HIBO NUURA HEESTA QUNBACASHO

  Рет қаралды 779,029

Xusuus media

Xusuus media

10 жыл бұрын

Пікірлер: 151
@naasirali8902
@naasirali8902 10 жыл бұрын
Qabsoo caashaqa aan qabo Qalbiga meeshaad ku taal Haday qaaraduhu ogyiin Quruumaha loo bandhigo Wax baa laga qori lahaa Qisiyo mahadhooyin reeboo Dadka wax ku qaadan laa Qoraxduna waxay soo baxdaa Anoo qaadaa dhigaayay Naftaydan kugu qaracan Qaabkaan kuugu sheegi laa Waliba kugu qeexi laa.
@abdigure3392
@abdigure3392 6 жыл бұрын
naasir ali wow
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
naasir ali sidaa weeye Wllo ax anuu jacayl I hayaa
@hibaqrageh5261
@hibaqrageh5261 5 жыл бұрын
He~e
@cabdishakuur4136
@cabdishakuur4136 4 жыл бұрын
Barigii aan da'aadiinaa ahaa een yaraa Jacayl igu dhacay Oon La Cabsaday oon Qarsaday baan soo xasuustay! War iska sheegta hadduu Idinku dhaco.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
Talo waayeel weye lkin way adagtahay sida lagu sheegto
@ismailabdi88
@ismailabdi88 4 жыл бұрын
Fanka adigaa maamo u'ah waa in uu kaa xishoodaa hadii aad maamo weyn noqoto xitaaa wlhi abwaan ayaa hore u sheegay in fanka marti u yahay maamo hibo 😍😍😍😍😍
@hamdidayurad8042
@hamdidayurad8042 8 жыл бұрын
alla jacaylku macaanaa waa haddii lagula garanayo somaali maryoolay in yar baa fahmi karta waxaa la yaabaa way ogyihiin inuu jacaylku qaali yahay siday isu dareensiin lahaayeena ma garanayaan qofba qofka kale wuu kala gabanayaaa inyar mooyeee oo ay dhahaan wuu way sixrantahay
@abdikadirmuhumed427
@abdikadirmuhumed427 8 жыл бұрын
waa run labada is jecel familyadoodu wxy oranayaan wuu sixray ama way sixirtay
@xubidaud227
@xubidaud227 7 жыл бұрын
Hamdi Dayurad xaqiiqtan waa qof sirxanu uun
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Xamdi run baad sheegtay weliba is ma helaan labadii isla garan laah oo xigmad Rabi.
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Hhhhhhh walee. Waa soomali garashadooda hoosaysa.
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Waxba kama garanayaan noloshada lamaanaha ayaa xataa kontara baan ah oo weliba waa xaga dhediga oo intay nikooda ixtiraamila haayeen oo ay raali gelin lahaayeen ka doorbidaya waa lagu xaman
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
Hiba nuura maamada fanka somaliyeed cimri dheer iyo cibaada suuban Rabbi haku siiyo codku waa hadiyad gooniya oo uu Rabbi ku maneysto cidii uu doono daganaantaa u dheer hubaashii long life maama
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Walee jacayl wuu jiraa Aniga qiraya taa allahayow igu guulay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹💋💋💋
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 6 жыл бұрын
Nasra Luzza Aaaamin walaalo
@khadarhassan4366
@khadarhassan4366 14 күн бұрын
Hada kawrn sxb yrs maxaa fikirkaagi iska bdlay mxaad ogaatay ma ku guulaysatay mise sidaa uqorsheysay si ka duwan baa imaatay?
@mohamednoor3217
@mohamednoor3217 3 жыл бұрын
Yaa wali dawanaayo 2021
@quruxlay1894
@quruxlay1894 4 жыл бұрын
06.03.2020 ya wali dawanaya😭❤️
@fartaisse8766
@fartaisse8766 4 жыл бұрын
Me
@asmahaybe3232
@asmahaybe3232 3 жыл бұрын
19/1/2021♥️😭
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Hooyadii Fanka Of Somaliya Waa Wadaniyad Hibo Maxamed Waxaan Kuu Rajeynayaa Aakhiro Shano Ifkana Guul
@moali4995
@moali4995 6 жыл бұрын
Who is still watching 2018? ☝️☝️☝️☝️
@nasraluzza1361
@nasraluzza1361 6 жыл бұрын
Mo Himmilo 👌👌👌👍👍👍
@libanomar3471
@libanomar3471 5 жыл бұрын
@@nasraluzza1361 meeee
@idilahmedeey9083
@idilahmedeey9083 5 жыл бұрын
Me 7/11/2018
@mohamedh.hussein9195
@mohamedh.hussein9195 11 ай бұрын
❤ Qumaati Lay wareen🎉
@ilhamabdallah-azizmohamed5947
@ilhamabdallah-azizmohamed5947 2 жыл бұрын
12/09/2021 best song
@KhadroOsman-jt6sv
@KhadroOsman-jt6sv 11 ай бұрын
Best love song still my favorite song 2023
@asdaaxmed1174
@asdaaxmed1174 6 жыл бұрын
Jacaylku waa waxjira hadii laysla garanaayo laakii somalida way ku adagtahay xaqiiqda kuusheegaan waliba aniga waxbaa igahaysta tayda
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Waw Al fanaan hibo nuura waa fananada kaliya ee anka dhagaysto hoboladi somaliyed hibo alle cimriga io cafimadkaba haku dheereyo
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 жыл бұрын
🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️ Qandhaba iigama horayn Qiyaastii caashaqaagee Qacdii aan kula kulmayba Qumaatiba lay wareen qaaliyey. ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@Kindlyy99
@Kindlyy99 4 жыл бұрын
Hiba Nuura my fav😍😍😍💙💙
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Mamo hibo nuura fananad qaali ah cod mcn wayo wlhi nolow mamo
@xassanxaryamow2996
@xassanxaryamow2996 Ай бұрын
Yaa dawanaayo 2024😢
@CabdiqaadirCabdi-ek9vj
@CabdiqaadirCabdi-ek9vj Ай бұрын
🎉 1:40
@marwo1198
@marwo1198 28 күн бұрын
1.30😢​@@CabdiqaadirCabdi-ek9vj
@sophiaiss3550
@sophiaiss3550 4 жыл бұрын
Yaa wali daawanaya 2019?
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Yaa ila dawaanaayo 2022 waa heesta kali aan dhagesto maama hiba nuura Dareen caashaq bay kugu abuureysaa Runtii ❤❤
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Runti ilwadey heestan io qaarkale oo kamida hesa hibo nuura jcyl an.inaba cadi ahyn.ayay kugu beerayan
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@maxamedbakayle6247 Haa aad u weyn runtii Wad ila aragtay🥰
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Ma dhagay satay heesta hibo nuura ay leday markan laba kufkena oo kaftamayo egaba kaligay sariirtan ku dudadaye
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@maxamedbakayle6247 maya maxaa ku Qoraan inkasto heeso badan hibanuura ka dhegestay waxaa aad u dhegestaa Heesta ah suntadii habeenadan wan ka seexan waayo seedaha i goosayee
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 ¹
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Guul Shacabka Somaliya Hogaan Wacan Ayaa Illaahay Ka Baryaynaa Aamiin
@Dawlohassan
@Dawlohassan 2 жыл бұрын
Marka fadhiga galabtii soo fadhiisato inaad ku casriyeey sato macaaan 😝😍😘
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 10 ай бұрын
Qandho igama horey qacdi an kula kulmay qumati ba leyla wareg qabso cashaqa an qabo qalbiga mesha ku tal hadey qaraduhu og yihin qarumaha lo bandhiga waxba laga qori Laha dadku ay wano qatan ❤❤❤❤❤❤❤
@qadroshariif3508
@qadroshariif3508 Ай бұрын
Habo.macan.cimri.dher.iyo.cafimad.wanku.jeclahay
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Yaa salam allaw cimriga iyo cafimadka u dheere hooyo hiba Mahamd hudon hibo nuura
@ilhanali3868
@ilhanali3868 4 жыл бұрын
28/3/2020 yaa ila dhageysanaaya hees aan dugoobin iyo fanaanad cod dahabi leh illahy cimriga hku barakeeyo mama hibo 🙏😍😍😍❤❤
@halimasacdiya9880
@halimasacdiya9880 2 жыл бұрын
24 5 2022 dhagaysanayaa aroor hore oo aan jcyl lasoo kacay oo inan xafada agteeda ka shaqeeya aan jeclaadey inta iga dmbaysa like siiya ❤💋
@aasiyaxaniin9078
@aasiyaxaniin9078 Жыл бұрын
Oooopòooouuuku9uokjooooò ppp
@mushtaaqcoday3163
@mushtaaqcoday3163 6 жыл бұрын
Wale jaceyl wa jira an qiraye ta ale igu guulyo
@hudeifisuleiman9170
@hudeifisuleiman9170 4 жыл бұрын
Ya dawanya 2020
@xaliyexaliye6180
@xaliyexaliye6180 4 жыл бұрын
Noloshaydii kumaa ilaawin wxbaa laga qori lhaaa qisiyo ma hadhoyin reepto dadkaa wx ku qadan lhaa xanun wayee mrkaa jacaylkgaa waydooh
@goldenboy810
@goldenboy810 3 жыл бұрын
Waa hees aad ii dareen galisay# Ax yaa hees!
@omerhassan3041
@omerhassan3041 2 жыл бұрын
Alaylehe jacaylku waa wax jira oo aan laga bogsan, lamana tahlo diiftiisa iyo hurgumaha uu reebo, oo waxaa cadaw u ah calafka oo gunta ka jara midhihii iyo tacabkii aad gashay!!!.
@africanafrikab1198
@africanafrikab1198 3 жыл бұрын
Wow Hibo Mux'ed Cudon HIBI NUURA
@NaimaOsman-vl8co
@NaimaOsman-vl8co Ай бұрын
18/6/2024 😢02:22 habeenimo😭😭
@AmeinAhmed-cc7xg
@AmeinAhmed-cc7xg 10 ай бұрын
Habadey alle cimriga ha ku barakeeyo.habo macan
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
Marwalpa waa dhageysTaa heestaa iska jclhy ax👉😭😭 jcL dareemayaa wlhi ax
@foosiyajama1466
@foosiyajama1466 5 жыл бұрын
8/17/2019 still watching
@hiboismael1197
@hiboismael1197 5 жыл бұрын
wwww qalbii nura wn qiiro
@shacaybibraahim4867
@shacaybibraahim4867 Жыл бұрын
malin xasus dubadan 2023/1/10
@abuanasahmed8496
@abuanasahmed8496 3 жыл бұрын
Allaah yaxfadaki abayoooy hiba nura❤️❤️❤️🌹🌹🌹
@mariasuldaan3614
@mariasuldaan3614 6 жыл бұрын
2018 quruxdadi ba iqado qunbacashada igu wacn 😘
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 11 ай бұрын
Mamo hibo alle cimriga haku dheereyo
@hayaat3584
@hayaat3584 8 жыл бұрын
Mashaa allh
@InaGaraad-zf5tj
@InaGaraad-zf5tj Жыл бұрын
Miyaad rumaysanysaan caawa iigu horeysay heestan aadka u qiimaha badan Hibo cudoon 😍
@indho2294
@indho2294 Жыл бұрын
anah mnta. igu horeysa horeyna uma maqal Hibo nura❤😢
@nimomohamud8224
@nimomohamud8224 3 жыл бұрын
Jacaylkayga ban heesta u qaday wu oyaay😭😭😭
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 Жыл бұрын
Nimo allah ku barakeeyo
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 2 ай бұрын
Qoftii u cod qurux badnayd fankii hore.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Somalian Pe0ple They're Same Tribe That's Way they Call somali viva all Somalian PE0PLE ANY WHERE YOU LIVE BE happy Every Will Going Good
@abdinasirhashi2907
@abdinasirhashi2907 6 жыл бұрын
Woow yaasalaam
@moukhtarali8540
@moukhtarali8540 3 жыл бұрын
Hibo mun and sing soners of our country
@shuurobayle971
@shuurobayle971 4 жыл бұрын
Hibonuura from quljeed214
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Best song hibo edeb badan
@ilyazabdiabdilahi7320
@ilyazabdiabdilahi7320 3 жыл бұрын
Legend is the best
@maxamedjiinow5795
@maxamedjiinow5795 5 жыл бұрын
qoshacdaad igolahashay oon koqoray boga qaaligaa iriyada heestaan waakahilay rontii fikiray igilisaa naftayda
@mokhtarahmedissa861
@mokhtarahmedissa861 6 жыл бұрын
Bal qabsoo qofka adiga ku jecel Riyada kugu qaroweee Hurdadu qiil qiil ku tahay Dhib wixii qabsadaynaan qarin
@ummumanaal6494
@ummumanaal6494 3 жыл бұрын
Qandhaba igama horeyn qiyaastii cashaqaage qacdii aan kula kulmay qumaatiba lay wareen 😢😢
@naruuro659
@naruuro659 2 ай бұрын
2024❤
@hibosaidshire4773
@hibosaidshire4773 4 жыл бұрын
caadi maaha geedka lama qarsado hadii kale waa kugu laba qarxayaa👀
@goldenboy810
@goldenboy810 3 жыл бұрын
Waa hees aad ii dareen galisay $ Ax yaa hees
@sucadodhicis329
@sucadodhicis329 8 жыл бұрын
nice song
@hassanadan8794
@hassanadan8794 7 жыл бұрын
Sucado Dhicis
@darwishboy5255
@darwishboy5255 3 жыл бұрын
Maamo hibo maxamed nolow
@user-ci9ti5uu3u
@user-ci9ti5uu3u Ай бұрын
Yaa ila daawnaya 2024😂
@hamdaaahassan9158
@hamdaaahassan9158 Жыл бұрын
Heestan iyo coffee markaad isla heshid omg😢😢😢
@amounabdirezak
@amounabdirezak 8 күн бұрын
Qoraxduna waxay so baxdaa Anoo qaadaa dhiigayay Naftaydan kugu qaracan Qaabkaan kugu sheegi laa Waaliba kugu qeexi laa🥺🤦‍♀️
@hiboabdi9309
@hiboabdi9309 4 жыл бұрын
Yaaa ila daawanaaayo 6/24/2020❤️❤️❤️
@shaficiaxmed358
@shaficiaxmed358 5 жыл бұрын
m.a hibo niura zilaNan tgeroH hezahedah
@xasanaxmed2221
@xasanaxmed2221 4 жыл бұрын
Waana lagu dacaayadayn oo lagu odhan tanay xagay ku soo yongohaartay dee nin baa kabaxsaday beri hore.
@ymcb3818
@ymcb3818 3 жыл бұрын
1987/01/25 xauus aaan iga iloowin doonin
@NaimaOsman-vl8co
@NaimaOsman-vl8co Ай бұрын
😭😭😭😭
@Mohamed-Abdullahi713
@Mohamed-Abdullahi713 13 күн бұрын
😮
@saidoabdulkadirshire4061
@saidoabdulkadirshire4061 Жыл бұрын
Jacaylku wa Cudur aniguu i biyo dhigay in kasto calaf nakala qaaday😢😢😢😢😢
@shuurobayle971
@shuurobayle971 4 жыл бұрын
Sideeen kuugu sheegi laaa.axyaaaaaa heeees
@hamdiasagal5817
@hamdiasagal5817 2 жыл бұрын
Jacaylku xanun weye😓💯
@hamse9979
@hamse9979 4 жыл бұрын
Who still watching 2020 march
@sadiyaallele4531
@sadiyaallele4531 3 жыл бұрын
Yaa jooga 11/9/2020 Kama xiiso gooyo
@nuurfayte6735
@nuurfayte6735 6 жыл бұрын
alaaa jacel aan caadi ehen
@hibaqrageh5261
@hibaqrageh5261 5 жыл бұрын
Sheegi
@sainabmahamud8711
@sainabmahamud8711 3 жыл бұрын
7:20.06.2021
@Zamzam-rh6wd
@Zamzam-rh6wd 5 ай бұрын
Salue
@saynabmaxamedcali549
@saynabmaxamedcali549 Ай бұрын
Qaabkan kugu zheegi laha😢😂
@cabdicasiiscabdilaahi2592
@cabdicasiiscabdilaahi2592 2 жыл бұрын
Cabdi caziiz
@ahmedkafiak5021
@ahmedkafiak5021 3 жыл бұрын
Qoraxdu waxay soo baxdaa anoo qaadaaya dhigaaya nafteyda nafteyda kuu qaracan qaabkaan kuugu sheegi lahaa😥
@CUMARXuseen-lu2ts
@CUMARXuseen-lu2ts Жыл бұрын
1:24
@user-qf9bj9hc2v
@user-qf9bj9hc2v Ай бұрын
2024😢😂❤
@user-ud9qw8xr6w
@user-ud9qw8xr6w 7 ай бұрын
Cod macaan
@roodajama8172
@roodajama8172 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Maamo hibo nolow maamo waxatahy fananad qara
@shuurobayle971
@shuurobayle971 4 жыл бұрын
Ax
@SaabiriinHassanGabayre-tw9ed
@SaabiriinHassanGabayre-tw9ed 11 ай бұрын
Hibonuur
@umasalahadiinumumohammeddi8984
@umasalahadiinumumohammeddi8984 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@riyaniali14
@riyaniali14 4 жыл бұрын
😘❤c
@hasfomohamed4235
@hasfomohamed4235 2 жыл бұрын
Asc
@xasanxuseen9897
@xasanxuseen9897 2 жыл бұрын
Asal
@ifraaxmacalin352
@ifraaxmacalin352 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@zahraibrahim3487
@zahraibrahim3487 2 жыл бұрын
Saan loo heesaha ama waa layska amusaa
@hannad879
@hannad879 2 жыл бұрын
Waa runta
@abdiwahaabjabuutaawi3311
@abdiwahaabjabuutaawi3311 2 жыл бұрын
Abdiwahabjabuutsawi
@CabdiqaadirCabdi-ek9vj
@CabdiqaadirCabdi-ek9vj Ай бұрын
Komantigsdawuxukunoqdo qaado
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Hibo sharaf nag edeb badan
@failarmyscenes3937
@failarmyscenes3937 2 жыл бұрын
Hees itaabatay weeye inay iga hadlayso ayaadba moodaa
@magoolalli
@magoolalli Жыл бұрын
yaa ila dhagaysanaya 20 23 Qushuucdii ad igula hdashe Ku qorey boga qaaligaa iyoo Quruxdaadi baa iqaad Qubacashada igu wacan Jacayl ayay kugu laba kicinaysaa heestan😢
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Qandho igama horey qiyasti cashaqaga qacdi an ku arkay qumatiba ley wareriyey qabso cashaqa an qabo hadey qaraduhu og yihin qarumaha lo bandhigo qisa lagu qadan laha wax ku ol ah
@hodancabdi563
@hodancabdi563 2 жыл бұрын
Hiido maxamabe
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
hargeisa ft hibo nuura
4:43
axmedcali
Рет қаралды 279 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 21 МЛН
FANAANADA WEYN HIBA NUURA IYO HEESTII (DADWEYNAHAAN HANUUNINAA)
4:22
BULQAAS STUDIO
Рет қаралды 412 М.
Muna Miski - Heesta - Liibaan maleh - Astaan Music 2021
8:39
Astaan Music
Рет қаралды 259 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,6 МЛН
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 6 МЛН
Maxamed Salebaan Tubeec iyo Hibo Nuura : Geesiga Dhulkiisa
7:54
Maxmuud Sanyare
Рет қаралды 1 МЛН
Gacanteyda meel sare - Nimco Jaamac
3:36
Damaashad1
Рет қаралды 3,8 МЛН
Hibo Nuura | Heestii Daalo Tus Helay l Hayga Tagene ii Tali
7:32
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 253 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН