebta kale no bobsi
@sharmarkeadansharamo4641
@sharmarkeadansharamo4641 Жыл бұрын
rabii haku xifdiyo wlshy
@kawsardaud2851
@kawsardaud2851 Жыл бұрын
Wcs
@yuunamoh1544
@yuunamoh1544 Жыл бұрын
Asc wallasey aniga waniskaajeclahay allah kubarakeeyo
@sharmarkeadansharamo4641
@sharmarkeadansharamo4641 Жыл бұрын
rabii haku xifdiyo wlshy
HEESHIISKII JACAYLKA ISUBADALAY QEYBTII 2AAD!!@sawdamohamud
22:18
Sawda Qaalib
Рет қаралды 16 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
Qisada doctoraysa intisaar waa qiso cajiib ah!@sawdamohamud
27:17
Sawda Qaalib
Рет қаралды 81 М.
KATIINKI KASHIFAY 3KIIS OO DIL AH!!@SawdaBillan
47:52
Sawda Billan
Рет қаралды 80 М.
Qiso!!jacayl oo aad uquruxbadan/@sawdamqaalib
16:09
Sawda Qaalib
Рет қаралды 14 М.
QISADA USAAMAH IYO GO,AANKISI LAYABKA LAHA!Q.1@SawdaBillan
38:00
Sawda Billan
Рет қаралды 42 М.
ODAYGII DARISKEENA AHAA EE CABSIDA BADNAA
25:48
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 10 М.
GUURKAYGII AYAA FARAJ IIFURAY!!@sawdamqaalib
23:03
Sawda Qaalib
Рет қаралды 27 М.
QISADA LAYLA WAA QARIIB!!@SawdaBillan
34:27
Sawda Billan
Рет қаралды 59 М.
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН